MASIBADA ADUNYADAA

  Рет қаралды 299,960

QAANSO

QAANSO

Күн бұрын

fagaare.com/

Пікірлер: 293
@Gashaamo99
@Gashaamo99 2 жыл бұрын
Hadii misaan la saaro riwayad abwaan Somali qoray iyo riwaayadan waxan qaba in ay ka missan badantahay dhamaantood. Riwayadani wa Masterpiece Xasan ganay ilahi cafimad iyo cimri dheer ha siiyo Extremely very intelligent man
@mahamedbukhari949
@mahamedbukhari949 4 жыл бұрын
2020 hadaad ila dawatay like igu qabo
@mustafecabdi8834
@mustafecabdi8834 4 жыл бұрын
CM
@mustafecabdi8834
@mustafecabdi8834 4 жыл бұрын
CM
@AshaAadanAli-tl1kh
@AshaAadanAli-tl1kh 9 ай бұрын
Nuxurka riwayda m iisheegi krta
@khaalidofficialmediahaybe706
@khaalidofficialmediahaybe706 4 жыл бұрын
Maansha ALLAH waa riwaayaddii riwaayadaha iyo Musiibadu Adduunyada Iyadaa Mas'uul Ka Ah.Waa erayadii Abwaankeenii waynaa XASSAN XAAJI C/LAAHI (XASSAN GANEY) EEBE cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereeyee waan wada salaamayaa meeshay kala joogaanba dhammaantood...intii dhimatayna naxariistii jannatul FIRDOWSA INSHA ALLAH.
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Waxay ka hadleysa waxa maanta taagan exactly wax ka maqan malahan inta jilid ee ruwaayadan ku jirta iyo Jabka maanta taagan 😢
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 8 ай бұрын
Maxamed caraale duur Aamino cabdulaahi xirsi Sayid sheekh cumar Maxamed cige Busi Kinsi xaaji aadan Iyo intii kale ee geeriyootay Illaahay naxariistii Jano ha siiyo Inta noolna alle caafimaad taama iyo cimri suuban ha siiyo
@mohamedabukaryussuf7775
@mohamedabukaryussuf7775 4 жыл бұрын
Quarantine time ya ila daawanayo like me ha dhafin
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 4 жыл бұрын
Xaadir
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 6 жыл бұрын
xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay waa abwaan soomaaliyeed
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 жыл бұрын
ALLAAH cimriga ha noo barakeeyo anoo ilmo ah ayaan habeenkaa daawanayay 1986 maantana anoo aabo ah 2022 intii dhimatay ALLAAH ha u naxariisto maxaa wax inaga lumay aheey ah soomaali oo mid ah oo nabad ah baan aloow kaa barinay
@hanamahamud2152
@hanamahamud2152 Жыл бұрын
1983 weeye wll
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Жыл бұрын
Waa soo bixideedii 1983 dhuusamareeb markii video ga laga qabtay waa 1986 mahadsanid
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Runtii waan ka helay heesta Cadar Axmed Kaahin iyo Faadumo Cali Cilmi Haldhaa oo dhinaca Dhaqanka ah iyo Allaah ha u naxariistew Kinsi Xaaji Adan iyo Khadiijo Abdi waasuge (Khadiijo Hiiraan) oo dhanka dhaqamdooriska ahaa ay isdhaafsadeen caadi maahan
@abdirizackbuullale603
@abdirizackbuullale603 4 жыл бұрын
Riwaayaddan waxa ay ka kooban tahay taariikh , dhaqan iyo talo iyo waano. Somali maryooley baan wax maqlin.
@ibnulqayim5022
@ibnulqayim5022 Жыл бұрын
War horta maxaad ka wadaan somali maryooley
@AhmedAbdirahmaan-c2i
@AhmedAbdirahmaan-c2i 6 ай бұрын
​@@ibnulqayim5022😅
@AhmedAbdirahmaan-c2i
@AhmedAbdirahmaan-c2i 6 ай бұрын
😊😊
@fayuismail343
@fayuismail343 6 жыл бұрын
Xasan ganey weli Weli waa Dhalin yaro Maa sha Allah
@ugbaadcadey
@ugbaadcadey 5 жыл бұрын
msb =musiibo msb= Mohamed siyad bare lahaysta riwaayada inta aan fahmayn yaa ila daawanaya 2019/5/6 ramadaan kariim
@muunadeeqa1787
@muunadeeqa1787 4 жыл бұрын
ruwayadan dad fara badan ma uga micnaha ku doogan . waad kiintay
@ahmeth2184
@ahmeth2184 3 жыл бұрын
Inta 2021 ila dawataay usmuujiya__👇
@adamali8966
@adamali8966 4 жыл бұрын
Kinsi: 'Seerma-waydiyo Sagallaha Dirir Waaanu Kugu Simi Hadaad Seegtana Waanu Kaasocon.' Haldhaa: 'Markuu Hadow Dhaco ee Haleeya Gudho ee Hadhyare Qudhac Hoosta ka Engego Adaa Hoogaye Halkeed Hadh Udayan?'
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
Qoraalka Waad keentay Qof u Fiirsaday maahane iska qor maahan.
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Waxn dawanayaa xili waxas uu abwaanku sheegay oo dhani ay jiraan dhaqan iyo wxwlba laga tagay 12/8/2021 haben jimce soo gaalayo waxn uducaynaynaa dhamaan dadka ruwaydan quruxda badn insoo gudbiyay ee maanta inaga hooseya😭 intena nool waxn iinoo rajaynayaa cafimad cimri dherer iyo khaatumo wanagsn hadad iga dabayso iismuuji wll oo nasiibku kugu simay sanado badan ka dib inad ruwaydan daawato🌻🖐
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 жыл бұрын
Salaan hoose quruxeey 🤣🤣🤣🤣
@daudabdullahiali3906
@daudabdullahiali3906 6 жыл бұрын
cajiib waxbaa kadhacy runtii xigmad iyo gabay ayaaa la iskula hadaa mahan wax laso xafidy xalkkkkku waa xajaddii hore iyo dhaqankii hore allow dhoor somali hore iyo xagmadoodii
@mukhtaarmaxamed6728
@mukhtaarmaxamed6728 Жыл бұрын
23/12/2022 murtidii iyo riwaayadihii hore qiimay lahaayeen abwaan xasan xaaji cabdulaahi xasan ganay allaha cimriga hakuu dheereeyo
@abdinasirosman3737
@abdinasirosman3737 4 жыл бұрын
20/09/2020 Amminta = 10:38pm Allah SWT ha u naxariisto inta dhimatay inta noolna cimri suubban iyo caafimaad ha ugu deeqo😍
@mohamuddahir7128
@mohamuddahir7128 4 ай бұрын
2024 bish 5aad 31 11:35 pm habeenimo
@eithoomar9710
@eithoomar9710 4 жыл бұрын
Wali ruwaayad ka murti badan ma arag xili aan fursad u helay dadashadeda marki labada (covid19) quarantine time 2020 yaa ila dawanayaa
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 6 жыл бұрын
tolow yaa ila dawanaaya 2.8.2018
@fardowsamohamed6824
@fardowsamohamed6824 6 жыл бұрын
Ani
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 4 жыл бұрын
boqorada somalilan 2020 dawanyaa🤪🤪🤪😭
@cabdiqaadirjaamac7850
@cabdiqaadirjaamac7850 4 жыл бұрын
wll waan kula daawanayaa boqoradayada somaliland
@cabdiraxmaanxassan3103
@cabdiraxmaanxassan3103 4 жыл бұрын
Manshalaha
@hanihani1312
@hanihani1312 4 жыл бұрын
Hazhaan maqashay iska celin Haraatiyin kanay dhalin Markay hiigan nirguhu Jiilalki bay hadhaa 😍😍😍👏👏👏
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Beraley ma fahmayaan 😂😂
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
@@wadaniqurboneceb3459 haka yaabin.
@Saki-Shammiiri
@Saki-Shammiiri Ай бұрын
Riwaayaddaan horey umaan daawan sababta oo ah Soomaalinimo ma dooni jirin aan waanna ka carari jiray wixii waddanj ah, balse 2024 ayaan aad u jeclaaday dhaqankayga, dadkayga, dhulkayga iyo dhammaan Soomaaliyoo idil. Eebbaan idiin ku dhaarshee wixii inakala gaynaya aan joojinno, Soomaali waa mide. Riwaaddan 2: 00 AM ayaan bilaabay hadda waa 4:00 AM wayna ii dhmmaatay, sannadkii 2016 meelahaas ayaan daawaday madkii u horraysay laakiin maan fahamsanayn, hadda wax badan ban ka fahmay waanna ku raaxaystay xikmadda dadkayga. Xasan Gani Eebbe ha ku xifdiyo Abwaan.
@saidabdikarimali3438
@saidabdikarimali3438 3 жыл бұрын
2021 yaa wali ila daawanaya inaba caasi ma ahan riwaayadaani, kama dhergo.
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 9 ай бұрын
Dhaba waliba ceelkii Ummad waliba dhaqankeed Dhalashana tix,raaceed Dhegtu sheeko doontee Maxaan xoolo dhaqanjiray Dhar maxaan lahaan jiray Maalintay dhanaan tahay Dhulka yaw,halgamijiray Geesiga udhiidhiya Yaa dhiigga kicinjiray Dhinte yaa xogtiisa og Taariikhda yaadhiga Dhididkiinu waa kuma Dhug u yeesha maansada Hiddihiina dhaabane Murtidiina dhuuxaha Suugaanta dhumucdale Hibadiina dhaladka ah Dhaxalkiina weeyee Dhawrta idinkaa lehe Waa heesta ugu macaan Riwaayada heesaha kujira Wadaniyadii oo hees ah Long life abwaan Xassan xaajii c/lahi Xassan ganey
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Soomaali maryooley mxay dad is jecel kala fogeeyeen 😟mxay ciyaal agoon iyo rajo ka dhigeen mxay Dumar asay usaareen mxay dad guryahoodi ka kiciyeen oo qurba joog ka dhigeen waxaasoo dhan bay soo qaseen ismana xasustaan oo qaska waa sii wadaan illhow xaqa na tus bal dhcdaye aan iscafinoo gacmaha aan isqabsane oo aan horumarka dalkeena iyo jabka cadowgeena aan uwada istaagno si ay jiilka naga sii danbeya nolol fican ugu noolaadaan 😘😘😘insha allh Somalia mar show gacmaha way is qabsan Viva Somalia 😍m.aRuwayadu cadi maha xaqiqday ka hadlin wale illhow ha unaxaristo dhamantood meel kasta ay joogaan ba
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Somali dusha hayska saarin afwayne kitaabdiid baa u sabab ahaa waana u sacabtumayseen. Khaladku wuxuu ka yimid in Somali isu timaadoba kuwii keenay ee eeday 26june 1960 dadkaygii hogga lagu qashay ku riday. Ka astaaqfurulaysanay waligeed Somali isu iman mayso.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 ай бұрын
AHUN dhamaan intii dhimatay.
@xagaltube6872
@xagaltube6872 2 жыл бұрын
Allah Allah daawashadeeda kama dhargo xikmad dhamaystiran
@bashiirmuhumedduaale8183
@bashiirmuhumedduaale8183 4 жыл бұрын
2020 cidii daawataa like haysaarto
@furintafoore9368
@furintafoore9368 5 жыл бұрын
10/1/2019 yaah ila daawanaya like igu daqra plz
@garaadshorts5371
@garaadshorts5371 5 жыл бұрын
Me
@xamditocabdi510
@xamditocabdi510 5 жыл бұрын
Aniga
@fuaadcumar5467
@fuaadcumar5467 6 жыл бұрын
Waxaan ilaah ugu mahadinayaa inaan riwaayadaas ku daawaday dhuusamareeb 1982 1983 maantana aan dib ugadaawaday yuotub ka qiimaha aankudaawaday waagaas 10 shilin somali
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 6 жыл бұрын
Fuaad cumar adeer cimriga alle haku dheereyo
@zainabmahamed3937
@zainabmahamed3937 6 жыл бұрын
Fuaad Cumar Masha allah adeer lkn miyanad niyadjabin markad xasuusato horumarkii dalkeena hooyo iyo imka say sharafteenii ubaaba'day
@mceeri7238
@mceeri7238 4 жыл бұрын
Masha Allah Markas Ban Anigu Hal Sano Jiray Maanta Cirra Igu Taalla Alxmd
@daacadyare742
@daacadyare742 4 жыл бұрын
Waa markaan dhashay masha Allah
@fuaadcumar5467
@fuaadcumar5467 4 жыл бұрын
@@zainabmahamed3937 mahadsanid ruqiyo adeer magaladii dhusamareb waxan tagay dhawaan anoo soo fiirinaya walaahi aad baan unaxay isbedelka 😭😭😭
@fadumoalimaad6392
@fadumoalimaad6392 6 жыл бұрын
Akhas mrkd is dhahdo dhaxalkii awoowayaashaa iyo dhaqankaagii daaawo qabyaalad baa lagula soo galayaa comment yadan dadka xanunsan in laga xiraaba fiican videoyada runtii somalidan waa dad dhintay o dulli ah
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Waan ka xumay wllo
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Sorrey wllo anàgaa kaa raali galinayna wllo waana runtaa
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Lkn cayda daa
@mohamedsheikh4773
@mohamedsheikh4773 3 жыл бұрын
I am beginning to understand, the idea wasn't about the state per se but rather a much bigger monster in the world spreading tyranny and fear at the individual level, disguised as Love and prosperity.
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 Жыл бұрын
23/6/2023 8:20 pm ilahay haw naxariisto inta dhimatay inta noolna cimri dheer ha siiyo ❤
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
Naaya wll qaarni tagay mantan dawnya😂30 6 2023😂
@yusufahmed8991
@yusufahmed8991 Жыл бұрын
aamina cabdulahi iyo intii dhimatay alaha u wada naxarriisto
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Bartaan aaan taaganahah idhig waan kaa dallacdeee hhhhh Amina Abdullahi Hirsi Alloow cimrigaaga dheeree
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Oo maxaynu la soconay awal?
@fadximaxamuud1357
@fadximaxamuud1357 4 жыл бұрын
Taariikhda:8/24/2020 Sacada:9:30 am Goobta:boorma
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 5 ай бұрын
Xasuuso hadaad xisleedahay by maxamedabshir dhoore indhacade
@abdihakimjoseph1867
@abdihakimjoseph1867 7 жыл бұрын
allow u naxariiso inta dhimatay kinsi xaaji aadan walle lama ilawi karo
@IibaaxKabeeye
@IibaaxKabeeye 6 ай бұрын
2024/April/6 00:25 baan daawanayaa
@mohamuddahir7128
@mohamuddahir7128 4 ай бұрын
31 may 2024 11:36pm habeenimo Goobtu adis ababa Waxaan daawaday markii iigu horay 2015 goob miyi ah heesta haldhaa baa laydhahaa baan aad u jeclaa
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Dhandheeran leeyo cagtan dhulka kala baqa🤝🤣🤣🤣🤣
@bashircawil605
@bashircawil605 5 жыл бұрын
Dhukurooy kuman garan lol 😆 Yaa ila daawanaya 2018
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Bashir Cawil aniga zxp
@jiijaahmed1776
@jiijaahmed1776 4 жыл бұрын
Lol
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 6 жыл бұрын
Mahad Alaa leh, waan bogaadinayaa dhamaan kooxda ruwaayadan siiba abwaanka wayn ee xasan ganney. Wxaan salaan aad qaali u ah u dirayaa Cadar Axmed Kaahin waa hooyaday ruun habarwadaagteed waan ku salaamayaa , Axmed Cismaan hargeisa
@niabadass7614
@niabadass7614 4 жыл бұрын
Yarantaydi ayey ruwayadani Mar waliba iso xasusisa 😌♥️
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 7 жыл бұрын
adeerkay xasan ganay waa abwaankii abwaanada somaliyeed.hargeysuu degenyahay
@abdihassan1563
@abdihassan1563 7 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed kkkk Hassan Ganey waa abwaan soomaaliyeed inader
@aaronalmgahribi9167
@aaronalmgahribi9167 5 жыл бұрын
I like my dhaqan
@niabadass7614
@niabadass7614 4 жыл бұрын
Then speak somali 🙂
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
1:43:11 Maxamed Caraale waa Fanaanada ikraan caraale Aabaheed.. weedhaadana lagu qoslaa Dadkana tahay ruux la weyn Lacageey lacag🥺
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Riwayadan waxay kahadlaysaa waano iyo wacyigalin dadbaa siyaaba kale uqatay
@abdisalamsiciid6143
@abdisalamsiciid6143 3 жыл бұрын
dhaqan keenii oo dhan iyo talo wanaagsanba waxaa noogu filan riwaayadaan alle cadaabtii haka xoreeyo intii jishay iyo abwaankii sameeyayba
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
Riwaayadan wakhtii lasameeyey isheega wlalayaal
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
Dadku waxay le yihin 1983 wllo
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 4 жыл бұрын
Aabahayaw alle hakuu naxariisto qabrigana hakuu waasiciyo
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Waa keena aabbahaa
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
wakee wll😢
@aayatiinwaliid3120
@aayatiinwaliid3120 7 жыл бұрын
Actorka riwaaayduna waaa juba ya igu raaacy
@mukhtarawaxmed4514
@mukhtarawaxmed4514 6 жыл бұрын
Aayatiin Waliid waa runtaa baradar
@Ismailmoismaaciil
@Ismailmoismaaciil 5 жыл бұрын
Maaha actorka juba
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Yaa kugu yidhi??
@bileduuble8043
@bileduuble8043 5 жыл бұрын
Waxaan daawanayaa habeen axad ah 28/07/2019
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Waan yaabee RIWAAYAD LAMIDA WELI MA ARKIN U FIIRSO INTA QAYBOD AY HDLAYSO✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍ Waxaan dawanaya CIIDI CARAFA #2020 Dadku inuu marki hore dhir xidhnaan jiray Inyar kadib ilbaxay Wax barashada Xoolahaha Beeraha Ciyaaraha Kibirka la qubo cuntada In umadu kayd yeelato Dhaqanka suuban Fusuqa Danyarta Asturnaanta In naaha la siiyo caruurta In aduunki hub ku tartamayo Hantida dawladoo la cuno Fasaq ANIGU WAAN YAABAY 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 ABWAAN MA ISKU JIREE #XGANAY🦁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamudmusa0587
@mahamudmusa0587 4 жыл бұрын
Ilaahay cimrigaaga hadheereyo Abwa nxasan ganey taariikhada ayaa ku xusaysa hhhhh kkkkk
@abdulaahiahmedmohamed5261
@abdulaahiahmedmohamed5261 3 жыл бұрын
2021 hadaad ila daawatay like iisaar
@maxednugaali8757
@maxednugaali8757 4 жыл бұрын
Maanta 26 Dec 2019
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 3 жыл бұрын
Yaadaawanaaya 21/2/2021
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
Riwaayadu wa 40 sano ha hor
@hamdixarago8234
@hamdixarago8234 11 ай бұрын
Cajiib bay ahaayeen dadkeenii hore
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 2 жыл бұрын
Taariikh 26-Julay 2022 Amminta 8:40Pm. Waxii iga danbeeya nabad ku Daawada.
@maryanhussein3143
@maryanhussein3143 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanaya
@asmaatoahmed7696
@asmaatoahmed7696 4 жыл бұрын
Dhukurooy kuman garan 😅 2020/July/8 maalina arbaca ah
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 2 жыл бұрын
Ku sin. ku sug. u saaf dhabba welibaa ceel keed, umad weliba dhaqan keed, dhalashana raaci jiray, dhegtu sheeko doontaye maxaan xoolo dhaqan jiray, dhar maxaan lahaan jiray, maalintay dhanaan tahay dhulka yaa uhalgami jiray, geesiga u dhiidhiyaya, dhiigga yaa dhiiga kicin jirey , dhintahuna yaa xogtiisa og. MAANTA OO AY TAHAY 12/21/2021 BAAN DHAB U FAHMAY 30 SANO KADIB QIIMAHA DHAQAN DHAADSIGA WAA JAHEYN JIILAL U SOO JABAY ( DHAQAN KU DHEG ) AUN XAAJI XASSAN DHAXAL WAAYE DHAMEYS AH.
@calawicaynaan1881
@calawicaynaan1881 6 жыл бұрын
CAQLIGAA WANAAGSAN SOMALILAND BAA LAGA HELAA EE ADUUNYADA KA FAALOODA NOO HIBEEYA SOOMAALIYEEY
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 жыл бұрын
Nacalaa qabyaalada xun kaaga yaalee meesha kala tag bakhtiga aad sheegayso war markaan soomaali hal bay ahayd wayna ahaanaysaaye umada hakala soocsoocina wax dhintaa wlh tihiine soomaali qabiilkaanba kusoo nacay wlh
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382 5 жыл бұрын
wll so mali wa mid
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
@@iglaanahmed4112 ina xijiro liqe ka bax meesha hadaad ka dhimanayo Somaliland maxaa ku dhigay makhruuqadyay iglaan waa maxay magaca aad sidato sax horta faqashta ciilanee cuqubada lagu anqariyay habaarka hoostaada uraysa la hel dir a fwayne kitaabdiid
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 жыл бұрын
Riwaayadihii iyo qarankeeni hore waxaadan kadaawan Karin dad xunoo geedo kuwada hoos dhashayoo qabiil iyo Qurun lameeraysanaaya wlh war ilaahiina aqoonsada xiligaan dadku iyo dalkuba mid bu ahaa wuuna ahaan doonaaye meesha kala taga xaaraantaad lawareegaysan soomaali cidaan abwaan iyo fanaan uusan kadhalan majiree faankaan iyo nacasnimaa meesha kala baxa wax dhintaa tihiine
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Geedku ma ceebaa flight 13 urtay qabiil ka dee kaagii hadii aad murti ka wayday oo waxaad ku dhaadato Allah ku siin anagu kuwayaga caawa iyo barriba waanay sheegayaa suux qabiil yaa kaa badiya makhruuqadtahay budhcad badeed iyo argagixisaad soomaalida dheer tihiin ku faan
@cabdiqaadirjaamac7850
@cabdiqaadirjaamac7850 4 жыл бұрын
dhilaad tahaye wax kuwasa doono
@abdirhmnmohamed7898
@abdirhmnmohamed7898 2 жыл бұрын
Runtii waa riwayad qaaaliye
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 жыл бұрын
@@somalilandtayda3765 ma abwaanka dadka nacsii baa lagugu Soo yiri
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 5 ай бұрын
Heesahan oo erayadooda la qoro oo lasoo cusbooneysiiyo ayaan jeclaan lahaa
@BaggioAliHajji
@BaggioAliHajji 4 жыл бұрын
Xasan Xaaji Abdulaahi Hasan ganey Abwaan hal abuur wabaagsan leh
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Hori hadi xer lodhigtay maxa lesugu soodulay dunida lacgnigu dulsisa duul kale
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Waxay ka hadleysa waxa maanta taagan exactly wax ka maqan malahan inta jilid ee ruwaayadan ku jirta iyo Jabka maanta taagan 😢
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
2021 wakhtigani xasus leh
@malabadanemusic2023
@malabadanemusic2023 4 жыл бұрын
Fan dhintaan raadkiisii sii haynaa
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 6 жыл бұрын
somalilander ha sheeganin reer waqooyi isku dad ma nihin idinkana mingistaa idin dhalay anagana asal somali ayaan nahay. marka ha nasheeganina. ilaahayoow waqooyiga somaliya oo calankoodii ka dul babanayo ahna dowlad iskeed ah aamiin.
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 6 жыл бұрын
Sahra Abdulle doqon! qomoyadii iyo wadankii baa iskaga kaa dhex qasan, waar soomaali waa lawada yahay lkn waa kala wadan, sidaa wax ukala baro, jaahilnimo hanala soo galine.
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 6 жыл бұрын
adoo i caayin ma ii macneyn kartaa somaliland??????
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 6 жыл бұрын
Sahra Abdulle iga raalinoqo magacaan eegino nin baan ku moodayee. Somaliland hadaan ku macneeyo hurtu waa magac gumaystihii africa qaybsaday u bixiyay dhulkii somalida ee uu gumaystay, sida french somaliland, british somaliland, iyo Italian somaliland. Magacu sidaas ayuu ku yimi macnihiisuna waa dhulkii-somaalida. Somaliduna ma dagto somalia oo qudha. somali-A magacan imaka loogu yeedhaa waa magac talyaaniya oo waa ereygii SOOMALI+A oo noqotay somalia. Markii somaliland iyo Italian somaliA ay midoobeem magacyadii gumastuhu u yiqiin waa la badalay oo waxa laga dhigay Somali Republic. Mid baanse kuu sheegayaa somali kala goday hurtu lama arag oo waligeed somali gumaysiga ka hor iyagaa is maamuli jiray oo reer (qabaa'ilka) ayaa dawlado ahaa oo waxa u talin jiray sulaadiin, garaado, ugaasyo, duubaab. Markii gumaysigu yimi beelahaas (qabaa'ilkaas) ayuu isu keenaya oo uu maamul u sameeyaya kala gaara, markii uu tagayna badh wuxuu siiyaya Kenya badh wuxuu siiyay Ethiopia midkale dawlad ayay ku dhawaaqday (Djibouti) Somaliland oo iyadu international law ga marka loo eego xaq u lahayd in ay dawlad madax banaan ku dhawaaqdo ayaa dooratay in 5ta somaaliyeed laysu keeno, sidaas ayay ula midawday Italian somali-A. 30 sanno oo midnimadu jirtay soddonkaba halgan ayaanu ku jirnay, laga bilaabo 1961 kii markii aanu aragnay in si guracan wax loo wadoo ilaa iyo 1991 kii halgan ayaanu ku jirnay, si aanu u soo ceshano dawladnimadii aanu u hurrnay si great somali (5a somaliyeed) loo helo. Markaa Somaliland mahaa gobol wadan ka go'aye waa wadan wadan kale kala soo noqday maamulkiisii iyo dawladnimadiisi. SomaliA oo kaliya kuma koobna somali, intaas way ka badanyihiin oo way ka wayihiin.
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 6 жыл бұрын
saad wll waan kaa aqbalay raaligalinta. inta aad sheegteyba waan kula qabaa lkn waxaan diidanahay magac gaal ii bixiyey in aan ka doorto kii anigu isku bixiyey ama isku aqaaney oo xitaa somaliga kale ii yaqaaney. waxaan jeclaan lahaa magaceygii aan isku aqiin reer waqooyi oo dadka ah iyo waqooyiga somaliya oo dalka ah, qaatey xoriyada 26 jun. 1960-kii ahaa somaligii ugu horeeyey ee xor noqda.waxaan aaminsahay somaliland in magacaa iyo calankaba ahaa dabin reer waqooyi loodhigay oo itoobiya u dhigtey waayo itoobiya marnaba marabto 3 dal oo qoomiyada somali leedahay. waxaan aaminsanahay hadaan qaadan lahayn 26 jun 1960 maanta dal ayaan ahaan lahayn somalida kalana waa soo dhaweyn lahaayeen. saab wll ma ogtahay bisha mey in ay tahay dhalashadii mingiste oo dhor jeer badalay dhalashadiisa oo uu aqoon 26-kii mey hadana 18 mey hadana 22 mey.18 mey snm masoo galin? ee 18 xagey ka timid amey tahay dhalashada mingiste.snm uma kicin in aan dal noqonee maxaa astaan nooga dhigay xoriyadeena keeney? su´aalo badan ayaa jawaab raba lkn dadkii qabyaalad ayaa lagu jeediyey maskaxdana si sax ah uma fakarto. wlhi qabyaalada waqooyiga taal mataal koonfurta. anaa tagay oo soo arkey ee wll saad xagee dadkeena u wadaan siyaasiintan meyey xaq aheyn in aan isweydiino?
@HassanAli-or3th
@HassanAli-or3th 6 жыл бұрын
Waa beri samaad
@abali8588
@abali8588 3 жыл бұрын
Djibouti sidee baan ugu dulqaatan. Heesta yaa qaaday?
@asae6033
@asae6033 6 жыл бұрын
Nostalgic ❤️
@محمدعلي-ح5ز9ب
@محمدعلي-ح5ز9ب Жыл бұрын
Hahhhhh
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Talow yaa dawanaya 7/5/2020
@ayanleabdulahi381
@ayanleabdulahi381 3 жыл бұрын
Abwan xasan ganay riwadan anti bay kunoqotey erayga ay kabilamato wuxuu turjumayay magacii madaxwaynaha musiibo oo ah mxmed siyad bare
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Naayaahee Sawir Nool😂😂😂 toloow Dr. Qooqane yaa magaciisa iisheega
@yoahmaahe8337
@yoahmaahe8337 4 жыл бұрын
Axmed weli shiikh cumar. Ku magac dheer Sayid
@gamaalfaandhe6271
@gamaalfaandhe6271 2 жыл бұрын
seyid shiikha cumar
@osmanabdiabdulle7602
@osmanabdiabdulle7602 4 жыл бұрын
Dhusamareeb iyo waayo waayo
@saedsadka3051
@saedsadka3051 3 жыл бұрын
nafta waa la gubayaa sidi geedo xaabo ahe
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 4 жыл бұрын
Ciyaalka Ka Sharqamiya Qabiilka EeKu Haya Isaaq Ayaa Waxa Sameeyay Waxad Tihiin Aakhiro Moog Qaran Ayaa Waxaas, Dhan Kasareeya Hadii Ay Isaaq Abwaano La Hayeen Mahan Macanaheedo in Ay Isaaq Ahaan Wax Usamayn Jireen, Hada Maad Aragatay Riwaayad Iyo Mirti Noocan Ah Wax Wada Ilaan Qaranki Ayay Raaaceen Hada Qabiil Haduu Jiro Maysan Dabar Go, deen murtida
@abdiali3111
@abdiali3111 4 жыл бұрын
Beeen maad sheegin sxb waan qiiroday somali nimada ayaan wax ku nahay
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Dee hadaa yaa sameeyay waayahaye bal waa ayo? Did kale ku sheeg iska daawada oo dhagaysta laakiin ciyaalku wixii adeeradood uunbay sheegayeen waa taariikhe xagee ku dhiq tidhi?
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Oplication ka ayaa la emplement garaynayaa.
@aimacost5130
@aimacost5130 5 жыл бұрын
ruwaayda dhanba waxn u daawnyaa juba 😍😍😍😍
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Qof qadaadwyn ah oo (ganboor) sheegi karaa ma idinku jiraa ? Mise dhag-wayn baad tihiinoo waad iska daawanaysaan
@qasimabdi3696
@qasimabdi3696 4 жыл бұрын
Qadaad weyn mxaa waayo Ifahansii
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Ganboor ma taqaanaa?
@qasimabdi3696
@qasimabdi3696 4 жыл бұрын
Makasaayi aboow
@qasimabdi3696
@qasimabdi3696 4 жыл бұрын
Afsomali maba ahanee
@qasimabdi3696
@qasimabdi3696 4 жыл бұрын
Waxaa sheegeyso Ma ogi hadii baadiyaha lagayaqaano
@darmanqali1072
@darmanqali1072 5 жыл бұрын
Dhukurooy kuman garan 😂😂😂
@bayax9509
@bayax9509 4 жыл бұрын
31/1/2020 ayaan daawanayyaa
@salomaanmohbarre9104
@salomaanmohbarre9104 5 жыл бұрын
I think watched 2009 who watch this year
@cabdiqaniabaadir8095
@cabdiqaniabaadir8095 5 жыл бұрын
Xasan xaji cabdilahi ganey ilahay haka raali noqdo
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Xasan X.Cabdillahi xasan-ganey oo reer Somaliland/ isaaq ah baa leh sidii caadadu ahayd suuxa hadaba munafaqiin qadaadwayn
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Qalabka iyo faniinada Kalana iyo meesha lagu qaadaayo dhuusamareeb iyo Morgan oo duubay riwaayadaan ma isaaqbaa Somali is ogol ayeey as heyd xiligaa
@mahamudmusa0587
@mahamudmusa0587 4 жыл бұрын
Mansha allh waayo waayo dad waa dadkii hore fanaanii waa fanaaniiti hore dadka hada jogah waxba kama fahmaayaan hhhhh kkkkk
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 жыл бұрын
Waayo maxaanu ufahmi weyney sookuwa afsomali kuhadlaya
@xuseenmaxamed3134
@xuseenmaxamed3134 7 жыл бұрын
xasanwaa runtii mataarkudhexyaala
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Riwayad aan Maxamed Adan Dacar ku jirin ma dawan karo wlh marka raali ha iga ahaato
@guleidaliabdi1367
@guleidaliabdi1367 5 жыл бұрын
Ruwaayaddan iyo Dacarba adaa u baahan ee iyagu kuuma baahan.
@alihassa2295
@alihassa2295 4 жыл бұрын
Kkkk
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
caawa waa 11/04/2020 Blois champord France weeye xasuusta ha idiin wacnaato
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 4 жыл бұрын
Haa Sidoo Kale Bro
@muhamuddahir9758
@muhamuddahir9758 4 жыл бұрын
Goormaa ladhigay riwaayadaan
@muhamuddahir9758
@muhamuddahir9758 4 жыл бұрын
1980kii iyo kahor
@niabadass7614
@niabadass7614 4 жыл бұрын
@@muhamuddahir9758 hhhh ma adigaba isku jawabay
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
1984
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
SOmalidi hore aqoonyahan qarsoonbay ahayd bal eega xikmada u dhigan marki dhibato timaado aya xalkeda la doona oo wax laso saara lkin hadanad baahanba waxba ma aburysid, falsafada imika caalamka aya ku dhisan jamacadaha lagu dhigta
@muzxin
@muzxin 4 жыл бұрын
Balad waxaan u heysta barri inuu waraabuhu dameeraha ka baqi jiray
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Balaf weeyaan
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 5 жыл бұрын
3june 2019
@HassanAli-or3th
@HassanAli-or3th 6 жыл бұрын
Waaw
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 6 жыл бұрын
OCT24/2018 MIYAA LAGA XIISO GOYNKARAABA
@mohamedabdinasirjama4095
@mohamedabdinasirjama4095 3 жыл бұрын
Axyaa riwaayad
RIWAAYADII SHABEEL NAAGOOD
1:00:29
Suhaib Shuib Hassan
Рет қаралды 40 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 19 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 2,2 МЛН
beenay waa run
2:34:08
Mahdi Roble
Рет қаралды 340 М.
Xasuus Reer Faqay part 13 1996
10:00
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 1,3 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Ragoow Aarsi Haween U Adkaysta Markiina- Riwaayad Cajiiba
1:00:07
Horn Media Music
Рет қаралды 59 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 855 М.
WABARI XISHOOD & JACEYL
3:01:44
Universal Somali TV
Рет қаралды 494 М.
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 374 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН