MINYARII JACAYLKA WAALIDAAH KU ABUURTAY NINKEEDA❤ EE MINWAYTII NACSIISAY BALSE

  Рет қаралды 26,316

Ayaan Gobdoon

4 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #duet #maslaxmideeye #

Пікірлер: 198
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 4 ай бұрын
Balan Iga Qaad Inaad Salaada Ilaalinaysid😭❤️
@Najminaa
@Najminaa 4 ай бұрын
inshaAllah ❤kuwi wada ilaaliya Alle hainaga dhigo
@sahro7878
@sahro7878 4 ай бұрын
In.a wlshy❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 4 ай бұрын
Insha allh wll❤
@SleepyRecordPlayer-gw2wi
@SleepyRecordPlayer-gw2wi 4 ай бұрын
Iduceya wllyalow culys fara bdn iga sarne 😢
@Munadagen
@Munadagen 4 ай бұрын
​@@SleepyRecordPlayer-gw2wiAlla ku fududeeyo 😢
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 4 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 4 ай бұрын
Qisada ayaan miyaan ugu dambayn maqli doonaaa Allaahu Akbar❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 4 ай бұрын
Gabadhaas runtii imtixaan bay martey ilaahay ajarkaas aakhiro ha ku siiyo aamiin
@hodanali5869
@hodanali5869 4 ай бұрын
Ilaahow hay dilin intaan Ayaan gobdoon qisadeeda dhegysanaayo Ayaan sis alle adna cimriga ha kuu dheereeyo wlhi maalin uun waan sugaayay qisada noloshaada😢❤
@Adno-fm6kk
@Adno-fm6kk 3 ай бұрын
Aaaaaamiin allaha cimri dheereeyo dhamanten abyo 🥹
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 4 ай бұрын
Qofka qslbigiisa cunto macasn iyo qurux laguma mamulikaro ee waa sida allah u rogrogo iyo qof damaciisa uu rabo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 ай бұрын
Manshaallah keep going xabibti ❤❤
@HooyoMacan-y8u
@HooyoMacan-y8u 4 ай бұрын
Ayaney abayo ma cafimad qabta ❤❤ku away
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 4 ай бұрын
Ayaan ugu dambayn qisadadii ma nalawadaagaysaa shukran guulayso abaayo ani walashay iga wayn oo hooyaday iidhalin iitahay ilove you❤
@Yusra6550
@Yusra6550 4 ай бұрын
Yes anaa uhoreya cawa wakusa lamay ayaney ❤
@Amino812
@Amino812 4 ай бұрын
Mansha allah wallhi qof youtube ubahan yhy baatahey qisoyin waad naga dhargisey allha ku sharfo ayaan qurux
@FaraxsanAli
@FaraxsanAli 4 ай бұрын
Ayaaney qisadada rabnaa love you ❤
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 4 ай бұрын
Mansha Allah tabaarka raxmaan hppti
@Sumaya1771
@Sumaya1771 4 ай бұрын
Habo ayaan gobdoon walahay sidaan ku jecelahay ma Malaysia kartid ilaahay haku xafido habo wax kasto dhibana haku hareer mariyo wax waliba oo jecelahay alle haku sahlo sababta habo ku leeyahay walahay hooyaday camal baad I tahay waxaan I tahay oo kle dhirigalisayda inshallah waxaan rajaynaya I aan mar uuun dhagaysan doono qisadaada ayna cashar no noqon doonto faa'idooyinka heer kuso gaadhayna ka dhaxli doono waxaana kalo ku rajaynaya nolosha hayastid io mid kasi qurux Ilaahay haku barakeeyo adiga iyo familkaagaba inshallah ❤🥰👸
@MssEimana
@MssEimana 4 ай бұрын
Abaayo ayaan seetahy xaladada waa kutabtene at least qorool nosooqor😢❤❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 4 ай бұрын
Mcney ayaan waa noo nabad qabtaaa ee saliga aan ugu wada duceyno iney guuleysato gabadhaad quruxda badan een meeshaas ka weheshano
@Hana38910
@Hana38910 4 ай бұрын
War ayan yaaka warqaba 😢 Ayanay mxaa kugu dhacy intan kabadn wana murjinisa wallhi 😢❤
@Rizuchanel124
@Rizuchanel124 4 ай бұрын
Yes anaa ugu horeeyo cawada😂❤
@Bilan_nura
@Bilan_nura 4 ай бұрын
i. A inad cfmd qbto rjena adiga io All fmilygda ayaan tyna wlhi Saaid kugu xiisnay Ado cfmd qbo inad noso noqoto ayaa rajeena abyo mcn ina gobdoon ❤
@Munahosman49
@Munahosman49 4 ай бұрын
Ayaan abayo ma caafimad qabtaa qeer Insh allh 😢😢😢😢😢😢❤❤❤3days lagu ma arkin 😢😢
@HooyoMacan-y8u
@HooyoMacan-y8u 4 ай бұрын
Abayo armay qisadedi ino sodiyarinaysa
@FadumoAbdikarin-jq4ft
@FadumoAbdikarin-jq4ft 3 ай бұрын
Mashalah keep going wlsheyd mcn❤❤❤❤
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 4 ай бұрын
Mansha Allah wan sugayna qisadada ayaan quruxey guuleyso mar walbo ❤❤❤❤❤
@Ruwaida-uv8mj
@Ruwaida-uv8mj 4 ай бұрын
Ayaan abyo ma caafimaaad qabtaaa war bal gabdha yaaaka warqaba wlhi waan kuu walwalaya wllo i hope inaad cafimaad qabtid rabbi haku xafido ❤😭
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 4 ай бұрын
Ayaaney nabsi ayaa heley leylo ninmanka qaar xaqa iskama ilaliyan xabibti qisadada sidan ku firsan dono ma aqan o u dhageysan dono la ano kisyar o aad ka shekeysa la ilmeyey waa ina calosha adkeya wlhi baryahan sujuda kugu doceynayey in cadowgada illaah jabiyo o wiliba howstada keno insha allaah wad guleysane mar walbo ❤❤❤❤❤
@lakiabdi4679
@lakiabdi4679 4 ай бұрын
Abaayo ayaan inteekadhacdy😢
@sabariinfarxaan5490
@sabariinfarxaan5490 4 ай бұрын
rer ayan gobdonow ino so ducey aniga io inti arday galayso imtixan ka dowlada manta duca idinka banahy🦋🖤
@IstahilYusuf-uv4uh
@IstahilYusuf-uv4uh 4 ай бұрын
Abayo ma nabad qabtaa markan kadib wan walwalay walahi ilahey haku xafido adun iyo Aakhiro ya rabi
@NawaalAbdi-eg2om
@NawaalAbdi-eg2om 4 ай бұрын
Yes cawa farxdeda lma so kuwi karo farxdada an sugi lahy abyo ayne ilhy haku ziyadiyo 😢❤
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 4 ай бұрын
Abaaayo seee thy mcfmd qabtaaa maadnaga mashquuushay mise waaad xnnsnthy I.a qeyr alle haka dhigo
@Najminaa
@Najminaa 4 ай бұрын
Ayaney mahadsanid cawa in aad no goosaa umaleynay meshaan jamecada xafada laguugu fiirsanaya😘❤️
@AyaanCilmi-n5t
@AyaanCilmi-n5t 4 ай бұрын
Aynay wlhi qisdan waxy iso xasusisay edaday odayga qaba aya isda ku aha sadex xaas ayu qaby edo aya miyaro aahyd sadex da xaqoda mu simi jirin iyana sida laylo ayay ahyd way ku faraxsnyd in usidan udhaqmi😢wlhi illhy aya iga hadshinya allow xaqa na gard si🤲
@Nadiifoxasan-n2q
@Nadiifoxasan-n2q 4 ай бұрын
Hada eedo ma qabaa abaayo
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil 4 ай бұрын
Ayaaney abyo mx kuhelay qali😢alle haku cafiyo hadad xanunsnthy hada fcnthyne alle hakuu siyadiyo ee inala socodsii waxlb
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 4 ай бұрын
Haddii aa tahay hooyo xaamila ah si fudud ku ogow inaa matano wado computerka ka hor kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉🎉
@SaabariinMacalin-d6n
@SaabariinMacalin-d6n 4 ай бұрын
Wllhi waa farxay markaa dhahday qisadeyda idin Soo gudbinaa abyo mcnto farxada wajigaaga kamuuqataa inaa guuleysatay Marka marwalbo guul kuu rajeynaa ii faraxsanow xbbti ❤❤❤❤❤❤
@Muhima2495
@Muhima2495 4 ай бұрын
😮walaahi waa iga farxisay aniga muuqaaladaada waan daawadaa lk badanaa comment sooma qoro waayo anigoo mashquulsan ayaan ku dhageystaa xaqiiqatan boos weyn ayaad ii buuxisay waayo guriga qof ilama joogto badanaa marka aan ku dhageysanayo waan kaa sugayaa qisadaada xiisaha iyo murugada xambaarsan 😢
@Munahosman49
@Munahosman49 4 ай бұрын
Ayaan abayo Maxa kugu dhcy 2 maalin Kuma arkinee Qeer lee Insh allh ❤❤❤😢
@xamdiali-c5v
@xamdiali-c5v 4 ай бұрын
Wow cwa qofkii sedaax aanba ahay ayaan gobdoon waaa ku salamay❤
@nimoco401
@nimoco401 4 ай бұрын
Ayaanay xppti ku caway waan kuuxiisnay❤
@MunaAbdi-v1y
@MunaAbdi-v1y 4 ай бұрын
Mnsh keep going Wlshy cadowgah markasta Allha kaa ka qabtoh guulyso markasta
@canabqardho7963
@canabqardho7963 4 ай бұрын
Mnsha allah abayo mcnto ❤waxan sugaba waa qisadada mcnto
@sumayohassan490
@sumayohassan490 4 ай бұрын
Ayaaney waa kuu wal waloonaa😢😢😢 ma caafimaad qabtaa😢
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire 4 ай бұрын
M.a qaliyey guul kurajen iyo nin wanagsan
@Cabdi-e2k
@Cabdi-e2k 4 ай бұрын
Abaayo waa marwo lol nin wanaagsan kulahaa😂😂😂😂
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 4 ай бұрын
allow masiboyinka naga hay yaa rabi wlhi waa xanuun
@Hana38910
@Hana38910 4 ай бұрын
Eid mubarak ✨️ 💖 team ayaan gobdoon 🎉, كل عام وانتم بخير ❤
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 4 ай бұрын
Masha Allaah ayaan barakallaahu fiki hada sodhamayyay qishadi Layla waa sugaynaa qisadada
@nimcachenal7184
@nimcachenal7184 4 ай бұрын
Insha alah ayaaney guuleyso xbbti
@iqraqurux8073
@iqraqurux8073 4 ай бұрын
Naa ayaney laso doqso qisada ❤shaley ila manta leee chanelka firinoya hadad cajistan allah haku cafiyo
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 4 ай бұрын
Alla ayaaneey waan kuu xiisee Soo noqo,adoo nabada😢❤
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 4 ай бұрын
Sidan u frxy alla og wlh ayaaney frxdaada ayan sugayay ilina indhaheyga kuso istaagty rabiyow frxda ku siyaadi cadowna allaha ka qabto❤
@marianruungedi2892
@marianruungedi2892 4 ай бұрын
Ayan quruxey rabi hakudowra❤
@Aniiso-g8i
@Aniiso-g8i 4 ай бұрын
Ayaan qalbi nadiif ❤ jir oo jooga in badan ilhyi haku xafido amin geenyaa tahaye aan tageero aan qisadeeda la socod %100 madax isaaran tahayi abyo ayaan guuleyso mr wlba garabkaga ilhyi ha galo ❤mala igtan haku soo salamto mr abyo wan ku jecelahaye ilhyi ha iikaa daayo ilhyi danbigag ha dhaafo dhamanteenba ilhyi hanawada xafido aamin yaaa rabbi gabdha kaliyaa aan qisooyinkeeda dhagaystaa tahayi aniga oo qisooyinkagaa dhageysaan shaqad guriga ma qaban karo runtii ❤qisooyinkagaa wax badan ka faaiidayi abyo mcne ayaan ❤gabdha ayaan la dhaho waa wada fariido m.a ilhyi ha dayoo dhaman dadka wangsan oo ayaan kowa ka tahayi ❤abyo liibaan aduun io aakhirab 🎉🎉🎉❤❤❤😊😊😢
@ayaanfarax264
@ayaanfarax264 4 ай бұрын
Guuleyso ina gobdoonee❤️
@falishassan528
@falishassan528 4 ай бұрын
Ayaanay abayo manabad qabtaa waan kutabay ❤❤
@Najminaa
@Najminaa 4 ай бұрын
Ado cafimda qabo alle haino kasoceliyo xbbti
@IkraanMaxamed-t1i
@IkraanMaxamed-t1i 4 ай бұрын
Ayaaney abaayo ani waxan sugaaba oo aan dheraraa wlhi qisadada io farxadada abaayo guulayso wlhi ila 2012 waan kula socday wana kutagera mcn guulayso cadowga hajabo
@NawaalAbdi-eg2om
@NawaalAbdi-eg2om 4 ай бұрын
2012 a 2021 deh bal quruxey 😂😂
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 4 ай бұрын
Finally waxan sugnabo waa ayan Goobdoon qisadedii anigana mar ayaan kula soo wadaagayo aniga qisadeydii inshaallh markay wax walbo I damadan😊❤
@hafsaugas5116
@hafsaugas5116 3 ай бұрын
Qisadan wa qiso wax in lagu qaato u baahan wan qiirooday runtii 😢😢
@NaciimoCali-y1p
@NaciimoCali-y1p 4 ай бұрын
Naa ayaaney garowe qisa ka dhacdey noso gudbi iydo dhmysa
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 4 ай бұрын
bahweynta miskiinta wey usoo sabartay guriga hooyadiis ayee ilmo ugu soo dhashey oo hoyadiis ayey canjeerada lacuni jirtey hada markuu taajiray tan ayuu guursaday haguursado maxumee hadana naagta lala qabo markey soowaxdey caaysey waa naag maseertee meeshee uu wax kaxalinlaha ayu iyadi niyada kajibiyey nin soomaali ah in uu kuu abaalgudo asaga shalay faqriga waa loogu sabray quruxdeeda ku baaba day ayado nin asaga kataajirsan guursan karta asaga wuu in uu usabraa ilaa ee kadhimaneyso ama calafka dhamaanaayo
@asiyaabdiaziz6144
@asiyaabdiaziz6144 4 ай бұрын
Wllhi waqti bdn baa sugayy qisada mcnto gulyso🎉🎉😅 farx la ilmeen rabaaa😅😊
@saadiamuse8299
@saadiamuse8299 Ай бұрын
Masha allhaa sorry ina adertdya my home barawe cadey ❤😍😢😢
@MunaAbdi-v1y
@MunaAbdi-v1y 4 ай бұрын
Mahadasanid ayaaan Allha ku xafido Xbti
@muuminaali7085
@muuminaali7085 4 ай бұрын
Ayaaney Allah ku barakeyo❤
@Bilan_nura
@Bilan_nura 4 ай бұрын
Ayaaney waan ku Jecel nahay Mcn bdn Qisadada wlhi wn sugi La'a nahay I. A cfimad Allh hnu garsiyo hdu Allh ka rli noqdo wn dawanena Abyo ❤
@HaawaAden
@HaawaAden 4 ай бұрын
Qaybta u danbaysa cawa waxay cadayn utahy sikasta oo lagu dulmiyo in adan wax dulmin hadad xata waqti ku hesho xata adu dacad uun ahow nin nagtisa xumeyay adna xakaro baku danbaynaya laylana xaqii bakaso baxay wixi minyaro ah oo fikir kas qapa ama xaladas ku jira iska dhafa oo xaqa raca ❤
@Cabiir-b1j
@Cabiir-b1j 4 ай бұрын
Ayaaney inaad caafimaad qabataan rajaynayaa wllhy
@RahmoAbdullahu
@RahmoAbdullahu 4 ай бұрын
Masha allh abyo ❤
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf 3 ай бұрын
Nin doqona waa doqona ilmihiisa moobiisho
@yusra1455
@yusra1455 4 ай бұрын
Asc abayo xagee ka dhacday bisinka qayr lee ma ku maqan tahay
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv 4 ай бұрын
Ayaaney guulayso wlshy😊
@AbdiRaho-ge7ph
@AbdiRaho-ge7ph 4 ай бұрын
Qisadad wan sugu layahay❤❤❤❤❤
@MunaAbdi-v1y
@MunaAbdi-v1y 4 ай бұрын
Allha ka qabty daminkiiih caruurtydah loogah qaadan lahaaa Nabsigaha Mafiicna
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 4 ай бұрын
Maansha Allah ❤❤❤❤🎉
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 4 ай бұрын
dofarka isagu nabsi kama so bixin mia fidna cinda geel waa isga
@Nimcosheeko
@Nimcosheeko 4 ай бұрын
Mansha allah waan sugayna
@ShadiyaAxmedismaciil
@ShadiyaAxmedismaciil 4 ай бұрын
Masha allh guulaysa xppti ❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@soyaa0472
@soyaa0472 4 ай бұрын
Noogu soo dhaqso ayaaneey❤❤❤
@NajmoBotan
@NajmoBotan 4 ай бұрын
Masha allha abyo 🎉🎉🎉
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 4 ай бұрын
Qisada layla waxn ka fahmay Noloshu inay nasiib thy Gabdhas mrki udambaysay ma ahane Mrrkii kle dambi ma aysan galin hdana wa laxumaynayy M.a Abayo mrwalpa guuleyso ayn kuleeyhy
@FalxadCiise-j4s
@FalxadCiise-j4s 4 ай бұрын
Iso duceeya pls gacan ayan ka gubte😢
@SucdiAbdi-qx2zn
@SucdiAbdi-qx2zn 4 ай бұрын
Allow kucaafi
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 4 ай бұрын
Alle hakuu boog dhayo abayo
@Munadagen
@Munadagen 4 ай бұрын
Alla ku cafiyo 😢
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 4 ай бұрын
Alle ha kuu Caafiyo wallo qaali
@QaaliqumanQaaliquman-k3g
@QaaliqumanQaaliquman-k3g 4 ай бұрын
Alaa mexeey ciil soomartay gabdhaas xanuun badanaa yarabii xanunkaas heymarsiin
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 4 ай бұрын
Walashay ayan quruxay haben wanagsan❤❤❤
@shukriahassan4243
@shukriahassan4243 4 ай бұрын
Masha allah abayo ❤❤❤❤❤
@zaamiyadaclood7802
@zaamiyadaclood7802 4 ай бұрын
Alla ayaaney alle danbigaa ha dhaafo walal Qisooyinkaga wan la socod Stresska iskaGa biiya 😢
@Bashka-kn1ld
@Bashka-kn1ld 4 ай бұрын
Oo ayaaney markaad channelka kuso birthday waad yareyde 4sanana wey kuu xirantay 😂baayo allaha ku xifdiyo
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 4 ай бұрын
Ayaney abaayo I hope inaa fcn tahay ma nabad tagtay 😢❤
@Najminaa
@Najminaa 4 ай бұрын
Ala ayaney cawa kuaawe🥺
@Munadagen
@Munadagen 4 ай бұрын
Habeen wanagsan asxbata dhamatena
@ifraaxcabda1361
@ifraaxcabda1361 4 ай бұрын
Qlpiyy may arkay hada eegayey wad mhdsanthy cawa ana first 😊
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 ай бұрын
Gabadhaas waxaan Leeyahy Mahadsanid Wax Badan Baan kaa Faaiidey Qisada abayo Nosoo Gudbisey M.a Badal Keeda Janno alle Haka dhigo
@LuckygaradAbuukar
@LuckygaradAbuukar 4 ай бұрын
Qofka ugu horeeya😂😂
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 4 ай бұрын
Wcs xbbtii❤❤ayaney qisas maanta maka mashquushay
@DeeqaNura-z6b
@DeeqaNura-z6b 4 ай бұрын
Ayan qurux ❤
@Prety977
@Prety977 4 ай бұрын
Yes habo soodaaa taada😊
@sihammohamed992
@sihammohamed992 4 ай бұрын
Walashe mcn sanado badan kugu xiranhy ewadke comment maku soqorin wa maarki igu horese lkn marwalbo kuxasusto si qalbiyan kuguu soduceya❤
@ummuabooth347
@ummuabooth347 4 ай бұрын
wcs abaayo ayaan iiwarn adiga iyo caruurtada ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bashka-kn1ld
@Bashka-kn1ld 4 ай бұрын
Marka kowgii aad kusoo biireysay hadallada iskuma aad toosneen hadana m.allah aftahan ayaad noqotay wllo mcn
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 4 ай бұрын
Ayaan love you abaayo 🥰🥰🥰
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 4 ай бұрын
Allhu akbar
@AyaanCabdullahi-lj2oq
@AyaanCabdullahi-lj2oq 4 ай бұрын
Wcs Ayaan caday ❤❤❤
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 55 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
Девочка хочет взять собаку вместо папы 😥 #фильмы #сериалы
0:57
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 2,1 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
0:13
Kan Andrey
Рет қаралды 3 МЛН
Берегите своих животных 💔💔💔
0:35
REALCEASE
Рет қаралды 11 МЛН
ГОЛУБЫЕ ГЛАЗКИ РОЗОВЫЕ ЩЁЧКИ#cat
0:20
Лайки Like
Рет қаралды 1,4 МЛН
Күлме досқа келер басқа ! | ЕНЕШКА 2  | 11-бөлім
22:39
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24