Ustaad niyaadayda miyad ku jirteey Dadkan maclumadkooda wan rapay inan ogaado
@afwanyaabdilahi1080Ай бұрын
Next ustaad Central African 🇨🇫
@user-vlogscounteryАй бұрын
Masha allah codkaga wan iska jecelahay wllhi noso badi video yada
@SisaMohaАй бұрын
Ani bo wlhi
@LoverBoi-c4uАй бұрын
Best KZbin Channel 👌 Lakiin Videoyadaada Daily Ka dhig dee Waa maxay
@abdikuusmaxamed1770Ай бұрын
mahadsanid ustadi mar nageey sudaan
@a.rizakadan5560Ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@Aishhaabdull56Ай бұрын
Waa dadka asalka oo leh wadanka maraykanka
@qacqacosman5716Ай бұрын
Thank you Tanaad
@cabdikariim1077Ай бұрын
Sxp Tanaad Xogta so joogtey wllka❤❤
@NestamohamedАй бұрын
Mansha allah
@HÀŸŔÙFАй бұрын
Keep going bro TanaaD ♥️ 💪 🙏 💯
@hanadali5028Ай бұрын
❤❤❤❤ thanks brother waan sugaayey dhacdadaan❤❤❤ waan ku taageeraa
@MahdiAbdirahman-r6bАй бұрын
ماشاء لله
@kinghared9960Ай бұрын
Hore Umar walal Alle s.w Idamkii
@GediCabdisamedhassanАй бұрын
Mahadsanid zxptanaad
@XasanNuux-w4uАй бұрын
Mahadsanid
@axamedmaxamed3615Ай бұрын
Mahad sanid teacher horey u soco nabad galyo
@AbdiwaliyussufmohamedAbdiwaliyАй бұрын
Macalin magacaa
@abdixayi8453Ай бұрын
Mahadsanid sxb. Waxaa qoomiyadan moori kasoo jeeda feedh yahankii miisaanka culus ee DAVID TUA kaasoo ka guulaystay rag badan dadkani waa geesiyaal iyaga looma xasuuqin sida kuwa ku nool usa austaralia brazil
@aliabdi2436Ай бұрын
Keep going bro hormar wacan
@khadarkiimiko52Ай бұрын
Qofkii 2aad ahy wlhi 🎉 like isar
@RaxmoSalad-f7gАй бұрын
Wll waa kutageera soo badi video yada😊
@mahomedhassan1723Ай бұрын
Ustad happy teachers 21 November
@AhmettAbdifataxАй бұрын
Muqalada Soo Badi zxp tanadow❤
@khalidfantastic5007Ай бұрын
Tkz ustaad
@InacismaanCabdulleАй бұрын
legend wan kutaagera sxp muqalada so badi
@MooroMooro-m9wАй бұрын
Ustaad muqaaladaa aad baad noogala raagtaa Iyagoo aad u tayo badan
Maya, dadka Māori ee New Zealand lama mid aha Hindida Cas: Asal ahaan Māori waa dadka asaliga ah ee Polynesia ee New Zealand, kuwaas oo yimid dhowr mowjadood oo safar doon ah intii u dhaxaysay 1320 iyo 1350. Dhaqanka Māori waxay horumariyeen dhaqankooda, luqadooda, khuraafaadkooda, farshaxanimada, iyo jilida fanka iyagoo ka madax banaan dhaqamada kale ee bariga Polynesia. Xaaskeygaa ayaa Māori ah Waana Muslim Afsomaligana Kuhadasha .
@mohamedbillow7719Ай бұрын
Second😮😅
@IsmailIsmail-on3pbАй бұрын
Gabadhan dadka asalka ah ka soo jeedaa (8:35) waxa ay boqorka Ingiriiska ku tidhi; "Ma tihid boqorkeena(×). Waxa aad dishay dadkeena (×)." boqorkeena (x).... dadkeena (x) boqorkayaga ( _/)..... dadkayaga (_/)
@Muqdishaawi_boyАй бұрын
Nin ilbaxa iska dhig lahjadaada dadka haku qasbin
@ghst4487Ай бұрын
Lahjadaas quraafaadka Kala hortag meesha
@yariisownoorАй бұрын
USA waxaa ku Nolan jiray dad lagumagacawo hindida cas cas waxaa jirta maqalo tariiki ah laga diyari yey xasuuqaas loogeystay bako▪︎hontaas galadaan cadaanka ah waxbadan ayey xasuqeen
@maxamedkhaliif5323Ай бұрын
Muriishiyoos kasoo hadal
@MaxamedcabdulaahiCadowАй бұрын
Cawaaniin waye 😂😂😂
@ghst4487Ай бұрын
Soomaali weey dhaamaan koleey
@SalebanHasanАй бұрын
Waar tanaad sxp dadkan Wali maad dhamaystirin
@AidarosHassanАй бұрын
Gabadhu waxay U Muqata Mid Xanaq Inay Qaraxdo u Dhow 😂
@MaskaxFuranАй бұрын
Kusoo dhawawada maskax furan oo ku soo gudbiyo muuqadalo xiiso badan oo taariikhda islaamka ah oo xiiso ku gelin doona idin alle
@apdikhaaliqmahamedАй бұрын
The USSR was made up of 15 republics, including Armenia, Azerbaijan, Belarus, Estonia, Georgia, Kazakhstan, Kyrgyzstan, Latvia, Lithuania, Moldova, Russia, Tajikistan, Turkmenistan, Ukraine, and Uzbekistan
@abdikadirabdijama6352Ай бұрын
Dadkaan dhaqan ahaan waa kuwa sal adag
@KhalidHassan-j1mАй бұрын
Next time gumus in ethiopia
@promahamedaxmed1274Ай бұрын
Casharada aad soo gudbiso xataa jamaacadaha aan lacagta ku bixino kumaanan dollar ah