No video

MAXAMED BK | Xaasidku waa darajada | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 2,505,661

Tusmo Films

Tusmo Films

5 жыл бұрын

Пікірлер: 355
@ilameerayso6021
@ilameerayso6021 5 жыл бұрын
Heestan anay ila hadlaysaa wax badan bay ii sheegaysaa wlhi thnks Bk iyo Daaha Gaas. Alla maxaan xaasid arkay
@marwanxaashi2382
@marwanxaashi2382 5 жыл бұрын
mahamed bk walhy heesihiizaH xaqiiqdah ayay tabataH magacaH ha jiroh fans✊✊👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedNuur-te9if
@MaxamedNuur-te9if 4 ай бұрын
❤❤❤maha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the last 😮😮😮😮😮😮
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
" Ado dilan ba afkiyo dibnaha qosol lagu qasba " intakaliya ee hestan anka helay ee waliba itabatay xasid ka waladafa waligiba haku xasido waxba kama qadayo lakin wakhtigu wu adkan kara marka wa inad isdakeso thank you BK
@xanaan24
@xanaan24 Жыл бұрын
🥺💔Wllhi heesta waa dareen
@shukrimaxamed5131
@shukrimaxamed5131 2 жыл бұрын
Adigu daacad un ahow 31/10/2021 ya ila mida✊🥺❤
@naziimyusuf4188
@naziimyusuf4188 5 жыл бұрын
Wa run adigu dacadun ahow 👈🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻ado dilan aya afkiyo dibnaha qosol lagu qasbaa 😌😇😇😇👏🏻👏🏻👏🏻inta arkysa iny heestasi runty like alle darti oo heestu qofka like isariwayay tilmamysaa xasidku hajabo
@Chubberinadeballerina
@Chubberinadeballerina 5 жыл бұрын
Is .ee ......
@naziimyusuf4188
@naziimyusuf4188 5 жыл бұрын
@@Chubberinadeballerina 🤐
@mohamedaamiin3188
@mohamedaamiin3188 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Ha ku noqon xumaha caan Xantu yaanau kula fidin Xad iyo meel kuu cabiran Xuduud weligaa lahow
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 5 жыл бұрын
Maxamed Siciid Cabdi BK Waa Fananka Kaliyee Heestu Qaadaba Runta Iyo Xaqiiiqda Jirta Ka Heesa Waa Hanti Qaran 💐BK💐
@faraxjaahur1223
@faraxjaahur1223 5 жыл бұрын
kiihd
@faraxjaahur1223
@faraxjaahur1223 5 жыл бұрын
Asma muha
@aligatah2031
@aligatah2031 5 жыл бұрын
Hanti qaran maahane waa hanti qoys
@hosni977
@hosni977 5 жыл бұрын
Legend bk
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 жыл бұрын
ALI GATAH ka xishood hanti qaran warya qoys lahayne adiga yaa ku dhahay dawo hdu qoys kaliya dawadan adba wd dawanaysa xasadka bk bd tahay lkn darajo bd u tahay duliyow
@abdirizakmouse4714
@abdirizakmouse4714 5 жыл бұрын
Bk waaa heesaga keliya eee sida mishiinka wax u soosaara number one
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 5 жыл бұрын
Duruufuhu Wey Dhacaan Wakhtigu waa Is Daba Maraa Adoo Darayaysan Sharef U Dhimo Magac Iyo Dadnimo 😭
@ddambeel3979
@ddambeel3979 5 жыл бұрын
#Rahma_ahmed wale ma ila dhadhamisay ereyad
@cabdinuuryuusuf8677
@cabdinuuryuusuf8677 5 жыл бұрын
Rahma Ahmed ishashada habarin
@mahamettabdiaziiz5108
@mahamettabdiaziiz5108 5 жыл бұрын
Mcney runtada
@maxamedismaaciil0710
@maxamedismaaciil0710 4 жыл бұрын
😁😂😆😃😂
@updifatah
@updifatah 3 жыл бұрын
@@maxamedismaaciil0710 Iga daa ciyarta heestu way iga gadan tahaye
@teamqalbigaadke9064
@teamqalbigaadke9064 5 жыл бұрын
#Maxamed_Siciid_Bk_ KoleY Waa Fanan wakhti Hore Ayuuna QaaTeY Dhibcaha Fanaanimo Waxan LeyahaY Ciid Wanagasan Dhaamaan Islamka GaaaR Ahan Soomalida, ❤
@myksstudios25
@myksstudios25 5 жыл бұрын
Durufuxu wey dacaan waqtigu wey isdaba mara ala intee bk tageerto like igu qabtaa 👌👌❤❤👏👏🙏🙏🙏
@abdulwhb4381
@abdulwhb4381 5 жыл бұрын
Walee waa hees iyo badh aniga ayaay si dhaba iga hadalaysa intii daacda liketa hala dhafina
@inacabdullahi1952
@inacabdullahi1952 3 жыл бұрын
Bike habenkixalayahadhe
@lakiseat5733
@lakiseat5733 3 жыл бұрын
@@inacabdullahi1952 88tttttttt8tttttrtttttt8tt8t8t78
@hamdawacan2287
@hamdawacan2287 4 жыл бұрын
Adigu daacadun ahow mohamed abdi siciid bk heesihiisa oo dhanba xaqiiqda ku saalaysan hore usoco br💚🌧♥️
@kariimacabdi3321
@kariimacabdi3321 3 жыл бұрын
Duruufuhu waydhacaan Wakhti way isdaba maraaan Adoo daranyaysan sharaf kudhimo Magac iyo dadnimo 15/12/2020 🙌
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 5 жыл бұрын
Fanaan ka liya EE aan TaGeerO MaxameD siciiD cabdi BK Fanaan Qaran💚💭❤️ NoLoL ta u saraysa kU nolow pro
@somfishchannel3218
@somfishchannel3218 5 жыл бұрын
Yaqee nin kaan waan ka danbeeyaa boqorka heeysaha🖐️gacn aan ka taagay
@maryanahmed9629
@maryanahmed9629 5 жыл бұрын
Heestan waxa lagu dhegahadloyaa xidigaha geeska iyo qadra wixi kalamaray qadrana bikey ayey usodhibtay inta ilafahantay farta hatagto☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@lakishow143
@lakishow143 5 жыл бұрын
maxamed siciid bk qof murti badan alle ha nokaa daayo
@hanisiman8139
@hanisiman8139 5 жыл бұрын
Lucky Abdi Muuse sax
@fahimaosman1278
@fahimaosman1278 5 жыл бұрын
Waleee warun ilahow noodaaa baryo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@mahadfarah4175
@mahadfarah4175 5 жыл бұрын
Heestan asaga ayey Ka hadleysaa Nairobi Ku dhimo magac iyo dadnimo horey ayuu u saadsadey
@falismohamed9231
@falismohamed9231 2 жыл бұрын
Qalbiga layskama dunshee kashaada habarin duliga 👍👍
@user-sl4fg1md7h
@user-sl4fg1md7h 2 жыл бұрын
Bk 2021 Duruufuhu weey dhacaan waqtigu wuu isdabamaraa adoo darayeeysan sharaf ku dhimo magac & dadnimo.
@abokorabdi254
@abokorabdi254 5 жыл бұрын
Qalbiga layskama dunshee kashaada ha barin dulliga axyaa hees madaxweynaha fanka waa bk
@abshirdirir1159
@abshirdirir1159 5 жыл бұрын
Anaa ugu soo horeeye like isaar walal
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 5 жыл бұрын
Adoo dilaan baa dibnahaa qosol lagu qoslaa😭😭😭😭😭
@raaqiyaabdi8538
@raaqiyaabdi8538 4 жыл бұрын
Ascvvhtruieruncaffadfjtdacmheenk
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Aduunka Maxaa Xaasid Iyo Jaalus Ka Buuxa
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 5 жыл бұрын
Qalbiga la iskama dunshe kashada ha barin duliga ado dilan baa afkiyo dibnaha qosol lagu qasbaa 🤗😍👏
@queenhabon5735
@queenhabon5735 4 жыл бұрын
Xasidka waa darajadaa adiku daacad un ahow 🤴🤴💪💪💪
@moha-hi6dg
@moha-hi6dg 2 жыл бұрын
Adigu daacad uun ahow
@kamaalcade183
@kamaalcade183 2 жыл бұрын
ok
@khalloweeye
@khalloweeye 5 жыл бұрын
Bk hees uu qaaday oon micno ku fadhiyin weligay ma arag 🙏 Bk wiil reer somaliland💚💭❤ Qadaad weynay soo qarxa dee😂😂
@essemohamoud9343
@essemohamoud9343 5 жыл бұрын
Is deji abti cid qarxysaa ma jirtee 🤣
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
wallal nabadu waa hadyad rabi baxyo waxba muqdisha.wadalkaaga hooyo waxba ha dulmin ilahy baa waxwalpo awodee
@khalloweeye
@khalloweeye 5 жыл бұрын
@@rowdahassan9455 haye walaal xaal qaata Adna si gaar ahaned ayaan ku salamay👌🙏
@ramzamohamed7148
@ramzamohamed7148 4 жыл бұрын
Mel kasta oo bk heesihiisa ma daawado commentiga maxy ciyaal cuqdad ugu jiraan😡waxaba moodan inana fahmeyn ereyda war naga xishood xishmad wallnimo baan idin heynayee
@queensoumeya2250
@queensoumeya2250 4 жыл бұрын
@@ramzamohamed7148 Waa dad cuqdad dhishey maxee naga xishodaan🙄😏
@BarkhadTech
@BarkhadTech 5 жыл бұрын
MaxaMet ZeaT BK Nin RgeT ✌✌✌
@cabdixamiidcabdifataax1101
@cabdixamiidcabdifataax1101 4 жыл бұрын
bk fanaanka kaliYaH aan taageeroH zanadkan pro horaY u zocoH qalpigaH laizkama dizhee kashada haparin duligaH adooH dilan paaH dipnaHaH qozol lagaH TuzaaH
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 жыл бұрын
Fananka Week week ayuu heesaha uqaada Somaliland marka laxasuusto Waxa labaad ee laxasuusanaya waa bk guul indr
@kaahinahmed4700
@kaahinahmed4700 2 жыл бұрын
Abwaan daaha gaas waa abwaan buure ah bk fanaan cod macaan
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 4 жыл бұрын
Hees murti ay ku dhehantahy ✌❤
@maryamamohamed2576
@maryamamohamed2576 5 жыл бұрын
bk waaruntiis xaasidku waadarajo 😢😢😢😢😢😢
@yasirforbe176
@yasirforbe176 2 жыл бұрын
Wakhtigu waa is daba maraa adoo darayaysan sharaf U dhimo magac io dadnimo ❤️💯 Heestan Kama dalo Inaan kuso labto marwalb ✌️🖐️
@farhiaawil1168
@farhiaawil1168 5 жыл бұрын
love you all the way i missed your show in nairobi my home town welcome walal macan,
@kaliddayaxilkacase9236
@kaliddayaxilkacase9236 4 жыл бұрын
Maxamed siciid cabdi (bk)waa fanaan qaran waana qofka kaliyee fanaaninta imika ugu cajiibsan
@ayaanyazin917
@ayaanyazin917 5 жыл бұрын
Mohmed Bk fanaan jira
@cabdixamiidcabdifataax1101
@cabdixamiidcabdifataax1101 4 жыл бұрын
maxamett ziciid capdi pk fanaanka kaliYaH heezihiizuH micnaha xaqiiqdaH ka hadlaH qofkiiH dad hormaRkaaH xaasidkuH waa dara jadaaH adiguH daacaduun ahoow runtii eraYoH micnoH ka
@HassanAhmed-wy9zk
@HassanAhmed-wy9zk 3 жыл бұрын
Machallah j'aime trop cette chanson sa parle de la réalité
@Qalbiholcay692
@Qalbiholcay692 5 жыл бұрын
U dhimo magac iyo sharaf, saxiix kalaam 🖐 BK❤
@barkhadali2968
@barkhadali2968 5 жыл бұрын
Man is Always Man no matter how hard life is we kept our emotion inside.
@Yfarah1
@Yfarah1 3 жыл бұрын
Keeping things inside will cause pressure bust
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@Yfarah1 haa
@feisallucky4928
@feisallucky4928 2 жыл бұрын
@@Yfarah1 B
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 5 жыл бұрын
Resbect ban ku haya maxamed siciid bk fanka haloo dabo fadhiisto
@haldoorrageed8175
@haldoorrageed8175 5 жыл бұрын
Adoo dilan baa afkiyo dibnaha qosol lagu qasbaa waaaaaaaaaaw
@hoodocabdiabdi6373
@hoodocabdiabdi6373 5 жыл бұрын
@@ as xaabta wad salamantin Heestan waxa sameyay daaha gaas waxa ugu talagalay kuna dhiri galinaya khadra silimo waxn ushegaya asxabta inuu micnuhu udhaaadhaco( daaha gaasna waa gudomiyaha kooxda kadhisan casimada hargisa )))))))))) like isaraciya cida micnuhu udhadhacay
@meriemsaleh933
@meriemsaleh933 4 жыл бұрын
Am from Eritrea I love Somali music
@jamaabdulrisakjama891
@jamaabdulrisakjama891 4 жыл бұрын
Hoyada Was
@ugaassamatar937
@ugaassamatar937 3 жыл бұрын
@@jamaabdulrisakjama891 Maxaad sidaa u leedahay?
@dekowaden5709
@dekowaden5709 Жыл бұрын
Am from turkey i love somali songs ❤️🖤
@gacalhassan1588
@gacalhassan1588 4 жыл бұрын
I am from muqdisho i like this song 🙏🙏♥️
@fardowsafaraxsan989
@fardowsafaraxsan989 Жыл бұрын
00oo
@Waayoarag98
@Waayoarag98 Жыл бұрын
Somaliyi wax walba waa wada leedahay. Walaalnimada iyo ehelnimadu waa waxaan guurayn ❤
@Igweadda
@Igweadda Жыл бұрын
I am from Norway 🇳🇴 and also love this song. Mohamed BK🔥🔥🔥
@xabibaguhad6555
@xabibaguhad6555 4 жыл бұрын
I really enjoyed it.. Keep it up bro
@mokhadar6396
@mokhadar6396 5 жыл бұрын
Legend bk inkastoo awoodi xidiguhu kaa maqantahay
@hassanosman5017
@hassanosman5017 5 жыл бұрын
I love hargeysa iyo dadka kunoolba noolaada
@shukriya6334
@shukriya6334 5 жыл бұрын
💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@ddambeel3979
@ddambeel3979 5 жыл бұрын
Mohamed siciid BK top fanaanka geyiga soomalieed ugu frxda badan thanks #tusmo_films
@farduuzfarduuz8503
@farduuzfarduuz8503 5 жыл бұрын
Xaqiiiq weye wlhi hestan mohamed bk waxa Moda qalbigeyga inuu ka hadlyo
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 4 жыл бұрын
Maasha alah inaba caadi maaha heesaha bk aad baan u jeclahey heesihiisa tol beeleyay xageen ka helaa bk Waan jeclahay cod iyo qurun ba ilaahay wuu siiyay yaa ii sheegayo bk aan USA keensadee New York baan daganahey somali yay ii raadiya I am in love with him I don’t care even if he’s married I love him so much ceeb maaha jaceyl ka somalay Wax waan jeclaan karaa oo ilaahay baa gabar somaliyeed iga dhigay da’dayduna 34 jir u sheega ruuxii garanayo fanaan kaas somaliyeed
@apthiphatahzuudi1418
@apthiphatahzuudi1418 2 жыл бұрын
Dee haye halkagaa lagaga so xidhidha
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 5 жыл бұрын
Mohammed BK never disappointed musicians🌠🌠🌠🌠
@istarbeauty3560
@istarbeauty3560 5 жыл бұрын
heestan wuxu u qaaday qadro sinimo ayu ula jeedaa iyo mursal kahar oo daa ayuu leeyahay hhh intii ilafamatay like isara ♥️💕💕
@ahmedzancaani2412
@ahmedzancaani2412 5 жыл бұрын
Caqligu ha ku shaqeeyo Ereyadan maha kuwo nin iyo naagtiisa lo adeegsado E waa Silan_Sugan qof wlba iska dhex arki Karo xaaladaha durufeed e jira
@istarbeauty3560
@istarbeauty3560 5 жыл бұрын
Ahmed Abdilahi waa adiiga sideey kultahaay aniga filirkeeyaga ayaan kahadaakaaay waxana filayaa aqali iga ma qaan in aan goobeeyan,
@ahmedzancaani2412
@ahmedzancaani2412 5 жыл бұрын
Hye
@Hooda36
@Hooda36 5 жыл бұрын
Mohammed Bk Fanaan Qaran Xidiga Somaliland Nolow Allah Hanoga Daayo Fanaan Nagu Qaliya Oo Kufaano❤❤❤👏💘💝💘💝💘💝💘💝💘💝👏
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
somali iyo xasidnimo loo kala taag waa !!
@faizamusa4580
@faizamusa4580 5 жыл бұрын
Wow BK cadimha Thank you for sharing this
@freemanfesy2150
@freemanfesy2150 5 жыл бұрын
Bk wa boqorka codka viva somaliland
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 жыл бұрын
Bk boqorka codka nolow💚💭❤
@aliakbarmahrez2818
@aliakbarmahrez2818 5 жыл бұрын
In Love with moh'd Bk and people From Somaliland..though am From Norway.
@ashaabdi9654
@ashaabdi9654 5 жыл бұрын
We love u too
@updifatah
@updifatah 3 жыл бұрын
I MA SOMALILANDER FROM TU SWEDEN I LOVE TU SOMALILAND N
@kamaalcade183
@kamaalcade183 2 жыл бұрын
444
@farahabdullahi7801
@farahabdullahi7801 Жыл бұрын
it's better to say one more love Somalia
@mustafyousuf3802
@mustafyousuf3802 2 жыл бұрын
ilaahow bk fanka kuso celi waan u xiisnaye😭🙏❤
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 3 ай бұрын
Heestan Ugu jacalahy Haasah pk Yaa ila jacel❤
@yasinsamiaomar7177
@yasinsamiaomar7177 5 жыл бұрын
Hees Xigmad Badan👈👈👈Bk Nolow 👑👑👑👑👑👑
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 5 жыл бұрын
Wow Mohamed Saeed Abdi Bk Libaax waa layaabay fanaanka fanaaniinta hoobal taariikh wacan Xidiga qarnigan indhaha ushiday fanaka somalida ,halyey karaamo Ku jooga dhulkiisa hooyo , taageero weyn baan kuu ahay , Fankana wanaag baad Ku joogtaa libaax
@zaynabsalax9566
@zaynabsalax9566 5 жыл бұрын
M.bk waa fanaan qaliha Alle ha ku xafido aamiin yaa Rabbi
@wllnoorkeydamman8490
@wllnoorkeydamman8490 3 жыл бұрын
Qof diidan hormarka xasidku waa darajada Adigu daacad un ahow😁
@naiira3526
@naiira3526 5 жыл бұрын
best fanan ever Bk except cunsuriyada somali naceeb ka
@user-bn1gz8jd3x
@user-bn1gz8jd3x 8 ай бұрын
Dadaal nin ku dheer ha qarin ❤❤❤❤❤
@fardowsanoor3131
@fardowsanoor3131 5 жыл бұрын
Erayadu uu qaadayo haku dhaqmo bk hanaga daayo dulmiga hadan nahay somaaliweyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
Inaneey cidi idinma dulmin
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 2 жыл бұрын
Kkkkkkk cidna idima dulmin
@zakariagamadid9395
@zakariagamadid9395 5 жыл бұрын
Wale ninkan maxamed siciid bk. Waa fanaan buuxa
@mahameddahir87
@mahameddahir87 5 жыл бұрын
Hees shidan like ha ika bagilin
@armaniphotography3661
@armaniphotography3661 4 жыл бұрын
Ku dhimo magac iyo dadnimo
@zackomar4558
@zackomar4558 5 жыл бұрын
maxamed Bk Halyey Qaran Geeridu haku ilawdo
@fadxifadxiafro3337
@fadxifadxiafro3337 3 жыл бұрын
Maxaa baa hees la dhaafno walhi nin iyo badh wow🥰😍🤩😘
@sayidcali1316
@sayidcali1316 2 жыл бұрын
Keep going prother Bk 🤘
@alibashfaa1363
@alibashfaa1363 2 жыл бұрын
❤❤❤❤ ndio vipi
@habooncadeey91
@habooncadeey91 5 жыл бұрын
DARUUDUHU Weydhacaan waqtigu weysdabamaraa wa runtisa
@shukrikosar2762
@shukrikosar2762 5 жыл бұрын
u dhimo magac iyo sharaf 😍
@jammo4571
@jammo4571 4 жыл бұрын
That good lesson my teacher bk
@xaragoh_official8280
@xaragoh_official8280 5 жыл бұрын
Waaw ku salaamy mahmed bk
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 5 жыл бұрын
Waruntaaa sxb runtaan kugu jeclahy bk
@binciisa3504
@binciisa3504 2 жыл бұрын
Bagi ogabst hhhhhh hag tcaht😘😘😘😘❤❤❤❤❤
@nurmohamed2752
@nurmohamed2752 4 жыл бұрын
Yes nice Bk libaxoow
@sucdi5374
@sucdi5374 3 жыл бұрын
Haahy warun waa sidan ugu guleysty cadawga dholocadenta i diyarsan
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 3 жыл бұрын
Legend ina adeer nooloow. 🖐❤💖♥️🔥😎🔥😎🔥😎🔥.
@xasandeeqbadeguuleedqasali542
@xasandeeqbadeguuleedqasali542 4 жыл бұрын
fanankii qarniga Maxamed bk
@feisalofficial8329
@feisalofficial8329 5 жыл бұрын
If u love Somali land like I saar
@hodani60
@hodani60 5 жыл бұрын
Comment ayaan kugu daray
@mohammedfuad2087
@mohammedfuad2087 4 жыл бұрын
duruufuhu way dhacaan waqtigu waa is daba maraa adoo daranyaysan sharaf ku dhimo magac iyo dadnimo ha durin ruuxnaba bulshada qof dagan ha ka dagin marnaba dadaal nin ku dheer ha qarin dantaadana gaadh ka hay deeqaha RABIBAA baxsheee ta kalena DAAIMKAA u daa qof diidan hormarkaa xaasidku waa darajadaa adiga daacaaduun adigu daacaduun adigu daacaduun ahaw qalbiga la iskama dunshee kashaada ha barin duliga adoo dilanbaa afkiyo dibnaha qosol lagu khasbaa dulqaadka adoon ka tagin marbaa dirir laga xigaa cagaha inuu kula dul maro dhigaa kugu dayo xumaan
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
I from Argentina I like somali songs
@fardusowabdi4605
@fardusowabdi4605 3 жыл бұрын
Here's an tagero bk intu heeso qaday talana qayrka udaa
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 7 ай бұрын
Qalbiga layskama dilshee Kashaada ha barin dulliga Adoo dilanbaa afkiyo Dibnaha qosol lagu dhayaa ❤ 2023/12/14 ❤
@ibrahimabdiibrahim8935
@ibrahimabdiibrahim8935 2 жыл бұрын
xaasidku waa darajadaaa
@ruwaydaqali1534
@ruwaydaqali1534 5 жыл бұрын
durufuhu way dhacan
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
Motivational Speaker Aphanan Bk
@abdullahiadam3763
@abdullahiadam3763 3 жыл бұрын
Daruufuhu way dhacaan Wakhtiga waa isdaba maraa Adoo darayaysa sharaf Udhimo magac iyo dadnimo
@moxamudmudy1730
@moxamudmudy1730 5 жыл бұрын
Mohamed Bk legend
@maweelyare9464
@maweelyare9464 5 жыл бұрын
Pp Mohamed siciid BK fanaan igu dheer ani
@maxamedcalibulaybulay2167
@maxamedcalibulaybulay2167 4 жыл бұрын
the best soomali
@barwakorashid9625
@barwakorashid9625 5 жыл бұрын
Igu socotaa walee
@suldansabir4081
@suldansabir4081 5 жыл бұрын
Waa wan kahel hesta
@somfishchannel3218
@somfishchannel3218 5 жыл бұрын
Khadro sanimoo daac iska ahoow bk waa dhiibi wllhi caadi ma ahan wallhi
@sakriyesakriyeibrahimmaxam7535
@sakriyesakriyeibrahimmaxam7535 4 жыл бұрын
Bk ado dilinba afkiyo dubnah qosol lagu qasbay waxad moda inayi igusocto heestu
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 179 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 66 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 85 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН