MASRAXA FURAN HD 08 02 2019

  Рет қаралды 52,384

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@hassanhussein6189
@hassanhussein6189 5 жыл бұрын
SOOMAALIWEYN dalkeena rabi nabad hanooga dhigo aaaamiiinta wa dhankiina
@cashanimco4615
@cashanimco4615 5 жыл бұрын
Aamiin Amiin yarabi
@ikranmohamed6283
@ikranmohamed6283 5 жыл бұрын
Amiin yarabi
@user-km1ox6qi1s
@user-km1ox6qi1s 5 жыл бұрын
Aamiin ya rabbi
@khalidabdirahmanmohamed77
@khalidabdirahmanmohamed77 5 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@mohamednourhappy-qeys5805
@mohamednourhappy-qeys5805 5 жыл бұрын
#Soomaali_Baaan_Ahay Maasha allaah Wlhi Gabadha Wey heestay Cod mcn iyo Daganaan ayey isku Darsatay
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 жыл бұрын
Princess Istaahil soo dhawaaw gacmo furan iyo qalbi furan.Sida lagu soo dhaweeyay ayaa ka dheehan karta sida lagu jecel yahay
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Umadda nabi muxamed (SCW) melkastooy jgaan Allah ha dhawro lnshaa Allah
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 5 жыл бұрын
Mataanayaasha labada gabdhood reer cabdi love maashaa allaha allaha idiin sharfo intii iimaan somali leh waan idiin hambalyenaa
@foosiyaad6622
@foosiyaad6622 5 жыл бұрын
Asxaabey waanii tuugaa like iisaara
@isra5521
@isra5521 5 жыл бұрын
😭😭 14 october inti ku dhimatay ilaah ha unaxariisto wey iga ohisay wlh ilaah haku sharfo abaayo😘😘
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 5 жыл бұрын
Cisak abaayo
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
Inta Commentigayga aragta waxaan urajaynaya nolol cibaado iyo Qurux Ku dhehantahay akhirana janadii fardawsa
@princessdeka127
@princessdeka127 5 жыл бұрын
Ameen dhaamantenaba
@habiilmireafururmaskabooda6815
@habiilmireafururmaskabooda6815 5 жыл бұрын
Aaaamin yaa rabii
@shiffaabdi392
@shiffaabdi392 5 жыл бұрын
amin
@cashanimco4615
@cashanimco4615 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yarabi
@kanoutekanoute4714
@kanoutekanoute4714 5 жыл бұрын
Amiin
@libananjalo6186
@libananjalo6186 3 жыл бұрын
Heestaan aabe caadi maahan waana heestii ugu horeeysay ee aabe lagu sheego wuxuw yahay
@djmohaxaaji5582
@djmohaxaaji5582 5 жыл бұрын
Salamulah caleykum daadihiyaasha barnamijka masraxa furan saln waxaa niiga sosalamaa sout Africa🖑🖑
@kingmoha272
@kingmoha272 5 жыл бұрын
Jaajuumoow maxaa dhulka loo fariisiyaaa
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 5 жыл бұрын
hEESTAAN sAAFI EE USTAADKU QAADAYO- WAXA UU SALUUGAYAA ,musiga, Orjinaal markii ay ahayd ma qiyaasi kartaa inta musishan oo Garaacayey.16- Legend musishan.
@boqoradainjimcle6513
@boqoradainjimcle6513 5 жыл бұрын
Mash allh ajakis keep goin
@abdulhakimsaid5131
@abdulhakimsaid5131 5 жыл бұрын
Mash Allah I Love Masraxa Furan
@abdul-faysalal-hassany5949
@abdul-faysalal-hassany5949 5 жыл бұрын
Asc bahda Universal TV qas ahan Ajakis .. Waidin salamaya ...from Moyale Kenya ....
@yaasirbotaan561
@yaasirbotaan561 5 жыл бұрын
fanaanad codka halaasiga leh prss istaaahil
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
alx ad aad ayad ugu mahatsan tahay ducadada allah hano ajibo insha allah thanks
@cartancabdulegeedi4571
@cartancabdulegeedi4571 5 жыл бұрын
Wan uxiisay muqisho cadey ajakis ano masraxa furan kugula kulmin alle ima dilo waa wiil somaliyed oo jogo South Africa
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 5 жыл бұрын
Mshlh princess stahil hamar miyay imadi
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
Salan sare bahad masalax furan
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Asc Dhamaan bahda Tvga Universal Asxaabta Salaan sare Dhamaan bahda Guul iyo gobanimo innsha Allah Dhamaan Soomaali weyn Aamiin ☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️☘️🏆🏆☘️
@mahadisse1801
@mahadisse1801 5 жыл бұрын
Cunug kaste iyo dhoociil kaste waxee leyihin lake ii saraa War kuwan qurbaha jooga waa dhandhan
@deeqahaajideeqa7576
@deeqahaajideeqa7576 5 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄😄😄😂
@Hijabilover102
@Hijabilover102 5 жыл бұрын
Mahad Yuuraa hhhhhhh ma ila aragtay
@mahadisse1801
@mahadisse1801 5 жыл бұрын
@@Hijabilover102 KZbin Inaad uu nacdo ayaba kharka uu saran tahay
@mohabarre6946
@mohabarre6946 5 жыл бұрын
😂 😂 faraha isku jin ma aha bro. qurbo joog sido kale 😂🏃
@HamdiHamdi-qm6dm
@HamdiHamdi-qm6dm 5 жыл бұрын
Masha Allah insha Allah mar uun waa imaandoonaa xamar cadey dhulkii leeguu dhalay
@cabdinajiibqarandoon6153
@cabdinajiibqarandoon6153 5 жыл бұрын
M.a masraxa furan keep gowin
@adnanfarahhashi3300
@adnanfarahhashi3300 5 жыл бұрын
horti ajakis muxuu u xadroda marku hees xamariya maqlo
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 5 жыл бұрын
ascww USTAAD- SHIMAALI MAGACAA HA JIRO- ILAAHYNA HA KU XAFIDO.
@daauudwanaagsane2561
@daauudwanaagsane2561 5 жыл бұрын
Princess wlshsy hees wacan bad qaaday so dhawoow alpo😘
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 5 жыл бұрын
Wa hadyad yar blse uu lajeclaady 👌
@daauusmediagroup8696
@daauusmediagroup8696 5 жыл бұрын
Ajaki aderoow fanaan dal wuu leyahay lkn qabiil malan
@habiilmireafururmaskabooda6815
@habiilmireafururmaskabooda6815 5 жыл бұрын
Dauus Canal waaa runtaa sxb
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 жыл бұрын
Yacni waxoo ula jeeda deegaan u kooni ah malahan meelkasto ayaa iskugu mid ah🙏🏽👌🏽
@issakissak4983
@issakissak4983 5 жыл бұрын
Maslax jimacada wanwayey
@hadiahadia6521
@hadiahadia6521 5 жыл бұрын
Masha Allah 👍👌✋👏❤❤❤❤❤❤❤
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 5 жыл бұрын
Asc lik isar
@maahiralbakri1824
@maahiralbakri1824 5 жыл бұрын
Asc
@queensacdiya445
@queensacdiya445 Жыл бұрын
heesta waxaleh kinsi xaaji aadan
@rahmahmohammed6437
@rahmahmohammed6437 5 жыл бұрын
Mashallah aamiin aamiin aamiin aamiin
@raxiilali6665
@raxiilali6665 5 жыл бұрын
Prince istaahil waa sheekhaal Xamar marti kuma aha. 🌹
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 жыл бұрын
Masrax furan caaawo wuu qurux
@khadiijamahamuud3895
@khadiijamahamuud3895 5 жыл бұрын
Heesta khadra miyaa qaada mise sahra dawo??
@engabdirabbimohed316
@engabdirabbimohed316 5 жыл бұрын
My #Kinsi Xaaji Aadan Aun
@xasancaruus8688
@xasancaruus8688 5 жыл бұрын
@@engabdirabbimohed316 Maya khadra
@engabdirabbimohed316
@engabdirabbimohed316 5 жыл бұрын
@@xasancaruus8688 Anuu Kinsiban kuogaa
@wllkaahargeysawi17
@wllkaahargeysawi17 5 жыл бұрын
Walal heestan illaahay ha u naxariiste kinsi xaaji aadan ayaa qaaday lkn Waxa ku caanbaxday sahra dawo iyo durdur band
@nuurkayuudaa393
@nuurkayuudaa393 5 жыл бұрын
Caawa waa habeenkii ugu fiicnaa aan xasuusto for almost a year
@fardosocabdicali
@fardosocabdicali 5 жыл бұрын
furan iyo qalbi furan,sid lagu ajekas 😂😂😂😂😂
@zeeytuun
@zeeytuun 5 жыл бұрын
Jaajuumow goobta haa laga qabto
@internwomen
@internwomen 5 жыл бұрын
aad iyo aad
@qeesiyoleelloqeesiyoleello3517
@qeesiyoleelloqeesiyoleello3517 3 жыл бұрын
Ok
@احمدنورعبد
@احمدنورعبد 5 жыл бұрын
amiiiiiiiiin yaa raabi
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
Been hashegin hee
@msatl94
@msatl94 5 жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc asxaabta masrax furan si gaarna waxan usalaamayaa fanaankeena shaal axmed shamaali anoo iskooley aan xasuustaa riwaayadaha marka cadey keeni jireyn
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 5 жыл бұрын
👍princess
@Norwey000
@Norwey000 5 жыл бұрын
1
@zeeytuun
@zeeytuun 5 жыл бұрын
Biyo kulul hadii haa la qurqusho lagu tar tami lahaa putland ayaa. Badin laheed .
@daruurofficialmedia8708
@daruurofficialmedia8708 5 жыл бұрын
REERA SHAAMBO LIKE
@axmedaweys9883
@axmedaweys9883 5 жыл бұрын
Salaan sare ajaki
@abdalahasan6663
@abdalahasan6663 5 жыл бұрын
ma badalatay kkkkk ar ajakisaa
@internwomen
@internwomen 5 жыл бұрын
istahil cod macan ww
@munishaamunishaa425
@munishaamunishaa425 5 жыл бұрын
amin
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 5 жыл бұрын
Cawa masraxa stahil way shiday wlhi
@xaawoxaawo-dy1vd
@xaawoxaawo-dy1vd 5 жыл бұрын
Cajiib
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Riwaayadii rafaadka raaxa ka dambeyso shamaali waa ku raaxeysti dhalinyarana waa ahaa odeyga ma duqoowi mise waqtigaa haayo waa iga kaftan
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 жыл бұрын
I am very sorry AJAKIS sababta markasta JAAJUMOW waad ka tagtaaa shaqaalaha markaad sheegeyso, midda kale waxaan ORRAN LAHAA ,jaajuumow waa in masraxa la soo fariisiyaa maskiinka maxaa markastaba luuqa loogu qariyaa, waa ceeb, raaligelin baan ka bixinayaa hadalkeyga mahadsanidiin
@fadumocaligurey9442
@fadumocaligurey9442 5 жыл бұрын
Waxan idinka codsaneeyna reer masraxafuran haadan nahay reer putland ina xafiifiis noga furtaan garoowe
@neversaygoodbye4924
@neversaygoodbye4924 5 жыл бұрын
Away hee
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
gumeysidid thanks
@Fatima-jj4tx
@Fatima-jj4tx 5 жыл бұрын
haaye Ajakisoow NAGADAA DADKAN BANADRIGA HEESAYA WAA MAXAY NOOSOO DAYA HEESIHII HAGAGSANAA EE LAGARABAYAY
@AhmedHassan-je9yi
@AhmedHassan-je9yi 5 жыл бұрын
Hgg
@adannuur5169
@adannuur5169 5 жыл бұрын
Amiin
@alimahad6358
@alimahad6358 5 жыл бұрын
reeer putland maxe mooos ka yaqanaan halkii xabo 1 $ laga siyaaa intan 10 qoos ma cunto 3dii qof e familka ka tirsan waxe leyihiin 1 xabo marka cidii ka kooban 12 qof 4 xabo muus e suuq ka iibsadaan iyadoo qaali ugu fadhiso 4 $ marka siduu intan ku cunaa kaaf iyo kala dheeri kaftan.com hadii aad reer butland tahay taloow dhiig miyuu ku kici donaa balse hadii ilaa aad aqrisay mid aan ku sheego hadii aad gabar tahay ma ahan gabar dhan lkn gabar putland kasoo jeedo mid ayan rabaa inaa ka dhaadhico sababto ah gabdhahaas wa gabdho qurux badan xitaa 18 gabdhood e aduunka loolan kaga jiro ma siisteen hal gabar reeer putland ah raadin ayana ugu jiraa hadii aan helo o aan cafimaad qabo qoraalkan dib ayan uso fiirin donaa e hadad qoraalkan aqrisay fariin i reeb sida marka aan so fiiriyo qoraalkan aan u arko tnx
@djsomali8951
@djsomali8951 5 жыл бұрын
Ajakis xaaraami Jareer iyo shaanshi bu meesha isugu keenaa waa in bog iyo xabad loo tumaa gaabka
@deeqahaajideeqa7576
@deeqahaajideeqa7576 5 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄😂😂😂😂
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 жыл бұрын
Asaga maa iskugu keenay mise iyaga yimid.Hadeyba yihin kuwa aad shegeysid soo somaali ma ahan.Yaa waxoosh😂
@djsomali8951
@djsomali8951 5 жыл бұрын
@@mohameddecoofficial1942 Yaa xoolo Dad aan arimaha soomaliya waxba laga weydiin sidee soomaali ku yihiin Wixii aan hawiye ama daarood ahayn dalka dulsaar uub bey ku joogaan caaq yahow 😁
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 жыл бұрын
@@djsomali8951 Hahahaha My bro labada aad sheegtay midkood ayaan ahay lakin soomali waa ii soomali.Ii noloow baradarkey🙏🏽
@djsomali8951
@djsomali8951 5 жыл бұрын
@@mohameddecoofficial1942 anigu sidaada cml oran maayo labadaas baad midkood ahay ee anigu Daarood baan ahaY dalkana anigaa iska leH iyo inyaroo hawiye ah oo ii daba nacamleysa bro 😁😁 you know that
MASRAXA FURAN HD 15 02 2019
1:36:28
Universal TV
Рет қаралды 152 М.
MASRAXA FURAN HD 29 03 2019
1:30:13
Universal TV
Рет қаралды 60 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
MASRAX FURAN October 2018
1:36:48
Global Somali
Рет қаралды 14 М.
MASRAXA FURAN HD 05 07 2019
1:33:32
Universal TV
Рет қаралды 58 М.
Baxsanmayside Ha La Baydhin Cashuurta.Jilayaasha Caanka ah Ee Iskufillan iyo Ceegaag.
5:53
MASRAXA FURAN HD 22 06 2018
1:17:11
Universal Somali TV
Рет қаралды 44 М.
XIDIGAHA BY WIISH AND SHIMAALI AXMED SHIMAALI 27 01 2017
1:01:51
Somali National Television
Рет қаралды 355 М.
MASRAXA FURAN HD 08 12 2017
1:44:49
Universal Somali TV
Рет қаралды 82 М.
MASRAXA FURAN HD 10 01 2020
1:21:27
Universal Somali TV
Рет қаралды 3,6 М.
MASRAX FURAN HD 25 01 2019
1:20:17
Universal TV
Рет қаралды 79 М.
MASRAXA FURAN HD 01 02 2019
1:12:59
Universal TV
Рет қаралды 75 М.
BARNAAMIJKA MASRAXA FURAN 13-12-2019
1:22:04
Universal TV
Рет қаралды 56 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН