meecaad miigane

  Рет қаралды 685,426

Abdi Agalab

13 жыл бұрын

bayloodka qaranka

Пікірлер: 102
@PlackMan
@PlackMan 9 ай бұрын
Majaajilaystihi ugu cajiibsana tariikhda soomalida Jilaa macal abwaan miicaad miiggane alle yarxamak😢
@cabdirahmanabtiile1238
@cabdirahmanabtiile1238 6 жыл бұрын
kkkkkk Ra tiga waan iska dhafee islaanaatunu rabnaa kkkkkkkkk Alle ha u naxariisto
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 Жыл бұрын
Alaha haa unaxaristo abwaan qaali ah ayu aha meecad migane
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 Жыл бұрын
Dibi geesa-qaroofan iyo Orgi aan u qalnoo Qurbaan aan u sameyno Qaraarka waa jecelyiine Jawaan qaad ah u keen Alloow kuu naxariistaada ugu deeq pilot-kii qaranka Miicaad Miigane. 🤲
@jimcoymuxumedxusen3773
@jimcoymuxumedxusen3773 Жыл бұрын
JAAS😂😂😂😂
@abdiqafaarbashiir5672
@abdiqafaarbashiir5672 6 ай бұрын
mhm mhm mhm war ruuxantu qayilaad weyna
@MohamedSalah-gm8wd
@MohamedSalah-gm8wd 6 ай бұрын
Alllaha unaxariisto miicaad
@suldaanajab8359
@suldaanajab8359 2 жыл бұрын
Aalah cajiibsanaa ragi hore xikmad buu lahaayeen
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 жыл бұрын
Ilahay ha uu Naxaristo miicad miigane mantaba miicad miigane qof lamiid aah ha la helo hhhhhhhhhhhh
@hallad598
@hallad598 4 ай бұрын
Bal waa kaase Meecaad oo kale ha la helo. Maadeeye hiboole ah buu ahaa. Alloow Firdowsa hoygaaga ka yeel.
@daamey7
@daamey7 11 жыл бұрын
kkk miicaad miigane nin caadi ah maha wlh ex.somali riwaaydiiste
@warsamemayele
@warsamemayele 8 ай бұрын
Baylodkii qaranka miicaad nin balo ka dhacdey buu ahaa alla yaa raxma
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto jannatal aclah Allah ha ugu deeqo ameen
@cabdikaafiabdullahihussein1070
@cabdikaafiabdullahihussein1070 11 жыл бұрын
meecaad nin caadi ah mahan
@ruqiyamaxamed6025
@ruqiyamaxamed6025 6 жыл бұрын
cabdikaafi abdullahi hussein hh
@DowladYuusufMuxammad
@DowladYuusufMuxammad Ай бұрын
Rabbi haw arxamo Meecaad Miigane.
@dj__zaam1634
@dj__zaam1634 2 жыл бұрын
AllAh haku naxaristo
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 3 ай бұрын
Miyad miganeh malgre notre appartenance ethnique et avec son duo invisible de saloulka alias jigdjigaou le duo entre issak reer coul
@amiinkayd2608
@amiinkayd2608 3 жыл бұрын
Xikmadi somaliYed alle haku naxaristo
@omarhassan7627
@omarhassan7627 2 жыл бұрын
The greatest Somali actor ever. Kkk
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 9 ай бұрын
he is a hero of our country and our culture.
@abdihussein5192
@abdihussein5192 6 жыл бұрын
Ilaah hakuu naxariisto
@mohameda.official8135
@mohameda.official8135 3 жыл бұрын
Aamiin wll
@mandeqyosufmohamed1717
@mandeqyosufmohamed1717 4 жыл бұрын
HHH cajaib hhh waa sheeko xigmad leh.
@MukhtaarDaahir-cc8bl
@MukhtaarDaahir-cc8bl 5 ай бұрын
Ruwaayadan 2022 ayaa iigu horaysay aniga ilaahay haw naxariisto miicaad miigane
@abdulahimohamed8932
@abdulahimohamed8932 8 жыл бұрын
waaaaaaaw jilaga wayn dawasho wacan
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Allaa yarxama Sigaar shidasho Saacada eegid
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
Old is gold.
@keiseahmed6914
@keiseahmed6914 Жыл бұрын
Allah naharis jano asiyoo amin amin
@khadaribraahim3628
@khadaribraahim3628 2 жыл бұрын
Waa abwanadii somaliye ee caanka ahaa
@Abdi-AzizYusuf
@Abdi-AzizYusuf 4 ай бұрын
Alla ha u naxariisto
@sm3237
@sm3237 9 жыл бұрын
Alle hownaxasiisto meecaad miigane amiin
@abdirizakabdullahi6068
@abdirizakabdullahi6068 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto miicaad miigane
@abdifatahaxmed8002
@abdifatahaxmed8002 7 жыл бұрын
Mecaad bayloodkii qrankoo biyo dhaminaya hhh
@csalaanmaanka6580
@csalaanmaanka6580 Жыл бұрын
Ilaah haw naxariisto mecaad migane Aadban utagerijiray marxumka
@mahamudcabdulhi3651
@mahamudcabdulhi3651 8 жыл бұрын
qabiil nuucee
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 Жыл бұрын
27/6/2023 23:44 Eid adha Mubarak ❤❤❤ OLD IS GOLD ❤
@foosimohamed7190
@foosimohamed7190 2 жыл бұрын
Alaah haw naxariso
@adnanahmed3458
@adnanahmed3458 5 жыл бұрын
rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Laba nin culus micaad iyo ibrahim garle allax yarmo
@user-zh8dd9ze4v
@user-zh8dd9ze4v 4 ай бұрын
Alle.hawnaxariisto
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 Жыл бұрын
naxaris jano
@abdimalikabdikhalaq9557
@abdimalikabdikhalaq9557 Жыл бұрын
Waantow: waano-qaadasho.
@roblehdilal3006
@roblehdilal3006 3 жыл бұрын
Heesihii mecaad migane
@cirtogtesaleban8543
@cirtogtesaleban8543 2 жыл бұрын
Allaha ha u naxaristo
@canabaxmed6065
@canabaxmed6065 2 жыл бұрын
Ale haw naxariisto
@husseinaden8103
@husseinaden8103 Жыл бұрын
A very skillful actor with proven dramatization..
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
Rakibe rah waraabe, raranka ku gamee jin wada magac foolxun buu soo xaadiriyay Allah yarhamo
@idirisqule5207
@idirisqule5207 Жыл бұрын
@@timroyacoub8369 111
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
@@idirisqule5207 yes, proud 😍🤩
@hamseazowe6649
@hamseazowe6649 3 ай бұрын
😂
@cabdulcali2038
@cabdulcali2038 28 күн бұрын
11111111111111111​@@timroyacoub8369
@abdimalikabdikhalaq9557
@abdimalikabdikhalaq9557 Жыл бұрын
Sadqo:Tadcaar:Sadaqo ayaa meesha ka qaaday.
@houseinbuluushe4815
@houseinbuluushe4815 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@cabdikarinlabaqad9418
@cabdikarinlabaqad9418 4 жыл бұрын
Meecaad miigane wuxu kamid yahay majaajileystayasha aanugu jecelahay jilayasha ku hadasha afka Somaliga
@lieutenant101
@lieutenant101 4 жыл бұрын
Af somaliga ku hadla micnaheed, maxaa kuu diiday inaad dhahdo jilayaasha somaaliyeed!
@CabdullaahiFaarax-zg2zm
@CabdullaahiFaarax-zg2zm 10 ай бұрын
Wax Aadan ahayn haddaad sheegato waxaad ahayd baad soo baxdaa kkk
@hallad598
@hallad598 4 ай бұрын
Intan baaba maahmaah ah. Alla Meecaad xikmad iyo maad badnaayaa! Alloow Firdowsa hoygaaga ka yeel.
@zempii6546
@zempii6546 Жыл бұрын
Caadi ma aha kkk
@duranabdo90
@duranabdo90 5 жыл бұрын
Waxaa aad moodi bidaartana.......kkkk.
@muxuboadan3215
@muxuboadan3215 3 жыл бұрын
Iyadoo dhan
@liibaanmaxamuud5729
@liibaanmaxamuud5729 5 ай бұрын
Qosol iguma harin😂
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 5 жыл бұрын
Wllayal meecaad miigane manoolyahy
@aidarousjuqdhawr3807
@aidarousjuqdhawr3807 5 жыл бұрын
hada ma noola sxb alle ha unaxaristo isaga iyo intii dhimatayba
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 3 жыл бұрын
@@aidarousjuqdhawr3807 xaguu ku geeriyoodey wll goormuuse dhintay alla haw raxmadee
@aidarousjuqdhawr3807
@aidarousjuqdhawr3807 3 жыл бұрын
@@nuurhassan4690 xilliga uu dhintay si sax ah uma hayo lkn waxaan ku ogahay inu isagu dhintay iyo ninka kale ee gabadha iska dhiga ee ku jira riwaayada dhaylo jecel ee ku matalya waris oo la odhan jiray (jigjigaawi alle isagana ha u naxaristo,)
@munaahmed3878
@munaahmed3878 8 жыл бұрын
hadaad waxaanad ahayn iska dhigto waxaad tahaad soo baxdaa
@cabdibakayle5157
@cabdibakayle5157 8 жыл бұрын
runtii reer waqoooyi waa somalida indhohoda kkkkkk
@user-uy9yf2iy8t
@user-uy9yf2iy8t 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@saleemaanmaxamwd1469
@saleemaanmaxamwd1469 6 ай бұрын
13/12/2023
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@biligbhd
@biligbhd 11 жыл бұрын
ninkaan caadi maha maskax ayu haya
@bapemask4879
@bapemask4879 7 жыл бұрын
dhoore channel
@kadarmohamed1140
@kadarmohamed1140 8 жыл бұрын
hey
@muxuboadan3215
@muxuboadan3215 3 жыл бұрын
Magaca ruwayada
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Kkkkkk
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😆😆😆
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 11 ай бұрын
Magaciisa saxda ah yaa noo sheegi kara?
@abassali8016
@abassali8016 7 ай бұрын
Micad migan
@user-fd7by3ch6y
@user-fd7by3ch6y 4 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@mohamedlegend1515
@mohamedlegend1515 2 жыл бұрын
Kkkk
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 8 жыл бұрын
ma anigaa mise 1:25 meecaad miigane qabiilbuu sheegayaa.............. ka mida qabiilda soomaaliyeed?.
@maakhiri3886
@maakhiri3886 7 жыл бұрын
Sahra Abdulle hhhhh war Raxantu qayilaad waynaa wuxu ka wadaa groupku Qayilaad badanaa
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 7 жыл бұрын
hhhhh aney ii baxdey yaah mahadsanid wll
@maakhiri3886
@maakhiri3886 7 жыл бұрын
Sahra Abdulle thanks baaye
@mohamedvlogs4309
@mohamedvlogs4309 7 жыл бұрын
Raxan-weyn maha walal kkk waa Rooxaantu qayilaad weynaa ama jinku qayilaad badana.
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 7 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi usheeg reer xamarku ma fahmi karaan af somaligas hhhh rooxaan buu mooday raxawayn hhh
@idrissdjamafarahidrissdjam9796
@idrissdjamafarahidrissdjam9796 2 жыл бұрын
Idriss
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 жыл бұрын
kuwa isku magacaabay britsh somaliland waxay ahaayeen indhihi somalida waana laga tuurey! umad indhihi laga tuurey maxay arki?! waxay ku habsaameen aqoonsi raadis!! ma qof Allihi abuurey irsaaqayey aqoonsan waayey baa idin aqoonsan?!! Allow na hanuuni aamin.
@dahaabdisamed9907
@dahaabdisamed9907 6 жыл бұрын
way ahayen wanay yihiin ilaa imika diid ama yeel ee ilahay u towbad keen xaasidnimadu ma fiicnee
@faysaldharbaaaxo1609
@faysaldharbaaaxo1609 6 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG
@faysaldharbaaaxo1609
@faysaldharbaaaxo1609 6 жыл бұрын
Dow
@faysaldharbaaaxo1609
@faysaldharbaaaxo1609 6 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG Dowlodn
@user-zh8dd9ze4v
@user-zh8dd9ze4v 4 ай бұрын
Alle.hawnaxariisto
@artan44ify
@artan44ify 11 жыл бұрын
Kkkkk
@saedabdi1674
@saedabdi1674 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh
@abdihussein4028
@abdihussein4028 6 жыл бұрын
artan44ify hj
@user-fd7by3ch6y
@user-fd7by3ch6y 4 ай бұрын
Kkkkk
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 4,7 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
0:55
Stokes Twins
Рет қаралды 83 МЛН
5 маусым соңғы эфир!
2:27:27
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 476 М.
Он сильно об этом пожалел...
0:25
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 8 МЛН
NEW VAMPIRE EPISODE INCOMING 😈
0:27
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 6 МЛН
Ещё один способ не забеременеть
0:16
Pavlov_family_
Рет қаралды 10 МЛН