yaa Allah Wan arganay awoodaada waana qirsan nahay jiritaankaaga ee allow waxaa tahay naxariistaha ugu naxariista badan ee noo dambi dhaaf noona naxariiso😭😭😭
@abdiraxmaanfarxaan77597 күн бұрын
Allahuma ameen
@zamzammohamedfarahfarah11067 күн бұрын
Allahumma Aameen yarabbal caalamiin
@sharmarkeibrahim28226 күн бұрын
amiin😢🤲🏽
@huseinyare75246 күн бұрын
Aamiin
@osmankhalifsheikhh16096 күн бұрын
Amiin yaa allah
@KhadijaAbdi-wj1yg7 күн бұрын
Cumarow eddo waan ku salaamey guuleyso aqliga iyo garashadaan kugu jeclahay allah haku xafido
@@AminaH-t7f beenta somaliyeey iska dhaafa qof diinta badali karo ma jiro dhulkiinii ayaad bur 🔥 buriseen ma waxaa rabtiin inuu sacuudi saas oo kale noqdo, Somalia 🇸🇴 caqli xumaa
@AminaH-t7f7 күн бұрын
@omarali4265 horta so daawo warbixinta ka dib iso jawaab.
@AxmadCabdi-te2cu7 күн бұрын
Sida aan vediogan oogu kulanay Janada Allaha noogu kulmiyo Insha'Allah ☝️
@xumayra____7 күн бұрын
ءامين يا رب
@SacdiyoXuseen-ns9gh7 күн бұрын
@@AxmadCabdi-te2cu ameeen 🤲💕
@salman_sergio_shorts7 күн бұрын
Amiin yaa,allah
@najax1563 күн бұрын
Aamiin
@IfrahIsmael-d9l3 күн бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@MahamadCiise7 күн бұрын
Wll qaali ninkan dhaxal sugaha ah wa nin amarkii xabiibkena Muxammed Scw jabiyay marba hadii uu musliminta caalamka oo dhan ka cadhooden ay waxna laga qaban karin ILLAAHAY ayaan u dhiibanay arintan ..........😢😢😢😢😢
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 واحفظ جميع المسلمين
@mustafjd.calakar72637 күн бұрын
Aamiin yaa ALLAH
@Ihfaa847 күн бұрын
Amiin🤲
@Somalestine7 күн бұрын
@@popular7493 آمين يارب العالمين❤️
@RoodoAbdi-gi8zr6 күн бұрын
Waa wax laga naxo as karta sucuudigù mìyeyna damqanayen
@Somalestine6 күн бұрын
Wa yab wllh 😢
@Ashaabdi-n7v4 күн бұрын
Waa runta wall cumar inshar ALLAHA na tuso CAALAMUL ISLAM mideysan oo dhulka falastiin xoreeya INSHAALLAHA
@abdirahimmahmudadan62793 күн бұрын
ASC ogaansho team mahadsanid mr. Cumar Waa aaqiro samaan yaqiinta Alle hanawaaafijiiyo falastiin ❤️ all muslims alle ha u gargaaro aamiin ya rabi scw 💕💕💕💕 SCW SCW ❤️ guul iyo gobinimo insha allaah
Omar inshar video waa sugu wayay ❤ inta maqnayd karbaash carabta
@fartuunmohamed10627 күн бұрын
Waa suaal aawey shacabkii sucuudiga ee muslimiinta ah Allah ha ka badbaadiyo hana ku rido musiibo degdeg ah munaafaqiinta ku dheelaayo maka iyo madiino masjid aqsaa Aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin
@Showkaanifx6 күн бұрын
Aaway kuwi somaliya ee lagu xukumo xerarka dawaaqiida ah
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@Somalestine7 күн бұрын
اللهم احفظ الحرمين الشريفين 😭🤲
@AALAA-j5l7 күн бұрын
اللهم انصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداءهم واشف جريحهم واطعم جائعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واستر عوراتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والاهم
@cabdulahiciiro7 күн бұрын
Subxanallah ilahayow Muslims badbadi
@samiir143khadar87 күн бұрын
"يا زيد : إنَّ الله جاعلٌ لِما ترى فرَجًا ومخرجًا، وإنَّ الله ناصرٌ دينَه ومُظهرٌ نبيَّه" ❤️ - رسول الله ﷺ
@Juwairia277 күн бұрын
حديث من الأحاديث التي تدل على رجوع الناس في آخر الزمان للشرك ويؤيده ما في الحديث: لا تقوم الساعة حتى تلحق قبائل من أمتي بالمشركين وحتى تعبد قبائل من أمتى الأوثان. رواه أحمد والحاكم وصححه الحاكم ووافقه الذهبي.😢 اللهم يا مثبت القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲🏻😭
@sundusahmed31747 күн бұрын
Ka xawla wa la quwata illa bilaah ☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@zeynabzeynab27277 күн бұрын
يا الله 😢😢😢😢😢 أللهم لا تأخذنا بما فعل السفهاء منا
@AbdiraxmaanIsmail7 күн бұрын
• اللهم صل على محمد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد. آمين
@MohamedDeeq-oq7rc7 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@ayaanibrahim87356 сағат бұрын
SUBHAANALLAH BADKI ALLAH BU KU JASJASA YA SUBHAANALLAH
@User7654suy7 күн бұрын
﴿لُعِنَ الَّذينَ كَفَروا مِن بَنى إِسرٰءيلَ عَلىٰ لِسانِ داوۥدَ وَعيسَى ابنِ مَريَمَ ذٰلِكَ بِما عَصَوا وَكانوا يَعتَدونَكانوا لا يَتَناهَونَ عَن مُنكَرٍ فَعَلوهُ لَبِئسَ ما كانوا يَفعَلونَ﴾ [المائدة: 78 - 79]
@sooyaanherbal7 күн бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@nuuroabdirahman47686 күн бұрын
Allah si xun ha u qabto kuwa xumanta ku faafinaaya dadka Muslim ah dhex dooda 🤲
@bilancabduqadir4 күн бұрын
Aamiin yaa allaah🤲iimaanka allaha ka qaado siisi 🤲
Allahu Akbar 😭😭 إِذَا جَآءَ نَصْرُ ٱللَّهِ وَٱلْفَتْحُ
@GGM-GUlED7 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤
@xuseenfadal7 күн бұрын
Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴💙
@samatarismail3077 күн бұрын
Asc waan ku saalamey insha allah Allah ha naga soo qabto maxamed bin sal Maan.
@ALI14p7 күн бұрын
Allah so hanuniyo kuwa.qalbiga ka buka hadi Allah ow hanun ladona quf kasto waxow gesto Allah aya ka awal marinayo
@Nuurdiin12347 күн бұрын
شكراً يا عمر
@MohamedAbdullahi-ke6un5 күн бұрын
Subxanallah way kibreen kuwan illahow halaagooda hanagu daro 2 bo kacba in ay sameyaan keliyaa u dhiman Wayna soosocta taas hadiiba La qaban
@Runta20247 күн бұрын
Subxanallah waa Laxoraynayaaa insha Allah
@MUSTE-i5l7 күн бұрын
SubxanAllah. In kabcada lagu soo dhaweeyay dadyoowga shaydaanka caabuda waa uun hoog iyo halaag kale oo masiibada ka dhalata saamayn doonto Muslimiinta ka aamusan . Reer al sacuud gaar ahaan qoyska talada haya waxa ay yihiin muxuu yahay?
inna lillahi we inna illeyhi rajiun. How we will face to ALLAH on the day of judgment as a Muslim💔🤲
@SumayoUpdi-k8f7 күн бұрын
Lkn waxa midiyaha jugo oo carab ah oo Astoran waa 1/30 intakale way qawanyahin madaxodana sidokale sabb yap Alle Hana so hadeyo kuligen
@ClaahiClaahi-d1i7 күн бұрын
Taariikhaha kasoohadal😢😢😢😢
@nuurismail30037 күн бұрын
Sacuudiga waxa qabsaday munafaqiin insha Allah halagoodii aya bilawday
@adamsaciid49197 күн бұрын
😂😂😂
@ALI14p6 күн бұрын
@nuurismail3003 uducey Allah so hanuniyo hadi halag ka dhaco Saudi qosas badan o kakal yimad mela kala duwan aya ku gajonayo inta badan dadka faqirka ah waxey shaqo u radsadan Saudi kuwaso dhan waxa so wajahayo gajo adigo ka fikirayo dadka daanta yar hawarka joji ubadal doco shacabka Saudi wey hawir karan lakin wax badan yey ka fikaren Allah so hanuniyo amin
@cabaascabdullahi86657 күн бұрын
Walhi saan u sugaayey mowducaan ley
@Faduuma7 күн бұрын
Way ku so celinayay hadnu Alle ka qabto mooyane waayo sanadkii hore way sameeyen sano kale
@bilancabduqadir5 күн бұрын
Isbuuc kahor meeshan ku yabey ayaan ku aamusey wlhi😢wax commenti eh wan so qori wayey😢
@AbdirihmanAbdirisaaq7 күн бұрын
Omar inshaar sxb ilahau dartiis hadda waa ilahay dartiis waxaan kaaga codsanayaa inaa kasoo hadasho social anxty ama walaaca bulshada walahi 8sano la dhibanahy nolol maalmeedkayga xitaa ma awoodo nolol adag baan ku jiraa xalkiisa ma aqaan cabsi baa isaaran 24saacba wll alle haku karaameeyo aduun iyo aakhiraba ee waan ku baryaa mawduucaas waa iga codsi waa daawadayda ee nolashayda oo badbaadisay mahadsanid ustaa😢😢❤
@haa87937 күн бұрын
Profilekaga kamacabsaneysid laxowla
@AbdirihmanAbdirisaaq7 күн бұрын
@haa8793 maxaa😂😂
@haa87937 күн бұрын
@@AbdirihmanAbdirisaaq cabsi cabsi waayo 😁😁😁
@AbdirihmanAbdirisaaq7 күн бұрын
@@haa8793 😅😅🥺
@Saffa.abdalla6 күн бұрын
Ka hadal uma baahna midaas walal tasbiixda iyo udhwanshaha ilahay badi isbedel wad arki dontaa❤😊
@PukhaariSheikhcali-pn2gb6 күн бұрын
Alaha inaga qabto
@jiijodaqere88816 күн бұрын
Waa imtixaan waana waqtigii uu shegay nabigeena calayhi salaatu wasalaam in muslimiinta noqondoonto xeero cunta ah oo la kala bobayo saxabadii wey yabeen mayaraanba jirto nabigeena calayhi salaatu wasalaam waxuu yiri maya aduunka ayaad jeclaandoontan geeridana waad nacaysan ilahay ha xifdiyo sacudiga ilahay ha ku soo cesho siday ahayd
@13ffdddfghhgggjn7 күн бұрын
DAD Muslimiinta mey Difaacaan Qudus
@HilowleMohamed7 күн бұрын
Adi muslin ma tihid miyaa
@SacduushCabdulaahi7 күн бұрын
Difaacu kaliya gcan mahan
@13ffdddfghhgggjn7 күн бұрын
@@HilowleMohamed Aniga Haa Lakinse Dowladaha ayaan ka Hadlaaya
@nuuurcabdii7 күн бұрын
🥺🥺 😢 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@AweizyJubba4 күн бұрын
سبحا ن الله❤
@jiijodaqere88816 күн бұрын
Ilahay ha soo hanunsho madaxda sacudiga Ilahayow naga qabto muslimiinta kuwa ka khayr badan Ilahay hanoogu badalo حسبنا الله ونعم الوكيل
@الال-ه4ي3ش3 күн бұрын
Subxanallaah waxaan ka cabsanaa inaa sucuudi darted aduunkoo dhan loo cadaabo wllhi😭😭😭