Maxay U Qaataan Malaayiin Dollar ? .. Arrinku Sidaad Umalaynayso ma ahan .

  Рет қаралды 181,010

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 576
@selimkhan705
@selimkhan705 Жыл бұрын
Aan aragno cida jecel Nebiga scw SCw. Kuna saliya.
@cadnaankaraanka6923
@cadnaankaraanka6923 Жыл бұрын
ma cid rasuulka neceb baa jirto xoolo like raadis ah.
@salmashire764
@salmashire764 Жыл бұрын
@@cadnaankaraanka6923 ma.aragty horta
@selimkhan705
@selimkhan705 Жыл бұрын
@@cadnaankaraanka6923 Ma like ii saaraad iga maqleysay aniga. Xooluhu iyaga ayaa is yaqaan waaryaa.
@cadnaankaraanka6923
@cadnaankaraanka6923 Жыл бұрын
@@selimkhan705 af soomaaliga iska sax marka hore adoo kale waa aqanaa meelaha heesaha xitaa salliga xabiibkeena muxamad (scw) baa la dultaagan tihiin. mowduuca laga hadlaayo maka hadashid markaa salliga rasuulka scw like ku raadineysid.
@cadnaankaraanka6923
@cadnaankaraanka6923 Жыл бұрын
@@salmashire764 like baa madaxa ka gashay bal ma lacag bee u noqon acuudubillaah.
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
kusali saliga Nebigena Muhammed scw scw The best person ever The most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed ❤️❤️❤️🕋🕋🕋
@suheelatuutaa5978
@suheelatuutaa5978 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
@apdiwalimk
@apdiwalimk Жыл бұрын
Scw scw wcw scw
@hasno8378
@hasno8378 Жыл бұрын
Scw
@mahamudcade8533
@mahamudcade8533 Жыл бұрын
❤️ sallallahu caleyhi wasalam ❤️
@maxamedc.qadadircumar6521
@maxamedc.qadadircumar6521 Жыл бұрын
Scw scw scw ❤️‍🩹❤️❣️
@Teacherdufaan
@Teacherdufaan Жыл бұрын
Ku sali rasul keeni ❤scw scw ❤
@ahmedabdullahiibrahim9484
@ahmedabdullahiibrahim9484 Жыл бұрын
Ku saliya nabi muxamed scw
@mazuttawaleh4846
@mazuttawaleh4846 Жыл бұрын
Waa sax inta aan ka fahansanaa ayaad in kale iigu dartay mahadsanid walal
@jacaylkena1037
@jacaylkena1037 Жыл бұрын
Ilaahayow rabadaan khyr nagu gaadhsi
@abdikarimhassanosman1939
@abdikarimhassanosman1939 Жыл бұрын
Nabigeena kusaliya scw
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Жыл бұрын
Scw scw scw
@abdullahiali175
@abdullahiali175 Жыл бұрын
Scw❤
@mariamuthaqifah6708
@mariamuthaqifah6708 Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@abdiselam_muse
@abdiselam_muse Жыл бұрын
Exactly! Point baad ka hadashay.
@ciiseaxmedcabdi2829
@ciiseaxmedcabdi2829 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad runtii wax badan kaa faaiday arinkaas sidaa uma malayn jirin💯
@dahabshiil7021
@dahabshiil7021 Жыл бұрын
Cr7
@saarashaad1347
@saarashaad1347 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal omar in badano ka fahansana ayaa in badan oo kale iigu sii kaabtay dhamaaan tusalayasha bixisayna waxay qof walba u hor seedayan inuu si fudud u fahmo. Mahadsanid.
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
Ilaahay khyr haku siiyo wlhi waan ku wareeray Wxn is dhahaa maxaa wiilyar oo kubad ciyaara uga mushahar badan yahay madaxwaynaha Maraykanka
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 Жыл бұрын
Maxaa wiil yara way ku dhali karaan
@mohamedabdikadir7
@mohamedabdikadir7 Жыл бұрын
Mansha allaha Cumar inshar codkaaga allaha kuu barakeeyo
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 Жыл бұрын
Waryaahee somaligii baad baratay Dhagayso adaa lagaa sheykeenayaa
@nimanali2107
@nimanali2107 Жыл бұрын
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@zakariasalah1595
@zakariasalah1595 Жыл бұрын
Thank you for the clarification.
@MotivatePeak00
@MotivatePeak00 Жыл бұрын
Amar inshar waan ku salaamay wll Mar uun baan kulmi insha allah
@Wadaniga178
@Wadaniga178 Жыл бұрын
Thanks videogan wxd iigu cadaysay inaan saxnaa malinkas waayo dood bishi hore class waxbarasho oo France Ku taala na dhex taalay Aya Ka dodaynay lacibinta misharkoda aniguna wxn aha dadki Ku dodayay inay uqalman misharkan oy wxy shaqeysten tahay lacibinta badankoduna ay wada qaadan lacag badan.
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Жыл бұрын
👍👍👍👍👏🏽🙏aha imikan fahmay mahadsanid ustad
@suhaybsafiirka4186
@suhaybsafiirka4186 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid waxbadan baa ii baxay
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay m.a Ustaad omar waan ku salaamay🥰
@Amiinadam10
@Amiinadam10 Жыл бұрын
The real goat 🐐 don cr7 🎉
@معاد-ظ2خ
@معاد-ظ2خ Жыл бұрын
Dikriga alle badi wall maalin qabriga aad gali doonto ayaa jirto aad jaanis uheleeynin I.n 🥰🥰🥰
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always legendary keeps goings Omar inshar another's levels ogansho interests people's cr7 💯💪💯👍😎
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤
@maazinmaxamed9193
@maazinmaxamed9193 Жыл бұрын
Yaa masid
@adenisaak3686
@adenisaak3686 Жыл бұрын
Y
@memonxalima4499
@memonxalima4499 Жыл бұрын
We loved it thank you 🎉
@Majidabd.b5
@Majidabd.b5 Жыл бұрын
Luqadada tix geli😬
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 Жыл бұрын
The real ceesaan Ustaad anoo qosli rabin ayaad iga qoslisay 😂
@maslaxmedia6805
@maslaxmedia6805 Жыл бұрын
Greatest of all time cr7 ❤❤❤❤
@nasritaabdi4671
@nasritaabdi4671 Жыл бұрын
Mahadsanid Omar inchar
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
ALLAH HA CAAFIYO INTA XANUUNSAN
@duurjoog6975
@duurjoog6975 Жыл бұрын
Aamiin yaa Alaah
@djprince5904
@djprince5904 Жыл бұрын
Aamin
@caishaahmed5925
@caishaahmed5925 Жыл бұрын
AMIIN
@abdihakimsheikh7724
@abdihakimsheikh7724 Жыл бұрын
Mashaallah qabka ama habka ad wax inofahansiso ayaaba inaba caadi maahan
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 Жыл бұрын
Goat CR7 , wuu u qalmaa 200 M iyo wax kabadanba, Lugtiisa ayaa u goysay. 🐐❤️
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
Sax weeye runtii goat ronaldo lugtiisa u ku qaatey lacagta lugta maa ka goonayna hee 🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Uma qalmo lkn adunyo waxy tarysaba iska yar ba hadiba anu islam ahayn
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
@@maxamedyuusuf6593 wan kugu racasany saxib uma qalmo lkn somalidan ninkan kadaba dhacsan ayan kayabay shakhsiyadisa macbi diintisana kuma faquqayo anigu lkn inaad kadaba dhacdo qof ilahi aburay beniyay iyo rasulkisi usodiray hadad dabagasho ama kudayado wa darxumo wayn Wx lagadhay wakhtigi nabigu inoshegay e u yidhi godmasa lugalay haday galan wadka daba galidontan gaalada
@ismadhibto8172
@ismadhibto8172 Жыл бұрын
waa sugaayey vedio gaan😍
@samibulshale9919
@samibulshale9919 Жыл бұрын
Greatest of all time Ronaldo 🐐
@Mohan-2034
@Mohan-2034 Жыл бұрын
Tusaale ka dhow kuwa ogaansho : Hadii ogaansho daawashadiisa ow bato waxaa badanaayo lacagta ow helaayo sababtoo ah wuxuu soo galinaayo youtube ayaa badanaayo mar waliba oo daawashada channelka bato waa mar waliba ow helo lacag badan
@iqrahasan8768
@iqrahasan8768 Жыл бұрын
😃😄
@maazinmaxamed9193
@maazinmaxamed9193 Жыл бұрын
Waa masid
@ahmedzack4874
@ahmedzack4874 Жыл бұрын
Greatest of all time CR7🖤🤴
@Aryaahmed179
@Aryaahmed179 Жыл бұрын
WlZha miyuu wasaa😂
@ahmedzack4874
@ahmedzack4874 Жыл бұрын
@@Aryaahmed179 sham on you bilaa dhaqan baa tahaye😂😂😂
@shakir4471
@shakir4471 Жыл бұрын
@@Aryaahmed179 😂😂😂
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
Legend baa tahay Ahmed zack 🧡 Goat ronaldo 🐐👑
@ahmedzack4874
@ahmedzack4874 Жыл бұрын
@@NajmitaMGaani Thank you shp❤️
@hassanosman9539
@hassanosman9539 Жыл бұрын
Gaal la buun buuniyay weeyaan isaga iyo kuwa kale , laakiin waa sax sadaad sheegtay bro inta ay ka faaiidayaan baa ka badan inta ay siinayaan, waxaan aad ula yaaba dadka dhiiga ushaba Messi iyo Cr7 kubada koox waad taageeri kartaa laakiin muhiimad weyn hasiin yacni shaqsi ama kooxda yay na dhiigaga raacin sida balwadaha qaar talo walaalnimo
@sacdianasib411
@sacdianasib411 Жыл бұрын
Wll omar waxd isticmashy erayga (GOAT) yacni cr7 GOAT 🐐 lkn macnaha dhabta ah mahn sida aan anagu u isticmaalno GOAT ( the Greatest of all time ) ,ee macna kale ayu leyhy yacni ereyga waxa loo isticmaala sida aan maqly shaydanka siba marka ay hortagn yihin illaha ay caabudan (والعياذ بالله) ,waxn rajyn inaad research badan soo samyso oo muqaal noga soo dhigto. Thanks bro 🙏
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 Жыл бұрын
Waaloosoo gaabiyey dee G: greatest O: of A: all T: time Waasidaa Markii loosoo gaabiyey baa la mooday ridii caadiga aheed hhhh
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Жыл бұрын
Kusali Xapiipka Muxamed Scw
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
Greatest of all time ronaldo 🐐🐐 Ronaldo wuu uqalma lacag intaas le’eg iyo mid kabadan waayo waa waa king of football 👑👑
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 Жыл бұрын
Sis wake up to reality goat Leo madhiman
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
@@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 Ronaldo oo nool messi goat ka dheer ninka dunida ugu goolasha badan ayaaba jooge messi ga aad sheegayso muxuu yahay 😏😏 Mr Champion league cr7 lama joojiye inta uu joogo messi goat maaha sxb waa daalan tahay 🤣🤣
@profhamseibrahimmohammedsh9525
@profhamseibrahimmohammedsh9525 Жыл бұрын
@@NajmitaMGaani world cup ayaa meesha maraya markaasaad champion sheegdheegaysaa isku xidhood
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
@@profhamseibrahimmohammedsh9525 ninka dunida ugu goolasha badan ayaa meesha maraayo markas sheegaysa nin aan ku jirin kaalinta labaad raga ugu goolasha badan aduunka laftirkaga isku xishood kubad waxba kama taqaanid immisa laacib world cup haysta Bal iisheeg hal laacib oo 5 champion iyo 820 gool iyo waliba 5 ballon d’or isku haysta Anigu waxaaba layaba dadka dhaha ronaldo iyo messi yaa goat ah 🤣🤣🤣 Weyba iska cadahay inuu ronaldo yahay the real goat ee way is daalinayaan 😅😅😅😅😏
@anisaaragsan5950
@anisaaragsan5950 Жыл бұрын
@@NajmitaMGaani waa dad aan kubada cagata aqooon cr7 mxuu kubada ka semeyey miisi ma sameyey markas ku leeyihiin worldcup oo qaaday mesi
@issacksheikh7171
@issacksheikh7171 Жыл бұрын
Asc wll Omar inshar mahadsanid waxaa jelaan lahaa inaad nosharaxda sida loistacmaalo cup like world cup sidey lacag ugu sameyaan wadanka kuguulayta soona cilindoona fadlan noso samey cashir kusaabsan tasi thank you waiting for your response.
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy Жыл бұрын
Wey sahlan tahay wlaaal cup ka wey so celinayaan balse lacagta qiimihiisa ayaa lasiinayaa kooxdq
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 Жыл бұрын
Koobku waa dahab cidna si fudud ku qaadanmayso Ilaa iyo 1950kii sidii loosameeyey buu uyaala
@falkiye0079
@falkiye0079 Жыл бұрын
Asc Ustaad Cumar Inshaar waad ku mahadsan tahey Barnaamijyada Aad Nosogudbisid
@diazparomedia
@diazparomedia Жыл бұрын
Wa arin xasasi ah wakhtigeedi ayaad kaso hadashay🙏
@aliaxmed2275
@aliaxmed2275 Жыл бұрын
Keep giong sxb 💪
@abusharma9221
@abusharma9221 Жыл бұрын
Well informatively sir!!
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Жыл бұрын
Mahadsanid wxna ogayn ayaan kaa faaiiday macluumaad wngsan aad ayey isu badashay aragtideydii
@caskaoficiall9116
@caskaoficiall9116 Жыл бұрын
FIRST MY FAV KZbinR😍
@elmanmohamed118
@elmanmohamed118 Жыл бұрын
Hh sxp mrka hore mawducyadada wan xiseya coz qof biased ah matihid midakle caqliyada dadka qaar mrka aragtid waala yabesa waxan inbadan arki jiray dad leh Qatar mxay balayin dollar ugu qasarinesa kubadxun buufin la aaryeyay ah may waxas oo lacag ugu deeqan falastiin Aygo Ka dhigayo in Qatar waxaso lacag sadaqo ahan ama bilash koobka aduunka ugu bixisay qaar ayad arkaysa leh carabi caqli malahn carabta WA Kan WA naago mka taqana qof dalkisa hormarsan yahy is ciyalen xad dhaaf ah Somalida Ku arkaysa
@roumanH7889
@roumanH7889 Жыл бұрын
Cristiano Ronaldo le meilleur joueur de tous les temps 🐐
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
True goat cr7 🐐🐐❤️
@ipraahiimabdirizak3204
@ipraahiimabdirizak3204 Жыл бұрын
War maxad so qortay
@xalimaaadan6294
@xalimaaadan6294 Жыл бұрын
Estoy de acuerdo contigo 😇
@yakaleboy1579
@yakaleboy1579 Жыл бұрын
Translation marku kugu cusubyhy dib wye wlhi 🥺💗😂
@yakaleboy1579
@yakaleboy1579 Жыл бұрын
@Xaji Masruuf who is Somaliland tuulo miya
@Nasra-p3b
@Nasra-p3b 3 ай бұрын
Aankusalinonabigeena scw scw
@ikraamarmy9147
@ikraamarmy9147 Жыл бұрын
Cr7🐐🐐👑👍
@AbdiasiisCrisaaq-bv9sz
@AbdiasiisCrisaaq-bv9sz 3 ай бұрын
ilahay dartii ayaan kujeclahayc cumar
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim Жыл бұрын
Ogaansho Real Madrid iyo Ronaldo ayuu katagera Barcelona iyo messi wan daremay 😆 waayo Barcelona koox qaniisiinta tagerto weye halka Real ay shaqo isku laheyn Ronaldo na qadiya Palestine 🇵🇸 ayuu tagera iyo Syria halka messi uu yahuuda tagero 😆
@hassan5896
@hassan5896 Жыл бұрын
Ceesaanta dhabta ah🤣😂😂😂😂
@intafiicanwalalkood6332
@intafiicanwalalkood6332 Жыл бұрын
Rida dhabta ah😂😂😂
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Жыл бұрын
haa waa dulmi caadiya in ciyaartoy yar oo kubad laagaya la siiyo lacagta intaa leeg
@abdulahimahamud4937
@abdulahimahamud4937 Жыл бұрын
Ceesanta Dhabta ah (The Real GoaT)…❤🐐😂
@ayuopterry88
@ayuopterry88 Жыл бұрын
legnd✅omar ogansho🖐️👊
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Halyeey Cumar
@رشيدعمر-ج1و
@رشيدعمر-ج1و Жыл бұрын
السلام عليكم ياعمر نريد أحيانا محفزاتك شكرا
@nadifoaliafrah9436
@nadifoaliafrah9436 Жыл бұрын
Waxaa isbadalay aragtideydii ileen waxaan waa ganacsi mahadsanid ustaad omar
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@SubMoh-ze8oy
@SubMoh-ze8oy Жыл бұрын
Thanks
@jmedia1227
@jmedia1227 Жыл бұрын
barteedaa dhigtay bro, inkastoo maalmahaan dambe uu aad uhooseeyo koritaanka channelkaaga sababta manoo sheegikartaa
@maxaadwardi
@maxaadwardi Жыл бұрын
Wallaahay waa IGA yaabisay waana I qancisay thanks Omar
@Hameez20
@Hameez20 Жыл бұрын
Hhhhh ciyaalnimada nagala tag niyow real goat kulaha kubad shaqadaaada ma ahn
@abdirahmaanxuseen571
@abdirahmaanxuseen571 Жыл бұрын
waa aduunka oo ay qabsadeen qolyo liito ama waxa loo yaqaan صناعةالتفاهة.
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia Жыл бұрын
GALAB WANAAGSAN SAXIIBAYAAL. 5:37PM waa galab jumca ah
@diinishdiini9765
@diinishdiini9765 Жыл бұрын
5:48 jimco wanagsan
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Wlh lacag badan icannimo ciyaar & madadaalo waxba tari maayan aakhiro ciyaryahanadan gaalada ah alle waxa uga baryaa inuu soo muslimiyo gaar ahaan my brother ronaldo COAT🐐CR7❤️ اللهم جعل رونالدو من عبادك المسلمين🤲
@abdullahialidahir444
@abdullahialidahir444 Жыл бұрын
Lkn wllkey ha dhihin waayo musliminta oo kaliya ayaa walaalo ah
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY Жыл бұрын
Your prother cr7🤣🤣
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
@@abdullahialidahir444 aboowe haye mahadsanid hadalkaga wa yelay. Wana ogahay qofka nuslimka ah kaliya aya walal dhab ah ila ah kan gaalka ahna ixtiram ahan wa loo dhihi karaa ani fikir keyga wayo gaaladu waa bani aadam ilmo aadam o dhanna alle aya wada karameyay gaal iyo muslim asagoo u fiirineyn alle gaalada hadaa hadalo wanagsan ku dhahdid naxaris u mujisid magacyo qurux badanna ugu wacdid sida walal iyo waxi la mid ah dinta iyo dadka musliminta ahba sawir fican ayey ka qadanaayan islaamka ine so galaan ayaana macqul ah kaliya dadka caqiiqadooda laguma qimeyo qofkan gaal waye waa rixaa uma jilicsanaanaayo ani ahaan ilama qurux badna intaasna talo iyo inaa ra'yigaa qabo ku fahamsiyo aya kugu so qoray iga raali noqo hadalka wan kugu badiyay abdalla❤️🙏🏻
@abdiasiisxuseenog712
@abdiasiisxuseenog712 Жыл бұрын
@@naagnool8113 😅
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
@@abdiasiisxuseenog712 haye haye🤣😂
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Suuqa Crypto fursadaha yaala 🤑🤑🤑🤑 Aniga waxaan fahmay lacagaha digital ah, haddii aad xiiseynaysid in aad wax ka kororsatid.Waxaan leyahay youtube nagu soo biir borofelkeega ku dhufo adigoo mahadsan.
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 Жыл бұрын
Kii ugu fiicnaa taariikhda kubada cagta waa leo messi shaki kuma jiro lkn ronaldo waa legend kubada cagta waxbadan kaqabsaday💯👍
@ismaaciilraagemaxamed2781
@ismaaciilraagemaxamed2781 Жыл бұрын
😅😅😅👆
@cadnanjesto9741
@cadnanjesto9741 Жыл бұрын
😂😂
@maxamedmoha9334
@maxamedmoha9334 Жыл бұрын
😂😂
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 Жыл бұрын
Xaqiiqada maad kuqosleysaan ronaldo ooyaaye koob aduun muu lugtiisa kuqaaday messi lugtiisuu ku ciil baxay adeer calaacalka joojiya
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
@@AdaweAbdullahi10 wll rolando niyadaa lagadiley wana arin siyaasad kushaleh🤔
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 Жыл бұрын
Ani waxaa layaabay Saudi Ronaldo naagtisa oo adeeganeyso ayaaba suuqi loo xeray 😂😳
@xoriyo77
@xoriyo77 Жыл бұрын
😂😂way u qalantaa because she is the gf of goat🐐❤️
@queenliza596
@queenliza596 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 s
@hothoapdi7028
@hothoapdi7028 Жыл бұрын
😂😂😂😂 wlhi run sheeg
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
😅😅😅😅 goat waaye dee cr7
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 Жыл бұрын
Georgina rudrigez and Cristiano ronaldo Dr avero
@BENMUSA2015
@BENMUSA2015 Жыл бұрын
Xuquuqda baahinta ciyaaraha kooxda (TV Rights) ayaa ah waxa ugu weyn oo kooxuhu ka faaidan ciyaartoyda caanka.
@DeeqoDeeqo-iz5ne
@DeeqoDeeqo-iz5ne Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😍😍😍
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Waaw manshallah master inshar tusalahaga wa icajabiyay xita qof nagol ah aya fahmaya hadalkaga wa sax waxad ilowday kusodawada ogansho
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Greatest of all time cr7
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
❤️❤️
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Alle maha dii weye sodaa xaqiiqada
@taamir10
@taamir10 Жыл бұрын
Greatest of all time leo🐐
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@youtubeSports.Channel
@youtubeSports.Channel Жыл бұрын
@@m.k.7788 wuxuu Ku dhay waa Ridii uGu WanaGSaneed ee abdi kubada Cagta mafahantey Wllka🤣🤣🤣
@youtubeSports.Channel
@youtubeSports.Channel Жыл бұрын
Ridi ebid soo martey kubada cagta 🤣
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 Жыл бұрын
Curyaanku waxba islma hayo
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
Ciyaartooy soomaali Aqbaar nooga keen wll
@azizhassan5828
@azizhassan5828 Жыл бұрын
musharkooda wa 50$ bishii wll
@NajmitaMGaani
@NajmitaMGaani Жыл бұрын
Soomali ciyaartoy ma leh waa beeraleey 🤣🤣🤣🤣
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
@@NajmitaMGaani kuwa koobka qaadaye beeraley mee ahaayee 🤣🤣
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
@@azizhassan5828 🤣🤣 oo cadaa
@emraky8971
@emraky8971 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@sakicumar23
@sakicumar23 Жыл бұрын
Gaot🇵🇹🐐
@DrDHAYOW
@DrDHAYOW Жыл бұрын
Maclnka
@aweysalhadadi2525
@aweysalhadadi2525 Жыл бұрын
C.ronaldo _the_doon_the_real_caysan_. Rida_dhabta_ah_goat_ Yacni_greatest-all-af-time_🐐⚽️👀🥰
@themoo765
@themoo765 Жыл бұрын
wallal cumar waxaan ku weydinayaa horta lacagta laga helo kubada cagta oo ay qataan xidigaha dhelo ee muslimiinta ah ma xalal baa mise waa xaran
@cabdisamad7646
@cabdisamad7646 Жыл бұрын
Cumar inshaar thanks information about sports
@ahmedyunis2146
@ahmedyunis2146 Жыл бұрын
Asc marka hore omar inshar waxaan kamid ahey taageerayaashaa aad kuugu xiran waxaan rabaa inaan kula wadaago
@jawaahirzalaadileeye8642
@jawaahirzalaadileeye8642 Жыл бұрын
Goet wuu uqalmaa intaas io inkabadan🐐🐐🤴🤴🤴🤴🤴💋💋💋💋
@xerdanshaqiiri8981
@xerdanshaqiiri8981 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@AIZEL41237
@AIZEL41237 Жыл бұрын
Waxey ka faaiidaayaan wax weyn
@ismailclever55
@ismailclever55 Жыл бұрын
Wax badan iga qar soonaa ka faadiday m.a wll omar ishaar Allah ku dhowro
@bashkasomali6444
@bashkasomali6444 Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw manta waa jimco
@shukriabdalla5071
@shukriabdalla5071 Жыл бұрын
Mahadsanid
@mohamedabdi-lo1mz
@mohamedabdi-lo1mz Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Muuse99
@Muuse99 Жыл бұрын
Kor aa idinka salaamay idinkoo badan😂
@claahimaxamed5962
@claahimaxamed5962 Жыл бұрын
Asc, codsi! Noo soo diyaari vidoe ka hadlaya cilmiga soomaaliya yaal
@wllsharma
@wllsharma Жыл бұрын
G.O.U.T CR7
@nasri8654
@nasri8654 Жыл бұрын
Alahaku xafido zxp alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido
@skyfilmsvlogs
@skyfilmsvlogs Жыл бұрын
Sxb muhiimadu lacagtaa ma qadanayaa uun wuxu doono ha soo galiyee saw lacgtaa qadan maayo uun
@cashoali7841
@cashoali7841 Жыл бұрын
Ronaldo 🐐 waa goat saxdaa
@Akramthaahir
@Akramthaahir 4 ай бұрын
1m congrats 👏 🎉
@faisalmahamud9140
@faisalmahamud9140 Жыл бұрын
The Real Ceesaan 😁😁
@fartunhassanisse8329
@fartunhassanisse8329 Жыл бұрын
Orgi waaye 😂😂
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 Жыл бұрын
asc dhamaan umada somaliyed jumca Mubarak marka hore marka labaad ronaldo meeshii ow ku soo muslimi lahaay ayow aaday insha allaaho
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 Жыл бұрын
Waan rabaa inuu islaamo Waala lahadlayaaa markaasu islaami
@nasrimohamed-op7jr
@nasrimohamed-op7jr Жыл бұрын
wax badan ba na iska kaya badalay mahadsanid
@zamzamwarsame8874
@zamzamwarsame8874 Жыл бұрын
Suleekho ladan magac iga gadmay hore usoco ban ku leeyahay ustaad omar 😂😂😂
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 228 М.
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 64 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26