'Erayga Abwaanka Iyo Odhaahda Fanaan-ka' Maanta Iyo Af-Soomaali Ruug CABDI GOOD Part2

  Рет қаралды 61,057

Mattaanaha

12 жыл бұрын

Cabdi Good iyo Caasha Luul

Пікірлер: 43
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 11 жыл бұрын
bulshada kuma wada jiraan sida abdi good oo kale, runtii waa nin fan-dhuux ah..
@ahmedjama3992
@ahmedjama3992 4 жыл бұрын
Abdi good Abees aad ayaad u fiicantahy laakiin af somaliga waa layga badiya balse hadana xaal yara toosan(( kadimada)).heesta ku jiraa waa geelal badan oo wadaaga ah.kelmada xooxna.waxa ay sheegayaa in la maalay laakiin hadii markaa qof marti ahi kuu yimaado caanihii horena la laacay ayaa waxa la yidhaahdaa waar bal hadhuubka la dhex gala in aad xoox uga heshaan hadii uu godlado.
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 4 ай бұрын
Sxb xoox waxaa ladhahaa caanaha laga liso neefku in aanu godlan tan aad adigu sheegayso waxaa ladhahaa dharaq
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
IGU QUBAY jacaylkii qalcdaan jaleecada ishaan kugu qac siiyaad qalbigayga qaadee IYO ilayin TARAN jacayl IYO TALAAL MALAHA aashaqu 2 heesood ee uu sooqatay cabdi good waxa curiyey muxummed xsoofe (kaneeco) AUN AAMIIN
@Kamadage99
@Kamadage99 10 жыл бұрын
Abdi good....mid aan ku idhaahdo waad ku fiican tahay Shaqadan aad Qabanaysid Waa Kaalin Loo baahnaa runtii waxaan Rajeenayaa inaad wadid oo aad joojin..waana salaamayaa casha luul
@nasiromar2633
@nasiromar2633 9 жыл бұрын
Allahyacizak Cabdi good rug cadaa Afsomali ruuga ilaahay Aqliga ha ku barakeyo
@keysejama3160
@keysejama3160 11 жыл бұрын
Cabdi Good waa dadka af-somaliga looga danbeeyo mahadsanid waxbadan ayaad noo faa'iidaysay somalidu heeshah way iska dhagaystaan lkn inta badan micnahooda ma fahmaaaaaaaan waana inaad in badan nooga faaidaysaa afsomalgaagan hodanka ah .
@abdikariinahmedosmanabdilo7821
@abdikariinahmedosmanabdilo7821 11 жыл бұрын
abdi good abiis maasha allah waa afsomali ruug suugaanta somaliduna way u baahantahay macalin noocan ah
@munabashir2260
@munabashir2260 8 жыл бұрын
ohhh wllhi cabdi goodow waa runtaa caashaqu qofkuu soo maraa kawarami karaa axx axxx axxxx axx xanuun badana jcyl ku
@maakhiri3886
@maakhiri3886 8 жыл бұрын
adi muu kusoo maray jcyl qof soo mara waxaa ugu weynaa AUN Mohamef cali kaaariye boqorka caashaq
@najibkhalif
@najibkhalif 10 жыл бұрын
Wax badan ayaa iiga iftiimay barnaamijkan. Aabbayaasha Afka Soomaaliga fannaaniinta, abwaaniinta, iyo wariyayaasha bannaanka soo dhiga dhammaantood waan salaamayaa, waxaanan Ilaahay idiinka baryaya adanbi dhaaf. Aad iyo aad ayaad wax noogu iftiimiseen.
@hassangudaal9627
@hassangudaal9627 8 жыл бұрын
cabdi nijaas hoyadaa iyo salemaan bidaba was adiga iyo iasaguba waxad tihiin sikhraamin sikhra dhalay iidor khamro lagu anqariyay ayad tihiin lawaseen
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Xasan Gudul ###WAXAAN U MALEENAYAA FUTADAA KU CUNCUNEESA OO WAXAAD RABTAA GUS QALOOCA IN LAGUGU AASO ....MAKHNUUD INBU MAKHNUUD
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 7 жыл бұрын
Adigoo xigtii qubay(caanaha maantii geela laga maalo diiba hadhkii) Kadimada xawaadda xoox inaan kawaayaa (Waa caanaha goloha labada xero joogood) Csbdigood siqaldan buu ufasiray
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 4 ай бұрын
Hhhh sxb xigta waxaa ladhahaa caanaha geela laga maalo siqbadhka habeenka
@salaadofaarax6119
@salaadofaarax6119 8 жыл бұрын
waalii waa sax salman caato
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 9 жыл бұрын
aad iyo aad baan uga helay barnaamijka iyo sida uu u kala dhigdhigayo af soomaali ruuga cabdi good abees [alla ha ku xafido] waxaan odhan lahaa dadka koplay waa jirayaa qof wax sheega iyo qof mucaarada inta aduunkani jirayo markaa labadooda waxaa kala saara caqliga saliimka ah kaa saa ah maxkamada sare ,caqliga saliimka ah ayaa ku taageeraya runta sheegaya. Qofka wax mucaaradayoo [think befrore you say any think].
@SNopoli88
@SNopoli88 9 жыл бұрын
Cabdi good dhimo ilaah ayaan kaga baryee hadana ma khadra afka la gashey waa my berta fanaan oo aan jeclahay heesaheda. cabdi good dhimo ilahban kaga baryee
@saeindhoyare5267
@saeindhoyare5267 9 жыл бұрын
Bisinka dadka lama habaaro
@maakhiri3886
@maakhiri3886 8 жыл бұрын
wll iska hubi heesahan waa heesaha uu jclyahay isagu waa heeso aan caadi aheen khadra daahir waa boqorada heesaha jcylka
@abdihashi2310
@abdihashi2310 3 жыл бұрын
Haduu tartiib u hadlayo , waxbaa laga faaiidi lahaa.
@cusmaann1salaad309
@cusmaann1salaad309 7 жыл бұрын
waxaan ka xumahay ereyga xoox siduu ufasiray kalamada uusan aqoon waxaa ufiican inuu dhaho kalmadaa ama ereygaa karanmaayo balse waxkasta matooqsi ayey noqdeen
@lagahelofficial5531
@lagahelofficial5531 3 жыл бұрын
Wllo bal noo faa iday hadaad adigu garaneyso kalmadaa
@sharifduale3923
@sharifduale3923 4 жыл бұрын
Si xawli ah buu u sheekaynayaa
@Somtales
@Somtales 10 жыл бұрын
nice show
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
dadkan caayaya ABDI GOOD waa dabaajiir ka xun RAGANIMADIISA....IYO CODKAR NIMADIISA
@honeybadger4812
@honeybadger4812 8 жыл бұрын
cabdi good heesta uu Ina salebaan bide siyey waxaa iska lahaa abwaan maxamed cali kaariye ayaa lahaa wey Mala awalan weyska magayaan toban magac uyelaan heeskas waxaa heeski nenasta daqtarki jacelka ugu baxay heesaha iska hubi abwaanku haduu dhinto dadki heesaha yaqana Wali waa nolyihiin heesaha abwaan maxamed cali kaariye lama dhici karo
@cabdixakiinxasan7559
@cabdixakiinxasan7559 7 жыл бұрын
axmed mohamud war aimed saleebaan bide leh malaha maxamed cali kaariye ninka labada abwaan waa usimanyihiin
@moodywa_9051
@moodywa_9051 11 жыл бұрын
nice show wlahiiiii 10xx u
@guulednaik6150
@guulednaik6150 8 жыл бұрын
madax sare cabdi good
@fayzaldiyo4227
@fayzaldiyo4227 5 жыл бұрын
Apdi Good
@abdullahi1988
@abdullahi1988 10 жыл бұрын
War barnaamisku fiicanaa, Gabadhuna waaba nilaa kale, Walee aadbaan uuga helay
@mohamedahmed-bk3yw
@mohamedahmed-bk3yw 11 жыл бұрын
phlosaphy abdi good nin wax badan dersay sugaanta iyo afka hooyo mahad sanid
@mocabdul
@mocabdul 10 жыл бұрын
Nin kaan doonaya inuu dadka afsoomaaliga ka saxo hadana afcarabiga ka hadlayaa muxuu yahay
@salmancaato9068
@salmancaato9068 10 жыл бұрын
kan abwaan maxaas ka ogyahay afkiisa ayaa gaduudane asaga ceebihiisu muu ku mashquulo markuu umadaa islaamka ah ku mashquulaayo soomaali waxaa ay meel la tiigsan la,dahay waa kanoo kale waa uu isla quman yahay
@Mamar6310
@Mamar6310 6 жыл бұрын
dee ninka doonaya inuu cabdi good dhaadhiya u tag wuxuu ku balan qaaday inuu ku Marti Qaadi doono narnaamijka hadaad dood qabto. balse hayska dhaleecayn
@timothybrown8716
@timothybrown8716 10 жыл бұрын
Waa nin kacsan
@calicumar5266
@calicumar5266 3 жыл бұрын
Kani waa beenaale
@mocabdul
@mocabdul 10 жыл бұрын
Nin kaan doonaya inuu dadka afsoomaaliga ka saxo hadana afcarabiga ka hadlayaa muxuu yahay
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,4 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 3 МЛН
JENNIE - Mantra (Official Music Video)
2:28
JENNIE
Рет қаралды 34 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Shunday o'tib ketmasmiz (audio 2024)
2:51
Jaloliddin Ahmadaliyev
Рет қаралды 5 МЛН
Asik - CONTROL
3:51
Asik Music
Рет қаралды 409 М.
Roza Zergerli - İstedim 2024 (Yeni Klip) 4K
2:56
Roza Zergerli
Рет қаралды 278 М.
Davvi x ADAM, 2Pac - Zhurek All Eyes On Me (Mash Up)
6:22
Dj Valka
Рет қаралды 634 М.
akimmmich & bimo - QAITADAN BASTAMA| lyric video
2:38
akimmmich
Рет қаралды 431 М.