Markii aan hadalkaaga hore dhageystay waan fahmay in ulajeedada hadalkaaga ahaa in qilaafka laga tago diinta hal laga noqdo,welibada waxad xooga saartay Ilxaadka dhibaatada ay islaamka ku wadan gaar ahaan Somalida,laakiin Somalida waa dad jaahilnimada ku fog oo intooda badan ma lahan fahan dheer,qaarna waa kuwa qabiil hogaanka u wado xaqa ma maqlaan,THANKS SHEEKKHEYGA KISHKI 👏👏👏🙏
@cabdilaahi2378 Жыл бұрын
Sheekh tobada Allah ha kaa aqbalo
@KARAMAOG-rc7om7 ай бұрын
Wllhi qof fiicn baa tahay
@Naagnool1247 ай бұрын
Belaayaa ilaahay daba dhigay shiikhan
@abubakarsheekh37542 жыл бұрын
Masha Allah Allah kuu Xafiido sheekh Abduqadir kishk your the best sheekh and your Knowledge full
@bashirali2 жыл бұрын
asc sh cabdulqaadir kishki qeyr ale hakusiiyo aduun iyo aaqiraba ala haku dhawro aamiin anaga hadaan nahay arday dooneysa diin rasmi ah oo ale umadaan ujideeyay waxaan raadineynay ma ahayn magacyadaan faraha badan ee ay muslimiintu labaxen kana tageen magacii eebe noobixiyay ee ahaa HUWA SAMAAKUMUL MUSLIMIIN shaqo iyo shuqul kuma lihin magacyadaan tirada badan leh iyo waxaan la leeyahay madaahib waxaan aamin sanahay hal magac oo ah kii eebe noobixiyay oo ah muslimiin rasuulka csw halkaas magac ayuuna kadhintay muslimiintuna waxey ahaayeen walaalo isjecel hal salina kuwada fadhiya nolol fiicana kuwada noolaa lkn maantay waad aragtaa waxaan aragnaa muslim muslim gawracaaya asagoo weliba dhahaayo alaahu akbar waxaana taas ukeenaya magacyadaan baas ee lasameystay mida kale shiiqoow cabdulqadir kishki qeyr ale hakusiiyee wax lootanaasulikaro iyo waxkale ayaa kala jira sida qamiiska waa suno ayey dhahaan waxaana ognahay qamiisku inuu yahay dhaqan carbeed ee uusan diin ahayn waa loogu tanaasuli karaa kaas waxaa kaloo loogu tanaasuli karaa timaha ciro hadey kaa gasho lama madoobeyn karo ee waa lagaduudinayaa waxaa kaloo loogu tanaasuli karaa gerka ookale in ladeysto iney diintahay waxyaabahaaas yar yar ookale waaloogu tanaasulikaraa si umada loomideeyo lkn NAF LAGOYNAYO OO WELIBA LA LEEYAHAY WAADIIN AYADOON DIIN AHAYN KOOX YAR OO GABALKOODU DHACAY AYAAD SHEEGEYSAAYE ADOONKA WAXA DAD KUNOOL LOOGU TANAASULI MAAYO CAAYDA RASUULKA AY JIDEESTEEN DIINA KUTILMAAMEEN LOOGU TANAASULI MAAYO DUMARKA ADUUNKA KUNOOL IYO KUWA AAQIRO JIRABA AY UGEFEEN CAAYEEN YASEEN LOOGU TANAASULIMAAYO QOFKII WAX XADAA IN GACANTA LAGOOYO LOOGU TANAASULI MAAYO XUSKA RASUULKEENA NABIYULAAHI MAXAMAD LOOGU TANAASULIMAAYO suurto galna maahan aad iyo aad ayaana umahadsan tahay sh cabdulqaadir kishki ilaahey haku xifdiyo soomaalida ayaa waxey kumaah maahaan dhagax meel dhaw ayuu dhacaa dhawaqna meel dheer marka shiiq dhawaaqaagii hore ee diinta islaamka ee saxda ah aad kusoo gudbineysay ayaa aduunkoo dhan garay umada soomaaliyeedna kusoo baraarugeen diintii saxda ahayd ee laqariyay mida kale ma iga rumeesanee wlhi blhi tlhi maalintaan casharadaada inaan dhageysto aan bilaabay ilaa maantay oon kuqiyaasayo ilaa shan sano shiiq aan adiga ahaynba inaannan dhageysan baraarug dartii dad badan oo soomaali ahna waa sidaas ookale marka dilkaas rajmiga ah beenta ah ee aan diinta sal iyo raad kulahayn co baadulka ah cidna looga tanaasulimaayo marka shiiq cabdulqaadir kishki qeyr weyn ala hakusiiyo aamiin adigu waxaad rabtaa umada iney isku soo dhawaadaan oo aan lacoloobin oo leysku yimaado oo la walaaloobo lkn koox aan ogahay walee wey kugu wiirsanayaan hada ayeyna bilaabaayaan faataa buqdoodiii lkn adiga ajar iyo xasanaad ayaa kuugu sugan dulqaadkaaga iyo wadajirka umada aad raadineysid waadna kumahadsan tahay shiiq cabdulqaadir kishki asc
@كشفالحقائق-ع4ن2 жыл бұрын
Adiga waxad yareysaneysa ama wuursaneysa garka waa watar ama gaalnimo kalabo
@nuurediin.timacade2 жыл бұрын
sheekh kishka Allaha ku barakeeyo cilmi badan ayaa kugu jiro waan ku taageeraa
@unitedsomalimediausm71112 жыл бұрын
Kishki guulayso
@ismailnour30882 жыл бұрын
Guulayso sheikh
@mahadibrahim1615 Жыл бұрын
الرجوع إلى الحق فضيلة
@maxamedxasan74842 жыл бұрын
Sheekhaw waad ku dagdagtay arinta hore sidaad uga hadashay
@halimaaden16182 жыл бұрын
Maasha alaah
@IdontKnow-hh2fc2 жыл бұрын
Sheekhunaa waan ku salaamay
@abdurrahmanmahamoudfaarah78372 жыл бұрын
Cajiib kishki wuxuu leeyahay dembi aan katoobad keeno magelin Rasuulka Allah -na wuxuu leeyahay إنِّي لَأستغفِرُ اللهَ في اليومِ وأتوبُ إليه سبعينَ مرَّةً iima muuqato weli inaad khaladkaagii kasoo noqotay laakiin raja ayaan kaqabaa Waayo waa muhiim dadkii kujeclaa khaladkaaga inaad ucadeyso si ay iyana usoo laabtaan
@ShaikhAbdulkadirKishki2 жыл бұрын
Iisheeg qaladkeyga
@ahmedmuktar14162 жыл бұрын
لابد أن يكون الدليل من الكتاب والسنة والقياس والجماع وقول الصحابة وقول علماءالمسلمين لا تأخذ كلام الكفار
@مكتبةالاسرار-ع1ط2 жыл бұрын
و أنا وش دخلني في القياس و الجماع و قول الصحابه ؟
@zakariyacade25342 жыл бұрын
M.A
@walaalahadaarudacwa81202 жыл бұрын
Oo maxaad u leexin oo u tawiilin udaa allah wuxuu quraankiisa ku sheegtay
@ciisebood59632 жыл бұрын
Wali ma aadan caafmaadin inta aad soo qaadaneysid feyla suuf iyo balaayo aan tukan wali sabdiiqaagii ayaa tahay