MAXAA KEENA KHILAAFKA QOYSKA ? || Sh Abudalxa

  Рет қаралды 51,777

Daacad Production

Daacad Production

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@KaruuroJaamac
@KaruuroJaamac Ай бұрын
masha allah
@sacdiaamin1709
@sacdiaamin1709 5 жыл бұрын
Mooeduuc aad iyo aad uguda weeyn sheekha iyo walaalaha so gudbiyay alaha idin barakeeyo
@libaanjama4059
@libaanjama4059 5 жыл бұрын
Jzk Allah Culumadena Allow Kuwa isu Dulqaata Ee Badhaadha Naga Yaal Anga Iyo Qoysaska Islaamka ahba Aaamin
@muxubbodheeg7765
@muxubbodheeg7765 4 жыл бұрын
Sheikh jazaakallaah Khayr Lkn khilaafaad intaasba kabaxsan ayaa jiraa ninka reerkooda oo isku dir marwalba ku jira wanaag kasta hadaadsameeso kugu kacsan uun
@hawosalad7243
@hawosalad7243 3 жыл бұрын
Mash Allah jisak Allah qer sheekh Shugaran
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 5 жыл бұрын
Mansha Allah xafidullaah shiikh abu dalxa waa runtaa sabar ka badan faaido Maleh meel xun baad istaagee hadhoow
@fatmamohammed3472
@fatmamohammed3472 5 жыл бұрын
Mashallaah sheikh ABUDALXA ILAAHOOW CULUMADENA NO BARAKEY
@jijahaji4640
@jijahaji4640 5 жыл бұрын
Masha Allaaah waarun jasakallaalahu qeer
@faridasomalbashoonbaaladha445
@faridasomalbashoonbaaladha445 5 жыл бұрын
Shukran
@farhiyoabdiwahaab7457
@farhiyoabdiwahaab7457 5 жыл бұрын
wll sideban ola xirira dan aya iheyso
@Poqorada
@Poqorada 5 жыл бұрын
masha allah tabarakaALLAH🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@DaacadProduction
@DaacadProduction 5 жыл бұрын
Soodhawaada Subscribe dheh Daacad Production khayrkana nala faafi
@faadumoabdi8887
@faadumoabdi8887 5 жыл бұрын
Suaal ayan rabaa in aan sheiqa weydiyo
@DaacadProduction
@DaacadProduction 5 жыл бұрын
@@faadumoabdi8887 sigaar ah nambarkana nagala soo xiriir ±256791714018 what's up
@nasriwacdi6112
@nasriwacdi6112 2 жыл бұрын
Mansha allh
@ahmedromanio
@ahmedromanio 5 жыл бұрын
Jzk khern sheq abu dalxa
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 5 жыл бұрын
Mash allh sheeq aniga ninkeyga lawo naag ayuu qawaaa aniga sedex ugu ah marka anigana waxan jogaa yurub asigana somali ayuu ku nool yahay lkiin mararka qaar waxay dhacdaa in aan is qilaafno asiga mar walba xumaan ima quuro lkiin aniga ayaa qalbigeyga mar walba waxan ku arkaa inuu marba dhinac uu iijido iso duceyaa inuu illhey qalbigeyga ii jilciyo wana ku qunacsahay lkiin dhibka kala Maqanta ayaaa keneyso
@libaanjama4059
@libaanjama4059 5 жыл бұрын
Fadumo wllo qof imaan leh baatahay Alle qalbiyadiin Burcad Haysu Mariyo Hana Idin baraleeyoo aamin
@sabriyedaljir6961
@sabriyedaljir6961 4 жыл бұрын
wllshy waxa mas kax dada ka guxayo oo nin kaga kugu dirayo waa shaydan shaydankana wuxu donayah rerkas dhisan in uu dumiyo ale aya kugu dharshay waxkasto maskaxdada kuso dhaco haku dhihin nin kaga wuxu ku dhahayana hadaba marin wadna mahaad santahay wllshy fadumo
@cabdiraxmaancabdiraxmaan170
@cabdiraxmaancabdiraxmaan170 4 жыл бұрын
M.a
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
Guur dhan laguu sheegaa waa in laysa noolaado.
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 3 жыл бұрын
@@libaanjama4059 aamiin abyo
@ashahussein8346
@ashahussein8346 3 жыл бұрын
Asc shierk
@faridasomalbashoonbaaladha445
@faridasomalbashoonbaaladha445 5 жыл бұрын
Asc sheeqoo dhib baa ihaysto waxan rabaa inaan kula soo xiriiri xageen kala soo xiriiraa
@curadareercisman7002
@curadareercisman7002 Жыл бұрын
ma heshay qali
@7inlz2
@7inlz2 Жыл бұрын
Hadal kada wan fahmay
@dahabsanhoyadeed4517
@dahabsanhoyadeed4517 Жыл бұрын
Shiiikow aniyo ninkayga wan is jecelnahay lknse isma fahano wana nin aad adag islamana nolin anigu waxan raba inan isku mel kunolano isaguna marabo marka dagal jogto ayan dagalana sheekh iyo dadka kaleba noso duceya in ilahay maslaxo dhexdayada dhigo
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 4 ай бұрын
Hada xalkiinu wasidee
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,4 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 10 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН