No video

Maxamed Saleebaan /nasteexo/by :Arrowtail

  Рет қаралды 675,315

Abdulwahed Salah

Abdulwahed Salah

Күн бұрын

the very best of the somali Legend

Пікірлер: 209
@deeqaadam9783
@deeqaadam9783 5 жыл бұрын
Curadeyda aan aduunka ugu jeclahay yaa la dhahaa nastexa hoyo mcn allaha iikaadayo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@qooryarestudio
@qooryarestudio 4 жыл бұрын
Allaha kudhafo❤
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Nasteexooy ninkii nool naxdin baa u taaale nimco male aduunyadu naso maalmo mooyee xaqiiq wlhi Allah yaraxma boqorkii codka Allow ku danbi dhaaf 😭😭😭
@garyaqaanabdi8742
@garyaqaanabdi8742 10 жыл бұрын
Ina lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun , saaka ayuu geeriyooday Fanaankeenii MAxed suleynmaan Tubeec, ALaah janadissa ha kuugu bishaareeyo, Anagana gadaashaa illahay nama fidneyo
@haaruunmohamud515
@haaruunmohamud515 6 жыл бұрын
Allah Yarxamhu Maxamed S Tubeec Boqor dhif iyo naadir buu ahaa. 😍 love iisara hadaad Gob tahay
@mahdiamawlidmawlid7328
@mahdiamawlidmawlid7328 5 жыл бұрын
@abdulkadirsheikhdon9279
@abdulkadirsheikhdon9279 5 жыл бұрын
Asc heestaan waxaa tumaaya waa firqad soodaan ah
@abdulkadirsheikhdon9279
@abdulkadirsheikhdon9279 5 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorkii codka heestaan waa midii ay yiraahdeen soodaantu soowd biduuni suura
@abdulkadirsheikhdon9279
@abdulkadirsheikhdon9279 5 жыл бұрын
Oomacnaheedu yahay cod ann lahaanqurux
@pubgsomgamer5102
@pubgsomgamer5102 5 жыл бұрын
@@abdulkadirsheikhdon9279 Maya wll waxaa sida dhahay naag mareykan aheyd iska hubi
@Cabdullaahi2018
@Cabdullaahi2018 4 жыл бұрын
Markasto aan dhagaysto xidigiihi waaberi heesahooda waan uduceeyah in rabi unaxariisto inta dhimatayna dhaxal bay nooga tageen inta noolnah allaha xifdiyo Boqorka codkah Allaha unaxariisto Nimca maleh aduunyadu naso maalmo mooyee
@bellaxaji3924
@bellaxaji3924 9 жыл бұрын
amazing man, my brother use to like this guy, may allah bless them both and grant them the highest level of Jannah. ameen
@xarago1960
@xarago1960 6 жыл бұрын
Bella Xaji ..aamiin...
@adagraan4227
@adagraan4227 6 жыл бұрын
Bella Xaji ka were k
@nashathashi5690
@nashathashi5690 6 жыл бұрын
Aamin
@saidsaleban9628
@saidsaleban9628 5 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 ай бұрын
Allow kunaxariiso. Nasteexooy naruuriyo adaa Nabadba gooyeeeee😊
@maxamedirbad9190
@maxamedirbad9190 6 жыл бұрын
Alloow u u Naxariiso Maxamed Saleebaan Tuubeec. Boqorki Codka Fanaaniinta Soomaaliyeed Soomaalidaa waxay ku Maamaahda Ragna Waa Ragii Hore Hadalna Waa Intuu Yidhi, bal heestan eeg Nasteexooy Naruuriyo Nabad Lugooyee Niyadaa ku diidoo adaa nacab ku beeree Ka Noolaaday waagaad i Naanaabineysee Maxaad igaga Nabantahay Ood ii naadineysaa Naa ku Odhan maayee
@ahmedosman6591
@ahmedosman6591 6 жыл бұрын
nimco maleh aduunyadu naso maalmo mooye allah yaa raxma maantaba godbu ku jiraa
@abdinasiribrahim981
@abdinasiribrahim981 5 жыл бұрын
Wow isla helida iyo isla jaanqaditaanka codka iyo muusiga ayaan ku dirsaday ax yaa fanan Allow u naxariiso
@jaallecabdicasiismmeegaar9729
@jaallecabdicasiismmeegaar9729 5 жыл бұрын
Hadaad 2019 daawanayso like ii saara jaalayaal.
@ismoelmi3103
@ismoelmi3103 5 жыл бұрын
Waan ku saary pro waliba waan ku m..........mayaa
@jaallecabdicasiismmeegaar9729
@jaallecabdicasiismmeegaar9729 5 жыл бұрын
@@ismoelmi3103 mahadsanid zhp.
@ismaaciildasar9701
@ismaaciildasar9701 5 жыл бұрын
Iagu saar
@wiilsomalidhaladah9760
@wiilsomalidhaladah9760 6 жыл бұрын
Nasteexoy ninki nool naxdin baaa u taalee waarun wlh blh ilahow ku naxariiso anigana waxaan leeyahay somali yeey ninki nool naxsid baa u taale
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 7 жыл бұрын
THE BEST SOMALI SINGER OF ALL TIME
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 5 жыл бұрын
BOHOLAHA XARGAGA accept Hassan Adan Samater the legend the king of songs and halyeyga
@dulmidiidyare352
@dulmidiidyare352 5 жыл бұрын
“ Nimco maleh aduun maalmo mooyee” asxaabeey aduunka dhan waa intaas oo raggasna xiligoodii wuu dhammaaday oo maanta camalkooda ayaa horyaallo ee aduun waa kaas oo raggaan badankood waa ku daayyeen ee anaga maxa noo qorsho ah oo aan ka baraneynaa inta aysan taariiqdu ama generation ka naga danbeeyo nagu sheekeysan 😢. Aan dib iskugu noqonno oo alle ka cabsanno koley intii naga horeysay maanta ma heystaan chance kaan
@abdurahmanhilowle7732
@abdurahmanhilowle7732 5 жыл бұрын
in sha allah walalkey jazakallah
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 7 жыл бұрын
Waa Jabouti meeshu buskud kan yari joogay ALLE YARXAMAH TUBEEC
@abdirizaksalo77
@abdirizaksalo77 6 жыл бұрын
cabdi wali waa suudan shacabka qofkaliya somali ahi kumajiro
@abdi3864
@abdi3864 6 жыл бұрын
@@abdirizaksalo77 yes. Daawadayaasha waa Sudanes
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Waa Sudan
@mohameddagane896
@mohameddagane896 5 жыл бұрын
May god blessed Mohammed suleabaa his soul in paradise when I remember nest
@mohammedduale9044
@mohammedduale9044 5 жыл бұрын
Nasteexooy naruuro iyo Adaa Nabadba gooyee Niyadaa ku diidoo Adaa nacab ku beeree Ka noolaaday waagii aad I naa naabineysee Maxaad igaga naban tahay Oo aad ii naadineeysaa Nacab ku odhan maayee Nasteexooy ninkii nool Naxdin baa u taalee Nimco maleh aduunyadu Nasso maalmo mooyee Baguu nabar ku gaadhood Nabsigeeygii aragtee Maxaad igaga nabantahey Ood aad ii naadineeysaa Nacab ku odhan maayee
@abdullahiabdi6706
@abdullahiabdi6706 5 жыл бұрын
1/12019 and I’m still watching this song like ta ku so dhawwya 👍
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 5 жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفره يارب اللهم ان كان محسنا فزده في احسانه وان كان سيئا فتجاوزعنه وانت غني عن عذابه
@theepicboy1186
@theepicboy1186 5 жыл бұрын
Allah unaxaristo tubc mrku dahayay nastexoy ninki nol adunyo naxtinb utalo waxu kuwathay Somali wayo hatiii wax kasocthooo waaa naxthinn wlhiii
@xarago1960
@xarago1960 6 жыл бұрын
Waa waqtigii somali carab noqotay...afka carabiga barashadiisana aan bilaabay.....waayo..waayo.....allow dawlad iyo kala danbeyn noo keen...
@qozlaaye1934
@qozlaaye1934 6 жыл бұрын
Jama Xarago m ameen yaa rabi
@hindadawlaad1462
@hindadawlaad1462 7 жыл бұрын
الله يرحمك ويغفر لك ويسكنك فسيح جناته يارب جدي غالي 😭😭😭😢😢
@xarago1960
@xarago1960 6 жыл бұрын
A Somali Legend...indeed he is missed.....may allah bless him with jannah
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
ألف رحمه ونورتنزل عليك ياأسطورة الزمن الدي لايعود
@guulemoore9887
@guulemoore9887 5 жыл бұрын
They don't understand one word however they love music .....this really is heroes
@naymarjohn8172
@naymarjohn8172 10 жыл бұрын
alaha unaxariiista waa xasuuus malintii uuudhintay inaan tacsi uqoro waligeeba way kujiri ilaaahay janaddii frdawsa haka waraabiyo ameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen
@farxiyahuseen52
@farxiyahuseen52 5 жыл бұрын
29/8/2019 😍😍😍😍hargaisa 2:45Am
@Knowledge025
@Knowledge025 4 жыл бұрын
26/10/2019 at 5:15pm. Toronto Canada .
@khadaromer9127
@khadaromer9127 5 жыл бұрын
Allaw kuu naxariisso
@khadarhinomoalin1515
@khadarhinomoalin1515 5 жыл бұрын
Allah unaxaristo boqorka codka yaa dawanaayo 2020
@abdirzakespanish4774
@abdirzakespanish4774 5 жыл бұрын
Masha Allah heestan Familykeena aad u jeclaa anonan dhagaysan baan kor ka bartay 2019 waa markii ugu horreysan aan qadka ka daawado. Tubeec Allaha unaxariisto Boqorka fanka somaliyeed❤🙏👏
@gahnuugmohamedgahnuug6905
@gahnuugmohamedgahnuug6905 4 жыл бұрын
Ilaahay qabriga haw nuuro wuxuu ahaa fanaan cod macaan lkn anigu waxaan ka yaabay ixtiraamka ay mujiyeen dadkan daawanaya ee reer Sudan iyo weliba musicianada farahooda Ku tumaya heestan nasteexo iyo siday naaxiyada u fahmayaaan
@mazzikatya
@mazzikatya 4 жыл бұрын
NASTEEXO: BEST SOMALI SONG EVER MAXAMED SLABAAN TUBEEC,👍👍👍👍 LEGEND💎💎💎💎💎💎R.I.P TUBEEC
@Tiimbare
@Tiimbare 5 жыл бұрын
Nasteexooy naruuriyo Adaa nabad ba gooyee Niyaddaa ku diiddoo Adaa nacab ku beeraye Ka noolaaday waagaad Innaa naabineysee Maxaad igaga naban tahay Ood ii naadineysaa ...... Nacab ku oran maayee. Nasteexooy ninkii nool Nimca maleh adduunyado Naso maalmo mooyee. Waaguu nabar ku gaarood Nabsigeygi aragtaa Maxaad igaga naban tahay Ood ii naadineysaa Nacab ku oran maayee Raalligelin haddii aan wax khalday akhyaareey. noo saxa wixii gefsan. Alle ha u naxariisto fannaan qaran Maxamed Saleebaan Tubeec.
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
2020 ya ila dawanaya
@laylakasan3433
@laylakasan3433 5 жыл бұрын
waaw hood iyo music labadaba aad iyo aad baan ougaheleh allah yarhamou
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Best song nastexoy naruriyo ada nabada goyay niyada ku dido ada nacab ku beray
@hadhwaynehaaruun3208
@hadhwaynehaaruun3208 6 жыл бұрын
mashaaalah aallle ha u naxriiisrto maxamed salebaaan tubeexc
@ibrahimikar8045
@ibrahimikar8045 8 жыл бұрын
Aamiin ilaaheey janadii fardoowsa ha ka waraabiyo
@fathiyaaliyahz7475
@fathiyaaliyahz7475 5 жыл бұрын
Eid mubarak ramadan ba laga so baxay halkan ba lajogaa 🤣🤣 ilow na astur
@gobgun329
@gobgun329 5 жыл бұрын
Fathiya F hhhhhhh ilaahay hanoo dambi dhaafo
@fanadaily802
@fanadaily802 10 жыл бұрын
ILAAHI UU NAXARRISTO
@dryasmiingnl3585
@dryasmiingnl3585 10 жыл бұрын
amiin
@somboi71
@somboi71 11 жыл бұрын
The best somali singer maashaalah mahamed selebaan even sudanese they like him
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 5 жыл бұрын
Legand Boqorkii Codka Mohmed Saleban Tubeec 👑✔ (Alla Yaa Rahma)🤚
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 6 жыл бұрын
Allaaaah kunaxariiso janaadii firdowsa
@umusafiya8349
@umusafiya8349 5 жыл бұрын
Boqorka cod ka maxamed saleban allaha ha u naxaristo
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 6 жыл бұрын
waxa lagaraacayo kaliya eg ciil badanaa dad waa dad kii hore fannaana waa fannaaniintii hore tubeec Allah yaa raxmo
@TheHassan1414
@TheHassan1414 11 жыл бұрын
Sudanes and Somali music share the same melody and the same rhythm but the language is really making different...!
@ahmedyusuf1163
@ahmedyusuf1163 8 жыл бұрын
nasteexo xasuus ayay igu laheed hestan gabr la dhaho nasteexo ayn is jecleen waana is guursaney lkn nasiib daro iskuma waarin
@abdibenzimaabdi4414
@abdibenzimaabdi4414 7 жыл бұрын
beeenlow jabuti weeye meshu kuyen waa sudan meshu xaflad dawladaha carabta hidiyo dhaqanka lo qabtay bey ahady waa khartum aniga beriga ayan secondry school dhameyey jamacad aniga iyo 2wiil kale iyo laba gabdhod wasaradi waxbarashadi wadanka serbia nogu dirtay airporka yan isku aragnay ala dawlad ficana iyo kala damayn waayo waayo alow nabadi nosoi celi
@bakarbiixbootan8797
@bakarbiixbootan8797 7 жыл бұрын
abdi benzima abdi Gacana ku tagay xiligaas hadad secondry dhameysay
@khalidahmed6053
@khalidahmed6053 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso maxamed saleban tubeec
@saidmiguilabdillahi8808
@saidmiguilabdillahi8808 8 жыл бұрын
que des beaux souvenirs. à savourer sans modération. repose toi en paix mon ami
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf 5 жыл бұрын
Wlhi bilh heestaan qalbiga ayey Ka hadleysa mxy lkn dumarku Naga fahmayan gabdho iga rali ahaadaa wad iga hadliseene Qufac iyo jaceylkaba lama qarin karaaye rootilihii jaceylka somaliyed ee cilmi boodhari sow dartin umow dhiman Lkn weli dumar jacyl udhintay lama arag Carawelaba nimanka xaniinyaha katumeyse 😃 Dhqanku wa qurux bdn yhy lkn wa inan Tixgelinaaa
@mngames514
@mngames514 5 жыл бұрын
Hhhh caraweelo nimanka ayeyba dabar gooy rabtay hhh
@ahmedabdullahi1411
@ahmedabdullahi1411 5 жыл бұрын
yaa heesta leh. qof kale ma qaaday oon tubeec eheyn. sanadkee la qaaday. wadankee lagu qaaday marki ugu horeysay jabuti mise Somalia. yaa la xanka leh. waanka sugaa sxb wexey muhiim iigu tahay sanad dugsiyeedkeega
@HusseinNAbdi
@HusseinNAbdi 4 жыл бұрын
Heestaan waxaa lagu duubay Laguna garaacay Jabuuti ee ma ahan Sudan, ruux baa EDITING- ka saneeyay, kooxda iyo dadka daawana ee Suudanka ah waa la dulsaaray, ogaada beenta waa xaaraan.
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Waa sidaas walaal
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 7 жыл бұрын
السوذان بلد الحبيب 😍😍
@ilyaas3017
@ilyaas3017 3 жыл бұрын
Yaaba yabanaayee
@qorane10
@qorane10 12 жыл бұрын
the best singer of all time...waxaan umaleyn fanaanan kan macheal jackson un ayaa kafiicnaa xaga fananinimada....woow
@badalcabi6312
@badalcabi6312 6 жыл бұрын
allah yaraxma fanankii qaranka
@user-zw2cz5zi5d
@user-zw2cz5zi5d 5 жыл бұрын
Annaga haddaan somali nahay waxaa noofiicam fanaankeena
@mr.abdisalamibrahim
@mr.abdisalamibrahim 4 жыл бұрын
Monday, 14 /Oct/2019 at Baidoa Time 1:00Am 🎶🎶 can't stop listening this Song Aun King Of Sound legend Tubeec 👏👏👌
@abdulwahabmohamed4444
@abdulwahabmohamed4444 6 жыл бұрын
Heestan waxu ka qaaday fananku Khartoum magalo madaxda sudan Sudanese- ku waa shacab dulqaad iyo ixtiraam badan dhola cadaynta wad layaabaysa haddana eray kama fahmayan kkkkk
@naturalofficialchannel.3655
@naturalofficialchannel.3655 6 жыл бұрын
abdulwahab mohamed aad iyo aad waliba xiligii dawlada gacanka Aun maxamed siyaad barre, fanaantita dalal aynu jaar nahay iyo kale adduunkaba ah, way ka soo heesi jirin. Laakiin hadda fankii wuu ku daayey tolaw mar uun fanku sidii maku soo noqon.
@legendruuzi5927
@legendruuzi5927 6 жыл бұрын
Bro maahan meesha uu ka qaadayo khartuum ee waa jabuti sxb mida kale muuqalka shacabka aad arkeeso waa wax la Soo qaatay sxb iyo raga tumaaya sxb waxa si live ah u tumaya sxb kooda qaranka ee jabuti KZbin waad ka heleysaa hadad raadiso sxb
@naturalofficialchannel.3655
@naturalofficialchannel.3655 5 жыл бұрын
@@legendruuzi5927 waa Sudan gaar ahaan Khartoum bal caadi u eeg dadka, way jirta marar danbe oo uu Djibouti Shows u danbeeyey laakiin goobtani waa Sudan mahadsanid wllo.
@legendruuzi5927
@legendruuzi5927 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/gKebm4B-gsdjrJo waa taas meeshan uu ka qaada sxb ee ee qeebka jabuti ayaa laga jaray sxb
@legendruuzi5927
@legendruuzi5927 5 жыл бұрын
@@naturalofficialchannel.3655 sxb waa taas heesa meesha laga qaadayo sxb Marka ugu horeesay sxb waa la saaray dadka u tumayaan sxb waxa tumaya sxb kooxda qaranka jabuti sxb kzbin.info/www/bejne/gKebm4B-gsdjrJo
@jibriljabiba6053
@jibriljabiba6053 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto wuxu ahaa fanaan qaliyah wuxuna qaaday heeso waxtar badan asagokale silagu argo masahlana axsan cod
@beleali9056
@beleali9056 6 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto waa hees aad umacaan
@daahirxasan5720
@daahirxasan5720 5 жыл бұрын
alle ha u naxaristo faanan aan caadi eheen walhi hesihisa waa jeclahay
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 5 жыл бұрын
ilhy ha kuu naxariisto boqorka codka somaliyeeed wadanka waa usoo halgamay waa kudaysho mudan yahay
@moeosman3517
@moeosman3517 5 жыл бұрын
Maxamed Saleebaan Tubeec Nasteexooy naruuriyo adaa nabadba gooyee. Niyaddaa ku diidoo adaa nacab ku beeree. Ka noolaaday waagaad innanaabinaysee, maxaad igaga nabantahay, ood ii naadinaysaa, nacab ku oranmayee. Nasteexooy ninkii nool, naxdin baa utaalee. Nimco ma'leh aduunyadu : nasso maalmo mooyee. Bagguu nabbar kugaarood, nabsigaygii aragtee, maxaad igaga nabantahay ood ii naadinaysaa, nacab ku oranmayee . Heestan waa xasuustii; halyay, hoobal, daljir, aabe, awoowe, Maxamed Saleebaan Tubeec. Thank you Sudan Republic for your unwinding support. You guys have always stood up and never gave up Somali nation till the end of Yommul-qiyaama. We will never forget that. I literally grow up by Tubeec's era. May Allah grant him Jennatul-fardowsa. Qorre : Maxamed A. Osman ( Dhalac. ) 293805
@bahbaschool
@bahbaschool 9 жыл бұрын
Allah yarxam Maxamed Seleeban the KING.
@sammaahmed6768
@sammaahmed6768 6 жыл бұрын
mansh alaah boqorkii codka AHUN
@apdallashuuqe616
@apdallashuuqe616 6 жыл бұрын
Allha ha unaxaristoH 👐👐
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
Sodantu suganta wey danbeyan,Anigu somali mahine dhageysan mayoo Luqaad kalee
@abdiwahidhalas5844
@abdiwahidhalas5844 5 жыл бұрын
Boqorkii codka Allah godka hakuu nuuriyo
@Janno190
@Janno190 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto maxamed saleban
@AbdulAli-bl5lo
@AbdulAli-bl5lo 10 жыл бұрын
ALLE ha caaf'iyo boqorka codka
@dryasmiingnl3585
@dryasmiingnl3585 10 жыл бұрын
Janadii fardoso alaha ka abaal mariyo. waxad ahed fanaan anan jirin qof lala barbardhigi karo
@ahmedcilmi2412
@ahmedcilmi2412 5 жыл бұрын
Alla hawnaxariisto
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 5 жыл бұрын
Heestaan mrkuu jcl i hya ayaaan dhagestaa bis hdaa isu mid nahay like i saar 2019 hadaad dhagey saneysid
@yaasirhaashi2334
@yaasirhaashi2334 6 жыл бұрын
Hobey somalay hurudoy shalay nabad iyo wax qabad inta ka gudubnay ayan Africa fanka usidanay mnta qabil laga gudbi layahy cil loma dhinto wlhi bal meshan firi fankena aya lagu raxaysanayay shit anaga is dhignay meshan iyo caloshoda ushaqaystayal ilahay naga beray
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 6 жыл бұрын
Sax wzllhi allow sharafteeni iyo nabadi noosooo celi
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
ALL,2019,10,12.
@blacktiger3795
@blacktiger3795 10 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto boqorka codka
@furintafoore9368
@furintafoore9368 6 жыл бұрын
Masha allah allaha u naxariisto walee heestan kama dhargo
@csrafoaxmad4341
@csrafoaxmad4341 6 жыл бұрын
Ilaahy ku naxariisto
@abdirisakabeeb9961
@abdirisakabeeb9961 6 жыл бұрын
may allah bless him
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
Tubeec, Tubeec, Tubeec. Thank you Sudan
@igraan18
@igraan18 8 жыл бұрын
allaha unaxaristo
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Bagguu Nabar Ku Gaadhood nafsigaygii Aragtee Maxaad igaga Nabantahay Iina Naadinaysaaa Naaa Ku Odhan maayee
@zultaanahmed8042
@zultaanahmed8042 5 жыл бұрын
Allah Yaaa Raxma😢😢😢
@saynabsheikh8797
@saynabsheikh8797 5 жыл бұрын
Somalidi hore qurux badnayenaa
@Salmanali-fi8nn
@Salmanali-fi8nn 6 жыл бұрын
Woooooow Nice
@NatashasarbiNatashasarbi
@NatashasarbiNatashasarbi 6 жыл бұрын
allah yaraxma poqorka codka bu ahaa
@daahirmxamad1587
@daahirmxamad1587 5 жыл бұрын
Alla raxmo tubeeec
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Wow 💖 15/10/2019 Time 16:57 galabnimo salaaso ah
@igraan18
@igraan18 8 жыл бұрын
janada fardowso allaha ka waraabiyo
@loserwillbewin5024
@loserwillbewin5024 6 жыл бұрын
alle hawnaxariisto boqorkii codka somaliyeed m.s tubeec
@cumarcabdiyuusuf3300
@cumarcabdiyuusuf3300 6 жыл бұрын
Waaaw nice
@aamiinismail1604
@aamiinismail1604 5 жыл бұрын
Allaw unaxariiso Aamiin Aamiin
@cadnamohamed4095
@cadnamohamed4095 8 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto yaa Allah 😢😢😢🙏🏾
@mohamedabdi9831
@mohamedabdi9831 5 жыл бұрын
alaha u naxariisto mar xuumku
@h.eabdillahihambali6381
@h.eabdillahihambali6381 8 жыл бұрын
y7aasalaam hees aan aad ujeclahay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Maxamed saleebaan Aun
@abdirisakabeeb9961
@abdirisakabeeb9961 6 жыл бұрын
legendary mohamed saleban tubeec
@dirieabshir
@dirieabshir 5 жыл бұрын
Manshallah
@saibos5104
@saibos5104 10 жыл бұрын
King long life
@casawemaxamudaxmad6443
@casawemaxamudaxmad6443 7 жыл бұрын
nastexo/nugsi amiin alaha unaxaristo
@wadani77radio
@wadani77radio 11 жыл бұрын
longlive really afrika mannnnn and reallyafrika song
@khadijamohamud5249
@khadijamohamud5249 8 жыл бұрын
beedki ugu muhiimsana ooy heesta ujeedadeeda ku soo urureysay baa maqan
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 5 жыл бұрын
Wara meshu waa DJIBOUTI awaay musical DJIBOUTI ķkkkķkkk dadkan kaleh musica tumaya waa dadkee
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 5 жыл бұрын
Kķkkkķkkk qurxin maxaya wa dadki siyad barre wad jiboteen reer somalia
@ahmedabdullahi1411
@ahmedabdullahi1411 5 жыл бұрын
ma heli karaa kooxda tumee hesta iyo magcohooda iyo wexey kala qabilsanyihiin
@araytaabdi3157
@araytaabdi3157 8 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@mohamedgelleanshoor4291
@mohamedgelleanshoor4291 5 жыл бұрын
I love sudan
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 198 М.
Heestii Degan  2009 AHN  Maxamed Saleebaan Tubeec
6:58
Abwaan Maxamud Koofiyo
Рет қаралды 43 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 97 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 17 МЛН
Max'd  S. Tubeec
5:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 306 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 38 М.
Xasan adan samatar iyo saado cali warsame (AUN
9:48
Xasan Cali
Рет қаралды 81 М.
Tubeec   Magool AUN   Neyruus Somali Music
4:45
Xodayo
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 922 М.
Jabaq - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:11
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 596 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 157 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 97 МЛН