“Maweel iyo markii ugu horeysay ee uu sharaab mango cabo” part3

  Рет қаралды 92,777

Ardaa Media

Ardaa Media

Күн бұрын

Пікірлер: 350
@bilancali2011
@bilancali2011 8 ай бұрын
Wa ninka ugu jecelay somali youtubers ka wliba wa ehlu cibaado ninkani❤
@Munoahmed57755
@Munoahmed57755 8 ай бұрын
Inta Sugeysay mawell like saar😂😂
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 8 ай бұрын
waa wiil aaduu sheeko mcn walhi maawel iyo qas waa daad iska khiiyaliah alle caqliga iyo cafimadka ha iidiin barkeyo walal hay aan tagero bad tahiin
@hothen777
@hothen777 8 ай бұрын
Maweel xarabihisa waxa igaga daran qiso kasto ku dhacday dadka magacyadooda ama nanaystoda wuu shegayaa😂mashallah waa dacad 👏
@HibaaqMaxamed-f6g
@HibaaqMaxamed-f6g 8 ай бұрын
Mawell nin funny ah weye wlhie😂😂😂😊
@kingijuxa
@kingijuxa 8 ай бұрын
Walhi waa runtii ceelafwayn jaar baanu ahayn maaweel xaafadooda odayga yare rayreye gaastaanu ka iibsan jirnay😂😂Alla muxu xasus na galiyay😅
@yastayonis4007
@yastayonis4007 8 ай бұрын
So funny guy 😂 waa ninkii Qays qayser janalka la kiciyey runtii.
@HappyBambooForest-iu9kp
@HappyBambooForest-iu9kp 8 ай бұрын
Inankan waxaan ku jecely run ahaanti hadalkiisa oo dhami wa xikmad masha allah tarbiya iyo qiraan in lagusoo kariyayna wayka muuqata teda kle hdalkiisu xataa waa funny isagoon iska keenkeenay sida qays 😂
@fardusaxmed5926
@fardusaxmed5926 8 ай бұрын
Cabdizamad maweel funny weeye wlhi😅
@AsmaSheekhxasan
@AsmaSheekhxasan 8 ай бұрын
Su aalo diini ah is way diiya wllo alle ha idn Sharfo dhamaan diine❤❤❤❤
@كوثرموسى-س5خ
@كوثرموسى-س5خ 8 ай бұрын
Aamiin queen ❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Masha Allah wiilkaa waa nin ehlu diina ❤ and
@HamseSADRI
@HamseSADRI 8 ай бұрын
Mawell Libaax Baa Tahay Wllhi GEEP GOING Guuuleyso Libaax
@najmaabdirashid9549
@najmaabdirashid9549 8 ай бұрын
Ninka ugu xaraabaadka badan😂❤
@Samimusic.1
@Samimusic.1 8 ай бұрын
Waa Daacad wllhi Cabdisamad Maawel legend ❤😊
@nimcodegan3615
@nimcodegan3615 8 ай бұрын
Maawel film udhipa waa jilaa asal ah wlhi
@hodanali2354
@hodanali2354 7 ай бұрын
Mashalah ilaahay haku barakeeyo maawel waa nin isaku kalson
@Naimamohamath
@Naimamohamath 7 ай бұрын
mawal wa asalki reer sanaag❤❤
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 7 ай бұрын
Maaweel mar waliba Hala wareesto funny waaye wllhi m.a yaa igu raacsan 🎉😂😂
@YoonisAhmed-e5w
@YoonisAhmed-e5w 7 ай бұрын
Aniga walahi😂😂😂😂
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 8 ай бұрын
Mansha allh maweel wlhi waa funny waa ninka aan ugu jecelahy aad buu iiga qosliya❤😂😂
@idiliitaibrahim726
@idiliitaibrahim726 8 ай бұрын
🤣Mash alla wlhi waa rag culus oo fniya qays iyo mawel alle ha idin xiftiyo 🥰
@zheera.is20
@zheera.is20 8 ай бұрын
Si niyaduu u idhi "talent kaygii bay hoos u dhigeen" 😭😭
@MinaMohamedMina
@MinaMohamedMina 8 ай бұрын
Maaweel wan ku wataa wan sugi la.aa mantaa dhan ❤❤
@Rabie10434
@Rabie10434 8 ай бұрын
Maweel is so funny man 😂
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 8 ай бұрын
Abdisamed maxamed maweell ❤ best fanny sxp qalih wxn ku rajeynayaa Horumar wacan Big fan From Borama jano ❤saalan sare
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 8 ай бұрын
AWDAL STATE WAA DIYAAR BRO IS DIYAAARIYA
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 8 ай бұрын
Welcome Bother
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 8 ай бұрын
@@CabdiReermagaal-c3l ADAA MUDAN WAAN TASHANAYNAA KACDOOON WAA INAAN RIDNAAA VIVA AWDAL STATE
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 8 ай бұрын
SAMARON LAANGAAB😂
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 8 ай бұрын
@@MUBAARIGBULSHAAWI MAAMUL GOBOLEEDKA AWDAL STATE CAASIMADIISU TAHAY (BOORAMA)
@HamdaAydurus
@HamdaAydurus 8 ай бұрын
Sheekoyinka maaweel waa funny ❤
@SahraaxmedXariir
@SahraaxmedXariir 8 ай бұрын
Allah ninakan saan u tageero maweel funy wlhi😂😂😂😂😂😂
@saynabhassan6786
@saynabhassan6786 8 ай бұрын
Wlhi maweel waa funny cidii chennalkisa ku xidhn unbaa fhmi krtaaa
@adamDooll
@adamDooll 8 ай бұрын
Maaweel ninkaan shactiroole waaye wllhi vlogs kumawacna 😂😂
@Anisa_Qubane
@Anisa_Qubane 7 ай бұрын
😂😂wllhi maaweel wan iska jeclahy sheekooyinkisu wa wada funny aad bu iga qosliyey sheekadi u dambysay sidi wax waalan bn kligay qol ka dhex qoslaya
@naemoapdulahihaji-cy5rb
@naemoapdulahihaji-cy5rb 8 ай бұрын
ugu dambayn maweel waala keenay😂❤
@Badriafaysal7
@Badriafaysal7 8 ай бұрын
Abdisamed maweel habrwadag wlhi wd iga qoslisay🤣🤣🤣
@Nasse4E
@Nasse4E 8 ай бұрын
2:12 maya❤
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 7 ай бұрын
Wllhi baryahanba ma qosli jirine caawa caadi bu iga qosliyey maweel😂😂
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 8 ай бұрын
Ninkan inuu talent uleeyahay kaqoslinta dadka waxaan ogaa video gii ugu horeeyay ee u qays lasoo duubay
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 8 ай бұрын
Maweel wa nin qlpi furan oo funny ah wlhie 😂😂
@sahragurey8527
@sahragurey8527 8 ай бұрын
Mnshllh.cabisamed.wakusalamy.❤rabadanmubarig
@nawaalsiciid8413
@nawaalsiciid8413 7 ай бұрын
Mnsha allh maweel keep going pro
@sudaysimaxamed7348
@sudaysimaxamed7348 8 ай бұрын
Next qawdhan
@SahraGasleLifestyle
@SahraGasleLifestyle 4 ай бұрын
Skaletar system odhan lahayeen 206lknse maaha humen system
@MunaGaanbiye-jr8jv
@MunaGaanbiye-jr8jv 8 ай бұрын
Maaweel wllhi waa funy wn iaka jecelahy ilaahay dartii Wllo labada daaroodba guuleyso🤲🤲 😂❤
@ridwanahmedabdulle6075
@ridwanahmedabdulle6075 7 ай бұрын
War abdalle jamal illen qosolka kuma qurxana wll crush ban kugu ahaye next time ado qosla😂 yaa melaha kugu arkin saa ku nicin😅😅😅😂😂😂
@AbdifatahAbdisalan-p9m
@AbdifatahAbdisalan-p9m 8 ай бұрын
Inta zugayzay cabdisamad maaweell like Zaara 😂😂🎉🎉🎉
@shakuul
@shakuul 8 ай бұрын
DHAQTAR Wa idoorka an cuqdada laheyn mahsllh
@hazzanmohamet3920
@hazzanmohamet3920 8 ай бұрын
Dhakhtar lama dhaho ninkan wa kow isaaqna cuqdD ma qabo was labo
@Sunari41Cabdi
@Sunari41Cabdi 8 ай бұрын
Wiilka maxa ugu qoron please wabo xarabeh m.a😮
@zahiiramaxamed56
@zahiiramaxamed56 8 ай бұрын
Maaweel wlh wa indha casaad😂
@Sunari41Cabdi
@Sunari41Cabdi 8 ай бұрын
@@zahiiramaxamed56 mahadsanid xbbti wa waxa yaro xarabah😄
@MuxzinYuuzuf
@MuxzinYuuzuf 8 ай бұрын
inoogu soo xeji dhakhtar please
@NimcoNura-z5n
@NimcoNura-z5n 8 ай бұрын
NEXST Abdukariin Alishah plz
@XasanBukhaari
@XasanBukhaari 8 ай бұрын
Reer ceergabo waad na dhaleecaysay zxp maaweelow adoo waliba ceelaf wayn ka soo jeeday
@nazriincabdilaahi9615
@nazriincabdilaahi9615 8 ай бұрын
Maweeeel waaa funny😂❤
@ishwaaqdheemanhusein1025
@ishwaaqdheemanhusein1025 8 ай бұрын
Wax rooro raad laheyn dayuuradaan ku oga 😊
@Zalepan-zf3co
@Zalepan-zf3co 8 ай бұрын
😂wad khaldaneyd
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 8 ай бұрын
Maweee the one And only Legend 😂😂😂👍
@sukhrahassanabdibacad9813
@sukhrahassanabdibacad9813 8 ай бұрын
Oo maweel sowkii caafimaadka dhigan jiray😂
@Ms.Hamashool
@Ms.Hamashool 7 ай бұрын
Shigni miyaaney ahayn?
@bedraqani94416
@bedraqani94416 8 ай бұрын
Ninkii ugu sheekada badnaa wlhi waa funy😂😂
@AbdisalanNuur-s7x
@AbdisalanNuur-s7x 2 ай бұрын
Maweell waa ku salaamy
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 7 ай бұрын
Maaweel🔛🔝
@CABDALE22
@CABDALE22 8 ай бұрын
Maaweel soo celi please 😂❤
@XamdaXaliimo
@XamdaXaliimo 7 ай бұрын
Ilmo walanbac is not easy😂😂😂
@mostaphesaeed4369
@mostaphesaeed4369 8 ай бұрын
Aadban ula yaaba runti ninkan gsang weliba cerigabo ku tilmamya ciyaryahanadedu inay yahin qabyaliyon miqayilin iyo cusuriyin 2016 waxu aha ninki laha hadan habarjeclo ahy aan ciyaro habryoonisba wada ciyarayse taso qabyalad mahe lugtoodukeenty tuloyinkana cidloga bahna majirm madama cerigabo koxo kala duwan oka dhisan lagaso xushy
@shukriabdilahi234
@shukriabdilahi234 8 ай бұрын
Next abdal jamaal😊
@amenhargezewi
@amenhargezewi 8 ай бұрын
Maweel the legend qalbi furan
@axlaamali7560
@axlaamali7560 7 ай бұрын
Abdle jamal kusosamee abdikariim qiirow wll😂😂😂😂
@sumayayuusuf6796
@sumayayuusuf6796 7 ай бұрын
Maweel manta igu horaysa lkn isaga iyo magicisu way is leeyihn 😂😂
@XayaadCabdi-h6j
@XayaadCabdi-h6j 8 ай бұрын
Wllhy. .maweel waa fani aha😂😂
@XaawaMuuse-r2q
@XaawaMuuse-r2q 8 ай бұрын
Wlhy dacad ban u qoslay mawel😅😅😅😅
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 8 ай бұрын
Alla maweel maxan magaalo ka barty masha allha
@RoodaYaasiin
@RoodaYaasiin 7 ай бұрын
Qawdhan ku soo xigsiiya maaweelo
@ugaasdaauudmaxamed7305
@ugaasdaauudmaxamed7305 8 ай бұрын
AbtiH Waan Ku WadaNa Wlhy MaweL0 Madaxa Qosolka 😂
@YuusufMuuse-h4t
@YuusufMuuse-h4t 7 ай бұрын
😂😂😂😂 ninka waa oday
@amiirahjama5057
@amiirahjama5057 8 ай бұрын
23:56😂😂😂😂😂😂😂 wn matagi gaadhay sidan uqoslaayey astaaqfuranllah
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso 😮😢🎉 😂
@MohamethAbdi-r2u
@MohamethAbdi-r2u 8 ай бұрын
Legend of the Legend ❤ Apdisemed
@apdizakhussein7967
@apdizakhussein7967 8 ай бұрын
Maa weel hla soo celiyo😂😂
@zakirboss143
@zakirboss143 8 ай бұрын
Sheekadii ceeel af weyn 😂😂😂😂
@SahroIbrahim-u8t
@SahroIbrahim-u8t 8 ай бұрын
Please dhaqtar ku xiji😢❤
@munifaibro223
@munifaibro223 8 ай бұрын
Maweel laguma cajisayo nio waa wada sheeko😂😅
@Shuqaalemedia
@Shuqaalemedia 8 ай бұрын
Hadii uu ku qanciyo muqaalada aan soo dhigno nagu soo biir mhdsanid❤
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 8 ай бұрын
Maweel waa xaraabe socda😂😂😂horta ma reer Burca
@Asmadagan-lw5eb
@Asmadagan-lw5eb 8 ай бұрын
Maaweel wallhi sheekooyinkiisa waan jeclahy 😂 ceel afweyn caadibuu iiga gaday 😅
@Teacher_maahir_Huriye
@Teacher_maahir_Huriye 8 ай бұрын
Maaweel iyo qeys qeysar waa laba nin OO geesiyaal ah❤❤
@muzhtaakabdilahi6891
@muzhtaakabdilahi6891 8 ай бұрын
Mashallah fani
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Waa hadhka ama hooska
@Najax-n2h
@Najax-n2h 8 ай бұрын
MaweeL isn't easy 😂
@MubarakAli-xl4ns
@MubarakAli-xl4ns 8 ай бұрын
Qaysqaysar wllkiis miyaa.
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 8 ай бұрын
Maweel WAA maasuul
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 8 ай бұрын
Apdala Jamaall Kuso Xigsii❤
@Filkarooon
@Filkarooon 8 ай бұрын
Dhaktarna hala sooradiyo
@mallikaahmed2703
@mallikaahmed2703 8 ай бұрын
Maweelow lafta ugu dheeri bowd yaday ku jirtaa
@ENGABDIHAMID
@ENGABDIHAMID 7 ай бұрын
MAAWEL WAA MASUUL DIIN IYO AKHLAAAQ LEH
@Ardaa_fardowza143
@Ardaa_fardowza143 8 ай бұрын
Qabyaladu waa qudhun xaqiiq dii 😂😅
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 7 ай бұрын
Adeero keep going
@Unique_girl77
@Unique_girl77 8 ай бұрын
Maaweel wa wada sheeko wax ka hadliya uun bu laayahay😂😂😂😂
@maanifiso2419
@maanifiso2419 8 ай бұрын
Next qawdhan ama cabdalla jml
@CaliGadhka
@CaliGadhka 8 ай бұрын
Ala mawelo waa funny 😮
@mahamedhasan425
@mahamedhasan425 8 ай бұрын
Wr lafaha bala aadanku waa 360 lafood zxb
@axmedmustafe3960
@axmedmustafe3960 8 ай бұрын
Lafaha bani Aadanku waa 206 Xubnuhuna baniaadankuna waa 360
@khadarmuuse8210
@khadarmuuse8210 8 ай бұрын
Cabdisamad manwel nin aqli badan wan ku wataaa 😂😂😂😂
@HiboSead-f4d
@HiboSead-f4d 8 ай бұрын
Maweel so funny weye wlhi😂😂
@Wardazalax-rr4zk
@Wardazalax-rr4zk 8 ай бұрын
Next madar ayaale ama muna faysa ❤
@zakiasadkeysezakiasadkeyse
@zakiasadkeysezakiasadkeyse 8 ай бұрын
Aniga ugu horeeya te
@hoodoaxmed630
@hoodoaxmed630 8 ай бұрын
Mnshallh wiil wanagsan weye mawel
@Ayaan-k4j
@Ayaan-k4j 8 ай бұрын
Islii iyo Tuulo daardaarna Haka Tegin Maweelow😂😂😂
Dhakhtar & Maweel  Maxa Kala Qabsaday?
27:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 77 М.
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,1 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 129 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 83 МЛН
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweel
Рет қаралды 102 М.
Abdale Jamal Kaftan iyo Su’aal Adag
13:57
Ardaa Media
Рет қаралды 90 М.
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
21:10
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 116 М.
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
22:00
Qays Qeyser
Рет қаралды 261 М.
Mohamed maame “jidadka xidhanbaa isfuri”
44:45
Ardaa Media
Рет қаралды 71 М.
Yaa caqli badan qaysqayser vs maaweell / who is the smartest one
22:24
SU’AALO IYO XUJOOYIN ADAG
22:46
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 371 М.
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,1 МЛН