Wararkii u dambeeyay ee laba qof oo maydadkooda laga dhex helay gaadhi.

  Рет қаралды 16,722

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil Сағат бұрын
Allah ha u Naxariisto 2da qof sacadooda ayaa dhamaatay waxaan rajaynaynaa warbixin baadhitaaka Allah ha u fududeeyo aamiin
@aminanadif8846
@aminanadif8846 Сағат бұрын
Amiin
@siradm
@siradm 52 минут бұрын
Ilaahay swt ha u naxariisto ehelkqna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo laakiin walaala yaal yaan la siyaasadaynin, ama qabiil loo rogin, nabadda ilaashada, waa gacan ku hayn, mujrimiinta meel uga soo wada jeesta oo soo qabta
@muxammad2413
@muxammad2413 44 минут бұрын
ASC, waar SHIFO maggac dheddig weeyaanne , SHAAFI ku baddallo insha ALLAAH. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@muxammad2413
@muxammad2413 Сағат бұрын
ASC, Sidda ay soo qorrayaan dadka caqligga salliimka ah lihi , Waxa ay aad u uggu dhawdahay in ay u dhinteen NEEF- QABBATAW, Oo heaterku u shidnaa , Daaqadduhunna u xidhnaayeen,ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha u naxarriistee, Wa BILLAAHI tawfiiq.
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g Сағат бұрын
Macquul ma ahen.. gaarigu maleh wax qof dilikara. Ee sun baa cuno loogu darey labadoodaba
@degmoomeo
@degmoomeo 58 минут бұрын
Inalilahi wa inna ilayhi rajicuun sii ay uu dhinteen Allahu aclaam fataxada iyo ducada uu maraa😢😢😢
@ahmedabdi7198
@ahmedabdi7198 Сағат бұрын
Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun 🎉🎉🎉
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Сағат бұрын
Maafiyadii Koonfur ka jirtay ayaa Somaliland soo gashay
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 53 минут бұрын
Iska adkeeso adiga qarax iyo xasuuq ka geestay koofur ha calacalin cabaadka waa idiin dhiman yahay 😂
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f Сағат бұрын
Wa arin yaab leh meesha huwan ba so gashey oo huwantii gudaha iyo dibada ayaa isla socda xaaladu waa halis
@Zaalim4
@Zaalim4 Сағат бұрын
Kala soco challenge
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 25 минут бұрын
Wuu iman doonaa. Qaraxyada sababtoo ah waxay fureen xiriirka Soomaaliya
@ZamzamAxmed-i3r
@ZamzamAxmed-i3r Сағат бұрын
Oo washeko Kamareddy ilahaayow unaxariiso
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 23 минут бұрын
Ilaahay haw naxariisto Aamin yaa rabi 😭😭😭 Arinkan oo kale muqdisho Ayuu hore uga dhacay Qaraxyadii ayaa ku xiga sorry
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 2 сағат бұрын
Ilahaay haa uu Naxariisto. Labada marxum Ilahaay baa oog waxa diilay lakiin aniga fakir ahantay haday ahayn laba qof oo hasaway iin laa suneyay waxa jira daad xaasida oo daadka guurkoda kaa ximada Allahu aclam inshallah xaqu wuu soo bixi
@WardaMaxamed-m9w
@WardaMaxamed-m9w 2 сағат бұрын
Alle khyr haka dhigo Waa arin layaab leh wllhi😢😮 Ilhyna ha unaxariisto😢
@migo2444
@migo2444 42 минут бұрын
Ninkan shifooy lugu leeyahay wa maxay gorma shifo magac rageed noqday
@AbdirahmanHassan-g4s
@AbdirahmanHassan-g4s Сағат бұрын
Alaa macalin af cas😂😂
@fatuh4811
@fatuh4811 2 сағат бұрын
Drugs halaga baadho overdose inay sameeyeen.
@baabuli8762
@baabuli8762 2 сағат бұрын
Sidaan filaayo gaadhiga waxa suuragala inuu daaqaha xidhnaayeen oo uu dabku shiday noocuudoono ha ahaadaane markaasn oxygen ayaa is xidha dad hore sidaa ugu dhintayna waan arkay weligaa gaadhi lama dhex seexdo dabna la isku ma shido sidaasaan filayaa inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
@liibanhassan9339
@liibanhassan9339 2 сағат бұрын
Dabka mxd ka wadaa afrikaanow sida futadaadu umadow yhy ayuu caqligaaguna u madow yahee bilaa caqloow✅️😡
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 сағат бұрын
Managa hubta
@abusa3adS
@abusa3adS 2 сағат бұрын
@@baabuli8762 Mobile ma wataan miyaa, daaqadaha waa jebin karaa baan filaya
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 2 сағат бұрын
Way Dhici Kartaa Hadii Daaqaduhu Ay Dalacan Yihiin. Reer Habaryoonis ah Oo Lix Qof Ka Kooban Ayaa Masar Kuwada Dhintay.
@abusa3adS
@abusa3adS Сағат бұрын
@@maryanmohamed6688 Kuwaas gaasta dishay, ee gaasna gaadhiga kuma shaqeeso, baatroolna sidaas ma sameeyo,
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Сағат бұрын
Dawlad ma jirto. Wixii dilayna lama yaqaano. Waa ummad dayacan oo bilaa dawlad ah muddo dheer.
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 Сағат бұрын
Ma halkaasi ayaad ka miistay warkaa.
@ND0564
@ND0564 Сағат бұрын
Iska hurud.
@ND0564
@ND0564 Сағат бұрын
Dawlada maxaa kaa galay. Adiga dawlad kuuma aha.
@ND0564
@ND0564 58 минут бұрын
Iidoor eaxa ka dhex shaqeeya oo narna Garxajid iska iska dhiga marna Awal. Waan nacabka iska ilaaliya oo ha u jawaabina. 😅. Isaaq ❤❤❤
@kinsialin8009
@kinsialin8009 7 минут бұрын
Wlhi waa weriyad fiican ee maxaad u caayaysaan waa gabadh nadiifa
@yurub5288
@yurub5288 59 минут бұрын
Way bilaa batay waa sheekadii koofur hayaay hala is ilaliyo ilahay how naxariisto 😢😢😢
@LiibaanXiis
@LiibaanXiis Сағат бұрын
Subxanxanallah
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 2 сағат бұрын
Daaqadaha Gaadhigu Haday u Dalacnaayeen, Oo Kululeeyaha Gaadhiga ama( Heater)Hadii Uu Shidnaa Waa Lagu Dhintaa Oo Waa Lagu Neef Qabatoobaa.
@ahmad6967
@ahmad6967 Сағат бұрын
Waa hadaay seexdiin
@muxammad2413
@muxammad2413 Сағат бұрын
ASC, JASAAKALKAAH , Fikirka fiican, Siddaas aad sheeggayso bay u dhawdahaye.
@blackpink2487
@blackpink2487 55 минут бұрын
LAGAYABAA IN EY DAQADAHAA XIDHEN OO OGSAJIN WAYEN OO MUKEFKU KUSO CELIYEY HAWADII KABAXAYSEYILAHAY BAA OG WAA AJAL DHAMATEY.UN
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 2 сағат бұрын
Allah hasahlo waa arim weyne.
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 27 минут бұрын
Nabadgelyada Somaliland ayaa khatar ku jirta, Soomaaliya waxay doonaysaa inay dilaan
@maxamadcabdiqaadir-p7l
@maxamadcabdiqaadir-p7l 32 минут бұрын
کل نفس ذائقة الموت
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 сағат бұрын
Bisinka
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg Сағат бұрын
Midhawadnaha baistagay
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 сағат бұрын
Jacayel miyay isu dileen maxaase ka dhaxeeyay wiilka iyo gabadha
@yurub5288
@yurub5288 58 минут бұрын
Meedey dowlad ii muuse kamey dabeen
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 3 сағат бұрын
Ilaa hadda shifooy 😂
@abusa3adS
@abusa3adS 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HilaacR
@HilaacR 2 сағат бұрын
Shifooy dumarkan ku ogaye oo ayeeyaday ba la dhihi jiray raggana gorma loogu yeedha
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 2 сағат бұрын
@@HilaacR inanta waydii iyo cidda aya ugu yeedhay.
@SaadoCabdi-u9m
@SaadoCabdi-u9m 2 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mahameddouksieh3630
@mahameddouksieh3630 2 сағат бұрын
May be cilmi iyo ceebla
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 2 сағат бұрын
Ilaalada madaxtooyada waa Sacad Muuse waa yarkii Garxajiska xidh xidhi jirey kkkkkkk😅😅
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Сағат бұрын
@@AbdiqaniArtan Waaryaahe Illahay Ka Baqo, Xukuumada Muuse Biixi Way Dhacday. Ninkii Uu Dulmiyey ama Dhibaato Uu u Geystayna, Maxkamad Ayuu U Faranayaa Oo Cadaalad Ayuu Hor Keenaya Oo Awoodii Uu Sheeganayey Ma Jiraan. Markaa Waxaan Jirin Umada Haysu Gelininm
@ND0564
@ND0564 Сағат бұрын
Kuwa xeryaha qaxootiga jiifa ma dhegaysano.😅
@yurub5288
@yurub5288 Сағат бұрын
Waxaa na soo galay sheekadii koofur
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 сағат бұрын
Argagixsada ciro ayaa ka dambeydey
@sahraismail2230
@sahraismail2230 Сағат бұрын
Yaa waa iskaa sheeko xaamaar waar iskaa qaabtaa yeeyna Idiinku baahiine
@jamajama2594
@jamajama2594 2 сағат бұрын
Waxbaa idin sosucota reer isxaqo hadaad qabialladaa xoon ko soctaan 😢
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Сағат бұрын
waar fiiyagaarada iska daaya
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Сағат бұрын
inalilahu wa ina ilahu rajucuun ilahow umadena belayo ka hay DNA baa soo sari karta hada y iyagakhibrad u lahayn ha u diran wadamadasi garanaya ama ha ugu yeedhan hadanaa hadii meesha camarado ku xidhanayeen raad raac bay noqonayan hadii ila dilay ilahay ha soo kashifo kuwa dilay
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Сағат бұрын
Lamaha amanku maw horu marsanyihiin sidaa calamka adeer ninka cadhadii liibaan ba looshirqoilay
@Lizzie17383
@Lizzie17383 Сағат бұрын
Carbon monoxide poisining
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 Сағат бұрын
tani wariye maaha,tababar ayeey u baahantahay,hadal iskumid ah ayeey ku celcelinaysaa !!!
@SacdaBuraale
@SacdaBuraale 2 сағат бұрын
horta wiilka iyo gabadhu maxay isku yihiin
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 2 сағат бұрын
Tolow labaadaa qof ee sirdoonka itoobiya 🇪🇹 ku dileen hargeysa maxay ahaayeen .🤔
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 2 сағат бұрын
JOOJI BEENTA
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 2 сағат бұрын
Beenaale wuxu faafiyaa waxan jirin.
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 2 сағат бұрын
@@Axmed-h2h waad hurudaan ee kaca waxaad naan ogeyn ayaa jira 😐
@abusa3adS
@abusa3adS 2 сағат бұрын
@@HusseinDaahir-yw3pw xuseen xoolo beenaale munaafaq ah ayaad tahay waad sheegaysa cida wax dishay cida la dilayna waad na soo waydiinaysaa
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 2 сағат бұрын
@HusseinDaahir-yw3pw Maxad ogtay ma caalimu qayb ayaad tahay? Mise adaa ka danbeeyey arinta?
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 Сағат бұрын
Naagtan way buran tahay wax dhajis ahna way xidhantahay naa xishoo
@ND0564
@ND0564 Сағат бұрын
Ma iyadaad ku maqnayd watkaba maad maqlayn 😅
@AbdifataaxMaxamed-e3d
@AbdifataaxMaxamed-e3d Сағат бұрын
Wariyaha waad. Qaldantay waxa aad tidhahda walaga helay wa ladhigay wamaxay
@NafisatZubairtv
@NafisatZubairtv 2 сағат бұрын
Ina muusa bixi baa irbad ku muday😅
@HilaacR
@HilaacR 2 сағат бұрын
Beenta jooji ilahay ba og waxa dilay
@abassadan2541
@abassadan2541 2 сағат бұрын
🤔Adhiga ma oroma baa tahay waji Somali kuguma yaale
@GamalFarah
@GamalFarah Сағат бұрын
Illahaga ka cabso intad been ku hadasho waa lagu qoraya dadkan aad xamanayso aakhiro xasanadkaga ayay qaadan runlow noqo oo daacad iska ahaw
@hamdahidan6523
@hamdahidan6523 Сағат бұрын
Dhilo muuse ku walac dey in adiga lagu dubeeyo we yaan
@ND0564
@ND0564 Сағат бұрын
Warka dalka qaxooti ka ahaw.
@cabdilaahiaxmed9480
@cabdilaahiaxmed9480 2 сағат бұрын
Labaduba Xashiishada ayay Cabi jireen, Waxaanay si xun iskugu badiyeen Xashiishadii, kadib Wadnaha ayaa istaagay,
@rudwaanmohanat4671
@rudwaanmohanat4671 2 сағат бұрын
Illahy ma la hortagaysa arinkaas
@kinsialin8009
@kinsialin8009 26 минут бұрын
Haa waa lagu weydiin su,aashaas waa marxuumkinee iska hubso
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 2 сағат бұрын
Waxaa dishey gudidii cade gude
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 2 сағат бұрын
Beenaale wuxu faafiyaa meesha waxaan ool.
@GamalFarah
@GamalFarah 2 сағат бұрын
Beenta waxba kuma helaysid waxan ahayn danbi aad urursnyso iska dhaaf beenta carabkaga illasho wax fiican bar runta bar
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 2 сағат бұрын
Waxay ila tahay garxajis ayaa diley huwantii madaxtooyada ee dalka qabsaday
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 сағат бұрын
Ilaahay kacabso wll nabad ayaynu haysanaa malaaig ayaa kusaaran yaynaan kibrin
@leezilla9168
@leezilla9168 2 сағат бұрын
Walahi doqon baad tahay..
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 2 сағат бұрын
Qaar kale oo badan oo Sacad Muuse ah ayaa la dili doonaa vivo madaxweyne Cirro
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 сағат бұрын
Ilaahay kacabso wll waaiga wanaag ee xumaan igamaha nabad ayaynu haysanaa ee dadka hakicinin
@GamalFarah
@GamalFarah Сағат бұрын
Illahay ka cabso kuwa la dilayo eed saadinayso bilee Illahay kugu horeysii ka too bad keen Ciro kumuu odhan dhagar baan rabaa beenta iska Illali Ciro kuma oga kaliga ayaa lagu xisabin
@hamdahidan6523
@hamdahidan6523 Сағат бұрын
Waan wasey huwan iyo hooya dood ba
@kinsialin8009
@kinsialin8009 24 минут бұрын
Waxa fiican baa lagu hadlaa tanni waa fitno walal ka joog
@nagad-t8o
@nagad-t8o 2 сағат бұрын
Bisinka
Somaliland oo ka hadashey Aqoonsiga Mareykanka.
3:43
MM Somali TV
Рет қаралды 945
"Aniga Cidba ima Raadiso..." Maayir Mooge
1:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 7 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
DEGDEG: Taliye Nuux Taani oo hada Hadlay.
5:57
Bulsho News
Рет қаралды 7 М.
USA strikes Russia / Zelensky's statement on negotiations
15:12
NEXTA Live
Рет қаралды 534 М.