Macalin imtixaankii 2017 soo diyaari isagoo dhamaystiran.
@caydaruusxusen Жыл бұрын
Waan ku salaamay saaxib ee imtixaanka dowlada ee lagalay 2017
@Salinakhader143 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أستاذ 😊
@BarwaaqoMohmed10 ай бұрын
Mahadsnid ustaad جزاك الله خير
@apdibasidsayid6368 Жыл бұрын
100% mahadsannid ustaad
@hajjilyrics3390 Жыл бұрын
Ustaad sidan noogusoo duub hakala reebin
@YarecabdilaahiSalah2349 ай бұрын
Paper 1 maad duubinbee wasidee
@TheDhiibsane Жыл бұрын
Alle hakaa jasa I siiyo maclin 🙏
@cabdishakuurnaasir5991 Жыл бұрын
Ustaad imtaxaniki 2021 miyaad duubtay
@abdirahmanarab6130 Жыл бұрын
Macalin abaalkaaga Alle janno ha ka dhigo.
@mohamedArab-r1o Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay ustaad mustafe xaamud ustaad su'aasha 17aad waa c. 3/6x1/6 = 3/36 = 1/12 waayo and ayaa taala meesha less than ka horaysa.🙏
@Mustafeinaxaamud Жыл бұрын
Waa runtaa oo AND way ku jirtaa laakiin waxa LA raacayaa hakadka , Even, prime number and less than 3 Markaa prime number and less than 3 waa odhaah la israacinayo