Maxaa lagaa qariyay oo ka dhacay Dooxa Qatar?

  Рет қаралды 28,952

Abwaan Kabayare

Abwaan Kabayare

Күн бұрын

Пікірлер: 100
@user-wb1zk6ko5g
@user-wb1zk6ko5g Ай бұрын
Abwaan kabayar Waan waayo arag ah. Soomalinimada ay kudheer tahay. Run ahaa na xikmad udhashay.inta numbers kaas ookale lahelikaro wali qaranka. Tiir baa uduugan.masha allah.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Ай бұрын
Xabiibul malaayin Allah noo soo celiyo Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo ❤🇸🇴
@hanathajo313
@hanathajo313 Ай бұрын
Waa yaab wlhi madaxweyne waalan waye ilaahey hana dhaafiyo
@abdidegan8452
@abdidegan8452 Ай бұрын
Amiin inchallah 😂
@aqbuulxasan6245
@aqbuulxasan6245 Ай бұрын
Masha allah jimco . Mubaarak❤
@HassanHassan-rs3qh
@HassanHassan-rs3qh Ай бұрын
Masha'allah Jimco-Mubaarak ❤
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Kuwii farmaajo lahaa soo villada ka soo bax iyo kuwii geela qalayey ee lahaa 1991 iyo isbaaradii baa loo niqonayaa farmaajo gurigiisa yay tegin ammaan ha siiyaan inta wanaagsan ha tagaan noolow fatmaajo ❤️❤️❤️
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Ай бұрын
Abwaan kaba yare waa halyeey soomaaliyeed 🇸🇴
@abdidegan8452
@abdidegan8452 Ай бұрын
Farmajo guuleyso sonoqo ado nabada inshallah
@siradhersi2273
@siradhersi2273 Ай бұрын
Boqorki Badbaadada Dadweynaha Masaakiinta ah ee Soomaaliyeed 🙌 Habaryer Gacaliye dadka iyo Dalka iyo Jiritaanka Soomaaliyeed hala Badbaadiyo, Si aad Yeeshaamba Dhexda u Xirta, Fadhi ma Jiro, Ka Kaca Maandhow ✌🏽🙌🙏🫶🏽❤️🥰😍❤️😍❤️😍❤️🥰
@gureymax7639
@gureymax7639 Ай бұрын
XSM taagero Ku filan waa helay lkn Isla isagii ayaa Iska celiyey taagerradii uu helay oo isku koobay jifadiisa hoose
@MowdafaBari-mz9jt
@MowdafaBari-mz9jt Ай бұрын
Habo Jimca mubaarag ❤❤❤❤❤❤
@jamaomarjamaomar9815
@jamaomarjamaomar9815 Ай бұрын
Asc sxb mahad said thanks
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Ай бұрын
Abwaan Kabayare waan ku salaamey haddii Xasan madherge uu jecel yahay inuu u rufyaano ha geeyo jikada Xasan Sheekh si uu ugu shaqeeya. Ileen qaran looma shaqeynaayo.
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Ай бұрын
Xabibul malayin madaxweyne Farmajo ilahay hakuhafido 🎉
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Jumca mubaarak abwaan kabayare
@user-wb1zk6ko5g
@user-wb1zk6ko5g Ай бұрын
Kabayare dad badan ayaa uducay naaya Maadama uu yahay nin waayo arag ah Una dhasha xikmad maskaxeed What a pure talent he has!!.waxaa laga yabaa in dadku isleeyiin waa isku qabil? Maya.waxaan kelay in uu yahay maskaxiyan Nin somalinimadu kuwayntahay 100% And that is what somalia needs today and forever!! Not somebody who is looking for personal intrest instead national.
@sahalorhaye5407
@sahalorhaye5407 Ай бұрын
Farmajo ❤ guul
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Mooryaantu masayr badanaa, farmaajo jacayl bey uqabaan dadku, kii isdhaha waanka celina asagaa daali. Isha mooryaanta Allaha kaa xijaabo mudane madaxwayne farmaajo
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
❤habo asc jimca mubaarak
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Ilaaheey Haku Xafido Madaxweyne Xabiibul Malaayiin Farmaajo Ilaaheey Caafimaad İyo Cimri Dheer Haku Siiyo ❤️🇸🇴🙏
@abdiabdi8887
@abdiabdi8887 Ай бұрын
Jumca Mubarak abti
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Fiqi Waa magac u yaal wax uu ka yahay meesha maleh kii ka horeeyeyna saasoo kale asaga gabadha xasan sheekh ayaaba kursigiisa ku fadhidey.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Ma hanan karo oo xasan sheekh iyo dadka soomaaliyeed waa kla tageen
@user-ds5mk7zg9n
@user-ds5mk7zg9n Ай бұрын
Waligiisaan xasan cidijeclaanayn macnona uusan yeelalayn ilaahay qof walba marbuu abuuray manalabadali karo waa uun kiisii
@gaafowgaafow
@gaafowgaafow Ай бұрын
Aad iyo aad
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g Ай бұрын
ASC VIVA7UP SHAQSI JIRRAN
@abdihoori4524
@abdihoori4524 Ай бұрын
Subxana allah daroodku been badana war ilahay kabaqa oo dadka beenta kadaya
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
Asc thenkes kabayare weriye sare
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Sidaasi waa dhaqamada kuwa fashilmay
@aminamohamed1570
@aminamohamed1570 Ай бұрын
Meeshii waa makhayad iga dheh
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n Ай бұрын
Muxu qulubta dadka somaliyed ku hanan kara quburihi iyo meytidi asneyd aya ka baxsan la e
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Abwan ku soco karbashka runta ah brother
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Wcsb Jumca mubaarak
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
asc jumca jamiila habo iigeeya farmaaja kadhacday kuwana waais qariyeen kuwana waa isasoo badhigeen😂😂😂😂😂😂😂😂
@Yedo25254
@Yedo25254 Ай бұрын
Al fanaan Oomar Barbar waa lasixray waxaana sixray Khawaarijta..warkaan waa xaqiiq.
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 Ай бұрын
ALXAQIIQA
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
❤️❤️Juma Mubarak 🫡🙏❤️❤️.❤️
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq Ай бұрын
Masha alah habo❤❤❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
xasan moryan iyo villa family waxay so wadan bah kah daran hadn layskah qaban moryantan dhaqankah xun waxay is moden inay shacabkah I yagu leyihin waxan kah xumahay mantah xasan moryan iyo villa family kuway u yihin dowlad
@mohamedHARAGO
@mohamedHARAGO Ай бұрын
❤❤ good day
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Waligeey dad ka dhaqan xun ma arkin Waligeey
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 Ай бұрын
صحيح
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 Ай бұрын
Wali ciladi majirta hadu iska casilay wasirki arimha dibada e hore
@foosmohamedabdi631
@foosmohamedabdi631 Ай бұрын
Xaqii tartiib tartiib usoo baxayo
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Ай бұрын
Xasbiyalaah Wanicmal wakiil Illaheyow dalken ka badbaadi xasan dhiiqo
@SayidCali-ys8tg
@SayidCali-ys8tg Ай бұрын
Guul farmajo
@abdullahimohamedmohamud4322
@abdullahimohamedmohamud4322 Ай бұрын
Xamse Waa nabad doon
@abukarabdirahman6430
@abukarabdirahman6430 Ай бұрын
Quluubta dadka Allah ayaa kuu weeciyo,ama kaa weeciyo,......
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 Ай бұрын
Soomali intaay reer Qabiil wasakh ah sheganayan inaay Somaalida kale ka sareyaan ilaa Qiyamaaha sal dhigan mayso waa xaqiiq waana dulmi , dulmiga malaha mustaqbal aduun iyo akheera.😡😡
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Shirkaasi waxaa u kusaabsanaa shirka dhexeyey alshaab Iyo Maamulka muqdisho benta hala daayo shirkaasi Qatar kadhacay
@calimaxamed673
@calimaxamed673 Ай бұрын
Xasan shiiq abgaal waa dhaafi la yahay mana wada haayo iyagii
@sharifaabdulle2154
@sharifaabdulle2154 Ай бұрын
Haassn deeq nothing nothing down
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
QURBA JOOG WAX UU S9NALIYA KA OG YAHAY BAAN JIRIN!!!!!!.WAA MARIN HABAABINTA SOMALIDA AYEY KA MID TAHAY!!!!!.
@IsmailNoor-bb4wz
@IsmailNoor-bb4wz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Hotelada& makhaayadaha halaga xiro waa caqli sidee ah meesha ma’Muqdisho ayuu mooday? Xasan caqli ba’ay dheh.
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Ай бұрын
Adiga yaa kuu sheegay shaydaaminta aad ku jirtaa oo aad caabudid
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og Ай бұрын
Aritaasi dadka shacabka ah bay kafogaynaysaa dowlada hada jirta, shacabka quluubtooda in aad hanataana waa muhiim waxa la yiri lakala dheeray orodna maaha, ina farmaajo quluubta shacabka buu ku noolyahay.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Wcs wr wb
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Ай бұрын
Xasan xarash ma wuxu isku hesta in markale ladoranayo 😂
@user-fj1kd6sj8c
@user-fj1kd6sj8c Ай бұрын
Waaa yaab xsan dhiiqo waxa uu samaynayo was sida. Dhoocilaha yaryar,war ninku was waa qayrumasuul ha Ku khaldamina waaliña way u dheertahay soomaalay.
@carinohope3117
@carinohope3117 Ай бұрын
👍🏼👍🏼👍🏼🇸🇴♥️
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t Ай бұрын
Wlhi been manajann qofka waxa lagu qabsan karaa waa adigoo kasbado qaluubtoda dagtid
@ahmedxajimohamed817
@ahmedxajimohamed817 Ай бұрын
Ciyala suuq war badanaa warnahintu anshax ayeey u bahantahay
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Ай бұрын
Xasan sheekh madaxweynenimadii ayuu wuxuu u qaatey in la yiri wadanka adaa leh, hadana ma dadkii buu ku darey? Cajiib!
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf Ай бұрын
Asc Ugaaaaas Xasan imo xigo Farmaajana kadaaalik Laakin waxaaad Ka sabri ledahay Qeeeeyre farmaaajo waaa Nabi ninkiii yidhi Cuqda Aaaan dhamaaan baa kuhaysa soomahid
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy Ай бұрын
Halqof ooshacab ah oo uducaynahayo wali lama maqlin inta badan weyhabarahayaan qarana weybo yaabanyihiin
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq Ай бұрын
Kani madaxwayne mahe alow shacabka kakexe
@gablax
@gablax Ай бұрын
Abwaan Arintan oo kale MD Hassan sheekh waxa ka jawaab u Ah See Dareeme see wax yeele ileyn shalay waa Isagi meel kasta ka qeylinayey maantana ASoo madax Weyne ah miyu Mucarad Noqdey nin wadankaba joogin see Darrenme see wax yeele😂😂😂😂😂
@abdikasimdahir1883
@abdikasimdahir1883 Ай бұрын
Qofkasta oo tago wadan uu joogo madaxweyne Hore waa inuu booqdaa madax weynahaas Hore Sida doha ama cairo
@IbrahimMahamud-e7x
@IbrahimMahamud-e7x Ай бұрын
Waarun dadkaa jecl farmaajo
@cabdulahikhalif5402
@cabdulahikhalif5402 Ай бұрын
Xabibul malayin soo labo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Xasan dal xaraashe wuxuu u dhimanayaa masayrka farmaajo odaygan dhibta wada ee aan lahayn qaab madaxweyne yaa dalka ka qabta
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 Ай бұрын
Xasan iyo farmajo waa an kuushaqeyo iyo aan kaa shaqaysto nina dadka iyo dalka ayu ushaqaynayey nina waa ka shaqysanaya
@sulemanali2019
@sulemanali2019 Ай бұрын
H
@farhioeynte8703
@farhioeynte8703 Ай бұрын
Cali balcad wa nin aqoonyahan eh yaqaanana waxa uu samaynayo lkn waxaan dareema in dad badan ay ka maseersan yihiin. Ee shuceebow hadalkaaga waxaan u arka inay ka dhax hadloowso maamadi murusade ee saynab macalin aheed marka haday saas tahay ogow dacaayadaada masamaynayso wax macno ah
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Faramaajo in la booqdaa ma dambi ayaa laga dhigay yaanaan arkin xasan oo usii huluulaya markuu wadankaa tago
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Asc wlle Xasan Munaafaq Cuqdadlow Maseerow Duf ku bax Xabiibul Malaayin Mdne Mdweyne King MCM Farmajo Xafidahulah Allaah ayaa jecel Somalida Xalaasha Ah ayaa Jecel Bishoo ku jecel Bakool Muxuu Kaa Taraa Is Daldal Meel Xun Ku Dambee Idam Allah
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Ай бұрын
Xasan munafiq xaalkiisu waa waxba baalahayga yaacay.😂😂😂😂😂
@suadabdi5
@suadabdi5 Ай бұрын
Oomar nimankii u sheegay at wa runtiis waxay ka shaqaynayaan in aanu yurub show ku qaban dabada kii horena saas ayay ku sameeyeen
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Guriga farmaajo hatagan dhibba ma lahan aa wasiir ahmed fiqi tariikhda uu Ethiopian ugu fanayey ma Al shabab ka ayaa leh mise umada Soomaaliyeed bal taas hala iiga jawaab ba Ciidankii Ethiopian iyo kii somaliya aa dowladdii TFG da miyaa cadow soduley ahaa mise Al shabab ka khawarij ta ilaa manta dagalamayo ayaa dulan ahaa tariikhdas bal halasaxo wasiirka waxaa ii muqato afkenbi in lagula waregey dalka oo aan wali lashacin aa
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Ай бұрын
Hudhelada maqayadaa ma kuwii suqa xolahaa modeysaa meshan qatar baa la yidhaa
@Shukri20267
@Shukri20267 Ай бұрын
Fiqi aqoon ma Laha meesha waa ku dheerad
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
XASAN SHEEKH U DIIDAYA RAGGA SOMALIYEED INEY LA KULMAN FARMAAJO 😂😂😂 WAXBA LANA AHA INU UDABA MARO XASAN SHEEKH FARMAAJO WAA RAG ISKA CELIN BALAAYO KU DEGTEY.
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Beentaa maaha asba markuu qadar tago wuu booqanaayey asagoon la kulmina qadar kama soo tagi jirin marka xasan sheekh maseerka ha iska daayo waa camal sheydaane.
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Ай бұрын
Waxaad fashen ba fashe wa ino fatakun ya weylag
@AbdirahmanAbshir-ss7yj
@AbdirahmanAbshir-ss7yj Ай бұрын
😂
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Ай бұрын
Ma beentaanu kula fidinaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Kuwa u xiisay fargaajo waa kuwa u xiisay xasuuqii zoobe. Waa kuwa u xiisay jidgooyiinkii wadooyinka muqdisho la dhigi jiray.
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Kkkkkk! Maxaad tiri Farmaajo- Wax Qarxiya ! Kuwa wax qarxiya - iyo kula qarxiyo waa isku mid waa is dhakeen waana wada dhaheen Farmaajo meesha uu ka yimid- Xataa Qofka wax dila lama dilo! Cid na muu dilin mana dhicin? What you talking bout!
@user-ru6po6sg6q
@user-ru6po6sg6q Ай бұрын
Kabayare Horta beenloow ayaa tahay qadar waxa aad sheegeeso Kama dhicin farmaajo Waa loo tagay waana madaxweene hore cid diidi kartana majirto xasana shaqo kuma lahan qurba joog cideey doonto ayeey utagaan marka ciil ayaa ku haayo Cali balcad adeer uma ahan ee dumaashigaa farmaajo miyaa intaas udhigee 😂😂😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Xasan dal xaraashe wuxuu u dhimanayaa masayrka farmaajo odaygan dhibta wada ee aan lahayn qaab madaxweyne yaa dalka ka qabta
Dhibaatada Tahriibka iyo Hagardaamooyinka laga  Dhaxlay
6:26
jamaaludin mahdi
Рет қаралды 54 М.
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 133 М.
Waa aniga Qabshaxsade iyo Barnaamij ku saabsan arrimaha Galmudug.
21:44
Siyaasi Amxaari Oo La Qarxiyey!!!
8:16
Aftaag Production
Рет қаралды 650
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 238 М.
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20