Hahaha..😂😂😂. 02/14/2024 ( Valentine Day ). Maalinta Jacaylka Adduunka. Waar ninku ma single baa?
@abdirisakhoosh24833 сағат бұрын
MAANSHA ALLAAH hanbalyo
@abdirahmanhussein63284 сағат бұрын
Notice . Former cabinet ministers of previous government ‘ Bihi have to transferring assets and administration to new cabinet ministers of Ciiro’new government within 3 days .. looted assets , and government properties have to returned within two days .
@HassanBasri7253 сағат бұрын
Kani goormuu noqday afhayeenka horta 😂😂😂😂
@RowdhaAbdinasir-n4i3 сағат бұрын
Saaka
@jamaadnuura10Сағат бұрын
14/02/2024 Dawlad huruda walee meel ma gaadho Cirro
@thebeast098762 сағат бұрын
No Barkhad Batuun, ajee is always ajee
@odayjama18294 сағат бұрын
Waa meel lagu jabay somaalidu waa xad dhaaf dalka aan kinoolahay 18 wasiir ayaa leeyahay meeshan oo waxba dhex oolin 50 wasiiro aan shaqa hayn loo magcaaboh 12 wasiir kabadan uma baahnah dal weli madaxbanaan maaha oo adunaka laga aqoonsaday
@OneLoveOneLife844 сағат бұрын
50 wasir mid wax qabanaya ma jiro waa cashuurta umada bilaash looga qaadanayo shicibkuna waa xoolo ma fahmeyaan
@skrtube23752 минут бұрын
Tirada iyo tayada mar kasta xidhiidh weyn oo togan ayaa ka dhaxaysa waa dawladii ugu horeysay ee magacaabisteeda ka bilawday xilal ama wasaarado gaadhaya 28 waxana halkaas durba kasoo uraya tayada xukuumad cusub waxaan ogayn in marka u horeysa lagu bilaabi jiray wasaarado kooban xukuumadu marka ay cusub tahay 🤔
@abduge12374 сағат бұрын
48 wasiir iyo wasiir ku xigeen waa wax lagu qoslo oo lala yaabo maamul yar oo aan weligii wax qaban iskool yar dhisin cusbitaal yar dhisin magaalo yar aan biyo ama laydh gelin. Mushhaarka si joogta ah u bixin karin. Siyaasiintu yaga ayaa isnaas nuujinaya. Somalilan waxay noqotay muqhaayad ay u shaqa tagaan siyaasiin ku sheega gaar ahaan qurba joogta. Waa yaab. Allow sahal umuuraha.