No video

Maxaa Nagu Dhacay Oo Hargeysa Uga Tagay? Safarkaygii Ilaa Muqdisho Full Information

  Рет қаралды 115,110

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Nagula Saaxiib Instagrame / dayaxfilms_
Dayax Films Waa Dookha Dadka

Пікірлер: 2 400
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d 3 жыл бұрын
I don't know way i am crying but I feel what you feel from hargeisa 😭
@abeyali12
@abeyali12 3 жыл бұрын
Manshallah Wilkaan geesi waye ruunti❤️ Geesi garab ma waayo hore usoco walal.✋
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b 3 жыл бұрын
geesi garab waye
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b 3 жыл бұрын
Keep going pro
@Ali.dhere12
@Ali.dhere12 3 жыл бұрын
Wllhi sida ragga ayaad u hadashaY dayax films 🙏
@bahjailkayarbahjailkayar2048
@bahjailkayarbahjailkayar2048 3 жыл бұрын
Inta OG inuu muuse biixi daawanaayo liketa😅
@Aliahmed-wd8tb
@Aliahmed-wd8tb 3 жыл бұрын
hhhhhhhh wlhi wa iga qoslisay
@aniisaqalbi1679
@aniisaqalbi1679 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
Kkk
@naajuuu....9404
@naajuuu....9404 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@qaalixariiir551
@qaalixariiir551 3 жыл бұрын
Kkkk haa
@abdimusearizona9367
@abdimusearizona9367 3 жыл бұрын
inta💚💛🧡 ila 🤳🤳🤳qiiroote 👌👌like ☝️☝️☝️iisaara🙏🙏🙏🙏
@abdikariim12mouzeh76
@abdikariim12mouzeh76 3 жыл бұрын
Abdi rahmaan dayax films wlhi zhp wad dareen hadashay zhp wana dhapa wx yahaha aad sheegtay zhp beena maha Dayax films zhp meelkasta oo jogto waa meeshadi Muqdishana igu raxayso zhp 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Keep going zhp dayax
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 3 жыл бұрын
Ninkaaan isagu hadlin loo hadli mayo dayax legend 🥰🥰
@sudiabdirahman4219
@sudiabdirahman4219 3 жыл бұрын
XAMAR waa hooyga umada somaliyeed guri gobeeet inay tahay xamar yaa igu raacsan❤✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nafisomanal2903
@nafisomanal2903 3 жыл бұрын
❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅
@omarahmad5053
@omarahmad5053 3 жыл бұрын
💖💖🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦🇨🇦
@aragsaninaabdirahm
@aragsaninaabdirahm 3 жыл бұрын
Anigaaaaaaaaa❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kaamilxaashicali9160
@kaamilxaashicali9160 3 жыл бұрын
🇸🇴🌍🙏🏆❤❤
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Xamar waxaa ku nool boqol kiiba lixdan dad nabada ku xanuunsada oo argagixisada taageera waa hoyga dad qalatada
@hapanecadee8091
@hapanecadee8091 3 жыл бұрын
Nin rag ciil cdaab oo ka doortaa ben looma dhihin wlh ❣❣❣✊✊ dayax sxp allah ki xfidoh ❣❣
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 жыл бұрын
Masha alaah keep going habo you make me cry 😢 🥲🥲🥲🥲🥲🇸🇴💕welcome muqdisho caadimadada soomali oodhan
@cadenuur4303
@cadenuur4303 3 жыл бұрын
Geesi laba ma ahan Dayyax films horay usocda we love you💘 😻
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Legend always legend 💪🙌
@zuhaipjuujuule8875
@zuhaipjuujuule8875 3 жыл бұрын
Lengttii
@jamalka_jj
@jamalka_jj 3 жыл бұрын
Farmaajo wxnkaa codsanaynaa inaad nagusoo wareejiso jaahilkaa
@boyofficial3348
@boyofficial3348 3 жыл бұрын
@@jamalka_jj kkk madaxwaynha safarka badan Muuse biixi 2025 xamar anaa ku soo dhawenayo ka dib jeelka aan u diraa waa balan😃🤣😂
@ebjirabdi592
@ebjirabdi592 3 жыл бұрын
Israqada alah Aya balan qaday meshad tagtaba wadku heli
@abdulkadermossen4847
@abdulkadermossen4847 3 жыл бұрын
irsaqada alaa balan qaaday
@salmamohamed7018
@salmamohamed7018 3 жыл бұрын
Welcome muqdisho walaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@deeqaaden62
@deeqaaden62 3 жыл бұрын
Masha’Allaah Dayax film 🎞 illaahay ha ku xafido horumar wanagsan 💙🇸🇴💙❤️❤️❤️👏👏👏👍
@user-wb4qf2dm9i
@user-wb4qf2dm9i 3 жыл бұрын
Wllhi maanan dhameysan vedioga wiilkana aqoon uma lihibalse waxaa iqanciyay sida taxadarka leh ixtiraamka leh hadane uu sheegayo wuuxu tabanayo ayaa icajab galiyay keep going pro haday somali land shacabkeeda cadaadineeso sxp somalia waa 5 qeyb 4ta qeyb meeshad doonto ka aad viva somalinimo🇸🇴❣🇸🇴
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Iska daa dayaxow muqdisho iigu baashaal lagaama xigo cidna kuma fara gashaneyso xoriyad cod iyo socodba ku noolow soomaaliyo dhan kaan iga fogaan kama dheeraado ❤❤❤🇸🇴🇸🇴💪
@razmi4568
@razmi4568 3 жыл бұрын
Haa nimcaan hilaac xitaa xurnimuu ku hoostay xamar
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
@@razmi4568 aad iyo aad xamar xagee u socotaa cidna lama dhaho
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
Waan qirooday marku yudhi gaaalo uma tagin eee umad Somaliyeed utagay😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
Cashurta rer muqdisho ayaa hadlka lagu cunaa wll filmka hora loo dawaday
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 жыл бұрын
Kkkkk iska qiirood waa waxay lacagta idinka cunaan barina cafis bay so waydiistan dawladooda ooy dhahan wanu qaldanaye tooba
@usaamedhagaafe5605
@usaamedhagaafe5605 3 жыл бұрын
Cabdirahmaan wlhy waxaaa thy geesi diidan in la dulaysto powe keep going meel kasta aad tagto❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
@@usaamedhagaafe5605 dalkisa inu caayo aya gesinimo ka ah miya somalia
@ridwaanfarxishka6108
@ridwaanfarxishka6108 3 жыл бұрын
Wllky C/Raxmaan Wlhi Wlhi Waa Hadal Uu Qof Waayo Aragi Ku Hadlo Hadal Xikmadaysan Keep Going Legend From Hargaysa
@maryancumar6301
@maryancumar6301 3 жыл бұрын
Wlhi 100%100 run buu ka hadlay 😢😢😢😢❤🙏keep going walal
@khadiijohussein4410
@khadiijohussein4410 3 жыл бұрын
Ku soo dhawoow walal Qaali Muqdisho Waa magaalkaadi Cidna kaama xigto ee Allaah ha kuugu xafido
@anigaadiga3555
@anigaadiga3555 3 жыл бұрын
Hoyada was ciyal kastumo sow hore uma ogayn shubadi ku dhashay was dalka waxad tarta lagu xisabtNta ,
@arizoonajr7625
@arizoonajr7625 3 жыл бұрын
Legend always legend ✔💪
@guhad2955
@guhad2955 3 жыл бұрын
Geesi geesi dhali guuul iyo gobnimo Keep going wlcme to muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯❤️✔️🥰🥰🥰
@hanadraas9233
@hanadraas9233 3 жыл бұрын
👉Aniga waxaan aamin sanahay in Cabdiraxmaan Dayax Muqdisho uu wax badan ka qabsan doono insha Allah 🎁maxaa yeelay la iskuma mashquulo 👍✅
@husseinaden4509
@husseinaden4509 3 жыл бұрын
Mnsha allah, walaalkeey guul baan kuu rajaynaynaa, hor u soco
@DalmarOfficialTv
@DalmarOfficialTv 3 жыл бұрын
Wax la dhagaysto waxa ugu Macaan 🎧Quraanka eebe Fadlan Subscribe ii saar 😍😍🤩kzbin.info/www/bejne/bWbQhXiDbMmhirM
@hamdiabdiahmed9449
@hamdiabdiahmed9449 3 жыл бұрын
Wlhi xaqiiiq ayuu ka hadlay wiilkaa cidii ku naci lahed iyo qofkii ku jeclanaba😭😭😭😭😭😭😭😭wllo marnaba,hayelin wax damiirkadu diidanyahy hamplyo ayaan ku leyahy guuleyso wllo qali 🥰🥰🥰😭😍😍😍😍
@umeymacawil973
@umeymacawil973 3 жыл бұрын
Xoriyadu wa muhiim walahi wllo Somali wa somali hore usoco ayn ku leyahay cadowga unolow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 3 жыл бұрын
legend waqtigagad haysata xoriydna wd ledhy meshd dontaba kadag horusocod bnku rajyn iyo dadalka oo aad hlkaa kasi wad
@abbaselmi1730
@abbaselmi1730 3 жыл бұрын
You have no right to pay tax KZbin is a platform Chanel and it’s based in the USA . Sxb waa lagugu khaldamay
@MohamedAhmed-vx8ku
@MohamedAhmed-vx8ku 3 жыл бұрын
that is your ignorance, he prepares his programs in hargeisa.
@hassanomar5242
@hassanomar5242 3 жыл бұрын
So what? Why don't he go USA and run his show there free of charge? Every country got law and order the think is the boy is stuck with idea of somaliweyn which is very much dead and buried, now you want to revives something that even butcher of Somalia barre could not manage, something is wrong with his comprehension
@sahraabdi143
@sahraabdi143 3 жыл бұрын
Mansha Allah, khudbad aad waxtar u leh cidii wax ku qaadaneysa, well done nin caqli badan
@samiirmohamed4440
@samiirmohamed4440 3 жыл бұрын
Keep Going dayax films langen
@mubarikhayaan6376
@mubarikhayaan6376 3 жыл бұрын
Waa runtii dayax anuu hargisa ayaan joogaa wllhi billaHi maatida xoolaheeda ayey cunaan madaxda somaliland cidii afaarahooga soo gashana way xidhaan Balse maalin kale ayey Garan wllhi
@kifahmohamud7230
@kifahmohamud7230 3 жыл бұрын
Madax ayaa qasta wax walbo wll dhibaato mleh
@boqoradainaxasan3479
@boqoradainaxasan3479 3 жыл бұрын
Mubarik hayaan pro soomalida siyasiyinteda iyo madxdedaba wa isku mid kuwan muqdisho nagu mamulaba hantidi shacabkey dheylo ku cunan hotelada wxba isma dhaman kalia xoriyadan ku kla duwnahy abowe
@khadrahassa321
@khadrahassa321 3 жыл бұрын
Maan shaa allah dayaxow soomalinima kaa badan 🇸🇴❤️❤️❤️🥲
@ziizimoha7426
@ziizimoha7426 3 жыл бұрын
Wiligaa ha ka ganban runta dayax runta ku dhimo 😊 muqdisho na cidi kama xigto waa hooyga qof wlbo dhibteysn soo dhaweyso 🥰 soo dhawow dayax anaga tahay wiilkeni 😍
@nastehaapdirahman818
@nastehaapdirahman818 3 жыл бұрын
Wllhi wilkan wx run ah buu kala hdalay Dayax abowe horay usoco wxad jogta Mel laga jclahy ooo lagugu ixtiramayo xuriyadadana aan laga so faragalin 👑❤💎🇸🇴minaka wa mianakagah 👑🇭🇹
@kaahiyeofficial6215
@kaahiyeofficial6215 3 жыл бұрын
Abdirahman Walaal Qaaliya Horumar wacan 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@salmanabdi7088
@salmanabdi7088 3 жыл бұрын
waan ku wataa from hargiesa waa la iskaga daba iman
@axmedxasanaadan3776
@axmedxasanaadan3776 3 жыл бұрын
Qadaaad weyn baad tahy markaa baad somaliland iska dhigaysaaa
@deqoaadenabdulqadir9636
@deqoaadenabdulqadir9636 3 жыл бұрын
@@axmedxasanaadan3776 ereygaa aa tiri ma xadiiski muusa biixi baaa 😀😀😀 kasoo yaaca xabsiga waad hurudaane mirqaan land
@hiba_hurrin
@hiba_hurrin 3 жыл бұрын
@@deqoaadenabdulqadir9636 🤣🤣👍 allaha soo hanuuniyo
@hanaomar8339
@hanaomar8339 3 жыл бұрын
Faqashtiiba heshay inan yaroo ay adeeg sadaan waa kuwa hore usoco kuwada waashay
@hiba_hurrin
@hiba_hurrin 3 жыл бұрын
@@hanaomar8339 faqash maxa laga wada 😱 ma af hindi baaa
@queenrazaan6913
@queenrazaan6913 3 жыл бұрын
Walaahi waaan ilmeeeyay waxaas oo idil aad kasoo shekeysay hadeyba somalilamd xoriyad kama jirto welcome to muqdisho apowe mcn 😭❤❤❤❤❤❤❤
@hanaomar8339
@hanaomar8339 3 жыл бұрын
Hadaa ma Muuqdisho ayay xoriyad talaa maxay isla qarxiyaan dhalin yarteedu haday xoriyad haystan
@xasanjenyo9671
@xasanjenyo9671 3 жыл бұрын
Waxa aan fiirsaday in kabadan 10jeer Waa hadal qiiradiisa leh Cabdiraxmaan waxaan ku lee yahay horey usii soco Soomaali Waa Soomaali Gur weliba oo ay Soomaali ku hoyatana waa Gurigaaga Nabad oogu noolow ooguna Damaashaad Hooyadii Soomaaliyeed Ee XAMAR Muqdisho shaqsi walbo oo Soomaaliyeed ayay Hooy utahay Adna Waxaad kamid tahay dad kaas Lagaama xigo ee Adiga ayaa leh Xornimo oogu noolow Gu' & Gobanimana kunoolow Qiiro baad igalisay #ONE LOVE SOMALIA FROM FRANCE SALAAN SARE GUDOOMIYE
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 3 жыл бұрын
Muqdisho waa hooyo hooyan waa lagu soo hirtaa soo dhawaaw aan lee nahay kameero wixii kusoo maray
@xubbifx509
@xubbifx509 3 жыл бұрын
aduunka waxa ugu umiihimsan xoriyada somalia soomaali baa leh🇸🇴♥️
@abdfatahadam5188
@abdfatahadam5188 3 жыл бұрын
Wnku wtaa Legend zxp qaali
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 жыл бұрын
Legend and hero keep going bro you are absolutely right young man MashaAllah TabaarakaAllah.
@user-vo6km8jr4r
@user-vo6km8jr4r 3 жыл бұрын
Hora usoco wall waxaatahy wiil udhaxeeyo umada soomaliyed waligane kusii adkeeso💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryamamaria2261
@maryamamaria2261 3 жыл бұрын
Walaaal waxaa thy geesi somaliyeed😢😢 run ahaantii noloshadii hore waxba kama ogi maxaa yelay waxan ahy tageero cusub balse gortii aan dawadey videogaan wuu icajabiyay run'ahaantii😌👑 rabi hakugu amaansado meel walba aad joogto abdi wll (Muuse madaxweynaheyga ma tihid balse adeer is bar qabo reer somaliland uroonow ayaga dartood ayaa wax ku thy oo wllhiya)
@najmamohamed2689
@najmamohamed2689 3 жыл бұрын
Gob gobdhashay waxa thy halyey Somalia umada dhan waya walal ku ah abowe nolasha kuma cisho muqdisho wa hoygaga 🙏❤🌏🇸🇴 Somalinimo wlhi qiroday hada xamar hada tagay uman tagin galo 😱😭 alh ku xafido walalo 👑
@Farhan6908
@Farhan6908 3 жыл бұрын
Dunidan laga tagi doona ayan walaal kunahay somaliweny allah dartis subscribe igu saara plz 🙏🏾❤️
@najibupdymarka7679
@najibupdymarka7679 3 жыл бұрын
Hadal ninraged waye .walaigaa gadal hafirinin horeyusoco sxp
@nasriitaabdisalam8801
@nasriitaabdisalam8801 3 жыл бұрын
Somalinimo inaga badan hadii an nahay dhalinyarad dalkeyna an hore mar u raadino gees ka gees
@xamdaabdimahomed6166
@xamdaabdimahomed6166 3 жыл бұрын
Cabdiraxmaan wll geesinimadada iyo raganimadada ayaad mujisay hore u soco❤❤💕💕
@fahimaahmed2764
@fahimaahmed2764 3 жыл бұрын
So sad wllhi😢😢😢😭 Ogadah jirkayga oo dhan waxa ku jabtay jiririco aadban ugu qiroday hadalkaga wll!!! Waa runta ma adan galobin oo gal ma adan racin mana adan anban oo waxa tagray dhul Soomaaliyeed!!! Waxaan kugu dhiri galin laha inad ado Turkiga coz waxaan kala baqaya in lagu dilo ama muuse ku xiro hadan😭😭😭
@shuaipofficial9264
@shuaipofficial9264 3 жыл бұрын
Realty words legends💪💪💪💪👏
@miskifarah4859
@miskifarah4859 3 жыл бұрын
Groupe dayax films kusoo dhowaada wadankiinii Soomaaliya Soomaali baa leh Madaxda Soomaaliyeed na meel walba eey joogaan Xaqa ilaaheey ha tuso Aamiin Yaarabi
@mohammedaqadir821
@mohammedaqadir821 3 жыл бұрын
Asc brother Im happy to see you and im a big fan of you your king 👑 Somalia 🇸🇴 and masha Allah
@hassanomar5242
@hassanomar5242 3 жыл бұрын
Very stupid piece of meat,Who told you world needs somaliwyn, you should have learned hard lesson that whole communities of nations fought to defeat the idea of greater Somalia in 1977, but stupid here again repeat same mistakes, never again will Somalis fall into cheap politico of darodism ever forget
@chafiheri140
@chafiheri140 3 жыл бұрын
From Djibouti bro keep going wahali legend
@fardowsadaud5205
@fardowsadaud5205 3 жыл бұрын
Masha allah welcome muqdisho Cadey we are one Somali welcome again brothers
@cumarmaxamed4998
@cumarmaxamed4998 3 жыл бұрын
Dayax wadankiisii wax ka sheegye bal yaaney xamar qaraxu duban dagaalna wuu ku soo sodas halkuu aadaayo heys weydiiyo
@abdyshakurahmed2669
@abdyshakurahmed2669 3 жыл бұрын
Xigmad buu ku dilay🙏
@nimcomostaphe7491
@nimcomostaphe7491 3 жыл бұрын
Pof laxdiiciayasa
@RiGaax_22
@RiGaax_22 3 жыл бұрын
Hhhhhhh FakiHyzi kkk 😀😂😂
@abdyshakurahmed2669
@abdyshakurahmed2669 3 жыл бұрын
@@RiGaax_22kkkk
@zuhuurmustaf4771
@zuhuurmustaf4771 3 жыл бұрын
Dayax waa geesi Somaliyeed Gulays powee🔥
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Dulmi cad weye qof isagu iskis nolosha ula dagalama in magaladasa lagaso cayriyo !Dayax waxey aad uga maseyren barnamijyada aadso deyso marka waxey moden inaad dhaqaalo badan kaheshid wana quruuri waa gusha adiga wana kula jirna sxb 🤩🙏
@nlfdboy6514
@nlfdboy6514 3 жыл бұрын
I know the truth is painful but always say it my blood brother
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 жыл бұрын
Dayax Films Thanks very much for your true🦁🦁👑💕🥰🌿👍💐❤️😍💪🏻💪🏻🤣🤣🤣
@carafocookingshow9297
@carafocookingshow9297 3 жыл бұрын
Ilaahay balankii intaad hadashay ayaad gantaalo la dhacday nin rageed meel kasta oo aad tagto ilaahay baa leh ilaah baana jooga waxaadna ku joogaysaa aqoontaada iyo wanagaga alaha kula jiro wllkay 💐💐👏👏
@dekoali4044
@dekoali4044 3 жыл бұрын
I am a fan of you keep going my brother I will always be proud of you somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰
@hassanomar5242
@hassanomar5242 3 жыл бұрын
Somalia is are failed state never to resurrect of grave yard
@Super_padri
@Super_padri 3 жыл бұрын
That is talking Amazing Hadalkan waa wax jira 90% 🙏🙏🙏🙏🙏Al time go forward legend prother
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 3 жыл бұрын
Go forward bro wadan soomaaliyed ayaad joogtaaye cidna hoow joojine halkan waxaa ka cad in wixii sodon sano laydiin sheegayey ay soo dhamaatey si kastaba ha noqotee soomaali waa mid ☝️🇸🇴💪 mar kale welcom to muqdisho ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪
@israomar5712
@israomar5712 3 жыл бұрын
Gesi ba thay walalo horay u soco🏃♥️
@nashaadabdiaziz3533
@nashaadabdiaziz3533 3 жыл бұрын
Cabdirixman dayax waa wiil dhalinyaro ah oo hadana caqli badan oo aakhirana xasuusan wax garad ba tahy wl kala yaqan dulmiga iyo xaqa noolow ilaahey haku xafido
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@idkayare7029
@idkayare7029 3 жыл бұрын
Wlhi RunTaa KaHaDaShaY Dayaxow XaQuna mardhow wuu soobixi Never GiVe up 🇸🇴♥️
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Alle ha garab galo walaal Abdirahmaan xirsi Guuuuuleyso Guuuuuuleyso Guuuuuuuuuuleyso💪💪💪
@Amalfaarax-jh6oe
@Amalfaarax-jh6oe 3 жыл бұрын
Wiil jiroo jooga geezi geezi dhalay💘thy alle haku xafido💘🖤
@abdimaliknajib
@abdimaliknajib 3 жыл бұрын
Abdiraxmaan dayax legend 😪😪😪❤
@mohametaamiincapdi8405
@mohametaamiincapdi8405 3 жыл бұрын
Xaqiiq badan bad daaha ka qaaday zxb👀❤️ Aakhiro la waydiin ninkasto umadan ku dheel dheela
@najmomaxamud9712
@najmomaxamud9712 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@hanadcali1941
@hanadcali1941 3 жыл бұрын
BroTher keep giong waan kuwataa Libaah ❤
@xiinfiniinxiin154
@xiinfiniinxiin154 3 жыл бұрын
War dayax wax yar looma gaysan waa fuuq baxay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zeinabhassan9837
@zeinabhassan9837 3 жыл бұрын
Masha allh
@ifraaxjama3581
@ifraaxjama3581 3 жыл бұрын
Haaa wllhy dayax waaa sunta kaliya ee muse bixiii ka ilmaysiyay
@abdirasaqabdi4546
@abdirasaqabdi4546 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 haa wlhi
@mchizi888
@mchizi888 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hanaomar8339
@hanaomar8339 3 жыл бұрын
@@ifraaxjama3581 🤣🤣🤣muuse muxu yeelay isagaa wax is yeelay oo qarax quute noqday miskiin ilaahay hakabadbadiyo qarax Waxbiirso waxbeelbay dhashaaye
@ahmedmohamed3637
@ahmedmohamed3637 3 жыл бұрын
Runta dadka ma disho ee way duxdaa dayax sxp waan kugu raacsanahay hore u soco
@suleeqo0163
@suleeqo0163 3 жыл бұрын
Wlhi geesigii somalida uso bixi lahaa waa kan noloshu kuma xumeyso walal mcn 🥰🥰🥰
@nimolord8450
@nimolord8450 3 жыл бұрын
ManshaAllah waa runta 👏👏👏🙏🙏🙏❤️❤️🌷🥰
@aaminaismaaciil8058
@aaminaismaaciil8058 3 жыл бұрын
Runi.rabbi bay taqaan walle gumaysi anagay naguh hayaan pro from sool❤
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 3 жыл бұрын
Idikaa isbadey noloshaaas 😭 reer soolow🤮
@nazriinabdi5297
@nazriinabdi5297 3 жыл бұрын
Ciidna Somalilan ma gumsaysan karto
@Yaxye12
@Yaxye12 3 жыл бұрын
Sax dayax films waliga cadowga madax hoos haugudhiin walaga nolow oo hajawocadowga kunadhiirabow wada saxda ah guuleso ❤❤❤❤❤
@salwaali5344
@salwaali5344 3 жыл бұрын
Dayax wllkey mcne hdii an awoodi lahaa cwa ane million subscribers Ayan ku saari lahaa
@user-ec9vh4eo6k
@user-ec9vh4eo6k 3 жыл бұрын
M.a nio odaga waad ucaqli celisay , xamarna adigaaleh waxaad doontid kusamee anagu garabkaagaanahay ,waan kujecelnahay adiga iyo shacabka somaliland oo dhami❤❤❤
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 жыл бұрын
War ma xamar baad ka xigtaa waan ku garab taagnahay kkkkkkkkk anigoo isaaqa ayaa walaahi laamiga Muqdisho ku dhex kaadsha maxaad ii garab istaagi daaroodba wuxuu doono ayuu ku dhex sameeyaa
@azakzaak1691
@azakzaak1691 3 жыл бұрын
@@rabitaloudaa32 Waryaa qabiilka iska daa . Muqdisho waa caasimadii umada soomaaliyeed. Maxaad ku hadleysaa. Qabiil ma leh.
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 жыл бұрын
@@azakzaak1691 waxaasi waa waxay u degi weyday kkk qabiil maleh kulahaa wad waayahee qabiil malahee waxay ku danbeyso ila eeg
@azakzaak1691
@azakzaak1691 3 жыл бұрын
​@@rabitaloudaa32 Waryaa anigu reer muqdisho ayaan ahay qaraxa waxaa loogu beegsadaa muqdisho waa caasimad oo markiiba aduunka oo dhan baa laga sheegaya. Argagixusadu ma helayaan publicity hadii ay gobolada kale qarxiyaan. Taas baa ugu wacan in ay xamar la beegsadaan qaraxyada. Muqdisho waa ka mansab iyo maqaam sareysaa meel qabiil leeyahay maaha sida gobolada qabiilka u dhisan oo kale mana yeelayno in qabiil lagu sumadeeyo. Waa ka sharaf sareynaa qabyaalada. Iyadoo dhibaaato oo dhan loo geystey oo wax walba lagu sameeyey ilaa 20 sano hadana waa magaalada ugu qurux badan uguna hormursan dhamaan magaalooyinka soomaalida. Taasi waxay ku tusaysaa in ay ka sii fiicnaaneyso. Adigu qabyaalada iska daa dadkana ka waani. Soomaalinimada ayaa kugu filan. Muxuu qabiil kuu tarey?
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 3 жыл бұрын
C/raxmaan Wlhi Xaqiqda Dhabtaa Ka Hadlay wlky Cidna Ha U JooJin Muse ilhy Ha inga Qabto
@mubaarikkobre7471
@mubaarikkobre7471 3 жыл бұрын
Ina walashow hoyadaa siilkeedii
@zakiyaxasan3620
@zakiyaxasan3620 3 жыл бұрын
@@mubaarikkobre7471 xasbuna laahu wanicmal wakiil hooyo qimaheeda mad garan bilaa aqlaaq hoyo afkaaga ka deyso
@ifraaxjama3581
@ifraaxjama3581 3 жыл бұрын
@@mubaarikkobre7471 dayax waaa sunta ka liyaaa ee muse bixii ka ilmaysisay
@maryanruun8712
@maryanruun8712 3 жыл бұрын
wll dayax mel walbo ad jogto Alle ha ku Amaansado hore u soco wll qaali❤❤❤🙏🙏
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Hadal indheer garad baad ku hadashay Guuleyso walal❤️🙏🏽
@zahromohamed2102
@zahromohamed2102 3 жыл бұрын
Muqdisho waa masaakiin kaalmees horaa looyiri rabi hakula jiro wllo
@ifrahmusesheikhabdulahi7615
@ifrahmusesheikhabdulahi7615 3 жыл бұрын
Ku bashaal xmr adaa iska lehe abowe Hana u laaban waligoood anaka Ku JCL ❤️
@dayaxstudio793
@dayaxstudio793 3 жыл бұрын
Cabdiraxmaan waxan ka codsanayaa wll vedio gaga Ayaan sodhigaa ii ogalaw wl Waanku waydiistee Zxp
@muhanadabiib7687
@muhanadabiib7687 3 жыл бұрын
Brother keep going we support you
@munobilan2
@munobilan2 3 жыл бұрын
Gob WeEYe Reer XaMarku....❣❣
@aamiinyare7849
@aamiinyare7849 3 жыл бұрын
wa runta zxpoh tagera ku hayana ango hargeisa jogan ayaa wlhi dhibto ma haysta anago wx baranay bilaa cml nahay .hore u soco zxpoh dayax
@xogbaar4119
@xogbaar4119 3 жыл бұрын
Xasadku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya! Mahadsanid in badan🙏
@mishishahmed5991
@mishishahmed5991 3 жыл бұрын
Waa ku saaray 🥰✊🏽
@mohamednuor1884
@mohamednuor1884 3 жыл бұрын
Waa uqalantaa inlaguu saaro
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Xaasid ayaan ahay kumana sarayo xaad qaadikartaa
@QEU9
@QEU9 3 жыл бұрын
bulshada in la khasbo maaha especially dhalinyarada iyaga iskood u shaqeeysta.xoriyadu waa muhiim. somali weeyn oo dhan ayaa kugarabtaagan sxb 👏👏👏👍👍
@zhamsa_nalka4388
@zhamsa_nalka4388 3 жыл бұрын
Wallaahi dayax films waxoow kahad lay waaqica jira waxaad tahay shaqsi qalbi wanaagsan oo ciishooday waxaa ciilay 1 shaqsi waxoow ciilay 100 shaqsi
@abdrisaaqahmeddaher9911
@abdrisaaqahmeddaher9911 3 жыл бұрын
Sxb kusoo dhww xamar adoo calankaga iyo qadiyadada wato xamar ogu noloow sidii wllkey hoyadey dhashay oo kale ♥️♥️♥️
@hodanahmed8961
@hodanahmed8961 3 жыл бұрын
Walalkey xitaa hada somaliya so aado kuwan kuma deynayan sidi nimcan hilac oo kale ayeey ku dhibayan lkn ilaahey ilxun kuma tuso insha Allah xafidullaah dayax🙏
@najaxaskar2030
@najaxaskar2030 3 жыл бұрын
Ku naalod adunyada Halkad nawileyso Niyadadu jeceshahey 💜Ha niyad jabin niman ciishoon meel ma garee Anaga walalaha ah kuso dhawow wadankaga🇸🇴
@abdallayare7994
@abdallayare7994 3 жыл бұрын
Xaqiiq buu ka hadlay runtii wlhi😭😭
@QEU9
@QEU9 3 жыл бұрын
keep going legend. waxaas waa xaqdaro iyo gardaro..somalia meeshaad tagtaba waa dhulkaagi raas caseeyr ilaa raas kempooni...👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@Sakariajama
@Sakariajama 3 жыл бұрын
Wllhi Ana Waan Zoo Zocdaa🙋BaLaaya Muuze La joogtee😠From Burco🙋
@mushtakmohamet5574
@mushtakmohamet5574 3 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣
@Ubahapdilahi
@Ubahapdilahi 3 жыл бұрын
Waxaad tareysa yara🤫
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 3 жыл бұрын
Magaca gobolka dhig😏
@Sakariajama
@Sakariajama 3 жыл бұрын
@@yasminmohamud8826 Kee Dee😠😠
@Sakariajama
@Sakariajama 3 жыл бұрын
@@Ubahapdilahi Aaapoy Cid Zi Jogayzan jirin😠😠
@fardowzasuber9131
@fardowzasuber9131 3 жыл бұрын
Waa run soomali waa soomali 🇸🇴♥️❤ ilahy ba laayo kuma tuso meesha tagtid wllo Dayax
@mjlabsaalax9885
@mjlabsaalax9885 3 жыл бұрын
Wlxi wilkaaan waan tageera runti, Aabaxa youtupe ban ku qirey wll, Allah kuxaafidho
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
GABAR BOOQATAY FIRCOON & WEBIGA NILE | EGYPT VLOG
20:39
ArimaHeena
Рет қаралды 269 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05
DADBAA DADKA WAALA !! QAYBTA 2-AAD SOORAAN IYO JAWAAN FAHANKA MURTIDA FIKIRKAAGA KA QAADO??
10:20
TIINA OO CAAWA OOYSAY 😭 😭 .. JINI AYAA KA DHEX QEEYLIYAY 😥😔
18:17
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 379 М.
UGBAAD ARAGSAN SULDAAN SEERAAR ama XARIIR AHMED MiD KALiYA DOORO
11:21
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН