Maxaad Ka Taqaan Taariikhda Faca Weyn ee Muqdisho? Waxa Warbixintan Ka Diyaariyay Wariye Macalimuu.

  Рет қаралды 6,304

Hafso Mohamed

Hafso Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@abdirahmanmohamud9082
@abdirahmanmohamud9082 4 жыл бұрын
Weriyaha ugu codka qurxoon saxafiyiinta soomaalida. Walal saxaafada inbadan ku jir oo warbixino qurxoon noosoo tebi. Baarakallahu.
@caliguhaad6907
@caliguhaad6907 4 жыл бұрын
Waa barnaamij aad u qiimo badan oo xog badan ay ku jirto Aad Iyo aad baad u mahadsantahay
@ahmedadam4052
@ahmedadam4052 4 жыл бұрын
Muuqaal Aqoon kororsi u ah qof walba oo daawada. Mahadsanid Macalimow.
@abdulaahiahmedelmi3172
@abdulaahiahmedelmi3172 4 жыл бұрын
Wel done Moalimuu mid kamida wariyaasha aad codkooda jeclhy guuleyso waxaan rijeynayaa inaad warbixino kaloo cajiiba noosoodiyaarin doonto
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 4 жыл бұрын
Waan kaaga mahadcelinaa taatiikhdaan cajiibka ah inaad inoo gudbiso wll moalimu
@farahadamissack4288
@farahadamissack4288 4 жыл бұрын
MashaAllah
@greenlife9269
@greenlife9269 4 жыл бұрын
macalimow is back woww
@abdallamohamedadam3192
@abdallamohamedadam3192 4 жыл бұрын
Masha allah moalimo shaqo ficaan aya wada horey uu soco wll wan kaga mahad celinaya wll mahad sanid
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Soo badi
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
Masha allah
@yaxyemaxamed5057
@yaxyemaxamed5057 4 жыл бұрын
Masha Allah mucalimow hore usoco
@dhmaadeurop7933
@dhmaadeurop7933 4 жыл бұрын
weli done.. Mr moalimuu
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 4 жыл бұрын
Masha alh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedwarsamejiriil8136
@maxamedwarsamejiriil8136 4 жыл бұрын
Sxb waad mahadsantahey maxaa yeeley qof aan aqoon mesha uu ka yimid mayaan mesha uu usocdo sxb wlhi waan kugu farxey markaad barnamishkan arkey sxb dadaalka badi qof adigoo kalaa bulshada ayaa u bahan ok
@jirrab9010
@jirrab9010 4 жыл бұрын
Alla ninkani ilaahay muxuu cod siiyey maan moodayn in uu noolyahay waa arinfiican hadii marlabaad aanhelo codkii aanjeclaa
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
5 tv aan hada ka soo arkay
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 4 жыл бұрын
Inta kudhalaty muqdisho isaaar like iyi subscrab
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 4 жыл бұрын
Mcha allh maxaan ninkaa codkiisa ka dhex raadiyay halkan
@abisamedosoble9835
@abisamedosoble9835 4 жыл бұрын
Add iyo aad ayaad u mahad santhy mucalimow wax badan aya ka faaida muqaalkaan Su,al Manosoo wadaa qayba kale oo ah taariikhda muqdisho Masameey kartaa si ay wax badan jiilka cusub wax uga ogadaan taariithda somalia iyo wax yaabihii hore Aad ayaad u mahadsanthy Alle ha kaa abaal maryo Waxa u mahad celinayaa wariye munasar maxamed oo aan bartiisa face book kasoo racay muqaaal kan iyo page ka Nibdaad
@a.rahmanmomar7773
@a.rahmanmomar7773 4 жыл бұрын
Waa cashiro loo baahnaa halkaa ka wada midmidna noogu sharax guriyihii hore ama meelihii taariikhda u ahaa soomaaliya.
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Macalimu barnamijku waa ficanyy
@abdiazizahmed3834
@abdiazizahmed3834 4 жыл бұрын
Mhdsnd Moallimu
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Codkagi xiligii bbc da ee qurxoonana de niyow soogali sida raga kale
@abdiwahabismail2049
@abdiwahabismail2049 4 жыл бұрын
Maxan codkaaga tabnay mucalinow
@doogsannews9517
@doogsannews9517 4 жыл бұрын
Runtii Waxaan U Xiisey Qaabka Aad ugu luuqeyneyso Warbixinta Wariye Sare Moalimow keep going
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
LABA QARNI ????? LABA QARNI MAAHEE EE WAA 20 QARNI KA HOR DHALASHADII NABI CIISE KA HOR WAAYOO HALKII QARNI WAA 100 SANO PROF WAA KU SIDEE BAL AAN SUGO TAARIIQDA SIDA AAD U HEYSO IYO SIDA AAN U HAAYO MAHADSANID CARAB DALAB MUU DHACAA !!!!!!!
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Warshadda Sonkorta Jowhar SNAI.
34:44
Hafso Mohamed
Рет қаралды 17 М.
SAAMEYNTA TABAN EE QARAXYADA MUQDISHO KU YEESHEEN DHAQAALAHA.
21:38
Hafso Mohamed
Рет қаралды 3,7 М.
The Ummah Does Not Die | Khutbah | Sami Hamdi
27:18
UMMA
Рет қаралды 11 М.
Taageere Isboorti Shabateey
24:41
Hafso Mohamed
Рет қаралды 3,6 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН