MAXAMED BK | OO LA OOYAY | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE

  Рет қаралды 11,409,393

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

SOO BOOQO FILASHO STUDIO
• Video
Welcome To Aflaanta Studio
Home of Somali Music Video
* Update 24 Hours
* Quality Videos
* Reliable Ideas
If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
And Check Alert Icon 🔔
Contact Us What's Up
+254722258310
Contact Us Mobile
+447724113129
Instagram: @Abdijabar Ali Mohamud
Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

Пікірлер: 2 900
@siciidaarka9109
@siciidaarka9109 4 жыл бұрын
Inta hesaha neceb qurankana jecel lik sara
@alyconde423
@alyconde423 4 жыл бұрын
All Ha wada toosan Hangu hageeYo
@mecute1469
@mecute1469 4 жыл бұрын
Hadad heesta necebtahay maxaa meesha ku kenay
@khaledmukhtar6854
@khaledmukhtar6854 4 жыл бұрын
War macasida iska dhaafa
@sahraabdi8231
@sahraabdi8231 4 жыл бұрын
@@alyconde423 9999p999909899998999999998888888888888888888888888888880
@luuljaamac4747
@luuljaamac4747 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋🤣🤣🤣😁
@dryasir5650
@dryasir5650 2 жыл бұрын
xusuus dheer baan galay wllhi 😭😭waxay ahayd 2016 gortaan isbaranay jacaylkana ay iisoo bandhigatay weliba, anna si dhab ah bn ujeclaady xaqiiqdii, maalmo wacnaa oon soo wada soconay kadib habeen habeenada kamida anoo call saaxiib kay kula hadlaya ayuu hal mar iii soo direy hambalyada Meherkeedi oo dhacay laba cisho ka hor anna aana ogayn iyana aanay ii sheegin 💔💔💔😭💔💔💔 alla wakhtigu dheereeyaa caawana s Africa bn ka dawanay heestan 😭💔 (weligaa qofna Qalbigaaga hawada siinin) talo 💟
@ayaancabdi7793
@ayaancabdi7793 2 жыл бұрын
Aw so sorry aboowe 🥺😭😭Thank you so much it inspired and guide me for situation am in now😘 and may Allah heal your heart and soul 🤲🤲🤲. May Allah bless you with someone who will make your life beautiful 😘
@asmacali2420
@asmacali2420 2 жыл бұрын
Sorry wan kaa naxey wlahi
@issaamouni1415
@issaamouni1415 2 жыл бұрын
Caalafka aya xuun oo dadka kla qada
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Sorry😰💔
@apdirahmangabyaaye9949
@apdirahmangabyaaye9949 2 жыл бұрын
Really wllhi McLin
@wardocali
@wardocali Жыл бұрын
Nolosha cusub soo dhawey cawa ay tahy bisha 16/ 7/2023 waxan garay go aanka noloshadayda ugu fiicna alxm ❤qof walba ay qoral keyga aragta waxan urajeynaya nolol qurux badan 🥺😊
@busharaabdi1044
@busharaabdi1044 Жыл бұрын
Wa habenki nolosheyda riyada iyo rajada benta ah la tusay wanka bixi dona I.a inta illa midka ahna allaha u fududeyo imtixanka nolosha
@FartuunmahomuttAbdala
@FartuunmahomuttAbdala Жыл бұрын
Sadokale wll
@QadiijoXasan-p1q
@QadiijoXasan-p1q Жыл бұрын
Aniga kulami Baan ahay 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😢
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 Жыл бұрын
Kuligeen goan wada anina waxan goan qatay2023/9/27 waxa inown doona goanka ugu ficaan an ka qatay nolashyda riyada beenta ku jirtay
@FarxaanCageey
@FarxaanCageey Жыл бұрын
Sidokale cawana tasho ban kuiri
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Жыл бұрын
5 July 2023 hdd iga dambayso alle nolasha hakuusahlo wllkey ama wlshey xasuus ahan ayan u qorty si aan caruurtyda utuso inshallah wxn jooga kambala wxn rabaa in aan bari america ubaxo isoduceeya wxn rajaynayaa in aan ano nolashan nolal kurxoon kusoo laabto habeen xasuus igu leh 😢😢😢
@ahmedabdullahi9168
@ahmedabdullahi9168 Жыл бұрын
Nolol Qurux wll Insha Allah 😢😢❤❤
@xamdushcaddey7107
@xamdushcaddey7107 Жыл бұрын
Nolol qurux bdn aaa kuu rajeynaa wll
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Жыл бұрын
Sidokle adneh wll sharafbad ledahy😔
@kowsarabdiqadir6753
@kowsarabdiqadir6753 Жыл бұрын
Allaha ku fududeeyo
@kingbuxow846
@kingbuxow846 Жыл бұрын
Waxan comment gada aqrinaya ano xalad buufis ti ogu darneed kujiro waxan rajeynaya in an malin america kula imado iso duceya inta iga dambeysa e aqrinysa comment geyga😭😭
@hamdakhadar634
@hamdakhadar634 8 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaa anigu wadankii ka maqan waxan u xiisay hooyaday oo aan wali wax u qaban noloshu way igu adag thy isoo duceye plz😢😢😢😢😢😢
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 7 ай бұрын
Hada xaladada ka wrn wax ma heshay
@ridwaanburhaan859
@ridwaanburhaan859 3 ай бұрын
Ilaahay hakuu gargaaro
@SafiaAli-c8q
@SafiaAli-c8q Ай бұрын
Niyada kheyr u sheeg zhp wx walba wey hgagyaane 😢❤
@ladanabdirisaqfaraah8306
@ladanabdirisaqfaraah8306 2 жыл бұрын
yaa ila dhagaysanaya 2022 heesta awal waa iska dhagaysan jiray lkn manta waxa dhagaysan anoo dhawacan 😭😭😭cudoon wuu tageee ilow 😭😭naftayday
@fardowsaxmed7157
@fardowsaxmed7157 2 жыл бұрын
Ani 2022 bisha 7/3 ax Wlhi xanun 😭😭😭
@caashamixile4075
@caashamixile4075 2 жыл бұрын
Waxan kugu idhi ha Caban nolosha cusup Soo dhowee waq tigu wuu cararayaa nolosha Soo socota Soo dhowee,
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 2 жыл бұрын
Rabi badal kheyr qaba haku siiyo wllo ameen🤲
@mohamedabdihassan1
@mohamedabdihassan1 2 жыл бұрын
Cawana tasho ban ku iri😥😥😥😰😰😰😰😰😰
@drsramlo8310
@drsramlo8310 2 жыл бұрын
😭
@prettylanda2272
@prettylanda2272 3 жыл бұрын
Bk marku fankii ka baxay & 2021 intii dawaneysa liketa 👍👍👍
@hibopierre733
@hibopierre733 3 жыл бұрын
V%:#:$::$7duuz
@ayanyousof758
@ayanyousof758 3 жыл бұрын
Maxamad Siciid Asm 😂😂😂😂😂😂
@ayanyousof758
@ayanyousof758 3 жыл бұрын
Abtimacaan
@mss_kookie4121
@mss_kookie4121 3 жыл бұрын
Ana markuu kuso noqday fiirsanaya🤚🤕
@curisoma1931
@curisoma1931 3 жыл бұрын
Barbara
@zalmaciise373
@zalmaciise373 3 жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 2021Hees dareenkeda wadato ax😞😥
@nuuranuurali9957
@nuuranuurali9957 3 жыл бұрын
Anigaa aabyo 😪😪😪
@baasheibraahin5210
@baasheibraahin5210 3 жыл бұрын
AniGa wllHi Hees Dareen wadataB
@tumushabe
@tumushabe 3 жыл бұрын
Asc
@ayanhassan8521
@ayanhassan8521 3 жыл бұрын
Ani😪
@xuseenjaamac5732
@xuseenjaamac5732 3 жыл бұрын
Aniga wllhi melbey tabatey abayo😪
@king_alpha8299
@king_alpha8299 3 ай бұрын
Runtii heestan waan iska dhagaysan jiray lkin maanta anay ikhusaysaa 26/june/ 2024 waa maalinti aan wayay gabadhi Aan ka doortay haween oo dhan waxan wada soconay 4 years wakhti fiicana waan wada qadanay waxanan urajaynaya Nolol fiican ana inaan nolol fiican helo ii soo duceeya wll qofki iga dambeyaw bye 👋 😢
@KhaalidMaxamedcabdilaahi
@KhaalidMaxamedcabdilaahi Ай бұрын
😢😢💔
@SaynabIsxaaqsweet
@SaynabIsxaaqsweet Ай бұрын
Abwe malaga gursadeyna 😢
@SaacidCILMICabdi
@SaacidCILMICabdi 10 ай бұрын
Heestaa jaceel u ma daawaanaayo lkn xasuus gaar ah u daawadaa waxaan ka daawan jiry dhalo ee cida dariska lahaayeen noloshii hore macaanaa waan murugoodaa sawab la aan 🥺🥺🥺🥺🥺🥺 love ii saar ❤️ hadaa ku soo laabaty 2023/2024/
@MaxamedCalidiiriye-dx5lc
@MaxamedCalidiiriye-dx5lc 6 ай бұрын
@YusufIdiris-jp6wo
@YusufIdiris-jp6wo 6 ай бұрын
❤​@@MaxamedCalidiiriye-dx5lc
@najiibcabdi3088
@najiibcabdi3088 5 ай бұрын
Kumeedee 😢
@MohamedmahdiMohamedmahdi
@MohamedmahdiMohamedmahdi 2 ай бұрын
Me2
@saamiyaahmed5418
@saamiyaahmed5418 3 жыл бұрын
2021 hbiin khmis ah 10:30 ayuu iga fogaday walipo ano jecel hestan ilaa sake kuso celceshanoyaaa maliin waa ciil bixi donaa😭😭😭
@rg_ap9366
@rg_ap9366 3 жыл бұрын
😥qof kfcn baad heli dontaH insha allH🙌🥰
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 3 жыл бұрын
Ciil bax abyo mcn
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
Abaayo iska simir dhibta waa lasoo wadamary 18/2/2020 habeen isniin nolashyda ma iloobi doono taariikhdaas
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Sax waye malin qofka qusan jiri
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
Inshallah Badal Kheyr Badan Alaha Kuu Sahlo Sis
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 2 жыл бұрын
Plz dadka dhahaya hestan baan kusoo xasuusana murug Ada iyo qalbi jabka plz quranka aqrista murugada buu idinkasaraye🥹
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 5 ай бұрын
Salaan sare Jale Iyo jalc
@Usman-j6u8c
@Usman-j6u8c 5 ай бұрын
Hye wll ❤😢
@SainabOnle-yh7md
@SainabOnle-yh7md 4 ай бұрын
😊
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 жыл бұрын
2022 caafimad qab inta kusoo gaartay cimri waara idin rajayna oo cibaado leh 💯💯🎉
@moustaphaabdi8215
@moustaphaabdi8215 2 жыл бұрын
Inta hestan Ila dhagaysanaysa waan idin salamay
@apdallaxasan8790
@apdallaxasan8790 2 жыл бұрын
aamiin
@محمدعبدا-ف5م
@محمدعبدا-ف5م 2 жыл бұрын
Faarax murtiile
@cadeyhaji543
@cadeyhaji543 2 жыл бұрын
Sidoo kle wall macan🥲🥲😍😍😍
@cadeyhaji543
@cadeyhaji543 2 жыл бұрын
Aamain🥲🥰🥰
@heesahamaanta8071
@heesahamaanta8071 7 ай бұрын
Legend never die 2024 yaa ila dhageysanaya soo canara!!😂❤
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 7 ай бұрын
Wakula joga😂❤
@jasminmohamud6851
@jasminmohamud6851 7 ай бұрын
W ikn😂
@yasminyasin7306
@yasminyasin7306 6 ай бұрын
Qof qalpi jabsan matihid yarow maxa mesha ku kenay 😂
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 6 ай бұрын
@@yasminyasin7306 adiguba uma ekid e indhahaygi se wax u wada😂😂😭
@IidMohamet
@IidMohamet 3 ай бұрын
Ila baashala 😂❤
@philantropist2156
@philantropist2156 Жыл бұрын
Suftu🇪🇹2013 Mogadishu🇸🇴2014 Jigjiga🇪🇹2015 Libya 🇱🇾2016 Itally 🇮🇹2017 Swizerland 🇨🇭2018 Germany 🇩🇪2019 Sweden 🇸🇪2020 France 🇫🇷2022 Holand 🇳🇱2021 U.s.a 🇺🇲 2022 Miss U My Home #Suftu #Ciyaal Jiiro Maskiin Waxaan Halkaan Comment Ugu Qorey Si Aan Uso Laabto, Marku Qof Like Ii Saaro, Si Aan U Dhageysto, Iso Xasuusi Heestaan Oo Like Ii Saar Wll, Heestaan Oo Xasuus Ii Ah.!🥺😰
@xusnicaalami1732
@xusnicaalami1732 Жыл бұрын
Zxb wa ikan ma ixasusata Ani Wanku xasusta alla hestana🥰
@ridwandahir1950
@ridwandahir1950 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@KaadheriTv
@KaadheriTv Жыл бұрын
Subscribe
@israahmad3405
@israahmad3405 Жыл бұрын
Pp
@abdullaminmohamed3748
@abdullaminmohamed3748 Жыл бұрын
Ila so xariiir wlaalky fadhlaan
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 3 жыл бұрын
Fanka intuu ka baxay inta daawanaysa.
@safiyonuradin4698
@safiyonuradin4698 3 жыл бұрын
@AhmedEybakar
@AhmedEybakar 8 ай бұрын
Asc
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 3 жыл бұрын
Heestan markay soo baxday waxba jacyl kaman garnyn xata shukansi waxn ahaa ruunti inaan yar oo nolsha aan waxba ka garnyn lkn manta waxn dhagaysanya ano naag weyn ah oo walipa Qabaa dhawacyo badan 💔😔✋ 04/July/ 2021 🫀💔🔪
@abdirahmanahmedmohamed3315
@abdirahmanahmedmohamed3315 3 жыл бұрын
Nafyhy calwa ha noqon Nazipkana ha u caroon Ziz 💔👋
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 3 жыл бұрын
@@abdirahmanahmedmohamed3315 sas waye bro 💔🥺
@abdikanijama9935
@abdikanijama9935 3 жыл бұрын
@@nkeyaa7868 oo waa dhawaanee hhwlshy
@Somali450
@Somali450 2 жыл бұрын
Abaayo xaas ma leeday
@khalidcabdifaraxwapae3238
@khalidcabdifaraxwapae3238 2 жыл бұрын
Waxasi ika ilaw wll😉
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 4 жыл бұрын
Fanka markii uu ka baxay yaa daawanaya like dhac so sii
@xamdicabdulahi8729
@xamdicabdulahi8729 3 жыл бұрын
medfffđ
@abdiazizhirsi1
@abdiazizhirsi1 3 жыл бұрын
kkkkkk
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 3 жыл бұрын
@@abdiazizhirsi1 warayaa halkana ma iiga daba timi
@ifraahabdille2627
@ifraahabdille2627 3 жыл бұрын
Wlh aniga aya dawanayo
@ilkacasepoi2933
@ilkacasepoi2933 3 жыл бұрын
@@abdiazizhirsi1 hhhh
@somaliyameni202
@somaliyameni202 8 ай бұрын
Noloshu wax kasta markay bilowga yihin qurux badanaa😢😢😢😢 qofkasto dhawacan qalbiga wan salamaya like isaar sidaan markaan bogsado u soo noqdo😢😢😢
@najiibcabdi3088
@najiibcabdi3088 5 ай бұрын
Xasuus magashay 😂😂😂
@somaliyameni202
@somaliyameni202 5 ай бұрын
@@najiibcabdi3088absolutely haaa
@FarhiaismailMohamud
@FarhiaismailMohamud Ай бұрын
Wan ka qaday salan sare brother
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Ай бұрын
@@FarhiaismailMohamud salamulah
@jfjf-mo4qi
@jfjf-mo4qi 29 күн бұрын
Qalbi xuna 😭
@fahadmoh1060
@fahadmoh1060 10 ай бұрын
Waxan dawanaya 11/11/2023 hadad aragto qoralkayga khayrban kurajenaya wll❤😊
@FartunMohamed-j8c
@FartunMohamed-j8c 4 ай бұрын
19/11/2023💔😭
@AhmedAadam-pd8yw
@AhmedAadam-pd8yw 3 ай бұрын
Ax 😢​@@FartunMohamed-j8c
@UmulkheirAbdy
@UmulkheirAbdy 3 ай бұрын
1:32 21/6/2024
@queenzizuu5992
@queenzizuu5992 3 жыл бұрын
21/September/2021____Maalintii aan WaaYaY Qofkii aan Jeclaaa maalintaas Waxaa la isoo Sheegay arooskiisa 4 Sano Wada Soconay marnaba kuma Fikirin Inaan is weeyneeyno😭😭😭______Maalmihii WaCnaa marbaan WaaYeee RaBoW Laabta ii QaboooJi😭😭😭______________
@ayanali9514
@ayanali9514 2 жыл бұрын
Subxanalah adigoo lasocdo miya aroskiisa lagu soshegay xaasidsana xita muxu kugu shegiwaay alla dadka qaar bini aadanimada ayaba kuyar
@queenzizuu5992
@queenzizuu5992 2 жыл бұрын
@@ayanali9514 Haa abaayo Lkn Wax aan Ka Qaban karay malaheen Xiligaas😞🥺
@suways3332
@suways3332 2 жыл бұрын
Badal khayrqaba walashay qaali
@suways3332
@suways3332 2 жыл бұрын
Waxkaaga fiican ayaad heli
@deeqo11
@deeqo11 2 жыл бұрын
Am sorry abayo waaka bixi
@shacnipea4784
@shacnipea4784 2 жыл бұрын
Gabar aan isla daganeen oo ninkeda Mar walba la dagaali jiray oo na gacan u qaadi jiray baa dhageysan jirtay heestan waana la dhageysan jiray Mar walba uu baxo ninkeda🥺 Ana waxan jiray markas 14 sano waana jeclaan jiray hestan anoon micnaheeda aqoonin🥺 11/may/2022 baan dib u dhageysanaya alx🥰Labadii is qabto ama is jeceyl waxan ugu baqaya iney is dhowrtan😭
@inabashe6953
@inabashe6953 2 жыл бұрын
Ninku haduba gabadhisa dilo ninba ma'aha
@kosaryussuf8137
@kosaryussuf8137 Жыл бұрын
@@inabashe6953sax wlhi
@ahmiyadacayaaraha5851
@ahmiyadacayaaraha5851 Жыл бұрын
😊
@suhaybomerr
@suhaybomerr 3 жыл бұрын
Yaa 2021 daawanaya😭😭marku fanka Ka baxay
@ayaanmaxamed384
@ayaanmaxamed384 3 жыл бұрын
Aniga huno😪💔
@FahanMuhammad
@FahanMuhammad 7 ай бұрын
2024 hadaad dhagysanyso like iaar🤨
@IkranIbrahim-t2r
@IkranIbrahim-t2r Ай бұрын
Who is here on 28/8/2024😂❤
@inabashe6953
@inabashe6953 2 жыл бұрын
Heestan maalin aann dhageysan majirto gabadhan jecla ee aan ku riyoon jirey anago caruur leh wey iga fogaatey maanta waxan go'aansadey inaan sugo uun wadkeyga qofkii qoraalkeyga arka waxan kq codsanaa inu isoo duceeyo
@iqrobashi7247
@iqrobashi7247 2 жыл бұрын
Qalbiga alle ku qabojiyo bwe🥰
@munamuuse8649
@munamuuse8649 Жыл бұрын
Walaal wlhi sinniyadaan kugu duceeyaay alleh ha iskiin fahansiiiyo💔😭😭🤲
@CabdiQanih-110
@CabdiQanih-110 Жыл бұрын
Iaalahay hakuu daji quluubta😢
@queenaxlaam7147
@queenaxlaam7147 9 ай бұрын
😢
@najiibnuur9818
@najiibnuur9818 3 жыл бұрын
Wllhi Heestan Qofkii dhagesta baa Fahmi karo cawana tasho baan ku iri 2021 aan dhagesanoyaa 😘😰
@mrrobot4329
@mrrobot4329 3 жыл бұрын
Bro what's it talking about
@fadumamohamed1427
@fadumamohamed1427 3 жыл бұрын
It’s talking about heartbreak. Basically he is saying forgot about that person and find someone who love u unconditionally.
@zaadabyanali8345
@zaadabyanali8345 2 жыл бұрын
2016 markan mucaashaq aha ayan kuwaalna heestaan 2021 ano legend ah ayan dib u daawaday .weey tagtee ifraax weey tagte ifraax weey tagtee ilaaw, No love 🤝💔💔
@cabdifataxkhadarcabdi5902
@cabdifataxkhadarcabdi5902 2 жыл бұрын
No searching gril pro wakhtigu uu cararayaaye🥰❤️✌️
@mohaazhusien5634
@mohaazhusien5634 Жыл бұрын
Aad iyo aad zxp wllhi lagend ba tahay 😢
@mohaazhusien5634
@mohaazhusien5634 Жыл бұрын
​@@cabdifataxkhadarcabdi5902Aad iyo aad zxp wllhi😢
@mohamedfaais987
@mohamedfaais987 3 жыл бұрын
Dareenku waa wax Aan Waligii Dhaman Xataa Hadaad Nolol Farxadeed Hesho waayo qofkaad hal mar oo hore jeclaato oo waqtigu kaa kaxeeyo waa mugdi uyo dareen aad u xun iyo qalpi xanuun 😭Alahayaw Qalpiyada Noo Xasili😭😭😭
@faHiima354
@faHiima354 3 жыл бұрын
Waxan iska dhadhiciney inan ilawayno ee hana niyad jabin wll🙂😢
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 3 жыл бұрын
😭😭
@mohamedfaais987
@mohamedfaais987 3 жыл бұрын
Hye wll iska raali ahaw
@mohamedfaais987
@mohamedfaais987 3 жыл бұрын
@@faHiima354 sorry wll insha alla waad ilaabaysaa
@sundusyaasiin5539
@sundusyaasiin5539 2 жыл бұрын
Maruun ciil baxbaan ku iri💔😭😭
@fardowsoibraahim9047
@fardowsoibraahim9047 4 ай бұрын
Xasuus neiropi heestan markey so baxeysay 2014😢maanta o 2024 ayana dhagesanayaa😢😢😢❤
@Qoolowmaxamed
@Qoolowmaxamed 4 ай бұрын
😢😢
@ilkacas_De-Boss
@ilkacas_De-Boss Ай бұрын
Is there anyone watching this song 2025😮
@XamdaCali-v2c
@XamdaCali-v2c 12 күн бұрын
Been badnida😂
@odaydhanaane
@odaydhanaane 6 күн бұрын
Aba cuun why are you Running 😂😂
@aminayaminay6595
@aminayaminay6595 3 жыл бұрын
28/1/2021i will forget😭😭😭💔💔💔I will never forget 😭 wale noloshan to love someone is painful 😣 marke laguhumeyo .mar uun baa ciil bixidhona inshallah
@kingsalman4942
@kingsalman4942 3 жыл бұрын
Yes tasa been ehen sister keep strong we all broken. So we need to be strong and look for better one's 🙂
@kadishmaow9670
@kadishmaow9670 2 жыл бұрын
Keep going sister qofkad rabtay hadad waysay mid kuraboo wad helii In Sha Allah
@muuseibarahin5082
@muuseibarahin5082 2 жыл бұрын
2021 /11/30 malin salsa 13:30 duhurnimi 😭😭 manta nolosheyda wan badalaya wakhtigu cajibsana adunyada wax ku segene mullah hdalen wa waqtigu so dhereku odhon mayo wo socda qof walpo comñtgeya arka induce walal in ay wax walpa irumowan sowj salaxa oo bariya allaha haiso yo a iga iyo gabdhaha musliminta🥺🥺🥺🥺amiin ya allah
@korukaadshekorukaadshe8173
@korukaadshekorukaadshe8173 2 жыл бұрын
Wlaal guleyso
@Qaaaafo
@Qaaaafo 2 жыл бұрын
Waxan rajeynaa inaa nolol wanagsan kujirto. 4bil kadib mxaa iska kaa badalay ugaas.
@NadiranalkaAbdicasis-kv7lj
@NadiranalkaAbdicasis-kv7lj Жыл бұрын
27/7/20/22 waxan bartay wiil kas on wlhy said ujecladay lkn waxan maqli jiray nabsigu melna kama jiro dartii ban mobilkii dhan unacay bil kadib ban statuska hees soo saray markaas buuu idhi icafi ana wan cafiyay ♥️🤴🏽💕
@najiibcabdi3088
@najiibcabdi3088 5 ай бұрын
Waa maalin sabti ah 2024 waxaana go aan saday inaan gabi ahaan ka fogaado iyada waayo darteed waxaa iga soo garay dhawacyo badan saas oo ay tahy agteda waxba kama ahi in kastoo adagtahy in qof aad jeceshahy si yar lagu ilawo hadane waan ku qasbanahy idhaaf qalbigaan ku iri😢😢😢 love ta ha ila dhaafin😢
@maslaxmx2254
@maslaxmx2254 2 жыл бұрын
waxan daawana heestan aniga oo saran diyaarad una socda wadanka turkiga waana safar keygii ugu horeeyey ee aan kaga baxo gudaha somalia tariikhduna waa 19/09/2021
@Abdirisak7
@Abdirisak7 2 жыл бұрын
Ma nooshahy wllka
@rowdaahmed6157
@rowdaahmed6157 2 жыл бұрын
Heestan xasus bey igu ledahay wlhi 🥺 cawa ano KZbin ka waregayo iga hor baxdey Kol aan isjecleyn wiil asna ardey aha ana ardey iskul dhgata ahaa kadip mrkam si dhaba kalsoni ugu dhiipTey jacylkeyga asgna sdo kle isku farxsaneyn mr qura wilki waxa bedeley wan garn wyey waxan jecladba an ku dhegnadaba aan raali geliyaba aan u ooyaba Sababo shaqsiyaded aan qapey io sidu udhadhaqmayo in ani rali galiyo hda qldanhy ii hdi klepo uu raac raaco naago we ila dhashen ii wxkale idhaho ugu dambeyn caloshyda wanka jartey OO waan nacay isago dhan 🥺🥺Dip ayuu unqdey sidan asiga u ahaa blse ani agteyda wxba Kama Ahyn oo wan urafadey San u ilasoo Hdeer caawa La Tagan yahay Wxan Haystaa Qof ijecel ana aan jrclahay idarensiyey inaan qali ah dhowris ubhnhy Wuxuna ii noqdey 🥺 Aabo Xaajigyga Wll Sxp Boos walpo nloshyda wuu ii buuxiyey aabo wanku jeclahay Waligyna wanku jeclan dona 💋❤️Ada ikaabo ila ekeysiiyey Asaagey Adaan Awada awood uyeeshy wanku jeclahay ninkeyga 🌹💕🔐
@fardowsocabdulahi7221
@fardowsocabdulahi7221 2 жыл бұрын
Ax😢💔sorry abaayo ereyada fananka waxaa dareemi kara qof soomaray xanuun wllhi anu manta madareemayo oo xanuun iguma hayda waayo wxy kahdlysa may isoo marin lkn markan arkay adiga iyo dad kula mida run ahantii qoraaladiina qalbiga ayee itaabteen Qoraladaan camal markaan arkana waan yaabaa runtii Illhy hakuu barakeeyo noloshaada abaayo waligaa farxad waarta kuu rajeynaa 🤲❤
@maajidcadeofficial8400
@maajidcadeofficial8400 2 жыл бұрын
🥺apaayo iska samir wa adune ani cml kuguma so begmin
@SucdiMustalifa
@SucdiMustalifa Жыл бұрын
Abyo kula miida ahay😪😪💔
@Madaxa_murqaanka725
@Madaxa_murqaanka725 5 ай бұрын
Caawoy iid tahay baan heestan ku murqaamaya xasuuso badan bay igalisey 😢axyaa fanaan buu aha what a legend ❤
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 3 жыл бұрын
Bk hesihiisa hada dhagaysto jaceel Aan ihenba igu dhaca oo Aan qofka uqabana aqooon Ax fani kama danben bk😭🤴❤🥰💯
@mrbiifjagac9737
@mrbiifjagac9737 3 жыл бұрын
Inta u xiistay bk legend fankiisi liketa saara 👍🙏💯
@kinghazuuni1357
@kinghazuuni1357 2 жыл бұрын
Heestan wxey isoo xasusisey gabar aan jecla oo iqiyantey wiilkale ayey iga raacdey waxana kaso waregatey sadax sano wali ma ilaawin 😢😢💯💔
@سارهاحمد-ت6غ
@سارهاحمد-ت6غ 2 жыл бұрын
Iska ilow wll qoofta aniba sidado kale lay khayamay wlhi
@kinghazuuni1357
@kinghazuuni1357 2 жыл бұрын
@@سارهاحمد-ت6غ ᴡᴀɴ ɪsᴋᴜ ᴅᴀʏᴇʏ ᴍᴀ.ɴᴀ ɪʟᴀᴀᴡɪɴ
@سارهاحمد-ت6غ
@سارهاحمد-ت6غ 2 жыл бұрын
Xata iniga wan isku dayey mana I lawin lkn wax kasta wakhti leyihiin wll
@ahmedyarestudio9394
@ahmedyarestudio9394 2 жыл бұрын
@@سارهاحمد-ت6غ sorry abayo 🥲 dhamantena bukaan socod wada nahay
@سارهاحمد-ت6غ
@سارهاحمد-ت6غ 2 жыл бұрын
@@ahmedyarestudio9394 😢
@top10ssomali
@top10ssomali 9 ай бұрын
Heestan Gabar sacdiyo ladhaho ban kuso xausta fariintan hadaad aragtid Sacdiyo qalbigeyga xasuistaada bu wehshadaa ❤
@suhaybkhadar1238
@suhaybkhadar1238 Жыл бұрын
Wakhtigu aad pu cararaya dhalin yaro marka waxan idinku pararujinayah xaga raxmanka in lo yara noqdoh😢❤
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 3 жыл бұрын
Mar uun mar uun mar uun ciil bax baan ku iri mxan ciil baxaa bk adaaba ixasuusinaya naagtydi hore koly way dhegysan doonta goory ahaatoba wan slamaya axaxax ohy oh nolol la aan teed waa abaar iga walee naag klena weligy guursan mayo bk salama aapo allow alle wan kusgya inta cimrigyga kahrty 😭😭😭😭😭
@mustaqimsharif5697
@mustaqimsharif5697 3 жыл бұрын
Mar uun Ciil bax baan ku iri koley qalbiga kamaba dhamaneysee lkn isku day in aad ka maaranto waayo waqtigu wuu cararayaa kuumana joojinaayo wlhi xanuunkaas wan kula qabaa lkn wan iska baaseyaa
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 3 жыл бұрын
@@mustaqimsharif5697 dhibta wa laysla qabaa lkn waa lagu kala adgyhy kaape mid al iloobi kro maaha alle khyrkeda hanasiiye slaamaad allow alle
@amardiid305
@amardiid305 3 жыл бұрын
Sidaaas Ha dhihin calafkaaa dhamaadey
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 3 жыл бұрын
@@amardiid305 weli wan ka smri la ahy noloshydi hore kaape slama allow alle
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
Waan kula dareemayaa mana iloowi karno aniga Nolol mcn uu ila so qaatay ayaan ku noolahay mudo 1sano ah 😥😥😥😥😥😥😢
@zakipozz3666
@zakipozz3666 2 жыл бұрын
Sanad ku wa 2021/17/10 sacadu waa 2:32 malintu waa axad lkn heestan Waa mcn🥺 Yaa dawanaya inta kadanbaysa waan idin salamay🥺🥺
@qalbi____dhaya__1488
@qalbi____dhaya__1488 2 жыл бұрын
Ani cowe 🥺🥀💦
@zakipozz3666
@zakipozz3666 2 жыл бұрын
@@qalbi____dhaya__1488 asc
@qalbi____dhaya__1488
@qalbi____dhaya__1488 2 жыл бұрын
@@zakipozz3666 wcs
@najmanadar9453
@najmanadar9453 3 жыл бұрын
March ,21/3/2021💔🤚😪 Kajar kaba go'a😭😭😭💔
@abdifitah5680
@abdifitah5680 3 жыл бұрын
iso wac wlley
@naldaraay5310
@naldaraay5310 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@faHiima354
@faHiima354 3 жыл бұрын
Walaka socdaaa walkala horeeya mhNe sammir abayo🙂
@foosiyaahmed305
@foosiyaahmed305 3 жыл бұрын
@@naldaraay5310 Ann ncnz qzzzzzz--z
@Mohamedyg112
@Mohamedyg112 2 жыл бұрын
@@naldaraay5310 nolasha cusub so dhawee
@MohamedIbrahim22193
@MohamedIbrahim22193 Жыл бұрын
Hestan xusus igu leedahay 😢😢😢😢❤ Waxan dhagaysan 2/07/2023 wll igu so ducay inuu ALLE riyadayda iirumeeyo
@siciidofaarah3901
@siciidofaarah3901 Жыл бұрын
Ilaahay Hakuu rumeeyo Wll Riyadaada Adna Ku Dadaal Wll
@Argsana
@Argsana 8 ай бұрын
Had sidaas ayaan ku kal dhamny qofka dunid ugu jecl 30/jan/2024 nasib wcn meel walp oo aad joogto nolshu kum xumyso🥹💔🙌
@ikraanaxmed7059
@ikraanaxmed7059 2 жыл бұрын
waxaan ahay gabar 17 jira Allhamdulilah wax barata quruxna illahey siiye waxaa jire wiil abti ii ah oo aan isjecleen aaad aad ugu waalnaa deedna wiil ayaa jecel iishegan jire anine asi wax kama qarin jirine waa usheegi jire deedna habeenku taarikhdu markee aheyd 14/2/2021 baa waxaa dhacde in aan wiilki irabe iyo kuwoo kale magaalka isla aadne hbnkaa ayaa saxnaashaheygi iigu danbeysay waayo qof kasto wuu igu direy only hadalkiisa iisaxnaa anyway waxaa dhacde in uu yurub ka yimaado nin asi adeer u ah deedna anuu waan diiidey lkn cidna ima naxariisan waaleygu daray deedna waxaan isku dayi jire inaa jirkeyga ka ilaashado waxaa dhacde jirdil badan inaa isdhiibo😭 deedna sidi baan gabarnimadeydi ku waaye waa iska fure ninkii asigii markaa lahadal maagane wuxuu yiri garoob tahay ma ogo in dartiis silic usoo mare basin xitaa isku shubay isgubay ma ogo in mindi isku qalay dartii😭💔 Cawada xanuunka ihaayo xadmalaha maka fileyn eray garooba tahay udhaw xitaa inuu idhahaayo😭💔😭
@mohamedfarah8808
@mohamedfarah8808 2 жыл бұрын
Ax wlhi waan kula dareemayaa xanuunka wll qalpiga allha kuu xasiliyo 😢
@شهابالمتحمس-ظ8ر
@شهابالمتحمس-ظ8ر 2 жыл бұрын
Iska Sabar HuuNo😭☝️
@ikraanaxmed7059
@ikraanaxmed7059 2 жыл бұрын
​@@mohamedfarah8808 Aamin wllalo🥲
@mohamedfarah8808
@mohamedfarah8808 2 жыл бұрын
@@ikraanaxmed7059 🙏🙏🙏🙏🙏
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 2 жыл бұрын
Ilahay qalbiga ha kuu qabojiyo wll ilahay talo saaro oo xiligaa hbeenki saqda dhexe kac oo alle bari inuu wiil fican oo saad tahay kugu raba oo farax ka heshid ilahay ka bari wan huba inaad heli doonto hdad alle talo sarto farxad warta ayaan ku rajynaya
@faysalahmed7801
@faysalahmed7801 4 жыл бұрын
Maxamed bk waa faan soo noooleeyay fankii umada somaliyeed guul iyo gobanimo
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 4 жыл бұрын
Inta bk tageerta is muujiya like ilmada cesho baan ku idhi labtana culay ban ku idhi cwana tasho ban ku idhi ♥️🏆
@abdirisaqfeysalaxmed4321
@abdirisaqfeysalaxmed4321 Жыл бұрын
Hees aan dhacenin abid 2023 ban dhagesanaya 😭+💔= ❤️
@hamdamousehamdamouse1585
@hamdamousehamdamouse1585 Жыл бұрын
Sido kale 😢
@Herer1
@Herer1 Жыл бұрын
Mar Uun Ciilbax baan ku idhi painfull 💔
@sagalabdullhisagalsiman4562
@sagalabdullhisagalsiman4562 3 жыл бұрын
26/2/2021 habeen jimco baxeso sabti sogaliso sacado tahay 20:40pm habeenimo ii gaar an ilowin karin nolshyda ayaa iga tagay😭😣😣😣💔😪
@Kaafimedia1
@Kaafimedia1 3 жыл бұрын
Allah kuu soo celiyo wllshey
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Sorry samir
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 жыл бұрын
16/7/2021 11:23 habeen jimce baxayo sabti so galayso nolashayda mar uun bn ciil bixi😭😭
@xafsohmoha8151
@xafsohmoha8151 3 жыл бұрын
Sory😥😥
@Iqra_236
@Iqra_236 4 ай бұрын
Maka baxday noloshii adkayd 😢
@SH-ds4vz
@SH-ds4vz 3 жыл бұрын
13/09/21 - a very memorable day. Ilahay qalbiga ha ii qabojiyo iyo kuwi ila mid ahaa 💔😭🥺😰
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 3 жыл бұрын
12/10/2019 malintaas waligey mailawaayo💔
@aafiyaahmed6840
@aafiyaahmed6840 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@saharaibrahim1901
@saharaibrahim1901 3 жыл бұрын
I.a
@hassanabduqadir7769
@hassanabduqadir7769 Жыл бұрын
Hadu nsbka xga jrn wa xunun😢
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 жыл бұрын
Alla bk fanka maxa nugucidleysey markaan hesta dawado ohina iqabtay weyyy 😭😣😰😭😥😭😥bk we miss yiu bro nosolaabo😢
@barwaqoaxmed5621
@barwaqoaxmed5621 3 жыл бұрын
Qof walalkaa ah xumaan ka toobad keenay ha odhan kusoo noqo wanaga la jeclow walalkaga muslimka
@samirahassain
@samirahassain Жыл бұрын
Kawaran qofka isagoon ujeedo laheen qof jecladay! Misna qofku jecladay ujedo ahaan usoo galay ......ugu danbeen wa layga gulestay😭💔🙌 Nabad ahoow Abduallhi !
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
2023 (NAE) 19/1/2023. waarajaynayaa in masssege kaygaa aragto. anaa gabadh ujeedo la, aan jeclaaday xata anoon an arkin kaliya magaceeda maqlay , mid ka mida faduulnimada iyo fudaydka . afgooyr burao somaliland.
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 7 ай бұрын
Before RAMADAN 2024😂
@mukhtarhassan3117
@mukhtarhassan3117 5 ай бұрын
Eid Day
@Selma-04
@Selma-04 3 ай бұрын
@@mukhtarhassan3117 Eid wngsn ❤
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Ax ax heestan markaan dhagaysto waan iska oyaa ex jacaylkaygii hore 2013 ila 2015 oo aan isu jeclayn tuulo ayan dagnayn adhi baan isla raci jirnay malinta jimcaha ee fasaxa iskuulka dhalinyarada kale way necbayd inay la raacdo aniga ayay igu dhadan jiray ma aqan heestan ayaan wakhtiga isku dhafin jirnay ma aqan wax burbriyay jacaylkayagii ninkale ayay guursatay 2 caruura ayay leedahay ana wali iskaabulo ahay
@UmulkheirAbdy
@UmulkheirAbdy 3 ай бұрын
Ax ax ax ax sorry 😔 wll waxan rajeynaya nolashadi iney is badashey hada oo nolal qurux badan ku noshay❤
@naima5387
@naima5387 2 жыл бұрын
Ilmda cesha baan ku iri 🥺😭💔 Nafteydiyey Ahmed wuu tagee illow 🥺 lkn ma awoodo inaa ku illowo 💔
@fartuunxuseen7000
@fartuunxuseen7000 2 жыл бұрын
Abayo aniga xitaa zaaaid ayaaan u murugsanahay ma aqano si aan ku ilawo wayo waaan isla jognaa daris ayaaan nhy
@zuhurkhassim5839
@zuhurkhassim5839 2 жыл бұрын
Aniga xita wayiguu adagtahay inaa ilowo xanun daremoya qalbiga ixanunayo lakin goana kawatey
@fuadmuktarali6061
@fuadmuktarali6061 2 жыл бұрын
😪😪
@_yahya_officiale9077
@_yahya_officiale9077 4 жыл бұрын
King of kings ❣️inolow waliga m.bk
@IfrahMaydhane
@IfrahMaydhane 3 ай бұрын
Mantaa ciid tahay 15/6/2024😢 ilahow qof i fahamaa sojid slaxa isii amiin yarabi😢 qof jacayl ku mujinayay hal mar qof kle ku shegay inuu jecleyhay anigaa ben u igu waday ax ilahow manta qalbigayga adigaa arkayaa i gara garaa😢
@rihamhassan7920
@rihamhassan7920 Жыл бұрын
Ya ila dhagysanyo 2023😢
@gabadhiilaciilay8828
@gabadhiilaciilay8828 2 жыл бұрын
Ma ilaawo Nooluhu wuxuu yeelo😰 Aadmiguyee💔 Maantay iga adkaadeno waqtigu Aabe unoqoyoo Nabsigii Albaabaha furay baa Aayar soo xidhayee.😭18/july/2022 malin isniin ah wa marki igu dnbesay e an kala tagny 3 sano anago wado socno oo is gursan rbno ayuu iishegy inusan i jecel u qof kale jacelyhy 😭aad ban jeclaa wlhi😭haben iyo mlin wan iska ilmeyaa😭💔 Plz ka daya nabrda qalibiga
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 2 жыл бұрын
Abyo sorry naftda ha dhibin ee farxsanow
@sadecasamiro4851
@sadecasamiro4851 2 жыл бұрын
Sorry 😔 abayo mar un waad arki qofka oo sidado klo ah
@aamina864
@aamina864 2 жыл бұрын
Sorry abaayo nasiib wacan😞
@gabadhiilaciilay8828
@gabadhiilaciilay8828 2 жыл бұрын
@@sadecasamiro4851 ✊♥️mar uun wan ka bixi anigiyo qof kasto ila mid ah🤲🏻🤧
@inabashe6953
@inabashe6953 2 жыл бұрын
Maxaynu sameynaa wll noloshiba saas noqotey anigu waxan maraya qofkii aanu xidhiidh kle labilow is dhaho oo kii hore ku ilowsiiya wan ka shakinyaaba iyada dabadeed afar qof oo i jecel wan helay lkn nafteyda kalsoonidi weyba kaluntey
@fatuushdahir4593
@fatuushdahir4593 2 жыл бұрын
2022 august 24 dhageysanayaa Wiil waqti hore kala tagney 3bil kahor hda sideydii ahy asaga mar hore iska key iloobey anina barteydi waa dhaafi la,ahy ohin iyo mugdi wehel lanoqdey qalbigaa kagubanaayaa wax kastoo an sameeyo sideydii hore wan noqoni la,ahy xitaa shunkaasi dhan waan iska iloobey whaqtigeyga in ugu badan kafikirkiisa kuqaataa😭😭😭 just wan ilmeynayaa wa idin baryaa iduceeya inoo ilhy qalbiga iqaboojiyo oo an iska iloobo😭😭😭😭🙏
@CabdiQanih-110
@CabdiQanih-110 Жыл бұрын
Ilaahay quluubta hakuu daji wllo adiguna qalbigaaga ka saar OO Ilaahay bari. Inkastoo aanay murugada jacayl hadhin balse waxaan kuu rajaynaa in Ilaahay kaa madoonewyo wllo 😭😭😭😭😭😭
@UmulkheirAbdy
@UmulkheirAbdy 3 ай бұрын
Ilahey qalbiga haku qabojiyo wll sorry 😔
@daariyocabdlecujeyi
@daariyocabdlecujeyi 10 ай бұрын
Qof kasto iga dambeyo iso duceyo murad ban leyahye 😢
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 9 ай бұрын
Heestani qofba dhan bay ka taabanaysaaye an u ducayno lamaanayaasha badhaadhaha sheeganaya , dhibbanayaasha dacwoonayana halla dhagaysto 🥲se anigu waan ku dul fikiraya aniga oo lafa-guraya waayaha adduunka iyo halka aan u jihayn doono mustaqbalkayga nololeed peace and love from Hargeisa . 23 Dec 2023 10: 06 pm
@Malia162
@Malia162 2 жыл бұрын
💔💔😭 ilaahayow I caawi my heart is broken in to million pieces 💔💔💔 Cakuye jaceyl😭😭😭
@toughgee
@toughgee 2 жыл бұрын
Come on let me give u love😭
@youngsharuu8041
@youngsharuu8041 2 жыл бұрын
Amiin abyo mcn🤲🤲
@abdiwahabhasaanahmed6652
@abdiwahabhasaanahmed6652 2 жыл бұрын
Pole. Ameeen walal, waligaaa jaceyl haushallayn hore usoco
@Rittwan
@Rittwan 2 жыл бұрын
🤕🤕🤕💔💔💔
@maxamudmaxamed550
@maxamudmaxamed550 2 жыл бұрын
Insha Allah you will become strong 💪again just give it time
@allfanaanzeed9285
@allfanaanzeed9285 2 жыл бұрын
Wllhi waa habenki kowad aan heestan so doono sanadka cusub 2022 inta cafimad qab kuso gashay like iisara cawa
@ibrahimhaji6047
@ibrahimhaji6047 3 жыл бұрын
19 may 2021😭😭😢😥Ani in leY qadaY bad modaa HestaN🤔 Ka Jar kaba Go, caloshoo 😳😳😢
@mrsbr3565
@mrsbr3565 4 ай бұрын
3:59 Wlhi qofteyda waN jeclaa lkn Iyada iga Fogaatay 1-1-2024 stil Qalbigeyga meysan ka bixin 😢
@bazramahamed1076
@bazramahamed1076 2 жыл бұрын
Malin malmaha kamid ah anigo suuqa ka sosocdo xafada uso jedo ayaa will mell dheer iga arkay wuu iqaliyaa wan maqla wan usitagaa wuxuu idhahy abyh plz number kada isii wan siyaa waxna ahyd malintaa 20/12/2020 wuxuna jclkana bilowda 17/2/2021 lawadana wan iska halna wana isjclana sand markaa wada soconaa ayaan go ansana inan is arosano lkn may nosuurtagaln hadana muda wada soconaa madmadow naso dhaxgala wlhi magaranyo jclkyga sidaa ku hilmami lahaa waxan wahashadaa xasustise waxan isii dheer ooyni an dhamad lahan hooyady ayaan lanolahy mana isdarensiyo wan uqoslaa hooyo lkn wan dhibanhy mana ushagan karo inan nan is jclan kala harney an asaga dartii uudhibnhy 2/8/2022 😰😰 wll ruuxii qoral kan arkii donaa iwani willkaa ma iska dhafaa oo hore usocadban suubsada mse wan socashadaa🤧😓😰😰
@fardosahassan9937
@fardosahassan9937 Жыл бұрын
Abayo hore usoco wlhi qofa ku rabin. 😢 wx kuma tareyso wlhi hde kheyr ku thy. Ilhe kama fogeyen. manta waa wax yar lkn bari waa waqti dheer io nolal adag oo jcel ku Qurux bdan 😢 qofa. Ku jceleyn. Wey xnun bdan thy. 💔. Hdu ku rabo hal sikin kama fogadeyn 😭 blz blz hore uso. Waa iga talo ❤
@queenibtizam8954
@queenibtizam8954 Жыл бұрын
Iska daf abay nolal cusub sobisa
@basracabdi9745
@basracabdi9745 8 ай бұрын
uhoray usco ❤sister
@naimabintumohamed9330
@naimabintumohamed9330 2 жыл бұрын
2022 dhagesanaya waxan dhagesana anigo dhawacan wilka jeclaa walidkey ididay ninkale leysiye o America jira waxey idhahen nin somali jogi kusin Meyno waxan daremaya xanun saaaaid ah wilka jecla danta iyo durufta nakala kaxeyse mana ilobi Karo asikana sidokale blz qofki farinteyda arko haiso duceyo markale inu wa😭😭😭😭😭😭😭qdika nagulmiyo wilka😭😭😭😭😭😭😭 jecla😭😭😭😭😭💔💔😭😭💔💔😢
@inabashe6953
@inabashe6953 2 жыл бұрын
Wll ilaahay ha idin kulmiyo qalbigana haku qaboojiyo
@CabdiQanih-110
@CabdiQanih-110 Жыл бұрын
Ilaahay haysku kiin keeno hadaad calaf isku leedihiin hadii kalena kala samra wllo 😭😭
@idilabdi8039
@idilabdi8039 Жыл бұрын
2020 to 2023 still qalbigan kaoynaya 😭😭😭 Aloow dadkaa Ijcl ijicleysii🎉❤
@hafsaabdikadir3687
@hafsaabdikadir3687 Жыл бұрын
Amiin
@Suleekhaxashi500Xashi50
@Suleekhaxashi500Xashi50 Жыл бұрын
Hepal...wuu tage ilaw qofkii a shalay ku dacaysanayay ayaa cawa oy tahay tariikhdu 2023/6/10 3:37 habenimo ilahay ka baryayaa inuu qalpigyga iga masaxo 40 qof ka badan ducadoda wala aqbala qofkasto qoralkyga arko hayso duceyo walalyaal🥹😭
@Gacmadheere1
@Gacmadheere1 4 жыл бұрын
Waayahan danbe waxaa commenty yada ka dhexsocda meelaha publicka eeheesaha lasoo galiyo commenty gooda in quraanka lagu raadiyo lake Somaalay ale hayna xagido ee danbiga iska daaya qur aank ale hakeenina meelaha heesahu kasocdan haydaan dadka ale xasuusinayn waar lake maxay taraysaa aakhiro bal yay miilka uracaysaa ama wax uraysaa malink lagu qabto Hadii 1milyon laguu saaro miyay caduubul qabriga waxkaaga taraysaa hadii camalkagu xumaa? Walalyaal quranka ale kadaaya gafka
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
aad iyo aad brother
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Sax waye
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Dinteydulminaya hes iyo isku darayan
@sabrinaali772
@sabrinaali772 3 жыл бұрын
Who knew 2020 will lead to this, this song is perfect for it, good song but sad 😢 😞
@ffccnncxdcbnihc.n6295
@ffccnncxdcbnihc.n6295 3 жыл бұрын
So true 😭
@khaeebfan9854
@khaeebfan9854 8 ай бұрын
Who is here in 2024 😂
@museababdirasaq1270
@museababdirasaq1270 8 ай бұрын
Me😭😂
@playRidwaan
@playRidwaan 8 ай бұрын
Me😢😢
@shankarooonkaroon5198
@shankarooonkaroon5198 8 ай бұрын
me😢citlada baan wehel moodaa😢 qabiga ayaan ka gubanaya😭🔥💔😔dadka ne waxan iskaga dhigaya ina faraxsanhy farxat maheesto qofa kunafiso maheesto😢😢😢😭😭😭💔🔥🔥hada qoralkan an qoraya wan ooynaya 😭😭😭😭😭
@shankarooonkaroon5198
@shankarooonkaroon5198 8 ай бұрын
nafteydaay nasiibka ha u carooon wax kuuqon bee ahayeen😢😢😭💔🔥🖋📃
@Habonali-fu6cn
@Habonali-fu6cn 8 ай бұрын
Me😂❤😢
@najaxnalka-om6eh
@najaxnalka-om6eh 4 ай бұрын
Awal hees un bay ii ahayd lkn cawa anoo qalpigu ijaban yahay oo qalpigu i holcayo baan dhagaysanayaa tariqdu waa 4/4/2024 😭😭😭😢😭😭😭
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 жыл бұрын
10/5/2022 sacaduu waa 00:00 pm heestan xasuus igu beertay ano cawa emtixan diyarinayaya dhageysanayay waliba Qalbi jaab ween igu dhacay hadu calafku ka ceshaday cudoon waay tagtee illow😢💔😢💔
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 2 жыл бұрын
*Dhalinta Soomaalida badankoodu waa* *bukaansocod jaceyl Allah sahlo amuuraha qof* *waliba Aamiiiin.* #Like👍 *Ku qabo hada cidii dhagysanysa* *2022/3/15* #From #Cyprus
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 4 жыл бұрын
Kkkk mursal muuse iyo hodon cabdiraxman hada maxay daremayan markey maqlan "cudoon wey tagtee ilow"😂
@xafsomohamud7396
@xafsomohamud7396 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@axmedindho737
@axmedindho737 4 жыл бұрын
De cuddoontu immikana khadra silimo isu fasiraysa
@safiyoadambadal1875
@safiyoadambadal1875 4 жыл бұрын
@@axmedindho737 dhako kle
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 4 жыл бұрын
@@axmedindho737 kkkkk may isuma badalayso cudoonta heestu ka hadlaysa waa mid iyadu ka tagtay mursal Halka khadro uu isagu kaso tagay lol😁
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076 4 жыл бұрын
Hhhhhhh
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Intuu fanka ku jiray hees hees ka dhacda muu qaadin COD LAXAN MASRAX MUSIC wlee dib loguma gaadho Waanu ka xatago baxay 💪💪🧣🧣🧣
@deeqamuusehussein232
@deeqamuusehussein232 8 ай бұрын
Maanta waa jimce 26/1/2024 wxan gadhay goaankaygiiy you wanagsana abid nafatydana uvicnaa Alx qofkasta oo qalpiga xanuun ka hystoo alle haw dhib yareeyo oo haka qado❤😊
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Masha Allah Bless you God bro..thanks for sharing beautiful songs Inaba cadi ma aha slaan sare iga Gideon jir oo joog. BK . BRAVO BRAVO BRAVO...
@AbdallaArush
@AbdallaArush 4 жыл бұрын
🤔 hesta kaliya samen kuleh somalida calafkoda an cimamadnen 😂😂🔥✌
@naciimaalnahdi6197
@naciimaalnahdi6197 3 жыл бұрын
Qofki an adunka u jecla wa oo iga fogaday bila sabab 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yaasirdaahir2199
@yaasirdaahir2199 3 жыл бұрын
Ilmada ceshabaan kuidhi 😂
@abdifatahabdirachid9584
@abdifatahabdirachid9584 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Nolasha ousbe sodawe 😊😊😊
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
what iconic song. haddaad 2023 heeskan dhagaysanaysid oo macnaheedu kuu dhacsan yahay legend baad tahay. anigoo an jacayl i helin haddana aan calaacalayn ban hadana iska qiiroonayaa markan heeskan ku tuurto somali maxamedeey waxaas maxaa la dhahaa .. saacadda 12/22minutes 19/1/2023. somaliland /burco/afgooye. flim anoo netflix ka dawanayan heeskan maqlay misan soo youtube gareeyay . waxan waa hees dfhaaftay waleee. 2023 iyo wixii ka danbeeyay hadaad dawanaysid isoo xasuusi . future president .
@barwaakomohamet7571
@barwaakomohamet7571 Жыл бұрын
Sunday 19/3/2023 Saacada :21:36minute From somaliland berbera
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 Жыл бұрын
Burco / 15 may
@Raaqiyamoha
@Raaqiyamoha Жыл бұрын
20:07 Sunday 2023/6/24 Bosaso
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 9 ай бұрын
Saturday 23 2023 Sandka so socda alle khyr hay nooga dhigo oo hayno sakhiro wxn rabno
@qnhahmt3217
@qnhahmt3217 3 жыл бұрын
Mar Uun Ciil Bax Baan Ku Idhi😔 Goormaan Ciil Baxnaa👈
@ahmedabdiahmed3845
@ahmedabdiahmed3845 3 жыл бұрын
Hii
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 3 жыл бұрын
Ma Dhera Queen qofba malin Ayu leyhy
@mohamedsomali7125
@mohamedsomali7125 4 жыл бұрын
Ma qruaan buuu akhrinyaaa shaydaanku mxaa ka qiiraysiiiy supxaana laaaH
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 4 жыл бұрын
Adigu ma quraan ayad ka dhagaysanaysay?
@apdiqani8319
@apdiqani8319 4 жыл бұрын
Kkk
@suadali4060
@suadali4060 4 жыл бұрын
Iska hadale waa Kan oo kale
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@Maariish4444
@Maariish4444 4 ай бұрын
Heestan mudo badan waxaa udhagaystaa si aan naftayda usamirsiiyo waayo qalbi jab maahee jacayl dhankiis wanaag waan ka waayay Wixii isjecel alle haisu daayay inta ila midka ahna alle jacaylo wanagsan ha siiyo💔🤦‍♀️🥺 19/5/2024
@captainjokar9473
@captainjokar9473 2 жыл бұрын
1may malin sapti ah ayey igu tiri ani wamshqla hda mshqlkaas igu sugi karin lapo wado midi kuroon doro drdeeda wx wlpa usmyy si frxd kusyo wqtgyga bdn ayda lqadan jiray mrka dhlnyrta kudhxjro xta wka so dhxbixi jry si an ayda wqti ula qaato oo ay cidlo udareemin wahel unqdo lkn wqti kdp wy inacdy nctaankas wxa keeny wqti wlpa ay ibhned inay iheli jrty xta si an ayda wahel ugu nqdo asxpty dhn ugu haray lkn wlga qf klsoni inta u mudanyhy kbadan hasiinn hdne wa cishnya ani😭😭💔 hestaan dreen goni ah igu leedahy cudoon weytagte ilow naftydiyy😭🥺
@fatxiaragraxo8902
@fatxiaragraxo8902 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 Waqtigu wuu cararayaye 😢😭😭 jacel loo caal heleyn kajar kawa goo caloshoo nolasha cusub soo daawe 😭😭😭
@ifraahbintucismaan4087
@ifraahbintucismaan4087 2 жыл бұрын
Xasuus hoore ileeday heestan qofkaan jeclaa Alle hawnaxariisto 😭
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi Жыл бұрын
INTA FANKA MAXAMED BK U XIISTAY LIKE SAAR MAHAD SANIDD 🥰😉🥳🎹🎶
@AniizazhubeDacd
@AniizazhubeDacd 6 ай бұрын
heestan wxay iga iLmaysiisay in aan qiyaas Lahyn wlHy iLaa xalay iLaa Hder murugo Fara Bdan Ba ihaysata iyo cuLays iLahy Xagiisa wxan Ka rajayn inay iga qaadman lkn Hesahan Qlpigay Taabanayan wlhy😭Side kugu iLaawa kiiyow wxay ahaataba Nolozha Farxd Bdan Ku dhamayso wx ku dhiBana allE kuma tuso iyo sidad Iidhibtay Cid ku dhibtaba😔😢❤
@daudabdirahman571
@daudabdirahman571 3 жыл бұрын
25 march 2021 habeen jimco soo galeyso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Cudoon wey baxdee ilow
@mohamedjuujamj5219
@mohamedjuujamj5219 3 жыл бұрын
Zxb waad kabaxaysa nolashada xooga saar jir_kaga ,maskaxdada ki dadaal horumar gaar..waan dareemaya waxa dareemeyso
@daudabdirahman571
@daudabdirahman571 3 жыл бұрын
@@mohamedjuujamj5219 Thanks walaal qaali ah
@Khalieth17
@Khalieth17 3 жыл бұрын
still Broken 😭😭😭💔
@ayaanmahad9228
@ayaanmahad9228 3 жыл бұрын
😂😭
@subanadam3803
@subanadam3803 3 жыл бұрын
Sorry😥😥😥
@sekiyamukhtar4225
@sekiyamukhtar4225 2 жыл бұрын
Siilki.
@daadirhassan9995
@daadirhassan9995 2 жыл бұрын
dhaqtarka asoo dee
@q_miraa627
@q_miraa627 2 жыл бұрын
Sorry 😞 😔
@futbotv2358
@futbotv2358 2 жыл бұрын
Tasho manta nafteydiyeey🥺😥 commentskaan markan qoftaan jecla qof ilawsiiso aan helo aa aqridoona🥺😥💔
@umumaahir7870
@umumaahir7870 Жыл бұрын
Inshallah abowe 💔😭
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 485 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,4 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 19 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,2 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 14 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 13 МЛН
GABAR TIK TOKLEEY CAAN AH AYAA MALAYSIA TIMID WAATEE GABADHAAS KOKO
17:16
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 263 М.
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 797 М.
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 19 МЛН