Miss Xiis Feat DJ Deeqsi Jnb | Boholyow | Official Music 2019

  Рет қаралды 1,135,055

Waqal WStudío

Waqal WStudío

5 жыл бұрын

Miss Xiis Feat. DJ Deeqsi Jnb
Song: Boholyow
Lyrics: MYD MXD
Melody: CABDI HANI XAASHI
Music: HENOK
Video & Editing: Waqal
Production: Afro Waqal Furinle
Hodan Abdirahman, Mursal Muuse, Aarshe, Yurub Geenyo, kiin jaamac,

Пікірлер: 482
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
hadaad quraan jeceshahy heesahana necebtahy like iisar mahadsanid😊🙏
@ziraadhaaji3451
@ziraadhaaji3451 3 жыл бұрын
War nio like badakuradasanasayee adibmaxada ladawnsa
@abdirashid6934
@abdirashid6934 3 жыл бұрын
DJ DEEQSI HADA WAA WADAAD DADKA WAANIYA ALX ALLAH HANUUN ISKA LEH
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
Ilaaheey mahadii dj deeqsi hadda waa daaci dadka wacdiya ❤️
@munirsakariye7186
@munirsakariye7186 Жыл бұрын
Haa wa runta walashay
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 7 ай бұрын
Maaanshaa alaaah 😢
@huzeinhazancabdi6934
@huzeinhazancabdi6934 2 жыл бұрын
Wlhi waa wx lagu farxo ninka sidan ahaa inu manta noqdo nin diinta ugargara oo daaci ah ilhy inta hadhayna soo hanuuni
@sihaamsahl4391
@sihaamsahl4391 5 жыл бұрын
Mis xiis waa fanaanad aqlaaq le oo dagan oon inamada ay laheesyso qab qabsan intii igu taageersan likta hayla dhaafin hamigaaga allah hakuu rumeeyee wllo
@sihaamsahl4391
@sihaamsahl4391 5 жыл бұрын
❤❤❤❤
@samiramclin7282
@samiramclin7282 4 жыл бұрын
Haa wlhi manshalla
@sihaamsahl4391
@sihaamsahl4391 4 жыл бұрын
@@samiramclin7282 👍👍👍👍👈👈👈
@minestermubaarikbunni5671
@minestermubaarikbunni5671 4 жыл бұрын
Aamiin
@raxmaabdilahi7327
@raxmaabdilahi7327 4 жыл бұрын
thank my friend miss xiss
@CABDULLAAHI_YAASIIN
@CABDULLAAHI_YAASIIN 2 жыл бұрын
Ninkaani hadda waa sheekh oo fanka waa ka baxay.
@guledmohamedali2017
@guledmohamedali2017 3 жыл бұрын
Do deqsi marku wadadaan xuun kaso laabtay inda dawaneeso like saara 👍
@zaakivlogz2731
@zaakivlogz2731 2 жыл бұрын
dj deeqsi waa sheekh imika ee Ka saara idinkoo mahadsan
@Laki_Mahamed_Awad
@Laki_Mahamed_Awad 5 жыл бұрын
Adoo kaa soo horeeyay haddaa dhahdo qnaa usoo horeeyay waa cadaalad daro😢🤣🤣🤣 Hadaan kaa soo horeeyay like dhac iigu sii😍🤣🤣
@xidigfilmshd
@xidigfilmshd 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/e5-6iqCkrpihi9k
@sidiiqyare1184
@sidiiqyare1184 4 жыл бұрын
Hhh lakiin waad qoroxbadnatay we igala zooxidhiidh 0633348545
@mohamedalahi5204
@mohamedalahi5204 5 жыл бұрын
Ku saliYa Nebiga scw scw scw❤❤❤ LIKE IIGU TUURA
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Scw
@burhantiger1486
@burhantiger1486 4 жыл бұрын
SCW
@munaabdi1704
@munaabdi1704 4 жыл бұрын
Nebiga scw scw haku tugsan e iskaa u tugso
@mowali654
@mowali654 4 жыл бұрын
Scw
@kingjama4472
@kingjama4472 4 жыл бұрын
Mohamed A/lahi scw
@princesskowsar6211
@princesskowsar6211 4 жыл бұрын
Somehow reeer Jigjiga wey iska shidanyhin❤️😁
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 4 жыл бұрын
😊😊😘😘😘 tnx hbbti
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Princess Kowsar thanks sister quruxda waa udhalshda cida iyo dhiig asilian ah iyo beeyada ama dhulkuu ilaahey nagu beeray ayaa keeneysa
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 4 жыл бұрын
Baradan ku koray jigjiga Ree *JIGJIGA* Is muujiya Like comment iyo hadal nuxur le Reply so siiiii ❤️
@ahmedxasan1793
@ahmedxasan1793 4 жыл бұрын
Jigjiga Jano
@mustafeabdi8071
@mustafeabdi8071 4 жыл бұрын
JAMIIL WEHELIYE libaax mar kaste ree jigjiga way mujisan yihiin wana dad qalbi fican
@maamecali9845
@maamecali9845 3 жыл бұрын
Jigjiga jano watan iyado lalaysa
@abokorali2297
@abokorali2297 2 жыл бұрын
Dj Deeqzi hada waa sheekh Alle baa ka soo Hanuuniyey Mansha Allah
@ayaanahmed4571
@ayaanahmed4571 2 жыл бұрын
Inta TikTok ka timid ee soo raadisey ka dib markaad aragtey isagoo sheekha ☝🏼☝🏼
@Azmabashiir-mh6ic
@Azmabashiir-mh6ic 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤teeri🎉💥💯❤️💚🧡
@Azmabashiir-mh6ic
@Azmabashiir-mh6ic 3 ай бұрын
2:23
@nasiibabdirahman2245
@nasiibabdirahman2245 5 жыл бұрын
Huunoow bay iyo bakool Huunoow bartamaha jabuuti Huunoow waxan jiray Banaadir👏👏👏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤ Waqal Studio keep Going👏👏👏
@sidiiqyare1184
@sidiiqyare1184 4 жыл бұрын
Hhh lakiin waad qoroxbadnatay ee igala soo xidhiidh 3348545
@hasanabdihamid6646
@hasanabdihamid6646 4 жыл бұрын
@@sidiiqyare1184 🤣🤣🤣🤣
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 5 жыл бұрын
Inta Qur'aan ka Jecel Oo Heesaha Neceb Like Isaara Plzz❤❤👍
@akibahmett
@akibahmett 5 жыл бұрын
Intad dwatad saaledhy
@hamdasalaan8075
@hamdasalaan8075 5 жыл бұрын
mxd ka daawana saa hdaad necbty bal neefkn eega
@khadarqoor9709
@khadarqoor9709 5 жыл бұрын
Quraan baad like ku Raadinaysaa, heesaha hadaad neceb tahay, maxaa halkaan ku keenay,liketa lagugu dhufay
@soyaansoy746
@soyaansoy746 5 жыл бұрын
buug carbeedkan dadka sankaha galin. munaafaq
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
@@khadarqoor9709 Dislike u saar kan noh plz
@azizmuktre2160
@azizmuktre2160 4 жыл бұрын
Hadad Gari koompe iyo jidwaaq iska dhaltahy walhi jijigadii dhabta ahayd ayaa tahay waliba nasabkii jijiga aageda lahaa horey usocda dadkeygii 😍😍😍😍🌷🇬🇶
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Jigjiga waa Caasimad. Qabyalad wey ka kortey😊
@hassanaadanjama5189
@hassanaadanjama5189 5 жыл бұрын
Waqal studio wuxuu gacanta kuhayaa oo duubaya hees ay xidigaha geesku uqaadeen muqdisho oo amaan oodhan ku ilishahy Ciida kabacdi ayaa lasoo bandhigayaa Hadaad sideyda sugi doonto heeska Like iisar Reer muqdisho love idinku nahay From hargaysa
@ip5710
@ip5710 5 жыл бұрын
Jigjigadeyda fanaanin usoo baxay👏🏾😍
@maamecali9845
@maamecali9845 3 жыл бұрын
Sxp qli jigjiga waa huyga fanka hargaysa waa la iska dhaha pro
@khhadaralahi7772
@khhadaralahi7772 9 ай бұрын
Ninkaan waxan wuu ka dhex bahay ilaahay baa hadeeyay inta kalena ilahay mugdiga iyo qaflada fanka ha soo saaro😢
@ubaadargsan6895
@ubaadargsan6895 5 жыл бұрын
Jecliyaa ruuxa ku fanaa gobolada somali o idil an kala jeclysan somaliweyn melksto jogtan farxad igu nolada waa walishin oo idin jecel ❤
@nasrudiinhaybe5501
@nasrudiinhaybe5501 5 жыл бұрын
Miss xiis ft deeqsi Hees aan hore loo arag Reer jijiga
@zamzamabdullahi4504
@zamzamabdullahi4504 2 жыл бұрын
M.a deeqsi Allha ka madoweyey oo shiiq ka dhigay mhad iska leh waxa Alle ugu barya walshyda inay xumanta fanhnto oo wanga qadato
@fadxiyaadan6697
@fadxiyaadan6697 2 жыл бұрын
Wilkan u ka baxay fanka alle aya iga gargaray alle waxan ka rajeynya in walshay miss xiis na alle ha ka so hadeyo insha allah
@hanatcade7015
@hanatcade7015 5 жыл бұрын
Wow can't believe miss xiis how adroble you are ..!
@abdirahmancaddaawe5981
@abdirahmancaddaawe5981 2 жыл бұрын
Sheikhow Cod xumaa fanka kala baxdaye Masha allaah ✌️
@MAHIR__24.
@MAHIR__24. Жыл бұрын
Wtfouck
@sundisqalanjo5111
@sundisqalanjo5111 5 жыл бұрын
TOMORROW is soon caraFo marka wixi igaa danbeYa dhaman EID wangsan👈👈💕💕
@xidigfilmshd
@xidigfilmshd 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/e5-6iqCkrpihi9k
@xasancabdiraxman8587
@xasancabdiraxman8587 Жыл бұрын
wxan reply kuso galayaa maalin ciid arafo ah 29/6/2023
@djmo101
@djmo101 2 жыл бұрын
This song on 🔥🔥🔥🔥, it’s a floor filler whenever I’m djying Somali weddings/ events. One of my favourite songs !!!!!
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 жыл бұрын
fananiin dhulkoda iyo somaliweyn uheestaba waxaa lga helaa JIGJIGA
@amiirhd7658
@amiirhd7658 5 жыл бұрын
*DJ Deeqsi Legend my queen Miss Xiss*
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Miss xiiis xaraGo waa kukaa xidigta kaliya Fananiinta jiGjiGa ka taageero 😍😍
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 2 жыл бұрын
Hada ayaan daawanayay qiso sidii uu fanka uga baxay sheekh deeqsi anigoo searching garaynaya ayay heestani iisoo baxday dhamaanteen alle haynaga madoobeeya heesaha iyo musicaba❤🙏
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
Asc deeqsi iyo xiis waan idinsalaamayaa marka hore mar labaad ciid mubaarik mar sadexaad nice song nice music thanks deeqsi iyo xiis best Yusuf jama UK Birmingham
@zakiabdiibrahim8856
@zakiabdiibrahim8856 5 жыл бұрын
❤️Jijiga❤️ Hommie🙏 wan Uxisay
@rayschannelkhaalidtafo5471
@rayschannelkhaalidtafo5471 5 жыл бұрын
Berbera my home❤
@caafiyesamatar1871
@caafiyesamatar1871 4 жыл бұрын
Can I come visit you👌🏽😘
@wilzomaliyeth2396
@wilzomaliyeth2396 4 жыл бұрын
Cm😂💯ayad tahay
@guledabdirashid490
@guledabdirashid490 3 жыл бұрын
Ciise muse hh
@dhashiijigjiga5097
@dhashiijigjiga5097 4 жыл бұрын
Gari koombe iyo jidwaaq ishelay😍😍
@asedahmed5042
@asedahmed5042 4 жыл бұрын
DJ Deeqsi miya jidwaaq Ah Quruxey 🤣🤣
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Gari koompe yaa aH tolka😂
@istarhabeen
@istarhabeen 3 жыл бұрын
Qofkee baa ah Gari kombe?😍
@siismuus1405
@siismuus1405 3 жыл бұрын
Riyada mad kaso kacday
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 жыл бұрын
@@siismuus1405 hhhhh maxa xiis gari koompe mohoo
@nuuracabdi6161
@nuuracabdi6161 2 жыл бұрын
Hadan soo ogaday inu fanaan ahaa hada waa sheekh
@khadarmohamed9023
@khadarmohamed9023 5 жыл бұрын
Any jijiga lijooj here 😻🔥🙌🏾
@somalistarstube1534
@somalistarstube1534 5 жыл бұрын
Xalwo iyo Buskud iga Dheh 😂 😂 Love you SoomaaliweyN Codowgiina U noolaado waligiiN
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Dj deeqsi iyo mss xiis waaan idin sara is taagay hore usocda 😍✋️
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 5 жыл бұрын
Waryaada KZbin ka ma dhex seexataan😂😂 Miss xiis gabdha ugu Qurxoon fanka Keeep going daganee😍😍😍
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 5 жыл бұрын
What A Song Caadi Maaha, Caamerada Duubista Waa Hibo Maaha Iska Yeel Waqal Studio Horyaalka Duubista Video-yada
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 5 жыл бұрын
Jigjiga🙏🥰❤️ Baradaan ku koray👏👍🤗
@raxmaabdilahi7327
@raxmaabdilahi7327 4 жыл бұрын
miss xiss cidii taageerta like hasaarto waan hubaa inaad saareysiin
@raxmaabdilahi7327
@raxmaabdilahi7327 4 жыл бұрын
saaaaaaara👍👍👍👍👍 like
@anisoadow4817
@anisoadow4817 4 жыл бұрын
Banadir hoygii umada somaliyed❤❤❤🙏
@M.OZIL4
@M.OZIL4 5 жыл бұрын
Huuney waxan ku koray jigjiga my dhiiga 🇬🇶🇩🇪 ✌️
@rayaanibrahim6414
@rayaanibrahim6414 5 жыл бұрын
My dhuuxa
@dhashiijigjiga5097
@dhashiijigjiga5097 4 жыл бұрын
My dhiigayga jigjiga xaarunta jidwaaq❤❤❤
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
ILAAHAY🤲 HAYNAGA🤲 YEELO KUWII UU QALBIYADOODA CULO QURAANKU SALAADANA OOGA GARTANA INAY USHAQAYSTAAN AAKHIRADOODA
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Amiin
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
@@fadumosalahabdullahi8171 AAMIN AAMIN 🙏WLL❤ EID MUBARAK
@user-gd9bq9gw1e
@user-gd9bq9gw1e 5 жыл бұрын
Aaamiin
@ixsaan9294
@ixsaan9294 5 жыл бұрын
Amiin Maxamuud yam yam
@kawsariinakordahap1355
@kawsariinakordahap1355 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rapi😓
@imanseid7562
@imanseid7562 5 жыл бұрын
Woow reer jigjiga hore u socda waxan aad uga helay Marka cagaha isla helayaan 👏🏼👏🏼👏🏼
@hodanraabi6251
@hodanraabi6251 5 жыл бұрын
Hees Iyo Badh 🔥🤘🎤 Miss xiis & Dj deeqsi 🔥♥👑
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Deeq khadar Xiis xarago horey usocda hommie💪😍❤
@richkag7380
@richkag7380 5 жыл бұрын
Dhiloy mel kasta so taagnow😁😂
@maryamaruun7179
@maryamaruun7179 2 жыл бұрын
Inta tiktok kso argty asgo hanuuny
@hibonuura6063
@hibonuura6063 5 жыл бұрын
I'm first keep it guys miss xis magacada ka helaba
@asmakayse7551
@asmakayse7551 4 жыл бұрын
Hnooow waxaan jiray berbera my home ❤❤❤🇳🇪🇳🇪🇳🇪🙏
@leyloabdi6447
@leyloabdi6447 5 жыл бұрын
Miiss xiis waa gabdh cod mcn ani ahaan hodan clrixman hadii laga soo tago gabadhaan ayaan kuheesta
@kp_karama_vlogz6084
@kp_karama_vlogz6084 5 жыл бұрын
WaQalka Production Ultra Legend KEEP GOING PRUh Of Mine Korkaad Isarn thy Waqal Hawshu Ha socoto
@mazlahismail3446
@mazlahismail3446 5 жыл бұрын
Hees akhlaaq iyo xikmad leH keep going alle ha idin daystoH♥️👏👏🔥🔥
@abouam253official2
@abouam253official2 2 жыл бұрын
Inta isago tabliq ah baratay iso raca Machallah ilahay inta kale naa ha so hadeyo
@selenajama4927
@selenajama4927 5 жыл бұрын
Wiiika dheeshiiisa kuheeesta wuuuw
@yasminsomali9743
@yasminsomali9743 5 жыл бұрын
Waaaw hunow baradaan ku koray Hunow badhtama jigjiga hunow Waxan jijay barbara
@ilyaasmuxumed9884
@ilyaasmuxumed9884 5 жыл бұрын
❤✋
@shukrishaaximan3453
@shukrishaaximan3453 5 жыл бұрын
wwwwww dhulkani somaliyed wwww xidigaha jigjiga
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 5 жыл бұрын
Lkn filis iyo m.xiiis. suniyaha iskaga eeegaaa horty mise waaa anigoo qudha plz isoo sheega bal😋
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 5 жыл бұрын
May wll wabey isku egyihin xita
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 5 жыл бұрын
Haaaaa kala garanmayneeee guuulysta dhaha
@hamdaruun4408
@hamdaruun4408 4 жыл бұрын
Filis two Walee
@ibrahimmohamed4667
@ibrahimmohamed4667 3 жыл бұрын
Dj deeqsi ilaahay ayaa soo hanuuniyay ilahay ayaa jecel. Hanuunkana ilahay qofkuu doowno ayuu siiyaa mansha Allah manta waa shekh deeqsi ma aha dj deeqsi.
@caashahodan3439
@caashahodan3439 5 жыл бұрын
Mis xis waa gabdh ficn oo dagan oo quruxleya ale aku dayo wllzhy🤗
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 5 жыл бұрын
Allah codkaga Allah ku barakeyo miss xiss thanks yaqee huno bay iyo bakool waxan jirey banadir afkaga cano mac lagu qabtey
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 Жыл бұрын
masha allah fanaankan imnka sheekh ayuu noqdey daaci ah isaga iyo fanaanki laxanka lahaaba cabdi hani xaashi
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 жыл бұрын
Fanaanada labaad aan fanaaninta somaliyeed ugu jeclahy lga reebo fiska Waa miss xiss Keep going quruxeey
@diimakhali451
@diimakhali451 5 жыл бұрын
Fiska kugu raacsanay Then yurub hodan Miss xiis
@caashahodan3439
@caashahodan3439 5 жыл бұрын
DJ deeqsi waa wiil wangzan oo ficn meshad rabtid ale aku geyo wllo
@c.rashidzadha2372
@c.rashidzadha2372 3 жыл бұрын
Wiilka Heesta Qaadaya iyo Wiilka Laxanka Saaray Abdi Hani Labaduba Wayka Baxeen Fanka Waxayn Noqden Culimo Masha allaH
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 5 жыл бұрын
Laxanka Cabdihani waa TOP.. cod-sameeyaha sanadkan
@rithwaanabdirahmanofficial8144
@rithwaanabdirahmanofficial8144 5 жыл бұрын
First views miss xiis dj deeqsi 💯 AxLa SawT Hore U Socda Well done waqaL ♥️
@abdirahmanyare7674
@abdirahmanyare7674 5 жыл бұрын
inta inta iga dambaysaa Like ta dhac igu sii Bakhaylnimadu ma fiicne keep going xidigaha jigjiga DJ deeqsi iyo miss xiss From jigjiga
@user-nt6wv2mx9r
@user-nt6wv2mx9r 5 ай бұрын
Dj deeqsi fanka waad kabaxdy❤❤❤❤
@xamdadahapo3207
@xamdadahapo3207 4 жыл бұрын
Mnzha allah miis xiis aad ayaan u taageeraa hore u soco wllshay
@shukriainamohamoud5987
@shukriainamohamoud5987 4 жыл бұрын
Dj deqi keep it up bro so beautiful style and codka caadi mahan bro 💕💞🌹💯✌️ all the way Minnesota
@amataabdi5559
@amataabdi5559 5 жыл бұрын
Heeztan wbn ku hyzta ddx wlhi dj deeqzi iyo mizz xiiz horey u socdy
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Xiis waa Qalanjo 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@amindayb6457
@amindayb6457 3 жыл бұрын
dj deq waad shidan thy wllky liketa ha ila dhafina shoodhayaashy
@yacqup8829
@yacqup8829 3 жыл бұрын
Wll ninkani imika wuu tobad keenay
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Hadal La igu Dhaho ama Hadal Aan dhaho waxan u jeclahay Kalmada❤Huuno❤
@nanzal4502
@nanzal4502 5 жыл бұрын
Wiilka cadi mahan
@ciltireboy3177
@ciltireboy3177 3 жыл бұрын
Allah ayaa hanuunuye walalkeen wll heestisa dalete ilahey dartiiii
@fathimohamutt4956
@fathimohamutt4956 2 жыл бұрын
Dj deqsi eeha championship's miyuu ka fadhiyaaa
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 жыл бұрын
Reer dds style ka heesa 100%🇩🇯🇸🇴🇩🇿🇪🇬🇲🇦🇪🇬
@najaxcabdi3590
@najaxcabdi3590 4 жыл бұрын
Hno bardan ku goray jig.jiga hno waxa jiray ber.bera Ayyy Waaawo
@nimcomoha4340
@nimcomoha4340 5 жыл бұрын
Wxn jiray berbera Best Song❤️👌👌miss xiis
@sihaamsahl4391
@sihaamsahl4391 5 жыл бұрын
Fanaankan ma moodid inuu dhiig Somali leeyahy Tanzanian ayaad yara moodaa wlhi daimon ayaaban xusuustAA
@mame77calicabdi5
@mame77calicabdi5 5 жыл бұрын
Jijiga lijoj karamaan idin hayaaaa ma guys🙏❤❤👑👑
@omarjunior9290
@omarjunior9290 4 жыл бұрын
Heestan muusigeeda habku u dhacayo baan ka helay woow miss xiis iyo fanaanka ay maanta iigu horeyso ma xumid sxb
@mariyamiski8170
@mariyamiski8170 5 жыл бұрын
Wlhi waa hees mcn oo heestii sanadka 😘😘😘😘😘😍😍😍😍❤❤❤❤❤
@wizwagga4475
@wizwagga4475 5 жыл бұрын
One luv my legend bro 😊🤟🏾♥️
@jacfarabdi1157
@jacfarabdi1157 5 жыл бұрын
Wooow fanaankan tagero
@bashiirmahamud5313
@bashiirmahamud5313 5 жыл бұрын
Hadad ogaden iska dhal tahay like isar
@adeecagobtitogdher3333
@adeecagobtitogdher3333 5 жыл бұрын
Bashiir Mahamud ceb hno mxad samysay anuba wankusaray lkin mihi qomkad shegayse isdajibal herka ugu qabyalada badan somali batahay ish🤣
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 5 жыл бұрын
Adeeca Gobti Togdher hhh ma usaari lahenbo wuxu ileen Ogaden bisuu yiriyee🤣🤣qabiil meeshii udanbeesay weeya LoL Illahi baa naga dhigin aya mahadaa leh🤣🤣🤣🤣🤪🤪
@adeecagobtitogdher3333
@adeecagobtitogdher3333 5 жыл бұрын
Nasteha Mohamed 🤣🤣🤣🤣haa jidhkygii ilhy haynaga shartiro qomka🤣
@bashiirmahamud5313
@bashiirmahamud5313 5 жыл бұрын
Adeeca Gobti Togdher inantayda ceeb😂
@bashiirmahamud5313
@bashiirmahamud5313 5 жыл бұрын
Nasteha Mohamed no qabyalad😂
@biyaayo
@biyaayo 2 жыл бұрын
Masha allah shiikhan hadaa tiktok kasoo arkay ilahay baa fanka ka madoobeyay
@mohamedhorseed7690
@mohamedhorseed7690 2 жыл бұрын
Hada heesihii uu iska dhaafay waana sheekh illaahay hasoo hanuuniyo Kuwa kalana
@drs_khadiirainaengmoha773
@drs_khadiirainaengmoha773 5 жыл бұрын
Hunooy halkeed Ku baqooshoo jirtaa eshcalaa song 😍
@rahmacumar2336
@rahmacumar2336 4 жыл бұрын
Baradan ku koray jigjiga janno❤️🥀🌹
@maryady392
@maryady392 5 жыл бұрын
Waqal studio horey u socdaa adban idn tageraaa labadaba kalama dhacan fananinta xiiz miis tagro u ah qofta yaila tageraa
@zakariaabdirashiid3576
@zakariaabdirashiid3576 5 жыл бұрын
Hees Shidan Wxi Shidan adaa ka shidan Ezh Calaa🤘💥.
@mohamedfarah8026
@mohamedfarah8026 5 жыл бұрын
Dope song horey o soco
@abdirahmansalah8778
@abdirahmansalah8778 3 жыл бұрын
# Best 🥁🎹 🎸 🎷🎺 Legend Music 🎶🎶 Henok Atlabachwe Jigjiga Studio 2020
@user-pn8hr1uv6j
@user-pn8hr1uv6j 11 ай бұрын
Dj deesi waa sheekh dadka waaniya ❤ elle ayaa soo xanuniyay❤
XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 12 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 32 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
New song miss xiis
5:50
khadar ismacil
Рет қаралды 303 М.
FANTASTIC BOYS JIGJIGA & XIDIGAHA GEESKA DHOOL 2018 HD
6:18
jawaase channel
Рет қаралды 548 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MISS XIIS - LOODIN MAAYO WACADKII OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:13
Waqal WStudío
Рет қаралды 810 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Jaylann - LABASS [Official Music Video]
3:29
JAYLANN
Рет қаралды 516 М.
MIIS XIIS HEESTII JEES OFFICIAL VIDEO 2018 DIRECTED JUNDI MEDIA
5:31
Jundi Media Pro
Рет қаралды 1 МЛН
Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018
6:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 221 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 911 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 287 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25