MASLAX MIDEEYE WAAN DABAAL DAGAYAA BEST VIDEO 2020.

  Рет қаралды 6,932,103

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

MASLAX MIDEEYE WAAN DABAAL DAGAYAA
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 2 500
@maslaxmideeye1
@maslaxmideeye1 4 жыл бұрын
Walaalkin Maslax Mideeye Fariin kusocota walalahayga somaliyeed meelwalba ay joogaan waxaan jeclahay guushiina waxaan jeclahay wanaagiina waxaan jeclahay farxadiina waxaan marnaba aan kadaalayn dhiiri galintiina dabaal daga aan kahadlayo maaha mid aniga ikhusaysa waa mid aan idinka idiinkula hadlayo oon idiin leeyahay guul iyo guul daraba anaga gacanteena kuma jirto allaha ina abuuray (SWT) ayaa inoo haya waxaa guulaystay ruuxa hamigiisa talaabo uqaaday ee isku dayay naftaada ayaa kaamudan inaan udabaal dagto waayo waayahaad kujirto adiga unbaa og dheefteeda iyo dhibteeda aynu isku faano cidkale wax inooma hayso somaalinimada aynu udabaal dagno aynu noqono jiilka badali doona xaalada aynu kujirno maanta #SayNoToTribalisim🙏🏻💪🏻💪🏻💪🏻
@ikranitaofficialchannel1068
@ikranitaofficialchannel1068 4 жыл бұрын
Walhi walal kuma mahadsanthy dhiirgalintada quruxbadan waa ku faana maslax mideeye💯🏃‍♀️⚘😘💋
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Dadko dhan qalbiyadooda Alle hawanajiyo sxb💖💖🌹🌹✋✋
@quenahlaanmohamud5351
@quenahlaanmohamud5351 4 жыл бұрын
Mazlaxayga🥰😘🥀
@mahaahmet8893
@mahaahmet8893 4 жыл бұрын
Iga wlle fanan dhakhso kuhirgalad tahay nolow wllo
@qalbixabxab9658
@qalbixabxab9658 4 жыл бұрын
Ku mahadsantahay dhirigalintaas horay usoco 💖💖💖👌🙏💪💪
@mukhtardeeq6358
@mukhtardeeq6358 4 жыл бұрын
Heestan markay million gadho like isaar
@rayan305
@rayan305 3 жыл бұрын
Way gaadhee
@maxamadsalax9110
@maxamadsalax9110 3 жыл бұрын
Million ka kugu siiyay
@amalcali9598
@amalcali9598 2 жыл бұрын
3 MiLiOn LAMARoyaa😂😂😂🥸☝😘
@ahmedmahamedbashiir4408
@ahmedmahamedbashiir4408 2 жыл бұрын
@@amalcali9598 .4lamaeoyaa
@IbrahimHassan-yq8nf
@IbrahimHassan-yq8nf Жыл бұрын
Maslax mideeye waaw taalinti aa leedahay
@caalamka7026
@caalamka7026 4 жыл бұрын
Inta quraanka jecel like ta sara
@amiirhaddi9575
@amiirhaddi9575 4 жыл бұрын
Quraan like ha urursan wll waayo kalaamkii alle
@raageaadan37
@raageaadan37 4 жыл бұрын
Masmideye waahespurux
@abdiqaniyare5783
@abdiqaniyare5783 4 жыл бұрын
Wall meshan alle lagu casiyayo waxaba lik haka raadinene meelha wanag leeh karaadi alle subxanu watacallh wa uu kasharf badan yahayi meelahn heesa hoostiisa in lik lagu raadsado
@nasraabdirahman3411
@nasraabdirahman3411 4 жыл бұрын
Nin weyn maad oo egtahay ee kada quranka aad like ku raadinayso.☹️
@zakiqays7106
@zakiqays7106 3 жыл бұрын
🤣
@nimcuushahmed8345
@nimcuushahmed8345 2 жыл бұрын
Farxad waan dabal dagaya Heestan hda ii shidan thy f4 aa ka baxay shly farxad wlhi🥰🥰 I.a🥰 waan guleysanaaaa 💪
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 жыл бұрын
Hadaa heesaha necebtahay oo Qur'an ka jeceshahy like iisaar
@leyloali-eg7db
@leyloali-eg7db Жыл бұрын
😂
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 8 ай бұрын
​@@leyloali-eg7db❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 8 ай бұрын
​@@leyloali-eg7db❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SafiBashi
@SafiBashi 3 ай бұрын
Waasax❤
@Gaminggirl48-48
@Gaminggirl48-48 3 ай бұрын
Aqli aad leedahay
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 жыл бұрын
Maslax"inuu fananinta kale ka duwan yahay hdad aragtay like isaar"
@apdalasaami4678
@apdalasaami4678 4 жыл бұрын
Pest song wn dabal dagayaa
@iciidscc8293
@iciidscc8293 4 жыл бұрын
Inu ka duwan yahy hada miyaad ogty mideye aya la dhahaahba
@quenmayza3512
@quenmayza3512 4 жыл бұрын
Dee wll anaguba wan kula argnee mxu gdarka kusamaynayaaa
@xamdabegsi1790
@xamdabegsi1790 4 жыл бұрын
Qoodhewayanmaleday
@xamdabegsi1790
@xamdabegsi1790 4 жыл бұрын
Naagaadwasdidayaankuhaya
@MGarboole
@MGarboole 4 жыл бұрын
War ilahay halaga boqoo nabiga halagu salliyo wllyal Scw scw scw scw
@abaassraaja2078
@abaassraaja2078 4 жыл бұрын
Scw
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw 💕
@maxmedcabdulaahiaxmed5992
@maxmedcabdulaahiaxmed5992 4 жыл бұрын
Scw
@fataxmaxmed8234
@fataxmaxmed8234 4 жыл бұрын
Scw scw ❤
@xasancabdi8215
@xasancabdi8215 4 жыл бұрын
Scw
@Motivmomentum1
@Motivmomentum1 4 жыл бұрын
waxa ka heleyba sida uu calamada shanta somaliyeed ugu xidhay gacanta , maslax nin ay somalinimadu ku weyntay. RESPECT walalkey\
@nuurtoaadan271
@nuurtoaadan271 2 ай бұрын
Hees xuus mudan 4aad ayaan ku xasusanaya by sanad kan is oo duceeya 5aad baan noqonaya sheraf iyo cesena ayad iga mudan tahay maslax mideeyow❤❤❤❤❤
@zamzamadam967
@zamzamadam967 Жыл бұрын
2018-2019 ayaa intixanka dowlda gale blse waan dhace hdana sanado ka dib ku laabte school waxan dib u gale imtixanka dowlada sandkii 2021-2022alx waan baase heestana si qasa ayaan u jecalahay🥰
@abdilahick9075
@abdilahick9075 4 жыл бұрын
Sixirilow maahi lkn waan huuba Ina qoralkaygah adoo amusan akhrineysid Like sar 😂
@camaaridiriishussein2274
@camaaridiriishussein2274 4 жыл бұрын
Bisinka wle been mahin
@nadarnalka5953
@nadarnalka5953 4 жыл бұрын
Kkkkk anoo hadlayo akhriyey sxp
@asmaismael1457
@asmaismael1457 4 жыл бұрын
Fanaa dhiman😂😂😂
@ramlaxasan510
@ramlaxasan510 4 жыл бұрын
Ha sheegin ani waan hadlyaaa🤣✋
@maymunabdi4392
@maymunabdi4392 4 жыл бұрын
Anigo amusan aya aqriyay
@yuusufmohamedabdi4780
@yuusufmohamedabdi4780 4 жыл бұрын
inta Nabiga jecel like saara Scw❤️
@zeinabhassanmohamed322
@zeinabhassanmohamed322 4 жыл бұрын
marka maku qarabaneysa scw
@maxamedmahad370
@maxamedmahad370 4 жыл бұрын
scw
@ayaanleliibaan1779
@ayaanleliibaan1779 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@zakimaxamed5881
@zakimaxamed5881 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@mjaamaccabdulle3694
@mjaamaccabdulle3694 3 жыл бұрын
Scw
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
Adigooo Jiifa hadaad dawanayso like dhac iguzii Anaa huba hestan inay 5M dhafayzo😂✨😍
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 3 жыл бұрын
Guuleyso maslax mideeye guuleyso walalle from boosaaso
@shuwtiramcabdi4417
@shuwtiramcabdi4417 Жыл бұрын
hestaan markaa ischool dameyo inaa iska duubo ayaa balan qaday hadana shalay waan iska duubay 😥I am so proud wllhi f4 waan idin salamay💯♥️🖐
@khadijamohamed848
@khadijamohamed848 Жыл бұрын
Ma baastay wll😢
@naasirmuniir6103
@naasirmuniir6103 4 жыл бұрын
Wll ilaahaybaan kugu dhaarshee like iisaar iLaahay Jannada Hakugeeyo😭
@Yebaash
@Yebaash 4 жыл бұрын
Dhaarinta inagada LpH waan ku zaare
@aardoon1917
@aardoon1917 4 жыл бұрын
Anaa ku waso
@cabdicassisxidig4384
@cabdicassisxidig4384 4 жыл бұрын
😊
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 4 жыл бұрын
Saran
@faycalmouna9304
@faycalmouna9304 4 жыл бұрын
Mslskss
@Ayub_252
@Ayub_252 4 жыл бұрын
Wll mcn Naarta Allh naga xoreyo ani io dhaman inta Muslim ah please like iska saar bila dhib la,aan💝♥️🙏
@abshirhassan4956
@abshirhassan4956 4 жыл бұрын
Amiim
@abdirashidnur3794
@abdirashidnur3794 4 жыл бұрын
Aamiin wll sre❤🙏🥰🥰
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂​@@abdirashidnur3794
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 8 ай бұрын
​@@abdirashidnur3794❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 4 жыл бұрын
horta anigu waxaan la, yaaba somalidan ku tuugsata from hebel anigu waxaan Aamin sanahay waxaan somali nimo kuwaayo inaan from hebel ku helays ar, bal boweyaal like igu tuujiya 😂🙏
@tayazirahmed5094
@tayazirahmed5094 4 жыл бұрын
maslax mideeye waa fanaanka qudhee ka hadla runta iyo dhiirigalinta thank you zhpo🗣🙋‍♂️🙏
@AbdighaniSheikh
@AbdighaniSheikh 4 ай бұрын
Who is her in 2024🎉
@Sia.reb6
@Sia.reb6 4 ай бұрын
Here*
@cabdiqaadircali9891
@cabdiqaadircali9891 3 ай бұрын
😊❤❤❤
@CadeQarawe
@CadeQarawe 4 жыл бұрын
*Intii nebiga scw jecel like saar*
@maymunabdi4392
@maymunabdi4392 4 жыл бұрын
Scw scw
@maryanabdi5909
@maryanabdi5909 4 жыл бұрын
Scw scw
@laariyare3593
@laariyare3593 4 жыл бұрын
Scw💞scw Scw💞scw
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 4 жыл бұрын
Scw scw scw 💕💞 so
@madaxweynahaqarniga2142
@madaxweynahaqarniga2142 4 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like ii saar wll. Scw
@khadarceelaabe5117
@khadarceelaabe5117 3 жыл бұрын
Scw
@najibalta4617
@najibalta4617 3 жыл бұрын
Scw
@sharmaarkeibrahim7654
@sharmaarkeibrahim7654 3 жыл бұрын
Nabiga mel musig kadaran hakenin xoolo
@mephistopheles5327
@mephistopheles5327 3 жыл бұрын
Lol!
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 3 жыл бұрын
Maxaaad nabiga scw kalaso doontay meelahaan. Like miyaad kudooneysaa ILAAHAY kabaq. Nabigana kaxishoo.
@hanadbashiir4706
@hanadbashiir4706 4 жыл бұрын
Ani uhorey From Muqdisho 🇸🇴🙋🏿‍♂️ Likte Hal ag Marin
@FarxiyoCabdi-k5n
@FarxiyoCabdi-k5n 3 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 3 жыл бұрын
Inta Markey f4 dhamese soo raadise 02-06-2021 malin xusuus mudan❤❤❤❤❣❣
@cabdiraxmanseylax5903
@cabdiraxmanseylax5903 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 Жыл бұрын
Yasalaam maslax mideeye hal abuurkiisu waa cajiib, heesihiisu waxay ubadan yihiin dhiirrigelin Yaa iga dambeeya oo daawanaya 2023 ismuujiya saaxibayaal👋
@maxamediro4169
@maxamediro4169 4 ай бұрын
2024
@MariyaGabo
@MariyaGabo 3 ай бұрын
22.june.2024❤
@dribrahimjama5757
@dribrahimjama5757 4 жыл бұрын
Intaa rasuulka(s.c.w)❤ila jecel like ta dhac dhaha
@MunirAhmed-dx5wu
@MunirAhmed-dx5wu 4 жыл бұрын
Saaiixb fhfjfd
@mohamedahmedhashi2974
@mohamedahmedhashi2974 4 жыл бұрын
❤️
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 4 жыл бұрын
Waryaaa doqon like macakuradineesa kafiir so
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 4 жыл бұрын
Scw
@najibalta4617
@najibalta4617 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@queennajal6747
@queennajal6747 4 жыл бұрын
Imisa Qofbaa Heestan ila SugaYsaY Mise kaligay sugaYay is Muujiya Team Maslax Mideeye🥰💋👑
@queenmiskicabdiwali2340
@queenmiskicabdiwali2340 2 жыл бұрын
Aniga☝
@MuniraMaxamud-g9w
@MuniraMaxamud-g9w Жыл бұрын
Aniga
@cabdisalancilmi2232
@cabdisalancilmi2232 Жыл бұрын
Anigaa alxm waaan basaay alxmd❤ hadaan kuu tuurtaay heestaaa😂😢😢😢
@amiinaciise8992
@amiinaciise8992 10 ай бұрын
@@MuniraMaxamud-g9w wleee
@somalichnnelofficial6346
@somalichnnelofficial6346 4 жыл бұрын
maslax mideeye intee Jacel like ii saar iyo intee heest sugaye like ii saar
@gulledhajiesaa6780
@gulledhajiesaa6780 4 жыл бұрын
Tag
@farhansouria5225
@farhansouria5225 4 жыл бұрын
Maslax il merite plus like😊😊
@abdullaahishurieosmaan511
@abdullaahishurieosmaan511 4 жыл бұрын
SOMALI MUSIC official hhhhh
@leyloahmed2114
@leyloahmed2114 2 жыл бұрын
Heestaan insha Allah waxaan shidan doonaa markaan 8aadka ilaahayoo ugudbi sideedaadka inshalaaha iisoo duceeya qof kasto ooqoraalka arka ilaaha dartiisa
@hothanhappy8081
@hothanhappy8081 2 жыл бұрын
Anigana mrka f4 dhameyo i.a illhy hano wada fududeyo abyo😭❤
@leyloahmed2114
@leyloahmed2114 2 жыл бұрын
@@hothanhappy8081 aamiin aamiin mcnto
@aftax2469
@aftax2469 2 жыл бұрын
Guulayso abyo Allah hku gaarsiyo markaa😍
@faadilyare5350
@faadilyare5350 2 жыл бұрын
Allaah ku fududeeyo
@marwan80080
@marwan80080 2 жыл бұрын
You will win wll
@user-do6wm4kn2s
@user-do6wm4kn2s Ай бұрын
Qof kii nabiga ku saliya ilahayow Wuxu rabo sii scw❤❤❤❤❤❤❤
@erikabdalla1
@erikabdalla1 4 жыл бұрын
Team Maslax Mideeye🙏 👇Halkaan Taabta Buluug Ay Noqone😂😂
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 4 жыл бұрын
Inta qur.anka jeceL like Isar wa codsi🙏♥️
@habsadajiya7169
@habsadajiya7169 4 жыл бұрын
Ciida xafadaha gasha anaba dire dawa ku nool like dhaac igu siya hurey usoco maslax walalkey♥️♥️🥰🥰
@elmiabdi3915
@elmiabdi3915 4 жыл бұрын
Wlhii I’m miss you dire dawa. 🙏😰🇩🇪🇩🇯
@abdilahiali4668
@abdilahiali4668 4 жыл бұрын
Ree c, m subscribe dhac igu siyaa
@ayaanmawliidcayush1233
@ayaanmawliidcayush1233 4 жыл бұрын
Wll.ma jabuutiba meeshu dire dawa waa xge
@shucaybhajjiahmed2314
@shucaybhajjiahmed2314 3 жыл бұрын
Diri dawa gar ahan xafadaha koondhamiiniyaam
@shucaybhajjiahmed2314
@shucaybhajjiahmed2314 3 жыл бұрын
@@ayaanmawliidcayush1233 diri dawa gaar ahan xadaha la dhaho koondhamiiniyaam
@ismahnkhyre5852
@ismahnkhyre5852 3 жыл бұрын
Maslax wow wow 🤗🤗sida ku waad waaligaa ba ❤❤❤❤❤❤😍😍😄😄 waax idibay aayn did yaa waanan dhabal dagay aniga😎😎😎💙💙
@Suheib3
@Suheib3 3 жыл бұрын
2/6/2021 end exam f4 axl dhamaan ardeyda Somaliya guul incha allah🥰👋
@abdirahmaanaweys
@abdirahmaanaweys 2 жыл бұрын
Alla xasuus 🥺🥺🥺🥺malinta aan imtixan ii dhamaday 2bil kaharay 🥳 alx
@xuseindeeq
@xuseindeeq 9 ай бұрын
isku malina dhameynay alx hada sannadki 3aad jamacada ahay adne
@FatuushKl
@FatuushKl 4 жыл бұрын
Intee abtigey maslax 🇩🇯💪🇹🇯🇸🇴tageerto like dhaca igu siiy
@leroysane9206
@leroysane9206 4 жыл бұрын
Adeer dee waa reer somaliland
@hoodolaki5190
@hoodolaki5190 4 жыл бұрын
sane sane b
@xasancabdijaamac8052
@xasancabdijaamac8052 3 жыл бұрын
+252613992336 igalasoo xariir whats apka
@awacali109
@awacali109 4 жыл бұрын
Maslax is the best halka dhiri galinta 😍💘💖 inta igu raacsan 🙋🙋 qac kusiya xabad👍
@elsharmaabdull2472
@elsharmaabdull2472 2 жыл бұрын
anigu maslax waa taageeraa
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 4 жыл бұрын
Inta Sugaysa In Heestani Millions Gaadho Like Me
@hibakabdirahmanmohiadin
@hibakabdirahmanmohiadin 3 жыл бұрын
Wandabal dagaya😍💋wxan u gudbay wajigi labad ee wax barashada❤😍Alxmdullh
@safiyowadani12
@safiyowadani12 3 жыл бұрын
Wn ku wata from muqdisho🇸🇴❣🤞💪🤗
@mohamett_04
@mohamett_04 4 жыл бұрын
Hadad tahay dadka ila dawanaya hesto 1minit tala liketa hayla dhafin😁😁
@Sahel.
@Sahel. 4 жыл бұрын
Inta ninka ciYaartiiza uun daawanaYzaY een EreYadu u dhan dhamaYn like zaara 😂😂😂✌
@shamsoabukarmohamed3911
@shamsoabukarmohamed3911 4 жыл бұрын
Wad igala duwanTahy fananinta kle mideeeye😰♥️✊nin jecel hormarka io guuusha kudayasha mudanTahy👏
@deeqomoalimdaahir1984
@deeqomoalimdaahir1984 3 жыл бұрын
Sturdy 16 January mln. Maanta iiga farxad badn majirto dabaal dag baan wada guusheydi waa manta ❤️❤️❤️❤️😢💋
@mohameddahir4092
@mohameddahir4092 2 жыл бұрын
waan dabaal dagayaa 22/6/2022 malintii uu ii dhamaday imtixanka dowlada waxana rajeynayaa mustaqbal quruxbadan waan dabaal dagayayee❤️❤️❤️
@hafsaabdi9272
@hafsaabdi9272 25 күн бұрын
Same😊
@somheegochannel6620
@somheegochannel6620 4 жыл бұрын
intii ila garanysa inay meeshu ki qaadayo.tahay diridhaba like hayla dhafin
@mahdi99486
@mahdi99486 4 жыл бұрын
Mashallah walalaha somalida diridhabe 😍😍 illahay dartiss ayan idin jecelnahay wallahi, from Djibouti
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 4 жыл бұрын
Waan ka qaadnay zxp🇩🇯💉✊
@hanihassen9258
@hanihassen9258 4 жыл бұрын
Wan ka qadnay huno🙋‍♀️
@alale-ali-8730
@alale-ali-8730 4 жыл бұрын
Sido kale jabe dad nagu culus
@hamzekhayre5280
@hamzekhayre5280 4 жыл бұрын
Wan ka qadney sxb
@osmanmahamoud8953
@osmanmahamoud8953 4 жыл бұрын
Asc hno 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😃😍😍😃😍😍😃😍😃😃😃😃
@obahibrahim1770
@obahibrahim1770 4 жыл бұрын
Dire inay tahy meshan iya ila arky ciyal dire one love keep going maslax mideye 💪
@abuukarsamale6996
@abuukarsamale6996 4 жыл бұрын
Dire mxa la dhaha nh mise qabiilka dir kwada wll
@abdisalad3399
@abdisalad3399 4 жыл бұрын
Haa sxb wa magalada dire dawa xafada diro kela
@saadfahiye7089
@saadfahiye7089 4 жыл бұрын
Yeab Dire
@obahibrahim1770
@obahibrahim1770 4 жыл бұрын
@@abuukarsamale6996 wall maglo dire dhabe ladhah waxsn kawada dire
@MaryamoAbdi-r2k
@MaryamoAbdi-r2k 4 ай бұрын
Still watching 2024❤
@hagazxaeda2020
@hagazxaeda2020 4 жыл бұрын
I'm from eritrea l love you somali people so much nice music maslax your dance good we have singer like you yonatan dula
@engayuub9775
@engayuub9775 3 жыл бұрын
We also love you br welcome for open hands
@abdirisakyusuf2689
@abdirisakyusuf2689 4 жыл бұрын
allan kugu dharzhe hadad akhrido like saar commentigaygaH
@hamzikhaaji1354
@hamzikhaaji1354 4 жыл бұрын
Heesta Waxaa Lagu DUUBAY JIGJIGA GAAR AHAAN 4X ❣❣❣
@asaldhalad4109
@asaldhalad4109 4 жыл бұрын
uhh beelne
@amiira8636
@amiira8636 3 жыл бұрын
Wn is weydiinaye tnx
@amiira8636
@amiira8636 3 жыл бұрын
@@asaldhalad4109 🤫😬😏
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Walal duuun maslax mideeye hees aan caadi aHyn♥️♥️♥️🔥🔥🔥🔥🔥💫
@abdourahmanmohamed8334
@abdourahmanmohamed8334 4 жыл бұрын
Dire Dawa second home salan sare from Djibouti 🇩🇯 sadex sano maane imanin wane kuso dawahay. Horey usoco Maslax
@aamiinaziz6299
@aamiinaziz6299 Жыл бұрын
Maslax mideeye waa fanaan dhab ah soomaaliduna maha in ayniyad jabiyaan walaalayaal halaga farxiyo walkeena mideeye ama maslax mideeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hoodoimaan2111
@hoodoimaan2111 4 жыл бұрын
malinka ogaato ina xortahay diintadan ku dhaqnto.wlhi wxka qurxano mjrto wx dareemaysa ina qof jira tahay keeeeeeeeeeeeeep going brother 💯💯💯💯💎💎💎🙏👑👑👑
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 4 жыл бұрын
Intii reer Dire Dawa Ah ismuuji like haaa ila dhafina
@rabiadjibril2
@rabiadjibril2 4 жыл бұрын
Anu reer djibouti ban ahey Lkn dire wne jclhy meshane maslax ku hesayu waxey ixasusisey marga dire usu xaga baxey wa jawi dagane oo fican
@ladankorane9583
@ladankorane9583 4 жыл бұрын
Aniga rer dirdhbo ahaa 👌💝
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 4 жыл бұрын
Oday xaayow😂😂😂😂
@Apdinzirmohamet
@Apdinzirmohamet 4 жыл бұрын
Hda commenti akhriz uso gazhey like isar wll👍😍❤
@bahjasahalchannel1218
@bahjasahalchannel1218 3 жыл бұрын
Me 2021/10.13 ❤🎓🎓🎓🎓 qalin jabinteyda weye heestan idaran manta ❤
@dalmarabdule5927
@dalmarabdule5927 4 жыл бұрын
Inta reactionka hestan Ka sugeysa Ck iyo Dirisle like ha ila dhafin ❤ mideye Nice Son brozki
@ednamohamettaani6708
@ednamohamettaani6708 4 жыл бұрын
Viva #dirisle🦁
@qadroxassan9156
@qadroxassan9156 4 жыл бұрын
Ck ayan ka sugayaa reaction
@farhanciisood6270
@farhanciisood6270 4 жыл бұрын
Dire aadbaN Ugu xiisay 👋 Aad ban u salama ree Adiskela iyo durukela
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Absolutley.... Fanaankan Da'da yar cimaamadiisa ma heysto wlh Codkiisa waa Top 💯💯💯 Maslax mideeye Well done Bro 👏👏👏 Heestan waaku heystaa
@jokerfc242
@jokerfc242 4 жыл бұрын
Hadii nabiga jeceshahay like saar
@MahadNuur-u2d
@MahadNuur-u2d 7 ай бұрын
I am Germany boy good music somalia ❤love iisaar gaalbo waad usaari laheed😂2024
@hudaabdulahi601
@hudaabdulahi601 4 жыл бұрын
maslax waxed tahay maykaljaksinka somalida horay usoco my pro
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 4 жыл бұрын
*Qof walboo arka COMMENT_GAYGA* *waxaan u Rajeynaya nolol farxad leH* 😪😁🙏
@savethechildren5897
@savethechildren5897 3 жыл бұрын
🙏🌹
@craxmanyacqub2074
@craxmanyacqub2074 3 жыл бұрын
💞
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 4 жыл бұрын
Saan usugaayeybaan lulooday 2:00 PM ila balanteene intii kaseexatay heeska dabaaldega like maisasiina✍🤝🤫
@qiimimahamed4494
@qiimimahamed4494 Жыл бұрын
Maasha Allah maslax mideeye 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdallahibrahimhassan8185
@abdallahibrahimhassan8185 3 жыл бұрын
2022 top wali burhaan cusub la soo baxay maslax mideeye keep going bro
@calijawhar6293
@calijawhar6293 4 жыл бұрын
Iska dabal dag maslax mideeeye from barbaarta💘💘🇩🇯🇩🇯
@ismaelabdi1538
@ismaelabdi1538 4 жыл бұрын
WAN Dabaal Dagayaa 5 Somaliweeyn viva Maslax mideeye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 4 жыл бұрын
Hawraar Best Channel Reer Hargaysa Jig jiga Reer Etobiya 👌👌👌👍 Coka ☑️ Music ☑️ Camera 📸☑️ Best video 2020 🙏🤟 Maslaxyare Horay usoco 👌👌👌👌👌
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 жыл бұрын
Dheeshisan jecelahay maslax mideeye Noolow bro❤💯👌
@Phatema.0
@Phatema.0 2 жыл бұрын
Just listen waxa iso idlaaday examk dowlada f4 wxa jaheyna guul insha'Allah 😭❤️
@cadaanichannel9683
@cadaanichannel9683 2 жыл бұрын
Kula mid baa ahay
@cabdirahmanmanka9626
@cabdirahmanmanka9626 Жыл бұрын
sxb mabaasteenn hada
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
ASXAABEY MABAASTEEN ANIGA WAA Baasee
@salmoabdillahi2893
@salmoabdillahi2893 4 жыл бұрын
Wllhi wan iska jclhy maslax mideye guulbadan wllkey🔥🔥🔥inta ila jcl 👍👍
@gulledmohamud1700
@gulledmohamud1700 4 жыл бұрын
Wan dabaal dagaynaaye wan dabaldagayna LEGEND MASLAH MIDEYE GO A HEAD 🕺🏻🙋🏿‍♂️
@khairehgouled8417
@khairehgouled8417 4 жыл бұрын
Vive maslax mideye inaderkay 👏👏💯🎼
@Tuugaweyne1234
@Tuugaweyne1234 3 ай бұрын
Wan qayilaya ye wan qayilayaye mirqankeyga ana ogo farxadban ku diyarinya😂❤
@maxamedkaariye9105
@maxamedkaariye9105 23 күн бұрын
On day 29 /8 20204 Times :13:01 pm khamiis Waxaan sugaya imtaxankii dawlada iyo rajo aan ilaahay ka sugaayo ilaahay ii rumee aamiin😢
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 4 жыл бұрын
Maslax mideeye ninka kaliya isku magac nahay ee fanaaninta aan ka taagero wadani ayaa tahay bro shanti calan ee Somali ayaa gacanta kugu xiran horey usoco legend 🔥🔥🔥🔥
@ayaanbollina6434
@ayaanbollina6434 3 жыл бұрын
kkkkkk wilka bananey daga inta xata coment makabixine😂😂😂
@kabtanlp1374
@kabtanlp1374 Жыл бұрын
Dajis
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 6 ай бұрын
Who listen this song in 2024 say walahi farta taagta❤❤😂
@AnisaMukhtaarmaxamed
@AnisaMukhtaarmaxamed 2 ай бұрын
Some 2024😂
@abdirahmangureyofficial6043
@abdirahmangureyofficial6043 10 ай бұрын
Ane maantaa daartay heesta. Dhab ayaan udabaal dagayaa. Wlhi 🎉happy new year 🎉 ✨️ 2023 alx waxkasto.. dadkaada dhinackaraac..
@zakariyeabuukarmaxamed5938
@zakariyeabuukarmaxamed5938 9 ай бұрын
😂😂
@fayzajamac3287
@fayzajamac3287 4 жыл бұрын
Maslax nolow wllo aad ayn kaga hela hamigaga hore usoco 💋💘💘💘
@yahyemillamideyee7078
@yahyemillamideyee7078 3 жыл бұрын
Alfanan maslax mideyee inadero nolowwwww
@Fadumo2017
@Fadumo2017 4 жыл бұрын
Omg waligaay markin fanan Somali sidan u jecladay!!!!i like everything about you maslax you are my inspiration 🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌💔💔💔💔💔 💔 💯💯💯💯💯💯
@AhmedDaahir-yo7td
@AhmedDaahir-yo7td Жыл бұрын
This is my time Waan dabaal dagayaayee Guul wcn my team foum4✊❤
@cuweydocabdikafi9131
@cuweydocabdikafi9131 Жыл бұрын
Inshallh Bari wada sugena
@cuweydocabdikafi9131
@cuweydocabdikafi9131 Жыл бұрын
Inshallh Bari wada sugenaa
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@cuweydocabdikafi9131
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 8 ай бұрын
​@@cuweydocabdikafi9131❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@MohamedHussein-fy6cr
@MohamedHussein-fy6cr 4 жыл бұрын
wey iga gadantahay Heesta waan dabaal dagayaa kal iyo laab, keep going Maslax
@MohamedHussein-fy6cr
@MohamedHussein-fy6cr 4 жыл бұрын
like ta ayaan laga baqiilin waa wiil soomaaliyeed guushiisa waa guusheeyna.
@leyliinaaxmed627
@leyliinaaxmed627 4 жыл бұрын
Dhiirigaliyaha dhalinta somaliyeed mideye magacadaba ku qancay keep going
@Showayste365
@Showayste365 3 жыл бұрын
MaslaX IYO sharma boy o saxiiba hadaa hestaan dhagaysanaysid ismuuji❤👍👍
@buquujiyebelokuaraty7892
@buquujiyebelokuaraty7892 4 жыл бұрын
𝐇𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐚𝐁𝐞 𝐤𝐮𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐳𝐚𝐚𝐫
@MudaneChango
@MudaneChango 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@maryanabdi5909
@maryanabdi5909 4 жыл бұрын
❤💋
@alleyaqaan8161
@alleyaqaan8161 4 жыл бұрын
maxa isku xidhay Aabahay iyo hoyaday noloshoda iyo liketa haatan alxmdulilah dheh maad tidhahdid mise inaad igaga badalatid baad rabtaa intaas lkn mxy kuu taraysaa liketu
@buquujiyebelokuaraty7892
@buquujiyebelokuaraty7892 4 жыл бұрын
@@alleyaqaan8161 hye Hlkaa kujooji zhB 😅
@achmetdaahir281
@achmetdaahir281 4 жыл бұрын
@@alleyaqaan8161 Right👍🏿
@muhannadabdiawl3794
@muhannadabdiawl3794 4 жыл бұрын
Maslax mideeye Nin waalan cml in loo fiirinaayo yaa ila arko😂😂
@alicegolaniisha1540
@alicegolaniisha1540 3 жыл бұрын
Soomalida wxas wlgu kSA🤣
@zaaraquwe2756
@zaaraquwe2756 4 жыл бұрын
Walkeeya maslaxa medeeye aad an ku jeclhay ama ku tageera wlalahay mel welbeeya jogan aad aad ayaan idiin salamay guul muslimiinya iyo dad nimo like isar igu reeb comin
@Halaazi7
@Halaazi7 3 ай бұрын
Insh.allah natiijada 8aadka sugaa inaa baso rijeena adinkana isoo duceeya ❤
@AnabAbdirashid
@AnabAbdirashid Ай бұрын
💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤💚💚💛👄👄💓
@Halaazi7
@Halaazi7 Ай бұрын
@@AnabAbdirashid xaax
@MuminomacaliAxmidMuminomacalin
@MuminomacaliAxmidMuminomacalin Ай бұрын
Ma baastay wll
@Halaazi7
@Halaazi7 Ай бұрын
@@MuminomacaliAxmidMuminomacalin Haa abaayo thanks 💕😂💞💋
@MuminomacaliAxmidMuminomacalin
@MuminomacaliAxmidMuminomacalin Ай бұрын
@@Halaazi7 guula bdn I.a wll
@bahjaxamdi7708
@bahjaxamdi7708 4 жыл бұрын
Woow wanna helay 👌😀😀nolaw maslax wallo 👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@bahjaxamdi7708
@bahjaxamdi7708 4 жыл бұрын
Like
@kassimoblak8418
@kassimoblak8418 4 жыл бұрын
Best maslax moi je suis française 💪🇫🇷🇫🇷🇩🇯
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
An dabaal dagee Like ta ku tuura soomaalaay😊🙄
@axmednajiib2766
@axmednajiib2766 Жыл бұрын
After 4-6 months I will be celebrated this song insha allah Guul wcn 🔝❤️
@aqoonkororsi2023
@aqoonkororsi2023 3 жыл бұрын
Nio wlhi heesa haaga dhan waa mcn tik tok aykashidanyihin xadana 💯💯💯
@asmaahmed6644
@asmaahmed6644 3 жыл бұрын
L'artiste c'est dans son sang, Vraiment il cherche pas à être quelqu'un d'autre !!!
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Жыл бұрын
djiboutiii
@inahaibeh
@inahaibeh 4 жыл бұрын
Viva Maslax greeting from Somaliland 💚🤍❤
@xasancabdijaamac8052
@xasancabdijaamac8052 3 жыл бұрын
Viva somalia
@mahadjeesto7937
@mahadjeesto7937 3 жыл бұрын
@@xasancabdijaamac8052 not somalia only somaliland
Maslax Mideeye {Waxba} Official Video(2022)
3:28
Maslax Mideeye
Рет қаралды 8 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 63 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX BISHII MALABKA HAWRAAR NEW YEAR 2021
6:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Maslax Mideye Waan Dabaal Dagayaa 2020 Official Lyrics
6:12
Carab Shaddy
Рет қаралды 7 М.
Suldaan Seeraar | Heesta 275 | Official Music Video 2020
4:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
MASLAX MIDEEYE WAAN DABAAL DAGAYA CIID MUQDISHO SHOW 2021
5:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 559 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
MASLAX MIDEEYE FT XAMDA QALI  | KURABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO |
4:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 22 МЛН
Hanad Bandz - Saameyn (Official Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 6 МЛН