MAXKAMADA DAHIR ALASOW ILMAHA ISKA XAAQ MANAN DHALIN WICILKA AYU I DHAHAY NINKAYGA

  Рет қаралды 13,826

Sagal media 24k

Sagal media 24k

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 3 ай бұрын
Waa hooyo jabtay walaahi nin nasab ahna aanu meher ku xiran
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 3 ай бұрын
Allah swt ha ku soo celiyo caruurtada imaankana ha ku adkeeyo🤲
@khadraali8373
@khadraali8373 2 ай бұрын
War wuxu xaasid sanaa inkaarqabe wa bahal guna kaas
@axmedyusuf4548
@axmedyusuf4548 3 ай бұрын
~ Masha allaah gabadhan SI fican ayay uga hadashay dhibkeda nice
@Ckw-f9d
@Ckw-f9d 3 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل 😊
@HanaShop-q9e
@HanaShop-q9e 3 ай бұрын
@abdulafro3283
@abdulafro3283 3 ай бұрын
It's sad what Somalia 🇸🇴 men have become in EUROPE 🇪🇺
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 3 ай бұрын
Subxanallah 😢😢😢
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WaKiiLan
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 3 ай бұрын
Illahay haku sahlo amuuraha wallo ilmahaga oo nabad qaba illahay haso celiyo Waxaan dhihi laha gabadha yar soomaaliya gayso ilmo kalena haysku dhalin inta aad helayso kuwii hore Gabadha yar soomaaliya gayso adna sidii aad shaqo u heli lahayd oo dhaqaale maxakamad iyo loyar ku bixisa aad u heli lahayd u hawl gal Aduunku waa iska imtixaan niinkasi haduu yahay midka ilmaha gaalada ku dacweeyay iyo hadii kale illahay ayaa kala xisaabtami In uu ilmahiisa u dacwoon waayo ayaana kasiib daro wayn ah malin aan manta ahayna waa uu ka calool xumaan
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 3 ай бұрын
Dahir cawi hoyadan
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 3 ай бұрын
Raga soomaaliyeed illaahay ha hanuuniyo meelwalba gabadh soomaaliyeed baaka ooyeysa
@AbdillahiYoussoufAli
@AbdillahiYoussoufAli 3 ай бұрын
Ninkaas nin la moodkaas ayaa raganimadii ku ciyaaray
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 3 ай бұрын
Wuu kaa fekerfiicnaa Why aad uur u yeelan
@CabdirsaaqMaxamed-t9e
@CabdirsaaqMaxamed-t9e 3 ай бұрын
Inkaar..ayaa.dhac..nimankii.soomaliyeed.alaw..na.astur
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 ай бұрын
Somali wax ilmo loo dhalo maaha Ilmo Dan kama laha
@halwohassan5823
@halwohassan5823 3 ай бұрын
Gabdhaha somaliyeed dhibka nimanka ugaystaAle hakuu gargaarowa xayawannin ilmihisii cadaw ku ah
@raghejama5125
@raghejama5125 3 ай бұрын
Sorry wallaahi Allaahaa kuu Gargaaro
@HodanMihile
@HodanMihile 3 ай бұрын
Ax ax😢😢😢
@Labwa313
@Labwa313 3 ай бұрын
Ninka ayaa ka saxsana sababto ah caruurba maqan ku kale dhal waa masuliyad daro.kuwaa hore udagalama oo meel sara wixikadanbeya dhala hadad rabtan.
@hamdinur9382
@hamdinur9382 3 ай бұрын
Muxuw saxanyahay asaaba dacweeyaybee
@khadraali8373
@khadraali8373 2 ай бұрын
İnay iskadhasho hadana nin aan ilmo rabin udhasho hada kaashakiyey oo ilmihii Leh madhalin
@abdirashidxidig8325
@abdirashidxidig8325 3 ай бұрын
Somaliyey qofkad gur wadageysan iyo qofkaa mustaqbal ku darsaneyso oo carur wadageysan ka FIIRSADO!! Adun dadkii bila mashuliyan iyo waali noqday ayan jognaa))
@h.ahmedx1242
@h.ahmedx1242 3 ай бұрын
Ax ax whli wan la ooyay ilhayow caawi hooyo kasto oo dhiban
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Saas ayaa loogu ciyaarayaa gabdhihii soomaaliyeed qurbaha Hadda gebedhaan ma laga gardaranyahay mise iyadaa gardaran. Waa laga gardaranyahay!
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 3 ай бұрын
Qurbo maxey cashir no dhigtay
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 3 ай бұрын
Wallaahi gabdhaan arinteeda aad ugu xumahey sorry
@halwohassan5823
@halwohassan5823 3 ай бұрын
Sorry mamo
@caynibilan4915
@caynibilan4915 3 ай бұрын
Yaqeyow noloshan jileec iyo Europ ma is anfacayso
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 3 ай бұрын
Alow no gar gar maskintan owladeda ogu so qad galada3
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 3 ай бұрын
Scwscwscwscwscwscw😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉
@munajamac1273
@munajamac1273 3 ай бұрын
Sorry sis, this guy tells you so many times he don’t want kids, why are you having kids with him. He made it clear 😢 Somali women listen when our guys talking and watch they actions carefully then make strong decisions for you life please..
@abdirashidxidig8325
@abdirashidxidig8325 3 ай бұрын
Luqadena hooyo xushmee oo ayada wax noogu so qor bayo, Ilen dad Somali ah Ayad la Hadleysahe, fariin qurxon ayad so qortay lksne af-somali kuso qorto aheyd. Mahadsanid.
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 3 ай бұрын
Scwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 3 ай бұрын
Scwscwscws cw
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 3 ай бұрын
Sorry.wall😢😢😢😢😢
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 748 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
LAKI HAJI - NAF BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO 2024
7:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 494 М.
MAXKAMADA DAHIR ALASOW CADAYN IYADA SIISAY GAALADA CARUURTA ADKAATAY.
24:00
MAXKAMADA CALASOW IYO KIIS NAAR NAARA🔥🫢
34:42
Dalmar media
Рет қаралды 1,7 М.
Nasra Nalka Oo Beesha Jidwaaq Soo Saartay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
40:41
Maxkamada Dahir Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 8 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН