MAXAN KA DHAHAY ARINTA LII CAATO IYO NASRA ABTI DOON AY NOQDEN LABADA YOUTUBER EE UGU KHATARSAN🧐

  Рет қаралды 110,771

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

Күн бұрын

MAXAN KA DHAHAY ARINTA LII CAATO IYO NASRA ABTI DOON AY NOQDEEN LABADA KZbinR EE UGU KHATARSAN SANA,DIRISL EABDI,NASRA ABTI DOON,LII CAATO,SOMALI AWARD NIGHT
LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
/ @dirisleabdi
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
teespring.com/...
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZbin CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZbinKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 718
@crronaldo7736
@crronaldo7736 3 жыл бұрын
Aawey dadkii JECLAA xabiibkeena Mohamed like iisaara
@munanoura1986
@munanoura1986 3 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@sakariyeismaciil7117
@sakariyeismaciil7117 3 жыл бұрын
@@munanoura1986 scw😍
@xasasi9749
@xasasi9749 3 жыл бұрын
Alaahuma sali calaa muxamed
@facamaantaofficialchannel746
@facamaantaofficialchannel746 3 жыл бұрын
Adeerkii waxa aad waddiyo waxa kaa muuqdaahi waa kala laba.
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@hakiimigemer4756
@hakiimigemer4756 3 жыл бұрын
Awey dadkii jecla saliga nabiga ♥️czw
@mudanahmed3826
@mudanahmed3826 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Scw
@kingcismaan7705
@kingcismaan7705 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤🌺
@deimaneyhkl4049
@deimaneyhkl4049 3 жыл бұрын
Scw scw
@kaafiyaismail7463
@kaafiyaismail7463 3 жыл бұрын
Inta og in ogansho.dadweynaha.qeys qeysar.derisle abdi. All ay ka virvirconyihin liipan is muujiYa hee Palse kma xumin wllken lipan hampalYo👉❤❤❤is muujiYa he
@princessamalinda5617
@princessamalinda5617 3 жыл бұрын
haa wlh siiba ogaansho omar inshar
@Suusahp
@Suusahp 3 жыл бұрын
Waa kuwaan xiranahy walle oo wax nacfi leh soo gudbiye
@crronaldo7736
@crronaldo7736 3 жыл бұрын
Ilahay Naarta hakaa xoreeyo like iisaar
@zamzammohamed2896
@zamzammohamed2896 3 жыл бұрын
Qabiil ba watay sheekada CEEEB I'M sorry OGAANSHO, DADWAYNAHA, DIRISLE, ARIMAHEENA, ASAD, CK, ISMAHAN DAHIR 😥
@kingzack7358
@kingzack7358 3 жыл бұрын
KZbin laantada wa abaar welcome back legend 💪
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
The one nd only dirisle bruh 🙏
@wllzaki14
@wllzaki14 3 жыл бұрын
lii caato xaqiiqda marka laga hadlo youtuberka sanadka ma uusan u qalmin inta igu racsan 🤙
@maryanali9301
@maryanali9301 3 жыл бұрын
Best KZbinr of the year waxa u qalmay sanad kaan Hodan online marki runta laga hadlo lkn wixi meesha ka socday wan wada aragnay koley caruur ma nihin
@kingjokar3147
@kingjokar3147 3 жыл бұрын
Inta jecel somali youtubers hormarkooda liketa ha iga xaazidin abaayo iyo aboowe🤣
@mohasaacidmr9396
@mohasaacidmr9396 3 жыл бұрын
Kkkk wll dee waa iska cadi dadka kaleexo 🎤🎤😂🦧
@sowda2506
@sowda2506 3 жыл бұрын
Hg award bey eheed ee adi maxey kaaga tageen😂
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 3 жыл бұрын
Lii Cato uma qalmo mise waa 4.5 hhhh 😀😀😀
@musse_ali
@musse_ali 3 жыл бұрын
Moha saacid another level
@mubaarikabdiqani8413
@mubaarikabdiqani8413 3 жыл бұрын
@@arsenalshorts5713 4.5 macalaa maaha
@zeinababahja1964
@zeinababahja1964 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@missnatasha1568
@missnatasha1568 3 жыл бұрын
nasri abtidoon ma sheegin lkn liicato sndkiiba mr vidoe soo dhiga wuxuu ku qaty ma garan ☹
@asmahappy9015
@asmahappy9015 3 жыл бұрын
Hhh anaba yaabana wlhi liicato wax maso dhigo yahye hunter aya u qalmo
@missnatasha1568
@missnatasha1568 3 жыл бұрын
hhh haah wlha kuwo daalay ba jirah sey wx usoo dhigayeen cid ku abaalmarisayna mleh
@sowda2506
@sowda2506 3 жыл бұрын
Dadki codeeyay mar hadaan la arkeen dadka maamulaayo uunbaa sidey rabaan yeelayo waa cidaada uun siiso wxa meesha ka socday xitaa wariyayaasha daadihinaayo waa isku hal cid dadka kale ee la siiyayna waa si aan loo fahmin xitaa nasra abtidoon qalad lagu siyay hodan onnline Bey dadka badanaa ucodeyen
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 3 жыл бұрын
Haa anigu wilasha waxan sin lahaa asad xaji ama dirisle gab dhaha hodan online ama adno wayo waa dadka ugu dadalka badan nasrane ma xuma in lasiyo lkn anigu liicato ma siyen wayo sanadkii lamar ayuu wax soo dhiga
@alimahamed6858
@alimahamed6858 3 жыл бұрын
War sxb ta ragu wa ciladeysneydba youtuberka raga wan ucodeyn kari wayey ba marka wa wax ay iyagu sameysteen
@anisaqueen2105
@anisaqueen2105 3 жыл бұрын
Welcome back we miss you man🔥🔥❤🤣
@chelseafans8080
@chelseafans8080 3 жыл бұрын
Walhi wan yabay markan drisle abdi ka wayey lkn hadaan fahmay sheekada thank you Goat 🐐 ❤️
@abdimuse5433
@abdimuse5433 3 жыл бұрын
Muran kama taagna inuu dirisle abdi yahay youteber soomalida ugu shidan madaxaad noo saarantay bilaa culays pro❤️❤️❤️
@nasraslbnducale5655
@nasraslbnducale5655 3 жыл бұрын
😁😁😁 ma reerburca thy
@abdimuse5433
@abdimuse5433 3 жыл бұрын
@@nasraslbnducale5655 😄😄wll mcn maxad aragtay
@nasraslbnducale5655
@nasraslbnducale5655 3 жыл бұрын
@@abdimuse5433 madaxad noo sarantahay bila culays
@abdimuse5433
@abdimuse5433 3 жыл бұрын
@@nasraslbnducale5655 wllhi reer burco ma reer hargaisa ayaan Ahay lkn hadalka reer abtigay ayaan Ka ahay😄😄EE madigaa reer burcaa
@nasraslbnducale5655
@nasraslbnducale5655 3 жыл бұрын
@@abdimuse5433 haa
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Soomaalaay Xagee leydiin raacaaa! Kuwii rer Xamarka ahaa waxay leyihin wa Hg Awards. Kuwii Rer Wuqooyiga ahaa waxay leeyihiin Rer Xamar Awards. Bal meel dhexe na geeya an is fahannee!
@bilanomar9989
@bilanomar9989 3 жыл бұрын
Hhhhh hada soomaali nahay cidaa nahay maba naqaano dhibkaas na heesto
@kinglostofficia9084
@kinglostofficia9084 3 жыл бұрын
Legends wan ku wata wllhi from muqdisho love pro 🇸🇴❤❤❤
@sulaimanhajisulaiman642
@sulaimanhajisulaiman642 3 жыл бұрын
Darisle wll you deserve to be the best somali youtuber👍🏿
@zamzammuhumed255
@zamzammuhumed255 3 жыл бұрын
Abaal marinta waxa uqalmay qays qaysar wayo isaga si uu vedio usameyo safarbu ugala wuxuna soo gudbiya vlogyo qurux badan oo xata ajanibta so jidan kara lkn qof camerada intu shito wuxun shegayo wa iska caadi
@hanadfarance3441
@hanadfarance3441 3 жыл бұрын
Wlh abayo isku rayi nahy qeys qeyser mxa lagu xaqiraY
@ashnafiofficial987
@ashnafiofficial987 3 жыл бұрын
Wan kugu racsan ahy sister walhi
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
Waan kugu raacaanahy, dad badaan oo uu qalma aya la xaqiiray 🤦🏽‍♀️
@hafsaabdi8827
@hafsaabdi8827 3 жыл бұрын
Inch allh sanadka danbe wu ku gulaysan dona wan la jecla aniguna
@hafsaabdi8827
@hafsaabdi8827 3 жыл бұрын
Inch allh sanadka danbe wu ku gulaysan dona wan la jecla aniguna
@ayaanmahametttmahamuutt9502
@ayaanmahametttmahamuutt9502 3 жыл бұрын
LeYsma XaQiree Best KZbin Zanadkan Waa ABDIRIZAQ abdi Maygaag WLh izga Weeyaan♥️✨💪🏽😒
@abdifitaxoshey3134
@abdifitaxoshey3134 3 жыл бұрын
Xaqiqda marka lagahadlo waxaa uqalmay fanan hadi ladhaho Sharma boy
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Shara boy fanan reer mgdsho maaha waa fanan reer p land
@nightsports786
@nightsports786 3 жыл бұрын
@@ciisexayaata1680 😁😁😁Yaab yaa Fanaaan Ka dhigay Rer muqdisho gaarisiyen heerkaas naka daay qabiil
@abdifitaxoshey3134
@abdifitaxoshey3134 3 жыл бұрын
@@ciisexayaata1680 xitaa hadalkaaga hadan kuraaco waxaa lagayabaa xamaasada putland inay kuhayse maputland mawadankalaa so qofka kasoo baxa fanan somaliyed ma ahan
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Talented Shadiya Sharaf waan garanay.. She can sing and she's natural funny. But whats so special about Lii Caato 🤔🤔🤔🤔 youtuber of the year kulaha 🤣🤣
@emna_twyla9731
@emna_twyla9731 3 жыл бұрын
Absoletly%
@mudhiciro6336
@mudhiciro6336 3 жыл бұрын
Dirsle abdi legend always legend keep gone bro huro usco walil
@bintunour4733
@bintunour4733 3 жыл бұрын
Markii runta laga hadlo walhi uma qalmo liicaato coz Ogaansho, dirisle, ogaalka dunida, asad hagio, arimaheena iyo CK dadkaas u qalmay liicaato waxba masoo galiye muxuu best ku noqonaa sheeko
@axmedwacdaro3810
@axmedwacdaro3810 3 жыл бұрын
abdale jamal anu siin Laha
@ahmedabdirizak9485
@ahmedabdirizak9485 3 жыл бұрын
What about *dadwaynaha*
@sharukhankashantasomali2071
@sharukhankashantasomali2071 3 жыл бұрын
@@ahmedabdirizak9485 haa wlhi
@abdifatahahmed7746
@abdifatahahmed7746 3 жыл бұрын
What about me?
@Zaisma7700
@Zaisma7700 3 жыл бұрын
Asad hagio aa uqalmo 💯💯💯💯
@aswanahmed622
@aswanahmed622 3 жыл бұрын
Somali Ha Dhihiina Hg 🥇Award😂😂 Weeyn
@saabiriinhuseen8874
@saabiriinhuseen8874 3 жыл бұрын
Xariir axmed hg miya shadiyo hg miya 😂😂qabiil aa ku walateen wllhi
@abdifatahahmed7746
@abdifatahahmed7746 3 жыл бұрын
@@saabiriinhuseen8874 😂😂😂😂😂😂😂
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
Meesha nasro abtidoon ku jirto shukri masala ku fiican 😍😘😘liicatana meeshiisana waa qays qaysar ama Cabdala jamaal ama arimaheena ama asad hagio dadkasa ku fiican wlhi
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
Inta barnaamijkan Ku dawakhdey is muuJiYa 🙄😂 Because family uun baa QaatY Ja aYsadihii KZbinberska 😏
@sowda2506
@sowda2506 3 жыл бұрын
Familygaaga uun siiso bey eheed sheekata marka soomali oo dhan why ey udhahaayaan Hg awrds iney dhahaan Bey eheed😂😂
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Haday arrintu qabyalad faraha la gazho⚠️ Anigu wan ka xanaqa runtii
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
@moha updirahman dawakhday laga wada macnaha wareertay
@munasarfarxanchannel4865
@munasarfarxanchannel4865 3 жыл бұрын
Maad ka xun thy wey muteysteene🤪😏
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
@@munasarfarxanchannel4865 why aan Uga xumanYaa ma Kolbuu aabahY qadanYy kolYba Qof KZbinber ah baa QadanYy lkn iney dulmi thY sowta loo wada jeedo 😏 adi inte ku xanunysa
@djhaarriswritter4082
@djhaarriswritter4082 3 жыл бұрын
Nasra abtidoon way uqalantaa lkn lii caato kama yeelin
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
diid ama yeel dad baa u gartay asna waa dadaalaay hooyooyin somali baa uduceeyey 😊
@xayaadahmed4099
@xayaadahmed4099 3 жыл бұрын
Taydh cab
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 3 жыл бұрын
Nasro xataa dadkale ka qatarsan jira sida shukri masala
@djhaarriswritter4082
@djhaarriswritter4082 3 жыл бұрын
@@sumayaahmed5264 hodan online xitaa way uqalnty
@sharafeya3604
@sharafeya3604 3 жыл бұрын
Been taa maahan shukri masala iyo asad hagio ayaa kalahaa
@Koko-media234
@Koko-media234 3 жыл бұрын
Gbdhaha ismahaan dahir baan sii lahaa wilashana ogaansho ama dadweynaha
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
sax amba ismahaan dahir waxa aan siin alahaa waa dadaashaa 🙂
@nasriinacadey8920
@nasriinacadey8920 3 жыл бұрын
Ismahan dahir masha alaah iyadaa ugu jeclahay ❤insha alaah next time ♟
@mahadcqaadir5502
@mahadcqaadir5502 3 жыл бұрын
Dirislow Waa Ku Guules Lahed Hadi Aad Ku Jurileda Sxb💪💪
@nimohurre6085
@nimohurre6085 3 жыл бұрын
Waan ku jeclahay dirisle Abdi halay raadiyo 😭😭😭🖤🖤
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072 3 жыл бұрын
😅😅😅
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 3 жыл бұрын
isaga majeclide lacagtiisaad jeceshahay
@marshaal9099
@marshaal9099 3 жыл бұрын
@@Fariihahaashi dirisle xaguu lacag kaleeyahay😂😂😂😂😂😂😂
@hanaahmed7215
@hanaahmed7215 3 жыл бұрын
Hawiye waliba H.g award bay ahayd, Dirisle waad ku mahadsan thy inaadan meelahas oo kale ka qaybgalin.
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
nasra abtidoon halkeeda .hodan online ayaa u qalanta hadii runta laga hadlo everyday video tayo leh bay soo dhigtaa😳
@abuudi1080
@abuudi1080 3 жыл бұрын
beentaa mhn wlhi dhanka ragama ogaansho ama dad weenaha🔝
@nasrosiciid4915
@nasrosiciid4915 3 жыл бұрын
Nasra 💯 waa u qalanta Cadi iska
@umumuhabintuabdirahman2529
@umumuhabintuabdirahman2529 3 жыл бұрын
Hodan online sheekoyin iyo waxaas ayay so dhigta nasra cunto karin ayay so galisa waxna laga faaidayo nasra xaq u leh
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 жыл бұрын
Naag iska sheekayso iyo naag dadka wx u faaideyse kla yihiin no maseer
@queensumii2049
@queensumii2049 3 жыл бұрын
@@umumuhabintuabdirahman2529 Cunta karin may u tartanto marka KZbinka hodon online gabar ka mudan ma jirin
@abdirahmanfaarah825
@abdirahmanfaarah825 3 жыл бұрын
Dirisle waxa aad tahay legend runta iyo xaqiiqda ka hadla Legend always is legend.
@kederoz9312
@kederoz9312 3 жыл бұрын
First one bakhiiL Nimada dhaafa Yaqey like igu qabta✌
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
Reer somaliland enaguna mid inoogara (tartamadda) waainaynu smeysanaa Wiilashenii best youtuber noqonlahaa sida Mokhtaar fami Qays Qayser Abdalle jamaal Laguma sodari Uma maleynaayo xattaa sida dirisloo kle loguso bandhigey xattaaaa I don't know
@ayaanhussein9092
@ayaanhussein9092 3 жыл бұрын
Kuwaasay ina leyiihn iis racaa qaysa qaysar/abdle jamal iyo qaar Klo badan aay jooga ,kuwa rer xamara aahi maxay soo sawiirana horya comerda unbay hore fadhiistanee
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Sax
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
@@ayaanhussein9092 walaaley Rer Xamar maahan ee Dadka codeeyey hddii waxkle jirin
@sumayaali4690
@sumayaali4690 3 жыл бұрын
@@ayaanhussein9092 anagoo reer xamar ayaaba ku qanacsanen runti mukhtar u qalme
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 3 жыл бұрын
Best idea wlhi KZbinrs hadi layidha somaliland bay jogan kuwoda ugu videos qurx badan lkn ka somaliland ahan inaynu dhiirigalino weyan kolay wax tarimayo an dhirigalin ahyne
@26.salman88
@26.salman88 3 жыл бұрын
Licaato KZbin waxbo kamaogo dadka uqalmo halasiyo😂😂🤟
@n.o.a.jj.a.o.n8099
@n.o.a.jj.a.o.n8099 3 жыл бұрын
Liil caato maxaa ula yaa beesiin inuu ku guu leestay KZbin baro waaween dhan tartanka kuma jirin sida dirisle arimaheena ck
@AliBaba-qc6pm
@AliBaba-qc6pm 3 жыл бұрын
Dirisle id gaga wa muhim isku day ina dhibato muhimada mhn iney dadka dhan ka helan hade ku dhahan wu isla aeyn yhy adiguba afkoda kuma noqonesid waxey ka dhigayan mrka wax wlpo waxa ka qabto ina sheegto isku day dadka dhan lama wada qancin kroh teda kle big fam 💪❤️✊
@Youth_Insights
@Youth_Insights 3 жыл бұрын
Habar gidir awards😂🤤
@nasrocabdirahmaan7038
@nasrocabdirahmaan7038 3 жыл бұрын
🤣 ciyarta naga daa waxanaga anaka lee qadanayna cml ma jirto
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
Lool waad la heeshay 😂😂😂
@iizabella2.
@iizabella2. 3 жыл бұрын
Cuqdad habar gidir miskiin kaas ka leexo lax yahay
@dagancadey2185
@dagancadey2185 3 жыл бұрын
Waa macquul inaad kaxuntahay inta qafood ee Hg oo mesha iskugu timid Cadawga reerka Cagta hoos
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 3 жыл бұрын
@@dagancadey2185 aamin weyba kaxunyihin
@amuudiabdullahi4404
@amuudiabdullahi4404 3 жыл бұрын
Ck wuu iska.saaray markaas ayaan fahmay in aysan waba oolin.meesha,3 youtuber ee ugu sareeya youtybeka soomaalida waaa ck,derisle, asad hanio, wa wax ay hal qolo wateeen
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 3 жыл бұрын
Asad hagio klha arimaheena ka horeyo cunugaz
@abdiaziz.r6763
@abdiaziz.r6763 3 жыл бұрын
Legend of KZbin peace ✌
@beetutorials2027
@beetutorials2027 3 жыл бұрын
Legend is always Legend dirisle abdi
@khadarbowy6204
@khadarbowy6204 3 жыл бұрын
Dirisle Abdi best KZbinrs wlhi 🥺
@user-vz4gq8zj2s
@user-vz4gq8zj2s 3 жыл бұрын
H.g award wan daremona waxa nagu samysaysin🥺
@safiyaabdullahimohamed5001
@safiyaabdullahimohamed5001 3 жыл бұрын
iska dulqaata
@sayidali6325
@sayidali6325 3 жыл бұрын
Dirisle, Adiga mxaa laguu godoonsiin waayay mrkaa 😂
@asmahappy9015
@asmahappy9015 3 жыл бұрын
Kama uu San qeeyb galin asaga ee wuu noqon lahaa
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Lii caato waxaa lasiini laha best maskiin caawiye not best youtuber Best youtuber waxaa uqalmay asad hagio
@xamsechaka3376
@xamsechaka3376 3 жыл бұрын
Dirisle waan ku saaray vote
@nuuraa1710
@nuuraa1710 3 жыл бұрын
Bilad qabiilaysan baan meesha uuga jeedaa
@isaisak8376
@isaisak8376 3 жыл бұрын
The one and only legend diresle 💪💪👍👍
@kadermohamet4772
@kadermohamet4772 3 жыл бұрын
Legendary 🔥🔥
@Hamzza2002
@Hamzza2002 3 жыл бұрын
Hawiye night awards maa la iska dhaho mesha ileen cidkale wax lama siine Kkkkkk bal qabiilada kalena aan sugno xafladahoda
@zakariemahamud8995
@zakariemahamud8995 3 жыл бұрын
Qof sadex mar qaadaaya maxaa weeye! Hal mar hadii qofku qaado maaha in la soo sharaxo sanadka ku xiga qofkaaas! Waa in dadka kale la soo sharaxo!
@sanaahasan925
@sanaahasan925 3 жыл бұрын
Dirislow 8/2021 waxpa kama hadhin boxing kii maad iska dayseen😅😅
@mrhanad6655
@mrhanad6655 3 жыл бұрын
Booto ayey aheyd 😂😂😂🤣
@masim107
@masim107 3 жыл бұрын
Waxkastood maqasho ama aragto ha rumaysan ayaan maqli jiray
@wasiirkaofficials4418
@wasiirkaofficials4418 3 жыл бұрын
Dirisle zxp intaan aad Sweden ka soo naqotay English uun baad ku hadlaysaa😅😅🤣🤣🤣🤣🤘🏽🏴‍☠️
@ismacilmukhtar2691
@ismacilmukhtar2691 3 жыл бұрын
Horta wiilkan lii ma caruuruhuuu kahelaaaa meeelwalba ilma yar naaa lahorjoojiyaaaye Like hyyla. Dhafin inta Ila aragtay
@haaaaaaa8930
@haaaaaaa8930 3 жыл бұрын
Wa ku salmy zxpo dirisle abdi
@user-oh5zw9dm7r
@user-oh5zw9dm7r 3 жыл бұрын
Woow sida loo hadlayaaba i dishay war ka dhamaada dee dirisle cidna inuu tartan la galo ma jeclo wuxuuna naftiisa ka aminsa yhy inaanay cidina ka sarayn waana wax ka wngsn inad naftada ka amintid inad tahy mar walpa qofka ugu sareeya🤙🤙🤙🤙👏👏👏👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤
@IzaZaid
@IzaZaid 3 жыл бұрын
Dirisle daba nageed kahadashaa maxa abalmarin lagusiyaa Liicaato waa nin funny adinkiisana iyo afkiisa laga aman helaa samafala ah intaas oo youtuber socanbixiyay intaas kumaji youtuberada Somaliyed qofsida liicaato qalbi furan farxana cuqdadna lahey tas lagu qimayey
@Qisas154
@Qisas154 3 жыл бұрын
Dirisle abdi Legend of KZbinrs 🙏❤Anagaa Meel walpo Kuu Raacna brother 🙏💙👊🏻
@awaleyare4893
@awaleyare4893 3 жыл бұрын
Keep going legend 💪💪💪 dirisle maxaaa qaldan ilaakis adiga maxaa kaaa reebey legend 💯💯💯💯💪🏼💪🏼💪🏼♥️♥️♥️💯💯
@cadeyare5420
@cadeyare5420 3 жыл бұрын
Sheekadaan Waa lasii ogaaa sabbtu shaadiyo iyo nasro waa loo yeeray
@nouraahmed9276
@nouraahmed9276 3 жыл бұрын
Dirisle Wll wan ku salam le premier personne au commentaire
@caaliyaayaanle3590
@caaliyaayaanle3590 3 жыл бұрын
Keep goin darisle abdi
@kalidibnuali8165
@kalidibnuali8165 3 жыл бұрын
Dirisle live soogal zxp
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 3 жыл бұрын
Shadiya sharaf she is best somali female youtuber nasra abtidoon uma qalanto hadii cid cunto karis award ku qaadanayso hooyo macaan ayaa ku leh
@dhafanmoha3225
@dhafanmoha3225 3 жыл бұрын
Best youtube aawey sharma
@moyusuf7766
@moyusuf7766 3 жыл бұрын
Kuligoda ma uqalmaan runti Wa waax la arko oo caad 😂😂🤣🤣💪🏽 Adiga iyo dad kaley culus aya laga tagay that is not good wlhi
@istarabdirisak5368
@istarabdirisak5368 3 жыл бұрын
Big fan dirisle Abdi 😍❤❤❤❤❤
@raxmocishqi7871
@raxmocishqi7871 3 жыл бұрын
Idiresle mad ka maseertay wllo way ku dhamaan walahi
@asmahappy9015
@asmahappy9015 3 жыл бұрын
Muxu kama seera liicato ma uu San aheyn youtuber of the eyer waxbo soma dhigo ninkas SAS ma ula socotaa mise🤭
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Wuxu kamazahri Dirisle wa Nin Naftiza kukalzon Liicato io Carurtazna waxba umu Arkee
@raxmocishqi7871
@raxmocishqi7871 3 жыл бұрын
Wllo qali liicato habar iyo duco toona uma bahna walahi idirsle wa istus wayo waxan dantiis ahan ayuu ku dalyaa maxa ka galay inka horumaka gadhay isGu muxuu ugadhi waye
@omarabdiomarabdi1428
@omarabdiomarabdi1428 3 жыл бұрын
Keep going
@ilhanmohamud4967
@ilhanmohamud4967 3 жыл бұрын
Ani horta rera riaction dhan ma siyeen o dirisle ugu horeyo adeer talent la imada asad hagio adna henna nasra abti doon li cato atarisho badiyo iyo qaar klo badan we u qalmaan wyo fikrad e leyihiin la imadeen guul
@aliabdullahiali3407
@aliabdullahiali3407 3 жыл бұрын
War waxasi wa been bahal ka wxa u qalma dirisle asad hagio arimahena licaato vedeoba mso dhigi mxu ku hely
@aminhasen8362
@aminhasen8362 3 жыл бұрын
Dirisle waxa kaliye kugu tagera waa hadalkaaga oo cad badanaa somalida hadalka cad ama runtu waydhibtaa pro hore usovod kuu rajaynaa nio
@kiiinaxmed7195
@kiiinaxmed7195 3 жыл бұрын
Hg award bay eheeed shegada😂😂
@abdiaziiz2029
@abdiaziiz2029 3 жыл бұрын
Hg 😂🤭award wan qosleyy
@nasriinacadey8920
@nasriinacadey8920 3 жыл бұрын
Tan oo kale ma arag
@hibonura9598
@hibonura9598 3 жыл бұрын
Hayla yaabina wll, lakin habargidir ma hawiya mise daarood ?
@xamseahmed5889
@xamseahmed5889 3 жыл бұрын
Bagaanad kaqayb galin waan kugu bogaadinayaa inaad iska diiday Wax kasta oo siyaasad shaqo kulehna haka qayb galin bro
@queenzaam2657
@queenzaam2657 3 жыл бұрын
Hambalyo gabadha aan ku deydo nasrah abtidoon hore usoco abyo mcn🥰🥰🥰
@deeqaahmed4359
@deeqaahmed4359 3 жыл бұрын
Argtidayda ka maan helin .KZbinr ka sanadka ani ahaantayda dirisle ama asad hagio xaga hablaha hodan online waxoogay xanaa jirta 😂😂😂
@luckyosmaanm5419
@luckyosmaanm5419 3 жыл бұрын
Licaato wuu u qalmaa wlhi KZbinr ugu wanagsan uguna qalpi wanaag heerka uu maanta joogana wuxu ku gaadhay wanaagisa
@fartuuncabdulahi857
@fartuuncabdulahi857 3 жыл бұрын
Best youtuber waa adiga dirisle❤
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
lii caato wuu u qalmaa❤️❤️😍😍❣️
@laylaladan2741
@laylaladan2741 3 жыл бұрын
they deserve ❤️😘🌹Asad Hagio and arimaheena hagio💙💙💙
@abdallaatoosh3024
@abdallaatoosh3024 3 жыл бұрын
Adaa U qalmay Bro Best KZbinr
@baariyeya6693
@baariyeya6693 3 жыл бұрын
Liicaato KZbinrka ugu fiican wuu qalmaa aragtidayda ✌️
@bagadsiin2274
@bagadsiin2274 3 жыл бұрын
Only Ree Muqdisho ayuu ahaa tartanku
@maymunabintu1389
@maymunabintu1389 3 жыл бұрын
Wlhi Dad bdn ayaa ka dadaal badna lii cato anon xumaan na iga aheen sida ogaansho Dadwaynaha Ogaalka dulinaa Wiilka Qeys la dhaho iyo Dirisle abdi ahaantada
@ahmett5835
@ahmett5835 3 жыл бұрын
Wiilka qeysar wa ayo 🤔
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 3 жыл бұрын
Hawiye heshiiyey oo jaaisado isa siiyey😂😂😂
@hajibarut9920
@hajibarut9920 3 жыл бұрын
Maxamed qader 👑 Baa u qalmay "Best Male KZbinr's" ka soomalida ✌
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 3 жыл бұрын
macquul maahan ee hg nimo ku heleen sababto fanankii hg utuberadii hg wariyihii hg😂 liicato meesha laga siiyay asad hagio baa u qalmay naagta nasro abtidoon uma qalanto ee hodan online baa u qalanta lakiin qabiil bay ku heleen dadkaas
@socialcali2522
@socialcali2522 3 жыл бұрын
Dee asad asagaa diiday inuu ka qeyn galo
@zaamipoi5426
@zaamipoi5426 3 жыл бұрын
Legend darisle maheshay best yuutuber asad hagio uu qabtay
@abdalafilmsvlogs800
@abdalafilmsvlogs800 3 жыл бұрын
Idirisle Abdi legend keep going bro GULEYSO HORMAR WACAN
@rahmaosman7374
@rahmaosman7374 3 жыл бұрын
Masha allaha liiban iyo nasra way u qalman best KZbinrs
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 3 жыл бұрын
Nasro way u qalantay laakiin wiilkaa kale uma uusan qalmin inkastoo dad qabiilkiisa ah ay hawsha wateen
@sabiriinmohamuudahmed819
@sabiriinmohamuudahmed819 3 жыл бұрын
Exactly right
@missnaajuu5565
@missnaajuu5565 3 жыл бұрын
nasro xita hodan online ka mudan wlh
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Awooowooo Qabiiil aaaaa
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
@@missnaajuu5565 nasro waa gabar cunto karisa iskumid maahan iyada iyo hodan lkn meesha liicto lagaliyey ayaa hodon online kuficneed
@waxkalemaxamed9457
@waxkalemaxamed9457 3 жыл бұрын
IntA dirisle u codayn lahayd haduu tartankan kaqayb galo like saar🐺🐖🇸🇴👉👍
@akaashyare9715
@akaashyare9715 3 жыл бұрын
In kastoo aan kaqeyb galin tartankaan hadaa team dirisle nahnay hadane waxaa kaxumahay in abaal marinadaan hal qabiil bas lasiiyo sida abaal marinta you tuberada raga waxaa qaaday liicaato oo HG ah abaal marinta you tuberada dumarka waxaa qaadatay nasra abditoon oo ah gabar HG abaal marinta shactirada waxaa qaadatay shaadiyo sharaf oo gabar HG ah
@saabiriinhuseen8874
@saabiriinhuseen8874 3 жыл бұрын
Shadiyo hg ma ahan ee wa asharaaf
@ayaanhussein9092
@ayaanhussein9092 3 жыл бұрын
Qof rer somaliland kuma jiro, Iska walqaad rere xamaroow bahashiina , Qaysa qaysar/abdle Jamal iyo qaar Kle oo badan awaay ,
@sirajiyareahmed3590
@sirajiyareahmed3590 3 жыл бұрын
Walaalo waxàs way imaaan . Jigjig garizza jabuuti way maqan yihiin. Reer punt xataa ma joogan. Dadkan was dad isyaqaney. I can't call Somali ward
@ismacilmukhtar2691
@ismacilmukhtar2691 3 жыл бұрын
Waxba ugama baaahna
@canabnur8045
@canabnur8045 3 жыл бұрын
M.a geeb going dirisle ❤
@aqilyarecadow7331
@aqilyarecadow7331 3 жыл бұрын
Woooy legend
@hassansouheb8361
@hassansouheb8361 3 жыл бұрын
Bilada hodan online ba u qalanta run ahanti wallahi ragana Asad hagio misa Arimehena misa Dirisle
@missabdure2852
@missabdure2852 3 жыл бұрын
Horta illahay ba ina leh youtebaro wawayn wa laga tagay oo wxyabo faido leh so gudbiya sida abdale jamal Qays qaysar asad hagio arimahena oganzho lkn hadii licato iyo dirisle ay noqoto anigu licato siin laha dirisle halkas bu fadhiya wx tayo lehna ma shego an ahayn inu wx la zameyay falan qayeyo anigu team dirisle ka mid ahay melkazta uu jogo wa kala socda lkn hadana runtan shegaya licato wxu sameyo dirisle ma samayn karo xaga hablaha hadna u imado hodan online ban sin laha wa intas
@arzhainaebrohofficial7234
@arzhainaebrohofficial7234 3 жыл бұрын
😂😂
@mabaxayijr1285
@mabaxayijr1285 3 жыл бұрын
😂😂😂yaa laku mawlin liicato kula haa
@missabdure2852
@missabdure2852 3 жыл бұрын
@@mabaxayijr1285 dokhaaga ka hadal ana kayga bro anigu wxan ka mid ahau team dirisle hadana wxan u arko inay run tahay kama amusayo
@mabaxayijr1285
@mabaxayijr1285 3 жыл бұрын
@@missabdure2852 xaqirad maficno😖
ANIGA IYO HABOON SIDEEN ISKU BARANAY // STORY TIME
23:14
Dirisle Abdi
Рет қаралды 123 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 9 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 30 МЛН
VALENTINES DAY  PRANK // ASHWAQ AYAAN KA YAABSADAY😳
9:02
Dirisle Abdi
Рет қаралды 150 М.
Boqor Buurmadow Oo Garaad Jamac Garaad Cali  See Ayuu Wax Oogasheegii Karaa
15:44
SIRTAA SHIRKII SHIINAHA AMAR ALLE LAAKIIN 9 September 2024
44:01
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,2 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 9 МЛН