No video

MAXAN HADYAD UGU KEENAY SODOGAY IYO DODOHDAY FROM KENYA

  Рет қаралды 148,003

Naeema Brink

Naeema Brink

Күн бұрын

Waxii suaalo ah.
Igala soo xidhiidha my Instagram Naeema_brink
Snapchat:Naeema32
Fb and youtube Naeema Brink

Пікірлер: 551
@samiiramohamed8589
@samiiramohamed8589 4 жыл бұрын
Waa dad qalbi fiican allow muslinimada kusoo hanuuni ya ALLAH
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
amiin ilahay ha soo hadeeyo waxan soo qoray way ku qurux badan yihin dharka midabab i cuntay suhayla sidata way masayrtayba somali walan baa buuxa
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 4 жыл бұрын
Samiira mohamed wadankee bay udhasheen cadankan
@naimaadan1263
@naimaadan1263 4 жыл бұрын
I loveeeee ur mother and father in law they r the cutest and nicest couple xoxoxo may Allah grant them al Islam.
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 4 жыл бұрын
M. Sha Allah. Stor respekt til dig og din sviger familie søs. At du kalder dem ‘papa og mor’ viser hvilket hjem du kommer fra. Det varmer mit hjerte når man viser respekt til de ældre. Alhamdullilah vi hat somalisk og dansk kulturer som hver især giver værdigere til os.
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
Naeema Ilahay caruurta iyo reerkaga haku barakeeyo hakuna xifdiyo.
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Wa dad qalbi wngzn alow muslimnimda kuso hanuni❤👑
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 4 жыл бұрын
mashallah naima you have a warm personality odayga🇸🇴 oo xiid you have a beautiful family mashallah 🌷🌷🌷
@ayaancafiifah3835
@ayaancafiifah3835 4 жыл бұрын
Mashaa Allah Walashayey Sidaas Wanaagsan Ula Dhaqan Laga Yaaba Inu Allah Kuso Hanuniyo Shukran Xbbti😍
@ssamiirayuusuf2212
@ssamiirayuusuf2212 4 жыл бұрын
Masha Allah they really look beautiful with African dress
@kittyuniverse7744
@kittyuniverse7744 4 жыл бұрын
Mashallh waxaa tihiin dad iskuwada qurux badan ayeeyo iyo awoowo nagu salan adna ilaali sidii somalidu cadada u ahayd ilaahay ha ini xafido
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 4 жыл бұрын
Masha allah walaal Naeema kudadala sidad islamka uso galin lahayden walidka 👑👑👑💐💐💐👑👑👑
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 4 жыл бұрын
NAIEEMA BRINK SIS YOU'VE GOT GOOD FAMILY BOTH YOURS AN YOUR IN LOWS SO PLEASE KEEP THEM TIDE AN SAFE
@alxamdulilaah8450
@alxamdulilaah8450 4 жыл бұрын
Asc. Maasha Allaah.Abaayo Farxad ku waara adiga iyo Familkaaga. Awoowe iyo Ayeeyo Allaah Xaqa Haku Hanuunsho. Aamiin.
@kadrakarie2411
@kadrakarie2411 4 жыл бұрын
Alla gabadheenu nin baariya oo qurxoon ayey guurstay maasha allaah
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
Kadra Karie ayadaa qof wanaagsan u eg
@nochnicht1817
@nochnicht1817 4 жыл бұрын
Laakiin waa gaal ilaahayna wuu kamadnuucay dumarka muslinkaaa
@mariajama3019
@mariajama3019 4 жыл бұрын
@@nochnicht1817 iyada hada nasiib Bay le dahay caruurteda way haysata, inta badan caruurta way ka qatan nimanka ajnabi ga
@nochnicht1817
@nochnicht1817 4 жыл бұрын
@@mariajama3019 malintay isku dhacaan kaligeed baa boorsada qaadanaysa isagaa wadanka udhashay oo qaadanaya
@mohamedafrah4749
@mohamedafrah4749 4 жыл бұрын
@@nochnicht1817 see u guursaty marka sow ayada islam maha
@tusmoaadil6258
@tusmoaadil6258 4 жыл бұрын
Masha alaah denmarkiyiintu waa dadka ugu miskiin San Europe waa dad qabiilo iyo beelo weli ah oo ku dhaqma qabyaalada bulshooyin ahaan Europe ta kale waa ku qososhaa Dhaqankooda waa reer baadiyaha Europe
@SarahthMohamed
@SarahthMohamed 4 жыл бұрын
Kkkķkkķkkk waa qabiilooyin aa kkkkkkk
@rahmaahmed3742
@rahmaahmed3742 4 жыл бұрын
MashaAllah l love the way you speak Somali with your kids
@nimcafarah3962
@nimcafarah3962 4 жыл бұрын
Naema fariidad magacyada wiilashaan ka maqsuuday, Gabadha magaceed?
@jokejoker4752
@jokejoker4752 4 жыл бұрын
Caruurta ma adaa dhalay mida kale intaad dharka masaayda hadiyad ahaan usiin laheyd waxaa ka habooneyd in aaad dharkeyna hidaha iyo dhaqanka noo ah siiiso
@zeptophecgjeesto5491
@zeptophecgjeesto5491 4 жыл бұрын
maxaa diffrent u dhexeeya mayaha dharka masaayda iyo hidi iyo dhaqan waa caadi wllo waana same
@jokejoker4752
@jokejoker4752 4 жыл бұрын
zeptophe CG jeesto wax isku mid ah ma jiraaan oo adi masaay maa tahay ? Hadee jwbta maya tahay sidaa adi u aheyn masaay ayuuuna dharkana u aheyn hidaha iyo dhaqankeeena
@latishamalika1
@latishamalika1 4 жыл бұрын
@@jokejoker4752 if she gave jackets n jeans u wouldn't say that lol
@jokejoker4752
@jokejoker4752 4 жыл бұрын
Azariya it isn’t same normal clothes and traditional clothes jeans and shirt are clothes wears every person but traditional clothes only wear group of people or someone they gave
@abduwahabosmanahmed3204
@abduwahabosmanahmed3204 4 жыл бұрын
Sax waa runtaada waa in aad hidaha iyo dhaqankaaga ku faanta dhaqan qurxoon dhar qurxoon ayaynu lee nahay
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Sodohdaadaiyo sodogaadaba wey jecleysteeyn mashaalbaa wuxu aad iyo aad bay nacima uga heleyn
@rayanqalbi4052
@rayanqalbi4052 4 жыл бұрын
Masha allah. Qurux wanagada ku wii kusoo islamo rabi hakaadhigo
@wow6708
@wow6708 4 жыл бұрын
Mashaallah I had a big smile on face through the whole video 🤩😁
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 4 жыл бұрын
Walhi waa reer faniya mash allh ilaahay isu kiin dayo
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
Wale wa naagnool dumarka qaar way ka khashafane bagad Africa kugu wayntahayo reerki u jeclaysisay dhaqankaga iyo meeshad kasojedo naag iga dheh aabo iyo hooyana hanuunbanu Allaha uwaydiinayna ee Illahayow naga aqbal aamiin aamin wllo qaali
@siyadbruh9811
@siyadbruh9811 4 жыл бұрын
I love it ! Huuno what a beautiful family. Maasha’Allah. Allaha kuu xafido 💕💕 Greetings from Washington DC
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 4 жыл бұрын
MashaAllah ❤❤
@nasrashafi5920
@nasrashafi5920 4 жыл бұрын
Ma Sha Allah abaayo naeema barakallah fiik
@nastehoaadem5320
@nastehoaadem5320 4 жыл бұрын
Manshaaaaa allh waan kahelay sidaad citiraamka I siinaysid waalidka
@sacduushraage5196
@sacduushraage5196 4 жыл бұрын
Niciiiimo wafamil quruxbadan Sidu okiyalka jebka ugashatan Kahelay 👍👍👍👍👍
@habbiaadan5612
@habbiaadan5612 4 жыл бұрын
Masha allaah famali balaan ilaahay hadin barAkeeyo
@SamsJourney
@SamsJourney 4 жыл бұрын
Aawh you’re so lovely Naeema, so is your beautiful family. ❤️
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 жыл бұрын
Masha allaah naciima waadka farxisay family ga illaahay haku xifdiyo abaayo
@amira_somalia
@amira_somalia 4 жыл бұрын
Mash Allah family qurux badan allah hani barakiyo naima and iyo xajigaga iyo caruurtada inshallah
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 4 жыл бұрын
Thank u walalo
@poqoradanolosha3732
@poqoradanolosha3732 4 жыл бұрын
Maacha Allah family qorox padan. Allah ha ini dhawro wllo.
@nasrashafi5920
@nasrashafi5920 4 жыл бұрын
Aqlaq wanaagsan ayaad kulanaqantey ma Sha Allah Rabbi haso hadeeyo sodohdaa iyo sodagaa
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 4 жыл бұрын
THEY'R ADORABLE MASHA ALLAH MAY ALLAH BLESS THEM AND SHOW THE RIGHT PATH
@faultylog3713
@faultylog3713 4 жыл бұрын
Aww that so sweet and thoughtful to get everyone a present 👌✌️
@mlggaming5575
@mlggaming5575 4 жыл бұрын
Mansha alah waa family qalbi wanagsan sidad adigana waad qalbi wacan tahay xabibti
@Hamda-w5z
@Hamda-w5z 4 жыл бұрын
Mashalah wxn hubaa inaney dad soomaliyii sidaa iskugu qalbi furnaadeen 💞💞
@Culimocumar101
@Culimocumar101 4 жыл бұрын
Wwwww beautiful family congrts you really realy got the best gift😍😍😍 I liked you All, stay love And happy 😍 from🇸🇴
@khadraali7026
@khadraali7026 4 жыл бұрын
Masha alah dad qali ah oo wngsan waye abaye sodoga iyo sodohda masha alah ilahay haso hanuniyo so barbara habo zakariye iyo yonis😘😍
@Mohkadar
@Mohkadar 4 жыл бұрын
Adigana ma gaalbaa Ku qoba ileen naag Somali baad tahaye Mise dameer
@khadraali7026
@khadraali7026 4 жыл бұрын
Amir Igale sabab wl aa i aflagadaysay
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Naima carrurteeda waa magacyo muslim waa Gabar aqli leh m.a ilmaha naimay soomaliga bar oo soomalida dhex gali si ay Unoqdaan ciyaal fur furan oo soomalinimada jcyl 😂😂 Marwalba masjidka aada dheh Oo qur,aanka Udir oo salada bar oo Gabdhaha astur abyo Macala ninkaada dheh tuko oo soon marwalba sodohdaa iyo sodogaa tartiib Udheh islama oo tukada
@mahamedyuy3582
@mahamedyuy3582 4 жыл бұрын
Ninka gaal miyaa walalo?
@Mohkadar
@Mohkadar 4 жыл бұрын
Hana dhex keenin gaalada
@Mohkadar
@Mohkadar 4 жыл бұрын
Walhi naagaha somaliyeed ineey dameeraha guursadaan ayaa u dhiman siil ku dheel nacalad ale idinku rid wey na ceebeeyeen
@saamqurux2062
@saamqurux2062 4 жыл бұрын
@@Mohkadar maseer
@ethnaismail5890
@ethnaismail5890 4 жыл бұрын
@@saamqurux2062 haa wllhi 😂
@luckyabdirazak6245
@luckyabdirazak6245 4 жыл бұрын
MashaAllah ur amazing daughter in law
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
Naima you have a good test sis💖 bless you and your family sweetheart 💖❤️
@inaismail9835
@inaismail9835 3 жыл бұрын
Masha Allah the so beautiful and amazing looking
@ayanleisaak7748
@ayanleisaak7748 4 жыл бұрын
Mashallah abayo allaha idinxifdiyo famliy qurxoon
@hawoumar588
@hawoumar588 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah qurux alla nii xafido adiga iyo qooskaaga 🌼🌼🌼💕💕💕♥️♥️♥️🌾🌾🌾🌹🌹🌹
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
Next time take your inlaws to Somaliland with you, they seem so nice,
@marwo2756
@marwo2756 4 жыл бұрын
Masha allaah Beautiful family Nicma wallo Qof aad u wanaagsan baad tahay sida aadka ah ee aad colorkaaha, dhaqankaga,iyo diintaadaba u bareeysid sodohdaada iyo sodogaaga iyo dhamaan Family gaaga waxaan ilaahay SWC uga baryaaya in ilaahy soo hadeeyo mamada iyo odoga masha allaaha ❤❤❤
@sameyhefow245
@sameyhefow245 4 жыл бұрын
ManShallah beautiful family may Allah guide them to Islamic nice and lovely and beautiful family alle haidinxifdiyo
@ubahhussien3557
@ubahhussien3557 4 жыл бұрын
Waan ku taageeraa waxaan kugu taageeraa Nambar 1 islaanimada nambar 2 soomaalinimada 💞💞❤💞
@Zuz143
@Zuz143 4 жыл бұрын
Masha allah nice Family markasta wllo kudhiiri geli inad so islamiso deenta macan adiga iyo xajigaguba ugasheekeya macanka ay ledahay diinta islamka ee quruxda badan thks wllo igatalo ❤️❤️❤️👌👌👌
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 4 жыл бұрын
Mash Allah Naeema iyo Famligaga quruxda badan
@UMBUSHRAA
@UMBUSHRAA 4 жыл бұрын
Mashallah ayeeyo ilmaha way jeceshahay Allah ayeeyo hakudayo
@aichahassan3130
@aichahassan3130 4 жыл бұрын
Masha allha tabarakhallha so beautiful family god bless you wallo
@naseeha450
@naseeha450 4 жыл бұрын
What a beautiful family may Allah grant mercy to you and your family.
@afrahnuor2622
@afrahnuor2622 4 жыл бұрын
Masha alha aad baan u jeclaystay muqaalkan naeema
@asadholland3217
@asadholland3217 4 жыл бұрын
Masha allah alle haydin xifdiyo💕
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink 4 жыл бұрын
Aameen all qaaliyeey
@asadholland3217
@asadholland3217 4 жыл бұрын
@ubahindho3414
@ubahindho3414 4 жыл бұрын
Manshaa Allah waa famli qurux badan fani 👍
@sakinahss3237
@sakinahss3237 4 жыл бұрын
MashaAllah naema wllo qof fiican bad tahay. 🥰🥰🥰
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 3 жыл бұрын
Mashallah C'est vraiment magnifique familiale💜💜💜💜❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
masha Allah way ku qurux badan yihin dharka africa
@suheylasaid5117
@suheylasaid5117 4 жыл бұрын
Sidra Sirad afka day alaah way ku quruxon yihin kulaha naya orood umata ka dhalatay amano
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
suheyla umadan ka dhashay miyad garnaysa wax yaahay dhimani horta yaad ii taqana aniga haryahay ka shubtay imanka li maxad ka masayrtay ma dadkaas ani idhi way ku qurux badan yihin xaasid baad tahay waxad tahay mid masayrtay oo waxay ka masayrtay garanayn naaya odayga islaantaasi aabaha iyo hooyada adiga iyo walalaha way ka qurux badan yihin ooy dee iska oyn naaya orod nolol samayso naartana ha ku gelin masayrkaaga xun
@suheylasaid5117
@suheylasaid5117 4 жыл бұрын
Sidra Sirad hey dhila iska dhashay haa I suronin mise ajanibkan ayad iska kadesa hey luqata ad qoreso ma yaqanan baryahan qanisin ayaa so batay sidi qanisinta cml haa igu suronin aman iyo in ad mnsha alaah umad dhahdo orod umada ka dhalatay ku so dheh duli waxid
@suheylasaid5117
@suheylasaid5117 4 жыл бұрын
Sidra Sirad qruxda ad shegtay ma ahan wax adiga iska samesanesid aniga muslim ayaan ahay hoyo abee muslim nah wan hesta ee dhuqoshinkan an xarka iska dhiqin in ad dawada u lefto mad rabta mida kale sinji walba meshu ka so jedo ayuu u egyahay aniga nah Africa ayaan ka so jeda waliba muslim ah yaa iga qurxon
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
suhayla said horta waxad sheegatay muslim waxad ku dartay abe iyo hooyo muslim ba i dhalay suaal maxay ku bari wayeen akhalaqada islamka sow adigan futo la leefayo ka hadlaya sow adigan islamka ceebanaya yaase ku baray futo la leefo waad walatay mana dhamid xanuun baa ku haya yaad ka soo jeeda cilmi uma lihid dadka madow aad sheegnayso isoo sheeg ma dowga aad ka soo jeedo wa kuwee dadka madow isku meel kama soo jeedan ogow taas dadka madow aad arkayso qaarba meel bay ka soo jeedan waxad jaahil ka tahayna umada ha ula iman marka hore soo baro waxad ka hadlayso midakale aniga miyaad igarnaysa cadaan carab madow waxan ahay somaliga aan qoraya aragtay hadaba jahilad bad tahee aan wax ku sheego ilahay muslim iyo gaal wuu wada karimay isagana yidhi ibnu adam waan karimay wa hada wax fahamayso labadan qof aad cayayso ma ogid inay janada gelayan oo aay muslimayan adigana naarta gelaysid umada ilahay ha ka aman helaan muslim iyo gaalba adigu ma tihid rabii xisabayay xaarka inay iska maydhina yaa ku sheegay oo kugu yidhi iskama maydhan isku xishood adiga afkaga xaar ka dareeraya oo qudhun siidaynaya marka islamka ha ceebayn ama ha ka muuqdo iiimanka ama amuus hana iga lumin waqti adoo kale madow hada ka soo jeedona ha laguug dhartaa madow garan maysid hadan ku waydiiyo hada
@filsan335
@filsan335 4 жыл бұрын
Mashallah tabaraka what a beautiful family,what is your daughter's name🥰
@Sacaada_Ali
@Sacaada_Ali 4 жыл бұрын
Naeema brink manshallah qaali farxada allah kuu siyaadiyo
@kalashube345
@kalashube345 4 жыл бұрын
Masha Allah allow ku soo hanuuni islam ☪️ nimada Amiin
@mariahonest2642
@mariahonest2642 4 жыл бұрын
Dharka hidaha iyo dhaqankeena maxaad usiinwayday
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
Masha Allaha wllo Naima qof wanagsanbatahay famli quruxbadan ba Illahay kusiyaye Allah hakubarakeyo aabo iyo hooyana Illahay hadaynbanu uga baryayna
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 4 жыл бұрын
Masha'ALLAH TabaarakALLAH Beautiful and nice family. Thanks for sharing Naeema & Brink
@-naynay1-
@-naynay1- 4 жыл бұрын
Maash allah beautiful family Africa clothing
@anabapple3411
@anabapple3411 4 жыл бұрын
Asc naciimo sharaftii soomaaliya ayaad kor u qaaday xbbti shukran xbbi odayga iyo maamada hadiyayd kale u soo kordhi khayr ilaahay ha ku siiyo mcnto
@hodanabdinasir1745
@hodanabdinasir1745 4 жыл бұрын
ilmaha qaar isaga dalay miya sida kuwa cadaanka ah e waaweyn abaayo
@maryamoubax2931
@maryamoubax2931 4 жыл бұрын
Wiilka weyna Somali xoga ueg maashaAllah beautiful family
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 4 жыл бұрын
Wooow masha allah
@nafisadarwish563
@nafisadarwish563 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah Rabiyow muslimkadhig Nimca Allaha kuxafido adiga iyo Famligaaga
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 4 жыл бұрын
Kkkkkkk nice awoowe and ayeeyo waanagsan illahow so hadee
@queenofheart2225
@queenofheart2225 4 жыл бұрын
Msha allh family qirxbdn ilmahaga sakariya Somali usooeg m.a
@anabduale9541
@anabduale9541 4 жыл бұрын
Subhanallah!!! Somali meelkasta way ka dhiceen
@canabmaxamuudibraahim4779
@canabmaxamuudibraahim4779 4 жыл бұрын
Masha alh anayo ilh hakuu desto caruurtada sodoga sodohda ninkaga ilh hakuu desto abayo wlh naga badan aya karontahay caruurtada wad korsatay masha allah ilh hakuu xafido afsomali bar cadowga alaha kaa kabto
@shukridirshe9567
@shukridirshe9567 4 жыл бұрын
Asc naciimo mashallaah waa fameli qurux badan thnkz sis
@ifraxabdullahi4145
@ifraxabdullahi4145 4 жыл бұрын
Neyma waa fariid odageda calanka somaliland ayay u xidhay mnsha allah
@fardwsocadiweli6142
@fardwsocadiweli6142 4 жыл бұрын
Mashalaah Naeema what a beautiful family barakalaah
@Miriamegeah
@Miriamegeah 4 жыл бұрын
Dadka cadaankii aad bay u calool fican yihiin mashallah naeema you’re very lucky enjoy your beautiful life don’t worry about Somali Maryoolay🌹
@zamiad3722
@zamiad3722 4 жыл бұрын
Maashallaah abaayo qof qalbi fiican baa tahey. Please caruurta Alle bar jaceylkiisa.
@omarfattah175
@omarfattah175 4 жыл бұрын
Mansha allah sida u dhaqmayso waxay tusaale fiican ka bixinaysa sida gabdhaheenu u sharaf iyo dhaqan fiican yihiin allaha idin dhowro 😍
@rahmaali4850
@rahmaali4850 4 жыл бұрын
Naima islaan xun kulahaa 🤣🤣😭 Malaha islaanta afsoomali garanayso already MashA Allaha kudaayo
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
Woo beautiful families naeema I am from london burco djibouti doomaji you look great may Allah protect you
@ubaxrashiid6429
@ubaxrashiid6429 4 жыл бұрын
Maasha’allaa famly qurux Baden
@ayanibrahim2822
@ayanibrahim2822 4 жыл бұрын
Mashallaah sodoh iyo sidog rer magalin ah ayad ledahay
@mamanour8551
@mamanour8551 4 жыл бұрын
Ayan Ibrahim ظدددد
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
Beautiful family. Manshallah.
@qaalidali9949
@qaalidali9949 4 жыл бұрын
Yaarbi hoydu dhaqn wanagsn ay kudayadn caruurta sey ku islman insha wa caruur aad udegen islamnimo illhy haku ilhaamiyo
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 4 жыл бұрын
Naima ManshaAllaah ur family, sodohdaa wooow way furfurantahay, wiilashaada ManshaAllaah waaba Somali uun woooow Alle haydin xafido wllo dhamaantiin.
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
Mashallah beautiful family 😍😘 and beautiful kids
@umulkheyr7386
@umulkheyr7386 4 жыл бұрын
Maasha allah qoys qurux badan naima ilaah haso hanuuniyo labada waalid
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 4 жыл бұрын
Masha Allah nicima qurux iyo famligeeda nolada ❤️
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 4 жыл бұрын
Naeem waa gabar wanagsan oo qalbi furan huno qof farxan ah ayad tahy
@user-vu2zr6ce8r
@user-vu2zr6ce8r 4 жыл бұрын
Walaal dhibaatada qabriga iyo qiyaamaha taala si aad ugu diyaar garowdo uguna saad qaadato xusuusnow xadiiska Rusuulkaﷺ uu inagula dardaarmayo wuxuuna yidhi: ‘’Shan ka faaiidayso intaanay shani kugu iman.’’ Shabaabnimada ka faa’idaysi, intaa gabow kugu iman. Caafimaadka ka faa’idayso, intaanad bukoon. Qaninimadaada ka faa’idayso, intaan fakhri kugu iman. Firaaqadaada ka faaiidayso, intaadan mashquulin. Noloshaada ka faa’idayso intaanad dhiman.
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 4 жыл бұрын
Sodogaa iyo sodohdaa waa xariifiin waan ka helay
@hamdohussein3601
@hamdohussein3601 4 жыл бұрын
Masha Allah bäste pappa och mamma ❤❤
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 жыл бұрын
Maasha allaah hadiyad aan inaba caadi aheen weeye 😍😍
@dekahaji
@dekahaji 4 жыл бұрын
Mansha allah you have a beautiful famly 😘
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Naima inantas quruxda bdn adi ma dhashay masha allah beautiful family ❤❤
@wiilsiwanagyre2455
@wiilsiwanagyre2455 4 жыл бұрын
Afkan so Israel ma aha
HADYAD LOO KEENAY SODOGAY IYO SODOHDAY MANSHAALLAH
4:36
Naeema Brink
Рет қаралды 21 М.
GET TO KNOW US. PART. (1)NA BARO ANAGA QAYBTII (1)
16:43
Naeema Brink
Рет қаралды 128 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
Jijimicsiga Dhibatada Garbaha - Frozen Shoulder Exercise
7:37
Barashada Xaawo
Рет қаралды 2,6 М.
Naima Brink Blue Makeup İnayCalafdoon Keento Waa Khalad Subhan Allah😢
25:28
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 33 М.
زەکەریا عەبدوڵڵا - Zakaria Abdullah  🎶
20:06
Srwsht
Рет қаралды 1,4 МЛН
OPERATION IYO HOME
11:49
Naeema Brink
Рет қаралды 40 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН