Maxaad Kala Socotaa Soo Dhawayntii Dalmar yare In Loo Diiday Khadra Silimo Inay Ka Qayb Qaadato!

  Рет қаралды 171,019

Wiz Abdi, H24

Wiz Abdi, H24

Күн бұрын

Пікірлер: 192
@ashashukri5905
@ashashukri5905 5 жыл бұрын
Niman rag ah oo hal gabadh ka xishoon la’ waxey na tuseesa inee thy Naag power leh Take care khadra
@Hooda36
@Hooda36 5 жыл бұрын
Viva Queen Khadra Silimo We Love You❤🌹❤ Kuwa Kuneceb Cagtaada Hoos Teeda Yeey Kujiraan Xaasidna Meel Magaadho🤷‍♀️
@nimcoabdi6236
@nimcoabdi6236 5 жыл бұрын
Khadra allh jecel ana wn jeclahy 😭😭😭
@ifraaxcabdi584
@ifraaxcabdi584 5 жыл бұрын
Nimco Abdi
@xamdimashaalhasibainabacad8547
@xamdimashaalhasibainabacad8547 5 жыл бұрын
Hadaya waxaya wadana jojina wayan anaga anaga Aya khadara u hilonana
@khadijafarah3644
@khadijafarah3644 5 жыл бұрын
Khadra silimo way ku goobteen balse waxay noqotay Cinderella oo ah gabadhii guusha
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 5 жыл бұрын
Khadija Sharif haa wadad camal khadra mahane ancamal kale lahayn
@aminaqadroali5830
@aminaqadroali5830 5 жыл бұрын
Lidinku goobay oo awogin la gub kkkkkk waxa i heysa inaan hargeysa aado
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 5 жыл бұрын
True
@aminaqadroali5830
@aminaqadroali5830 5 жыл бұрын
Agaaa oo hadana agaa war maxa lagu maagay khadra silimo waxaan way ka wada fiiican tahay khadraay Rabi aya kula jira daacadi ma hungoowdo
@farduusali2951
@farduusali2951 5 жыл бұрын
Xidigaha Calankoodii Wuu dhacay ViVa KHadra Silimo mayagaa gaadhaya KHadra SHaraf Cadawgeedu ha DHaco
@masuulsare140
@masuulsare140 5 жыл бұрын
Viiva Inanta hablaha Great khadra Silimo
@sacadguntigaab2957
@sacadguntigaab2957 5 жыл бұрын
Khadra cadwga hajabo
@MohamedSaid-xe1ty
@MohamedSaid-xe1ty 5 жыл бұрын
War ninka been badnaa
@munacali7728
@munacali7728 5 жыл бұрын
Love you khadra zilimo 💚❤ana ku jacel happti
@asmagoodmarwa6228
@asmagoodmarwa6228 5 жыл бұрын
Hore usoco khadra cabdi sinimoo xasidiintan wadkagulaysandonta insh alh kafaaiidimaayaan xidiguhu sidanhaday kusiisocdaan wayudhamaatay
@ahmedOsman-nt8bf
@ahmedOsman-nt8bf 5 жыл бұрын
Walaahi maskiinta way dhiben Samer mar baa guusha hoostaada ka helaysa mursal oo hoatada jooga argeysa rag badan aye ku dhacday waan la argey guusha waa khadaro
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 5 жыл бұрын
Khadra dhibaato ayay ku hayaan balse kama guulaysanayaan oo khadra waa qof adag oo karti leh..
@barwaaqomedia6764
@barwaaqomedia6764 5 жыл бұрын
Subxnlah wlhi wa wx lag xumdo ma lo xuqaa gdh wlee dad aan aqli lehen ba isku imdy tagero buuxo uahy qadr slmo keep going from mugdisho int ig dnby tgrto qdt like
@yahfhdgbbkmax9696
@yahfhdgbbkmax9696 5 жыл бұрын
Khaddar silimo hore usoco
@rahmoalisalad7524
@rahmoalisalad7524 5 жыл бұрын
Waayaab oo Khadra dagaal cir iyo dhul ayaaba lagula jirayeee viva Khadra qaali ❤️❤️❤️
@mohanadkickoff5559
@mohanadkickoff5559 5 жыл бұрын
War khadro saliimo haloo kaco gun baa heshee viva khadro khadro way gabdh qaliya
@xalimoabdigure7560
@xalimoabdigure7560 5 жыл бұрын
Qadro salimo uma dhutineso waxey wadan wax magaratadan is urur sade ee cagliga xun qadro waa qof somaliyoo dhan eey jeceltihin hadalina inta neceb qadro
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Gob weeye aan liicin abid wlh From mogdisho love❤😘 you no kaalay xbbti mogdisho adiga iyo koxdaada 😍😍😍
@zammyali3047
@zammyali3047 5 жыл бұрын
Subhaana llaah ilaahay ha ka reebo waxan isma qabtaan miyaa maxay ka rabaan gabadha
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Khadra abdi silimo wayi kuwasheen. Khadra abdi silimo daaya mahadasho. Dadkaba uma soo jawaabto
@suweydaquruuxqarankasomali8200
@suweydaquruuxqarankasomali8200 5 жыл бұрын
Subxanallh gabadhan maxaa idiin daba dhiga
@elhanabdirahman7345
@elhanabdirahman7345 5 жыл бұрын
Hargaysa markiihoreba meel dadka somali lagu cunsurudeya beey eheed cidina xoriyad kuma heysato halkaa walagu yaqaan
@qadrodaahir5914
@qadrodaahir5914 5 жыл бұрын
Qadro keep going Bini aadam wax makaaqaadaayaan
@vantazticpoy3037
@vantazticpoy3037 5 жыл бұрын
Nio poropogandhada iyo mawelo caruureda kadaa dadka oo alle kacabso 🤘
@nadiadhowrzan2640
@nadiadhowrzan2640 5 жыл бұрын
Ax khadra walh naag adag weye raag iyo dumar inaantazay ku goobten lkn waxy ina tuzayza inay naag adag tahy khadra Abdi zilmo
@lugayar9163
@lugayar9163 5 жыл бұрын
Masha allah nolow khadro
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 5 жыл бұрын
Khadra waxay noqotay islaanti safarku lawada colobey waba yab
@leylacadey8859
@leylacadey8859 5 жыл бұрын
Team qadro salimo viva qadro salimo
@xaawocismaangaraad7370
@xaawocismaangaraad7370 5 жыл бұрын
Bisinka halqof oo dumar ah aya intaso nimana ladagalayan wllhi wan yabanahay khadra qurux gusho waa xagaga insha Allah
@kali8948
@kali8948 5 жыл бұрын
xaawo cismaan garaad nimaan miyaad uu aragta waxaan ???
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 5 жыл бұрын
Viva khadar silimo
@shucaybcismaanibraahimxabi3610
@shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 жыл бұрын
War waxaa umada kala fadhiiso cid u diiday ma jirtee Maalintuu so degayay guriga khadar silimo ayn joogy hawlaheega aduun ayaa ku mashquulsanayd ee cid u diiday ma jirto
@hadiyahbintuaxmed6855
@hadiyahbintuaxmed6855 5 жыл бұрын
Khadra silimo ma aha gabadh waxan wa u arkysa wll ilhy ayanku barye noqo mid nolosha heerka gadha
@nacimoxusseinadan2185
@nacimoxusseinadan2185 5 жыл бұрын
Qadra qali keep going gari dumar
@ahmadabdi4469
@ahmadabdi4469 5 жыл бұрын
Inta khadra jecel like saara
@amaansanahmed3867
@amaansanahmed3867 5 жыл бұрын
Khadra waa gabar nafteeda kalsooni buuxdo ku qabto meel laga mucaaradsanyahay logana badanyahay ayey ku dhiiratay ine ka qeyb kasho lkn ayada ayaaba laga baqay kalsooni waxas aya laga dhaha viva khadra siliimo laguma gaaro isha xaasidka alle haka xijaabo nicbiya dulmiga
@deqaahamedahamed2692
@deqaahamedahamed2692 5 жыл бұрын
What is wrong with reer hargeysa May gabadha kaqabtaan waxuushta stupid is aruursaday ❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌
@shaymashayms662
@shaymashayms662 5 жыл бұрын
All khadra wixii neceb anaa neceb
@mariaabdullahi8972
@mariaabdullahi8972 5 жыл бұрын
Walee gobi gobi dhashay khadra abdi salima waleee waa xaqiiq
@najaxmaxamed7052
@najaxmaxamed7052 5 жыл бұрын
Wllo Beentu Ma fiicNa DadkaNa Ha is nacsiiN Labada asma iyo furinle waa maqanyiHiiN CidNa umay diidiN khadra iyada AyaaN imaN meesha Fananintu way siman yiHiin XidigaHa geeska waxa ka jooga 4 mursalNa maba joogiN 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nasrinali1744
@nasrinali1744 5 жыл бұрын
Najax Maxamed Mursal wa kaa o xaga ka muuqda wuu jogay zxp
@gk0535
@gk0535 5 жыл бұрын
Sawkaa jooga ma murayad madow ayaad xidhantahay😀😀
@shadaomar5428
@shadaomar5428 5 жыл бұрын
Guuleed Kayse kkk wad iga qoslisay
@xabonmimi494
@xabonmimi494 5 жыл бұрын
Khadra silimoo waa naag dabeeco xun maxaa umada ku wada diray naa dad ma wada washaan waxidba washa naag fudud weeyi sidaan ugu hiilinayay weyba iga soo boodey halkana laga eryay halkanay ka calaacalaysa naa qof iska dhig anagana sokor iyo milixba waad nagu kicisay sidaan kaaga naxaynee
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Xabon Mimi ayaga ku mashquulen dadkan Facebook ka beeenise warkaan dadkaana hungirigooda gale khadro iyo mursal
@araagsanahmed4037
@araagsanahmed4037 5 жыл бұрын
Kkkk
@khaliifabdikani1511
@khaliifabdikani1511 5 жыл бұрын
Xolo tahe fankeda laga gubnya
@Sacdiya_hussein
@Sacdiya_hussein 5 жыл бұрын
Wlh aniga ma arkin khadra lkn dabecad xumo kadheer gabadhaas
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
sidaa ha dhihin wayo qof kalee is haystan maan arag aan ka ahaan dadkii xidigah oo ka raacay hodan
@samiaisse7070
@samiaisse7070 5 жыл бұрын
Khadra anagaa ku jacel Wlhi😘👏❤
@laylaahmed1902
@laylaahmed1902 5 жыл бұрын
Qadra waxan uku baaqayaa inadan hes dambe oo calacala u soo qadin mursal wad xerisay hadu wax garto ee molashada horey u wado oo ninka fiican bad heli ee ka samir Anaa cashaqa u ehasa iyo nahiidaas gab ka dheh u gambi horay usoco macda
@ifrahismail4173
@ifrahismail4173 5 жыл бұрын
Waxaan maba adkaysan karo xaqdaro allah ka baqa oo dhaafa inanta war reerku xumaa nin iyo naag kii qabi jirey ma khadraa må sii fiirsan karo hadaydaan joojin cunsiriyayta khadra
@falisabdi3206
@falisabdi3206 5 жыл бұрын
Walahi. Waaan. Yabay. Subxnllaaah. Dadkan. Ma waxay sheegan. Wyeeen. Khadra. Aye ku. Washeeen.
@istahilchannel
@istahilchannel 5 жыл бұрын
Ani horta mursal ayaan la yabanahy damir xumadisa yahuuu
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 5 жыл бұрын
Wallahi abaayo waan ka yabay ninkan bisinka ninku xuma so caruurtisa hooyaadood ma ahan qadra vivi
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 5 жыл бұрын
Carbon mimi ilaahey kabaq oo gabadha walaashaa ah iskadaa ee caruurta ka ligeed korineysa marka ninkaagu kaa maqanyahay xaasidkaaga ayaa badanaya mursal oo caruurta aabahooda ayaa laga rabaa in uu difaaco reerkiisa uu boodhka iska jafo fadhiga ka kac walaalkeey reerka ka dhici xasadka alle hayna tuso xaqa
@xaalidheeman
@xaalidheeman 5 жыл бұрын
Khadra guul
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 5 жыл бұрын
Khadra Updi Silimo Waa Gabdh AdaG Umana Baaahna garap & Gar_gaar tooonaH.....
@fartunxaalifaraax5694
@fartunxaalifaraax5694 5 жыл бұрын
Aad Ayaan’ uguxumahay habarhaan khashinka ah maxa khadar ku diry isaqu wa ficanan jirene. Magabadha u hiiliyaan
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 5 жыл бұрын
Xabon mimi walaashey ale ka cabso reerka hakala dirin isu soo jiid adoo allah kacabsanaya meesha caruurbaa joogta xaqa ale haynatuso ataqulaah
@shamismuuse9724
@shamismuuse9724 4 жыл бұрын
Sc dadka udidaya muursal lamsocdo miyaa dalmaryare wu arkey wexey yihin muursal o khadro nolashisa ahad ayaa kadabeyey iyi asma marka khadro waxba xagoda kama jiran khadro ilahay ayaa dhowrey kinki kurey ayàa qomo u tala shanin mafurin khadro
@xalimosacdiyonuurxasan607
@xalimosacdiyonuurxasan607 5 жыл бұрын
Subxana laah oo gabadha mexeey ku qqoomen waaba gabar qalbi wanagsan oo soomali oo dhanba eey jecel yihiin magaca ale siiyay miyeey k qadi karaan waaba dad dhintay xidigaha hadeey reerkedi dumiyeen xitaa miyeey gabeen xishoodki ale
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 5 жыл бұрын
War khadro silma waamuqayilad sheeshada cabta waxwanagsana hakadhigin doqan uuuuf
@aminaabdullahi9703
@aminaabdullahi9703 5 жыл бұрын
Ax khadra wlhi wey cilen insha gul iyo gobanimo aakurajeenaa insha allah hostaada eeimandonaan xidiga geesga
@nasteehomalpo9335
@nasteehomalpo9335 5 жыл бұрын
Viva khadra silmo nacebka ha jabo
@kossaidabdulahi7698
@kossaidabdulahi7698 5 жыл бұрын
Xidigaha ya xiseyaba hada walaga baxayey khadra wa nag isku kalsone khadra waxayi layabanyihin kartideda laba samana wayi kamaseten khadra hore usoco
@biche1984
@biche1984 5 жыл бұрын
Khadraa nolooow abiiid silimooo noloooow
@abukarsheikh2268
@abukarsheikh2268 5 жыл бұрын
fanaan ka reer mareekan kkkkkkk war waa somali loox yahow
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
viva khadra
@aminaqadroali5830
@aminaqadroali5830 5 жыл бұрын
Somaliyeey waxad ogaatan hadad aragtan kof laku kac san yahay dadka wu ka sareeya ogaad midaa khadray is adkee huuno qali
@queenquruxwanag1241
@queenquruxwanag1241 5 жыл бұрын
Mursal baa mu Bahdilan mesha wayo khadri waa carurtisa hooyado
@macab6141
@macab6141 5 жыл бұрын
Reer waqooyi cuqdad badanaa
@intaallejeceljecliyaa3852
@intaallejeceljecliyaa3852 5 жыл бұрын
Maxay kufalaysaa meeshu mursal ukak uu joogo khadra silimo khadra silimo waa boqorada codka xidigaa keeska waa dad xun uf
@aliyare5987
@aliyare5987 5 жыл бұрын
Khadro dhalinyarada Somalia o.o dhan ayaa tageerta
@mandeqyosufmohamed1717
@mandeqyosufmohamed1717 5 жыл бұрын
Intaas oo qof ayAa halgabar ku goobaneysa qadra guul
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 5 жыл бұрын
Hhhh Yahuu Reer maraykan kulaha
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 жыл бұрын
Subxanalaha waar illahy kaba dadka haysku dirin
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 5 жыл бұрын
Ala kani.beeen badaana waxasu views ku radinaya war beenta lama dhagysan karo ee bahasha naga yare
@laylaahmed1902
@laylaahmed1902 5 жыл бұрын
War cawantan yaa gabadha ka celsha walee xigaha yayda ah amaa hargaysa intaa qado iku qarxiyaa cawan cawan dhashay hal qof oo dumara bay isuku dagayan uf calaykum khadra adaa guusha le iska samir huuno
@hibaakmohd8880
@hibaakmohd8880 5 жыл бұрын
Isaaq waa oromo iyo xabshi
@munayasin3451
@munayasin3451 5 жыл бұрын
Viva khadra
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Walee khadro sinimo cadow geda wuu badan yahay lkn se waa nag adag nocas okale uma jabto
@MohamedSaid-xe1ty
@MohamedSaid-xe1ty 5 жыл бұрын
Tageeraysha khadra yaan la waalin banan cidna umay diidin inay timDo lkn iyada diiday kana han wayn inay dad ay ishayaan dhex gazho
@qadromunassar4090
@qadromunassar4090 5 жыл бұрын
Saan dhan miyay u xunyihiin dadkani
@kinsikhadar4083
@kinsikhadar4083 5 жыл бұрын
Isaaqu dad mahaan meey kaaa celiyaannnacabka gabdhaa ineey babiyaan ayeey qabaan way way way saan manan moodi jiriin isqa wlhi
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 5 жыл бұрын
isaaqi la yaqanay ma nihin hada hablaha ayey ku goobteen raggi hore e naga dhashay wa dhinteen kalabtiiba nosoo hadhay
@luulali3070
@luulali3070 5 жыл бұрын
Kkkkkkk khadri waa ay ka sareesa waxaa
@ayanahmedkhaire404
@ayanahmedkhaire404 5 жыл бұрын
Wllo shekada isaq iyo reer matagna lkn lab jeex iyo kooxdisa weye shekada lacagna walo adegsady xaasidku waa darajada ladhahy
@xabonmimi494
@xabonmimi494 5 жыл бұрын
Kinsi waad bugtaa ilaahay ha ku caafiyo wallhi subxanallah
@cambaroali7733
@cambaroali7733 5 жыл бұрын
Naayaa isaaq afkaaga ka jeedi doqon yahay
@umuadna8872
@umuadna8872 5 жыл бұрын
Xidigaha gessku isma qabtan miyaa gal gbdh bay isu raceen akhas
@youtuberwyoutuberqq
@youtuberwyoutuberqq 5 жыл бұрын
Beenale qadro maanta hadal gobed bay tiri ee halaga dhex baxo fmlygeda caruurtayda abahod iyo asxabtayda aflagadada halaga daayo ayay tiri faananintana anaka iska kin xigna ay tiri dalmar na waa walalkey wasoo dhawan lehey ee lugba dhawaac igaso garay qadro silimo aya sida tiri nabibayasha wle cadaabka ilahay kacabsan mesan dadka isku diraysan nimankinan gogorada dumarka xiran kadhex baxa reerka xasarada iyo munafaqada noso gudbinoysam naga dhaafa denbi no xambarise alaw iga cafi intan ugafay fmlgyn
@sumayaabdilahi6381
@sumayaabdilahi6381 5 жыл бұрын
khadra kuwani way ku daba jabeen
@koudoneismael4871
@koudoneismael4871 5 жыл бұрын
Sorry walaashay Khadr qaali
@abdirisaaqsalebaan2814
@abdirisaaqsalebaan2814 5 жыл бұрын
Oo maxaa ugu dhexjirra soodhowayntiisa waar waan yaabaney dee
@khadromaxamuud7938
@khadromaxamuud7938 5 жыл бұрын
Marbuu iman nabsigii diinku siday Khadra silimo baqoradii codka haween dhaaftay noolowo inbadan cadaw gaaguna hajabo qaali viav silimo samirku waasadee ii samir qaali qiimo badan Khadra silimo
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
war waxa uma eeko haday dhacdan midhaa dalmar la dhahay xada khadro u yeerato magalad show kuma dhiganaysid
@umuamiir2888
@umuamiir2888 5 жыл бұрын
bunbuninta iska daya somalida idinka aya isku dira dadkinan wax so gudbiya dalmar yare miyanu cid la balansanayn so dhawaysa misa so dhawayntisa wuxu ka dhigay wax furan khadra wa nag adag oo waxa xasidka ku ah way ka horaysa 👎👎
@nasriennour2042
@nasriennour2042 5 жыл бұрын
Kkkkkk ala maxa la wareeray khadra la diiday khadra la diiday sidee loga adkaaday dee khadradan hargaysiba u miraaqootay ee kuna dhaadatay inay jirid adag tahay mise waxba kama jiraan faankii anuu wxn islahaaba cid hor joogsan karta ma jirtee calaacalkedii ba naga batay khadra sida la yeelay khadra sida la yeelay
@deeqoabshir3720
@deeqoabshir3720 5 жыл бұрын
mursal ayaa ah wax dhinday waayo asagaa ah mid gabadha dadka kacelin kara
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 5 жыл бұрын
Khadra So Jigjiga S galbeed uma gurin ! Hadi Ay Hargaysa ba jogto oo Ay u diiden maxuu wayn oo u kala maqnaa Dalmar yare nothing kolka big deal haka dhigin aya odhan lahaa khadra Gabdh adag ayay u egthy Dadkan isku rarana waxba kama qadayn oo Hooyo ayayba thy Ciyalkeda aya cidkasta uga Muhimsan sidan filayo.bunbunsta iska daya khadra sympathy hau radinin Waxan qaba Inay iskudhanto dadkan oo dhan ,..
@najaxcabdi3590
@najaxcabdi3590 5 жыл бұрын
Dadka beenta ka daaya wll alle ka cabso
@samiirodahir6910
@samiirodahir6910 5 жыл бұрын
Sowtii la laha hargeysa iyada leh yaab o hodon lagu cunsirinayey Maxa khadra logu diday istaqfrllh wax kale😂😂🤣🤣
@laylokarim6539
@laylokarim6539 5 жыл бұрын
Saliimo ilaah ayaa qabtaa
@muwahibaahmed4929
@muwahibaahmed4929 5 жыл бұрын
Koxamaha wa dudafada maxalagasiya kharad silimo waxaay udhinanta kuna qof
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 5 жыл бұрын
Laakiin Rag maahoo maxay ka rabaan gabadha .
@qadromunassar4090
@qadromunassar4090 5 жыл бұрын
Cuqdad badana kuwaan
@wararkacalaamkaalltvsomali6420
@wararkacalaamkaalltvsomali6420 5 жыл бұрын
waa nacas dalmar yare coz ruux sodhaway Aya ayuu diiday
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Beenaale wax cad keen xayawaan bilaa caqliga gaaban khadra sinimo xidigaha geeska waa kabaxday meel mursal joogana khadra MA imanayso markaa awoowe shaqo kale viewers hadaad doonayso iyo subscribe war run ah daacadnimo ha lagaa arko munaafaq ina amisom madawga ka bax
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Waxa kadam beyo guri geda inu dumo ama mursal iyo hodan iney isgursadan waa koxda xidigaha geska waliba axmed furinle iyo lawada asmo wajiga xun leh oo xasidinta ah hodan ayey garab kasiyen lkn khadro Harris geysa xogeda iyo sharafow teda ayey ku jogta
@barnihassanroble2122
@barnihassanroble2122 5 жыл бұрын
Iyo asmooyikisa kulahaa qosol badana 😂
@faisaaweys6503
@faisaaweys6503 5 жыл бұрын
Waad waalateen khadra unbaad sheegtaan maytimaado
@saharadahir3939
@saharadahir3939 5 жыл бұрын
Plz kadara utaga
@saharadahir3939
@saharadahir3939 5 жыл бұрын
Kadara laqabo shogawo
@nalkaorodo7497
@nalkaorodo7497 5 жыл бұрын
Ala meesha rag majoogo Naa orodoo Puntland aad xagasaa dumarka lagu xishmeeyaayee
@falisabdi3206
@falisabdi3206 5 жыл бұрын
Nalka Orodo bisinksaaa naaa hedheeh. Xasidsanida. Ma khadra. Silma ku ledshay. Orod puland. Ad. Nayaaa ma ilowday kufsiland. Inaaa tihin. Subxnlanh. Oo xasidsanidaaa
@nalkaorodo7497
@nalkaorodo7497 5 жыл бұрын
@@falisabdi3206 ha ilowin in xukuumadiina bilowday kufsiga macanto mida kale anaga manaqano Nin gabar la xifaltama mcnto gabdhaha madaxee noo saranyihiin
@gopxariirdiriye6464
@gopxariirdiriye6464 5 жыл бұрын
Khadra zilimo Guuzhu waa adiga under
@mustafemuxumed9898
@mustafemuxumed9898 5 жыл бұрын
Kkkkk adiga sidee ku ogaatay in loo diiday khadra silimo aar wax rabto maaa moo sheegayaa sxbow
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
lkn gabadhaan maskinta maxaa niyada looga dilaa wlhi mursal waa nacas xaaskiisa oo ilmihiisa hooyadood ah ayaa madaxa cagta laga saaraa asna wuu ku faraxsan yhy
@sabahm.h9399
@sabahm.h9399 5 жыл бұрын
Asma dhiriq ubxiya abaayo AMA awoowe
Khadra silimo Boqorka Wadnahayga 2024
5:54
KHADRA SILIMO OFFICIAL
Рет қаралды 50 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 32 МЛН
200 SOOMAALI AH OO QOORTA LAGA GOYNAYO SUCUUDIGA
1:04:05
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 574
MAGAFE WEYN AYUU KA LIBYA NINKA LA YIRAAH BISLE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
34:20
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 1,2 М.
Xisbiga Wadani Oo  Basasaya Ciidanka Qaranka Difaca Soomaliland
12:09
Suxufi Hussein TV
Рет қаралды 10 М.
Qisada Naciimo Kush Kush iyo heesteeda Beenlow iyo arimo xiiso leh
33:26
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН