Ma fcn in ilmaahaa laa diloo ama laa ganaaxo eh siida uku fcn waa in lo daajiyaa sida iku fuduud wax loka dhadhiciyaa rasulkenaa scw❤ sidu u darbiyaadeyn jirey caarurta hadi la qaado waan guleysanay balse gaalo ilmahaa weey babisaa mahee darbiyaad ba barto kaaliya wax un baay kala geysaa ilmo iyo walidkiis. Alhmdulillah cala nicmadi islaam somaaliye dintenaa si fcn haa u qadaano kana barano Rasuulkenaa siidu u nolaa scw.
@G-MusefamАй бұрын
Waa runta mashallah 😍
@Caliya7Ай бұрын
Waxaan uga hortegi karnaa anakoo kudhaqana quraanka iyo sunada nebigeena suuban salallaahu caleyhi wasalam. Oo uga daysana siduu caruurtisa ukoriyey then wax dhiba malakulmeyno insha Allaah.