No video

MAXAA SABABA XANUUNKA OSTEOPROSIS IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO?

  Рет қаралды 7,405

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Күн бұрын

#adigaisahaaw

Пікірлер: 54
@umuikhlaas9189
@umuikhlaas9189 Жыл бұрын
Masha allah naciimo abaay aniga ayaa ugu horeyo waan sugaayi video gasn anigo midka kow firsadsy ayuu dhacay shukran xbbty hore u soco wax fiican ayaad noo heysaa ajar iyo xasanaad Allah ku siiyo abaay
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Hadalkaaga waa loo baahanyahay waana noo faa iideyeysaa jazaakalahu qeyran.
@ifrahsh8286
@ifrahsh8286 Жыл бұрын
Manshalah tabarakalaah jazaakulahukheyran huno guriga ilahay jano hakakadhigo hana ujoojinin dadka xanuunsan
@halimoshugri9371
@halimoshugri9371 Жыл бұрын
Baarakalaahu fiiki Ukhtii Casisa Alle Miisaanka Xasanaadka hakuu Sahro
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Жыл бұрын
Maansha allh niciima sharaf anigu waaban kucaajisbaxaa walahi faxfax Alx janatul fardawsa walshy qaali niciima haga
@hibohassn6363
@hibohassn6363 Жыл бұрын
MaashaaAlaah walaashey dadka kheer Baad uheysaa siiwad cilmiga anfacayo bulshada weyn ee wadenkeena ,jazaaka kalaah kheer jazaa
@zahrahssn7362
@zahrahssn7362 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ Niciima wll qali anakaa kujecel alle dardiisa iyp luuqadenii somaliyeed oo faseex ah na waad noogu fasiraysaa waxan ba oran karaa waa naxwihi soomaliga quulada aad noogu sharaxaysid waayo of ana fahmayn maba jiro alle haku barakeeyo huuno qali❤❤❤❤❤❤
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Жыл бұрын
Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu Qaali, Allaah haku Xifdiyo Uqti Jazaakallaah kheyran
@safiyaahmed8952
@safiyaahmed8952 Жыл бұрын
MaashaAllaah Allaha ku barakeeyo
@nimcaabdi1049
@nimcaabdi1049 Жыл бұрын
Mashallah tabaraka allah walashay
@mushtaaq1824
@mushtaaq1824 Жыл бұрын
Kuma cajiso wlh abaayo 5 Video iyo kabadana firsada malintan fursad helo abaayo mcn Allah noka xafido
@yuusufxasan3180
@yuusufxasan3180 Ай бұрын
Walaal hori usoco maasha allaah naciimooy
@umuabdullahi4783
@umuabdullahi4783 Жыл бұрын
Ascww Maanshallah illaahay ha ku xifdiyo adiga reerkaaga
@yuusufxasan3180
@yuusufxasan3180 Ай бұрын
Walaal naciimooy allaah hakubaakeeyo hori usoco walaal ❤❤❤❤
@deganmahamed8715
@deganmahamed8715 Жыл бұрын
Masha allah abayo allaha idin xafido adiga iyo familyga wax badan ayad nofaidaysay jizakumulah khayran abayo 👍🏼 🥰 🙏 💖 ❤️
@haajiraabdale62
@haajiraabdale62 Жыл бұрын
Maansha Allaah horay u soco qalbinuuriso❤
@haninora533
@haninora533 Жыл бұрын
Mashallaah Tabaarakallaah Aqoonta Allaha kuu kordhiyo Adiga is Ahaaw Dad badan Aaba is Qoon qofkuu yahay Subxaanallaaah Jazaakallaah Kheyr nacimo☀️🌻✨
@naimaibraahin5774
@naimaibraahin5774 Жыл бұрын
Masha allha
@anissahoussein1775
@anissahoussein1775 9 ай бұрын
Masha Allaah wlley wanban ullowsana in aan iraahdo mashaallah 😂
@naimoali7702
@naimoali7702 Жыл бұрын
Manshaa alah alaha ku xifdiyo adiga iyo familkada abaayo waan ku dagdaga fidiyoga aad soo dhigto wana ku faraxsanahay waana ka faaiday marwalbona waan ku soo duceeya
@maymunfarah9486
@maymunfarah9486 Жыл бұрын
Ascwrwb xabiibti qaali jazakallaaha qeyran aniga wuu I anfacayaa videogan lkn mid hadu ka horeyey maanan arkin lkn waxn hada ka maqley inad dhameystiri doontid aniga ka mid ah dadka caadada dhaqso uga tagtey lkn waxey sameyneysey iney markey bixida bilaabeysey ay bilooyin badan maqnaaneysey ama sanad hadana aan wax yar arkayey ilaa marmarka qaar mana ahi dadka aad u socda socodka iyo guri joogisteyda badan waxn rabaa inad talooyinkaga qaato inshaallaah wad mahadsan tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahroali1967
@sahroali1967 Жыл бұрын
Masha allah shukran qaali👍✌✋❤💞
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 9 ай бұрын
masha Allah ❤
@faaychannel4468
@faaychannel4468 Жыл бұрын
😢wle xanunkas anigu iso qalociyay lafdhabarkayga way so qalocatay wlhi wn iska yabana maxa ka qaldan bn laha wd ku mahadsan tahay sharaxadada I am too late lkn at least wn ogaday 😢 thank you for your sharing
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 Жыл бұрын
MuchaAllah habo mhdsanid ❤❤❤
@bakacjr4279
@bakacjr4279 Жыл бұрын
Elerjiga kasoo hadal allah hakubarakeyee
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Жыл бұрын
Wcs ugaaso shugran
@ayandahir3694
@ayandahir3694 Жыл бұрын
Asc Walashay ilaah ha ku barakeeyo wax badan ayaan kaa faiday ilaah ha ku xafido adiga iyo owlaadaa iyo seyigaaga ilaah dartiis ayaa kuu jeclahay
@sumaya5104
@sumaya5104 Жыл бұрын
Ascww abayadiis wan ku salamay waad mahad San tahay aniga salaada fadhiga ka dukadaa lafa xanuunkaas qabaa 32 sano jiraa abaayo berito ka soo hadal murqa xanuunka iyo lafa xanuun ka wax uroon vitamin waan cabaa 🇬🇧 uk Ayaan jogaa Lakin in muda ah 5 years Ayaan xanuun sanahay
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Mahadsanid xabibti qaaali guul insha Allaah mahadsanid
@juweeliyacisman
@juweeliyacisman Жыл бұрын
Mashalh
@sasuke-rg2gh
@sasuke-rg2gh Жыл бұрын
Masha allah❤❤❤😊
@umucafiifaaadam1188
@umucafiifaaadam1188 Жыл бұрын
Mashaa allaah jasadaada janada alaha kadhigo
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Maashaa Allah walaasheey qaali jizaakallaah kheyr ❤️
@fatumobarkadle9098
@fatumobarkadle9098 Жыл бұрын
Manshaalah abaayo naciimo wa ku salaamay jazaaka Llaahu khayr
@qasidaabdille8407
@qasidaabdille8407 Жыл бұрын
Asc please nrkaga ayaan rabaa maasha Allah Allah hakuu siyadiyo
@salmanmahad5947
@salmanmahad5947 Жыл бұрын
asc abaayonaiimo waaidin salaamay adiga iyo FML gaaga alahaidin barakeeyo abaayo lafaha ayaaixanuuna waxaalidhahay lafaha ayaakuqalalaya tufnawaalaigusheega xanuunkaa matufbaa abaayo
@bakacjr4279
@bakacjr4279 Жыл бұрын
Asc wakusalamey walashey
@nimcaabdi1049
@nimcaabdi1049 Жыл бұрын
Walashay halkeyn ka hela
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 Жыл бұрын
Maashallah nicimo ilaahey haku xifdiyo ajar hakaa siiyo,maanta ani inaa iga hadleyso aan moodey,dhabarka 10 sano I xanuuno,sanadkaana isgoysyadii gacmaha iyo lugaha aa iigu darmey,albaab furow xataa waa i dhibaa,dhaqtarka ugu danbeyn romatism waaye iyo osteo arthritis waaye ay dheheen,maalin hore abaayo romatism kasoo hadal aan kaa codsadey wali waa sugooyaa,lkn kan aanba calaamado badan ku sheegtey
@bahjaabdikadir3865
@bahjaabdikadir3865 Жыл бұрын
Nacimo wah yabo farabadan ban kafaida 🥰Allahakuhafido abayo manshallah 🫶
@layladiriye602
@layladiriye602 Жыл бұрын
Masha allaah abayo macanto ❤❤❤ jisakalaah qer
@HaliimoAbdulaahi-dn4bv
@HaliimoAbdulaahi-dn4bv Жыл бұрын
Asc mcnto xagee lagahelaa dawada aad sharaxeeyso walaal fallen iisoo sheeg xageen karelia qaali dumareey waa walaashaa faadumo sh c/ulaahi iisoo jawaab
@maxamedgalbeed2493
@maxamedgalbeed2493 Жыл бұрын
Asc drs jilibka iyo dhabarka xanuun baa kajira maxa talo haysaa
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
Sc wr wb xbibti niciimo aniga oo yar yaa liga sheegay romatism mar marka qaar markaan xanuunsado sida uurka markaan yeesho yaan dareema xanuun klagoosyada
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Asc naciima duceysaneey vitaminadii u roonaa masoo dhigtay mise anaan arkin
@maxamedgalbeed2493
@maxamedgalbeed2493 Жыл бұрын
Asc drs naciimo jilibka dharka waa tabcaab macaan heysaa Dawson ii sheg mahasanid
@ardayadmohamed4711
@ardayadmohamed4711 Жыл бұрын
abaayo qayralaha ku siiyo waxaan dareemayaa calaamado badan oo aad sheegtay waa sugaynaa midka xiga
@Khalanjo673
@Khalanjo673 Жыл бұрын
Dhaqtar TAg dhiigaga iska baar walaal
@haania2495
@haania2495 Жыл бұрын
Waxaan arkay talefankayga dhinac ayaa yaalo oo qaylinaayo aan qabsanwaayo korkayga dhan ayuu galay
@naimaibraahin5774
@naimaibraahin5774 Жыл бұрын
Asc nacima waxan karaba WhatsAbb egosodar
@suadjibril7021
@suadjibril7021 Жыл бұрын
Jizaakilaahu khayran wallaalo wajizaah waxasanalaahu ileyki wabaarakalaahu fiiki illaahay jizadaada janatul fardawsal aclaa ha kadhigo illaahay khayr aan dhamaan ha kugu arzaaqo aduun iyo aakharaba baarakalaahu fiiki
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 Жыл бұрын
Maasha allha jisakalahu qeer Xabibti hadalkaga waa ku faraxa oo waa qeer kahadaleso waxii aad soo baratay dadkaga baa uga faa.iidesa qeer badan baad kaheleysa
@juweeliyacisman
@juweeliyacisman Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
SABABAHA KUU KEENA JILBA XANUUNKA IYO DARYEELKA UGU FIICAN!
19:26
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 4,3 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Barnaamij Ku Saabsan Burooyinka - Dr C/risaq Cismaan Gaboobe
26:37
Otitis Externa (Ear Canal infection) | Symptoms & Treatments
4:02
SG Dr. Wellness
Рет қаралды 17 М.
MAQAAR QURUX BADAN MARABTAA? QAADO FAYTAMIIN C CADDAD KUGU FILAN!
16:02
6 Calaamadood oo lagu garto Stress-ka!
3:05
Abdinasir Safaana
Рет қаралды 12 М.
Daawada Saxda Ah Ee Stress-ka (Walwalka Iyo Cabsida) 2021
10:54
DR. MUNIR SHARIF
Рет қаралды 12 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44