CEERIGAABO QOLO KASTI DANKEEDA CALKEEDA HA SUDHAAN. WAA WANAAG.
@Onceuponatime-f7h2 ай бұрын
War Sultanka Mawluud halaga baydho waa nin Somali dhab ah
@SarahWarsama-o8u2 ай бұрын
WAR INTA VEERIGAABO DEGENI WAA WADA EHEL❤.DHIB YAAN LAYDIIN KEENIN. GARXAJIS DOORASHADIINA IS KAGA QABSADA❤.
@SarahWarsama-o8u2 ай бұрын
CEERIGAABO NABAD HALAGU WADA JOOGO. QOLO WALBI DHANKEEDA HA HAYSATO.
@HindaAbdulle-fl2jj2 ай бұрын
Waroos iska qaata ceerigaabo muuse waa awal dal na mawada degtaan kulahaa afgarxajis ku hadlimaayo kulahaa
@SarahWarsama-o8u2 ай бұрын
WIILKAAN GARXAJIS EE LEH ANAA MEESHA KA TALIYA, WALAAHI WAA NIN DAGAAL U DIYAAR AH😂. MARKA WAA HANJABAAD IYO WARKII MUSE BIIXI. DAGAAL KA DHACA CEERIGAABO WAA LUGU GABLAMI WALEE😂
@SarahWarsama-o8u2 ай бұрын
WAR MUSE BIIXI KOOXDOODU YAY DHIB IDIIN LA IMAN. INGRIIS MEESHA HALA IMANINA EE NABADA KA SHAQEEYA. GARXAJISOW YAAN LAYDIN HODIN. IDINKA IYO HARTIGAN DEGAN DOQMO HANOQONINA EE NABAD IYO BARWAAQO KU WADA DEGENAADA, CALANO WAX MA TARO.