No video

Maxamed Abiib oo ku tilmaamay dacwadda ay Xeer Ilaalinta Somaliland ku soo oogtay mid siyaasadaysan

  Рет қаралды 57,218

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ku tilmaamay dacwadda ay dhawaan Xeer Ilaalinta Somaliland ku soo oogtay mid siyaasadaysan oo aan sal iyo raad toona lahayn. Maxamed Abiib oo metelaya Awdal ayaa u waramay BBC da.

Пікірлер: 128
@deegaankawaqooy2743
@deegaankawaqooy2743 Ай бұрын
Nooloow inaadeer We are with you
@HousseinAsma-d2l
@HousseinAsma-d2l Ай бұрын
Keep go brother mind true is clear
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
WAANU TAAGEERSANAHAY MAXAMED ABIIB FROM HABARYOONIS
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
isku diraha dad walaalo ah
@hah7064
@hah7064 Ай бұрын
Ha isu kaaya kala gurina isma dhaantooy
@mustafacasood2323
@mustafacasood2323 Ай бұрын
Xildhibaan guulayso
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 Ай бұрын
Geesi maxamed Abiib Hadaanu nahay dhalinyarada Awdal Waanu ku wadanaa👏🏼
@mhassan0163
@mhassan0163 Ай бұрын
Waar annaga oo Saaxil ah baa raacsan xildhibaanka, xildhibaan adeer qabiil ka weyn, waa halyey
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 Ай бұрын
Maxamed xabiib is not easy from Djibouti 🇩🇯 ❤
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 Ай бұрын
Xildhibaan Maxamed Abiib waa "Libaax" aan runta iyo xaqiiqda ka gaban se sideeda uga hadla. Runta ayaa lagu haystaa Xildhibaanka. Waanu ku taageersanahay Xildhibaane ee hawshaada waddo. ❤
@caytoomar-ip5ki
@caytoomar-ip5ki Ай бұрын
Horay u soco xil maxamed abiib yusuf reer awdal oo dhan baa ku wata ku so dhawaw gobolka awdal sabtida 20 /7/2024 is muujiya oo xil dhibaanka si fiican u so dhaweeya oo gacmaha is qabsada 🙏🙏
@cabdifarey9086
@cabdifarey9086 Ай бұрын
Allaha ku xafida
@SamatarMahamoud09
@SamatarMahamoud09 Ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all Allah created is prophet Mohamed scw❤❤
@cabdifarey9086
@cabdifarey9086 Ай бұрын
Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul
@abdinaasirabdullahi6715
@abdinaasirabdullahi6715 Ай бұрын
Waanu taageersanahay abiib❤
@muktaromer5529
@muktaromer5529 Ай бұрын
Xildhiban daacad ah oo aqoonyahan ah weeye. Dhamaantayo ayaa garab taagan. From Jigjiga
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 Ай бұрын
Guuleyso Guuleyso guuleyso abiib gedo baan kaataageeriyaa
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Oo maad gedo si tidhaafdid.
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul ❤❤
@SalmaAbdulrahman-em3qz
@SalmaAbdulrahman-em3qz Ай бұрын
Abiib keep going
@40Durkiya
@40Durkiya Ай бұрын
Gaadhigaagu waa non stop 🛑 indr anakaa kugu wadana
@user-bt5rv5wr4f
@user-bt5rv5wr4f Ай бұрын
Abtio waa wiil isse o réer Djiboutie waan Ku Salama Abtio guul inchallah Awdal State
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Ай бұрын
FUTO STATE. YAA MUNAFIQ SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD BACAAC DA GURA
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Mesha Somaliland dadka ayaa laa cubidinaya xukumadu musse waxay waa dulmi caad iyo bahdil xildhibanku waan tagersanahay inu kahadlo markasta wixi laa goshayo ❤
@hawaahmed70
@hawaahmed70 Ай бұрын
Madaxweynaha Mustaqbalka ee AWDAL STATE OF SOMALIA. Isbadal iyo kacdoon waqtigiisii yimid weeye
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone Ай бұрын
Bariiska ha iska ciideyn, oo masaakiinta nabadda kuwada nool ha isku dirin. Nijaas qurbaha ku nool, oo kelyaha kaga wada naaxay xoolo ceydh ah, ayaa dadkii colaad ku dhex hurinayaa. UF!
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 Ай бұрын
Geesi qaran Mohamed abiib walaal meesha iskaga kaalay waa meel reer leeyihiine soomaliwayn baa kuu baahan Somalia 🇸🇴 soomali baa leh
@qooqane65
@qooqane65 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Ай бұрын
War afkaaga iska hayso illahay baa jid inoo furi inshaalaah❤😂🎉😢😮😅😊
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Ай бұрын
Scw scw scw
@fadumohirey7830
@fadumohirey7830 Ай бұрын
Scw
@muruudi4961
@muruudi4961 Ай бұрын
Xildhibaanku waa hadal yaqaan
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 Ай бұрын
Nio maxmed abiib 😢 waaa daacad wlahi sacad muusow waxad wadaan joojiya from Hjeclo
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
isku diraha dad walaala ah
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 Ай бұрын
@@AliAbdille-m8u wll iskuma diraye wan kala dirayaba adna seed wax u wadaa
@nuurcaynab8210
@nuurcaynab8210 Ай бұрын
Mohamed H.yonis wey kuujeedaa.
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
@@mohamedmoham7197 Xabaal baa ku sugaysa e haddii aadan wanaag wadin ka gaabso
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 Ай бұрын
@@nuurcaynab8210 markaana😂
@user-mx7ss7zl3e
@user-mx7ss7zl3e Ай бұрын
Geesi somaliyeed weeye somali mid ah
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 Ай бұрын
Waa xaqdaro dacawadu waan is difaacayaa gartey laakiin hanjabaad iyo waa tashaneynaa iyo kicin sidey isu qabanayaan?
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Ай бұрын
Walee waa yaab inankan yar iidoorow noo daaya ilaahay kayaaba❤😂🎉😢😮😅😊
@siradm
@siradm Ай бұрын
Safaarad Somaliland maba jirto'e? Xaggey ku taallaa? Safaarad Soomaaliyeed un baa jirta, runta marka la sheego dee, Muuse reer ssc ayuu gooyay hadana reer Awdal ayuu goynayaa
@IssackHassan-qr2ij
@IssackHassan-qr2ij Ай бұрын
Xildhibaan Maxamed abib guuleyso madaxweynaha soomaaliland OO mustaqbalka Soo dhowow a
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 Ай бұрын
Waa Nin Maalin Walba Dagaal iyo Muran ku Jira Xil si akhlaaqle Waxadka Hadlayso Uga Hadal
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 Ай бұрын
Xl.maxamed abiib waa geesi garab waayay😮
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 Ай бұрын
DHAMAAN MADAXDA ISAAQU MUQDISHANA WAY KALABA JEER NOQDAAN HABEEN IYO MAALINA VILLA SOMALIA AYAY KHADKA UGU JIRAAN. JABUUTINA BASAASIINTOODU WAA WADA MUUSE BIIXI IYO XAAFADIISA. WAAR DHAQANKA AAD LEEDIHIIN DADKA SHARAFTA LEH HA KULASOO GALGALANINA.
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
Abib is the enemy of Somaliland,a conman and a dispot ❤ you from Kenya 🎉
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
OYAAYE WAA INAAD MAXKAMDA ISKA DIFACDAA SOW MAXKAMADA SHARCI MA AHAA
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
Awdal State of Somalia 💙💙💙
@NothingButDaTruthh
@NothingButDaTruthh Ай бұрын
😂😂😂
@hashiali9789
@hashiali9789 Ай бұрын
Hadalkuu faratoon ku yidhi ayuu been ka sheegayaa subhanalaah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 maxamed aabiib inadeerkay😂😂😂😂
@JamaalcawilJamaalcawil-i9v
@JamaalcawilJamaalcawil-i9v Ай бұрын
Dulmiga,lagu,hayaa,mu،= ,,xxuu ,yahay,isgaa,smlnd,ka ,
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Munaafaq illahay ka go,ay oo qaranka laaluush ku bedeshay oo cadawgu kiraystay dalkani ma dumayo waligii
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
Maxamad Abiib xeerka kama sareyn karo. Dadku wax celiya waa in uu yeeshaa haddii diinta Islaamka la qaadan waayey oo lagu qaldan yahay dastuurka la mal maluuqay waa in uu si cad dembiyada u qeexaa. Haddiii maalin kasta maskiin la xero xildhibaanku xaq maahan in uu xarig ka badbaadaa.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Ma distuurbaa jira? Kkkk Maxaa been ku soo kortay. Muuse waa tuug e maaha qof masuul ah.
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
@@salahthefruad9174 dadka lama caayo adigaan edeb lahayne. Been kuuman soo korine run baan ka hadlaayaa. Muuse shacab baa doortay shacabaana ka hiilin karaaya. Af xumadu ma fiicno.
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 Ай бұрын
Allah quwada u saaxibka ah ee samadka ahi abaalkaga haku mariyo hadad khaain dalka ku tahay. Kalmada jabkii ciidanka ee aad ku celceliysidna iska daa. Hadad ciidanka ixtiraamayso. Khaaimiinta Allah hajabiyo aduunka iyo aakhirana Allah haku cadibo.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
OYAAYE INA KHAYRIYE IN.LA SAWIRO XAQ BAA LOOGU LEEYAHEY WADANKA DAWALAD BAAKA JIRTAA SIRDOON LEH
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 Ай бұрын
Waa ninkan halaga hadho nio ogaanba loo buunbuuninaya wlhi waxba lagubqarinaya kle xukumada warkeeda doorashoyinka ha loo soo jeesto ogaanbay xiligan loogu soo beegay beegsiga xildhibaanka qaba anuu film ku jira meeshan dhagaha halaga socdo 😏
@Qooyskena
@Qooyskena Ай бұрын
Cirka bulugaa hadad egto xilkaa dhigee 😂😂😂😂
@abdiazizabdullahi9158
@abdiazizabdullahi9158 Ай бұрын
Hhhhhhhhhh❤😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Isaaqa bad ubuu galay maxamed aabiib bad doorateen ku Soo reer abtigay 😂😂😂
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt Ай бұрын
Isaaq nay doran iska sax hlka
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Beeeeenle tuuuuug xaarmajo tuuuuug
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 Ай бұрын
Khalad baa lagu haystaa xil
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim Ай бұрын
Dabshide weyan kan afkisa un ayuma xidhay iyo qarankiyo mucarid nimada ayuu kala garan leyhy wlhi
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Ай бұрын
Dowlada isaaq ka tashada reer awdal.
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Deedna ma mid faqash buu dhisan laha qiruxey ninkan anagaa dooranay oo ilashanayna
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Ай бұрын
Yaa badan xildhibaanada isaaq iyo inta beelaha kale . Marki codka loo qaado ayaa la ogaanayaa meeshaan sida layskula joogo golaha .
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Ай бұрын
Kuwa isaaq baa badan aniga jooga somaliland .
@shamisqalinle5135
@shamisqalinle5135 Ай бұрын
Ninki mask kosa😢 Isa Mal 😢
@fatumamohames
@fatumamohames Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Hampalyo Abiib Geesi Muwadhin Somaloyeeyd,Dambi ma'aha Hadii uu Safarada Somaliya uu tago,Hargeisa waa Mamul Somaliyeeyd oo Dawlad Goboleyd ah.
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Waa danbi sida hadii qof reer somalia safarada sland galo waa sida danbi weyn weye waliba lkn adigo kale in loo sheego looma baahna 😂😂😂😂
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Dacwadu inay baadil tahay iyo kale kala cade gudomiyaha edbisay aamuus qof weyn amuus edeb daro weyn ayuu qaba iyo akhlaqad daro waka Hadayna danbi ahayn in safarada somalia la galo isafu inta ha yidha bes marksad ogan waxa danbi ka ah sland 😂😂😂
@siaragali1439
@siaragali1439 Ай бұрын
Ninkan waa somalilander qadadwayn nafis haka dayina 😂😂 dhibta badan ee idin haysta ee qaraxyadu ka midla yihiin iska xaliya somaliland waa dal tashaday
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
Somalia ma jirto sxb ha riyoonin maamul beenbeene aa ka jira
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
Hubka ka sheekey Gobolka Galguduud mariixaan iyo H/Gidir yaa kala saaraayo dowlada aad ka hadleyso ta Caabudwaaq dagaalka ugu diyaarsan waa
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o Ай бұрын
Geesi xaqa iyo dumuquradiyada u Dodaya musse isiga Somaliland dhan kale u weciyey in xilka laga qadana mudan
@user-be5dz1sm2v
@user-be5dz1sm2v Ай бұрын
Adeer iidoorku waa xaqiiqo diide maamulkaaga awdal state ku dhawaaq
@siaragali1439
@siaragali1439 Ай бұрын
Somaliland waa dal tashaday awadala waa gobol ka mid ah qadadwayn Iyo faqash ninkan nafis haka dayiya ee dhibka idin haysta iska xaliya dalkiina ku ekada
@maahir-yb
@maahir-yb Ай бұрын
MADAX WEYNAHA AWDAL STATE MAXAMAD ABIIB
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 Ай бұрын
Haduu sharciga lagu marin waayo adiga qaarkale kula mida muuse biixi hala xidho. Becouse sharci gii wadanka ayuu dhulka la galay Muuse ha dhaco
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 Ай бұрын
Inkastuu durdur iyo dabaal galo doofaarku abidkee ma daahiro. Kani ma istaahilo inuu golaha wakiilada ka sii mid ahaado.
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Bacaac ader maxamad habib idinka uu bahan
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 Ай бұрын
Maxamed abiiib runta buu ka hadlay
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil Ай бұрын
Waa in uu dhifhiib sadaa garacaa nagnagta badani MBC adaa isku taataabty
@MoAar-o5z
@MoAar-o5z Ай бұрын
Dhidhiib SII de sowkaa idinkaga oohiyay maha wax la wax AD ka qadi kartana majirto niicyahay
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl Ай бұрын
Waar waad waalantee cagadhigo oohacaayin cid aanad gaadhay xasaanadbaan leeyay ma madax waynaha qaranka ayaan xasaanadlahayn oo reesoomaaliland oodhamidoorteen adoo reer kuyimi walaahi inbadanbaa lagaa xishooday dameeryaw
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Waxad wada hadal qabilaysan oo caad
@cabdifarey9086
@cabdifarey9086 Ай бұрын
Maxamed
@ibnuhasan2540
@ibnuhasan2540 Ай бұрын
Buuqisa batay waka ugu dhibta badan kuwa la mida
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Ooo markasi maa cabudine ayad rabta iyo amusanan oo xaga lagiranayo wale kulmiyeh waan baranay
@iissa7685
@iissa7685 Ай бұрын
Xildhibaanka malaa canaboodhe dacay buu cabay markuu yaraa This is what's causing him to cry like a 👶
@MajorYasinHassanAhmed
@MajorYasinHassanAhmed Ай бұрын
Hadi ay ninkaas madaxwayna ka digtaan hoor maar ween ayay garayaan .ninkaan may madaxwayna ka digataan .waa dacaad ruunti
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Ай бұрын
😂😂😂 on connais le jeux contre president moussa bixi et med abiib
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
ma xumaantad wang u taqaan ina abiib qarnkagii bad cayisaa ood ka hor timi
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi Ай бұрын
Runta sheeg wakaa
@user-bp2bt1nl7b
@user-bp2bt1nl7b Ай бұрын
Gudabas nin lagakenay
@user-or7jd1my5d
@user-or7jd1my5d Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he Ай бұрын
Caac
@siaragali1439
@siaragali1439 Ай бұрын
Ninkani uma qalmo.xildhibaan waa nin iska qayliya oo aan dadkii Soo doortay waxba u qaban, ninkan halagu badelo qof wax qabad leh
@Unknow-og4
@Unknow-og4 Ай бұрын
Makuyar wasaa
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Ай бұрын
Ha hahaha Liinta
@hassannur8022
@hassannur8022 Ай бұрын
Maxamed Abiibow xildhibaan waad dheeraysay oo 4300 $ ayaad qaadataa waxii aad u dhaaratay ayaad baal martay, waxaad tidhi Lix nin oo isku reer ah ayaa i xukumaya 150,000;ayaa u dhintay 100, 000 way usoo naafoobeen adna dheel dheel ayay kaa tahay. Xildhibaan waxii ummadu kugula yaabayso ka joogso, Madaxweynaha 300,0000 ayaa doortay, imisa ayaa kusoo doortay. Miyaanad ogayn in aad Shacbiga ku xadgudbayso markaad Madaxweynaha af lagaadaynayso.
@sakariyeismaciil6348
@sakariyeismaciil6348 Ай бұрын
Midaas macnaheesu waxa weeyi adiga iyo mustafe khayreeye waxaad jabuuti u tagteen waa somaliland ayay is hayaan ee mucaarkdnimo awgeed u tag
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Ай бұрын
Gud faratoon ma ku gaftay xuquuqdu maxay tahay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Bacaac waxaa joogi
@faraxcali1236
@faraxcali1236 Ай бұрын
Bal horta ninkan maxamed dhakhtarka geeya
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Gudomiyaha barlamanka ma edbisay amuus waryaa maku tidhi 😂😂😂😂😂
@mustafaegal2926
@mustafaegal2926 Ай бұрын
Ooyaaye cida jooji
@FarxanSiyaad
@FarxanSiyaad Ай бұрын
Farmaajo ladotasho
@FarxanSiyaad
@FarxanSiyaad Ай бұрын
Dilaal noodhuuntay ayaad tahay cay socota ayaadtay beenaale ayaadtay
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Abiib wax dambi.oo uu kalay Majiro.
@CadeWaayoarag
@CadeWaayoarag Ай бұрын
Xildhibaan guuleyso
@deegaankawaqooy2743
@deegaankawaqooy2743 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@cabdifarey9086
@cabdifarey9086 Ай бұрын
Allaha ku xafida
TOOS: Doodda Jimcaha
54:40
BBC Somali
Рет қаралды 16 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 138 М.
TOOS: Idaacadda Subaxnimo
29:06
BBC Somali
Рет қаралды 14 М.
Dad ku dhawacmay Soo dhaweyntii Xildhibaan Maxamed Abiib
8:28
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН