maxa naga galay waxd tahay iyo waxad aaminsanthy yaa ku weydiyay bal 😂
@Solo-mh5cm2 жыл бұрын
@@nawaadxusen9879 dadka kale oo meeshaan ku xiran ayaan u sheegay adiga kamid ma tihid🥰😍
@nawaadxusen98792 жыл бұрын
@@Solo-mh5cm mataga meelaha la qabo waxan cidi ka dhageysan mayse kkkk
@Solo-mh5cm2 жыл бұрын
@@nawaadxusen9879 Adi kuumaba sheeginba
@suleimanosman79802 жыл бұрын
@@nawaadxusen9879 legend aa thy wlhi ♥️🤝
@JACVARSHAR1V2 жыл бұрын
USTAAD ✊✍️
@princeabdirahmanfarah2 жыл бұрын
Allah ayaa mahad leh. Naga digay dad Muslim ah
@iskahubi32642 жыл бұрын
Ilaaha aad sheegayso inuu adiga islaam kaa dhigay sabab uu Buddhist-ha uu islaam ugu dhigi waayey? Miyuu kala jecelyahay dadkiisa qayb uu ugu tala galay inuu gaalo ka dhigo uu cadaabo iyo qayb uu ugu tala galay inuu jano galiyo oo uu muslimiin ka dhigay! Qof diin haysta oo ilaahiisa ugu mahadcelinayo diintaas uu haysto markaan arko waan la yaabaa taasi waxay cadeynaysaa in Diimahaas aad haysataan idinka aadan shaqo ku leheen oo ilaahaas aad aaminsan tihiin idinka dhigay
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 Adigu Islam ma tihid miyaa
@osmanmahamud27242 жыл бұрын
Kuwio Somali haysta majiran wariye
@sportsarenaeast962 жыл бұрын
Manshallah bro
@munnaabdi89712 жыл бұрын
Subxnaalah
@sadiiqahmed30592 жыл бұрын
Man Sha allah bro wax badan baa kaa faa, iiday
@cabdiraxmaancabdirizaaq87122 жыл бұрын
Wad mahadsan wll 👍🏻
@abdirahmanmohamed18042 жыл бұрын
M.a sxp qli khayr allaha kusiyo sxp hal mid baan rabey inan ku shego waxana uwydiyay waye marka aad dhamaysid barnamijta nocana o diimaha kahadlaya sxp adiga omahadsan usheeh dadka inay waxa ay aamin sanyihiin ay khalad tahay dadka aan diinta sifiican ufahan sanayn waxa lagayaba inay modan in ay dunida ilahyo badan kajiran wayna ku qaldamayaan sxp intasa rabey inan kulawadago wad mahadsantahay wa na iga codsi🙏🙏
@iskahubi32642 жыл бұрын
Dadka aad ka hadlayso waxay u muuqataa inaad leedahay dadkaas caqli malahan
@bishaarabdi6762 жыл бұрын
💉Lejend Al weys Lejend Geep going Pro💪💪
@sharmaarkeabukar45442 жыл бұрын
Legend always legend🤣 keep goimg bro
@Damaamshow2 жыл бұрын
Qofkii 1aad ee dawada like dhac ku sii
@khadarjuxaa16452 жыл бұрын
Good morning sxb xasan
@balicchannal12172 жыл бұрын
Barnamijkii ma ogtahay team
@abdiqani62712 жыл бұрын
400k ayaad ku dhawdahay m.a 🙏💋❤️👋💪
@mahadabdullahi10212 жыл бұрын
Kuwii qaawan ayaa igu soo dhacay
@abdirahmanceerigabo48382 жыл бұрын
Waa dad lunsan subxaanala
@xuseenmedia2 жыл бұрын
Asc xasan cisman
@adnankafi40352 жыл бұрын
Idaacada buuloxubey waa channalada aan taagero
@cbasidismail7152 жыл бұрын
Ustad xasan osman Congratulation congratulation Catholic Waxa ma ka ogaanranaa Iyo waxan la dhaho communism, shuuciyada
💯Talo:-Qofkasta Oo daraasaynaya Diin, qodobadan hoose maskaxdaada kuhay (waayo diinkasta wax wanaagsan way leedahay oo ilaahay ayaa dadka wada karaameeyey, kuna abuuray fitrada wanagsan):- 👆Asalka diinta & Meesha ay ka timid? ✌Rabiga Na'abuuray&Diinta? 👌Shareecada ay xambaarsantahay? 👊The goal of this religion--life after death like Hell & Heaven oo ah meesha aad ku danbaynayso? Alle xaqa&Runta hanagu sugo
@ramadaanabdullahi42672 жыл бұрын
Caqli daranaa alx nimctul islm
@iskahubi32642 жыл бұрын
Diin caqli ku dhisan maba jirto macla tan islaamka diin aan khuraafaad ku jirin malahan
@ramadaanabdullahi42672 жыл бұрын
@@iskahubi3264 dinta islamka miya khurafad ku jira
@hannadyarkasannadka80972 жыл бұрын
waxay aminsan yahiin maxaan ka faaiida ?
@sayidka69112 жыл бұрын
Waxaan maqlay inay kitaabkooda ku qoran tahay in nabi muxamed scw inuu nabi yahay, maxaa ka jira warkaa?
@somaalishow24462 жыл бұрын
Xisbiga Wadani Abdirahman Ciro 😂
@mohamedcabdi53402 жыл бұрын
barnaamijkii sirdoonka soo celi bro
@istahilabdihassan29232 жыл бұрын
Video wuu gaban yahay fahfahin intaan ka badan malahan miyaa
@hodanhappyahmed96182 жыл бұрын
Caqli darana
@iskahubi32642 жыл бұрын
Diin caqli ku dhisan maba jirto macla tan islaamka diin aan khuraafaad ku jirin malahan