Abdiqadir waad qaldantahay gabadha shekada wey ino wadaa xumaana kama eysan sheegin guurkuna wa xaq waxan aad ka shekeyneysana wa waajib but iyada kama eysan shegan
Ilmo maxaya. Ilmo kufsi iyo ceeb ah. Dee kii is xariifiyey nin ku sheega ahaa a korsado sax. Ma xalaal buu yahay mise iyadaa u badhiidhay oo raalai ka ayad? Mr. Royel suaalada stupidka ah na ga dhaaf.