“Ma ogtahay Dhiiga Daadintiisa waxaa ugu Fudud Soomaali” Sh Maxamuud Xaliike

  Рет қаралды 6,173

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 54
@drmohfar301
@drmohfar301 Күн бұрын
Waa dhab runtii shayga maanta soomaali dhexdeeda aan qiimo kalahayni nafta iyo daadinta dhiigga walaalkood. Waa aafo aanan laga korin if iyo aakhiro midna guul kugaadhi mayno. Rabbi xaqa hayna garansiiyo.
@hassanmohamud852
@hassanmohamud852 Күн бұрын
Jazaaka ALLAH sheekh, Goob joog baan ka ahaa balantaa sheekhu nagaga qaaday caawa Masjid Tawhiid Kampala, ALLAH xaqa hanagusugo....
@abdiasheikh4449
@abdiasheikh4449 Күн бұрын
Jazaka Allahu khayran Sheikh. Rabbi hanagu anfaco
@dugsigaabudardaaonline3676
@dugsigaabudardaaonline3676 Күн бұрын
Jazaakalaahu khayran Soomaaliyay Allah Allah Allah الله أكبر
@Charkherad
@Charkherad Күн бұрын
Culimada waxa aan kala talinayaa, in ay tagaaan furimaha dagaalka, iyo goobaha la isku dilayo oy dadka walaalaha ah ee shaydaanku cadaawda dhex dhigay heshiis ugu baaqaan ! Waa iga talo
@NewsFusion24
@NewsFusion24 14 сағат бұрын
Nin dhiig islaam daadiyey imaan maleh, Wlhy culimada biyo u kabban maayaan, way lay nayaan. Cuqaasha ayay yara maqlaanba, odaayasha ha la tashkiiliyo.
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 3 сағат бұрын
Jaza laah khayr Waan kula qabaa arinkaa, markaan u qoray intaas oo kale ayaan akhristay, fikirkaaga. Culimadu waxaad moodaa inay dhanka siyaasada u janjeedhaan, waayo wali ma arag iyagoo meelaha ama beelaha is dilaya ag jooga, oo wacdiyaya, kolba caasimad aanay lahayn oon dhib ka jirin ayey ka hadlaan, siday dalxiisayaal yihiin
@jamakhayre5789
@jamakhayre5789 23 сағат бұрын
Jazaaka Allah khayran
@mutafeapdi856
@mutafeapdi856 18 сағат бұрын
Lailahailalah wawakhti akhirosabana walahi wakhtigan waxa layskulaynaya wa adunyo iyo huguri somalina kabiximayso qabyalad iyo xasidnimo tiakhiro waywada iloben dhalinyaradi shababka aha ayay cimrigodi dadajiyen odayal soqatay wakhti iyo cimri ayadhigi biliadanka xalashaday allah kabaqa wllyal
@yonisabdullahi3024
@yonisabdullahi3024 Күн бұрын
Amiin, ilahay ha joojiyo
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 6 сағат бұрын
Kani wuxuu hor boodayay oo uu hurinayay colaadii Laascanood
@MustafeZaacid
@MustafeZaacid 16 сағат бұрын
Ax allow no sahal
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 13 сағат бұрын
Subxanalaah yaarabbi 😢
@BintuAbdi-r4o
@BintuAbdi-r4o 14 сағат бұрын
Waa runtaa sheekhaw umadii qalbi dhagax weeyaan
@hafsahussien9339
@hafsahussien9339 11 сағат бұрын
Waxaan aad uugu faraxsanahy in sheeq soomali ah kafakaaaro dhibka soomali heesto iskuna dayaayo in daaweeyo dhibkaas maxaa yeelay sheeqyadeena waxaa moodaa in kaliya ee saarnaa maashilada yaryar diinta martabadooyin kala leedahy sidaasna mashaakilkana waa in kalamudnaadaan anaka maxaa naga reebay asageen waa qadiyadaan isdilka iyo qabiilka shkrn ustaad ❤
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 4 сағат бұрын
Qabyaalad ayay Diin kadhigteen Allah ha,ina hanuuniyo
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 13 сағат бұрын
Somalida cuquba haysata Allah haw sahlo!!! Waxaan ku tilmaamno garan mayno.
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 8 сағат бұрын
Sheikha hadalkiisa aan qaadano
@nimasaid-v5k
@nimasaid-v5k 5 сағат бұрын
Darodka oo sheg
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 сағат бұрын
Sheekh MAXAMUD XALIIKE HADAD FARIINTAYDA ARAGTO KALMDA DHIIG SOMALI DHAXDEDA EE QABIIL LOO ADEEGSADO ALLAYA RAXME ABWAN SULDAN TIME CADE HADAN QALDEYN MALA LIXDANYADII BUU LAHAA DADAKA KAMA YARATEN SOMALI WAAY IS DABAR JAREYSAA GABAYGII DUGSI MA LEH QABIIL WAXEY DUMISO MOOYAAYEN WAAGU SHEEGYAYEY HUBKA LA ISTICMALEY SOODHEY IYO QORI HAL XABO KA DHACDO ISKU DHAMEYE N HADA SOMALIDA WA DAKD A KENEY HUBKII LOOGU TALO GALEY IN DIYARAD ALAGU SOO RIDO U ISTCMEY IN DAD LAGU RIDO
@alfanaandhoolayare4457
@alfanaandhoolayare4457 23 сағат бұрын
Illahyow noo danbi dhaaf
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 11 сағат бұрын
CULIMADA WAXAN UGU BAAQI LAHAA FADLAN TAGA FURIMAHA DAGAAL OO USHEEGAY DADKA DIINTU WAXAY KA QABTO DHIIGA MUSLINKA AH WAAYO DADKA DAGAALAMAYAA WAA INAMO YAR YAR DIINTA WAXBADAN KA GARANEYN😢
@ahlanhussien
@ahlanhussien 4 сағат бұрын
Maad dadkan waalan ee dhiiga u haliilaya intaad dhex tagan ugu sheegi wayden dhamaan culumooy????
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 3 сағат бұрын
Culimadu dadkaa dagaalama ha dhex tegto oo ha wacdiyaan, in magaalooyinka iska degan uun laga muxaadareeyo maahee. Dadku wacyi galin ayey u baahanyihiin. Niman siyaasiyiin ah oo ilaahay ka fogaaday ayey dhegaysanayaane
@FaraxAli-lz7lt
@FaraxAli-lz7lt 18 сағат бұрын
reerkina ka bilaw waadigi hor bodaye
@Yasinlander
@Yasinlander 16 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅
@MohmetAmad
@MohmetAmad 13 сағат бұрын
​@@Yasinlanderhakuwasaan waliba xaarlow kuceebeeyeenbe
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 21 сағат бұрын
Horta waa yaabe tvgan ma ictisaam ayaa maalgalisa🤔
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 15 сағат бұрын
Intii ku anfacda kaqaado
@SalimSalimmohamed-b6e
@SalimSalimmohamed-b6e 3 сағат бұрын
Shiica ya maal galiyay 🤔
@advyser
@advyser 9 сағат бұрын
Hadalkan jigjiga, Nairobi iyo laascaanood in loo sheego weeye Hargeysa iyo Somaliland dhiig muslim dad raba ma joogaan Laakiin halkaas bay ka buuxa an ee bal u soo sheeg
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 7 сағат бұрын
Sownaka dad dhulkood werareynaa. Ani wilkayga oo aan caalwayey oo ciidanka qaranka Somaliland baa kudhintay. Cidkasta danbiga waaledahay.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 14 сағат бұрын
Laakiin markii reerkoodu dagaalamayay jihaad bay ku jireen; kusoco sheekhow
@advyser
@advyser Күн бұрын
Ciidanka Somaliland dhiigiisu dhiig muslim ma ahayn markii laascaanood gardaro loogu daadinayay, waliba iyagoo dadka u tudhaya? Mise sida ictisaamku qabo is iyaga iyo dawalada Somaliland gaalo lala jihaado bay ahaayeen?
@drmohfar301
@drmohfar301 Күн бұрын
Tudhaaluhu ma duqaynta iyo gumaadka maatada iyo dhallankaad utaqaannaa? Immisaase la'abhinaayay illeen sool dadbaa leh dulmi tirsanaayay xaqna ulahaa in tabashadooda latixgeliyo waxaana loo istimaalay in lagumaado wayse u ahaan wayday...
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 23 сағат бұрын
Dhiiga isaaqa waa waajib iyo cibaado in la daadiyo qofkii aan daadina uu ku dambaabayo
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 15 сағат бұрын
😅😅😅😅😮😂 aamus wax magarad yahow ​@@AbdiAbdifatah-g8x
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 15 сағат бұрын
Walle dadka umay turine Allah kacabso malmihii u horeeyay 7 caruur ah iyo hoyadood ninka hoobiyaha kugumaaday miyaa dadka u tudhayay asxan asxaan la iskumafayn dhehe labada dhinacba
@Adam-sq8ol
@Adam-sq8ol 14 сағат бұрын
Daalimiin haday yihiin dhiigooda wax qiimo ah maleh
@sarahmohamud177
@sarahmohamud177 Күн бұрын
Ma haduu Ilaahay ku arkayo qalbigaa waxa ku jirana ogyahay intaa saa kugu filan.khamiiska intaad bixiso qori qaado
@maxamuudiid2509
@maxamuudiid2509 Күн бұрын
War adiga waxba ka dhagaysanmayno munafaq ayad tahay
@somboi71
@somboi71 Күн бұрын
Usheeq reerkagaa khatuumo seeq ad gacaan kusinaysee wadaad beenlo ah batahay
@drmohfar301
@drmohfar301 Күн бұрын
Subxaanallah.
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 23 сағат бұрын
Idinku sheikhiina iyo sharmuutadiinu jidkooday ka ganacsadaan oo khamrigay kala shubtaan qaawaney
@somboi71
@somboi71 23 сағат бұрын
@@AbdiAbdifatah-g8x qamri iyo dhiloyinkii wadigii las canood kufarhaysid.Reer khatuumo 85% qamri cabaan taa wala ogyahay wadadadina waa khaniisiin miraan
@MohmetAmad
@MohmetAmad 13 сағат бұрын
​@@somboi71 maalin cad ragii qarankii 33 sano la dhalalinyey qaawiyey waa adeerada kula cisaabtan waakuwii kulaalayey sidii dab sool, ee soo daayey salaadiinta iyo cuqaasha calanka buluuga sitay nidaam xumada adeerada kula xisaabtan qabyaaladii xanuunkii ku qaaday kuma dhigee
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Күн бұрын
Beenaale munaafaqa adaa kamida kuwa daadiya argagisaad tahay culimo daaraad
@hassanamin5900
@hassanamin5900 Күн бұрын
Subhanalah
@Charkherad
@Charkherad Күн бұрын
Adaa munaafaq ah, oo alle ka fog, kajeedi afkaaga qadhmuun culimdda alle ! Kala garo siyaasad iyo ehlu cilmi, anagaa reer somaliland ah, kaa jecel, uxtiraamaynana culimada reerkay doonaaan ha ahaadaan !
@gamessjr3228
@gamessjr3228 Күн бұрын
Waad bugtaaa wlhi uf
@BurhaanIbraahim-m4h
@BurhaanIbraahim-m4h Күн бұрын
Sheekhu badaa magalo
@somboi71
@somboi71 Күн бұрын
Munaafiq weyn batahay imisaa adiguu dhiig dadisey
Muslimiinta oo  udhexeeyo Dhib iyo Rajo || Sh Mustafe Xaaji
44:38
Salafmedia
Рет қаралды 2,6 М.
Eritrea oo Xiriirka Soomaaliya Ka Fiirsanayna & Jahwareerka Siyaasadeed!
13:27