Maxa dhici kara hadi Puntland weerer ku qaado Laascaanod ?

  Рет қаралды 10,712

Idiris pepe

Idiris pepe

Жыл бұрын

Пікірлер: 61
@king...3695
@king...3695 Жыл бұрын
Adeer anaga Somaliland ayaa lana dhahaa wllhy dhulka ayaan kaa taagaynaa wixii nasoo doonta
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
OK somaliland aynu aragno weerarka aad kuso qaadan, wallahi ayan ku dhaartay ilaha naftaydu gacantisa ku jirto ayan ku dhaarte, putlan waa maalinta aanu baabin lahayn inshallah waa ino markad somaliland laguso qaado dagaal. Somaliland ✊️
@sultanmooha1826
@sultanmooha1826 Жыл бұрын
Libaaax laba maaHa
@xamdijamac6791
@xamdijamac6791 Жыл бұрын
War nin yahaw geesisaniddaa ma sha Allah
@siciidoabdirahman1098
@siciidoabdirahman1098 Жыл бұрын
Somaliland sanad walba ciidan baa la cidan baa loo tababara ciyarahaa lagumaa duman karo ilahay ishaa nagaa hay hormarkaygaa
@najma5091
@najma5091 Жыл бұрын
Adoo ciilan nacaybna kuhayo taariikh inaaa kawaranto waaa khalad
@ayaansiciidayaanle
@ayaansiciidayaanle Жыл бұрын
Hhhh Hawiye xagee Ka dhaafaysaan
@farhiyoabdullahi3579
@farhiyoabdullahi3579 Жыл бұрын
Viva somaliland
@cabisamad2425
@cabisamad2425 Жыл бұрын
Inshalah
@abdoulwahababdillahiissa7716
@abdoulwahababdillahiissa7716 Жыл бұрын
Excellent topic bro nice
@ahmedabdulahisarsarey7627
@ahmedabdulahisarsarey7627 Жыл бұрын
Walaahi bror
@khadarsheekhaxmedsheekhxus7127
@khadarsheekhaxmedsheekhxus7127 Жыл бұрын
Khaatumo ma afartan qof baa sheegaysa wll ninkaagan wayn shanta somali ayaan wado marinaynaa nio
@ahmeddahir2365
@ahmeddahir2365 Жыл бұрын
Abti horey usoco hormari howshaan dadaal badan iyo guul kuurajeyhaa 1m subscribe Insha allah
@cabisamad2425
@cabisamad2425 Жыл бұрын
Hore usoco sxp...1malyan subscription
@ducaalehussein8802
@ducaalehussein8802 Жыл бұрын
Wanu fahanay halka lagaso malgeliyey wa Deni
@dayibismail2693
@dayibismail2693 Жыл бұрын
Idris pepe keep going brada
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
Allah kariim oo horta puntland ma leedahay awood ayay ugu babac dhigto ciidamada somaliland ee fadhiya wax ujira 24k ujira garoowe...bal horta kuwaa haka fogeeyeen garoowe
@ahmedabdulahisarsarey7627
@ahmedabdulahisarsarey7627 Жыл бұрын
Waa ka baxeen somaliland
@husseinaden1889
@husseinaden1889 Жыл бұрын
Dhila kuxaardAy yaa faadal Report qaabso horda
@faadumoibraahin4636
@faadumoibraahin4636 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 Жыл бұрын
Ilaahay kacabso
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 Жыл бұрын
Harti uma socdaan dhul isaaq laakiin dhulka harti oo lagu soo duulay waa laga saarayaa. Adigana mid ogow dhulka harti waa isla leeyihiin. Dhulbahante iyagaa leh Garoowe, Majeerteena iyaa leh laascaanood hadaba ha kala saarin.
@farhiyoabdullahi3579
@farhiyoabdullahi3579 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah xafidakallah
@kikomik_liko
@kikomik_liko Жыл бұрын
Niinkan ilahay hacafiyo Xanuun Somaliland Ayaa ku dhacay 🥺
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 Жыл бұрын
Waa afka nool waxna ma samayn karaan Markaa noocan Looma jawaabo
@cabisamad2425
@cabisamad2425 Жыл бұрын
Asc
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Жыл бұрын
Sxb ma waxad isledahay mapku darood dagalka ku gali laha si cilmiyaysan ugu sharax daarood xad bad sheegte haday samada nagaso weeraran oo somalibad sheegte ruush iyo maraykan dalbadan midh ma qaadi karan somaliland rabi aya lajira kalsoni buuxda ayaanu ku qabna quwada rabi nasiiyay cadawgana inanu ka guulaysano mooye kuma guuldaraysano
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Жыл бұрын
DIYARADAHA IMARAADKA AYAY LOO SOO DIRAY SOOMAALILAND
@umumahado1766
@umumahado1766 Жыл бұрын
Isa ku dirakaaadaa soomaliland iyo lassacoonada waa hala
@siciidoabdirahman1098
@siciidoabdirahman1098 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdilahimohamedmohamud3153
@abdilahimohamedmohamud3153 Жыл бұрын
70 km ayi isku jiiran tukaraq iyo garowe
@aishahussein3747
@aishahussein3747 Жыл бұрын
Geesi geesi dhalay
@faadumoibraahin4636
@faadumoibraahin4636 Жыл бұрын
Hhhhhg
@roodanuur461
@roodanuur461 Жыл бұрын
Kkkkkklkkkk waada rooyotaye toos inte
@samoc5405
@samoc5405 Жыл бұрын
Aan kuu yara saxo. Isbarbar labada awooda puntland iyo awooda mahad cambaashe guutadiisa. Oo markaa boocame soo dhaaf
@mahir6410
@mahir6410 Жыл бұрын
War garoowe ma jogan cidanka puntland Tukaraq ba laysku hor fadhiya way isu muuqdan ila wagii la wabsaday
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Жыл бұрын
Idirisoow buhodle iyo with width iyo xudun dhulkaas oo dhan waa waadhul ugaryahan
@ismacil9022
@ismacil9022 Жыл бұрын
Waxa dhicikara marki horsnu lasayiraye haday bitland xabad soorido o dhibki hore lasoceliyo wanu aar goosan ila garbshsray aysnu walahi socon car
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Жыл бұрын
NINKAAN DAGALKA WAXBUU KA YAQAANAA WALE
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Жыл бұрын
Warning isaq ushaqeeyo oojamac siyaad miyaa loohiliyaa
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Жыл бұрын
Dhulbahante isagaa kadag isaaq hadii uu israaco
@kamaalabdi1387
@kamaalabdi1387 Жыл бұрын
War 30 sano wax la dhisaya wa ciidamo hobka Somaliland wa sanad walba wax waxn ib sana gawadhi gashaman iyo tan giyo
@ahmedabdulahisarsarey7627
@ahmedabdulahisarsarey7627 Жыл бұрын
Aboowe hada tuga raaq
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Жыл бұрын
Dhulbahante wey isku filanyihiin bowe
@xusenismaciil855
@xusenismaciil855 Жыл бұрын
Ciidamada somalilan waxay jogaan Boocame
@adan10000
@adan10000 Жыл бұрын
Jareer daan weyn yaa yiri ka hadal SSC. adeer orodoo Soortaadii iska cun 6 saac lama gaarine. Qadaad weyn, haye Laascaanood wiilal JLaascaanoid yaa Doofaartii iyo Qadaad weyn ba iska ceyrisey. Howlkale ka sheekee, Canbuulo iyo Soortii Afgooye aad ku cuni jirtey ka hadal.
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 Жыл бұрын
Marka dorood dhan ha isracan miyad ledahay sidaas xalmahan
@nimcocabdilahi3715
@nimcocabdilahi3715 Жыл бұрын
Cidamad somaliland Isaaq samaron dhulbahanta Madhiban warsangali Faqashi qabiil mahe waa qaran adeer
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Жыл бұрын
Puntland waxey la rafaneysaa 5wiil oo Galgala ku dhuumanaya 28sano. Faarax Macalin Kikuyu ayuu u niikiyaa. Mareexaar kikuyu ayaa diyaarado ku rushreeya, Ahmed madoibe oo Ethiopian ah ayeey iska xoreyn kari waayeen. Punanilaan xiitaa hadey hesho taageero Galmudug, Southwest, Jubaland, Hiiraan, Gaariisa iyo Jigjiga , Eriteria, Djibouti, Atmis, Turkey iyo China... ma yaqaanaan dhulka iyo deegaanka :) saacad igu horeysa markey haraad dareemaan ayeey kabaha ka yaaci. Sool ma laha meel lagu dhuunto iyo burro, waa dhil banaan... buufis baa dhici. Sool meel cid shisheeye ahi ay heysan kartoba maaha. Maxaad ciidan iskaga dili? Meel aanad maalin difaaci karin kusoo duulidu macbo ma sameeyneyso. Uma heysid dhaqaale iyo dabeecad. 90,000 oo cidamadii Siyaad Barre ayaa Sool difaac ka dhigan lahaa, isweydii waxey toos ugu dhaafeen? Khaakhtumo waxey ku dhuumataa Buuhoodle iyagoo og iney u carari karaan Haud :) wax kale meeshas uma joogaan. Halkaasna hadii Mustefe cagjar lagu yidhaahdo xidh xuduuda, wuu xidhi. Walaahi.hadii xuduud la bedelayo ta Somalia ayuu ku dhow in la kala googooyo.
@farhiyoabdullahi3579
@farhiyoabdullahi3579 Жыл бұрын
Runta maraban majeryen ila badhyaha xabad lagaladjaco
@kamaalabdi1387
@kamaalabdi1387 Жыл бұрын
War gobolka sool o dan wax jooga 18000 kun o askari Somaliland waxy leedahay 45000 o Askari
@samoc5405
@samoc5405 Жыл бұрын
Imika caqligaagu ma waxa uu kusiiyey inaad is garab dhigto maamul goboleedka puntland oo maleeshiya dacas xidhan wadata iyo dawlada somaliland ee barakeysan oo military dhisan oo lagu tacbey. Puntland haddii ay wax Isla hayso social media kamey dagaalanteen. Ee iskeen siiya kkkkk
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 Жыл бұрын
Oo idiris xiligan isoo dhacay vidoe hada in aad soo dhigta moodey marka fiiriyeyna waa 3bari ka hor
@farhiyoabdullahi3579
@farhiyoabdullahi3579 Жыл бұрын
Reer dhiso aya hayan
@farhiyoabdullahi3579
@farhiyoabdullahi3579 Жыл бұрын
Runta baraban majerten
@kingcanutethegreat7394
@kingcanutethegreat7394 Жыл бұрын
Ninkaan. Isaaq. Buuu la jiraah. Ogaada. Wasaq. Futo madoow abaha wass waxaad usamenedo. vidoe nocaan. Ahhh. Waan ky fahmay. Qabiliiste urayoooo
@maxamedrashid3143
@maxamedrashid3143 Жыл бұрын
Sheekheyaro gaaban baad haysaa Waar xitaa adiga qabiilka soo horkac bal waxaad ka so hesho somaliland Wllhi Somaliland Alle muuyaane wax kasokeeya mataqaano mana dulqaadato
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 Жыл бұрын
Maxaa adiga kaa galey isaaq ayaa gardaran
@aminaabdullahi9061
@aminaabdullahi9061 Жыл бұрын
Hadey budland dagaal qaadana isaaq awal ba wuu kalad kaa har tiga ad sheegi isaaq Wu garaa caya
@samoc5405
@samoc5405 Жыл бұрын
Ogsoonow somaliland waa kuwii cuney ee liqey dawladii siyaad barre oo awooda Africa ahayd. Oo weliba sii xoogeystey.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 9 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
Deg deg HAWIYE IYO DAAROOD AMAR ALLE LAAKIIN!! 25 July 2024
30:01
Habar media
Рет қаралды 4,1 М.
Sharmaboy oo karbaashay Besha Warsangeli iyo Ogaden
10:36
Idiris pepe
Рет қаралды 22 М.
Arabic Dialects - Which Arabic dialect to learn?
20:46
Muhammad Al Andalusi
Рет қаралды 425 М.
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 303 М.
Lacag hadaad rabto Tiktok imoow  wan kuso dhowynaa . 2024
12:59
Idiris pepe
Рет қаралды 10 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН