Maxamed Bakaal Cirro (KASHAAN DHAYAAYEY) New Song 2014

  Рет қаралды 354,236

abdirahim salaad

abdirahim salaad

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@izlaamomer6227
@izlaamomer6227 2 жыл бұрын
Heestan qisadeeda waxa weeye Nin ayaa jecela gabadh walipa saaid xaga iyadu aanay aad u care garayn jirin malinkii danbe ayey ku dhahday waxan tagayaa Sweden lkn Ethiopia ayaan sii marayaa ee sidaa iiga war hay Isagoo caga jiidaya ayuu dhahay Haye ee markaad Ethiopiaka soo noqoto ii soo wac haye ayey dhahday wuxuuna Naftiisa u sheegay inan u soo laabanayso maalmihii socde bilo isku badale manay soo noqon Telephonekeediina waa xidhan yahay Maalin maalaha ka mida ayaa nin ay isaga saaxiiba ahayeen ku yidhi waan guursaday markaa maanta ila soo qadee haye ayuu dhahay Markii ay qadadii u fadhiisteen ayaa waxa Qadadii u keentay gabadhii uu jeclaaa Farxalkii ayuu mooday biyihii caadiga ahaaa wuuna khalkhalay sidii ayuu ninkii ku waalan gaadhay Waana ka leh fanaan ku Kashaan dhayaay bugso Hayin kad balankaa jabay Cishqigaa madigee gudhay Dhib iyo ha u mudan karkabo Mid aan kalgacayl lurin Kal iyo laab kuu jeclayn Naf yahay kaliga ha sugin Ha gohan kasaar qalbigana haderr Ku jeer adigoo lugay miyaad kaab Kale rabtaa Heesta si dareen leh u dhagaysa waana taariilh aan caawa idiin qoray Ducale omer kuJooG
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 8 ай бұрын
Thanks wll xalada wanku jira iducee😌
@suhuuripraahim4996
@suhuuripraahim4996 5 ай бұрын
Hada ayaan xaladaa dhex fariya meel aan uga noqdo ma aqan lkn kaligay baa wax jecel isagana imaban ogan teda kle weegan ayuu dhofayaa in UU soo noqon Alaa og illahay ban Ka barayay inan bogsado😭😭
@NajmaCilme
@NajmaCilme 8 ай бұрын
Jacylka imika joga waa danysi dacad hadad thy waa lugu tumanaya 12/6/2023 habenka wxn dareemy ilahy ayuunba og dacad hadad tahy waa lagugu tumanaya 😭💔 qofka qoralkyga arkow wxan kaga tagaya waligy qof ha jeclan hadad jeclatana intu u qalmo in ka badan ha siiin😭💔 wlhi waa iga wano
@Naj-1.3.4
@Naj-1.3.4 8 ай бұрын
Walaalo wax walbo dhamaad beyleyihiin waan soowada marnay xaladaan waad kamaxeysaa adna insha alh 😢💔
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 6 ай бұрын
😭😭waad ila aragty inaan qofna intu uqalmo inkabadan la jeclaan😭😭🥺
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 9 ай бұрын
Dhagaysanaya 19/1/2024 maalin jimce ah galinkii dambe 16:53 degmada Ibraahim Koodbuur, Hargeisa gaar ahaan dugsiga Abu Hureira Secondary agtiisa. Heestan waxan dhagaysanayay tan iyo 2015 bishii 1aad oo inantii aan jeclaa igu wacad furtay oo aan meherkeedii uun maqlay😢. Jacayl aan si ruuxi ah u dareemo kaas baa iigu dambeeyay. Qofkii iga dambeeyow Ilaahay waxad jeceshay haku sahlo wllo.
@naciimofaaraxmaxamuud4037
@naciimofaaraxmaxamuud4037 8 ай бұрын
ameeen wllo😢
@Munayo12
@Munayo12 5 ай бұрын
Ameen dhamaantenba wll😢
@ziyaamoha9040
@ziyaamoha9040 8 ай бұрын
5 Februar 2024 Waxan rajaynayaa anigoo bogsaday inaan soo noqon doono i.n 💔🙇🏽‍♀️
@SaaraAhmed-fq3rv
@SaaraAhmed-fq3rv 7 ай бұрын
Walaal walahi wanka xumahay wanan kula dareemaya balse ogow dikriga inuu u horeeyo wxa qaluubta dajiya go,aan saxana naftada la gaadh
@maxamedmuxumed6209
@maxamedmuxumed6209 7 ай бұрын
Beena maaha zhp xaga digriga badi zhp
@nomoretalk7851
@nomoretalk7851 21 күн бұрын
Xasuus wlh 2014 jceylkygi kowaad ba hestaan aad u dhgeyzn jiray😢
@nimcomuuse1054
@nimcomuuse1054 Жыл бұрын
2011 qofkan aduunka ugu jeclaa 2022 waa qofkan aduunka ugu necbahay jacaylka badan wuxu isku bedelaa Nacayb badan wuxu igu noqday qof marwalba qalbiga Iga jabiya 💔💔💔💔❤️‍🩹
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Жыл бұрын
Miyad isguursateen oo kala takteen walal
@SiradAhmed-w9c
@SiradAhmed-w9c 5 ай бұрын
Jaceylku wax ka xun man dareemin
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 10 ай бұрын
Axyaa hees maxamed bakaal cirro wuu dareen hadley Runtii aniga jacayl wuxuu yahay waan aqaaan heestan markan dhagaystey wallahi holac ayaa ka shidmay qalbigayga "hubaal kulaanki ma jiro ka kafton hibashado calfka kadabo dhaho karaamada hayska lumin" 😞😭💔
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 10 ай бұрын
Hubaal kulankii ma jiro Ka kaaftoon hibashadoo Calafka kadabaa dhahoo Karaamada hayska lumin 😭😭😭❤️‍🩹
@Munayo12
@Munayo12 9 ай бұрын
😢
@CabdrisaqSalah
@CabdrisaqSalah 9 ай бұрын
😢
@macaanemaxamed7014
@macaanemaxamed7014 8 ай бұрын
😢😢
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
What a romantic voice by Mohamed Ciro very comforting excellent indeed and his compassionate voice
@farodahabley5120
@farodahabley5120 2 жыл бұрын
markaan ka bogsaday qanadhdii jaceyl after 1 year uu igu soo labatay mana rabo inan the same thing maro 😪💔
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Yaa dawanaya 2023😢💔
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 Жыл бұрын
Ha kohan🙌
@abokormahamed2866
@abokormahamed2866 Жыл бұрын
Kun jeer adigoo lu go ay
@naimaabdalla7913
@naimaabdalla7913 Жыл бұрын
Aniga
@maxamedrashiid4751
@maxamedrashiid4751 5 ай бұрын
Taariikhdu waa 18may 2024 waxaan rajaynayaa inan soo noqon doono aniga oo waxbadan oo goals ah xaqiijiyay insha allah markay taariikhdu marayso 18 may 2025 ❤❤❤❤❤
@abdirahmanmohamed5308
@abdirahmanmohamed5308 Ай бұрын
Wxan ku leyahy qqofkaan kala dhamanow dabadey alle noloshhada ha horumariyo ooh kuma tuso wax dhibaata ah mid an sidaad ih gashayy kuu gelin oh ku dhawra nolshada alle buuq ma tusoo waaxx ku dhibo kumma tuso rabi nooooli kulanntee nabadiin0😢😢😢❤
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Ай бұрын
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
@Bilancabdilaahi
@Bilancabdilaahi 10 ай бұрын
Xanun waye qofkaa jeclayd markaa waydo runtii jacaylba waxa unacaysaa xasustisa illahow inta ila midka qalbiga u qaboji 🤲😔.....manta ay thy tariikhda 11/12/2023 😢i.a ano kaso kabtay dhawaca 💔inan soo boqdo rajenaa
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 10 ай бұрын
Aamin walaaahay ilaahay qalbigeena ha dhayo intii la dhabar jabiyey 💔😞😭
@Bilancabdilaahi
@Bilancabdilaahi 10 ай бұрын
​@@MaxasmedAbdiamii wll qli😢
@Munayo12
@Munayo12 9 ай бұрын
Ilaahay qalbiyadena hayno dhayo huuno😢🤲🏾
@Bilancabdilaahi
@Bilancabdilaahi 9 ай бұрын
@@Munayo12 amiin
@Bilancabdilaahi
@Bilancabdilaahi 9 ай бұрын
Amiin wll
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 жыл бұрын
Maantaan ogaadey bakaal inu xidigaha geeska xukumo congratulates
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
Mohamed Ciro you amaze me with your voice your personality your kindness towards other singers you are a hero NB in my opinion a real diamond
@MarwaNuur-r4q
@MarwaNuur-r4q 6 ай бұрын
2020/10/15 waa malin an ilawi karin oo xasus ad uway igu leh waa malinti anjacyl is barnay ❤ maxan isku barnay blz qadar dhacy canan ma leh😢
@deeqa445
@deeqa445 2 жыл бұрын
Dhegaysanaya 6/06/2022 maalintaa jacaylkaygi anoo jacel maca salmayey runtii whli 💔💔
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
A very prominent male Somali singer with a wonderful voice that is Mohamed Ciro love you
@ioe6468
@ioe6468 2 жыл бұрын
Heesta ma adigaa laga sameeyay.
@cayuniupdirahmen1114
@cayuniupdirahmen1114 8 ай бұрын
tue 6/2/2024 😢 still i listen
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
A very soothing voice with lots of expressions of love 💞💞💞 mohamed Ciro what a super singer
@curiyeshattaofficial4711
@curiyeshattaofficial4711 2 жыл бұрын
000⁰
@Haboon_farxan
@Haboon_farxan 9 ай бұрын
ILhayow Ada I baray Adan igala noqode qalbigyga ka masax❤️‍🔥😭 xasuusuhu waa cadabe 🥹🤲🏻 2019/2/14____2023/2/29😫💔 0:00
@saaraabdirizack5542
@saaraabdirizack5542 Жыл бұрын
1 Jun 2023 xasiusaha qaar hadan ogahay xanuunky igu reebayaan qalbigayga kuma qoreen . Dadka qaar maan barteen hdn ogahy qalbigyga siday arxandarada ugu jabinyaan 😢😢😢😢😢😢21:31 naftyda iyo meel mugdiya
@murtikab802
@murtikab802 Жыл бұрын
Adayg Muuji Guul Ayaa Kuu Danbaysa🥇
@saaraabdirizack5542
@saaraabdirizack5542 Ай бұрын
Mhdsnd wllky wan kabxy alx
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
A decent respectable singer is Mohamed Ciro very genuine and lovable and top in my list of Somali male singers
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
An excellent singer and entertainer is ciro
@NelsonMandela-up4ob
@NelsonMandela-up4ob 9 ай бұрын
Legendary Hit 👑 Sentimental Talent 🌟 Heritage for Generations ✨
@abwaanyaxye2385
@abwaanyaxye2385 2 жыл бұрын
waaw yaa dhagaysanaya imiga 29/12/2021 maalin xasuus mudan
@IsmailXasan-wl8xw
@IsmailXasan-wl8xw 5 ай бұрын
Anigu dareenka heestan ma cabiri karo wayo meelo badan ayayka hadlaysaa
@mohamedhousseinsaada8393
@mohamedhousseinsaada8393 6 ай бұрын
30´3´2024 Midaan kal.kacylku luliin kaal iyo rab ku jeclyn Nafyahy kaliga haa sugiin 💔😭
@AzuumShiine-xb6xk
@AzuumShiine-xb6xk Жыл бұрын
2023/8/22 1:33Am still kashaan dhayayaay bogso😢
@RamloAbdirsak
@RamloAbdirsak 6 ай бұрын
Anigu Bogsaday Bann dhagaysanayya❤️😍
@maxamuudcadaad3625
@maxamuudcadaad3625 2 жыл бұрын
DhagaysanaYa 10/6/2022 Qofkaan jeclaa ayaan ogaadeY in aanaY wx jecel ah iiqabin ee niyada iidhizaY kabacdi anoo jecel ka fogaadaY waana taageera heeztan
@khadra9159
@khadra9159 2 жыл бұрын
Still i listen 2022/1/17.....4:4pm😭
@mohamedqabile5753
@mohamedqabile5753 2 жыл бұрын
Anba sido kale zaaka 2/9/2022 Waxan daremyo awged ayaa ii keenay heestan oo wli u dhgysanayaa 😴😴😴😴😪😪
@bossyareoffical5027
@bossyareoffical5027 2 жыл бұрын
Sorry 😞 paoh
@najahmohamoudahmed1185
@najahmohamoudahmed1185 8 ай бұрын
5/02/2024😢💔
@AmiiraCadey-ts3fq
@AmiiraCadey-ts3fq 8 ай бұрын
Me to 2024😢🥺​@@najahmohamoudahmed1185
@hamdamusa520
@hamdamusa520 5 ай бұрын
who listining 2024
@najmahasan4413
@najmahasan4413 3 ай бұрын
👋
@dhutiyeosoble897
@dhutiyeosoble897 8 ай бұрын
2024/5/2ayaan dhagysan hya ya kle dhagaysan hyo
@bossyareoffical5027
@bossyareoffical5027 2 жыл бұрын
KZbin kaan ninki lahaa manool yahay horta
@abdiabdilahi793
@abdiabdilahi793 2 жыл бұрын
Dareenka heestu waa gabadha kibkiraya hadan laga gar baxayo
@CRSQ17
@CRSQ17 5 ай бұрын
Never tied of listening 🎧
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 Жыл бұрын
Kolkaad kabo igu tiraaaa u laacayyy si kalsooni looo❤️‍🔥💔💯
@Updilahei
@Updilahei 9 ай бұрын
Dhegaysanaya 1_20_2024 😔
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 8 ай бұрын
3_feb 2024 💔😢🖐
@jimcalexiiz7972
@jimcalexiiz7972 2 жыл бұрын
Wwww heesta anigay iga hadlaysaa😇🥰🥰🥰
@updrahmanadde9087
@updrahmanadde9087 2 жыл бұрын
Still i listen 2022/3/30🥺🥵
@undisputed-xTxfighter
@undisputed-xTxfighter Жыл бұрын
Kolay samir ruux dugsaday kas kiisu xuman ku nacay
@Saxardiid01
@Saxardiid01 Жыл бұрын
Still 3/10/2023 hbn arbca so galyso salsani baxday 10:28😅
@NelsonMandela-up4ob
@NelsonMandela-up4ob 8 ай бұрын
Diamond & Golden Melody 🌟 ❤️ 😎 👑 💎 ✅
@AhmedIbrahim-vl5bn
@AhmedIbrahim-vl5bn 2 жыл бұрын
Dhegaysanaya 29/05/2022 maalintaan jacaylkaygi anoo jecel maca salmayey marka fahmi waayey .....💔💔💔
@hajjiezmaelhajji1289
@hajjiezmaelhajji1289 2 жыл бұрын
Jacaylbaan ku hayn hadaa
@ZamzamIbrahim-h5e
@ZamzamIbrahim-h5e 8 ай бұрын
Tim 10:38 2/2/24/ malin xasuus badan kasHaan dHayay bugzo😢
@mssgaabo1
@mssgaabo1 8 ай бұрын
Still I listen. 17/2/2024
@HasanBarkhad-t4n
@HasanBarkhad-t4n 11 ай бұрын
Heees Jiidh LeH😢
@abokormahamed2866
@abokormahamed2866 Жыл бұрын
Dhagayzanaya 13/07/2023 habeen jimce ah
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 жыл бұрын
Muxuu abwankujeeday
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 Жыл бұрын
2023 still fav song 🎵😩💔
@zakimohamed2950
@zakimohamed2950 8 ай бұрын
2024😂😭💔
@abdifatahhadalsame7805
@abdifatahhadalsame7805 Жыл бұрын
Still i listen 01_10-2023
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
You never neglected anything I your love affair you're just singing it aren't you Ciro a super romantic guy
@Mohaaliabdi582
@Mohaaliabdi582 5 ай бұрын
Listening 2024 🥹😭
@AmiiraCadey-ts3fq
@AmiiraCadey-ts3fq 8 ай бұрын
2024 from qalbi🥺🫶🏿
@Hotho-kaaYa
@Hotho-kaaYa Жыл бұрын
Still 202³💙
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 8 ай бұрын
2024 😀
@sumayamaxamed6196
@sumayamaxamed6196 2 жыл бұрын
Mansha allh
@walalka_wayn1913
@walalka_wayn1913 Жыл бұрын
Nafyahay kaligaa ha sugin 3/9/2023💔
@halimomohamedharun-vu7rf
@halimomohamedharun-vu7rf 8 ай бұрын
😭💔
@mubaarigxasan2167
@mubaarigxasan2167 2 жыл бұрын
💯💯💯💯
@somalitik3605
@somalitik3605 2 жыл бұрын
Watching in 11/6/2022
@mubashiralihassan491
@mubashiralihassan491 8 ай бұрын
2024 still😂
@deqoaxmed-dc6wh
@deqoaxmed-dc6wh 11 ай бұрын
Ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@wowwow1826
@wowwow1826 8 ай бұрын
2024/2/17😢
@kingqubi7780
@kingqubi7780 Жыл бұрын
Mnsh aĺlah
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
16 / June / 2022
@mohamedsooyaan
@mohamedsooyaan Жыл бұрын
15/9/2023
@bisharomohamed4441
@bisharomohamed4441 2 жыл бұрын
omgggggghgh
@MuhiimMuhiim-pq8yv
@MuhiimMuhiim-pq8yv 8 ай бұрын
2024 stiil 😂
@Aziiza-halgan
@Aziiza-halgan 5 ай бұрын
23/4/2024🥹👋
@machealhamton8218
@machealhamton8218 Жыл бұрын
To nite I broke up with my girlfriend wlahi.. respect yourself
@cabdiwahaabcabdisalaan5196
@cabdiwahaabcabdisalaan5196 6 ай бұрын
🥹🥲💔
@sihaamahmed464
@sihaamahmed464 8 ай бұрын
2024/1/14😭💔
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03
mahamed mushtar nasri
Рет қаралды 395 М.
Maxamed Ciro iyo Yurub Geenyo Koolkooli   2013   YouTube
5:59
jamac axmed
Рет қаралды 26 М.
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
New Song (RIYO)  Maxamed Axmed Ciro 2013
6:43
SALAXLEY TV
Рет қаралды 630 М.
ADUUNYO Best song 2015 maxamed BK
6:20
abdirahim salaad
Рет қаралды 15 М.
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
Maxamed ciro hees cusub boholyoow Lyrics
5:55
Mohamed Abdulkadir Abukar
Рет қаралды 156 М.
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,4 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 558 М.
Mohamed  Ciro (Qalbi kuu Hilooboo Haween kaga Sogo'ay) 2013
6:05
Taajir Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Ciro Tusmo) 2013 HD
6:45
mahamed yusuf
Рет қаралды 62 М.
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 829 М.
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37