MD FIRDHIYE OO SHIRKII MUQDISHO TEGAY MUUSE BIIXI WARARKII UGU DANBEEYEY

  Рет қаралды 23,548

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

MD FIRDHIYE OO SHIRKII MUQDISHO TEGAY MUUSE BIIXI WARARKII UGU DANBEEYEY

Пікірлер: 207
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 4 ай бұрын
Fadlan #Subscribe dheh KZbin-kan Update wararkii ugu danbeeyey halkan ayaad kala socon doontaan mahadsanidiin #Share
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 4 ай бұрын
EEDO MJ MEELKASTA OO UU JOOGO WAA GARAB TAAGAN YAHAY INUU TAGO MUQDISHO TAAS ARGAGIXISADA SOOMAALI DIIDKA AH BAY NAXDIN U TAHAY. WALAALAHAYA IN DHOWR IIDOORA DARAADOOD LOO CELIYO MARABNO. WAXBA KALA WAAYI MAYNO. PUNTILAND WAA ISKAGA FILAN TAHAY XASAN AYAX. VIVA DHULBAHANTE HARTI MAJIRO DHULBAHANTE LA'AAN. DHULBAHANTENA MA JIRO HARTI LA'AAN .
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 4 ай бұрын
MADANI EEDO MACAANE DADKA WAX SOO QORAYA HARTI MAAHA .WAA ARGAGIXISADII SNM IYO XASAN AYAX DAD U SHAQEEYA .ANAA MJ AH NOLOSHA MJ WAXAAN KA HORMARIN LAHAA TAN SICIID HARTI. VIVA DHULBAHANTE💗💗💗💗💗💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘
@faadumo12331
@faadumo12331 4 ай бұрын
Wairir. Taladiis. Xssanwairiri
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 ай бұрын
Firdhiye hala inaka gaadho wuxuu u sii socdaa sidii laba jeeblayaashee please
@ahmguh7989
@ahmguh7989 4 ай бұрын
Cabaas Madani. Waa nin Ragga.Taladiisa hala qaato.Mashaa Allah noolow ina adeer. Cadow gaagu hajabo.aamiin
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 4 ай бұрын
Muqdisho wax yaalo Malaha dowladna kama jirto waa xero qowleysato iyo isbaaraley Firdhiye imu waqti iskaka lumiyo maahan
@Raho339
@Raho339 4 ай бұрын
Rabigeen Gardarane Lamajiro WaLee Weyjabayaan oo Sixunbey Waliba Ujabayaan Hadey Iskudayaan Dagaal Iney iidor Sooqaadaan Waa Xaqiiq Taasi Rabi Ayaana Kamarkhaati Ah Alah DuLmiwadoow Aayar Joog WaLee Waad Haligmi Sidii Fircoon & Qoomkiisii Eedi Doonoow Aayarjoog Allaahu AkbaR Kabiiraah☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 4 ай бұрын
madaxweyne Fardhiye bahdil jeclaa maxaa ka qaldan.
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 4 ай бұрын
Wixi dulinima ma qadaneyno in shaa Allah qeyr
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 ай бұрын
OROMKii muuse juudan waxan leeyahay soo soco tan kugu dhacda in layaba
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 4 ай бұрын
Xaaladu. Way inagu xuntahay. Waal Ku cebawnay wlaahi. In albaabka la inaga xidho. Wàa khlad. Wàa. La Ina bahdilay hadaan scc. Nahay.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 ай бұрын
Madaxweyna fardhiye ha iska qabdo horgalada bidhan tima cada qowdhan
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 4 ай бұрын
Igu halee ina Adeer inaan xaar land inaan Afka laadh kaga jiido igu halee oo aan oog ugu tago oo aan qabsado oog iyo burco igu halee ❤❤❤❤❤❤❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 ай бұрын
WARYAA SSC SOMALILAND BAY CAD KULEEYIHIIN😂. MAXAAD ICTIRAAF UGA RABTAAN VILLA QABYAALA SIDA IDOOR ?
@daudhussein4811
@daudhussein4811 4 ай бұрын
SSC KHALTOMO KINGDOM should stand proud and be independent from xamar bullying tactics. I believe in ssc KHALTOMO KINGDOM many people have fought and died for freedom from the Gaal .We Awrtable stand with all the Garaads .Salute
@Dophill260
@Dophill260 4 ай бұрын
Falastiine is dajiya wali halkaa maydaan gaadhine
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 4 ай бұрын
Falastin waa musliminta la xasuuqsyo ee adigu yuhuuda miyad jeceshshy
@dahabajama4680
@dahabajama4680 4 ай бұрын
Isma qabato hiil hartina waa rabnaa xasan gurguurtana hoostaan uga jiraa
@ubahguled5047
@ubahguled5047 4 ай бұрын
Cabaas waa runtaa ❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
waxay u eegtahay puntland bu xasan sheekh kaxanaajin rabay oo wuxu islaha firdhiye marku yimaado muqdisho deni ba xanaaqi marki deni xanaaq waayeyna firdhiye banaanka loo tuuray
@w410921
@w410921 4 ай бұрын
Degmo dawlad goboleed ma noqoto. Iska nasta,waa laydinku guuray
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 4 ай бұрын
Hargeisa iyo burco wadaan noqoon Meyse riyada kakaac
@QaliSharif
@QaliSharif 4 ай бұрын
Madaxwayne fidhiye guul iyo guul daroba ilahay guul daro namá tuse wa madaxwayne qaaliya wana nogu metela wax kasta uu ino keeno wanagu metela warxuma tashilku ha dhaco ilahay khayr iyo warsan bayba ka sugayna insha allah
@TARTIIBSHOPINGCENTER
@TARTIIBSHOPINGCENTER 4 ай бұрын
waad bahdilan teen waxay ahyd inaad iska sooo laabato lkn maanta sawir uunbaa lala galay halkaa bahdil uunbay ahyd waad ceebaw deen reere ssc
@amalhassan7383
@amalhassan7383 4 ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah geesi gessi dhale ❤❤❤❤❤❤❤
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 4 ай бұрын
naag naag dhalay hawiya maa xoolo baad mooday markad 3 state oo daarooda aad kuu duul saameynesid
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 4 ай бұрын
Kkkk maxaa hawiye kagalay maamul dad samaysteen?? Yaab badanaa illaahow hana waalin
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 4 ай бұрын
Ugoyahay isdu horgalada..daad dhan masirkisa lagu.aminey muxu kuhindisey...firdhiye ...halweydiyo..layaab amus
@AbdirisakFarrahNour
@AbdirisakFarrahNour 4 ай бұрын
Hogaamiye Fidhiye waa inuu Garoowe iska xaadiriyaa, isaga iyo Dani waa iney SHidaalka Harti dhulkiisa ku jira lasoo baxaan, kana maarmaan Jamujadiib.full stop DAMUJADIID
@AhmedAwil-b6w
@AhmedAwil-b6w 4 ай бұрын
Kkkkkkk
@nimasahal8599
@nimasahal8599 4 ай бұрын
Kkkkkk xagee ku aragtay tuulo horjoogaheda madaxweyne lagu sheege Xasan shiikh baa koonfur ka madax ah.Firdhiye iridii lagama furun muqdisho qac buu kala kummay😂😂😂😂😂
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 4 ай бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 ай бұрын
XASAN TOXOBEY, CULUSOW, BAHANE, TUUG QARAN, QABYALADEYSTE, ILAAHBAN KU DHAARTAYE SSC WAX LAMA JECLA. TAAS FAHMA.
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
Villa Somalia warqad baay soogalisay pages waay kabixisay waa wax Cajiib!! Waxaan leeyahay kuwa maamula page-ka Villa Somalia hala ilaaliyo sharafta iyo maamuuska pages Villa Somalia 🇸🇴 ma ahan guri qof leeyahay ee waa guri UMMADA Soomaaliyeed.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 4 ай бұрын
Firdhoye markad latalineysid isaga maskaxmaleh miya ma handcup .maxase xilka ugu dhibten haduu xanunsanyahy horta dhulbahante wali iyo fuded waliginbaa la idin ku shegi jirey .war bal qunyar socda wad ordeysane
@AminaAbdullah-mz9xd
@AminaAbdullah-mz9xd 4 ай бұрын
Hawiyaa marlabakana madax noqonaya maxaada samii 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 badhayawana kudajisay ee dameerkaga fuhanu🫏🫏🫏🫏
@Amina-o4y
@Amina-o4y 4 ай бұрын
That was the biggest mistake that we’ve ever made I hope we’ve learned about our mistakes from the past ☝️🙏💪
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 4 ай бұрын
Kkkk. Aaah Warbixinta ma Laga dhegaystay kuwa kale ee meesha fadhiya maxaa Ku koobay Firghiye oo keliya.
@omarmohamed6445
@omarmohamed6445 4 ай бұрын
cabaasow runta ayaad ka hadashey MW Firdhiye laguma xusin marka la tirinayey Xubnaha Madasha Wadatashiga Qaranka oo shirka ka qeyb galey.
@Manallagaraadbaa
@Manallagaraadbaa 4 ай бұрын
Cabaasow shakhsi aad kuu taagera oo og meesha aad halganka kasoo bilowday ayan ahay wlhi, laakiin indrow aynu ku kalsoonaano kartida hogaanka iyo maamulk SSC-Khatumo, Hada xalay Ogaden waad u gaftay waxaad ku tilmaantay naagtii uunsan jirine ee uunsatay, taasina kala fogaansho mooyee wax kale laga dhaxli maayo..
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
firdhiye dhulku kujiiday sharafti reer ssc ar muxu kadoonay xasan sheekh iyo dulmigisa
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 4 ай бұрын
Dhulbahantoo I aamina inta maxamuud garaad hoganka ssc hayaan ceeb iyo bahdil ka baximeysaan ogaada
@munayousuf8460
@munayousuf8460 4 ай бұрын
iidoor daba cayuun lagu fahan
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 4 ай бұрын
Dabacayuun is qarinaya Dhulbahante waa laysu bahala gelin jirey oo laysku diri jirey waa gudbeen. Ninkii ciil ku soo koray cuqdad weligii kama baxo.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
@@munayousuf8460 IDOOR ABAHA WASS DHIILO DHULBAHANTE
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 4 ай бұрын
1000km xge kugu yaaalah war ileen balo 😂😂😂😂 galkcyo iyo caluula 1000km ah ama bula xaar ilaaa ceergabo😂😂😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 4 ай бұрын
Abdirizak khaliif u dhiibta xilka 😂 firdhiye iska geeya masajid ugana so carara😂
@AminaAbdullah-mz9xd
@AminaAbdullah-mz9xd 4 ай бұрын
Waaaaaaabeeeh cerigabo malihid come naban malihed lascaano kyxidhanuuu halkaa adiga iyo 🫏🫏🫏🫏kasu uwadaxara
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 4 ай бұрын
Mw firdhiye sawir aya lala galay taas carurta og ,mida kale ssc waxey ubahan tahay nin adag o dhab u xisabtama ,ninkan siyasi maha!Xassan dhiqo wa qabiliste!#
@Asma3434-x2l
@Asma3434-x2l 4 ай бұрын
2daa buurood ka dhex jaasa naagtii khaatumo nin loomahee cid idinku soo duulaysaa majirto laas dhiig haydin qaado wll layaal😅😅😅😅
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 ай бұрын
Firdhiye sidii lamoodayey noqon waa maxaa uu isbahdilayoo dadkiisa ubahdilay bidhaan iyo tima cade waa horgalkii ina canbaashoo kale xasan sheekh bayna horgal uyihiin Haduu tegay oo sawirkaa utegay Firdhiye wuu fashilmay Wuxuu noo bahdilay Dad bahdilan oo meel ba aan haysan
@mohamedsoyan9539
@mohamedsoyan9539 4 ай бұрын
Siyasada halkad u dhigtay maha?
@Bilekhyr
@Bilekhyr 4 ай бұрын
Haa halkee xasan shiikh urursamale belayada Alshababka ah 😅 Looso horkcey horgalada shilmo
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 4 ай бұрын
Haddii ay albaabada inaga xirtaan oo aynu kamid noqon weyno dadka madasha waxka go'aayo Wallee xagga kale ayaynu ugu rogaynaa, karis xun iyana wax kula', waar kuwaas aynu is dilnay waa dad colaad iyo Nabad kula qaadan kara, laakiin qadaad weyn iyo Hawiye anigu ma fahmin weli Taleex iyo 1991kii ayay xusuusan yihiin.
@Mohaminakhal
@Mohaminakhal 4 ай бұрын
😂😂 dhulbahantoow sow dibir kama daashaan xasan sheekh biixi iyo jabuuti banooni ay ku ciyaaraan miyaa noqoteen
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 ай бұрын
Ninkan dibirsan in PL lagu garaaco SSC Khaatumo na lagu han jebiyaa loo wadaaye aan iska dhicino
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 4 ай бұрын
dhulbantoow darood iyo inta Somaliweyn jecel Waa idiin hiliyeen lakiin dhulbahante Sidio laga Rabey Waana gaabiyeen jidkeedana Ma hayaan lakiin talaan idin Siinayaa ee Qaato oo kibirka idin galey joojiya oo Warsangali Wax la dhista hadaad taas Sameyn Weysaan Wixiina hal bacaad lagu lisey buu halgankiina Noqon donaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
Xaqiiqadii baa muran lageliyey manta war shirka warbixin lagu ma kalaqadaney nin AA waxaa Lagu goaaminayey masiirka dalka AA qiyaaliga isku qancinta jojiya
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
Reer SSC khaatumo horta la iskuma hasto Hassan sheikh Mohamud inu yahey madaxweyne na hadana inuu yahey kii idin dilayey na been ma ahan iskadaa isagaa 20sano nadhaaf tey fadaralka iyo mamul gobaled yada dhaqale baala sinayey dilkiina
@siman111
@siman111 4 ай бұрын
Cabaz dacweeya hasan iyo hamze smland iyaga joojin shirka qaatan lacag maamul goboleedya xamar ba sii tooosa
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 ай бұрын
Ninkii dambe ee ssc khaatumo ee maxbuus soo qabta waa horgale dib haloo baadho yaan lasoo qaban maxbuus dambee halagu cimraysto
@anabahmed4924
@anabahmed4924 4 ай бұрын
Waxba laba eray oo aad sun ku qarinayso ha noo jiid jiidin Firdhiye wuxuu garanwaayay adiga iyo qaarkaloo badan oo aan wax hadafa lahayni garanmaysaan caqligaaga wax kale oo qarsoon ayaa daboolay inaad si aan waaqici ahayn maanta ka hadasho oo aad maamulkaaga curdanka ah durba mucaaradnimo iyo kala dil ku qaaqlayso waa kuu hanyari madaxwaynha iyo wuxuu samaynayo waxba ha ku raagin waxaad ogaan kartid inuu qof aan istaahilin la tashado nin qaata maaha laakiin nimaad wax ka taqaano maaha ee waxba ha ku rafan waxa kaa shisheeya waa la ogyahay kuwa duullaanka soo ah waxba ugama duwanid reer SSC KHAATUMO iska naso cunugyohow
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 ай бұрын
Xasan dhiiqo waa cadowoga SSC khaatumo oo kala jaraya umada soomaaliye SSC khaatumo dagaal kula jira😏
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 4 ай бұрын
Ahmed madoobe maxaa u diiday inuu dhaho ssc khatumo shirka sogalin sogali maayo sidii asaga putland uso sarto kale mise ogadeen o dhan ssc beey mucarad ku yihiin
@ahmednuriman4652
@ahmednuriman4652 4 ай бұрын
Adigu maxaad tahay markaad leedahay qayb kama nihin? Wiil yar oo KZbin ah oon siyaasad iyo dawladnimo waxba ka garanaynin
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 4 ай бұрын
Madaxweynaha kadhac
@abobasement346
@abobasement346 4 ай бұрын
waryah xishodah hadad tihin yutubaroh mah in siyasadah aad dhax bodan firdhiyeh mah waxad rabtan in u lasaanod dhaxfadhiyoh bad rabtan plz jojiyah nac nacdah fardhiyeh war bixin bu bixin karah waxaa kah socdah sol waxaa I muqatah in aad rabtan in dani iyo garoweh u dhaxaynoh
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 4 ай бұрын
Firdhiye waa in loo diraa dugsiga siyaasada iyo fahamka siyaasadaha mujaafalada ee ay ku dhaqanto Villa Somalia...ma aha wax la qaadan karo in uu ku andocoodo in mar labaad muqdisho lagu dagay isagoo awooday in uusan fashilkaasi siyaasiga ah uusan kudhicin.
@saynabbarre2585
@saynabbarre2585 4 ай бұрын
Intaas taqaanid siyaasaddu way dhaaftay. Adigu KZbinr baa tahay ee falanqayn yaree
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
ar cabbaasow wa khalad in dhiigi reer ssc firdhiye raqiis kadhigo lamana qarin karo wallay wa dulmi ee reer ssc ilaashada guushina raqiis maahe
@sunari8818
@sunari8818 4 ай бұрын
Asc Cabas Madani waxaan ku shegayaa naagbaa nin ina aderkeed ah ayaa xumeeyey malintii danbe ayey is argeen markaasu salaamay salaantii ayey ka khaaday waxey tiri ileen lagama khustoy hadaad nin isgu khola tihiin aniguba khajaan salaan ka khadayaa, waxaan uga goleyahay Xasan munaafaq ooaydaan waxba wadaagin oo intaas oo jeer been idin shegay soo ma barataan.
@mohamedsheikh1341
@mohamedsheikh1341 4 ай бұрын
Cabas wa nin wax badan og, waxaa baraha bulshada yacaya kuwa usheqeya Hassan Sheikh, wana dad mangaab, ma ahayn in u sawir lagalo qolyahaas qowleysatada ah.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Warbexin ba laga dhagystay kulaha muxu ka war bexinyay marka sawki madaxynaha aha 😂😂😂
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 4 ай бұрын
Ssc khaatummo state of soommaaliya cadawgeedu ha jabo
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 ай бұрын
WAR XILDHIBAANADA SCC EE MUQDISHO LA SHAQEEYA HA TIRSANINA😂. YAAN LAYDIN HODIN
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 4 ай бұрын
Maalmo yar ka dib khaatumo caaday u socotaaye aynu dulqaadano. Sida aynu la wada socono wakiilka qaramada ee soomaaliya waxaa loo magacaabay Jemes Swan Waana nin wax baddan og aadna ugu dhuun daloola siyaasada soomaaliya
@Mohaminakhal
@Mohaminakhal 4 ай бұрын
Firdhiye magaciisa ka garo wuxuu yahay in uu ssc kala firdhin doono buu u muuqdaa ha la cayriyo 😅
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 4 ай бұрын
Adeeriyaalow arintaan fardhiye isagaa uun baa ku eedan cid loo eedikaro ma jiraan
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 4 ай бұрын
war wax uu ka qayb galay ma jirto firdhiye waa laysku sawiray oo keliya adeer firdhiye qof caadiya maaha wuxuu u arkaa oo aaminsanyahay in xamar dawladi ka jirto, dowladna kama jirto xamar.
@Tukoow
@Tukoow 4 ай бұрын
Laxwalba meesheey isdhigto ayaa lagu qalaa. In uu aamino mooryaanta dhasheeda baaba qalad ah
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon 4 ай бұрын
Ciidan bantii baay umalayan iinay ruun tahay lascanood ama putland ama Somaliland mal uzun baay adaysa ila hal xafaad madaxwyno loonoqon kariimaya lol
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 ай бұрын
Ssc khaatumo ilaahay mooyee cidkale uma baahna ilaahay iyo tol iyo awood ay cadowgeeda kaga adagtahayba way leedahay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 ай бұрын
SSC DANIHIINA WATA. OO ADUUNKA LA SHAQAYSTA. CID HOOS IDIIN DHIGAYSAA MA JIRTO EE IDINKU AWOODIINA ALAHA IDINTUSO.
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 4 ай бұрын
War waxaas waxba kama jiraan muuse biixi ciidana mahaya tamarna mahayo warkaas waxba kama jiraan laakiin ha is dhiganina
@nimasahal8599
@nimasahal8599 4 ай бұрын
Xata hadii Xamar aad ku biirto you are falastiin min yaradii 3aad 😂😂😂😂😂magacu waa abada kama haraayo
@ismailmohamed3613
@ismailmohamed3613 4 ай бұрын
madani inaadeer fudeyd badan baa kugu jira ee wax soo hubso intaadan meidhiyaha so fadhiisan
@safiadirie3781
@safiadirie3781 4 ай бұрын
Madaxweyne firidhiye asagaa dhulka is ku jiidey
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 4 ай бұрын
Waa ayaan daro ween in uu madaale iyo guud laawe iyo qoorqoor aan dal iyo dadba aan maamulin wax naga dhagestaan
@kabdi2408
@kabdi2408 4 ай бұрын
Firdhiye waa nin dibiray xariif maaha jaamac siyaad gus iidoor kama maarmaan akhas
@amnoali8348
@amnoali8348 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake news man and drama
@amnoali8348
@amnoali8348 4 ай бұрын
😂😅😅cry baby cry baby cry 😅😅😅😅😅 stop drama
@dahabajama4680
@dahabajama4680 4 ай бұрын
Cabaadku muxuu idiin tarin haddii laydin bah dilay laysku kiin sawiray
@aminamohamed3971
@aminamohamed3971 4 ай бұрын
Firdhiye halga tashado reer khaatumo.
@maxamednuurcabdi1491
@maxamednuurcabdi1491 4 ай бұрын
Cabaas waxaad ku hadlayda afkii kabtan ayuub kkk sxb iskada shaqsi nacabka
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 ай бұрын
Oday xasan lacagta caalamka in laga Baryo maaha waa in loodayaa
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 4 ай бұрын
Hartiba maqnaa marka magac u yaal baa laga dhigay firdhiye
@KhadraAbdi-md9hs
@KhadraAbdi-md9hs 4 ай бұрын
Welcome bro I'm your New subscriber.
@AminaAwiil
@AminaAwiil 4 ай бұрын
WIXII DANBE HALAGA DIGTOONADO SORRY
@alisulub9678
@alisulub9678 4 ай бұрын
War cabaas xaalka sidaad moodo maaha firdhiye aamin
@khadijo1396
@khadijo1396 4 ай бұрын
Cabaas Su fiican ayaad u dhigtet ❤❤❤❤❤
@Mohaminakhal
@Mohaminakhal 4 ай бұрын
😂😂😂 dhulbahante joogsan maayaan
@sharifaabdulle2154
@sharifaabdulle2154 4 ай бұрын
Vivia khaatomo state Laassaacaant
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 4 ай бұрын
Ninyahow inuu yimaadaba ma aheyn fudedka dhaafa
@SaidHussein-q9m
@SaidHussein-q9m 4 ай бұрын
Waa ok codku hada
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 4 ай бұрын
Cabaasow firdhiye nin go maleh ma ahan
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 4 ай бұрын
Haye cabaas horey baa loo yiri ka firso intaadan firso .shaley waxad heysatey rw hamza iyo ogaden ninyahow nin fudud baatahy oo waxbo ka firsan .dhulbahante iska dhaafa seflaboodnimada waxwalbo waqtiba la siyaa .shaley xasan iyo hamza wa kuwii firdhiye ku soo dhaweyey xamar.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 4 ай бұрын
Somali xasan ma kale geynin somalida kuli cudurka dhimirka ayey qaban .uqdad iyo qabiil iuo shaqsi naceeb.
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 4 ай бұрын
Warcabbaasow jooji waxad waddo runta iskadda snm 30 sano baashirarka loodiidaayey oo úll lacayey beenku noolyahay
@Araweelodayo-hl2zy
@Araweelodayo-hl2zy 4 ай бұрын
beentu lug qudhay leedahay. wataa aad lixda bilood wadi kari ladihiin. lakin tayda been ma aha waa mabdah xaqiiq ku dhisan
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 4 ай бұрын
Sax mashallah brother keep up
@w410921
@w410921 4 ай бұрын
Duufle, Duf ku bax,ma quustan kuwani
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 4 ай бұрын
Waryaa cabbas runtajooji beentabadi faanka badi fudeedka jooji balintuu firdhiye joogo afgobaadso
@Araweelodayo-hl2zy
@Araweelodayo-hl2zy 4 ай бұрын
kkkk walahay waad ig qoslisay. dhuloos beenta quuta.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН
NINKII LACAGTA DHACAY OO AFKA FURTAY ARIMO BADAN KEENAY DIBADA
12:16
Somaalida
6:09
Nassin soraan
Рет қаралды 63 М.
Alquran Dengan Suara Yang Sangat Indah | Alfatiha, Alkahfi,Yasin,Alwaqia, Arrahman,Almulk Almoeathat
3:10:04
القران الكريم مباشر Holy Quran live
Рет қаралды 1,6 МЛН