Maxaad Ka Taqaan Facweynida Afka Soomaaliga & Dhulka Barnaamijka Af & Aag Hordhac

  Рет қаралды 1,414

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Maxaad Ka Taqaan Facweynida Afka Soomaaliga & Dhulka Ku Mataanaysan ee Carro Edeg Barnaamijka Af & Aag
Qaybta Daahfurka Barnaamijka Af & Aag.
TIRAAB-CURINTA TOOLMOON: Sheekada Gaaban.
AfSoomaali sax ah oo qoristiisa la laasimo, hodonnimo afoo si weyn loo hanto, hab iyo hannaan toosan oo had walba la adeegsado, niyad iyo rabitaan aan marna la loodin karin oo la la yimaaddo, culimo hab-qoraalkaas ku xeeldheer, kuna caanbaxay oo halabuurkooda la aqristo oo casharro waxkuool ah laga la baxo, farakuhayn had walba la caadaysto ayaa sal iyo saas adag u noqon kara sheeko-curinta.
by Qoraa/Suuganyahan; Saciid Jaamac Xuseen Aun..
Presented Ayrotv and Golaha Carro Edeg
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 17
@cabdikarimcali5089
@cabdikarimcali5089 7 күн бұрын
Maanshaallah waan idinku dhiiri galinaya hawsha aad wadaan
@CabdiAadan-z1d
@CabdiAadan-z1d 7 күн бұрын
Asc ilaahoow haydilin anoon awdal inigu casuumin oocalanka awdalkababanayn aamiin dhaha waajimcee
@Chrysanthemum8591
@Chrysanthemum8591 7 күн бұрын
Waad mahadsantihiin ✨️🙏
@AyroTV
@AyroTV 7 күн бұрын
Adigaa mudan Ustaad
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 6 күн бұрын
Mahadsanid wllo sida wacan aad inoogu diyaarisay thankz so much
@mahadtaleex841
@mahadtaleex841 5 күн бұрын
Suuxufi faysal abron waan ku salamay marka salanta islamka asalamacaykum Waa ariin runtii aad wanagsan hambalyo iyo boggaandin ayaad mudantahay sida aad isugu xilqantay afkeena hooyo.wa arinkaan waaxa hawl aan aniguba iskay isu ilxqanbay oo maadaada linguistiqueka aan diyari laha lakiin doorufaha nolosha wa I asmixi wayeen 2ba sano kaliya aan jaamicada ku jooji .
@suadali8027
@suadali8027 7 күн бұрын
Salaamu Calaykum Ayro TV, Masha Allah, aad ayaan idinkaga mahadinayaa howsha aad wadaan, in badan ayaan idinka bartay qiimaha wadankeena (Greater Somalia) iyo taariikhdeena. Casharadiina waan ladocday 3dii sano lasoo dhaafay, dadkeena aqoontaan ay ka baahan yihiin darteed ayay la wareersan yihiin. Waa TVga ugu qiimaha badan aan lasocdo. JazakumuLlaahu kheyran.
@AyroTV
@AyroTV 7 күн бұрын
Soo dhawoow Wl
@hassanawaleh3126
@hassanawaleh3126 7 күн бұрын
Wad mahadsantihiin
@whatsnew3267
@whatsnew3267 7 күн бұрын
﴿ ۞ أَوَلَمْ يَسِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَيَنظُرُوا كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الَّذِينَ كَانُوا مِن قَبْلِهِمْ ۚ كَانُوا هُمْ أَشَدَّ مِنْهُمْ قُوَّةً وَآثَارًا فِي الْأَرْضِ فَأَخَذَهُمُ اللَّهُ بِذُنُوبِهِمْ وَمَا كَانَ لَهُم مِّنَ اللَّهِ مِن وَاقٍ﴾ [ غافر: 21] سورة : غافر - Ghafir - الجزء : ( 24 ) - الصفحة: ( 469 ) Have they not travelled in the land and seen what was the end of those who were before them? They were superior to them in strength, and in the traces (which they left) in the land. But Allah seized them with punishment for their sins. And none had they to protect them from Allah. Aytadas waxay cadayn somalidu inay ahayen faracin waaq cabudi jiray ilahyna rogay
@hassanawaleh3126
@hassanawaleh3126 7 күн бұрын
Asc
@CabdiAadan-z1d
@CabdiAadan-z1d 7 күн бұрын
Ilma adeerayaal iinoolaada❤❤❤❤❤😅
@whatsnew3267
@whatsnew3267 7 күн бұрын
Faysalow wll plz si wad oo tafatir waraysigi ad bixisay 8 sana ka hor kalsantv ee dinti hore somalida io sanam yytadi ay cabudijiren aytna sameyen ee adunka kala geyen io xududi somalida io amxarada ee addis wabiga ka shisheya plz
@AyroTV
@AyroTV 7 күн бұрын
Haye kala socda Barnaamijka Soyaal iyo Sinji iinsha allah
@CabdiAadan-z1d
@CabdiAadan-z1d 7 күн бұрын
Samaron❤❤❤guul😅
@AdilAbdullahi-kw1zd
@AdilAbdullahi-kw1zd 7 күн бұрын
Afka maxaaga waxaa kaalmeeyey nidaamka dowliga waxbarashada iyo warbaahinta afka maayga waa la xaqiray wiil ama gabar yar goob waxbarasho lageeyey sabuurada loogu qoro xiisaseena waa afsoomaali laga yaabee inuu jeego/joogto meel afka maxaaga aad ugu yar yahay muxuu dareemayaa afkiisa hooyo inuusan aheyn asagoo taas la yaaban su’aal inta laweydiiyo xogaa fahmi waayo oo ladhaho war afsoomaali miyaadan gareyn dadib qaar ka mid ah ardeydii ku qoslaan
@Ameen_hussein.
@Ameen_hussein. 5 күн бұрын
Ayro dhaqanka.iyo sooyaalka degalka Soomaal ayaa la idinku majeerta awoodna u leedihin , fadlan siyaasad iyo reero ka.fogaada. maahan jihadiina aad darsi kartaaan . Tallo!
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 36 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,2 МЛН
NINKI GABADHISA LAFARA XUMEYEY & NINKI SAWIRKISA LAFAFIYA SO QABTAY
46:01
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 109 М.
SHEEKH MUSTAFE || 10 KII QISO EE UGU LAYAABKA BADNAA -DAAWO HADA.
49:24
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 36 МЛН