MAXAMED S Tubeec | CIDNA EERDAN MAAYEE | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS

  Рет қаралды 260,815

SUUXAYE LYRICS

SUUXAYE LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@kooshinsalad2908
@kooshinsalad2908 4 ай бұрын
Xaalada aan kujiro aya igu qasabtay inaan dhagaysto heestaan Allaha unaxariisto maxamed suleban tubeec Waxad modaah inuuu aniga iga hadlayo xalada ihaysata Habaynimo talado ah Bishuna aytahay 21 July 2024 Ayaan dhagaysanayaa Waxa cunaha dhaafiyo Cunta waan ilaawoo Cidna eersan maayee❤❤ Old is gold
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
😂😂😂😂 see thy ma noishahay
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ....
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 4 ай бұрын
Talo cayn wareegtana la iskuma canaantee Caqli iyo hubsiinaa cidhib looga Ayaa Cidna Eersan maaye Sida ciyowga Aydaan Casarkii dhawaaqa Ama cawsha Duurkan Cidla duur Wareegaa Ciirsilaa Anays Dhigay iyo Culuuqan Gaystee cidna Eersan maaye Alle hawnaxariisto m s tubeec iyo wixii Muslim ah iyo Labadaydii Waalid Najatu fardawsa Alle hakawaraabiyo Aammiin Aammiin
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
AAMIIN walaalka waalidiintena ALLE ha u naxariisto
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 2 жыл бұрын
Sxb legendary ayaad tahay laakiin hal meel aan kaa saxo. Sida cawsha duurkaan Cidla duun wareegaa. weeyee maaha cidla DUUR.
@archialleli6516
@archialleli6516 2 жыл бұрын
Iyo curuqaan geyste taasna wuxu ka dhigay culuuqaan geystay
@haliimoali1043
@haliimoali1043 Жыл бұрын
Casharkii I haleelaa ma ahan ee waxa weye cantar kii haleelaa cadkii iga dhameeyoo cidna eersan maayee
@haliimoali1043
@haliimoali1043 Жыл бұрын
Cantar bin shidaad iyo cabla waxay ahayeen dad isjecel xaqiiqdii
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@haliimoali1043 cantar noo fasir marka sxb
@abdikaderabdillahi
@abdikaderabdillahi Жыл бұрын
One of my favorite legend songs AUN MAXAMD SALEBAN TUBEEC BOQORKA CODKA SOOMAALYEED
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 10 ай бұрын
Caqli iyo hubsiino cidhib looga aayaa....Ereyadi AUN ABWAAN CABDULLAHI CABDI SHUBE .CODKII AUN MAXAMAD SULEYMAN TUBEEC.
@afrah1736
@afrah1736 Жыл бұрын
Caajib malin tarkhdu tahay 28 bisha 10 2023 malin eey iga yara xanqsantahay nolosheydi ayaan hestaan ku dhageysanayaa xebta liido anigo jawiga mowjadaha bada kaligey dawanaayo 😢😢❤
@mapruka
@mapruka 7 ай бұрын
Masoo maslaxaysay jcylkaagi 😅
@bossjecylaxmed
@bossjecylaxmed Жыл бұрын
Wllhi waa hes heesdhaftay lkn somalidu murtida maxasustan markey ku adkato ama caqliga culeys kasofulo ❤❤
@abdiaziz-royal
@abdiaziz-royal 9 ай бұрын
Heestan Waan kunafisa😢, I have let my wife go due to my earlier mistakes in our marriage 😢, I will forever be in love with her, all I have known was her in my life, i have let her go so that she can live in a better life😢, we have 5 beautiful children, 4 boys and 1 girl together.😊, she is the best mother that my children could ever have, we are both still in recovery now and all I wish for her is the best😢👋🫶
@zakimagan5791
@zakimagan5791 8 ай бұрын
I pray for your reunion brother 😢
@abdikarimsuleiman6185
@abdikarimsuleiman6185 7 ай бұрын
masha Allah qof kugu xaqleh waligaa ha ilaawin her legacy
@Faizakalgacal
@Faizakalgacal 6 ай бұрын
Qof fican batay since you now your mistakes
@aa6945
@aa6945 5 ай бұрын
Don't put everything in your mind on social media. She might be married by now or about to. Your feelings should be private as your private parts mate. Being stoic is what men do.
@Saxansaxo11
@Saxansaxo11 5 ай бұрын
Life goes on brother, don’t look back keep going . Life is full of regrets.
@abdimajiidabdikariinaadanw9907
@abdimajiidabdikariinaadanw9907 2 жыл бұрын
Hees weey dhaaftay RIP Al fanaaan Tubeeec jannatulfirdoowsa baan u rajeynayaa
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
صوت خيال وتطريب لا يمكن ان يوجد من بعده ،،،،، لك الرحمه والمغفره محمد سليمان
@Skipperhway
@Skipperhway 11 ай бұрын
حقيق
@omermohamedshire7949
@omermohamedshire7949 9 ай бұрын
Waxa igu maqaalo ah abwaanka heesta sameeyey inuu u dhintey si u eeg erayada heesta uu sameyey ceelna uu ku dhacay dhabarkana uu ka jabay ilahay ha u naxariisto 😢
@SalmanKhamiis
@SalmanKhamiis 8 ай бұрын
Ciirsilaa anays dhigaaye iyo culuq an gaystee cidna eersan mayee 😢 heestan mar walbo kiniini ayay ii tahay wana ku nafisa qisadayduna waxay tahay gabar aya i jeclayd iyadoo yar lkn ani ma anan dareemin balse waxa kasii daran marki ay waynatay ayaan jeclaaday anah lkn nasiib xumo ma anan helin ilaa hada 😢💔😰 inkasto wali ay single tahay kama daalo raadinteede idinkuna iigu duceeya culimoh 💘🤲
@bahjoalijamac9329
@bahjoalijamac9329 6 ай бұрын
So sad Alle ha ku fudeedyo
@chitopaz252
@chitopaz252 3 жыл бұрын
Cirku dhimuu kusoo dumay cidi kama dulqado dhulku miduu la.ciirana laga caawin Mayee!!!🥲🥵
@mohammedbasheer1849
@mohammedbasheer1849 2 жыл бұрын
Ala yaaraxma tubeec iyo intii dhimatay wuxuu ahaa nin cod dahabi ah ilaahay ku manaystay
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 3 ай бұрын
An amazing singer and absolutely brilliant and the man with the golden voice Absolutely the king of somali musicians his songs are every green and greatest hits of his prime allah grant him the highest position in heaven
@AxmedCabdi-z6j
@AxmedCabdi-z6j Ай бұрын
Arimaha igu gadamanba igu kalifay inan dhagysto heestan 18/10/2024 sabtii 😢
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 2 ай бұрын
Ala yaaraxma intii dhimatay ee muslim ah heestan waxaan maqlay inuu sameeyey cabdulaahi cabdi shube labaduba. way dhinteen
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
ALLE ha u naxariisto walaal anagana gadaashood ALLE nama fidneeyo.😢
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
Xagee joogtaa
@adenshire1349
@adenshire1349 10 ай бұрын
Abwan axmed suleyman maxamed bide ayaa alifey heestan
@araleabdi56
@araleabdi56 7 ай бұрын
Cidlada uun =cidladuun saas weeye sxb
@sidiiqbashiir8403
@sidiiqbashiir8403 3 жыл бұрын
Maxamed saleeban tubeec Allah haw raxmado Abwan xuseen aw faarax Ayaa heesta laha ayaan maqlay Khadra daahir cige abtigeed
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
SCW/ WALAAL WAXA ISKA LEH HEESTAN UU SAMIIYEY ABWAANKE WEEYNA EE SOMALIYEED ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MUURTIDA AUN ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE MAHA ABWAAN AUN XUSEEN AW FARAX DUBAAD ILAAHEY HA NAXAREESTO LABADA ABWAAN JANADANA HAKA WARABIYO
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@kingking2074 aad iyo aad sxb waliba abwaanku sida lasheegay heestaan wuu isku guhaamay aun wuxuu yiri dhulku nimuu la ciirana laga caawin maaye ala yaa raxma 1978 isagoo gurigiisa usocda habeenimo dooxa hargaisa ayuu ku dhacay ceel jug baa soo gaartay dhabarkaa aakhirna wuu udhintay sida aan maqlay aun waxaanay sxbo isku qaaliya ahaayeen abwaankii suugaanta cuddoonaa aun c q x yam yam
@adenshire1349
@adenshire1349 10 ай бұрын
Ana waxn maqlay mar la wareysanayey abwanka somaliyed e axmed suleyman maxamed bide inuu isagu alifey heestan.
@abdallazuldankey5944
@abdallazuldankey5944 2 жыл бұрын
F.v......song Allah yaracma tubeec 💕🙏
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 2 жыл бұрын
Assalamu calaykum alaha naxariisto tubeec iyo shube oo lahaa ereyda
@mawlidsmohamedhalale8485
@mawlidsmohamedhalale8485 9 ай бұрын
Heesta tiktok u arkay waan waan raadsgay wayna igu adkaatay heli deeda waayo waxan khaldayey lyrics ka
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto marxuumka
@suuxayelyrics
@suuxayelyrics 3 жыл бұрын
Amiin
@abusalman1242
@abusalman1242 4 ай бұрын
Waxan joogaa hargeysa wakhtiga ayaa igu adag, cidna eersan maayo ilahay ban se leeyahay. Cidkasta oo dhibaataysan ilahay haw gargaaro.
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
AAMIIN sxb intii muslim ah, inta dhimateyna ALLE ha u naxariisto.
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
Xagee joogtaa walaal
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 9 ай бұрын
Waa degal-Aduunyaduu taarikhiyo lagu qaato maalmo kaladuwano kaydku noqoda buugta xasuus qorka ee qalbiyadda bini Ademka heeskan subax khamiisa iyo Hotel Borrama 24/2/204 safar Aanku joogno Gobalka Awdal Aniga iyo Asxaab-shaqo waddagnahay. Mahadhoyinka iyo dhiganayaasha taarikheed waakuwayo waayo kale dib loo xasuusto.
@ururkasaacidalkhayriya2695
@ururkasaacidalkhayriya2695 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto tubeec
@jamamahmud3210
@jamamahmud3210 Жыл бұрын
Muuse saamiri bay heestani U shidantahay Caawa After 5 years Cirku nimuu kuso dumay cidi kama dulqaade
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Alle sw naxariistii jano haka waraabiyo 🤲
@MohamedAli-xe7bo
@MohamedAli-xe7bo 2 жыл бұрын
Waxaan cunaha dhaafiyo cuno waan iloowoo cidna eersan Mayee allow ku naxariiso
@IbraYussuf
@IbraYussuf Жыл бұрын
Sida ciyowga aydaan Casarki Dhawaaqaa Ama Cawsha duuurkan Cidla duur wareegaa Ciirsilaa anays dhigay Iyo culuuqan Gaystee Cidna Eersan maayee
@safiyaibraahimali9634
@safiyaibraahimali9634 8 ай бұрын
Qisada heesta miyaad haysaa walaalle .
@farsamdagacant123
@farsamdagacant123 10 ай бұрын
2021 ayaan dhegaysay xaalado adag 18 sano ah 7 /8/2024 ilahayow sidii roon
@maxamedcal9566
@maxamedcal9566 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto marxuumka.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Mid kamida heesaha layaabka lahayd E boqorka Codka maxed saleeban tubeec hees si gaar uga heli jirey ayay kamid ahayd waayo waayo.
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii c.c.shube laxankii iyo codkii m.s.tubeec
@Saxansaxo11
@Saxansaxo11 5 ай бұрын
Great song, life is full of regrets , It is very painful .
@sakikosar3696
@sakikosar3696 2 жыл бұрын
Musharxii xisbigii wadni ee imika ururka noqday ayaa heestani u shidan tahay Musharxii hore ee ururka wadni cabdirxmaan ciro
@abdishakuursaleeban
@abdishakuursaleeban 5 ай бұрын
Ale maxan ku qiimeeeyaaaa
@CaliCabdi-mp5es
@CaliCabdi-mp5es 3 ай бұрын
Cida eersanmaayo
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 8 ай бұрын
Walhi ce chonson je ecoute triste😢😢 parque je voulais change ma vie je mais arrive pas ce allaah ki dit non
@dahirrage3679
@dahirrage3679 Жыл бұрын
Heesta. Yaa. Lahaa. Maxamed. Saleebaan. Wuu. Qaaday. Uun
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 Жыл бұрын
Talo ceyn waraagtadane la iskuma canaante😢
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 2 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyey Xuseen Aw-Faarax waxaana la sameeyey 1964 sida aan maqlay
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
SCW/ WALAAL WAXA ISKA LEH HEESTAN UU SAMIIYEY ABWAANKE WEEYNA EE SOMALIYEED ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MUURTIDA AUN ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE MAHA ABWAAN AUN XUSEEN AW FARAX DUBAAD ILAAHEY HA NAXAREESTO LABADA ABWAAN JANADANA HAKA WARABIYO
@Nourdeero
@Nourdeero 3 жыл бұрын
Boqorka codka allh ha unaxariisto
@abasmohamedhassan5382
@abasmohamedhassan5382 Жыл бұрын
The song serves as a national anthem for those in love
@Skipperhway
@Skipperhway 11 ай бұрын
😂 well said bro
@beejkadhalintamogadishu9971
@beejkadhalintamogadishu9971 Жыл бұрын
Sida ciyowga aydaan casrkii dhawaaqaa kulahaa hestaan waa baaba weyyan quf musiibo ku habsatay waaye
@CabdirisaaqIbrahim
@CabdirisaaqIbrahim Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo amiin
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Cantar kii haleelaa weyaan suuxaye
@faradayan.jamayousuf7262
@faradayan.jamayousuf7262 2 жыл бұрын
When I heard this song I felt sorry for him
@mustafemahamud3563
@mustafemahamud3563 Жыл бұрын
Who?😂
@dahirrage3679
@dahirrage3679 Жыл бұрын
Waxaan. Maqlay. Ninkii. Heestaa. Sameeyey. Wuu. Is. Tafaafulay. Dooxa. Hargeysuu. Ceel. Ka. Qodan. Ku. Dhacay. Isgoo. Talaabaya. Ma. Runbaa. Muuji
@M0hametkei_23
@M0hametkei_23 Жыл бұрын
Heestan Qisadeeda Cid Garanaysaa Majirtaa? Eryada sidan U culus Sidaan Filayo Qiso weyn baa ka Dambaysee.
@bossjecylaxmed
@bossjecylaxmed Жыл бұрын
Anigaba sxb hadan isku dayaa inan dib uradiyo
@M0hametkei_23
@M0hametkei_23 Жыл бұрын
@@bossjecylaxmed hadaad Hesho Ila soo Wadaag Inader. Mahadsanid.
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@M0hametkei_23 sxb qisada markii hore ka danbaysay maan maqal lkn horta heestaan waxaa sameyay alaha unaxariistee abwaankii weynaa ee maadeeyahana ahaa cabdilaahi cabdi shube waxaana la sheegaa qisa ah 1978 goor habeenimaa abwaan ku wuxuu soo adaay isagoo magaalada ka yimid gurigiisa oo ahaa dooxa hargaysa kadibna wuxuu ku dhacay ceel godan dhabarka ayaana wax ka gaareen sidaasuuna u dhintay rabi ha janeeyee waxaana la yiraahdaa midhaha heesta wuuba isku habaaray qayb ka mid ah sxbkii yam yam sidoo kale wuu sheegay inuu sanadkaas dhintay aun
@dubethealthtips
@dubethealthtips 2 жыл бұрын
heart touching!!
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 2 жыл бұрын
Such an Emphatic words of bemoaning keep me a jitter pain and guilty inside me…🫣RIP
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 Жыл бұрын
Ooh I'm so sorry brother
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 3 жыл бұрын
Cidna eersan mayee😪💔cidlo duur wareegaaa
@naciimocabdiraxmaan4868
@naciimocabdiraxmaan4868 2 жыл бұрын
🥺
@MARTISOOR
@MARTISOOR 3 жыл бұрын
Woow hees Cajiib ah
@juweriyaahmed12345
@juweriyaahmed12345 2 жыл бұрын
Taloow. Ninka. Heestaa. Sameeyey. Maxaa. Ku. Dhacay. Oo. Calaacallkaa. Ku. Kalifay. Yaab
@alkhaliijiindho6379
@alkhaliijiindho6379 2 жыл бұрын
Cid kajawaabta wali lama hayo
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
sxb sida la sheegay aakhir wuxuu u dhintay qaab usoo eg heesta midhaheeda aun abwaan clahi cabdi shube habeen ayuu usoo guureeyay gurigiisa oo ahaa dooxa hargaysa kadibna ceel gorofa ayuu ku dhacay dhabarka ayaana wax weyni ka gaareen kadib na wuu udhintay aun waa sida la yiriye cirku nimuu kusoo dumay cidi kama dulqaadoo dhulku nimuu laciirana laga caawin maayee ala yaa raxma abwaankii weynaa aamiin
@Skipperhway
@Skipperhway 11 ай бұрын
Dhalinyaronimo
@juweriyaahmed12345
@juweriyaahmed12345 2 жыл бұрын
Culuq. Waa. Maxay. Iga. Caawiya. Kelmadaa. Way. Igu. Cusubtahay
@alkhaliijiindho6379
@alkhaliijiindho6379 2 жыл бұрын
Waa hadimo Ma maqashay booraan hadimo ha qodin...tana waa la midh
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
Culuq waa deeq eebbe bixiyo,. Sida ubad. Waa kii abwaan cige aw-cali lahaa: Markii xigey carruur dhawr ah baa culuq lanoo siiyey. Gabaygii "Kolba heer"
@umumohammed9961
@umumohammed9961 Жыл бұрын
2023
@AbdirashidAbdirashid-l2l
@AbdirashidAbdirashid-l2l Ай бұрын
27/10/2024💔
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@fartuunmohamedlove1545
@fartuunmohamedlove1545 Жыл бұрын
🙏🙏🙏
@cabdirisaqmaxamed1285
@cabdirisaqmaxamed1285 3 жыл бұрын
yes
@Faraxmaxamedjaamac
@Faraxmaxamedjaamac Жыл бұрын
bishaar yusut Mali
@yaxyedaad2470
@yaxyedaad2470 3 жыл бұрын
Respect 🙌
@craxmaanc.raxmaan3134
@craxmaanc.raxmaan3134 2 жыл бұрын
C raxmaan c.raxmaan
@YacquubYuusuf-r8s
@YacquubYuusuf-r8s Жыл бұрын
.
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTII BARNI | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:14
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 157 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,2 МЛН
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 96 МЛН
Deadpool family by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
Cabdiqani kaarshe l Cidna Eersan Maayo l Xasuusti Tubeec 2021 Music Official
3:52
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA GUFAACO | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS
6:49
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Cali Odun iyo heesta cidna eersan maaye🔥
4:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 30 М.
Maxamed Salabeen Tubeec aun | Caloolyow | Cidna Eersan Maayo
8:48
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 102 М.
Heesta Hooyo - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
14:01
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 2,8 М.
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Maxamed S. Tubeec | heesta Cajabeey | with Lyrics
10:28
HAWD
Рет қаралды 183 М.