Waan so dhawaynaya diidmada ramaax dawlada wxn ku bogadinaya inay dadka marka xilka laga qadayo yidhahda daynban warejinaya waa in isaga loo xidhaa oo waliba xukun lo raciyaa waayo wxa iminaysa in nin waliba yidhahdo dayn ban warejinaya
@FuadMohamed-k7o2 сағат бұрын
Buuqa iyo qaylada burco waa ay iskataqaan.😅😅😅
@Mohamed-v6b5r2 сағат бұрын
Ma Jeeb hooyadii lèday buu ka bixinayaa. Maxaa ka galey
@MubYus2 сағат бұрын
Dayn olole doorasho lagu galay in la bixiyo waa xaaraan.
@ibrahimelmi31053 сағат бұрын
Keebaa saxsan?
@KadarCaamir-w3t2 сағат бұрын
Jeelka ku Rida biinku wuu waashay
@TufaaxMarket2 сағат бұрын
Gobolka deyn wa lagu yeelan kara oo xata dowladaha deyn lagu leeyahay xisaab umba la marinaya si inay jirto lo xaqiihiyo.
@duuliyexaruuri33162 сағат бұрын
Ramaax imisa ayuu dayn wareejin jiray masnta muxuu isja dhigayaa dawlada lagu leeyay dhiore ninkii wasiirja doonayay maxaa ku dhacayeey
@Shukri20267Сағат бұрын
Ramaax waa ciyaalo Suuq,Gobol deun waa qata,oo Nabad geltada Gobolka waxa inta badan lagu maamulaa waa Khadra Sh,sida uu u hadlaya waa khayr Al masuuliyad xumo,saxafada uu isu dhigayo
@ Asc walaal marka hore I I garan mayside hay caayin,maamulna ma garanayside ee hawl dawladeed ka socoto oo aan deyn qaadan karin ma jiro,ee wax baro,anigoo aan ku caayayn
@iali85403 сағат бұрын
RAMAAXBAA HAGAAGSANE GUDDOOMIYAHA GOBOLKU DAYNTUU GALO WAXA BIXISA WASAARADA MAALIYADA.
@CawaaleXasan-y9t3 сағат бұрын
Masha allah Raga habar awal waa dowlad yaqaaan geel jirayaaal maaaha
@samowsamale34902 сағат бұрын
Habar Awal hadday dawlad wax ka taqaano wadanku maanta halkaa muu joogeen xaggaa iyo ganacsiga ayay ku fiican yihiin
@CawaaleXasan-y9tСағат бұрын
@samowsamale3490 . Dalkoo burbursan waxa kuu disay waa habar awal cigaaal ayaa dalka mideeyay ciidan beeleed yadii hubka ka dhisay , lacagta somaliland anagaa kuu samaynay , halkaa somaliland jogta habar awal ayaa soo gaadhsiiisay, habar awal muuse un maaha , muuse biixi anagaa ridnay suldaanka yagii xasan , iyo ganacsatadii habar ayaa nacay oo riday , Markaa inta xun umbaa lagaaa baray habar awal sfcn usoo baro
@Ss-kl1hz2 сағат бұрын
Waxani werye khibrada leh ma ahaa. Muran iyo dagaal waa laba shey oo aan isku mid aheyn. Marka aad werye tahay waa inaad kala barato af soomaaliga
@xasancali2943 сағат бұрын
Waar xoolaha Dowlada waaa latska cunaa kulahaa Waaa Dayn
@AbdiRoble-mu6cz3 сағат бұрын
Waar dayn lama diidi karo waase la baadhaa oo audit baa loo saara.
Wadanka wariye majoogo waxkasta waxay moodayaan in lagudbiyo
@Mo_Daud4 сағат бұрын
Meesha wariyayaal kumahayno
@hassanhussein2724 сағат бұрын
Oo maxaa loo gudbin waayay wax walba ma futadaada qadhmuun ee nigiska ku jiraad mooday
@taqwalaah59113 сағат бұрын
Beena waa la faafinayaa runtan waa la qarinayaa miyaa?
@taqwalaah59113 сағат бұрын
@@hassanhussein272Ramaax waa geesi
@Mo_Daud2 сағат бұрын
@@hassanhussein272 ina kulmiyow mxad leedahay kana ma mayor kii ayaad ku qaladay😂 sidaad mayorka ugu khafiiftayba cidwaliba waad saniteene orda calankii buĺuga ahaa qaata
@MaxamedAbdiaadam4 сағат бұрын
Yaa soo gudbi ku yidhi wariye xayawaan ceebtaada garo badow
@hassanhussein2724 сағат бұрын
Oo maxaa loo gudbin waayay wax walba ma futadaada qadhmuun ee nigiska ku jiraad mooday
@taqwalaah59113 сағат бұрын
@@hassanhussein272😂😂😂😂😂😂 waxaad qarsataaba way ku qarsadaan
@taqwalaah59113 сағат бұрын
Dawladdan qasnado madhan iyo deyn ayaa looga tegey. Ramaax waa geesi Ciro na sidaas oo kale ayaa laga rabay malaayiin deyna ayuu Muse uga tegay Subxaana Laah
@Ali-xw9il2 сағат бұрын
Ramaax waa tuug 🤣🤣🤣
@saynabSr2 сағат бұрын
Ramaax waa geesi libaax ee ha lays uruuriyo yaan lala doodin