We Somaliland don’t want anything to do with Israel 🤬🤬🤬
@getwhatyouwant3879Күн бұрын
Ictiraaf please?
@Moe-v2j10 сағат бұрын
We don’t need nothing from them
@Foody-j4z2 күн бұрын
Ilaahey yahuud naguma oga, subxaanalah.
@abdigah53642 күн бұрын
Dalalka Carbeed ee ee dagaal dhexmaray Israel (sida Masar , Jordan iyo Bahrain , Emirates iyo Oman ) ayaa la heshiiyey ay safaarado iyo wx-wada-qabsi iyo dano is-weydaarsadeene Somaliland oo iyadu weliba aqoonsi adduunka ka rabta u diidaya aqoonsi iyo dano inay Israel la yeeshaan . Hurdo iyo colaad khuraafaad ah looma baahna وبالله التوفيق
@Foody-j4z2 күн бұрын
@abdigah5364 carab kaalama hadlin sxb, waqtigan la joogo inaan Israel caawino waa sharaf daro, bani aadinmidana kuma jirto, waqti kale waxey doontaba ha noqotee.
@abdigah53642 күн бұрын
@Foody-j4z Waa maxa colaadda aan Carab 🇮🇱 Israel ka dhaxaynin ee annaga iyo Israel naga dhaxaysa ? Dal waliba dantiisa ayuu ilaashada ma jiro dal dantiisa iska dhaafa oo cid kale aan jirinba u hadla
@bashiir121Күн бұрын
Marekamku iyo uk waa caadi so maaha? Yaa sameeyay isreal yaa hubka siiyq?
@abdigah5364Күн бұрын
@bashiir121 Waa dhab . Dadka Maraykan iyo Europe in lala macaamilo oo lana shaxaado caadi u arka haddana dembi u arka la-xidhiidhka waa dad cuqdad iyo is-burin ku nool . Waxay ka indho iyo dhego la'yiin in xataa xag diineed ay Yuhuuddu yihiin kuwa aaminsan ilaah keliye halka Masiixiyiinta Maraykan iyo Europe ay sheegaan ilaah iyo inankiisa Masiix .
@jamakhayre57892 күн бұрын
Israaaail waa dawlad daalimad ah, daalina lama soo dhawaysto.
@bashiir121Күн бұрын
Somali ka daran
@jamakhayre5789Күн бұрын
@bashiir121 Somalidu iyagaa isdulmaya ee dad ay dhulkoodii kala wareegayaan iyagoo xasuuqaya maaha. Somalidu dagaal dunida kama wadaan. Lkn yuhuudu meel walba oo gubanaysa dunida lug bay ku leeyihiin. Filimada qaaqaawan iwm, fisqiga iyo fasahaadka dunida oo dhan iyagaa wada. Miskiin baad tahay aan waxba la socone.
@bashiir12113 сағат бұрын
@@jamakhayre5789 oo ma yahuud baa i xasuuqday? Ya diyaarado igu rusheeyay oo magaaladaydii burburiyay soo somali ma ahayn? Yaa jiritaankayka diidan ? Waa mida kalee yahuud iyo mareekan iyo uk maxay kala yihiin waa kuwa xalane jooge somalia maamulee? Yaa yahuuda sameeyay ? Yaa taageera oo hubka siiya oo vito powerka u jooga? Mareekan waa so dhawaysanayaa israel na waa xaaran waa hadal nin munaafiqi ku hadlo aniga haday danahaygu israel galaan waaan so dhawaynayaa ee adigu munaafiqmidaa iskaka nooloow
Ilahow kuwaad nacdashay hanoo keenin ya rabi dad qalatoynka 😢😢 reer gasa cunay
@SamatarSamaale2 күн бұрын
Aniga iyo israa'iil !!! Allahayow reer Qasa u gargaar
@ahmedali59762 күн бұрын
Waar Dadka reer Somaliland Yuhuuda ma rabaan inay Yuhuuda wax xidhiidh ah la yeeshaan xata haday sheegaan in ay Ictiraafi doonan.
@princehigh-flierp89652 күн бұрын
Laakiin FAQASHTA AYAA KA SII XUN
@OneLoveOneLife842 күн бұрын
Carab ma tihid afrikan baad tahay madow carab ma ku rabto meeshey dantadu ku jirto raac carab matihid carab matihid carab weey ku guumeysan jireen
@princehigh-flierp89652 күн бұрын
@OneLoveOneLife84 Aduunyada FAQASH AYAAU LIIDATA
@rashiidmohamed25882 күн бұрын
Faqash baa ka xun oo diidan jiritaankaagaba
@princehigh-flierp89652 күн бұрын
@rashiidmohamed2588 Afkaaga caano lagu qabay WAA RUN FAQASH AYAA CIDWALBA KA XUN
@TilaawatuQuraan-ew2szКүн бұрын
Culimada Dalka SOMALILAND Baa ka kacaysa arintaa intaan Cid kale ba ka hadlin&shacabka Allow raali kama nihin daalimiinta Xasuuqay walaalahayo Alle Inooma keeno Aamiin yaa Allah
Maya Israil waxa ay inoo soo jiidsysaa colaad hor leh oo aynaan awoodi karin.Sidoo kale dagaalka bariga dhexe ayay arintani inoo soo rari kartaa oo jiritaankeena khatar ku ah
@AB333East2 күн бұрын
Koox yaman ayaa madfac ku soo tuuri Somaliland hadii yahuud timaado somaliland
@sidrasirad94752 күн бұрын
doorkan qudhaa maha xiligii Ahmed silanyo xataa inaga iska bixinaay markay is waleen maraykan iyo yurub waay inaa walayaane ruushka iyo china inoo dhaami laha hadanu la hadalno citirafekeaana ina siin lahaa
@khadradahir1814Күн бұрын
Ilaahow yuhuud ha inoo keenin😢
@Zack_Officiall2 күн бұрын
Yahuuda ilahay bah inagu ciqaabye Waxba yan lasiin
@Yaabkayaabkii2 күн бұрын
YAHUUD IYO USA IYO ETHIOPIA intuba waa isku mid ee Ilaahay hadii aad ka baqanaysaan naga ilaaliya.
@ifrahismailhoggren555021 сағат бұрын
Illaahey wax noguma daro Israaiil subxanala, Aduunka kale ayaa ka badan Soomaliland Aqoosiga. Dadka dhameeyey Muslimiinta walaaladeena. SWEDAN
@sahnim74812 күн бұрын
Waan baahanahay balhti looma cuno,israa'iil waxa diidey A.H.N.Madaxweyne Cigaal.
@MohamedOsman-z2pКүн бұрын
Falastiinba way soo dhaweeyeen
@yassinh81582 күн бұрын
ISRAEL haday imanayso, aad baan u soo dhoweyneynaa. Israel anaga waxba nooga gaysan.....ee waxaa dadkeena xasuuqey, walina u soo miciyo-lisanaya waa mid Muslim iyo Somali ila sheganayay. Isla kii baa leh....Isarael ka carar oo aniga ii kaaley......HOOYADAA U SHEEG.
@thegent27162 күн бұрын
Haddii aanuu Islaamku maicno weyn kuugu fadhyin, ugu yaraan caqli yeelo oo ha ogolaan in dalkaaga loo isticmaalo si dal kale loo weeraro, caqligaasina haddii aanuu ku soo gaadhin dee orad oo iyaga u tag oo maalaa yacniga naga daa
@yassinh81582 күн бұрын
@@thegent2716 Islaamka ma inta uu UMAL kuu soo shaagaa? Kaadhkii diinta la isku harowsan jirey waa dhamaadey. Gaal hadaad neceb tahay, 20 sanay joogaan Somalia ee kuwaa u sheeg oo ka xoreyso. Somaliland haday gaal heshiis waa danbi...Somaliana maaha? Waa fikir ku salaysan cuqdad, xaasidnimo...iyo qabyaalad. La dhinta xasadkiina idim Alle.
@thegent27162 күн бұрын
@yassinh8158 Sheekh Umal iyo Somaliya iska dhaaf, haddii aanaad caqli kugu filan lahayn dee orad oo yahuuda u tahriib haddii aanuu Islaamku iyo karaamadu aanay qiimo agtaada ka lahayn, waayo waxa kaa cad inuu fikirkaagu aanuu dhaafsiisanayn Somaliya Ku xumee.
@yassinh81582 күн бұрын
@@thegent2716 Waa aqaanaa cadowgeyga dhow, waa kaa biyaha dooxa Hargeisa sand walba soo saaro lafihii dadkuu diley. Waa kaa miciyaha wali soo lisanaya. Ethiopia iyo Yuhuud midna dadkeyga sidaa uma dilin, Ethiopia waliba nabad bay siisey 1988, iyadooo kiii ay walaal moodayeen diyaarado ku eryanayo. Nagala tag nacasnimada.... Yuhuud maxaan ugu tahriibi...halkanaan keeni.
@thegent27162 күн бұрын
@@yassinh8158 Cadowgaaga ma garanaysid, haddii qadiyadda Somaliland ay ku saabsantahay maalin ayuu nidaam keligii talis ah i xasuuqay dee taasi meel kuma gaadhsiinayso, majeerteen ayaa kaaga soo horeeyay xasuuq, ta kale Ethiopia kuuma ay siin nabad inay jeceel kuu qabto awgeed, waxa ay kuu siisay nabadda sababta oo ah maslaxad ayaa ugu jirtay in nidaamkii xumaa ee Siyaad barre uu meesha ka baxo, markii heshiiska ay la gashayna waatii na iibisay ee SNM iyo jabhadihii kale ba soo eriday, markaa caqligaaga ka shaqeesii oo garo siyaasaddu marnaba inaanay aheen jecel iyo neceeb. Anigu ma doonayo in dalkayga Somaliland laga dhigo saldhig laga weeraro dalal kale ama aan keeno cid dhib igu noqon doonta ama dad kale gumeesta oo dhulkooda xoog ku haysta, haday Somaliya joogaan ciidamo shisheeye oo adiga halis kugu noqonkara adna ma waxa aad keeni saldhig adiga halis kugu noqon kara? Caqligaagu ha ka sareeyo Somliya iyo arimeheeda. Haddii aad adigu u arkayso in ay siyaadda adduunku tahay jeceel ama neceeb ama aanaad danta Somalida ee aad ka mid tahay aanay waxba kula aheen dee horeba waan kuu sheege orad u tag yahuudda aad jeceshahay. Maxaad Somaliland wakhtigaaga ugu lumin.
@SakariyeCali-u5zКүн бұрын
Wardan iinooguma jirto china inoo dhaanta
@dr.basheahmed7069Сағат бұрын
Heshiiis wax layirahdaaba muu jirin ee is afgarad hor dhac baa layiraahdaa awoow memorable of understanding (M O U) wax dhamays tiran maaha oo faahfaahsan
@ramsiosman83252 күн бұрын
Somalida israel neceb maxay somaliland u aqoonsan laayihin kkkkkk munaafiqiin
@husseinmalinahmed92022 күн бұрын
Apparently we need another IMAM AXMAD GURE IYO SAYID MAXAMAD C/ALLAH XASAN.YAHUD WAXA EY FALASTIIN KU SAMAYSAY WEYNU ARAGNA NAXARIIS LAWA YAL WA CADHOW ILAHEY IYO BANI ADAM.. MAREYKAN WA YAHUUD.NO DIFFERENCE WAR ALLAH KA CABDADHA
@DaahirXuseenxasan-un4yf2 күн бұрын
Waligoodba way falaqayn jireen
@ramsiosman83252 күн бұрын
inagu cadowgeenu waa somaliya
@asmacabdi7102Күн бұрын
Isudiyaariya soomaaliyeey jihaadka
@fatxicabdi23842 күн бұрын
Acuudu bilaah May waalan yihiin waar israaiil ha noogu yeedhinn sidaa falastiin Ayaa la ina xasuuqayaa Miyaad waalan tihiin
@ahmedhayd801Күн бұрын
ilaahay ayeynu ka magan galay israaiil iyo markaykan iyo reer galbeed ,waayo danteena ma wadaan ee dantooda ayey wataan,.
Bad news they want to destroy Yemen from Berbera the Somaliland people DON’T want nothing to do with Israel
@yassinh81582 күн бұрын
ISRAEL IS WELCOME.......NO FAQASH
@Mo_Daud.22 күн бұрын
Wan soo dhawynaynaa sifiican waliba qadaadwaynta ayaa ku odhanaysa wa yuhuud o waa gaalo. O maraykana iyo kuwa Amison ee xalane fadhiya magaalo wanaagsanba😂
@Yaabkayaabkii2 күн бұрын
Hadii aad Muslim tahay oo aad ogtahay in Aad adigoo qaawan Ilaahay hor is taagaysid. Sidan umaad hadasheen. 😂
@Mo_Daud.22 күн бұрын
@Yaabkayaabkii Aduunku waa dano hadaadan wax kafa'iidaysan jaanisku u kudhaafaya markaa wa inaad taa eegta yaabkow😂
@bashiir121Күн бұрын
@@Yaabkayaabkiixalana ka waran khaniisyaw
@Warsame442 күн бұрын
Ustaad sare
@YussufAbdullahi-h9z2 күн бұрын
RAG AYAA ARINTAA U QAABILSAN SOMALIA WAXAYNA LA EEGTAAN MARKA AY DOONAYAAN INAY DAWLADA IYO DADKA REER SOMALILAND ISKA HORKEENAAN. SIDAA HA LOOLA SOCDO
@thegent27162 күн бұрын
Yax dan ah oo ugu jirta Somaliland saldhig ciidan oo la siiyo cid kale ma jirto, ha noqoto Ethiopia, ha noqoto dulliga yahuuda ah. Somaliya ayaa ka xun cadow dalkaaga ha u keenin. siyaasaddadu yaanay ahaan Somaliya ayaa jecel ama neceb. Herkaas ha laga sareeyo.
Huutiyintu waa walaladeen yaan yuhuud la kenin wadankena marmarsiyo ee ku imadaan dhulkena rabaan side uqabsadaan oo qayreedkena gurtaan
@TaaroFihri-f9i2 күн бұрын
Yuhuudu xasuuqooda ayay rabaan
@AntisemitehoxКүн бұрын
Haaretz maqaalka ay kaqortay kaca soo aqriya. Wallaahi umadaan ayadoon ogeyn baa laxaraashaya.. xataa waxaa dhici karta qebta lahaashaha ay dekada ay kuleeedahay Ethiopia iney qeyb kaleedahay Israel.. soomaali intaan kacarareyno yaan bohol aan kabixi kareyn kudhicin
@AhmedAli-ft3kr6 сағат бұрын
Kan wxow ubaahan yahay dhaqtar xabeeb ama waa oram af Somali bartay walee kani in uusan Somali xalaala aheyn somaliland waxaan leeyahay Oromo badan ayaa idiiin gamban
@AbiibColaad2 күн бұрын
Somaliland independence country located eastern Africa wixii danteedu kujirton waa inay dawalada Somaliland soo dhawysto
@SamiiraXuseen-c3y2 күн бұрын
Itobiya Mel ay jogto yuhuud kama maqna ilahay haynaga hayo labada cadaw
@MumtaazCapdirahmaan2 күн бұрын
Itoobiya was walaalkakaliya.ee.aynuleenahay
@abdirahmansaleban26342 күн бұрын
Walaal wax la yidhaahdaa majirto siyaasadda dhexdeeda ee dan teeda ayay Ethiopia inaga dhex aragtay
@salahmusa81222 күн бұрын
Juhudu cidkasta waay wada shaqaystan Wax SL u diidaya ma jiraan hadii aaynu isfahano
@AadanCabdi-yj7pbКүн бұрын
Talo walaalnimo yuhuuda wxba umahayno inagana inoma hayaan
@abdullahiomarali524118 сағат бұрын
Chine inatan Tawain Somaliland imi way joogen maxey Somaliland u qabten waxba Ciro haduu China Qadar Somliya Jabuuti la hashiyo waa qaran dumis why Madaxweyene Muuse dan shaqsi maay ku kala boodin wadmada ee Xamar baad ka mid tahiin iyo sidaa jabuuti oo inagula daglamseya dhaqaalaha Ethopia nala qabsanysan naga soo galaa kolkaa Ciro haduu dawldaha la hashiiyo waa in aqonsi ka keneo Somaliya Jabuuti Qadar iyo chine Hadii ta diido waa in kacdoon shcbi dhaco oon kursiga fadhin si nabad ah xata sida xamar ha noqto in ciidana shoshey maqsn ku ilshan
@Jannah-m4o2 күн бұрын
Mm waxad ka hadshan mou taas ayaa ka horysa wax kasta taasi hady dhici waydo garxajis sl burburis ayay u jee daan hady taasi dhacdo reer walbaa mee shiisuu xukumi kars xun ku wax la ciro inageele ayuu durba isku dhiiby oo cadowga 1 ee SL waan eegi doona cida waxkuwayda
@Saajac20242 күн бұрын
Ereteria ayaa diidaay een Israel saldhiig militari kaa saameysatoo dhulkeedaa. Waayo HOUTIYUNTU DHULKAA AYEE KU SIMAYAAN ERETERIA.
@AbubakarAbdilahi-w3b2 күн бұрын
😂😂waar wax ayga baahnthy baan jirin
@bashiir121Күн бұрын
Hiitiyiintu aday wax wayn kula yihiin naxasyaw
@Saajac20242 күн бұрын
Israel waaxa aay joogtaa JIBUUTI waayoo SALDHIIGAA MAREYKAANKAA EE JIBUUTI WAA ISRAEL. HADAANAA KUMAA DHAACDOO INEEY HALKAA KAA DUUSHOO.
@YussufAbdullahi-h9z2 күн бұрын
WAA BEENTA IYO BOROBOGAANDADA FAQASHTA INAGUNA KAMA FIIRSANO EE WAYNU LA YAACNAA
@FuadMohamed-k7o2 күн бұрын
Iran baa aanu saldhig ka siinaynaa.
@Learnandgrow770Күн бұрын
Hush argagaxisada maxaanu ku falaynaa.
@Jannah-m4o2 күн бұрын
Walee heshiis hoos loodhigi karaa ma jirto wayo citiraafka ayaa noogu xidhan hadii kale tuur kabo ayaa laga saye ciro waxa laga saari fharka
Illaahay kama dhigee haday yuhuudu [nadal alle ku dhacday ] timaado somaliland ama barbara alshabaab way idinla joogtaa. Hayaay halkaa halisbaa ka soo socota reer tolkayna waan yaqaanaa oo waxaa meel halisa la galaya ictiraaf raadis
@AB333East2 күн бұрын
Kooxdii yaman madfac ayaa ku soo tuuri Somaliland hadii yahuud soo gaarto berbara
@halimadirie53012 күн бұрын
Wargeysyada waxa lagu qoro cidii lacagsiisa uun bay waxay rabaan qoraan
@AbiweliKhadar2 күн бұрын
No israel
@MunocabdirashiidMunocabdirashi2 күн бұрын
Intaad ictiraaf raadinaysaan dhiiqa lugaha la gala nabada aad ku faanaysaaan ha la idin dhaafiyo israil iyo iiraan korkèna isku dagaalayo😢
@AxmedYaasiin-s9g2 күн бұрын
Dee hadaba doorashadii dhamaataye inaga fuji sawiran iyo background ka ka dhiga wax kale
Hadalkiina qaxaa ka muuqata inaad u ololaynaysaan in heshiiska si qarsoodi ah loo saxiixo si loo yareeyo cadaawada dibeda taasina waa khalad aad dalkiina ka gelaysaan waxay ahayd inaad u ololaysaan maslaxada dalkiina
@ugbaadagrocare96702 күн бұрын
yuhuuf hadday timaado waa DANBI weyn
@SamatarSamaale2 күн бұрын
Anoo aabbahay la yaabban buu aabbahayna aabbihii keenay haday noqoto, oo damacii itoobiya iqarso noqdo sow fadhi mayaalee jabhadee oo jihaad ku dhiirro ma aha? Maraykanka caruurta reer qasa iyo hooyooyinkaa gaajada ku dilaya markii ay gantaaladiisii iyo hub wixii uu hayay waxba ka qaadi waayeen, tolow aniga ma hooyaday baa dhashay oo naas walaalleed ayaan ka nuugayaa !
@XaliimoCali-xs1ou2 күн бұрын
Caamir waa salleelee anaa haatan caymadi tolow yuhuuda afrika iyo tiii aynu wada garanayno maxaa xadhiga nagaga Soo furay waar waxa ma kalla jecline Ina kala kaxeeya dhaha
@abukar6Күн бұрын
Maweliskii miyad u mada ku bilawdeen somali wa mid cadowgeda uma jebeyso😂😂😂
Hadanu nahay Somaliland yahuud nacala ku yaal ma arki karno
@HusseinDimbil-x3m2 күн бұрын
Kkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkkk Isaaq way waasheen Waxaan la yaabey qabiilka isaaq waxaa waaley ictiraaf raadinta Maanta waxay leryihiin israIil hala siiyo saldhig subxaanalaah Waar ma ogtihiin in markab dambe uusan imaaneynin waayo xuutiyiintu waxay ilaaliyaan badda cas iyo badda hindiya Tankale israaaiil waa cadowga islaamka
@kaamil17172 күн бұрын
Aqoonsi u duloobi mayno.
@AbdulAden-w1p2 күн бұрын
Iidoorki. Oo. U. Ooyay. Israa. I'll. Waa. Yaab
@ayaansiciid39012 күн бұрын
War yan lagu soo dhawayn dalkeen yuhuud maxaa inga galay yuhuud iyo carab dagaalkeeda
@AB333East2 күн бұрын
Waa khatar madfac ayaa laku soo tuuri Somaliland koox Yamani ah marka dooni meeno yahuud
@Learnandgrow770Күн бұрын
@@AB333East naga aamu faqashey video kasta waa ku arkay Somaliland laga ga hadlaayo somalia ku hoos qortaa imikana waxaad iska dhigaysaa reer Somaliland.
@qomayoxildiid2 күн бұрын
War greater Israel somaliland wey ku jirta, waba meeshu lo so socda anyways. Red Sea. Somalanders ragan bery hore idin ibiyeen. Why is all your arguments about Somalia this Somalia that… trumps is a clown, but Ilahey uu maleya idinku 😂
@dalaisacgibril58992 күн бұрын
Ethiopia inay soo dagto Lughayo iyo Saylac waxa ka dhaw bidaartaada weyn inay saldhig ka dhigato, Ethiopia maxay haysaa iyadiiba dagaal sokeeye ku jirta, Taiwan looma baahna waa in xidhiidhka loo jaro, China adeer yaa inaga celinaya waa quwada badalaysa Maraykan, MOU iyo Taiwan labadaba waa in albaabada loo laabo oo Kulmiye ay raacaan, nabad baa ina deeqda inay ku noolaano, Xabashi afqadhmuun lama rabo,