Mataankeyga 💔😭 || Qiso Dembibaaris ah oo aad u xanuun badan

  Рет қаралды 46,548

ILEYS

ILEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 195
@H.h.j.j.unknownperson
@H.h.j.j.unknownperson 8 ай бұрын
Qiso macaan +roob wayn oo da aya +anigoo waqti haya + ifiyow from borama ayaan ahay waan ku taageeraa wllhi❤❤❤
@sahalabdi8529
@sahalabdi8529 8 ай бұрын
IllhY soonka hanaga wada aqbalo dhamaanteeeN Amin amin amin Amin 🎉❤
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 8 ай бұрын
Sonka iyo SalaDa illahy Ha inaga aqbalo DhaManTeen Ba🤲❤
@Yaarajh
@Yaarajh 8 ай бұрын
Aamiin
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 ай бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin
@RuqiyaSalebaan
@RuqiyaSalebaan 8 ай бұрын
AmiiN wll❤
@sahalabdi8529
@sahalabdi8529 8 ай бұрын
Illahayow walaalaheena falastiin dhibka kakoraaad yaa allh 😢😢 Amin amin amin 🥺
@nadar472
@nadar472 8 ай бұрын
amiiin amiin 🤲🏻
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 8 ай бұрын
Aamin❤
@Aisha_keyf
@Aisha_keyf 8 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi 🤲
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 ай бұрын
Amiiiiiiiiin yaarabi
@SaaraAakil
@SaaraAakil 8 ай бұрын
Walhi saan qisooyinka ILEYS udhagaysanaynay danbi baare caadiya baan isku badalnay m.a ❤❤🎉😅
@Suldanboy
@Suldanboy 8 ай бұрын
Dimbi baare wan noqon kara wlhi 2 dilaa wan soosaray anwar iyo halaa yes love isar hee firdhiyow😮
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@AsmaaMahamuud
@AsmaaMahamuud 8 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 8 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد
@mimisucdi
@mimisucdi 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@Assa-t1z
@Assa-t1z 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@SuraleYyyy
@SuraleYyyy 8 ай бұрын
Qisoyinkaga san u dhageysanayey aroos dhan waba nacey 🥹
@NaimaNaima-h5t
@NaimaNaima-h5t 8 ай бұрын
Horta ifiyoow armaad reply soo gashaa eeboow dartaa like ubarty maba daawado video ga Anoo liketa saarin ❤😂
@ILEYSS
@ILEYSS 8 ай бұрын
Thanks wll qali
@SaaraAakil
@SaaraAakil 8 ай бұрын
​@@ILEYSSifiyow malinkaan ku bartay ilaa maanta tellkayga dhulka maba dhigo kwrn balwad baad igu noqotay walhi Allaha ku sharfo abowe ❤🎉
@zahrosman297
@zahrosman297 8 ай бұрын
walahi qisa an la yabey 😢😢😢 shukran😊❤
@Cabdullahi100
@Cabdullahi100 2 ай бұрын
Anigana Sidoo Kale,, Waa Qiso Aan La Yaabey, Cajiib Waaye Wallaahi 😮😊
@AadanQanni24
@AadanQanni24 8 ай бұрын
Ku dhiiri gali dadka ku xidhan janalka si ad u hesho like badan
@sucadhomohamed7171
@sucadhomohamed7171 8 ай бұрын
1:24:21
@kingsaalahudiin2601
@kingsaalahudiin2601 8 ай бұрын
Ramadan mubarik ❤
@LatifaElmi-x1e
@LatifaElmi-x1e 6 күн бұрын
😢😢😢🥺🥺🥺🥺😢😞😞😞😞👎👎👎👎🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻☝️😢😢😢💔💔💔💔 Abaayo😢😢😢😢😢😥😥😢😢😱😱😱💔💔💔💔👎👎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@AmranAbdi-e1w
@AmranAbdi-e1w 8 ай бұрын
Dumuuc miskinta allaha unaxaristo 😢😢😢ninkeda Anwar wa qayanole iyo walasheda subxanallh 😢😢😢
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 8 ай бұрын
Wanfahmy in ay walaasheed dishay subhanallah
@Maddypeard
@Maddypeard 8 ай бұрын
Abowe qisooyinkaga waa macaan lkn waxa dhadhankii ka dhamaysa hal qof baa 5 daqiiqo ka sheekaynaysaa waxa soo koob koob ani qisada soo yaree kama wado ee waxan ka wada haku fogaan dadka haddi kale dhadhan ma yeelanayso🤏🤌
@Zayba945
@Zayba945 8 ай бұрын
Illhyow xaaran ayn kaa magn gany 😢😢
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 8 ай бұрын
asc sxbyal afur wngsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahalabdi8529
@sahalabdi8529 8 ай бұрын
First comnty🎉🎉❤
@AbdulBare10
@AbdulBare10 8 ай бұрын
Manta waa malin jimcaa ah an kusalina Nabiga SCW❤
@samsamitasunaar
@samsamitasunaar 8 ай бұрын
MashaAllah qiso dheer oo aad iyo aad u macaan bay aheyd ❤ noo soo badi qisooyinka dambi baadhista ah iyo wali ba ku wa aadka iyo aadka u cabsida badan
@AmranAbdi-e1w
@AmranAbdi-e1w 8 ай бұрын
😢😢😢wlhi qiso xanun wye 😢hdand qorsha ha dilka qofka kenay ila hda gacan lagu haynin dilka inta ugu weyn ayada fulisay Halaa inkar qabta aaqirone cadhaab 😢😢😢😢
@ilhanxaragotube3060
@ilhanxaragotube3060 5 ай бұрын
38;54 waa Adoo wayaa😭
@SafiyoCabdulahi-sz2gq
@SafiyoCabdulahi-sz2gq 3 ай бұрын
Mash Allah abowe horayusoco wakuwata kamadalo qisoyinkaga m.a ❤❤ tankii🤞🤩🥰
@abdulaahi961
@abdulaahi961 8 ай бұрын
Iska dhaaf inaan sheego dambiilaha waxaan sii qiyasay qofka la dili doono ala maxaa dambi baare dhameestiran ahy😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 ай бұрын
Faanka day😂
@naftadooje9871
@naftadooje9871 4 ай бұрын
Nebiga ha lagu saliyo salallaahu calayhi wasalam
@loveanimalis
@loveanimalis 8 ай бұрын
2008 kii halla gabar la oran jiray oo ciraaq ka imaatay ayaa meel aan shiishad ka cabi jiray ee shaaricu salaam salalah ku taakay haysatay, tolo ma iyadiibaa!!
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 7 ай бұрын
Laka yabe 😢
@HafuuMHaashi-wc9yt
@HafuuMHaashi-wc9yt 8 ай бұрын
Ramadan 20 ayuu maraa maalin maa la dhihin ramadaan mubaarak
@Taliye-7
@Taliye-7 8 ай бұрын
qiso cajiib ah balse dambiilihii ugu waynaa waa baxsaday waxay noqotay filim laadirkii baxsaday cml mahadsanid bro
@Saabariina152
@Saabariina152 8 ай бұрын
👏👏manta waxan isku qiraya inan ahay denbi bare sabaro ah markan ogaday qofta dhimatay iney dumuc ayan fahmay iney denbilayasha yihin Anwar iyo halla sacabka👏imaqashiiya hee😊😂😂😂😂😂😂😂
@MaidaFaarah
@MaidaFaarah 8 ай бұрын
👏👏😂😂
@maryan409
@maryan409 4 ай бұрын
👏👏👏👏😂
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 8 ай бұрын
Ilahay hasoo qabto faasiqadaa😢
@MssFanax
@MssFanax 8 ай бұрын
Lambar1 😊
@herrr.1111
@herrr.1111 8 ай бұрын
Thnx wllkenn marna dherigaliyahenna 200k Insha Allah dhawaan😊❤
@123-dd
@123-dd 8 ай бұрын
Adigu waxaad haboontahay inaad nowoto xariif hablaha xayaysiiya
@Yusraiprahim-yn5vr
@Yusraiprahim-yn5vr 8 ай бұрын
Wlhi waa xanun koley way kaso bixi🥹💔
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 7 ай бұрын
Qacdi hore waxa iku so dacday in dumuc dhishay mare ogatay inu ningeda jecelyahy lakin wan ogan dona qofka dilay 😢fuded idilayo damadka ka hor hadly
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 8 ай бұрын
Tanks ifiyoww❤😊
@maryan409
@maryan409 4 ай бұрын
Ifiyoww waku taagera❤😊
@MarwoFatuzh
@MarwoFatuzh 6 ай бұрын
Jiko ano kujira Mahe wqti Kle ma dawado IfiYo qisadada wa dal apwow niyda kadala sa usugayo❤😂
@WardoHanishaafici
@WardoHanishaafici 14 күн бұрын
Saa qisooyin udhageysanaye baan dambi baare isku badlay wax walba qiyaasa sey udhacayan waw😂😢
@Tusayma
@Tusayma Ай бұрын
ifiyow wall seed wax u wada quruxdu saan u naqanay malaga badalay bal wax no sheeg 😊😂
@Abdinajiib-kq7dv
@Abdinajiib-kq7dv 8 ай бұрын
Xuseen
@Zoumayozaciid
@Zoumayozaciid 8 ай бұрын
Dambi baare aaba ahy kawrn😂 qisada qeybteeda dambe dhan mar hore sawirtay😂❤
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 8 ай бұрын
War xaaraantu xumaa subxanallh qofka bilaa damiir ayeyba ka dhigeysa
@khadraabdi2091
@khadraabdi2091 5 ай бұрын
qisooyinka noocan oo dabi baarista 😊😊
@aaminaAbdinaasir
@aaminaAbdinaasir 5 ай бұрын
Ifiyow waad mahad sanan tahy
@MaryamoMire
@MaryamoMire 4 ай бұрын
Ifiyow please iisheeg nishidada magaceeda🥺
@suuabdul1561
@suuabdul1561 8 ай бұрын
Ifiyow qisooyinka dambi baarista ah waxan katusala qataa’’sheekada ciwaankeeda😂durba wan fahma
@sundusmohamed8509
@sundusmohamed8509 8 ай бұрын
Ifiyooow horta naaag maledahy 😂 waaanba kaaa helaye😢😢😢
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 8 ай бұрын
marba haddan dhagaysanayo qiso aad adiga soo gudbisay amfurkeyga cunto ka macaan malahan😂❤
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 8 ай бұрын
Haa wlhi caajis Dhani kuma qabnyo❤😂
@Yaarajh
@Yaarajh 8 ай бұрын
Masha allaah anfurkaas anilee kaqaday 😂
@FathiaYoussoufomar
@FathiaYoussoufomar 4 күн бұрын
Bonjour j'aimerais vous faire part que quand il s'agit d'une histoire longue veuillez nous faire 2 parties
@CiisabinumusaaJamaac
@CiisabinumusaaJamaac 23 күн бұрын
💔💔💔
@mssYaaraisthebets2
@mssYaaraisthebets2 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@mssYaaraisthebets2
@mssYaaraisthebets2 8 ай бұрын
Haa
@RaaxoaxmedRaaxoaxmed
@RaaxoaxmedRaaxoaxmed 6 ай бұрын
😢😢😢
@Anuush160
@Anuush160 8 ай бұрын
Anaa qiyaase dilaga markii ladhahaybo yaa dilay maskaxda ku heyste🎉
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 ай бұрын
As always❤😢😢😢
@ShibaJama
@ShibaJama 8 ай бұрын
Saaxiib. Soobadi 😮😊
@noraabdulaahi2620
@noraabdulaahi2620 8 ай бұрын
Saan usugayey wllhi. Mahadsanid❤
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 ай бұрын
ifiye wax badan baa ka bartay wlhi ma. A mahadsanid waxyaalo aan maskaxda gali kadhin baa ka bartay lkn carabtu waaba dad yaab leh subxanallah Alle ha unaxaristo gabadhas lkn hala in ladilo baa rabay😡
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 7 ай бұрын
Waa dad xun wlhi 😢
@raxmoaxmed8561
@raxmoaxmed8561 8 ай бұрын
Wcs wll qali sodhawoow ifiyooow ramadaan kariim qarabooo❤❤❤❤
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 8 ай бұрын
Ramadn mubarik wlzhy😊
@raxmoaxmed8561
@raxmoaxmed8561 8 ай бұрын
❤❤❤❤​@@SaadoAhmed-n2i
@ClaahiQaliif-nn4fw
@ClaahiQaliif-nn4fw 8 ай бұрын
Ifiyow team xarfaanta ka dhig next muql❤
@fowsiyoyusuf5090
@fowsiyoyusuf5090 8 ай бұрын
cws ifiye🙏💯
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Ayadaa dishay Malaha !!? Allaahu Aclam !
@CiisabinumusaaJamaac
@CiisabinumusaaJamaac 23 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@mohamedhassan-en5wr
@mohamedhassan-en5wr 8 ай бұрын
Ifiyow sxb waxan joogaa magalada hargeisa ka wrn hadaan vedios kaga soo duubo magaalada si aad muuqalada qaar inoogu darto 🙏.
@aishahussen7712
@aishahussen7712 25 күн бұрын
Qisoyinkada marwalbo wan ilimeya nio wan callol jilicsanahay moda😂😂
@RoodoAhmed-p3p
@RoodoAhmed-p3p 8 ай бұрын
Naagti ayn anigu dalka Turkey ga kasoradi 😢si ay gabadhu cadalad dhamys tiran uhesho
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 8 ай бұрын
Liketa iyo dawashadu isma lahan ee isku xishooda is xilqama 😊
@farduusdiamond
@farduusdiamond 8 ай бұрын
Mala waa gabdha hala al turki la dhaho😂
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Ama Asagaa diley si Ay uga - Taqalusaan dhamaan gabdha oo Gabdhihii Qaraabada guursadaan!
@ShariifJammac
@ShariifJammac Ай бұрын
Walaasheed ayaadishay sobobta aywadankaleu aadayso maxaawaaye Hadid aywalaasheed eysandilin😢😢
@Ubax-Yousuf7wb6l
@Ubax-Yousuf7wb6l 8 ай бұрын
Ilhow Adan ka magan galnay xaraan 😭🤲🏽
@yusufmxamed5293
@yusufmxamed5293 7 ай бұрын
Ileys❤ soobadi
@UbahahmedUbahahmed
@UbahahmedUbahahmed 8 ай бұрын
Be humble life is short😢🥰
@CabdiAdam-wx6ps
@CabdiAdam-wx6ps 5 ай бұрын
Asqfirulah labadi gabdhood Ayaan Ayaan isku qalday
@amiinofficial6272
@amiinofficial6272 8 ай бұрын
Inta qisooyinka ifiye 2x speed kudaawato 😂👋
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 8 ай бұрын
😂😂😂1x ayaba dagdag ugu ah ani
@Aliinaa1
@Aliinaa1 8 ай бұрын
All videos in youtube 2x ❤
@Aliinaa1
@Aliinaa1 8 ай бұрын
​@@SaadoAhmed-n2imasoo dhawid see ufahmee ❤
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 8 ай бұрын
Asc dhamantiin bisinka Waa qiso naxdinteda leh hala iska jira Waa dila wan reer turki hayaay 😂😂😂😂😂
@jumanaabukar1069
@jumanaabukar1069 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamseemahamed6203
@hamseemahamed6203 8 ай бұрын
Nio waxan laga Daayoo Xarfaanta inoo zoo badi
@feisalali-s7n
@feisalali-s7n 8 ай бұрын
maya xarfaan majiro marabno ee inaga daa
@Ahmedmcln33
@Ahmedmcln33 8 ай бұрын
Qisada Waxa aan Marayaaaa 22:00 minutes Waxa aan Ku Qisaayaasaaa Waxa Dhicidoona in ay geysan doonto Qof Dumar ah😅😅
@BisbisBisao
@BisbisBisao 4 ай бұрын
Magac xusen wnba fahmi wayay nin furfuran qalbi wngsan kalmado macan lkn. lkn heee intas iyo inkabdnbo marmarka qar waben wnags oo sidi maskara ayuu usiban yab marmar qof kaxun majiro shaki waswas iyo fidno bilowgeda
@deqofarah3136
@deqofarah3136 8 ай бұрын
Qiso yaab leh
@NasroCumar-mc1kv
@NasroCumar-mc1kv 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Anzal3615
@Anzal3615 8 ай бұрын
Sida an qisoyinka dambi baarista ah udegeysanay now my hobby is inan dambibaare noqdo❤
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 ай бұрын
Wcs 🤝 ifiye
@mahdiAli-d1t
@mahdiAli-d1t 8 ай бұрын
Thanks
@XayaatRajacun
@XayaatRajacun 8 ай бұрын
Subxana alah 😢😢
@ismaelomar6542
@ismaelomar6542 8 ай бұрын
Ileys sxb vidéo naga badil
@sundusfarahabdullahi3687
@sundusfarahabdullahi3687 8 ай бұрын
Ifiyow malmhan codkaga miya gaabtay mise waa telkayga😊
@DoolAli-xz7jz
@DoolAli-xz7jz Ай бұрын
Wan sadaaliyay sidii an u sadaaliyaay ayay noqotay markiiba wan daremay gabadha inay dilen anwar iyo walashed😂😢
@IkramAbdirazak
@IkramAbdirazak 8 ай бұрын
Shekada we iska cadahay walashed iyo ninkeda aya dilen qisada ma idhamaan yaah
@AzmaCayni
@AzmaCayni 8 ай бұрын
Ifiyow tii xalayba maan dhamysane seed wax yeeshay afurkan la sugayay wxn islaha maso galinayo😂😂
@Bintubasra2019
@Bintubasra2019 8 ай бұрын
Same😂tan lkn dawadey
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 8 ай бұрын
Tee xaly anoon daawan tana daawadey mrkn arky dabibaadhis❤😂😂
@AbdorisaaqHassan
@AbdorisaaqHassan Ай бұрын
Nio qisoyinkaga saan udhagaysanayay imika shay kaatahi sidaan usaadaliyo unbuu noqdaa 🙄🙄🙄🙄
@Safigym
@Safigym 6 ай бұрын
Gawadheyda wexey I dhahesa ninkan codkisa wan karahsaday kkkk cawa way iga qoslisay
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 8 ай бұрын
Ninkeeda
@meaktooni
@meaktooni 8 ай бұрын
Anigu gabdho filter isticmale le arkay😂
@HafuuMHaashi-wc9yt
@HafuuMHaashi-wc9yt 8 ай бұрын
Waan fahmay dilaaga Waa labo qof
@Butuceyyy
@Butuceyyy 8 ай бұрын
Markas hanaa iyo anwar ayaa dileen damuuc😮😢
@naciimamohamed4317
@naciimamohamed4317 8 ай бұрын
Asc ifiyoo waalhi qisooyinkaada waan dhagestaa marka taageeri weyn ahaayn kuu ahay shaqada markaan ku jiro ayaa dartaa qisooyinkaada lkn waxaan aad ujeclahay jini jiniga ku waas❤soobadiy
@UmushuremSalah
@UmushuremSalah 8 ай бұрын
Ya sideyda oo kle ileys marko wx so digo farxa 😂😂nolow Wilkeniyow
@SaadoAhmed-n2i
@SaadoAhmed-n2i 8 ай бұрын
Farxadn dareemo wlhi wa yaabysa malinkso dhan farxd❤❤
Gabadhi shaqaalaha ahayd 😭 || Qiso xanuun badan
1:11:27
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,7 МЛН
Ka baxsiga Tiirka 😩 || Qiso cajiib ah
1:09:10
ILEYS
Рет қаралды 36 М.
Qisada Sanaa 😭😭 || Qiso aad u xanuun badan
1:24:27
ILEYS
Рет қаралды 40 М.
DAMBI BADHE JABAAR IYO KIIS LAYABLEH!@sawdamqaalib
37:45
Sawda Qaalib
Рет қаралды 82 М.
Jaceylkii qabyoobey || Qiso dembi-baaris ah
1:31:05
ILEYS
Рет қаралды 51 М.
BURUSHYADA WAX LAGU SAWIRO/WAA QISO CAJIIB!@sawdamqaalib
46:48
Sawda Qaalib
Рет қаралды 99 М.
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН