MAXKAMADA DAHIR || Adkaatay abwaan hanad oo si live ah Queen Hafsa ku furaayo

  Рет қаралды 7,137

TOOSH TV

TOOSH TV

26 күн бұрын

#italy
#america
#austria
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер: 47
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 24 күн бұрын
Hanadoow guuleyso wasaqda dhagaha ku dhufo
@Ayan1984-t1l
@Ayan1984-t1l 23 күн бұрын
This guy is a true legend fariiiid guleeyso hoyo
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 24 күн бұрын
ABSOLUTELY 💯 💯
@user-ll6ft7vl6p
@user-ll6ft7vl6p 24 күн бұрын
Wa runta ma ficno in ad gabar muslimad ah o walasha ah wayo hadad gabar wax kafubtiid g danbe kuma amineyso walalkey
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 24 күн бұрын
gabadhaas allaaha ha saacido sababtoo ah Nin walbo sidaas ayuu ugu jisaara dhamaan umada somaaliyeed wayka soo horjeestan oo waxeey u hiiliyan wiilasha waa yaab
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 24 күн бұрын
Naag adag fidiyoow hadaad ka keeni karto macafiseen qaraarka jooji horeey ugu dhaaratay in aa fiidiyoow laga keeneeyn weey is hubtaa qasiis iska aamus
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 22 күн бұрын
Naag adag haday tahay maxaa nin walbaa uu u dhuuqayaa
@Beingme541
@Beingme541 22 күн бұрын
​@@user-sn5yz7vg8vwa isku mid kuligoda
@user-cx7yb9ep2t
@user-cx7yb9ep2t 23 күн бұрын
Ayaa laminaa waa wareey😂😂
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 24 күн бұрын
Naagtaas in eey ku rabin wareysigii ayaan uga jeedey yahuu😂
@hamdiduu8338
@hamdiduu8338 24 күн бұрын
Asaga ayaab isku qanacsanan xafso nacan maba rabto jahili uff uff
@kismayo612
@kismayo612 24 күн бұрын
Calacal waaye ee move a round my boy
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 24 күн бұрын
Maanta ma soo cabtey
@sadiaaden8886
@sadiaaden8886 24 күн бұрын
Abowe guuleyso
@IsninoOmar-yb8tb
@IsninoOmar-yb8tb 24 күн бұрын
Ina adeer landheer inma Wa lo dhasha❤
@Maria28832
@Maria28832 24 күн бұрын
ADIGA HANAD MAXA TAHAYEH REER MIYI GABADHA QURXOON WAXAY RABTA NIN MUTACALIN AH JAAMICI AH PHD HEYSTA MARKA JAAHIL HANAD NACAS DABAAL
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 24 күн бұрын
Wiilkan waa doqon War yaa ku raba kontrol malihid ninyahow reero gabar ku siisnaayana malaha uuf
@Umusamsam24
@Umusamsam24 24 күн бұрын
Mustqabal kamadan laheen marekan rabtay😂😂😂
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 24 күн бұрын
Xafsa inay ku eryayso wareysigay ka muuqatay 😂😂😂 👑Xafsa
@xamiida20
@xamiida20 24 күн бұрын
Walahi waa runtaa nin rag ah baad tahay...Handiwork Xafso walahi adigaa nacay sababta oo ah waad soo much muudhsatay dadka Hortooda guriga markaad Isuzu tagtaana feel macaanta xataa waad ka cabtay
@Beingme541
@Beingme541 22 күн бұрын
Adun iyo akhiraba we Ka siman yihin dhaqan Iska ilow
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 24 күн бұрын
kuligiin gabdho ayaa idinla dhashtay ama aad dhasheen ama gabdho ayaad tihiin ee gabdhan Insha Allah wiil wanaagsan allaha u sahlo kuligiin aamin soo dhaha
@hibaaqabees4396
@hibaaqabees4396 24 күн бұрын
Inasha Allah illahay Uma salahlo naag wiilka yare ee xumayso waa waxa xuna
@amalquule84
@amalquule84 24 күн бұрын
Waada jusaxasanata mididii walaakaa kudhacada kugu dhicina caraa😂😂😂😂
@hamdiduu8338
@hamdiduu8338 24 күн бұрын
Cawo qarar waxs laga daah uff yakurabaa 😅😅
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 24 күн бұрын
Gabdha sharafta leh cida kusiisnaeysa who marka
@Beingme541
@Beingme541 22 күн бұрын
Waxey ehen be kibir kuraban
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 24 күн бұрын
Xafsa kusoo ceyrisey naagtaas manaxdo😂
@abdulahidirirmohamed2134
@abdulahidirirmohamed2134 24 күн бұрын
😅
@user-xc5mf9sj2u
@user-xc5mf9sj2u 24 күн бұрын
Kan wuu soocabey shaluu lahaa hesan u qaaday hadana sidan waa side
@samadoonhassan4922
@samadoonhassan4922 24 күн бұрын
😂😂😂
@nuurcalaanuur8010
@nuurcalaanuur8010 24 күн бұрын
Duqonkiiyoow markay ku nacday baad soo nacnac leedahay xafso waa gabar sharaf iyo maamuus leh ilahaybaana xifdiyey Nacalaa kugu taala ee amuus dameeryahow
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 24 күн бұрын
Nacdashu wllo way ku Soo noqota dadka
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 24 күн бұрын
😂 kan ma fiyooba war heesahagi iyo gabayadii ba duuban Cabaadka ahaa 🤣 wareysigana Xafsa inaysan ku Rabin and runtii wa ka muuqatay runtii inay kuso eryaysane waan ogeen 😂 Queen Xafsa 👑
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 24 күн бұрын
Marayaroo baati ah ayey soi xirayey adna saad isku soo tirtirtey illaa suniyihii ayaad soo xarxariiqey warnaagtaas waji maleh ayadaba kalsooni kuguma qabin😂
@user-pq1pr8vi9r
@user-pq1pr8vi9r 24 күн бұрын
Naga. Tan ayada waxa walbo isku keen taya sharaf na mallhan uf malin walbo nin ub so hesato o ka shekeyo ayad isku ken taya
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 23 күн бұрын
Warkaagu hadduu run yahay waad kusaxsan tahay Amba waa sidaa U Gelilahaa waana kajara ninkii Igu yiraahda Gabdh Baan xumeeyay Ana waxaan GoAan Inaan kajaro dhibkuu U Gaystay Gabdha😅😅
@nuurcalaanuur8010
@nuurcalaanuur8010 24 күн бұрын
Xafsooy mardanbe nimanka ha unaxariisan cadaawad u muuji doofaaraha
@Maria28832
@Maria28832 24 күн бұрын
WARYA KENYA WAXBA KAMA TIHIIN CAGDHER OO QAXOOTI AH KENYA KENYAN BAA LEH SAFIRKA SOMALIA FADHIYA WAA NIN HAWIYEH HADE NACAS AAMUS REER MIYI HANAD QANIS
@nuurcalaanuur8010
@nuurcalaanuur8010 24 күн бұрын
Waryaa adiga iyo xaafidba adinkaa daba dhuq dhuq lahaa ee xishooda oo kafuqa xafso nigiskeeda iyo kayshiligeeda
@ijuhhy9831
@ijuhhy9831 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂sax
@SaadoMaxamud-nw9vs
@SaadoMaxamud-nw9vs 24 күн бұрын
Waar dee qofka sharfta leh baa qof sharaf leh heela adigu adigii ba ilahaay xalkaaga og yahaay ee
@Maria28832
@Maria28832 24 күн бұрын
KAN WAA NACAS GABDHOOY KA FOGAADA YAA YAQAANA OGADEN. CAG DHEER CAQLILAAWE QAXOOTI REER MIYI BAA TIHIIN MARKA AYADA XAFSO KA SAREYSA REER MAGAL AH NACAS HANAD
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 24 күн бұрын
Adigu marna iidoor ayaad dhax carareysaa bahdil kugu sameyay aqasu naaskooda ku caayaya marna gabadh shalay ku caayeeysay ayaad xaaraan ugu dhag dhageeysay xaarami baa tahay adigu is xisaabi garo cagta meeshaad dhigeeyso
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 24 күн бұрын
Hadad hooyo iyo walal ixtirameysid meeshaan gabdhooda uma fariistaeen uuf🤮🤮🤮🤮
@nuurcalaanuur8010
@nuurcalaanuur8010 24 күн бұрын
Xafsooy mardanbe nimanka ha unaxariisan cadaawad u muuji doofaaraha
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 7 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
oohin aye afka firatay tiina iyo hafsa queen dagaal live ah
9:44
BAABKA BURCO IYO HUSSEIN OG WAXBA LEES KUMA REBAN
16:29
LIVEQUUTE
Рет қаралды 3,1 М.
I meet Mr.Beast
0:15
ARGEN
Рет қаралды 23 МЛН
MrBeast Встретился С Сигмой😳 #shorts
0:48
a_ve_znali
Рет қаралды 3,2 МЛН
Дымок или Симбочка?? 🤔 #симба #симбочка #mydeerfriendnokotan
0:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,5 МЛН
And who would you choose?👇
0:20
Kitty Power
Рет қаралды 8 МЛН
La emociones de Bluey #歌ってみた #bluey #burrikiki
0:13
Bluey y BurriKiKi
Рет қаралды 20 МЛН