Mataqaanaa Sababta Ay Suuratul Baqara Wax Kuugu Tari La,dahay Waatanaa Sababta Ee Wax Ka Ogoow

  Рет қаралды 10,580

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@SabiriinMohamed-ot6kt
@SabiriinMohamed-ot6kt Жыл бұрын
Kusaliya saliga nabiga scw scw scw
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz Ай бұрын
ilhow ii aqbal wa bilabay aqrinta baqara shar&sheydana noga qabo owladana noogu mabarake &dink,imanka aamin yarbi
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
@sagalh6770
@sagalh6770 Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@SafaJamac-h3g
@SafaJamac-h3g Жыл бұрын
Jasaa kala khayr allhu musali cala maxamed
@hibaqali-jo3xy
@hibaqali-jo3xy Жыл бұрын
Jazakallahu Jannal Fardawsa walal ❤❤❤
@samiraboss6155
@samiraboss6155 Жыл бұрын
Sheekh khayr alle haku siiyo riyooyinki ayaan kaa sugayney sheekh
@FowziyoCaliNuur
@FowziyoCaliNuur Жыл бұрын
salalaahu caleyhi wasalim❤❤❤❤
@aliosman8874
@aliosman8874 Жыл бұрын
Wcs sheikh Jazakallahu khaira, Amin ya rabbi
@saciidomohamed3996
@saciidomohamed3996 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@fjmavio4072
@fjmavio4072 Ай бұрын
Baaraka allah fiika sheek riimi
@CaliCadaay
@CaliCadaay 4 ай бұрын
Sheeran jazakalahu qayrra
@IkranSuban24924
@IkranSuban24924 Жыл бұрын
Jaza Akallah khair sh riimi ❤
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Amun suubaneey
@haldhaaabdi2158
@haldhaaabdi2158 Жыл бұрын
Legend of the legend sheikh Riimi, thank you
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Adaa mudan
@haldhaaabdi2158
@haldhaaabdi2158 Жыл бұрын
Nosoobadi qisoyinka suratul baqra sheikh jazakumullahu qeyr
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DACWAH-o2i
@DACWAH-o2i Жыл бұрын
Allah is one☝️🖤
@aminafarah2318
@aminafarah2318 Жыл бұрын
SALALAAHU CALEYHI WASALAM
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Barakalahu fikum sheekh Riimi
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Amin wa iyaak
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 Жыл бұрын
Jazakallah sheikhow
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Amin
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Amin
@mariaMaanka-sz4mf
@mariaMaanka-sz4mf Жыл бұрын
Jazaakallaahu qeyr
@AdontiAllah-b8n
@AdontiAllah-b8n Жыл бұрын
jazakallahu khryr sh miizanka xasanatka alle haku saro
@shamsanoorsabe-lu6lu
@shamsanoorsabe-lu6lu Жыл бұрын
Masha Allaah Masha Allaah
@munaameen3599
@munaameen3599 Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ حفظك الله طال عمرك ان شاء الله الحمدلله على نعمة الإسلام
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Allahuma amiin Ya Rahman ❤
@adoontiialle3147
@adoontiialle3147 Жыл бұрын
Jasakalahu khyr
@sacdiyamaxamad
@sacdiyamaxamad Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤
@jikalosCade-vy7pi
@jikalosCade-vy7pi Жыл бұрын
ALLÀH kixifdiyo ALLÀH kubarakeyo ALLÀH kaaralinoqdo bi idnillAlAH sheikh riimi ALLÀH dartiisa Ayan kujeclahay
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Masha alaah alihii dartii ii jeclaatay haku jeclaado
@SamsamAragsan-vt5vi
@SamsamAragsan-vt5vi Жыл бұрын
Sheekhoow iisheeg riyada laygudhahy waalagu cadaabi nin duq ah aya igu yidhi
@hawaali5541
@hawaali5541 Жыл бұрын
Sheekh riyo ayaan jeclaan lahaa in aad ifasirto dhawr jeer ayaan kuwaydiiyey lkn ma Adan arkin ayaan filayaa Sheekh Riyadaan waxan kuriyoodaa markaan hurdada kulaabto salaada subax kadib markaan tukado Oo aan Wardigayga dhamaysto iyo hurdada duhurkii laseexdo labadaas wakhti ayaan kuriyoodaa riyadaan shekhoow Waa anigoo god Wayn hortayda yahay bar walba oo aan kacabsanayo in aan kudhaco godkaas lkn kuma aan dhoco mar na lkn cabsi xun ayaan kabaqa Godku marba. Waa nooc. Mar ayaa biyo kujiraan mar waa Mel qodan oo dheer oo ciid dhinacyada kataal sida suuliyada Marka laqodaayo oo kale Godkaas mar walba hortayda ayuuyaalaa mudo. Dhowr. Bilood ayaan kuriyoonayey. Waxaan Ahay gabar. An guursan wali.
@DeeqoAxmadxeyle-ex9gq
@DeeqoAxmadxeyle-ex9gq Жыл бұрын
Shiiqa iyo asxbta muraad ayaan leyahy isooduceya 😢
@HalimoNur-g9i
@HalimoNur-g9i Жыл бұрын
Sheekhoow lambarkaad iisoo dir muhiim aa u ehee
@SafaJamac-h3g
@SafaJamac-h3g Жыл бұрын
Asc shikh alle ha ku bara keeyo adi iyo walidkaa iyo ubadkaaga oo ha idiin danbi dhafo waxan ku riyooday tima hayga fooda oo igaga dhegay ill ka sare sidii in aan cunayo oo aan ka fujin kari waayey oo aan ka baqayo in ilku iga daatan
@SafaJamac-h3g
@SafaJamac-h3g Жыл бұрын
Sorry waxan ahay Marwo la qabo
@fadumociise6619
@fadumociise6619 Жыл бұрын
Shiiqow lamberkaada iisoo dir muhiim ayan u ahee
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Amin
@shamsasalha5657
@shamsasalha5657 Жыл бұрын
Asc sh Riimi ilhaye haku barakeyo magaceyda wa Amran waxan ku Riyodaye aniga oo saxebteyda madax weyna aahan loo doranayo oo la ilaalinayo ninman madax ah eeylajogan anigo ilmawato datka sodaxmarayo kadid iskudubayo oo iskuoyneyno saxteyna washaqa ah mahayso oo gurika ayey iskajogta ilma ayey korsaneysa sheik isofasir ilahay hakubarakeye l.a
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 4 ай бұрын
Asc dhamaan in allaah I caafiyo iisoo duceeya allaah dartiis culees jiro markasto dukataan
@FartuunCali-y5f
@FartuunCali-y5f Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@AdanMohamed-vg5jq
@AdanMohamed-vg5jq 4 ай бұрын
Allahu akbar
@MaryankhaliifYuusuf
@MaryankhaliifYuusuf Жыл бұрын
Calayhi salatu wasalam
@maqsuud277
@maqsuud277 Жыл бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤
@Sundus753
@Sundus753 Жыл бұрын
Mahad sanid khayrallah kusiiyo
@qadrojac2890
@qadrojac2890 Жыл бұрын
Alxm aniga haben walba Ayn aqristaa
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Ale hakugu canfaco
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 4 ай бұрын
​@@SheekhRiimiChannelculees jiro iisoo duceeya in allaah I caafiyo
@CabdirahiimHuseen
@CabdirahiimHuseen 3 ай бұрын
Scw scw scw
@samiraboss6155
@samiraboss6155 Жыл бұрын
Asc sheekh qiso aan la yaabay aya igu dhacday runti sina aan Lea yaabay sina aan ugu farxay wxa jira wiil aan jeclahay hada waxa kala maqanahay mudo ugu yaran 2_bilood wu i blocky salaad walba wan tukadey si walba ayan u ducaystay saliga nebiga scw wan aqristaa xitaa salaado dheerad ayan tukada barqadi oo kle ayan badana tukada si aan alle u baryo mr wlba Marmar ayan habeenki hurdada kaso kaca si aan alle subxanawatacala u baryo sido kale sunaha salada subax ka horeeya alle ayan waydista in uu dib iiguso celiyo wiilkas malin kasta wxan eega in uu blockta iga qaaday mana dhacdo xoga niyad jab ayan si dareema salad walaba aan tukadana alle subaxaana watacaala ayan gacmaha u taagta inuu iso celiyo oo weliba khayr iiga dhigo sujuuda ayan ku baryaa ano dhahaya ilaahow hebelkaygi iso celi kheerna iiga dhig cabaar kabacdi waan eega bal hada inuu ina blockti iga qaaday oo ilaso hadlay Mr marka qaar mrkan ducausto oo aan alle waydisto inuu isoo celiyo wiilkas happy ayan noqone oo wxan naiyayasanaya in uu alle baryadayda iga aqbali doono oo alle iso celin doono insha allaah blse mrkan arko anigo alle baryaya ducaysanaya salaad wlba aan tukado gacmaha kor u taganaya sujuuda ku ducaysanaya magaciisi ku dhawaqaya hadana aanu ilaso hadlin wiilki ayan niyad jaba Mrka Saaka aya wxa igu dhacday salaad subax markan tukaday anigo alle baryaya gacmaha kor u taaganaya ayaan halmar ilmeyey wxan u ilmeyey alle wn baryaya wn ducaysana in aan halmar wilkas iso labto oo an oridisa noqdo balse ducadayda baryada sujuuda an ku dacaysanayo saliga nebiga aan aqrisanayo malayga aqbalayo miya aniga is canantay qof sidee ah ayaad tahay baan is dhahay Ma qof aan wxaba laga aqbaleen ayad thy wan yaabay gefna igama aha ee aniga aya is canaantay shek anigo weli ilmaynaya oo alle la sheekaysanaya ayan gogoshii ku laabtay sidii ayan ku gam’ay Mrka wxn arkay riyo mrna aan yabay see cml marna aan farxay Wxa riyadi laygu tusay anigo wiilki xaaskiisa xalaasha ah aan ahay Weliba wiil an ku qiyaasay 5jir meelahas haysana uur xaamilo ahna aan ahay gurigayagana ay la buxo dad badan oo ehelka ka mid ah aya nala jogay labada dhicanba Lkin farxada aan isaga ka helayo an salug sana wx yar wiilka aan u haayo mrkas aad ayu ugu farax sana oo wuu jecla blse wxan daremayey inu yahay qof bananka ku mashqulsan oo mr wlba bananka u ordaaya cuntada xita wuxu i dhahayey bananka an ka cuna cuntada ay naagta shalaha ahi karisay cusbada ayan kubadan madadama oo an gasteri qabo aniga aya ku karinaye jog an dhahay maya adiga wad culustahay ee hays dhibin uu i dhahay mesha u cuntada ka donanaayo ayu ii sheegay haye sida aad jeceshahay ayan ku yeelaya manta ayan ku dhahay lkin mar danbe sas ha samen dadka ayago gurigooda ka cuteeyay oo qurux badan ay ka baxan an ku dhahay hye u idhahay insha allah bes Anigana wiilkaygi ayaan u wacay anigo ugu yeeraya ina hebeloow oo magaca aabihiis aha wana wiikan aan jeclahay magacisa ayan wiiki yara dhabta gashaday intaan sariirtayadii aadnay riyadu way dheerayd blse inta ayan kaso qaatay sheek inad iso jawabi doonto ayan rajaynaya insha allaah qof wlba oo commentgyga arkana ha iso duceeyo Sheekh adigana isoo ducee pls in alle sida ugu dhaqsaha badan iiguso celiyo khayrna iiga dhigo insha allaah Wxan rajayna oo maanta ii farxad ah in alle riyadaas ii rumeeyo idinkana ducada iguso caawayi pls insha allaah🙏🤲🤲🤲sheekh iso jawab pls
@HayaadAliYusuf
@HayaadAliYusuf Жыл бұрын
Allah ku rumeeyo abyo anipo dhibkas iheeste😢
@Kmn3214
@Kmn3214 11 ай бұрын
Waxaas oo qoraal ah intee maalmood qoraysey
@FaisaHamud
@FaisaHamud 4 ай бұрын
Abayo waxlaga yaba nowadays qeera kuehena waxatirah hadawaqeera iyahay
@ubahgaiye
@ubahgaiye 3 ай бұрын
Illahy haku soo celiyo khyrna hakaga dhigo
@Umu-aya
@Umu-aya Жыл бұрын
Asc shiq cilaaj ban bilwahy Riya MAs cad ku riyoday jilbahana wa ka kaci la ahay
@fartuunahmed-kf2xj
@fartuunahmed-kf2xj Ай бұрын
Maalintii meqa aqrin karaa
@SacdaSacda-t7t
@SacdaSacda-t7t Жыл бұрын
Hadii andan garanayn balka waran
@maimunabillow3107
@maimunabillow3107 Жыл бұрын
Marwlba dageysa kitabkna kafrso marka wadbrnii
@mohamedcabdullahiaden916
@mohamedcabdullahiaden916 2 ай бұрын
Asc sheikh wahan kuwedina kofka dibata hesta marwalba digriga Aqrista o suratul baqra Aqrista malin walba ohadana dibata ey Mel walba maha waye
@ayaancali6099
@ayaancali6099 Жыл бұрын
Sheiq aniga mawada aqaano suratl baqra intaa ka aqaan ma igu filan tahay
@noloshacusub6008
@noloshacusub6008 Жыл бұрын
Qalin qori kuu aqrinayaa jira soo gado
@FaduminiCadey
@FaduminiCadey 25 күн бұрын
Shiq enigma wan aqristaa
@adoontiialle3147
@adoontiialle3147 Жыл бұрын
Jasakalahu khyr
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 2,3 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 128 МЛН
Surah Al Baqarah Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Sufi
1:31:05
Daarul Salaam Media
Рет қаралды 2,7 МЛН