Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics

  Рет қаралды 15,715,216

Maxamed Siciid BK

Maxamed Siciid BK

Күн бұрын

Song Title: Cawo
Lyrics: Maxamed Yuusuf Qolqol
Melody: Maxamed Siciid BK
Compressor: Maxamed Siciid BK
Music: Axmed Weli Furinle
© Maxamed Siciid BK
℗ Maxamed Siciid BK
iTunes: / maxamed-siciid-bk
Spotify: open.spotify.c...
KZbin Music: / maxamed siciid bk - topic
Facebook: / mohamed.said.abdi.bk
#Maxamed_Siciid_BK
#bk
#mohamed_bk
#maxamed_bk
#bk_hees
#bidhaan_qurux
maxamed bk, cilmi baan ku bari lahaa, maxamed bk cilmi baan ku bari lahaa, bk cilmi baan ku bari lahaa, bk, maxamed bk cisi iyo wanaag, maxamed bk 2021, cisi iyo wanaag bk, cilmi baan ku bari lahaa lyrics, maxamed siciid bk, bk hees cusub 2020, bk cisi iyo wanaag, mohamed bk, maxamed bk cawo, maxamed bk cilmi baan ku bari lahaa lyrics, bk cawo, heestii cilmi baan ku bari lahaa, maxamed siciid bk 2021, hillow, bk cilmi baan ku bari lahaa lyrics, maxamed bk 2020, bk dantiisa qof aan aqoon, hees bk, maxamed bk dantiisa qof aan aqoon, mohamed bk songs, cawo bk, biikey hees cusub, mohamed bk cawo, hees maxamed bk, maxamed bk 2019, cawo, bk 2020, bk 2021, bk maxamed, maxamed bk heestii cilmi, maxamed bk jacayl, bk heestii cilmi, maxamed bk 2015, maxamed bk 2016, bk hees, maxamad bk, maxamed bk 2018, maxamed bk qof baa kaligii dadka, maxamed bk cawo lyrics, bk hees cusub 2021, hees bk cilmi, bk doqon, bk hees cusub, dantiisa qofka aqoon, heestii maxamed bk,

Пікірлер: 2 300
@maxamedsiciidbk
@maxamedsiciidbk 4 ай бұрын
Jacayl sharaftiisu waa. ixtiraam, daacadnimo, naxariis, dulqaad iyo in xaaladaha adag ee nolosha laysu dhimriyo❤
@MustafeAxmed-i2p
@MustafeAxmed-i2p 4 ай бұрын
Abti waad saxsanthy❤❤
@AyuunKaalow
@AyuunKaalow 4 ай бұрын
Wllhi runbaa sheegti❤🌷
@AxmedSxmed
@AxmedSxmed 4 ай бұрын
😢😢?
@AxmedSxmed
@AxmedSxmed 4 ай бұрын
3:08
@AxmedSxmed
@AxmedSxmed 4 ай бұрын
3:16 7/10/2024❤😊
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl 2 жыл бұрын
Waxa igasoo horbaxday heestan aniga iyo gacalisadayda oo Canada iyo Kenya kala joogna. Runtii wey i taabatay heestu. Nimco Cabdifataax Bashiir waxaan ku leeyahay gacaliso: Ma ciyaaraye dhugo Sidaad igu culustiyo Inaan wada cawaynaa Siday ii cajabin layd ❤️
@Xogkeen
@Xogkeen 11 ай бұрын
Alla haysku kiin daayo xaaskaaga aad saasoo dhan u jeceshahay. Haddana waxaan filaya dib waad u midowdeen.
@xamdixuseen8447
@xamdixuseen8447 7 ай бұрын
Pp
@Siiso-p6x
@Siiso-p6x 4 ай бұрын
Rappi ha idin kulmiyo😢
@AbdiRisaq-ig5bm
@AbdiRisaq-ig5bm 4 ай бұрын
Good life pro idin leygy ❤
@AsmaAbdikani-z2k
@AsmaAbdikani-z2k Ай бұрын
Rabi haku dhafo cafimad qabna inaad isku argtaanba Rabi weyne kga baryey
@Abdiwadud_izmail
@Abdiwadud_izmail 11 ай бұрын
Waan huba heestan miraheeda mcn inaad dib usoo.booqty hdaad iga danbayso like sar😮
@bisharobasharo-tm7gw
@bisharobasharo-tm7gw 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ilhaanjmc12
@Ilhaanjmc12 7 ай бұрын
Iinyo😅😅😂😂😂😂😂you
@MarwaXasan-mg5vf
@MarwaXasan-mg5vf 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaabariinMaxamed-h3y
@SaabariinMaxamed-h3y 5 ай бұрын
Mwk😢😢😢 🙏 🙏 😢😮
@HabicismaanmaxamedHabicismaanm
@HabicismaanmaxamedHabicismaanm 5 ай бұрын
😂😂
@diamondjessow1202
@diamondjessow1202 2 жыл бұрын
Bk heestan si qaas u jeclhy fankii sharafta lahaay adigaa la tagay ee guuleyso legend❤
@saynabaragsan
@saynabaragsan Жыл бұрын
Haduugulaysto Maxakaagalay
@Mss___Ronaldoo
@Mss___Ronaldoo 10 ай бұрын
Heestan wiil baa ii Qaadi jiray 2021 Dhamadkeeda Markan jclaadayna wiilki wuu is badalay Nlosha mar walba Mxey gbdhaha O Kliya uugu adkata 2 Sano kama samri karo wxii aan beerny rabiyow isoo celi waad awoodaye 😢🤲Ya rabbiiii🤲😭15 April 2024🥲💔
@Safia-l1s
@Safia-l1s 2 ай бұрын
SISTER WAXBA HA IS MURJIN ❤❤
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 2 ай бұрын
iska samir wll talabad badso inad bulushada dhed gasho la shekaysato
@fatmaomar-q9p
@fatmaomar-q9p Ай бұрын
srry bayoh💔💔😭😥😪😪😪
@JamalMahmuùd
@JamalMahmuùd Ай бұрын
amiin
@mohamet_cazka
@mohamet_cazka Жыл бұрын
11/12/2023 7:35 habeenimo xazuus zanad dhamaadkii hadaad iga dambeyzo waxaan xujo kaaga dhigay inaad like i zaarto❤👐
@waayoarag2045
@waayoarag2045 Жыл бұрын
Mar kle waa izla Aniga kuzOo laabtay heesta 18/12/2023 9:46 habeenimo by by😢😭😭❤
@shukriahmed-tc2fx
@shukriahmed-tc2fx Жыл бұрын
28/12/2023/9:36AM wan kaa danbeya ✅😁
@mohamet_cazka
@mohamet_cazka Жыл бұрын
Mar kleh iyo Anigii 5:49 galab'nimo👋 😢
@zamalemohamed
@zamalemohamed Жыл бұрын
Maad mirqaamyzaa marka heesaha mirqaanka laagu soo noq noqdaaa😂😂😂 intaad ka ma1nayd fresh baad ahyf
@abdiqaadirMaxamed-y4p
@abdiqaadirMaxamed-y4p 11 ай бұрын
​@@waayoarag2045 Macaafimad qabtaa wll
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 11 ай бұрын
Hestan waxan dhagaysanaya 2024 /17/2 3:18 runti waxan ahay will ad u da.yar misana nolosha rajoyin badan kaleh waxana ka mid ah sanadkan on dhamaynayo dugsida inan itaxanka an hello lotterygana wan sugaya isku mar ayayna so wada baxayan ilahay waxan ka baryaya labadaba in u ifududeyo riyadayda waye inan 🇺🇸 tago on shaqesto dadkayga iyo hoyaday wllhey dhaman xajka kuso dawafiyo insha Alh wa uso lami dona malin malmaha ka mid ah hadan nolado ❤🙌🥺
@XaawoiidleXaawoiidle
@XaawoiidleXaawoiidle 10 ай бұрын
GULEYSO WLL🥰
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 10 ай бұрын
@@XaawoiidleXaawoiidle Amiin sido kale wllzhy♥️🫲
@ZaliimZaalin
@ZaliimZaalin 3 ай бұрын
Riyooyinka aad eedahay ilaahay ha kuu rumeeyo
@nasridiin3665
@nasridiin3665 2 ай бұрын
Melahan ma ka so radine marka yahu 😂
@NasroHussein-lr7ch
@NasroHussein-lr7ch Ай бұрын
😅😅😅 wiilka ka leexo ​@@nasridiin3665
@shacnipea4784
@shacnipea4784 2 жыл бұрын
Alx manta waxan ahay qof marwo ah qofkan jeclaana waan helay waxan Alle ka baryaa owlaad baari ah oo cafimad qabto in Alle na siiyo🤲 lamano kastana Alle siiyo 🤲😰. 1/26/2023 🅰️❤️👥👑Malin un inta waan ku soo labana insha Allah ❤️
@Maryuumi.11
@Maryuumi.11 2 жыл бұрын
Anion amiin
@cadexusen4329
@cadexusen4329 2 жыл бұрын
Aamin
@quenoflove9151
@quenoflove9151 Жыл бұрын
Aaamin ani oo ka kow ahey illow qofkyga calaf na isku keen
@laylamataan6733
@laylamataan6733 Жыл бұрын
Ameen
@teamLaaleys
@teamLaaleys Жыл бұрын
Jacaylo awlaad bariya rbi ha ini siiyo
@farxaanshakaal7739
@farxaanshakaal7739 Жыл бұрын
meshaan wxa usogala ina ina aqrio qisooyinka mucashaqa io legendskaa hda ila mithy love isaar 15/1/2024❤😢
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 11 ай бұрын
Same wlh😢
@BadhiBashka
@BadhiBashka 10 ай бұрын
Like me 😢
@SuhaybAhmed-vz2fl
@SuhaybAhmed-vz2fl 9 ай бұрын
talie kuLa mid aHay 😢❤
@asiyaabshir3875
@asiyaabshir3875 8 ай бұрын
Same❤wlllhi said uxiseyaa inaan aqriya qisoyinka mucashiqinta🥰
@Hayaan_bint_nour
@Hayaan_bint_nour 7 ай бұрын
Anaa kula mida saf kamaraa 😢
@Abdirisak7
@Abdirisak7 Жыл бұрын
Wn salaamayya mucaashaqiinta dib uso raadiyay heeskaan💔🔥
@susucadeofficial12
@susucadeofficial12 Жыл бұрын
Qadan🥺💔
@Ugaarsade141
@Ugaarsade141 Жыл бұрын
Slamullaah lndhere
@Malloofficial1
@Malloofficial1 10 ай бұрын
Wan ka qdey lph😢❤
@DeeqoMaha
@DeeqoMaha 8 ай бұрын
Hezta🥺🥲😫
@Najuuy
@Najuuy 7 ай бұрын
Walaga qaday😢
@Ina-Suleiman
@Ina-Suleiman Жыл бұрын
Saacadu waa 5:35 galabnimo 14/01/2024 Maagalada muqdisho ayaan kushaahaynaa jawiga aad ayuu udagan yahay kaliya waxaa iga maqan inanti aan lacawayn lahaa😢😢 Hadaad iga dambeyso like saar 👍
@SuldaanMuniir
@SuldaanMuniir Жыл бұрын
❤Wejigaaga Ciil iyo Cadho Kuma Abuureen Hadal aad Kacabatena Cawoy Kuma idhaahden❤❤❤❤
@FuaadFaarax
@FuaadFaarax Жыл бұрын
NabigA kusaliya walalyal❤
@FuaadFaarax
@FuaadFaarax Жыл бұрын
Haye wall❤
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 7 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤
@FarxiyoFaarax-g2t
@FarxiyoFaarax-g2t 5 ай бұрын
Scw
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Жыл бұрын
Wxn ahay askari nayu bolis ah magacaygu wa abshir mxamud shilinyare wxan kusuganhy xududa oromia iyo somali galbed wxa socda dagalo caawa ayan heestan dhagysanayna aniga iyo zxpdy jiida ila joga inan sinolan iyo inkale allah aya og halkan wxn kasalamya jacaylkyga wxanan kasalmya dadka luqadayda fahmaya e somaliyed alle haidin mideyo iyo jacayl kayga ojogta magalada qabridahar muna mustafe wll hdd qoralkyga aragto wxn kuleyay intankalafognhy wxy nothy samir qalbigag jaar iga dhig wayaha adunkiyo waqtu yuiskukendirin hdd iha dambyso wllkey ama wlshiy wan idinslya love ta haiga ilawin si an markale ugu solabto hadanoly wxn wajahaya malmihi nolashyda ugu adkaa😢🥺 wa haben isnin ah 9 October 2023
@Abdirisak7
@Abdirisak7 Жыл бұрын
Taliye ma nbad qabta😢
@SAN-DHEERE
@SAN-DHEERE Жыл бұрын
Taliye hadaad nooshahay reply noso gal
@ilhaanaxmad932
@ilhaanaxmad932 Жыл бұрын
🥺🥺🥺🌏
@HalamahamettMahamutt
@HalamahamettMahamutt Жыл бұрын
Taliye manoshy
@barwaaqojama1207
@barwaaqojama1207 Жыл бұрын
Wll mad noshahay😢
@ZADAAMZadka
@ZADAAMZadka 12 күн бұрын
Wixii hooyadood dhimatay alehaunaxariisyo kuwaynooshahay ale hawdaayo aamiin❤❤❤😢
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 2 жыл бұрын
Talo maan canaadeen Caqligaagu keenoo Kumaan caasiyeen abid Hadaad qaado calankee♡♡♡
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Cilmi baan ku bari lahaa cashaqa u kow yhy ❤wlhi daren gooni ah ayy ledahay heesta 😢❤❤
@AxmedCaynab-q7n
@AxmedCaynab-q7n Жыл бұрын
❤❤😢
@quenriyaad2812
@quenriyaad2812 Жыл бұрын
Xaqiii 😢
@ayaancabdi4177
@ayaancabdi4177 2 жыл бұрын
Hestan wah ixasus wan ku xasusta xajigeyga o iga maqna ama kala fogey ayn dhageysan jiray qalbiga ayh I dagi jiray wlhi alx ugu danbeyn anago isla jogno ayn wada dhageysanona cawa alx ilh ayh mahad is kaleh❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 2 жыл бұрын
Allaha isku kiin desto
@abdazupdatebwoy
@abdazupdatebwoy 2 жыл бұрын
Naa Ayaan ilmaaa canaa sii Dan laan kuhesaa eeh 😁😁
@axmedshmaxamud1500
@axmedshmaxamud1500 7 ай бұрын
😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂​@@abdazupdatebwoy
@AbdiRisaq-ig5bm
@AbdiRisaq-ig5bm 4 ай бұрын
Good luck 🤞
@faadumocali4426
@faadumocali4426 Жыл бұрын
Jacaylbaa ibahdilay murugaan darisnay ilahow igu gule midka mida adoomahagan jeclaadaye ina zakhir 🥺🙏😭
@barkhadhusseinmohamed8677
@barkhadhusseinmohamed8677 Жыл бұрын
Mxad jeclaatay wll
@MahirAhmed-e3g
@MahirAhmed-e3g Жыл бұрын
Ana Ku jacayl kalaY😢😢
@Deeqa-j1r
@Deeqa-j1r 5 ай бұрын
YaaaH😂❤
@faadumocali4426
@faadumocali4426 5 ай бұрын
Nin😊​@@barkhadhusseinmohamed8677
@baarliinaxmed2766
@baarliinaxmed2766 10 ай бұрын
Habeen sbti ah bisha 22.3 2024 yaa iladaawanayo qofka iga danbeeya love ii saar😢😢😢😢🎉
@kaafimohamout6302
@kaafimohamout6302 10 ай бұрын
ANI wll😢
@usaameshire2788
@usaameshire2788 2 жыл бұрын
Waxaan daawanoyaa anoo nolosha igu atagtahy oo da'yar ah allaha noo hagaajiyo nolosha😭😌
@zakariyecqaadir8755
@zakariyecqaadir8755 2 жыл бұрын
Amiin bro
@cabdigood226
@cabdigood226 2 жыл бұрын
Walaalkayoow allaah ha kuu barwaaqeeyo nolosha adiga iyo dhamaan walaalaha kaleba. Walaal khayr iyo badhaadhe alle hakuu badalo adayga
@fatumaali4380
@fatumaali4380 2 жыл бұрын
amiin abwe😭
@abdirizaik6977
@abdirizaik6977 2 жыл бұрын
Zxb salada tuko gorta nolasha ku hagagin❤
@deeqaluuley39
@deeqaluuley39 2 жыл бұрын
Amiin wll🥺🤲
@shafia.k187
@shafia.k187 2 жыл бұрын
Wan idiin slmnay dhamantiin 🤗saln kadiib manta Oo aaay tahy 14/8/2022 ❤️waxan hestan sii wada jiir udhagysanyna qof nafsadeyda kmiid ah Oo aaan aaad iskujclnhy dhiib dheef aan Isla soqadanay wali ismaan gursanin lkn dhaawan wan rajeynena inshallah ilahy haino rumeyo waxan wadna xrrka jclka 4year Ila hda ncb dhaxdena mso glin alxm 💖❤️😍 love you marwlpo mcnkyga ilahy haika dayo❤️
@zzz12e60
@zzz12e60 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi wll aduuna farxad aaqirana janada fardowso alle ha idin ku kulmiyo aamiin yaarabi wll ubad qeer qabo iyo nolofarxad is fahan dulqaad ku dhisan alle ha kugu deeqo aamiin yaarabi nacbkana alle sirtiina haka haayo aamiin yaarabi wll
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 2 жыл бұрын
Mashalhaa❤❤
@awosaleban105
@awosaleban105 2 жыл бұрын
Yaa rabi isukiin daa Ilaahow nolosha aad hal meel kuwada qaadataan ilmo qurux badan Oo baari ahna aad wada dhashaan 🤲🏻🥺 wlhi wan jeclhy dadka is jecel ee isku faraxsan alle haysukin barakeyo 😭❤️❤️❤️❤️❤️
@sharmaakemaxamed1711
@sharmaakemaxamed1711 2 жыл бұрын
Mnshalh
@liibaanxasan894
@liibaanxasan894 2 жыл бұрын
Amiin
@cadeeyjama9952
@cadeeyjama9952 3 жыл бұрын
Bk isagoo fankii ka baxay ayaa weli codkiisii macaanaa laga samri la yahay anaa ka kow ah cimri dheer iyo caafimaad Allaha siiyo.
@Khalieth17
@Khalieth17 11 ай бұрын
Taarikhdu wa 19 Feb Habeen isniin ah 00:40 Waxaan ku Suganahay Magalada Hargeisa Waxaan Dib uso Raadiyey Heestan QuruxDa Bdn 🔥❤️
@mukhtarfidhiidhe18
@mukhtarfidhiidhe18 Жыл бұрын
"Inan wada cawaynaa siday ii cajabin lahayd". ❤ Old is gold
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 2 жыл бұрын
Cilmi bad ibartay caashaqu u kow yahay ii nolow my king❤👑
@superedits8668
@superedits8668 Жыл бұрын
Rabbi yubaarik fiik sister❤
@ABSHIRMOHAMUD-b2x
@ABSHIRMOHAMUD-b2x Жыл бұрын
waxankadawanayaa dalka maraykanka 2023 wan idin salaamay dadka daawandona 😓😭😭waqtiyada sososda inshaallah heestan markan dhgaysto wan qiiroda
@asmomacallin9174
@asmomacallin9174 Жыл бұрын
🥺😭kaa qadnay wll
@maxamadaxmadwalimaxamadahm7602
@maxamadaxmadwalimaxamadahm7602 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@taysiirabdi
@taysiirabdi Жыл бұрын
Waan kaqdny wlle💔
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 Жыл бұрын
Cisi iyo wanaaag Baan kugu caawin lahaayoo Cilmi Baan kubarilaahaa Caashaqu ukow yahay ❤😊 1:57 1:57
@burjicardetailing
@burjicardetailing Жыл бұрын
😢😢 xanuun
@fosiyamohommetjama9544
@fosiyamohommetjama9544 11 ай бұрын
Wajigaga ciil iyo cadho kumaan abuuree Hadal aad ka cabtana Cabdoow kumaan iraahdeen❤❤❤❤❤
@AbdikamilAided
@AbdikamilAided 9 ай бұрын
talo maan canaadeen caqligaagu keeno kumaan caasiyeen abid hadaad qaado calankee.
@SahroOsmaan-v7z
@SahroOsmaan-v7z Жыл бұрын
Bk fankaada bixitaankada wllhi xitaa heeso dhan maba dhageysto anyway waayo codkaada haduba ka baxay alle ajar io xasanaad kaa siiyo ❤
@JibriilKaafi
@JibriilKaafi 11 ай бұрын
Heestan waa ikaga Duwan tahay hees kasto uu dunida laga qaday Sababto aad ayaan uu jacelahay🎵🔊 Qoralkan waxa qoray taarikh Markey aheyd 3/3/2024 Aniga isku diranayo kubad ⚽️🏃‍♂️
@مريم143
@مريم143 3 жыл бұрын
Kumaan caasiiyeen abid hadaad calankee 🥺❤️
@NimcoYuusuf-sn2om
@NimcoYuusuf-sn2om Жыл бұрын
Waan ku wata bj❤❤ waxa thy qof igu qaaliya🎉
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 10 ай бұрын
Waba kusolabtay hesaha ma iskadeynkaro bk qalbijab imahayo lkn waan iskajeclahay
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 10 ай бұрын
Waxan dhageysanaya 2024 bisha sadexad hadad kadasheyda soboqoto like ha ilobin dee😂😂
@7june2024
@7june2024 10 ай бұрын
Bisha ramadan iska dheh 😅
@Caliya529
@Caliya529 10 ай бұрын
👍
@AbdiAbshir-w9o
@AbdiAbshir-w9o 8 ай бұрын
Qalbiyada kala fogaaday ee waayuhu kala direen baan la dareen ahay. Haddii aad ila mid tahay love-ta iyo like-ta ha ila dhaafin. 😢
@mohaaadam9335
@mohaaadam9335 2 жыл бұрын
Cishqi markaan maqlo 😭😭😭😭😭 qof baan xasuuustaa igu qaali ahayd 😭😭😭 markaan xasuuustanna jihadu iga lunto ilaa hadana ma guursan iyaduna ma guursan laakiin nafsadayda wxaan ka dhaadhiciyay khalad aanan ilaawayn in badan 😭😭😭 laakiin xiriiir iyo jacayl intaba way isiisay anigaase garanwaayay Farxada aad i siiisay mid ka badan ilaahaay ha ku siiyo runtii qalbigu mar buu jacayl galaa laakiin 2 ma galo sorrry magaceeda 💗💟💟💗💗MA❣❣❣❣❣❣
@AmiishAbdi-x1l
@AmiishAbdi-x1l Жыл бұрын
😢😢
@FaayowCadey
@FaayowCadey Жыл бұрын
Sorry wll mcn 😢😢😢
@ilwadqurux1183
@ilwadqurux1183 3 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhageysigeeda waan iska jeclahy bk🥰💯🥺🥀
@hiigsitech2449
@hiigsitech2449 Жыл бұрын
This is an incredible song 💕 I remember back from Aug 2020 to to 15th Aug 2023 when our dreams came true Alxamdulillah I used to sing for her this song five times a week 😍 "Inaan wada caweynaa sidey ii Cajabin laheyd😢😊" Alxamdulillah now we are together with beautiful life ❤
@maryamaduhod7548
@maryamaduhod7548 Жыл бұрын
Maanshallah
@Abdullahisalahmahdi
@Abdullahisalahmahdi Жыл бұрын
mashaallah i am also waiting my day bro
@Mohadeene
@Mohadeene Жыл бұрын
Actually ❤❤❤
@theironlady6009
@theironlady6009 Жыл бұрын
Alllaha Blessed them ❤
@AbshiiroGuushaa
@AbshiiroGuushaa 11 ай бұрын
How 🤔 namaste namaste namaste 😅
@saadiafarah9798
@saadiafarah9798 10 ай бұрын
Hestan xasus dheer igu ledahay wlhi 17/11/2021😢
@zakicarlos1890
@zakicarlos1890 Жыл бұрын
Fanku bk isagaa ubaahaan ee bk halmar kusoo noqoo💕ax yaaa cod
@amranahmed7638
@amranahmed7638 3 жыл бұрын
Heestan jecel keyga aya I qado an wan jecelhay kuwi is calafdan allah ha naga dhiga insha allah
@kaltundegan224
@kaltundegan224 3 жыл бұрын
Amiiin
@hariyejama4698
@hariyejama4698 3 жыл бұрын
Aamiin
@cbdihumow5070
@cbdihumow5070 3 жыл бұрын
@@hariyejama4698xxcddff
@bilaalalbarjawi4021
@bilaalalbarjawi4021 3 жыл бұрын
Amin
@kurdahab1026
@kurdahab1026 3 жыл бұрын
abayo imika mays calafateen
@nasfm5054
@nasfm5054 2 жыл бұрын
Waan oyayaa heestaan markaa maqlo sabbtana ma aqaaan😭😭
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 2 жыл бұрын
Saba abyo
@omarwarsame3237
@omarwarsame3237 2 жыл бұрын
Abayo shaydan kabuxa waaye tusbixda insha Allah ma ooyi donto ❤️
@YuusuflkacasrCade
@YuusuflkacasrCade Жыл бұрын
❤❤❤
@zakariyadan6664
@zakariyadan6664 Жыл бұрын
Qalbiga aya dhintay ee isbadhqabo Hadaba aad hees markad maqasho oyaysid ma dhawid
@abdinurahmed8406
@abdinurahmed8406 7 ай бұрын
Whatspka sheeg anaga kufahansiinana
@cowjama4409
@cowjama4409 3 жыл бұрын
Wooww waa hees jaclahy magcayga ku jiira hadna🤩😍🥰
@raage-Jaamac
@raage-Jaamac 3 жыл бұрын
H͟e͟s͟t͟a͟a͟n͟ x͟a͟s͟u͟u͟s͟ b͟a͟a͟n͟ u͟u͟ h͟a͟y͟a͟a͟ w͟l͟l͟h͟i͟
@KhalidBilyan
@KhalidBilyan 5 күн бұрын
Bk hees tani waxay tabanaysa qof kaso jacal somaray cilmiban ku bari laha cashaqu u kow yahay the best hees
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 8 ай бұрын
Nasiibkaa iga xumaaday walaahi ilaahow nolosha ii fur fur garab kaaga ayaan u baahanay ee i garab gal yaa rabi😢Aamiinta ii raaciya saaxiibayaaL 😢4:46 AM jumce 31/5/2024 habeenkii ma seexdo
@mariashire991
@mariashire991 8 ай бұрын
Aamiin waaku fahmi kara runti allh u dhawaaw plz 😢😢 wax kastana wey hagagayaan I.a😊
@SuleekhaMohamed-e7n
@SuleekhaMohamed-e7n 7 ай бұрын
Sorry😢 Qalbiga alle haku qabojiyo
@HamzeCazka
@HamzeCazka 7 ай бұрын
Aamein Pro 😢
@PhalastiiN
@PhalastiiN 5 ай бұрын
nolosha allaha ku qurxiyo wllo inshallah faraxd dhamaad leheen ku rajeynaa waligaa😢🤲
@BaHaLoSS
@BaHaLoSS 5 ай бұрын
AaamiiN walaalkay Qaali
@nacimaabdirizak
@nacimaabdirizak Жыл бұрын
Salaam dadkayga soomaliyed salan kadib maanta Taarikhidu waa /October /9/2023/waxan jooga Kampala inshallh xususu ayaan ka dhiganyaa commenka jeclka aan haystana wannku guulaysan idam allhha ❤❤❤😂😂
@Ahmed_Gurey
@Ahmed_Gurey Жыл бұрын
😂😂 waa iga qoslisay ani xita Kampalaa kula jogaa lkn waa ku cusbahay igu so dhawey hee😂
@nacimaabdirizak
@nacimaabdirizak 11 ай бұрын
​@@Ahmed_Gureysodhawaw mise wabad tagtay😂😂
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 11 ай бұрын
Manad bixin adu😂​@@nacimaabdirizak
@BadhiBashka
@BadhiBashka 10 ай бұрын
Walaley bisha April dhamad keta iman raba Kampala ee bal jiwiketa kwrn 😢😂😂
@nacimaabdirizak
@nacimaabdirizak 9 ай бұрын
Wuu wacnyay hadad biil ficn ku helayso 😊😂😂
@abdullahiibrahim775
@abdullahiibrahim775 Жыл бұрын
Bk legend, full Respect ✊✊💯
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 3 жыл бұрын
Haddey calafkeyga noqoto gabadh Cawo la dhaho waa balan in aan heeskan ku wadda dheeli lahayn, haddii aan waayona aan inanteyda u gu horeysa u bixin lahaa Cawo because of this song, si maalintey weynaato loo gu shidho xafladeeda arooska annoo daadihinaya. So emotional xaqiiqatan.
@fiidowofficial6224
@fiidowofficial6224 3 жыл бұрын
Cawo magaca maa hee rii hapeenka aheed👉🤣
@riyaan8038
@riyaan8038 2 жыл бұрын
Hhhhh ma heees sida ugu shido subxanalah
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 2 жыл бұрын
Allah calaf ha kugu daro insha allah wllkay qali
@awosaleban105
@awosaleban105 2 жыл бұрын
Magacaygii 😭❤️
@zuperstar6650
@zuperstar6650 2 жыл бұрын
thanks 💋
@wllmjcadde6661
@wllmjcadde6661 8 ай бұрын
Xanuun jacel baa i hayo hada aan dhagen sanayo heestan😭💔 like ha ila dhafin hada iga dambeyso🥺
@LiinaHassan-mc1wh
@LiinaHassan-mc1wh 8 ай бұрын
Sorry 🥺
@najmamustaphe7390
@najmamustaphe7390 2 жыл бұрын
MaashaAah maxmed Bik Jir oojoog intey nolali jirto Walllo🌹🌹🌹
@NadiiraHasan-fx5by
@NadiiraHasan-fx5by Жыл бұрын
Kumaan caasiyeen abid hadaad qaado calankee majiraa qof aad isdayseen hadana aad ka fikirto nolosha idiin danbaysa sida arooskiina ciyaalkaa dhali doontaa halkaa dagi lahydeen toloww qof ilamidii muuu jiraaa😢😢😢😢
@KhalidYoya
@KhalidYoya 11 ай бұрын
I love i❤
@mubarakfaarax6472
@mubarakfaarax6472 3 жыл бұрын
Heestan waxan uhibeeyay xaaskayga qaaligaa my princess salma cisi iyo wanagban kugu caawinlahayoo cilmi baan ku bari lahaa caashaqu ukowyahay mcn salma
@SalmaAhmed-qf5dd
@SalmaAhmed-qf5dd 3 жыл бұрын
Sami ❤️❤️❤️
@abdulahyare4102
@abdulahyare4102 3 жыл бұрын
@@SalmaAhmed-qf5dd salma ppe
@salmomohamed8684
@salmomohamed8684 2 жыл бұрын
Sami❤️
@suleimanhassan2692
@suleimanhassan2692 2 жыл бұрын
Heestan Ayan kuu hibeyay cawa my princess amina cisi iyo wanagban kugucaawinlahy 💖💖💖💖❤️❤️❤️
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 2 жыл бұрын
Isku wara bid🫶😍
@FsSa-b1q
@FsSa-b1q Ай бұрын
❤cilmi ban Kumari laha ❤❤xabibi mcn axmad keyga❤
@SurprisedCupcakes-ji9hj
@SurprisedCupcakes-ji9hj 10 күн бұрын
Ala hesta mxy xazuz igu ledhy😢❤
@wllantonio8259
@wllantonio8259 2 жыл бұрын
😢Run ahaantii Dham wax uma jeclaaan 😢Dhamban laiima jeclaan lkn waan Rajaynyaa 😢😊waxan leeyahy qoftyda 😮😂❤,,Kumaan Caasiyeen Abid Hadaad Qaado Calanke🙏✊☑️
@sumayiitaabdirizack9120
@sumayiitaabdirizack9120 Жыл бұрын
Ilahy Ha sahlo 😂😂
@queentuniishaa6327
@queentuniishaa6327 Жыл бұрын
Heestan ifahansi mxaxa lga wada😢
@powergirl7967
@powergirl7967 2 жыл бұрын
2 sano iyo 4 bilood ayaa kasoo wareegtay maalinka uu iga tagay wuxuu igaga tagay ciil iyo xanuun cadawgayga ayuu ii jabiyay guur beenana uu ii balan qaaday adaa kuu shaqaynayaa sidaan boga kaa galo ayuu i odhan jiray maanta naag kale ayuu guursaday ma ilaawin xanuunkaas iyo walaaca uu i mariyay habeen iyo maalin naftaydaan canaantaa adaa jeclaaday intaso dhan ban ku idhaa se iga tagtay yaad igaga tagtay 💔❤️‍🩹
@ayaanomar3066
@ayaanomar3066 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@sabirinabdalahi5498
@sabirinabdalahi5498 2 жыл бұрын
Asaaa kashaleena abyo Hawa walin
@isninomohamed7783
@isninomohamed7783 2 жыл бұрын
Abayo wakabihi waadunyo wlhi wan kanahay
@aizhanadar6975
@aizhanadar6975 2 жыл бұрын
Sorry abayo 😥 wan ku dareemaya wlhi
@miskicasawe3536
@miskicasawe3536 2 жыл бұрын
Dhibmlh waadka Mayran sis qrxy🥺💖
@fadumoaxmed8320
@fadumoaxmed8320 3 жыл бұрын
Inaan wada cawaynaa siday ii cajabin layd.😌
@najmacumar
@najmacumar 24 күн бұрын
cisi iyo wanaag baan ku gu caawunlaayoo❤
@AbdimalikAhmed-f5l
@AbdimalikAhmed-f5l 11 ай бұрын
Heesta aan qofteyda u qaadi lahaa ❤
@halyay_alqassm5324
@halyay_alqassm5324 2 жыл бұрын
Wa heesta ugu murti badan uguna macquulsan wixi ka dambeeyay 2000 GC.❤❤❤❤🙏🙏🙏👑👑👑
@BaaneNajiib
@BaaneNajiib 8 ай бұрын
Waxan dib uga soo laabty heestan miraha iyo laxanka macaan😍🥺Hadaa iga dnbeyso love i sar🥺
@Dhameysdumar
@Dhameysdumar Жыл бұрын
Caw qof ana aad u jeclhy baa heestan i qaaday alla jaceylku macaaan😢❤
@deeqoibrahim169
@deeqoibrahim169 10 ай бұрын
Comentigan hada qoray wuxu ii noqon doona xasus sanadkasta in an so boqdo halkan si an uso xasusto wax walbo jaceyl kusabsan an marayo ila inta ka helayo qof an isdorono nolosha ku midowno😢😊❤ HABEN AXAD SACADA 7:40 HABENIMO TARIQ 24/3/2024 💝💝❤️‍🩹❤️‍🔥
@yahyeadandubad7104
@yahyeadandubad7104 10 ай бұрын
Cibaadayso jacayl lahayne 😂
@deeqoibrahim169
@deeqoibrahim169 10 ай бұрын
@@yahyeadandubad7104 hye 😂
@deeqoluul-y5y
@deeqoluul-y5y 6 ай бұрын
Guul sxb caseyihi horrible waaye😢😢😢
@selamandom6996
@selamandom6996 Жыл бұрын
Am from Eritrea. I don't understand what he said but I feel ❤❤❤🔥🔥
@RahmaHussien-sz1yo
@RahmaHussien-sz1yo 10 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaa xili habeen danbe ah ,single na AA ahay , kaan heestan uqaadi lahaa ilaahow iisoo dhawee waad igu raagtay mcn 😫
@YoIzxaaq
@YoIzxaaq 6 ай бұрын
Huuno amuu kan yhy❤
@amranmacalin379
@amranmacalin379 2 жыл бұрын
Wijigaga ceeb iyo caro kuma abuureen hdn mar uun marwadada noqon lahay ahmed dahir 😭😭
@apdiwaasaccdc8724
@apdiwaasaccdc8724 2 жыл бұрын
Calaacalka iska daa😏😅
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@apdiwaasaccdc8724😂
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 8 ай бұрын
​@@apdiwaasaccdc8724😂😂😂😂ey ey dhale😂🎉
@FaadumoCwali-k9l
@FaadumoCwali-k9l 19 күн бұрын
❤❤❤❤
@shadowftw1131
@shadowftw1131 Жыл бұрын
asc dhaman wan idin salamay cawa ay thy 2023/11/14 Run ahanti isma lahay cawa kali nima ku dhagey sanaysa heestan waxay ahed hees tan wakhtiga markan qadanayno hes an dhageysano cawa oo ay icid leysay ayaan dhageysanaya kaligey😭😭😭😭😭😭
@salmanmacalin3390
@salmanmacalin3390 2 ай бұрын
End 2024 yaa ila daawanaayo oo jecel ku xaaray😢
@Sub-p9n
@Sub-p9n 2 ай бұрын
Meee
@hussein8554
@hussein8554 2 жыл бұрын
maanta o ah 13 feb2023. Nolosheydy samy aan lajogaa Alx . Daar alle an u jeclahay qalbi ubaax♡♡♡♡♡♡ . luv 💓 to infinity
@wariyeroble354
@wariyeroble354 7 ай бұрын
Nimawaayo my fav couples. Guur aya nikuduceyna I.A❤
@AmranHusseinAbdi
@AmranHusseinAbdi Жыл бұрын
2023 💔🖐️sanadki igu murugada badnaa wxn rajeyna 2024 farxad inshallah ❤
@its_Me_Faazuu
@its_Me_Faazuu 5 ай бұрын
Si Fiican Haloo Dhagaysto Heesaha Bk😍😂
@marwayusuf830
@marwayusuf830 11 ай бұрын
Kuman caasiyen abid hadad qaado calankee 😢😢😢fv song 🎵
@zamzamartan
@zamzamartan Жыл бұрын
Heestan Waxan dhageystaa ano bila xirii ah 😢🥺💔🙏
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 3 жыл бұрын
Heestan maxaan gabar ku shukaansaday hhhhhh Xabadaan isbaranaba horaan uga diri jiray Xusuustii JJ Qumadaha 😘 Lkn hada album kaa waan xidhay 😄😄
@marishabdirhman3058
@marishabdirhman3058 3 жыл бұрын
😂😂gel Labo jir so wada mar😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Жыл бұрын
Waxan dhagesanaya anigo xidhidh walibo aan sameyo ku guur daraysta😢 8:12:2023 11:36:Am Talo maan canadeeN Aqligagu keno kuma casiyen abid hadad qado calanke😴
@rayaanhaji2444
@rayaanhaji2444 Жыл бұрын
Tallo maan Canaadeen caqligaagu keeno kumaan caasiyeeen abid hadaad qaado calankeee ❤
@AdnaAxmed-s4w
@AdnaAxmed-s4w Жыл бұрын
big legand bk
@alfanaanmohamouthkaarloz
@alfanaanmohamouthkaarloz 4 ай бұрын
Maxamed bk nin wax partay weye ❤😂😂😢
@alfanaanmohamouthkaarloz
@alfanaanmohamouthkaarloz 4 ай бұрын
Zoomaha
@AbdullaahiMacalin-i6k
@AbdullaahiMacalin-i6k 2 ай бұрын
Maxamed saciid bk heesaha wan jeclhy runti mar kasta wan dhageys taa❤❤❤❤❤
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 2 жыл бұрын
its #may2022 lets see how many legends are listening to this master piece✌️🇸🇴🇹🇷
@cabdiqaadirdaada8
@cabdiqaadirdaada8 Жыл бұрын
Saacadu waa 9:10 habeen ee soo galeeso sabti meel ayaan kaligey fadhiyaa hestaan ayaa idaran waxbaa iga dhax guuxaaya 💔❤️‍🔥
@mowlidmohamadfarah
@mowlidmohamadfarah Жыл бұрын
Faraj qeyr qaaba alle hakuu furo Usbuuc kadip ayaa arkay fariintaada aniga oo Safar ku jooga Dhuusamareeb Galgaduud👋👋👋
@HiboCabdi-r5z
@HiboCabdi-r5z 5 ай бұрын
Waxaan rabaa qof aan xidhiidh dhab ah la sameeyo ma heli karaana ❤
@Ghannel40
@Ghannel40 2 ай бұрын
Hello hibo apayo waad heli wiil kuu dhaw oo aad taqaan ayaba laga yaaba inu ku day dayaayo. Wax khyr badan inshlh
@Naagnool-m4b
@Naagnool-m4b 8 сағат бұрын
My favorite song waan kusoo noqnoqdaa🎉🎉
@faraxkhadar3426
@faraxkhadar3426 4 ай бұрын
Qalbiyadii barigaa is midooday ma kasii noolyihiin mucaaashaqiintaasi❤
@HamdaTahir-u7k
@HamdaTahir-u7k Жыл бұрын
This song was released in 2013 then I was marrying the person I loved the most in the world I was a university student in Ethiopia when I was married When my love was about to get married, there was a small conflict and I used to listen to it and cry When you find someone you love and now you are an enemy There is nothing worse Now in 2024, I have not recovered from the loss of my love.
@ZapnazaetMohamutt
@ZapnazaetMohamutt Жыл бұрын
Walaal engalish ma aqaano ee inagadaa
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 11 ай бұрын
Don't harbor pain in your heart, let it go.
@IfraaxCali-k8k
@IfraaxCali-k8k 5 ай бұрын
Inta xasidnimo udawanaysa heesta bk kadib markuu khatumo cayay ban salamayaa 😂😂😂like saar ilmaderayal reer ssc 🐎🐎
@Cazka12
@Cazka12 5 ай бұрын
😂😂😂
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 4 ай бұрын
Reer baadiye
@Ayfaah
@Ayfaah Жыл бұрын
19/1/2024 malin jimco ah wxa ibilaaban dona examka jamcda smster one ban dhamynaya i.a galbty ano gobta shaqada ee hoydy ka shaqyso ban joga sacaduna ay tahy 11:43galabnimo wxaan diyaarsanyy imtxn caajis dher kadib hestan ban kunasanya❤❤❤🥺🎧
@majidmediaproduction1122
@majidmediaproduction1122 7 ай бұрын
Wejigaaga ciil iyo Caro Kuma abuureen Hadal aad ka cabatana macaan Kuma iraahdeen Heestan waxa aan dhegeysanaaya 2024 adiguna?
@NasriinSiciid-w8f
@NasriinSiciid-w8f 5 ай бұрын
Wow hees way dhaaftay❤❤😂
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
5:22 " inaan wada cawaynaa siday ii cajabin lahayd !! "❤
@nimcosulieman5752
@nimcosulieman5752 Жыл бұрын
Oh bk iskama dayn karo heesihiisa wlh❤😢still listen this song 14 May 2023 Sunday 😊
@qasaay123
@qasaay123 Жыл бұрын
Aniga kasidambeya 19 may 2023
@barwaqoosman5678
@barwaqoosman5678 Жыл бұрын
Anaa kasidambeeya 1st of June at night 5:15
@CabdrisaqSalah
@CabdrisaqSalah Жыл бұрын
Runtii heestan markay dhegayahyga soo dhacdo waxaan soo xasuusta qof aan aad ujeclaa balse maanta waa marwo waa salamay iyada 😢
@Mssbaasto-
@Mssbaasto- Жыл бұрын
Ax wll sorry 😢midi ku wacanyd wee soo socota iska sug ❤
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 Жыл бұрын
Waaaaw best song Mohamed bk 2023 hadaad dib udaawanayso like iisaar bro
@Updyrahmaandada
@Updyrahmaandada 9 ай бұрын
Maxamed siciid malinkii uu fanka kabaxay ayuu fanku dhintay isaguna jano galay bk ❤
@Lander02
@Lander02 2 жыл бұрын
Legend isaaq ah oo somalilander ah . The epitome of class . Ma sha Allah .
@moafro6524
@moafro6524 2 жыл бұрын
isaaq in aa tiraahdid was not necessary, lander baa ku filan o macnaheedu tahay isaaq land. repetitive writing shows in wax Class ah lagugu dhalin lol. Adiga iyo xoolahaa aad sheegatid, ee walaalahood ka ordaya kuna ordaya gooninimo, maxay ku dambeysey, muusa biixi oo ciisa muuse qura u dhiibay maamulkasta oo idil. Bahdiisa uun wax cunaysa, dadkii soo haray ooo dhan gaajoonayaan. Doqonimada intaa la'eg, sidee walaalkay uga ordaa, ooh ictiraaf dawarsi aduunka marba meel la iga soo diidaa. lol cussin adigaa qabyaalad meesha keenay. Walaalkey baa tahay laakiin, iga caawi inaan isku maslaxno dadkeena, dadka maslaxada ka shaqeeya buu ilaahay jecelyahay.
@AaminoMaxamedcabdi-ip4em
@AaminoMaxamedcabdi-ip4em Жыл бұрын
Sidaicajaplahed😢
@SM-df8fy
@SM-df8fy Жыл бұрын
Should he lie. He’s isaaq. Muxuu noqonlaha. Maxaan isqarineynaa? He’s bloody isaaq 👑! Isaaqow ha qajilina. We’re proud of all Somalilanders and celebrate our difference including Riyale who was gadarbuusi ❤️
@SM-df8fy
@SM-df8fy Жыл бұрын
You are a faqash fircoun laakin ha soogelin halkan orodoo doon doon abaaha jabarti
@hoodoClaahi-p7h
@hoodoClaahi-p7h 6 ай бұрын
Heesttaaa walhi wan iska jeclhy 😂❤
@XaviMan-c3mjdueu
@XaviMan-c3mjdueu 2 ай бұрын
Runtaa hadilagahadlo Hestan aad iyi aad ban ogahelay I❤❤😊
@ZuberZakad
@ZuberZakad 6 ай бұрын
Only Somalilander ku raxaysan kara ❤😂
@Abdullahimaxamedelmo-e3j
@Abdullahimaxamedelmo-e3j 4 ай бұрын
Cilmi baa kubari lahaa cahaqu kaw yahy❤🎉
@farxaanmaxamud9595
@farxaanmaxamud9595 Жыл бұрын
Dadka dawandoona 2024 like ta saara❤
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 8 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН