Waa gabadh Soomaliyeed oo joof iyo johorad leh ka xishoodo ilaahay dartii subscribe ku siiya yaa soomali weyn
@elyahyelaaskawi23415 жыл бұрын
Kkk.mustafe Waakee Ma jaceylkagi Hore baa 😅😅 Kalmada Intii Ku Qososhey Like saar😅👏
@ahmedabdi92455 жыл бұрын
Gooryaan cudur weeyn maaha
@ahmedabdi92455 жыл бұрын
Gooryaan mas ma aha dowo dileeysa ayaa jirta
@ahmedabdi92455 жыл бұрын
Mustafa ka daa yarka tuulooyinka
@sxnflowerflxwer83855 жыл бұрын
Mustafow barnaamijkaaga waan xiiseynaa shaqo fiican baad haysaa MaashAllah ee talo aan kugu darsado wll, Qof waliba iin ama ceeb waa leeyahay ee mid muuqata iyo midaan muuqan bay kala yihiin inaancidna la waydiin baa ila hagaagsan.
@Wasiirka985 жыл бұрын
Anuu waan ku raacsanhy in la waydiiyo waxyaabaha qaar sida inuu taayir naqaska xadayo Shakiga, khaakhiyaarada,laab dilaaca, calool qushqushka, Koley xalimoyinku iney soo banjaren sheegi mayaan iyo iney gacan iskula tageen iyo in laga soo dhanansadey 😂🤣
Nio buugii horumarka ee la xadey baan ku jiree Maxaa xala mustafow Naagtan guursanlahaa malaa mid baa kamerada ka daawadda iyadoo isa soo garaacdey Oo gacan iskula tagtey Anuu hadhow ma rabbo nio
Assalamualaikum walaalay ma is ixtiraam leh wax laiskuweydiyo oo na lagajawajo sixishmad leh waxay waxan OO dhaqanka la laguhadlaaya xishoodka Ale hanoo sidaadsho🤲🏽🤲🏽
@abdulahiali1855 жыл бұрын
Suldaankaas luqad gooni ah samaystay
@hodonmoha58185 жыл бұрын
Mustafe adanba kugu haystaa quruxdi nabi yusuf baa kamuqata
@aminroble46735 жыл бұрын
Hhhh🤣🤣🤣🤣
@Layla67935 жыл бұрын
War ma Koocaa kuu timaada. Kalmadaa Hargeisa ayas iigu danbeysey maqalkeeda
@istahilahmd37465 жыл бұрын
Waxan o joog iyo jihard ah o ytube Dhex wareegya garan maynnee mustfe bal kaaga saxda soo sheeg inaan daawdo o qoslo aad u jecelahy runtii bal soo kala sa
@isiri.28355 жыл бұрын
geed hoostii hadii lagu dhasho miyaan la aqoon da da .
@jamaalxandulle81955 жыл бұрын
Hhhh adigo hurda hy zoo wacin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maryannuur3243 жыл бұрын
Asc walalkey siden ku sowac a
@nimoyusuf92025 жыл бұрын
Scw mustafe waa ku Salam edo iskalastuna maxaa labuufiya ee ad marwalba sheegta
@Wasiirka985 жыл бұрын
Like saar hadeey Xaliimo gobaad kooca kuugu timid
@sumaya82795 жыл бұрын
yahye Vidal2 kkkkk kooco Waa Jin
@dooskadiamond90165 жыл бұрын
Mas idin qaniin Illaah idinkaga barye maxa gabdha u ledahiin mas kugu jiro qof goryan ku jiran ma jire aduunka
@nazraahmed28815 жыл бұрын
WAlHi this guy is very funny 😄 OMG what’s the number..!!
@khadijasamater72115 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wallahi gabarta wa funny timadhada timadhada ku laha!
@Miriamegeah5 жыл бұрын
khadija samater walaahi waa way iga qoslisay hhhhh
@Internut19855 жыл бұрын
khadija samater naa naga aamu tamaandha layne 😂😂😂
@sacidoabdi80215 жыл бұрын
Timaandho maxa la dhahaaa wan maqlaa un magac kale may leedahay timandhada
@Internut19855 жыл бұрын
Sacido Abdi yaanyo
@cabdikariinxasan59355 жыл бұрын
Sxp mustafaw qosol badanaa sxp barnamijka hala raagin anigo xanaqsan ayad iga qoslisaa
@kawsarmahad98475 жыл бұрын
hhhhhh hal mar soo ban jaray😂😂😂😂
@cc-dc4fy5 жыл бұрын
Miyad so banjartay diyar ma tahay hadana
@mubarakhassan35112 жыл бұрын
Wankusalamay mustafe
@Hanad755 жыл бұрын
Kkkkkk badhi iyo bidaar
@Miriamegeah5 жыл бұрын
alla weyn faarax ink hhhh
@anasmahamad67343 жыл бұрын
0991596237
@lakimatan61765 жыл бұрын
Kan asaga doctor miyaa suaal badanaa acudu
@mohamedHassan-ce7id5 жыл бұрын
Hadaynu aragno waa dadii maydka maydhaysay
@sumaya82795 жыл бұрын
Caaawa reer jabouti baa qabsaday meesha
@abdikhaliqjama88525 жыл бұрын
Inaadeer Reer Xamarka ka Xidh niaw waad ku maYdhaTaaYe
@xuutovlogs70485 жыл бұрын
Jug yo wax no sheg
@zoyaquruux14665 жыл бұрын
Walahi you so funny like iyo subscribe waan kusiina waayo waad igaqoslisa maso kuftey kulaah wamaxy goryanka kulah waan furay walahi
@zammyali30475 жыл бұрын
Gooryaan long time baa iigu dembeysay
@mohamedosman-yr2zb5 жыл бұрын
Aax aax habluhu ma mudna in lagu ciyaaro waayo waa hooyo iyo walal oo kale