Maxay Qasab u Tahay in Aad Ku Faraxdo Dhacdooyinka ka Cusub Sudan !

  Рет қаралды 63,862

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 403
@FarhanAdem-hj5nu
@FarhanAdem-hj5nu 13 күн бұрын
Guulihii Muslimiintu way bilaabmeen. Tusbax furmay Allaha ka dhigo.
@Barcelonafan2_41
@Barcelonafan2_41 13 күн бұрын
Aamiin 🤲
@Randa17
@Randa17 13 күн бұрын
Aamiin 🤲
@Caalim267
@Caalim267 13 күн бұрын
Aamiin
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 13 күн бұрын
Aamiin
@Khaamani-bl6gu
@Khaamani-bl6gu 13 күн бұрын
Xamaasnna qodobadii heshiiska badankoodii yahuudu way aqbaleen
@EsmaElmi088
@EsmaElmi088 13 күн бұрын
Wlhi xalay baan salaatu layl ugu ducaynayeey ma ogayan gushooshoda madaman khadka ka maqna🥺 mabruuk ya ikhwatana❤
@Zackdhulmareenwiilhoog1
@Zackdhulmareenwiilhoog1 12 күн бұрын
Bakh bakh ma mooda nin wadan leh Maad ilowday wadankaagii Maxaad somalia 🇸🇴 ugu ducayn wayday 30 is cunaysaaye
@Cr7_Admire
@Cr7_Admire 11 күн бұрын
Inuu U Duceeyay Maa Og tahay Adi ​@@Zackdhulmareenwiilhoog1
@CaishaQalbi-k4z
@CaishaQalbi-k4z 9 күн бұрын
​@@Zackdhulmareenwiilhoog1 run bad u shegtay😂😂😂
@User7654suy
@User7654suy 13 күн бұрын
﴿وَأُخرىٰ تُحِبّونَها نَصرٌ مِنَ اللَّهِ وَفَتحٌ قَريبٌ وَبَشِّرِ المُؤمِنينَ﴾ [الصف: 13 - 13]
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 13 күн бұрын
Guusha umadda muslimiinta saxda ah waanku farxaynaa waayo waa walalahen oo mu,miniintu waa walaalo.munaafiqinta iyo daalimiinta ilaahey ha jabiyo oo habaabiiyo aamiin
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 13 күн бұрын
Aamiin yaa Allah
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 13 күн бұрын
Allahu akbar wlhi intaan ku farxaan waliba ula ilmeeyaa ilahayow nasriga noosoo badi
@jihanahmedosman1784
@jihanahmedosman1784 13 күн бұрын
Guusha Islamka waa ku farxaa wllhi ❤️😭
@fiidowmrk
@fiidowmrk 13 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@umusafa9915
@umusafa9915 13 күн бұрын
Scw scw scw
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 12 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam
@JordanibeBajole-bm7px
@JordanibeBajole-bm7px 13 күн бұрын
Omarow sxb allah haku barakeyo khayr allah kuu siyo.mid kale dadka qadka cuna taloyin ayn kaga bahanhy adiguna naa cayeyn sxb fadlan iso jawab.
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 8 күн бұрын
Aniga xitaa waan cuni jirey hada laakiin waan iska dhaafey alx
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 8 күн бұрын
Makuu sheega qaabka ugu fudud aad isaga dhaafi kartid
@abdiazizahmed970
@abdiazizahmed970 13 күн бұрын
Guusha islamka ayan ku faraxsnahay si automatic iyo mamulada islamka ceebta uso jiiday in la jabiyo guul islamka dhamntiin
@popular7493
@popular7493 13 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 واحفظ المسلمين أجمعين يا رب يا رب يا رب
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 13 күн бұрын
M.a qofka ugu horeeyo waa idin salaami dhamantiin❤
@warsameamarewacays
@warsameamarewacays 13 күн бұрын
Alah ha ugargaaro somalida iyo umada Muslim ka ah
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 13 күн бұрын
الله اكبر mar kaste waan uso duceyn jiray sudaan sujuudan ayaan ugu so duceyn jiray saalad walba oo an tukado walhi aad ayan u farax sanehey. الحمد لله 😭😭😭🤲 falastiin waxan raynaya inuu iga aqabalo ducada aan u duceeyo marwalba. الحمد لله 😭😭😭😭😭😭
@popular7493
@popular7493 13 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد ❤️
@Zakariyegurey58
@Zakariyegurey58 13 күн бұрын
Wan ku farxad guusha ciidanka Xooga dallka sudan waa hoyga cilmiga iyo xadaarada africa loso raadsado guuleesta
@Silentman3838
@Silentman3838 13 күн бұрын
Wararka maalmahakan socda waa warar u roon dhagaha muslimminta ilaahay haka dhigo guulo is daba jooga oo wax weyn bedela insha allah
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 13 күн бұрын
Alxamdulillah alla ha u siyaadiyo,midnimadda qiimahaas ayee leedahay Somali hadey midoobi lahaayeen Cadow walba dhaqsa ayey kaga adkaan laheen nasiib xumo cadowgi ayaa la walaashadey
@hoodomoh3118
@hoodomoh3118 13 күн бұрын
Guulihii Muslimiintu way bilaabmeen Tusbax furmay Allaha ka dhigo❤
@xaajiisaaq108
@xaajiisaaq108 13 күн бұрын
Allahu Akbar ❤❤❤
@hawohassan4630
@hawohassan4630 13 күн бұрын
Mashaa Allah masha Allah Illahow guusha sii O ugargaar bilaadul Muslimiin dhamaantood cadawgana kaqabo
@dhhol77
@dhhol77 13 күн бұрын
Wlhi intaba waa ku wada farxay cidna ima farin damiirkeyga cafimdka qaba ee rabaaniga ah ayaa i faray guul ayn u rajyna ciidanka suudaan💔😭
@CISMAANCG
@CISMAANCG 13 күн бұрын
Waan ku faraxsanhay wallahi waayo waxaan dareemayaa in kuwa sharta wada ay duminayaan wadan muslim ah imaaraat ma aha kaliya waxaa wax wada Reer galbeed
@haa8793
@haa8793 13 күн бұрын
Rergalbed qamìs xiran waayo baayo
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 13 күн бұрын
Emarat wa cdw xasan dani madobe intaba wa Emirates 😢
@abdijaliil6985
@abdijaliil6985 13 күн бұрын
Aad iyo aad bro kuli waa emarat
@AnnoyedEagleRay-rj4fx
@AnnoyedEagleRay-rj4fx 13 күн бұрын
Iyo farnaajo
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 13 күн бұрын
@AnnoyedEagleRay-rj4fx😂😂😂 qof xanuunsan aduunka ayey isku necbanaayeen guuldaradiisa xita imaaratka kadambeeyey
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 13 күн бұрын
Xasan qof kaxun Somalia masoo marin
@Alon_404
@Alon_404 13 күн бұрын
iyo farmaajo
@ismaanyare16
@ismaanyare16 13 күн бұрын
Allaahu Akbar wallaahi waan ku faraxsanay guusha muslimiinta dhammaan Al.x
@AadamHassan-e2c
@AadamHassan-e2c 13 күн бұрын
الله أكبر كبيرا والحمد لله كثيرآ وسبحان الله بكرة واصيلا
@Mohammed.Moallim.H
@Mohammed.Moallim.H 13 күн бұрын
هنيئا لكم يا أهل سودان، تحيا سودان، أبو منصور الصومالي ،من صومالي 🇸🇴
@BilaAbdi-t7x
@BilaAbdi-t7x 13 күн бұрын
Ustaad mahatsanid Mrka horE Omar insharr FrOm hrgysa ❤🎉
@Saabiridriscali
@Saabiridriscali 13 күн бұрын
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيم
@maandeeq26
@maandeeq26 13 күн бұрын
Ku sali nabiga scw
@calicabdiraxmaan1296
@calicabdiraxmaan1296 13 күн бұрын
Gusha muslimiinta ee aan u shaqayn reer galbedka markay guulaystaan waan ku farxayaa waana qayb kamida muslinamadayda guul ayaan lee yahay dawladaha suriya iyo sudaanba
@lderow2192
@lderow2192 13 күн бұрын
Wallaahi aad ayaan ugu farxay illaahay waxaan ka baryayaa inta dhiman in uu dhameystiro Amiin
@MaxamednuurXassancali
@MaxamednuurXassancali 11 күн бұрын
Ilmo amisoon moyee inta kale waa ay ku faraxsanyahiin guulaha muslimiinta🎉
@MahamedAli-p7r
@MahamedAli-p7r 13 күн бұрын
Jazakalaah khayr cumar ishaar judigaaga
@MaxamedCabdiraxman-o2b
@MaxamedCabdiraxman-o2b 13 күн бұрын
Maashaa .Allah sanadkan waa sanad lama ilooobaan ah waa sanadkii burburkii cadawgii wadamada musliminta soo maray❤❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 11 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@haybischannel
@haybischannel 13 күн бұрын
Insha allah sanadkani wuxu noqon dona sanadka guusha muslimiinta Aamiin dhaha walalyal❤
@kingyaasin8580
@kingyaasin8580 13 күн бұрын
Alaha akbar ❤❤❤❤ Somali aan sogena insha alaha
@OGAALKA_CHANNEL
@OGAALKA_CHANNEL 13 күн бұрын
Mashaa allaah sudan Allaha SOO celiyo dacmusarric iyo UAE Allaha burburiyo
@-Y95
@-Y95 13 күн бұрын
Mashaalh ❤😢🤲
@MOHSHIED
@MOHSHIED 13 күн бұрын
Illahay haku xifdiyo wll
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 13 күн бұрын
Allah akbar guul sudaan nabad Allaha ha ka dhigo insha Allah ❤❤❤
@Cadimukhtarisxaag
@Cadimukhtarisxaag 13 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤😊
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb 13 күн бұрын
Cumar inshaar allaha ku barakeeyo cadowga ilaahey hakaa qabto shartiusa Soodaanasn allaha xifdiyo dhamadn muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogas
@SuldaanoIsmaaciil-v2d
@SuldaanoIsmaaciil-v2d 13 күн бұрын
All xamdulillah cumarow ma qiyaasi kartaa in magaalo somaliya ku taal ay ku hakadaan diyaaradaha saadka usidey mujrimiintaas emaradku taageero oo habeen iyo maalin kasoo duullaan allow hanoo qaban waxey sameynayaan madaxda damiirkii islaanimo ka tagey
@CiiseAxmed-b6w
@CiiseAxmed-b6w 13 күн бұрын
اللهم عز الإسلام والمسلمين 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 8 күн бұрын
الحمد لله دائما وابدا 🎉❤😊
@AbdirahmanMohamed-fe1bw
@AbdirahmanMohamed-fe1bw 13 күн бұрын
Mashaalah alle ha guuleeyo unada islaamka
@SadamHusen-em1xb
@SadamHusen-em1xb 13 күн бұрын
😂😂 maya omar Wllky Marka laga hadlo dad ama dal islam ah oo dhib ka soc waxan daremaya inan inan Hal shakhsi iyo hal umad wada nahay❤❤
@Daad7
@Daad7 12 күн бұрын
Asc Walal, Waxaan Kuugu Hambalyeynayaa Farxadda Reer Falastiin Iyo In Si Kastaba Ha Ahaatee Cadowgu Ku Khasbanaaday Heshiiskaas. فلله الحمد والمنة.
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh 13 күн бұрын
Muslimin kasta ôo dhiban ilahay dhibatada haka saaro muslimintu xiliga ay farax San yihiin xalaalban ku seexdaaa i ❤ oll muslimiin ❤❤❤
@deeqxasan191
@deeqxasan191 13 күн бұрын
Anigoo hadalya oo fikirkayga ka hadlaya ayaa lagu moodaa cumarow alle baarik
@Zolaouais
@Zolaouais 12 күн бұрын
Salam guy's somali, come in Djibouti ❤your people somali need you to building ❤city
@GuuleedCali-k3g
@GuuleedCali-k3g 9 күн бұрын
Asc zxp
@umams2905
@umams2905 13 күн бұрын
Cuku shisheeye kalkaal Ilahayow rog 😢dhamaantood qofkasto wadankisa cadow u raacay ama ugacan galiyay
@Najmoabdiladiif
@Najmoabdiladiif 13 күн бұрын
Horey soco garowe kala socdaaa🎉
@MahamedMukhtar-x1r
@MahamedMukhtar-x1r 13 күн бұрын
Guul oll Muslim ☪️ 🎉
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 13 күн бұрын
🥺.🥺 .🥺. ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf 13 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@elahmedy8861
@elahmedy8861 13 күн бұрын
Guusha iska Caabinta Syria Waxay Dhiiragalin & shidaal u noqotay Dhamaan Muslimiinta Allahu Akbar❤
@sakariyexasan-n5y
@sakariyexasan-n5y 11 күн бұрын
masha allah ❤❤
@KhadraCabdullahi-e2t
@KhadraCabdullahi-e2t 9 күн бұрын
Islaamku meel walpu jogo alle haguuleeyo
@Fatima-m1l6o
@Fatima-m1l6o 12 күн бұрын
Mashallh maalin un فلسطين حره ان شاءالله
@HebelHebal
@HebelHebal 13 күн бұрын
أحسن الشعب في العالم هو شعب السودان و الشعب اليمني ٠❤
@Abu-abraar
@Abu-abraar 13 күн бұрын
ولله العظيم صدقت
@Abu-abraar
@Abu-abraar 13 күн бұрын
صدقت والله العظيم ❤
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 13 күн бұрын
Allahu akbar ❤❤❤ shukran omar
@yaaskacade-il2ir
@yaaskacade-il2ir 13 күн бұрын
الحمد لله ثم الحمد لله الله اكبر ولله الحمد
@Gofagaro
@Gofagaro 13 күн бұрын
From Djibouti ,salaam Alaykum .this is super in soudan
@masuodhassan-qp8ol
@masuodhassan-qp8ol 13 күн бұрын
الله ينصرهم
@UbaxMustaf-s4z
@UbaxMustaf-s4z 12 күн бұрын
Ustaad Cumar waanku salaamay
@CabdkariimMaxamuud
@CabdkariimMaxamuud 13 күн бұрын
❤❤❤❤الله اكبر❤❤❤❤❤
@AhmadmahamedOmar
@AhmadmahamedOmar 3 сағат бұрын
Guushu cidamada qaranka somaliyed taageer mudane ayagaba Malin kasto Allahu akbar ayay dhahane
@mustafemaxamed1475
@mustafemaxamed1475 13 күн бұрын
والحق سينتصر بإذن الله والحق سينتصر بإذن الله والحق سينتصر بإذن الله
@AhmedMoxamud
@AhmedMoxamud 13 күн бұрын
Masha allah allowuslimiinta❤❤❤❤❤
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 12 күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@NasraSheeqxuseen
@NasraSheeqxuseen 13 күн бұрын
الله أكبر الله اكبرSuudaan guul iyا gobanimo❤
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 13 күн бұрын
Allow mahad dhamaanteen aday kuusugnaatay .ya rabby adaa mahadsan alxamdulilah, Alxamdulilah ya Allah .
@Cabdicasii-v8p
@Cabdicasii-v8p 13 күн бұрын
Maya waxlacaga la imasiin cidna imashegin lkn waxanku farxay walaahayga siriya e dhiig yacabkuhayty illaahy ayaakadulqaady xaam o guulaysatan waxay kadhigantahy muslimiinta o guulaysaty allaahu akabr
@kassimharuun
@kassimharuun 13 күн бұрын
الله اكبر يا شعب السوذان العظيم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw 13 күн бұрын
Dumigaa diidnhye guul ayn dhamaan in aye guul sohoyaan Allah ay sheegaye wan Ku farxsanye
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 13 күн бұрын
Sudaan iyo Soomaaliya, Islaamkaba allaha guuleeyo
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 13 күн бұрын
shukran ustaad
@CataasJp
@CataasJp 7 күн бұрын
Waxaan ugu farax sanhy waa dad muslim ☪️ muslimiinta mel walba ay joogan ha guulaystaan💉🩸💪🤝
@MaftuuxAli-v6t
@MaftuuxAli-v6t 12 күн бұрын
Casrigi musliminta la galaya insha allah
@laylaacabdi6867
@laylaacabdi6867 13 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله العزة وللمؤمنين
@maryamcumar5898
@maryamcumar5898 13 күн бұрын
Cadowga islaamka mel walboy jogan Illahay ha jawiyo aamiin yaarabi
@KaahiyeCabdiyare
@KaahiyeCabdiyare 12 күн бұрын
Lacag now way❤I'm Muslim ☪️ ♥️ ❤️
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 13 күн бұрын
Nasri Illahay, Afghanistan Xoor, Syria Xoor, Sudan Xoor, Insha ALLAH Palestine Xoor Noqoone doonta.
@Hasaam930
@Hasaam930 13 күн бұрын
Manta uunba war lagu farxo kamaqlay anigu allow sudan nabad iyo isku dubnida shacabkoda usiyadi yaa rabi ❤
@bintu_abuukar
@bintu_abuukar 13 күн бұрын
نحمدك ونشكرك يا ربنا
@maxamednuurmahdi3288
@maxamednuurmahdi3288 13 күн бұрын
Assalamualaikum it's victory our family's in sudan❤
@abdiqaadirsheekhxasan8995
@abdiqaadirsheekhxasan8995 13 күн бұрын
Guulaysta ciidamada suudaan ❤❤
@Mssqosalwanag
@Mssqosalwanag 13 күн бұрын
اللهم منصر اخواننا أهل سوداني نصرا عزيزا ❤
@KhadarAfgaab-y7
@KhadarAfgaab-y7 13 күн бұрын
Wllahi abaal weyn baan u hayaa rag suudaanin I love sudanese people for the sake of ALLAH♥️
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 13 күн бұрын
Allahu akbar dunida muslimiintu waa xoroobeysaa sida muuqata allahu akbar😢
@cabdimoha4661
@cabdimoha4661 10 күн бұрын
الحمد لله الله اكبر
@Dailyword862
@Dailyword862 13 күн бұрын
Our brothers from another mother I'm happy your victory ✌️
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 13 күн бұрын
Somalia allahu akbar❤sudan mashallah
@MaxamedcarabChannel-d9y
@MaxamedcarabChannel-d9y 13 күн бұрын
الله اكبر❤❤❤
@abdikarimabduqaadir9522
@abdikarimabduqaadir9522 13 күн бұрын
May Allah dartiis ayn ujeclaaday Afghanistan syria sudan
@RamzanBoy2030
@RamzanBoy2030 13 күн бұрын
Waa wax lagu farxo runtii ❤🎉
@MuuseWehliye
@MuuseWehliye 12 күн бұрын
Maya cidna iguma qasbin farxadu waa in aan ahay Muslim qadiyad leh guusha muslimiinta waa guusheyda في اصقاع العالم
@mohamudadan9036
@mohamudadan9036 13 күн бұрын
Guusha oo muslim gaaro waa guul amadda islaamka oo dhan oo gaaro allah hagarab galao ciidanka suudaan
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
الانصرافي اليوم الثلاثاء 28-1-2025
1:07:50
السودان اليوم
Рет қаралды 4 М.
Sirta Suuratu Huud | Xalka Mashaakilkaada oodhan insha Allah
14:21
500? Waxaan diyaar la'ahay 600 Bilyan laakiin waa in aad !?
15:38
Saxaraha Ciraaq ilaa Hogaaminta Suuriya | Qisada Axmed Asharc .
16:51
Senator Richard Onyonka mocks Sossion and MP Ruku over Ruto's failures
5:25