Malintii 16aad ee sonka iyo afurka aan sameyaay hambegar

  Рет қаралды 296,407

MissFosiya

MissFosiya

Күн бұрын

wadku mahadsan tahay daawashada like ii sar video❤
igaala so xiiriir
Instagram missfosiya
snapchat foos.18

Пікірлер: 1 100
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 жыл бұрын
Ramadan mubarak asxabta videoga like haka ilabiina, hada igu cusub tahay plz subscribe❤🙏
@qisadeyda544
@qisadeyda544 4 жыл бұрын
Ramadaan mubarak cdy keep going
@omarmohamedmaow5225
@omarmohamedmaow5225 4 жыл бұрын
Ramadan mubarak❤
@abdig7562
@abdig7562 4 жыл бұрын
Walaahi fowsiya waa gabar gaariyad ah.masha'alaah.
@safaabdi3638
@safaabdi3638 4 жыл бұрын
Whii anaa uxiisay maqaayad waliba ratigan waaba qadan wayay inaad samysy close friend baaba iinoqoty saa kuu dawanyay allaha ku brakeeyo xbtii keep going habana igu sln makeup kii ciidana soo gali indha allah oo fudud 🤗🤗🤗🤗👌👌👌
@cabdikadirhure7819
@cabdikadirhure7819 4 жыл бұрын
Ramadaan kariim walaal qli horey waxaan kuu rajaynayaa mustaqbal ifiyah horey u soco 👏👏👏❤🖒✋
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 4 жыл бұрын
This looks better than a restaurant.. she is skilled Mashallah.. She deserves many subscribers
@naciimoladan2507
@naciimoladan2507 4 жыл бұрын
Wlhi m.a abayo
@fartunibrahim4000
@fartunibrahim4000 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wll
@haniabdollahi4787
@haniabdollahi4787 4 жыл бұрын
from dirisle abdi intii ila mida like dhac dhac ku siiya
@ST-zw2rh
@ST-zw2rh 4 жыл бұрын
Abaya asc I’m from Canada wallahi af Somalikayga is not the best. I watch your channel to learn and practice af Somali inshallah so duceya inaan afsomali an barto 😭
@Munawartv844
@Munawartv844 4 жыл бұрын
Insha Aalah wa baranee
@abdiazizhassanomar3185
@abdiazizhassanomar3185 4 жыл бұрын
Waa taqaanaa
@diamodmubarik434
@diamodmubarik434 4 жыл бұрын
somaliYa imow abaayo dhaqsi ku baranee👏♥️
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 жыл бұрын
Insha allah waad baranesa isku daay adi mar walba ina ku hadasho sis❤🙏 mahadsanid
@abdiyussuf1144
@abdiyussuf1144 4 жыл бұрын
Hi suuban, I can teach you Somali in just one. Message me and I promise you, you will speak it fluently.
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
Waaaw Mash allah waan uxiisnay abayo cafimaad igu cuna 😋👌
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
"Soo labiso kadibna usoo fadhiiso".Loo noqon maayo.Masha Allaah.well done
@mohammedabdullaahi6004
@mohammedabdullaahi6004 4 жыл бұрын
Bro way asturantahay xafdedana wey jogya camrana isumabegeyso so
@noorabdulkhadirkhalif3581
@noorabdulkhadirkhalif3581 4 жыл бұрын
Masha Allah
@umuzeyd
@umuzeyd 4 жыл бұрын
14:29 abaayo maba laga sheekeen karo waa next level masha allah
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 жыл бұрын
🥰
@ahmedjubba1193
@ahmedjubba1193 4 жыл бұрын
Abayo wa mahadsanthata. Mida kale tuunta aad ayey u fiicantahay waliba qofka sooman marka baaritaan ku samee arintas inshlh. Mahadsanid
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 жыл бұрын
Mahadsaniid wll insha allah
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Horaan u sheegay gabadhan talent inee leedahay mashaAllah wlh dad bdn cunto karis KZbin ka usoo galaan ayaad kasii qatarsan thy gacmahaaga Allah kuu barakeeyo ukhtii xabibati❤
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 жыл бұрын
Amin abyo ❤🙏Mahadsanid😍
@nuuracaday7419
@nuuracaday7419 4 жыл бұрын
maila araktay abaayo dad cookig bis soo daayo ayeeba ka cunto qatarsantah wallaah ani kanalka cooking nooga dhig ayaaba dhahe wallaah maalin kaste waa sugi laah intee kasoo gale dadka ku cusub ayaa ah
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
@@nuuracaday7419 haa abayo wlh gabadh mashaAllah waye ani mudo ku xiran nhy makeup iyo vlog yo qurux bdn ka daawadaaa
@umuabdelaziizchannel9506
@umuabdelaziizchannel9506 4 жыл бұрын
Masha allaah aad buu uquruxbadanyahy maanta an sameen ana Insha allaah Lkn wll waxaan kugu darsanlahaa caaga aad kujarjareysid khudaarta iyo kan hilbaha ama digaag 2 hakala ahaadaan Waa iga talo hana iga xumaan 🥰🥰🥰❤️
@lovelyqalbidagan4181
@lovelyqalbidagan4181 4 жыл бұрын
Masha allah wllshey mcn allah ku dhowro xppti
@KornelAbdi
@KornelAbdi 4 жыл бұрын
Wan Ku Saray Wll Keep going
@abdulmoha4332
@abdulmoha4332 4 жыл бұрын
Mahadsanid abayo wlhi waka hele marku hore hilib diyarsan aya so gadajiro lk waxa ibarte ina hilib guriga iyaal e sugada aku karsado isla isaga aan aka sameysakaro thnkz walashey
@abdikarimmusse791
@abdikarimmusse791 2 жыл бұрын
Maalintii kowaaaad Ramadan 2022 baan ku daawan 2april 2022
@ayansheikh3133
@ayansheikh3133 4 жыл бұрын
mshaallah wa macan
@ladanlove2336
@ladanlove2336 4 жыл бұрын
Masha allah wll wan ku jclhy walhi waxkasta od sameso anaa wan samestaa tnx intad itistay
@Ikram252-u3u
@Ikram252-u3u 4 жыл бұрын
Wan U xiisaya Maqaaxi , Thank you abaayo Mansha allah .
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 4 жыл бұрын
Walal waxa jira dad an awoodi kaarin wad ogthy waxa ka jira wadankii hooyo masakiin. Baaakaa buxda. An wax ba haysan MashaAllah
@himilohaldhaa3347
@himilohaldhaa3347 3 жыл бұрын
Maanta lee ku bartay maanta na waan kugu qancay abaayo ilaahey gacantaada haku barakeeyo
@ahmednurhussein802
@ahmednurhussein802 4 жыл бұрын
Masha,Allah miss foosiya macalimad cuntada noqo insha,Allah
@abaasmahad1971
@abaasmahad1971 4 жыл бұрын
waan u xiisay hanbegarka
@screenhd6492
@screenhd6492 4 жыл бұрын
Mashallaha
@abdihameidhusseinsayid4250
@abdihameidhusseinsayid4250 5 ай бұрын
Masha allah hadii aad kaaba samaysay walal kaalay wadanka aan wada shaqaysaneee. Hh, like Shere
@iqraosman6470
@iqraosman6470 4 жыл бұрын
Mash allah♥️ abyo 🙊wan gaheley 🇸🇴gacan tad allah kubarakeeyo 💋♥️
@udgoonudgoon5568
@udgoonudgoon5568 4 жыл бұрын
Qof igu mgc ah hada neh abtiriska Ila wato www inta KZbin kudhex jire ma.arg
@galadomar2121
@galadomar2121 4 жыл бұрын
Ani cawa igu ka horeeso masha allaah qof mahadcelin badan baad tahay qofkan dadka ku shukrin allena kuma shukriyo adna wad mahadsan tahay hadaadan xaas ahayn in aan is barano fiicnaan lahed
@landac.raxman6176
@landac.raxman6176 4 жыл бұрын
Horumar wacan insha allah baan kurajaynayaa gabadh aan kahelaad tahee
@abdullhiabdulrahman3411
@abdullhiabdulrahman3411 4 жыл бұрын
Man sha allh gacanta allh hakuu bara keeyo sharkana allh hakaa xijaabo
@deqasalah9114
@deqasalah9114 4 жыл бұрын
Mash alllh wlo illhya ha ku xafido gacanta
@Baalbaaloowtv5225
@Baalbaaloowtv5225 4 жыл бұрын
Intii Rasulkena SCW jaceel channelka subscriber isara plz plz Alla sonka Ha idin ka aqbale
@mlaambalawzha
@mlaambalawzha 4 жыл бұрын
Wow! what a somali girl alle haku barakeeyo wll
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 4 жыл бұрын
Ilahay gabadhaaas fariida ah oo kale ha ii sahlo 27 Ramadan
@mohamedfaysal5218
@mohamedfaysal5218 4 жыл бұрын
Mashalh azxta pleas walashen like usaa 👏🏻
@qisadeyda544
@qisadeyda544 4 жыл бұрын
Wan kusarau subscribe isaar bro
@amiiramohamed7906
@amiiramohamed7906 4 жыл бұрын
Maacaan sidan udaawanayey waan gaajooday macaan waaye 💚💚💚💚💚💖💖💖💗💓
@ayaanitawaaaye3797
@ayaanitawaaaye3797 4 жыл бұрын
Looks so delicious and yummy 😋😋😋🤤🤤allaha idin daweyo fowzia ❤
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
ASC walashey I joined this channel Just now Mansha allah tabarkallah Shaqo Fican Ayad Haysaa Horey u soco walal Sharafey
@channel-qr7sv
@channel-qr7sv 4 жыл бұрын
Cadi ma tahide masha Allah mahadsanside adiga 🥰😘
@Mohashi33
@Mohashi33 4 жыл бұрын
200 geela in lagaa bixiyaad istaahishaa inaadeer naag cunto sidaa u samyn karta hadaan heli lahaa waligay meherad cunto uma raadsadeen. maasha'allah
@fadxadayib2795
@fadxadayib2795 4 жыл бұрын
How you made that I really like the huuno keep going
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku xafido wlshy maanta igu horeyso ck chanellkaga WC bdn ka faaideysty Allah ku barakeyo gacantada
@sucaad143abdullahi4
@sucaad143abdullahi4 4 жыл бұрын
M.a abayo qali hore usoco mcnto ❤❤❤💋❤❤❤
@ugbaadaragsan4852
@ugbaadaragsan4852 4 жыл бұрын
Masha allah saadba ii ogayd baan kayaabay mahadsanid abaayo
@zamzamcabdulaahi6804
@zamzamcabdulaahi6804 4 жыл бұрын
Masha allah 😊
@alimahamed163
@alimahamed163 4 жыл бұрын
Walhi amazing ayad tahay gaajadii aduunkaa iqabatey waa fudeyd hadana waa cajiib only wakhti ayunba galaya Hoo ham kasii markad dhahdey wan kaso dhex bixi gadhey shaashada hhhhhhh hore usoco sist subscribe kana wad iga haysa
@khadarfaisal9816
@khadarfaisal9816 4 жыл бұрын
Wlshy waan kugu taageersanahay cuntooyinka aad sameyso waanan jecelhy runtii sida aad u sameynayso .... i love it sist good begger.
@hoodoapdirsak8017
@hoodoapdirsak8017 2 жыл бұрын
waaw wu i cajabiyay runti wan ka faaiidY abaayo thank you macanto
@samiyasaed5681
@samiyasaed5681 4 жыл бұрын
Am really loving the hygiene and your energy ❤❤
@xuriyoahmad9522
@xuriyoahmad9522 2 жыл бұрын
Wooooooow abyo and Ayaan ugahelay thank sister 💖 ❤️ 💓 💕
@ahu8405
@ahu8405 4 жыл бұрын
Hamburger maadan samayn ee waxaad samaysay beef burger ee magaca iska hubi Mahadsanid
@wardafarah282
@wardafarah282 4 жыл бұрын
Mash alhaa I Watch you video every day keep going queen of the social media❤️ when I watch your video I’m not feel boring so keep going💕🌹❤️🥀
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 жыл бұрын
Thanks wllo❤🙏
@muhsinmohamed9908
@muhsinmohamed9908 4 жыл бұрын
Asc wll camerada aad isticmaasho waa noocma???
@maxamuudlaayo9887
@maxamuudlaayo9887 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo 🥰
@cadekacade5943
@cadekacade5943 4 жыл бұрын
Aad buu u fiican yahay ugana helay maasha allaah
@queen-tj5yt
@queen-tj5yt 4 жыл бұрын
msha allah qaaaali😘😘😘😘😘😘
@najahabdi7154
@najahabdi7154 Жыл бұрын
Wll waan ku xiisnay ramadantan so noqo ❤
@umumoha4706
@umumoha4706 4 жыл бұрын
ما شاء الله تبا رك الله
@yuugaaaxmed9667
@yuugaaaxmed9667 4 жыл бұрын
Abyo mcn foziya horay u soco anaguna garab kaaga ayaa nahay cunta kariska aad ayat ugu fcnhay
@nasroahmed114
@nasroahmed114 4 жыл бұрын
Mashaallaah ❤❤🥰❤❤
@qamar9212
@qamar9212 4 жыл бұрын
Ramadan kareem marshalah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️💕💞💓💗💖💘💝💋💋
@zaro3938
@zaro3938 4 жыл бұрын
mashallah ❤❤😘😘👍👏⚘
@idilhassan1896
@idilhassan1896 4 жыл бұрын
Masha allah ilahay gacanta hakuu barakeeyo aad buu u qurux badanyahay dabcan wixii isha deeqa ayaa calooshana deeqa❤️❤️❤️❤️❤️
@mahadali4551
@mahadali4551 4 жыл бұрын
Manshaallah miss fosiya perfect design hamburger
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 4 жыл бұрын
M.a xbbt wlhi cunoyinkaga sfcn uga hele marki hore sfcn kula ma socon make upka majecli lkn ila ramadaanta wa kula socda mhdsanid xppt
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 жыл бұрын
Mahadsaniid ❤🙏😘
@axlaambintucabdi1111
@axlaambintucabdi1111 4 жыл бұрын
Masha.allh wllo keep going🙈😘💋
@glowhamy7924
@glowhamy7924 4 жыл бұрын
Abayo Well Done marka hore nästa hilibka iyo ost ga inu isku dhalalisid bay ahed
@najaxyusufismail865
@najaxyusufismail865 4 жыл бұрын
Wllahi aad ayaan uga helay ilaahay hakaa abaaliyo insha allah waa afur macaan mansh allah ilaahay ha kuu bareekeeyo
@hamdasaeed4746
@hamdasaeed4746 4 жыл бұрын
I wish to be da first view Of da next video 😂👌😉 So cutyyyy
@hafsoahmed3257
@hafsoahmed3257 4 жыл бұрын
Msha allh fosita qurux caadi maahid baahi ayaba iqabatay marka arkay
@fatimanuura8087
@fatimanuura8087 4 жыл бұрын
Manshallaah aad baan uga helay dhamaan video iyadaadaa
@ismasharyan9870
@ismasharyan9870 4 жыл бұрын
Mansha Allah wall ku deyasho mudan hore usocd wcn Gadhaheyna somaliyed Alle haa idin xifdiyow mel kasta jogta wan idin jeclhay dhamanten❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏
@AwaysAbdoo
@AwaysAbdoo Ай бұрын
Gacanta alla hakuu barakeeyo anigaba waan sameeyaa
@ladykksmarta152
@ladykksmarta152 4 жыл бұрын
Nice video 👌👍👏 where do you live siz
@hamdahaaji8257
@hamdahaaji8257 4 жыл бұрын
Wixii indhaha deeqaa uuurkana deeqo ms foosiya banankada tallaa sxb lagama sheekeyn karo cuntadaa best quruxey
@abdullahiqanjeey3217
@abdullahiqanjeey3217 4 жыл бұрын
gabar soomaaliyeed oo kaa cuno qurux badan ma arag weli war Somali iska daayee walaahi ajnabigaa ku gaarin we miss you a lot qaali noo soo noqo fadlan nolosheynu weey ku caadeysatay
@cabdullaahimohamedkheirsal6888
@cabdullaahimohamedkheirsal6888 4 жыл бұрын
Waaaw .afur afur dhaafey .. 👏👏👏👏 Hore usoco abyo
@maxameddekowoffichial4695
@maxameddekowoffichial4695 4 жыл бұрын
Intaaso cuno ah dadka kula cunaayo mey kula qabtaan xawsha cameradaba xaku qabtane mise single mother maa tahay wllo masha allh
@nimcohassan1103
@nimcohassan1103 4 жыл бұрын
Masha Allah aniga cuntada wan ka helay runtii ramadanta dhan wan KU fiirsada hore u soco hormar wanagsan wallashay❤️
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 4 жыл бұрын
Masha allah xabibti muuqaaladaada aad ayaan u jeclahay mawa ka daalo anoo rabo ayuu iga dhamaada comanti badanaa ma qoro lkn like iyo muuqaal fiirsi kamadaalo horay u soco xabibti 😚😚😚
@lifeisshort4777
@lifeisshort4777 4 жыл бұрын
Asc xagee ka soo gadey kan xawaajiyada lugubrious shido
@farhiagardawe8172
@farhiagardawe8172 4 жыл бұрын
Msh alh alle hagu barakeeyo gcntda wlhi wn uxiisy cunistiiisa
@moali9784
@moali9784 4 жыл бұрын
Mashalah walashay howl fiiican ayaa haysaa , kan maqaayada lagu sameeyo kaaga ayaa kafiican,
@xasanabuukarcusmaan1289
@xasanabuukarcusmaan1289 4 жыл бұрын
Maashaa shaa allh alle haku barakeeyo
@hodancabdirahanhodanbilan2706
@hodancabdirahanhodanbilan2706 4 жыл бұрын
From dirisle abdi m.a apyo horray usoco
@cabdulqaadirxuseen6640
@cabdulqaadirxuseen6640 4 жыл бұрын
Gacan taada. Allah's kuu barskeeyo khatar ayaa. Tahay
@waisidrisbarre4425
@waisidrisbarre4425 4 жыл бұрын
asc . kaliga miya cunaaya rashiinkaas oo dhan adigo oo gabadh ah ? raga lee lagu ogaa cuniitaan dumarkiina miyey ku bireen , waa yaab
@aweisabdirahman347
@aweisabdirahman347 4 жыл бұрын
mash allah waaan ka helay gacanta allaha kuu barakeeeyo
@omaradan6322
@omaradan6322 4 жыл бұрын
Mansha Allah af Somalia waad ku dadaashay waayo af Somalia waa tirabadan yahay
@mahyeofficial6206
@mahyeofficial6206 4 жыл бұрын
Mnsha alah guulayso cunto karin ayaanba kaa faiday ini video cuntada u gaara nooo soo gali
@salwa1599
@salwa1599 10 ай бұрын
M.a Waxa samesaan qafif ka dhiga markas 2 xabo is kor sara aniga sas ayan u samestaa
@nazhaadqalpiwcn1076
@nazhaadqalpiwcn1076 4 жыл бұрын
Fosiya meheradaha aad cuntada ka soo cuntid maxaad u aada adaaba ka qatarsan gabdhaha youtuberska ah ee cuntooyinka soo galiya xata sidaan uma sameeyaan so funny maazha allh Dhinac kaste in layska dhiso ama layska hagaajiyo wa wax loo baahan yahay like fosiya Fosiya makeup ayay soo galisaa Hadana cunto meelbay isks dhigtay ama xariifad bay ku tahay Mazha allh Mida 2aad ee iga yaabisay fosiya fanskeeda reply ayay usoo celisaa Waa ixtiraam ayay dadkeeda u hayso KZbinrska qaar isla wayni aya ku jirta inay reply kuso dhahan daaye like commantigaaga ma saarayaa funskiisina wuu nacaya coz maba tix galinayo🤷‍♀️ Insha allh halkaas kasii wad mcnto dadkuna way kusii jeclaanayaan mrkad uso jawaabto aniga dhwr mar waad iiso jawaabtay waliba arimo ku saabsan make upka waanan kuu hayaa abaalka qaaliyey Saladi duhur aa iga tagi rabta ☺️😆 Waan usoo laabanayaa video yadaa coz waN xiisaynayaa
@abdifitahsaed9444
@abdifitahsaed9444 4 жыл бұрын
Msnllh wanku farax snahay gabadhi oko horaysay o afsoomali wax ku sharxiso mahad sanid abayo horay osoco
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 4 жыл бұрын
Kan maqaayada kaada ka wanaagsan Mashallah
@naimamuqtar3085
@naimamuqtar3085 4 жыл бұрын
Sister horay usoco Wan kahelay runti wanba jelahay in aan cunto alaabtan
@gogbapuolaxmed790
@gogbapuolaxmed790 4 жыл бұрын
Mashallah quraley waye sodhowow xidigta
@mankaboy3955
@mankaboy3955 4 жыл бұрын
Kamsar markad ledahay wan ku hesta wlhi shukran 😁😁
@mohamedabdullahi7094
@mohamedabdullahi7094 4 жыл бұрын
❤ Maa Shaa Allaah ❤ Abaayo qaali waan kaa helay runtii number kaada ma kaa heli karaa
@kaifabdi7246
@kaifabdi7246 4 жыл бұрын
Marka hire madanen jirin lkn hada dhareerkaa iga soodadanayo Mana somiyee yummy yummy
@faaisabdi3226
@faaisabdi3226 4 жыл бұрын
ramadan mubarak
@rahmarose8287
@rahmarose8287 4 жыл бұрын
Masha Allah habibti miss fosiya Gacanta Allah ku barakeyo si qurux badan baad u sameysay thank you my queen ❤🙏🙏🙏😍😘
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 4 жыл бұрын
Mashaa’allah tabarakallah sis Chef 👩‍🍳 Khatar ah iga dheh
afurka waxan isla sameneena walashey Hibaq
17:48
MissFosiya
Рет қаралды 102 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Ozoda
Рет қаралды 12 МЛН
CASHO DHAMESTIRAN CEESH IYO FUUL IYO DIGAAG IYO AVOCADO SMOOTHIE 🥑
20:50
ASXABTA AN WADA SHAQEENO IS BALANSANAY QADO IYO shopping 🛍
17:42
Malintii 13aad ee sonka iyo afurka aan sameyaay...
15:28
MissFosiya
Рет қаралды 126 М.
sida lokariyo hambegar aad umacan badhan | how to cook burger
10:16
nasrin Ahmed jamac
Рет қаралды 5 М.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Sawda Billan
Рет қаралды 124 М.
Gabadh Moroccian Ah aya igu casuuntay kuskus
10:37
MissFosiya
Рет қаралды 25 М.
Malintii 9aad ee sonka iyo afurkaan sameyaay
13:34
MissFosiya
Рет қаралды 222 М.