MASLAX MIDEEYE | DHULKA HA IS DHIGINE ''DHOOLA CADEE'' | DHEEL CAJIIB AH | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 1,048,565

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

HA DHALILIN NOLOSHO HA DHALECAYN
HA DHIHIN DHAMEYS MAHO HA IS DHAAFIN
DHAN WALBAD KA EEGTO DHIBATOYIN BA JIRE'
DHAQAAQA WAX KA HAYOO DHAAWACYO KU BADAYE'
DHABARKA U DHIGO ADIGAA DHISI KARAYEE
HA IS DHIIBINE IS DHIIRI DHULKA HA IS DHIGINE
#DHOOLLACADDEE #DHOOLACADEE
……………….
 EREYADA & LAXANKA: MASLAX MIDEEYE
 CODKA: MASLAX MIDEEYE
 MUSIC + VOCAL RECORDING: DJ AYUUB
 EDITED BY CJ AMIIN
 PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
..............................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
NIMCAAN HILAAC
HOODO GARAYS
SAHRA ILAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 261
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
HA DHALILIN NOLOSHO HA DHALECAYN HA DHIHIN DHAMEYS MAHO HA IS DHAAFIN DHAN WALBAD KA EEGTO DHIBATOYIN BA JIRE' DHAQAAQA WAX KA HAYOO DHAAWACYO KU BADAYE' DHABARKA U DHIGO ADIGAA DHISI KARAYEE HA IS DHIIBINE IS DHIIRI DHULKA HA IS DHIGINE #DHOOLLACADDEE #DHOOLACADEE
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE waanku salaamay iisoo jawaab magacaa jirye
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Wan kusalamey apdi risaak horey uzoco kuleeyahy wlll qlih 💔💔💔👑💖👑👑💕💕❤❤❤🤗
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
Hore u soco Abdi askari. Iga dheh nin aad ugu dhafrey shaqadiisa♥️
@Axmedweheliye
@Axmedweheliye 4 жыл бұрын
maslex madeeya halataageero
@maxamedshooble1075
@maxamedshooble1075 4 жыл бұрын
Mahamed
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 жыл бұрын
Ninkan heesihiisu waa wada dhiiri galin Amazing 🔥🔥
@djqaadiri6954
@djqaadiri6954 3 жыл бұрын
Waa runtaa wlhi wll
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 4 жыл бұрын
Maanta laga bilaabo waan ku taageeri doonaa wxd tahay fanaan cajiiba runtii ❤from hargeiza 👊
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 3 жыл бұрын
Dhoola cadayntu waa sirta Nolosha. Just smile to break the heart of the enemies!
@anabswit1016
@anabswit1016 3 жыл бұрын
Please tell me the meaning of the song, i really love it
@faybul6456
@faybul6456 3 жыл бұрын
@@anabswit1016 it mean SMILE
@fuadhussein3750
@fuadhussein3750 3 жыл бұрын
Absolutely walahi
@bashman08ify
@bashman08ify 4 жыл бұрын
Ani waxaan bo ku heesta sida oo dadka mesha so galay style ka boqol boqol ill bax waye wallahi rer waqooyi aad aan idiin jecelnahay from muqdisho dholo cadee hee
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Mazlax MiddeyE❤👏👏 HorEy UzocoH DhooLa Cadde Fulay 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@naleyjimcale5743
@naleyjimcale5743 3 жыл бұрын
Maslax
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
@@naleyjimcale5743 fannankeena
@maxamedaxmedfaaraxfaarax6593
@maxamedaxmedfaaraxfaarax6593 3 жыл бұрын
@@Kingtaplouz30 masal
@hiboabdulahi3330
@hiboabdulahi3330 4 жыл бұрын
Maslax middeye wan dhoola cadeynay ee adiguna horey uu soco
@dollerentertainment4460
@dollerentertainment4460 4 жыл бұрын
Inta ila sugaysay heestan oo muuqaal ah liketa dhac ku sii😙😙😙
@zalmanhusen1912
@zalmanhusen1912 4 жыл бұрын
Inaiga
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 4 жыл бұрын
Thank full abdiaskaritube 😍 legend maslax mideeye sigaara mahadsanid abdiaskari waayo hestan maba garteen ereyadeda qaar ma ahane habka lyrics ahaan ad usodhigte
@hehehehe7104
@hehehehe7104 4 жыл бұрын
Qoftaas la dhaho shacbaan waa quruxley waxey quruxda ku darsatay soo jiidasho iyo qaab aad u quruxbadan😍😍 *Ilove shacbaan*
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 4 жыл бұрын
Maslax midiiye wxd Soo saarta hees ay halka dhigeedu yhy Wakhtigii nin raga siray nacas buu sasabayaa Noloshu wxy kuso bartay wxybo bdn Wana sbbtay heesahagu kuwa nolosha ku saabsan u yihiin My brother maslax wa inan wx bdn kaa faa'idna 💯🔥🙏
@nuuryaremaxamer7494
@nuuryaremaxamer7494 4 жыл бұрын
Maslax sodhawoow
@aichaabdi6028
@aichaabdi6028 4 жыл бұрын
Depuis Djibouti on te soutient grand maslax,vas de l'avant!
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Dhagba ha u dhigine dhoola cadee 🥰👌
@yooniscadeflims26
@yooniscadeflims26 4 жыл бұрын
Abdi askari horay usoco Runti adban ugu xiranahay Mar walba video qurux badan ayd noso galisa
@nimcoxuseen1743
@nimcoxuseen1743 4 жыл бұрын
Maslax toujour Brillant cous moi je te nomme le roi dans la piste macha allah Dhool cade tres belle chanson
@armanjr5559
@armanjr5559 4 жыл бұрын
Vraiment la vérite
@naimanucuumi3479
@naimanucuumi3479 4 жыл бұрын
Waar hayaay maxaad ku wada hadlaysaan 🤔 mida kale miyaad fahmaysaan micnaha heestan?
@elminoabdillahi8773
@elminoabdillahi8773 4 жыл бұрын
@@naimanucuumi3479 haday fahmayn kama hadleen ba frr
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 3 жыл бұрын
Machallah machallah brakallah magnifique chanson 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🙏🙏🙏 et Somalie Et Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤🙏🙏🙏
@mohamedb2025
@mohamedb2025 2 жыл бұрын
Gumeysii
@suadjama4907
@suadjama4907 4 жыл бұрын
Wilkan hesaha u qado wa wada dheri gelin laysma dhibo abidka dadalka badiya💪
@safwaanck6362
@safwaanck6362 4 жыл бұрын
mashallaah😢😢
@b-native1193
@b-native1193 4 жыл бұрын
Mashallah
@najibalta4617
@najibalta4617 3 жыл бұрын
Sida weye huno qali
@masudsheikh2191
@masudsheikh2191 4 жыл бұрын
My name is Ana. I love this song it is beautiful. Thank you
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 3 жыл бұрын
Most welcome Ana
@AII-ep3qn
@AII-ep3qn 3 жыл бұрын
È
@horayusocod5637
@horayusocod5637 3 жыл бұрын
@@gouledmoussa3133 0
@mr..niceguy6666
@mr..niceguy6666 Жыл бұрын
it's an amazing song do u know what it means tho?
@sumayaJoanis
@sumayaJoanis Жыл бұрын
💝💝💝💝
@emmqyazin4686
@emmqyazin4686 4 жыл бұрын
dadki oo dhan way is qawlinyan akhiro miyad ilowden
@omartikey1587
@omartikey1587 3 жыл бұрын
@@Mahad_maxamuud wll qalbigaga daahiri si jirkaaga intiisa kale u daahir noqdo,
@mr.arfahowkampony9282
@mr.arfahowkampony9282 3 жыл бұрын
@@Mahad_maxamuud maxaa.kuu.dow.adiga.hada.esheeg
@maryamjama7537
@maryamjama7537 3 жыл бұрын
I love the positivity in him
@djqaadiri6954
@djqaadiri6954 3 жыл бұрын
Woow wlhi waan ka helay heestan maslax mideeye noolow intay nololi jirto ...my king and my lover and my best friend....🥰♥️💘😘🤘🥰
@iqbaalistareex5332
@iqbaalistareex5332 4 жыл бұрын
Mazlax mideeye danab nolooow huno fanaan aan tagero💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@farxiyomaxamed8243
@farxiyomaxamed8243 4 жыл бұрын
Wiilkeena dhoola cadeynta asi laga dhaxlo ❤❤❤❤😘😘😘sharfbuu leeyhy
@MahmoudAhmed-fj6kl
@MahmoudAhmed-fj6kl 2 жыл бұрын
Way to go! Best of the best singer in Somalia Maslah Mideye🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😍😍😍
@suadnoh2314
@suadnoh2314 4 жыл бұрын
😀inTan dhegaysanyeYba wan dhoLa cadeynayey MazLax mideeye hiT fan bn ku ahay wLal😇
@user-kz7kb4qn5h
@user-kz7kb4qn5h Жыл бұрын
من السودان احب هاذا الأغنية بجد فنان ومبدع ربنا يوفقك شكرا لك
@mohamed_esmail547
@mohamed_esmail547 Жыл бұрын
aad iyo aad baan uga helay
@abdirahmanhazazi7677
@abdirahmanhazazi7677 4 жыл бұрын
Maslax mideeye ha is dilinee is Dhiiri Blz suBcrib halay saaro 😘
@nimoomer5455
@nimoomer5455 4 жыл бұрын
"INDHO rida "Mazlax mideeye keep going my favorite singer
@habiboabdullahi1690
@habiboabdullahi1690 3 жыл бұрын
Beautiful song 😍💝💖 keep going my bro👍👍
@daud_8122mohamed
@daud_8122mohamed 7 ай бұрын
Fanaan qaliya maslax mideeye keep going legen
@ayancali6486
@ayancali6486 4 жыл бұрын
Anuu waan taageeraa maslax mideeye waxaan ku leeyahay halkaa kagahay
@abuuabdirahman7708
@abuuabdirahman7708 4 жыл бұрын
Maslax Horey Usoco Heeso Kale waan Ka Sugayna Fan fican ba keenty
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 4 жыл бұрын
masLaX mideeye fanaan somaliyed dhoola cadee❤
@aminaquneahmet2989
@aminaquneahmet2989 4 жыл бұрын
Maslax mideeye waxad thya qof heeso dereenka kahadlaya ayaad kuheestaaa wayo waxa loo bahan yahya fanaankaaso kle
@innocentorange8677
@innocentorange8677 4 жыл бұрын
MON FRERE SOMALIWEN WE LOVE YOU ALWAYS SOMALIA IS ONE NATION HARGEISA BURCO BERBERA IS PART OF SOMALIA MASHALLAH
@kingmohamedkingmohamed6800
@kingmohamedkingmohamed6800 4 жыл бұрын
Wad riyoonaysa
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Niicda kala tag mesha laxyahay
@fatiyahfarah3983
@fatiyahfarah3983 4 жыл бұрын
Keep going Somali meedeya amazing
@frankstien6917
@frankstien6917 3 жыл бұрын
i automatically smile every time oon heestaan maqlo
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Dhegba haw dhigine dhoola cadee 😍😍😍😊😍hda dhaqaaq ooka dhabeey kal io laab baan heestan uga helay
@cumargalaydh6611
@cumargalaydh6611 4 жыл бұрын
Fanaan la hubo hore usoco maslax mideeye
@zakriatonikroos7802
@zakriatonikroos7802 4 жыл бұрын
MazlX MideeYE Keep GoiNG BRo 👑
@LAQAAYE
@LAQAAYE 4 жыл бұрын
Fanan Masalx Waxyaalaha An ku Tageero waxa ka mida in u Fanka ku so siyaadiyey Heeso ku cusub noocoda ... Wn ku daalny Heeso jacyl & calal ah.. horey u soco bro.. 👌👌✌✌👍🔝🔝👍
@cabdisamedmohammed5042
@cabdisamedmohammed5042 4 жыл бұрын
Hry usoco
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Xaqiiq weeye
@abounour1023
@abounour1023 4 жыл бұрын
ASC, MASLAX MIDEYE DHOLA CADEE LONG LIFE AT YOU BRO
@saedahmed3977
@saedahmed3977 3 жыл бұрын
Aduunku diyaar muu u ahayn heestan❤😥
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Heesta iyo magacisa waba islayihin
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
Waaw cawale musiga la saarey caadi ma aha
@mohametizmail3966
@mohametizmail3966 4 жыл бұрын
abdi askari apt hore usoco mazlah mideye walayapay
@zuhaira26
@zuhaira26 3 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥😍😍😍😍😍 this should have 10million views
@ritwaanyare8036
@ritwaanyare8036 4 жыл бұрын
mazlax MiDHEeYEH horE uzocOh😍
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Mr Abdi Askari guul wanaagsan
@nacuumaxmed8942
@nacuumaxmed8942 3 ай бұрын
Dhawaqay soo diraana , dhoola cade , aday ku dhaliilayaane , dhoola cade , dhegba ha u dhigiinine dhoola cadeee intaas bn ka hela 😅
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Reggae music is our spirit
@mouktarmsi954
@mouktarmsi954 4 жыл бұрын
Boss maslax nin raga igadheh
@katimo4348
@katimo4348 3 жыл бұрын
It is very beautiful ❤❤🥰 on est vraiment fier de toi hore u soco
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
Maslax mideeyehorey usoco
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Mazlax mideeye horey uzoco
@leebocus7591
@leebocus7591 3 жыл бұрын
Respect to Hargeysa really RESPECT.....!!!! Nice song
@user-sk3kw1mw8o
@user-sk3kw1mw8o 4 жыл бұрын
Ninka fanka No qurxiyey maslax🥰
@muniircali2248
@muniircali2248 3 жыл бұрын
🙏asc waxn ahay wiil somaliyed paliis igucawiya supiscarb😭😭😭
@nimcanacnac4434
@nimcanacnac4434 4 жыл бұрын
Wllky maslax♥️
@fathiafarah7465
@fathiafarah7465 4 жыл бұрын
???
@ZubeerYare-z1q
@ZubeerYare-z1q 13 күн бұрын
Mslx mdye he's zbr 🎉😂❤ iyo John sooqado cud siwaaye😮😅😊🎉🎉❤
@saeedmohamed9198
@saeedmohamed9198 4 жыл бұрын
Heesta muuqaalka waxaa xumeeyey waxan cad ee aad ku sameyseen
@umulkheyrmaxamed8721
@umulkheyrmaxamed8721 4 жыл бұрын
Maslax dar alle ayan ku jecelahay nolosho kuma xumayso wllo
@LUH_BABy_77
@LUH_BABy_77 Жыл бұрын
Listening to this 2023❤️
@xxlfitsomali209
@xxlfitsomali209 4 жыл бұрын
Mashallah maslax 🙏🌹
@hassanalirobleh3494
@hassanalirobleh3494 4 жыл бұрын
Al fanan maslax big star somali legend man of the year
@Daadir-ps7bx
@Daadir-ps7bx 11 ай бұрын
Daadir
@maxamedaamin8225
@maxamedaamin8225 Жыл бұрын
peaceful song KEEP Going
@aboubakerabdikhaireh9489
@aboubakerabdikhaireh9489 4 жыл бұрын
Maslax macha allah Dhoola Cadee
@nouhmohed5622
@nouhmohed5622 4 жыл бұрын
dhoola cadee motivation song
@nuuradincabdi9960
@nuuradincabdi9960 4 жыл бұрын
Maslax waa Ku tageera dhola dhola cadee
@simbamohamed7390
@simbamohamed7390 4 жыл бұрын
heestan Anigoo dhageysanayo ayuu sanadka cusub igu dhashay 2020
@caddeebaaruud743
@caddeebaaruud743 2 жыл бұрын
Dhoola cadee wlhi waa hees iyo Badh weliba waa hees dhiirigelina Dhabtii way ku liidayaane dhoola cadee Dhagba Ha udhihigine dhoola cadee
@yaasiinotamandi5964
@yaasiinotamandi5964 4 жыл бұрын
Masklax mideeye hore uso ku odhan lahaa
@KhadarMaxamed-dh6lb
@KhadarMaxamed-dh6lb 7 ай бұрын
wllkey marna zxpkey maslax mideeye
@nassirahmed1471
@nassirahmed1471 2 жыл бұрын
I love this song🤘🏾✌🏾🥰
@fartunali965
@fartunali965 4 жыл бұрын
Anaa u horeeya caawa
@mahadmxmd2303
@mahadmxmd2303 4 жыл бұрын
Mahad cade
@ridwaannuur3287
@ridwaannuur3287 3 жыл бұрын
Keep going al fanaan maslax mideeye 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Wooow hargysa biln💚💭❤💋👈
@fartuunfood1871
@fartuunfood1871 3 жыл бұрын
Ma sha allah
@sakikuuriya8884
@sakikuuriya8884 4 жыл бұрын
Mazhlaah maslax hore usoco wll dhola cadee
@abdulmalikbusuriabdulaziz7308
@abdulmalikbusuriabdulaziz7308 Жыл бұрын
Big music Nice song 👌 👌👌👌👌✊️✊️✊️✊️
@hodanabdikarim2100
@hodanabdikarim2100 3 жыл бұрын
Masalx mideye wanku tagera.heesta kaliye dhirigalin iii ah🥰🥰🥰
@hodankhadar9506
@hodankhadar9506 4 жыл бұрын
Maslax mideeye HoraY Usoco Wllo Dhiiri GalintaN kugu jecladaY
@yuuyu114
@yuuyu114 4 жыл бұрын
Laxankan Soomaali wuu ku cusub yahay wiilkan yar hibo cusub ayuu la yimid kuwa geesaha ka yacyaaccayo ayaan jecleesan ka Fariista
@salaxhashim9046
@salaxhashim9046 4 жыл бұрын
Laxanka waa laxan itoobiya
@qaasinsuleex9957
@qaasinsuleex9957 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@saaramacalinxuseen6824
@saaramacalinxuseen6824 3 жыл бұрын
Cabdi askari horey usoco pro
@bushromohamed283
@bushromohamed283 3 жыл бұрын
Malintaad qof kasugto talo iyo tageero waa malinta ugu dhow guul daro hees dareenkeeda leh
@raaidaosmaan1846
@raaidaosmaan1846 4 жыл бұрын
Motivational song ❤❤❤❤
@hudunadam8178
@hudunadam8178 4 жыл бұрын
Maslax mideye🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 2 ай бұрын
Is dhiiri qalpigaygoow 😢 ha u jabin wayaha adage 😢 2024/5 /25/
@drssamaan34
@drssamaan34 4 жыл бұрын
Ha is dhiibinee is dhiiri💪
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 4 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay waaruntiis dharaartaadii waayeedhola cadee 🤣🤣qosolna kudar
@abdiqanimohamed6580
@abdiqanimohamed6580 4 жыл бұрын
Siilka hooyada was mazlax mideee
@daakirkhaliifakram6757
@daakirkhaliifakram6757 4 жыл бұрын
M.s ishcala hees
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@abdulrahmanfaysal8690
@abdulrahmanfaysal8690 4 жыл бұрын
War meshan ma hargaysa misa jigjiga wax iisheegabal inta iga danbaysay thnks
@adanbudul1044
@adanbudul1044 4 жыл бұрын
hargysa
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 жыл бұрын
Hargeisa hadhweyn
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 жыл бұрын
Caasimadii Hargeisa weeyi
@mohamedbiibshe3580
@mohamedbiibshe3580 3 жыл бұрын
I'm From hiiraan ilove somali songs
@maxamedcigebuuni09sigadcig96
@maxamedcigebuuni09sigadcig96 4 жыл бұрын
Asal Asal Here's Wacan Maslax Dnb Sxb Sare Nolow
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 жыл бұрын
Heestani oo Bilaa music ah kanaalkeyga kasoo daawo. Adigoo mahadsan 🙏🙏
@amaalxaasan6940
@amaalxaasan6940 4 жыл бұрын
Jeceliyaa inader
@xudayphiapdi3019
@xudayphiapdi3019 4 жыл бұрын
Maslax wll aad iyo aad ayaan kuusalaamayaa heesta dhoola caade aniga iyo gabadhayda xasuus bay nugu ledahaY
@armanjr5559
@armanjr5559 4 жыл бұрын
@Maslax Legend
@fathiafarah7465
@fathiafarah7465 4 жыл бұрын
Kkab
@mohamed6550
@mohamed6550 3 жыл бұрын
Waa dhiiri galin dhoola cadeey
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН