Qoraaga Buuga Xeer Ciise Cabdale Xaaji oo ka jawaabay ninkii 15 ka sano xidhnaa.

  Рет қаралды 171,147

MM Somali TV

MM Somali TV

10 күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 1 800
@sihaamahmed318
@sihaamahmed318 8 күн бұрын
Odaygan waa qof xaasid ku ah odaygii miskinka ahaa ee la dulmiyay😢
@ahmedIssa-pp9vl
@ahmedIssa-pp9vl 8 күн бұрын
Runti waan ka xumaanay dhibta soo gaadhay odeyga soomaaliyeed Haddi u noqon waayay ciise, islamnimo halagu caawiyo
@shahad2629
@shahad2629 8 күн бұрын
haa walaahi sax waaye
@ashwaaqhasan7233
@ashwaaqhasan7233 8 күн бұрын
Somali ciise kumeey cawiyeen iyo midna dar ilahey iyo naxariis ayaa wax loogu qaban InshaaAllah
@az.o.4694
@az.o.4694 8 күн бұрын
Sax
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 8 күн бұрын
Haa qabiil maxba nagama gelin waa musli
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 8 күн бұрын
Waxaan umalaynaaya oromo soomali kudhex koray. Sida maanta garowe kataagan ookale maanta
@Geelqariso
@Geelqariso 8 күн бұрын
Iligow labada nin ninkaan dambe ayaa been u dhow Ee odagii raadi oo xitaa alle dartiis u caawi😭😭😭😭😭😭😭
@zakirboss143
@zakirboss143 6 күн бұрын
Good point pro ❤
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 6 күн бұрын
LAFTA NAGAA IDOOR, NINKANI WAA SOMALI DHALAD AH
@mudteacher3294
@mudteacher3294 7 күн бұрын
Wariye Maxamed, uma malaynayo Soomaalida daawatay ee kula soo hadashay inay jiraan cid Ciisenimo kusoo caawinaysay, haday jiraan Fadlan intaas ka reeb inta kalana uga qaaad, oo sii, Subxaaaanallaaaah Yaaa Cadiiiiiim.
@axmaddaahirmakaalmukarama9002
@axmaddaahirmakaalmukarama9002 8 күн бұрын
Qisada uu kasheekeeyay ee qalbi xanuunka ah ayaa ubaahnayd baadhitaan iyo in lasoo raadiyo qabiilka uu sheegtay wax micno ah malaha hadii qisadu runtahay waa inan caawino
@bardehanad4919
@bardehanad4919 8 күн бұрын
Beenta la doonayo hablaha dibadaha Ku nool in lagu barato waa Ku qaraxday MM TV iyo Ilig.
@Raashyyy
@Raashyyy 8 күн бұрын
Haa qisadaa baadhitaan u baahnayd
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Adeer Waa ethiopian wuxuu doonayay in la kaalmeeyo oo loo naxo beentiisa sxb
@naimam1772
@naimam1772 8 күн бұрын
Sax walaal xanuunka iyo dhibaatada la mariyey ayaa xitaa iloowshana keeni karta qabiil macno malaha
@Hamda-yasiin
@Hamda-yasiin 8 күн бұрын
Allah dartiis maad wax ugu qabatan ma qabiilkaa ka weynaday ilaah dartii inaad wax ugu qabatan😢
@hfm9834
@hfm9834 8 күн бұрын
Subxanllaah Islamnimda waxba kama ahanay somalida. Maxaaba qabiil keenay waa qof Muslim ah oo dhibane very sad walllahi😢.
@user-tk2xc6nc9o
@user-tk2xc6nc9o 7 күн бұрын
Qabiil somali baynu u nahnay hala yabin😅
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Horta cawimaad ayu ka dalbaday ? Macawuno ma dalbaaday horta ? Isaga qabiil u ahayn sheegtey. Ila hadana cid garata o ehelkiisa ah la ma hayo. Xataa reerka u sheegtey way joogan diridaba iyo jabuti. Cid garata la ma hayo.
@ahmedkayad5917
@ahmedkayad5917 7 күн бұрын
​@@hfm9834¹1❤½!😝😝😝😮😮😮😮😮
@aska805
@aska805 7 күн бұрын
Somaalidu waa masaakiin. Waar ninka hala hubiyo iney dhibaato gaadhey mise inuu madaxa wax ka qabo
@Abdurrazakozman
@Abdurrazakozman 5 күн бұрын
Dadku siday u badanyihiin caadifad ayaa ka hadlinaysa: 1. Odaygani in la caawiyo muu diidin, keliya wuxuu meesha u soo fadhiistay inuu wixii jira ee uu ogyahay sheego. 2. Abokor haduu warkiisu dhab yahay oo uu ciise yahay ha sheego adeer cida ugu dhow, ilma adeer, reer abti iwm, hawshuna sidaas ayay ku dhammaan lahayd. 3. Haduu abokor run sheegayo diridhabe ina geeya muxuu u odhan waayay, dadkiisii iyo gurigiisii muxuu ugu gayn waayay. Ugu dambayn, alle ayaa siday wax u jiraan og, se' marka laga yimaaddo ciduu yahay, qofkii baahi inoo sheegta waxna ina waydiista waxa ina saaran alle dartii inan u caawino, walow oromo ha noqdo, mar haduu ashahaadanayo alle ayaynu ugu dhawaanaynaa caawintiisa, la inooma dirsanna inaynu sii daba gallo oo fadeexadino.
@amerlafole
@amerlafole 6 күн бұрын
Subhaanalaah, Waxaa moodaa inuu dembiile yahay oo diinta ka baxay hadii uu qaladooda sheegty, waar dee odayga in uu xiska ka xanuunsanyahay ayaa lagayaabaaye ilaahay dartiis iyo islaamnimo u caawiya, kole waa idinkaas somalinimadii xitaa ka carsanayee.
@QueenHafso
@QueenHafso 6 күн бұрын
Haa horay waxoo u dhahay odaygii hore waa shog sanahay marka wali miirkiisa ma qabo alle ha u sahlo gabadhiisa io cafiimad dhames tiran yarabi😢
@sahardid2134
@sahardid2134 8 күн бұрын
Odeygan waa xaasid, qabyaaladiiste ah oo basaas ah. Waxa hubaal ah in uu miskiinku ka naxay oo baxsaday markuu arkay ninkan oo uu garanayo waxa uu yahay!!!
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@ashwaaqhasan7233
@ashwaaqhasan7233 8 күн бұрын
Dad badan xaasid ayaa jira wllo odaygi nin miskiina ayuu aha waxa laga yaba dadkan inee yihiin dadki xedhayba oo dhibay
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 7 күн бұрын
​@@ashwaaqhasan7233Malaga yaabaa in odaygan usoo direen kuwii xidhay sida qajandhaf, cusmaan diyaano iyo kuwii kale
@mohdabdirahman
@mohdabdirahman 8 күн бұрын
Odeygani sheekadii oday ee miskiinka ahaa. ma waxa uu kusoo koobay, Dad baa jiro etopia degen oo oohinta iyo calaacalka lagu yaqaaan.subxanalah
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 8 күн бұрын
haa runtii anagaa ka mida ma kuu ooyaa oo misna ma kuu calaa calaa
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 8 күн бұрын
Odayga ohinta waxa ka keenay dhibta 😢😢 sidii loo dilayay ayuu maskaxdu cadi ahayn muslinimo iyo somali nimo wax halogu qabto 😢😢
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 7 күн бұрын
Haa Way jiraan lakiin somalidu oohinta iyo calaacalka ma yaqaanaan cida ay yihiina kama been sheegaan somalidu waa dad abtirsi leh malumaan somali qof walba liis dheer ayuu sitaa oo uu ku xaadiro waa id cad somali ugaara umadaha kale ee geeska afrika dagaa malaha
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 7 күн бұрын
ciise waa kaas iyagaa is xaasida odeygaa weyn ee qoraaga isku sheegaya ayaa leh dabeecadaha itoobiya lagu yaqaano ayaa ah oo hin
@sacdamaxamed7104
@sacdamaxamed7104 6 күн бұрын
Waar odaygan isaga been sheegay
@yaasmiinibraahin4444
@yaasmiinibraahin4444 8 күн бұрын
Waligay odaygaan aamini maayo beerka wayn qabliil kiisa inuu difaaco bas buu meshaan uyimid
@suadmohamed2243
@suadmohamed2243 2 күн бұрын
Naya odaykan run ayu sheekaya .oromoda hadi aad jecelshahay uu guur
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 8 күн бұрын
ALLE xagiisa kuma foga inaad sidiisa oo kale idiinku dhacdo labadiinuba walaahi zamanka idiin geeyn doona inshaa ALAAH ,ma ogthn dadka maskaxda koŕontada looga qabtey ma ogthn in magaciisaba iloobo ,waxbaba ma ogidiine aqoona ma lihidiine ,adiñkaa u aayi doona waxaad odeygaas ku kalifteen ,cadow dhar gashan baad thn maalin baad heli doontaan oo ay idinku dhici doontaa ,kolba tvga lacagtaad wareysiga ku hesheen asagaa xaq u leh ee siiya ,subxaanaLAAH.😢😢😢😢😢😢
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 8 күн бұрын
Haday cidi beeninayso Puntland ayaan ka maqli lahayn oo Eeda uwayn loo jeediyay. Ma qolada muhiima mise dhibka ku dhacay, Allah halaga cabsado.
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 8 күн бұрын
Ninkan ayaa uso direen😂😮
@TomTech-gz9hb
@TomTech-gz9hb 8 күн бұрын
Hadi u qolada been ka sheegay aminadisu luminaya
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 8 күн бұрын
Waa tanlayaabanahy haduu waxa ila iman laha isagiisan xabsi galin lahaa
@bardehanad4919
@bardehanad4919 8 күн бұрын
Nimanka uu magacaabay odayga tuuga ah waa niman sirdoonka u madax ah lagama yaabin inay TV iyo social media Ka soo jawaaban. Waa sheekyinka la abuuro si xiriir loola yeesho hay'addaha sirdoonka lkn ragaasi waa kaa horeeyaan waxaa Uma joojiyaan. Nin Ciise ah Bosaso Cid Ku xiro kadha maleh. Ganacsato jabouti Ku xiran ayaa jooga. Ganacsato jabouti iyo rag Dawladda jabouti u shaqeeyaa ayaa jooga. Macquul ma ahan in asbuuc qof Ciise ah Bosaso Ku xirnaado oo aan warkiisa la helin. Somalidu waa qoys yar oo is wadayaqaan. Yaa waxaa loogu sheekey ayaa.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 8 күн бұрын
Waxaas ka baxa oo haduu doono waa isaaqe islaamnimo ku caawiya nacnacda daayoo ❤
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 6 күн бұрын
MASHAA ALLAH ✅✅✅♥️♥️♥️👌👌👌
@sacdiyohayan9230
@sacdiyohayan9230 6 күн бұрын
Ciise faquuqayah Ciise miyay wada dharagsanyihin 😊
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 5 күн бұрын
Maxaa u dhexeya ciduu yahay, mihiimadu waa nin soomaali ah
@sabaahmohamed8126
@sabaahmohamed8126 3 күн бұрын
mmmmm₩q​@@mawadomacalin3774
@mubarakadam6285
@mubarakadam6285 7 күн бұрын
Horta waxa jira alle ayuunba og lkn laba oday marka aan hadalkoda qiimeyey kii hore ayaa ila saxan se wuxu dono ha ahaade aabe somaliyed oo dhibban weeye in lacaawiyo ayuunba mihiim ah ee hala caawiyo
@maxamedcalisiciid2215
@maxamedcalisiciid2215 6 күн бұрын
Somali qabiil iyo qabyaalad ayaa kala reebty somalinimo maku caawin waayeen😢😢
@ahmad6967
@ahmad6967 8 күн бұрын
adeer ninku qabiil ku doono ha ahaadee so nin somali ah oo Muslim ah ma haa ninka ha lacaawiyo wajiga Ilaahaay ku cawiyaa
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Caawi iyaad u tilmaami o iyaa kaa horjooga.
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 8 күн бұрын
Odeygu nin waziira ayuba sheegay oo lacag fican so siyey de wazirkaba so weydiya
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@user-nv3ps2wg2v
@user-nv3ps2wg2v 8 күн бұрын
Haa waa runtaa. Odaygaan dhibanahaa wuxuu sheegay in nin wasiir ah oo jabuutiyaan ah' uu Soo siiyay lacagtii uu safarka kusoo galay intaan la xirin kahor. Wasiirka iyo asagana ay qaraabo YIHIIN, oo ay ciise isla YIHIIN, marka dadka dhahaaya ninkaan ciise ma aha. Hadii ay run sheegaayaan' may wasiirka weydiiyaan arinkaan, midakale maxaa ayaga daba dhigay ninkaan miskinkaa iyo arimihiisa. May muslinimo u caawiyaan, sadaqadu way ku baxdaa musaafirka, qofka baahan, agoonta, yatiinta, xitaa intaas magaran waayeen,
@mouniralihassan7318
@mouniralihassan7318 5 күн бұрын
Wasirku waa aderkey una noolyahay imika Waan wedineyna insha Allah
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 5 күн бұрын
@@mouniralihassan7318 Adeer qof run sheegaya ma dhuunteen waxan oo miidhan waannu maqalnaa gooro badan walahi oo waxaa beenta sheega waa Ethiopianka oo way ku tuugsadaan si loo qalbi jilco oo la’kaalmeeyo walahi iyaga waligood isma kaalmeeyaan oo Somalina waan gacan furanahay oo waan isku damqanaa dhiiga Somalinimo daraadii alhamdulillah🤲🏼 Ciisena laguma dhex dhuuman karo oo waa beel is wada taqaan oo dhaqan soojireen ah ku dhaqma alhamdulillah Odayga baxsaday beentiisa ayaan ka gartay markuu boqol jeer dharanayay intuu hadlayay uuna leeyahay beentayda maaha I aamin subhannallah qof isku kalsoon muunan ahayn waa beenaale Oromo ahaa in la soo xidho oo Maxkamaddu ku xukuntaa daldalaad ayaan jeclaan lahaa si kuwa Ethiopianka uraya ee dambe ay ku tusaala qaataan walahi 🙏🏼🙏🏼InshaAllah waa lasoo heli oo xabsiga dhabta ahaa ayaa lagu galin Hargaysa InshaAllah 🤲🏼
@ishwaaqcabdi4002
@ishwaaqcabdi4002 17 сағат бұрын
Alla hakaa abaal mariyo shaqadaa umada uhayso
@milgomoumin7494
@milgomoumin7494 3 күн бұрын
Maa waaxu laa soo faadhiseytey odaakani meesha miiskinki issa maaha subxanallah
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 8 күн бұрын
Subzaanaka yaa Caddiim. War odaygu haddii uu dhib sheegtay Ciise ma cambaarayne cawiya ama ummada u dhaafa. Takale qoraaqu wuxuu ku xadgudbay isla xeerciise. Haddanu ciise ahayn waa cusbayahan
@Hadaf-Yeelo
@Hadaf-Yeelo 8 күн бұрын
Waa oday weynee aana xishooneen Abuu Bakar halaga xishoodo dhibii ay gaaladu gaarsiise laga yaabe iney wax ka qaladay lkn odaygaan doqonka ah ee qoraaga isku sheegaayo siduu u hadlaayo waa wax laga xishoodo
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Doqon hadu jiro waa adiga. Sheeka caruureedka aminey. Aqliga adeegso oo been ta diid. Odeyga hadaad wax tareyso haregeso jooga ee wax tar. Qabiil bu sheegtey qabiilkina waxay kuleeyihin manaqaano. Ku darso qabiilkaaga ha ku biiriyo.
@Hadaf-Yeelo
@Hadaf-Yeelo 7 күн бұрын
@@BA-qc8ko Sqiir qabyaalad madax martay baa tahay war ninku qabiilkiisa haka saaro taa wax weyn ma ahan lkn qisadiisa kale run iyo been wexey tahay asigoo cadeyn wadin buu meesha lasoo fadhiyaa ma ogi ma ogi qabiilka heysta waa nin muslim ah oo somaliyeed 2da oday midna nabi ma ahan oo qur'aan kumeysan hadal lkn dhibanaha cadeymo ayuu keenay waxana laga yabaa dhibtii loo geystay iney ilowsiisay waxbadan koley qofna ma dooranaayo xalada nuucaan ah inuu ku noolaado inaad isku qabiil noqotaan wax weyn ma ahan haduuba Muslim yahay Somali kasii yahay
@fadumoabdikarimmohamed3717
@fadumoabdikarimmohamed3717 2 күн бұрын
Odeyga qab ahaan walee ciise wa Ila egyahay
@guledkhadar2186
@guledkhadar2186 6 күн бұрын
Subxanallah, Qof kasta oo dhagaystay Xalqadihii odeyga miskiinka ah waxa uu 💯 ku qancayaa Warkisaa oo run ah , lkn qofka odeygan dhagaysta waxa uu fahmayaa odeygani inuu daalim, qabyaladiiste , beenaale, yahay ayuu fahmayaa , odeygaas maskinka ah somali oo dhan ayaa caawineysee haloo daayo waxba yaan qabiil lagu koobin .
@axmedcabdiraxmaan5819
@axmedcabdiraxmaan5819 8 күн бұрын
Odaygii hore ayaan ayidayaa waayo nin hadalkiisu run yahay ayuu u ekaa 100% Ninka hala raadiyo cidduu doono ha ahaadee
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Adeer Ethiopia 🇪🇹 tuugsi waa lagu ogaa 🙏🏼
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Hargesa ayu jooga soo raadi oo gurigaaga u fur islaan hada tahay. Anu ninku qabiilku sheegtey baan ka soo jeeda. Cid taqaana ma maqlin. Muslinimo igu caawiya ka ma maqal. Rutu waxay tahay odaygu been bu ku tuugsanaya in la joogiyana wa sax. I caawi hadu leeyahay wa mid. Reer hebel baan ahay na waa mid kale. Reer hebel cid u ka maqan yahay lama hayo. Qof walba qofki sa wa yaqaan. Dad u dhagta ka maqlay ku tuugso nama qabato.
@aroostv5047
@aroostv5047 7 күн бұрын
@@IbiEntertainmentadaa Ethiopia ah 😂
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 6 күн бұрын
Wlh aniga maalinti kowad bn ka shakiyey odaygan inu Oromo yahay hadana way so baxdy
@fansoormusichd9462
@fansoormusichd9462 8 күн бұрын
Hal cadayn ah oo uu ilaa hadda hadalkiisa sal uga dhigo oo laga qaadan karo ma soo bandhigin Cabdale. Marka ma Afkii Puntland ayuu ku hadlayaa mise Afka Maraykanka, ilayn odaygu labadaas dhinac ayuu eed ka sheegtaye....? Allah halaga cabsado oo odayga xuquuqdiisa hadaan loo raadin karin oo aynu baqayno, ugu yaraan aynu ixtiraamno binu aadanimada iyo Islaamnimada suuban.
@mahuraandaalib
@mahuraandaalib 6 күн бұрын
subxanaAllaah, soo walaalnimo islaanimo ma jirto.. odayga dhabarkiisa Nabarada marag madoontaha ah ee ku yaalay looma jeedo miyaa.. nin sheganaya in uu yahay qoraa donaya caanbax, maal iyo magac... dhibatada odaygan muslmka ah maxa ka galay xaqiijin... maad cawadiaan hadii kale maad kaleexataan!!!!!!!
@abudarda00
@abudarda00 7 күн бұрын
Odaygani intan jiraa bal su uhadlaya fiiriyaa. Dulmi walle. Xaasidnimo ayuu ku gabbobey iyo xiqdi SubhanAllah
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 8 күн бұрын
Yaab ninkani maaha nin wax soo hubsaday oo soo raadiyay dadka uu sheegay oo dhan ma raadiin waxkastana wuxuu leeyahay allaahu aclam markaa muxuu ku durayaa. Teeda kale ilayn dadkoo dhami isma yaqaanan waliba dadka danyarta ah cidi mataqaanee muu dar ilaahayba ku caawiyo. Xata dadkii kale wajhullahi u cawin lahaabuu ka mancinayaa.
@maxamuudmigil9554
@maxamuudmigil9554 8 күн бұрын
adeer ciisuhu uu isyaqaana anigaaba rabay inaan raadiyo markuu diridhabe yimaado ciise lagu ma dhex dhuunto ciisuhu waa qoys
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Ciid kaa mancinaysa ma jirto. Caawi oo waliba gurigaaga daji iyaa kaa horjooga.
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 7 күн бұрын
@@BA-qc8ko kan aad difaacayso iyo adiga iyo inta lacaqliga ah baa naga horjooga oo risiqmaanac ku noqday midkiinka. Wallaahi aniga maanta qabiilkayga cid ka mid ah hadii lay waydiiyo ma aqaan oo xataa qaar aan hooyaday ka maqli jiraybaanan garanayn cid ay galan wax ay yihiin. Markaa adeer qabiilbad caabudaa ee ilaahay dartii jadaanad wax ugu qabanayn odayga miskiinka ah iska dhiga. Kanna Alleman saamaxo. Waa bahal bakhayl ah muu horta soo waraysto dadka meesha ku magacawnaa sida ninka gabadhiisu la tahriibtay, wasiirka, gabadhiisii, naagta uu qabay iyo dad tirabadan oo jiray. Odaygana muu dhaho adeer waanu kuu maqanahay. Kadib isaga oo wax pasta calaabayyinah kaga sugar muu ama caawiyo ama adeer kasii daa anagu dar ilahay in anu ku casino moyee ciise kuumahayno. Illahay qabiil nooma baahiyo allaha weynbaa cidii ku xidhan wali u ah.
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 7 күн бұрын
@@maxamuudmigil9554 jadaba radi oo war sugar ka keen jadaad run sheegayso 10riyal good ku subatomic telkaa kaa xigta in aad soo hesho dadka uu magacaabay oo dhan. Walaalaoyalaw markaa ama dadka risiqa Qabiil hawga horjoogsanina ama soo radsha.
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 6 күн бұрын
@@maxamuudmigil9554walle ciide kalyah mahn wa Somali oo dhan qof dhulka kaso baxy ma jirto 10 qof hady ku garan waydo qofka 11 tobnad ba kugaranyo shekoy kunacay ader ninkan wa Ethiopian jaajus ah hala xiro tuuga
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 8 күн бұрын
Allahu aclam umbuu kuhayaaye haduuna wax cadayna haynin muxuu soo doonay subxaanallaah🥲
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂sow run maha allahu aclam
@abdixayi8453
@abdixayi8453 3 күн бұрын
Odaygani wuu iska daac daacsanayaa. Naxariis daranaa odayga miskiinka ah ee dhabarkiisa la jeex jewxay sidii loo ciqaabayey muxuu ugu diganayaa. Waliba hadalkiisu wuu is daba marsan yahay. Way dhici kartaa iyo af miishaar nimuu meesha l yimid. War wuxu xaasid sanaa. Xataa dadkii caawin lahaa buu kahor istagayaa
@abdikarimmohamud7953
@abdikarimmohamud7953 6 күн бұрын
Soomaalinimo iyo islaamnimo halagu caawiyo insha,allaah
@dualleyare4307
@dualleyare4307 8 күн бұрын
Odeygani xaasidsanaa mohamedow kanoo kale mar dambe ha waraysan inkaari haku dhacdee subxaanallah nin miskiin ah oo soomali ah buu leeyahay ooyintu waa dhaqan ay itoopiyanku leeyihiin balaayo weeye kani cadeyn ma hayo waxkastana wuxuu leeyahay walaahu aclam muxuu meesha kasoo dooney marka
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Aya ku yidhi wa somali? Muxu u sheegtey qabiil una odey qudha magaciisa sheegi karin. Cisuhu guri guri bu isku yaqaana. Waxa ku filan odeygan in u Dire- Daba yimaado u reerkan u sheeganayo dhex yimaad u aftirsimadisa dhamaystiro. 600 qof oo somali ah ba ila xidhnayd bu yidhi. Lama hayo qof an isaga ahayn oo xaqijinaya warkaas. Hadad cawinasana cidi ka ma hor joogto.
@frank77w
@frank77w 6 күн бұрын
Ninkii odaga ahaa ani waxba ka sheegi maayo lkn etobia mudo wan joogay wxna kuu sheegi karaa in ay tahy dhaqankooda ilintana ay indhaha u saarantahy
@Businessflip
@Businessflip 8 күн бұрын
Odega trauma ku dhacdey laakiin Anigu waxaan u arkaa odeyga in Ciisuhu xaasidayaan oo ay iyagu gaalada udhiibeen si ay argaxisinimo ahaan lacag ugaga qaataan waa nin ay beri hore Djibouti iibisey😢
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 8 күн бұрын
Haday iibisay djibouti ragii uu sheegayay sow somali mahayn somali ayaa ninkan iibisay oo gaalo u dhiibtay walbi reer boosaso
@reyehelmi77
@reyehelmi77 7 күн бұрын
Anagu orom kan lafti naga ah maxa naga so galaya iibsigisa
@mahadtaleex841
@mahadtaleex841 7 күн бұрын
Warka ma ubtah
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 7 күн бұрын
Somali qabiil may iskadayan
@user-vx2cw5oo3d
@user-vx2cw5oo3d Күн бұрын
Waxaan dawaday labadii halqadood ee hore wuxuu dhahay aniga iyo aabahay iyo awoowgayba madibaanu ahayn markaa waxaan qabaa inaanu faamli gudhayw lahayn lakiin u yahay qoladaa waayo sidaacad ah buu u hadlaayay ee iska nabad galiya odayga 😢😢 15 jeelku jiree
@alihashi2958
@alihashi2958 8 күн бұрын
Cabdalle xaaji macno ma aadan sheegin Odeyga la xirnaa xataa wuxuu sheegay Nin wasiir ah magaciis oo lacag siiyey Bal arintaan iska hubi
@djounedhoussein2842
@djounedhoussein2842 8 күн бұрын
Wasir somaliyeed qabil male ninki utagaba wax bu sin
@Qaranimo_waa_gobanimo
@Qaranimo_waa_gobanimo 7 күн бұрын
@@djounedhoussein2842 Beentaa weeyi, nin Ciise oo Jabuuti jooga cid ka qabyaalad badan ma jirto. Jabuuti waa meesha kaliya ee qof adeeg u soo doontay xafiis dawladeed la waydiiyo qabiilkiisa. Dhulalka kale ee Soomaalida waxaa lagama yaqaan.
@janaaleciiisedaud
@janaaleciiisedaud 8 күн бұрын
Waxa khalad wayn ah odaygii wayeelka ah e dhibtiisa aad umadda la wadaagteen. In aad hadana video kale oo fadeexad ah ka daba keentaan o hadal kiisi beeninaya oo sharaftiisi dhawacaya.
@AbidahmanSharif
@AbidahmanSharif 2 күн бұрын
Ninkaasi waa Ciise
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 8 күн бұрын
ARINTII UU ODAYGA MASKIINKA KASHIFAY AYAAD BEENINEYSAA,Ceydaruus waa ninka MARKABKA ku Garaaco Shacabka dulman. Madaxda Somali iyo jabuuti waa iibsadaan shacabka xaqiiqda ayuu sheegay odaygii maskiinka ahaa
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 8 күн бұрын
Kasbay udafirayan malaha oo maraykanka hargaysa jooga ayaa soo dirsaday 😢
@_faatax
@_faatax 8 күн бұрын
Walaahi taasaan aaminsanahay in sheekadaasi jirto
@cabdixamidcumar2469
@cabdixamidcumar2469 8 күн бұрын
haduu xoogaa haynlahaa way kalaboobi lahaayeen
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 8 күн бұрын
Dhicikartee wllhi aniguna idhi ismaaciil nacas yidhi iga leexiya
@baligubadle2666
@baligubadle2666 8 күн бұрын
Odaygan inuu waXkale wado waxaan ku fahmay markuu ilig yidhi aan diridhabe kuu raaco wuxuu ku jawaabay maya aniga tegaya oo warbixinta kuu keenaya hhhhh😊
@SS12171
@SS12171 7 күн бұрын
haaa sax haka yeelin wareyaha adigu tag dirirdhabe soo ogow sheekadan warbixintas
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 6 күн бұрын
Ma u diidin ee wuxuu yidhi waa sax oo. waaban tagayaa ee ma diidin wariyaha
@user-mu8vq7xy1x
@user-mu8vq7xy1x 6 күн бұрын
Haa wxa muuqata inuu rabo inaan la raacin ee isaga qudha uu warka ka keeno diri dhaba
@xuseenxasan5968
@xuseenxasan5968 Күн бұрын
ODEYGAN XAASIDSANAA BEENAALE KOW ISAGA WEY YAAN MUNAAFIQ😢😢
@user-qy2xh4et5p
@user-qy2xh4et5p 7 күн бұрын
Suaal haduu orom yahay 1977 sidee Somalia igu dagaalamay waligay odaygan qof muslin ah oo ka naxariis xun ma Arkin 😢
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 8 күн бұрын
Fadlan wariye caawi odayga oo musalsal ha nooga dhigin waxa kaliya oo u xaqiijin wa masuulada xadhiga ku u gaystay sidu isago sheegay
@user-rz7bn5yp5c
@user-rz7bn5yp5c 8 күн бұрын
Cabdalle waxaanu hubin ayuu meesha lasoo fadhiistay. Hadii uu leeyey Ciise ma baahdo, taasi waa cunsuriyad.
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 8 күн бұрын
Waa runtaa
@Towxiid-xi5pm
@Towxiid-xi5pm 7 күн бұрын
Odaygan dad waxba kama oga Ciise baahan majiro kulahaa aaway gabadhi Ciise ee dahir Calasow lacagta u aruurinayay​@@nimaabdiaziiz9021
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 6 күн бұрын
Waar oromo somalida sheegta jira sida h.nooosa ookale oromadu waxaycraban dhulka somalida inay kubataan😅😅😅😅😂😂😂
@hamse6
@hamse6 6 күн бұрын
Goormuu ku yidhi ciise ma baahdo?
@erhadali4424
@erhadali4424 4 күн бұрын
Haa laa bahne kara lkn ciise siiden ah walikey maa arkin hadu bahdo waa tagi guri rer Ciise ah dagan yihin guriga aya jogi una marti kuu ahan marka baahda mahin ee waxu shekey aya wax lo adgesto ahan
@Hakim13547
@Hakim13547 5 күн бұрын
Illahaw nabad baadi, odayga islamnimo maad ku caawisaan
@chosephlee
@chosephlee 7 күн бұрын
Waan ku salaamay Mudane.
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 8 күн бұрын
Odeygaas. 15 ka sano u xernaa gaalada la dulmiyay. Waa kuwii dhiibay ayuu ka midyshy. Kan xoolaha jaahilka ah oo la leeyahy buug buu qoray. Waa daayeeer
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
😂 Ethiopianka waxaa lagu yaqaan tuugsiga iyo khiyaamada sxb iyo inay qabaa’ilada sheegtaan malaha adiguna waad sheegataa 😂👎🏼👎🏼👎🏼🤲🏼🇪🇹🇪🇹👎🏼👎🏼👎🏼
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 7 күн бұрын
​@@IbiEntertainmentmiyaanad ninwayn ahayn waa maxay sida ciyaalkaad u hadlysaaye😂😂😂😂
@abdiyare2025
@abdiyare2025 7 күн бұрын
​@@IbiEntertainmentreer somaliland ethiopia cadow uma aragto ee waxay cadow u arkaan reer xamar ama somaliweyn war fakastiin dhibka haysata miyeydan ogeyn in aytahay dhuul aysiyeen yahuud oo waliba aduunka lafasonacay somaliland dhibkeeda wunasameyn
@moeawale4891
@moeawale4891 7 күн бұрын
Kani wuxu qoray majirtee waa jaahil ciise. Mar ninka caawisid hadaad karayso hadii kale iska aamus nacasyshow.
@user-gz2it5vd1t
@user-gz2it5vd1t 8 күн бұрын
Anigu odaygii 15 xiidhnaa Ayaan ruumaysanahy wayo waxa Nabuur kuuyalay jidh kiisa Ayaa markhatiya waligay naburadaso kale kuyaln man Arkiin ninkii cawinayow ilahay dartii waxa ugu qabo iyo haben Akhiro mohamed ilg Ayana Ajarkagag kaga ciiyarin wllo
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Naburada ku yaala wa madag lagu gubey waa u xanuusna. TB iyo qixi aya laga gubey wayo u yara.
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
War dadki la xidhna e 600 qof aha halkey mareen ?
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 6 күн бұрын
⁠@@BA-qc8kohhhhhhh TB iyo xaaqo ba laga gubay aaaa wlee ina somali tahay 🙈🙈🙈
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 8 күн бұрын
Subxaana Allah Bal fiiri waxay isku dayeen inay Xabsi dhigaan odaygii dulmanaa😢Waxa lagu heystaa MAXAA U KASHIFTAY ARINTA MARKABKA😢
@hibobella3051
@hibobella3051 6 күн бұрын
Fahankeeda ka sareeyay odaykan waa la soo diray miiskinkan xaqiisa Allah ha siiyow
@munasagal2496
@munasagal2496 7 күн бұрын
Nin 15sano jidh dil lagu weday, waxkaste way ka suurowdaa oo waa ilaawi karaa, xitaa wajiga xaaskiisi by ilaaway misa waaba qabiil. Ciisow odayga waayeelka meelsaara
@rabiaabukar5091
@rabiaabukar5091 8 күн бұрын
Mxaa ku jaban haduu been ka sheegey qabilkiisa naclaa somali kutaalo😢
@Coofleh175
@Coofleh175 8 күн бұрын
Walahi wa wax laga yaaba ninkaasu imika dhibki intaas leeka ee uu sheegayay miya wax laga qabto u bashan mise qabiil walahi waan dhimanay
@AarLyrics79
@AarLyrics79 7 күн бұрын
Soomaali waa duni wlhi 🥲😭
@mohamedabdulle9501
@mohamedabdulle9501 6 күн бұрын
Hadu qabilkisa ben ka shego see lagu rumaysan karaa waxa ushegayay markas
@cabdiraxmaancaddow4787
@cabdiraxmaancaddow4787 8 күн бұрын
Waxa la yaable, Qof 15sano xidhnaa sidee looga filanayaa inay maskaxdiisu caafimaad qabto!!! Iligow waxa ku seegtay inaad reerkiisa la raadiso, ka dib aad heybtiisa baadho! Maahayn qofka baadhitaan ku bilowdo iyadoo aan waxba loo qaban!!!😢😢😢
@fahadabdi5361
@fahadabdi5361 8 күн бұрын
Waa runtaa walal wlh
@abdikarimmohamud7953
@abdikarimmohamud7953 6 күн бұрын
Fadlan dhibanayaasha iyo caawiyaasha yaan loodhaxaynin maxaa qabiilka iyo garashada meesha Keenay marba hadduu yahay odey soomaaliyeed oodhibaataysan dhibkiisu qabiil iyo cid gooniya uma taalo Somali odhanbay utaalaa masaakiinta caawintooda waa hawl inoo wada taala qofkii ilaahay garansiiyo insha,allaah
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 7 күн бұрын
Asc Ninka waa Somalia waa Muslim intaas soo idinkuma fila, in uu jaajus yahay ayaa daran laakiin in wax la taro ishana lagu hayo laska diro
@SafiaApdirahmn
@SafiaApdirahmn 8 күн бұрын
Allaa somalidu dulmi badanaa may caawiyan uun odayga duruuftu haysato qabiilku doono ha sheegtee
@shaaficideeq8778
@shaaficideeq8778 8 күн бұрын
Wll maxamedaw ninkan abokor madi ayu ahaa aabihiina madi owowgiina madi markaa isagaaba dhibane ilmaadeerku sheegayaa halkay uga imanyaan🤔
@fiidowshow2832
@fiidowshow2832 8 күн бұрын
WAA KAAS WARKA SAXDAA NINKAAS MISKIINKAA ASAGA AABHIHII AWOWGII MADI AYEY AHAAYEN SIDEE MARKA NOOCAAN OO KALE OO XAASIDA OO WAXKASTAA KUSOO KOOBAY ALAHU WACLAN MIDA KALE NINKAAS HADALKIISA WAXA KU JIRAY XIRAA IN UU MARARKA QAAR HILMAAMO WAX KASTAA IN UUSAN DADKA WAXBA WEYDIISAN KARIN XISHOOD WAA INTEE AAN WAJIGIISA XITAA KA AQRISAN KARNAY
@cabdiqanicali1981
@cabdiqanicali1981 5 күн бұрын
Cabdalle Xaaji inoomuu keenin war uu soo wada hubsaday ee waxa ka muuqata ninka dhibka gaadhay odaygaas ay kaga weyntahay Qabiilkiisa difaaciisu, Waxaana cadaynaya sinaba dhibkiisa umuu baadhin wax ugama qaban mana daba gelin. Markaa waxaa fiican in arinka inta la hubinayo in ninkaa la doono la caawiyo qabiil iyo qabiil la'aanba
@user-mu8vq7xy1x
@user-mu8vq7xy1x 6 күн бұрын
Iligow chp wxd samaysan odayga Hadii la helo hala Kexeeyo oo isaga diridhaba hala geeyo guriga uu dhaxlayna haydin geeyo keliya waa intaas lkn wxn ka yabanahay wlhi oon u qaadan wayey wxn somali ka filayey qabiil cawimaadiisa wxa kabadan ta soomali adigu is xilqaam adigu odayga raadi kadibna kadbina somali ha caawisoH. Yaan tashuush lagusii furin arinta intaas leeg wlhi qalbiga iga xanunay hadana in laysku tuurturoH waa xanuun labaad io in odayga qisada ka dhamaan weli wxn rajaynya inaad arki donto fariintaydaH aadna waan idiin salaamayaH wsc
@samirr546
@samirr546 8 күн бұрын
Subxaan Allah war odaygan war ma hayo ee ee waa in uu xaqiisii loo raadiyo hadii uu xotaa qabiilka khalday maxaa micno ku jira ma qabiilka ayaa idilay buu yidhi caawiya cidii uu doono ha noqdee!!!!
@kadaradan3242
@kadaradan3242 8 күн бұрын
Odayga waa xaasid Allahu aclam buu kaga baxay ninka ilaa iyo soomalinadii buu ka saray acuudka
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@ismaeldaher3491
@ismaeldaher3491 8 күн бұрын
Adu Maxad ku cadenaysa Marka?
@Kw58437
@Kw58437 8 күн бұрын
Maha xasid wax bajira
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 7 күн бұрын
Maxa laga xaasidaya odey miskiin ah o qabiil u nan ahayn raba in u umada ku baadho. U gargar hadaad rabto intaad ku mashqulaysid Abdalle Hagi.
@JiimiFurre-rs5oi
@JiimiFurre-rs5oi 7 күн бұрын
@@IbiEntertainment xanuunkii bada ku haya badaa waa dhamatay arinkeduye liq camiii
@habsadahir8378
@habsadahir8378 6 күн бұрын
Waxan. Amin sanahay odayga miskinka aha hadu manta hanti adunyo haysan laha Wala sodha waynlaha lakin hada wa miskin war an cawino odayga wan kaxumahay waxa kudhacay 😭
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 күн бұрын
Ciisuhu manaxaan Somalida kale ayaa ka naxariis badan. Hada gobolka city waxa ka dhacaya heey waxba igama galin ayay oronayaan ciisaha jooga somaliland iyo jabuuti
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 8 күн бұрын
Waa odeyga haduu dhibane sheegtey qabilku shegtey ha ahaado ama yuu ahaane maa caawisaan kaliya ku dhaaftaan maxaa afaarahan oo dhan ka geleysaa ninku ma cid buu diley oo udaba socotaan
@waanochanel7183
@waanochanel7183 8 күн бұрын
Odaygan warkisa ma sugna wuxu ila eegyahay nin dheregsan oo ku dibira dhacsanaya ninka kale. War una hubsan oo an raad raac badan lagu samayn bu la yimid tvga.
@nimcomohamed682
@nimcomohamed682 8 күн бұрын
Aad iyo aad xata isaga ubaahan in labaadho koley haduu ciise yahayna hooyadiis baa itobiyaan ah xasidnimada halkaas buu kakenay diri dhabe waan tagi waana soo hubsan kulaha marku nasoo horfadhisanayo waxay ahayd in uu war dad waywayni dhagaystan in uu lasoo shirtago hadalkisiba wuxu nowoday walahu yaclam iyo waa layidhi
@habonhaybe1122
@habonhaybe1122 7 күн бұрын
Dhibtii u sheegtay ma qabiil baa ka waynaday 😭.ILLAHAYOW caawi odayga Muslim ka ah dhib in logaystay noshegay
@ZAKIBINZAKI-el9sv
@ZAKIBINZAKI-el9sv 6 күн бұрын
Marka 1odayga hala caawiyo wiliba caawin sareysa dadku dhibta iyo wx la aanty isku nacayaan kadib kadib cid walbuu yahay isoo sheegin ayadaa iskeeneysa midiyaha wakhti halsiiyo pls ninkastow muslinimo ku caawi.
@naimam1772
@naimam1772 8 күн бұрын
Odiygii miskiinka ahaa hala raadiyo dhibaato badan ayuu soo maray qabiil waxba ma sheegayo silic badan ayuu soo maray illaahay ha u gargaaro wajigiisa waji beenaale ma,aheyn
@Shushhh730
@Shushhh730 8 күн бұрын
Fihiima quujaay inader cismaan diyaano wacooo waydiiiibal adigaaaa xaqiiqda ugu dhawe😮
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 8 күн бұрын
😂😂😂😂
@HARGEISATVONLINE
@HARGEISATVONLINE 8 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@mahamudabdisamed8945
@mahamudabdisamed8945 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 7 күн бұрын
😂😂😂😂
@user-ms4fb1rv9b
@user-ms4fb1rv9b 4 күн бұрын
Ninkan Madibaan ahay buu dhahay Aabahayna waa madi buu yidhi Awawgayna madibaan ahay buu yidhi nahay Sidee baad uraadinaysaan Adeero😢
@KosSaid-ni3rq
@KosSaid-ni3rq 8 күн бұрын
Tug weyan kuwani😊 wan kuwixidhay ashahado didki weyan tuga calosha waynle
@munomohamed7269
@munomohamed7269 8 күн бұрын
Ninka maskinka ah dadka cawinayo hakudirina bisinka somali qabil iyo waxan lojogin mel walbo laso fadhiyan subxanallah
@user-sh9kd3wh3c
@user-sh9kd3wh3c 8 күн бұрын
Wallaahu aclam ayaan ka fahmey ninka
@user-sh9kd3wh3c
@user-sh9kd3wh3c 8 күн бұрын
Inu iska aamuso aya u khyr Rooneyd
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 3 күн бұрын
Ciisana gurgura araja diridhawa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdisamadabiikarxaaji55
@cabdisamadabiikarxaaji55 6 күн бұрын
Cabdalle Xaaji ALLAAH iimakaa badiyo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 күн бұрын
Odaygii hore Ciisaha ayuu maxay waxa uu uga cararayo waa waxbay u qaban waayeen. Lakin wasirka ganacsiga Jabuti ayaa jooga oo siiyay 2 kun oo dollar Suu sheegay. Hadalka isku ma keeni karo run ayu shegayay. Shaki ba ku jira waraysigan
@bilanaxmed5794
@bilanaxmed5794 8 күн бұрын
Maxamed wll arinkaas adigu u duurgal oo xata deeganka tag Arinka odaygaan wx qof aqli leh qaadan karo maaha wx usan soo baarin xog fecan ka hayn in laga duubo mayba aheen hdlkiba wuxu kuu so jaray reerka maaha muhiim maaha reerka ee muhiimadu waa dhibaatadu sheeganayo oo cadeynta jirkiisa ay ka muuqato
@erhadali4424
@erhadali4424 4 күн бұрын
Kulaha rerku muhime mahin lkn maxa sbbye ino shekto rer una ahahan 🤔
@nasraaaab6
@nasraaaab6 6 күн бұрын
Ninkan qabiilka ayaa kala wayn bani’adam nimada. Waa wax laga xumaado qof wayn oo Media soo fadhiistay oo sidaa u hadlaya
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 7 күн бұрын
Way dhacdaa in ay jiraan Dad waxyaabahaas ku qadhaabta. Waxaadse mooddaa in qabiilku qalbi engeg innagu riday. Odaygaan wuxuu difaacayaa qabiilka. Balse dhibta gaadhay dhafoor kiisay ka muuqataaye ha ugu darin gaf sida erayga "Beennaalle"
@mohammedmumin2591
@mohammedmumin2591 8 күн бұрын
Odaygan waa xasid 😢
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 8 күн бұрын
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه MAXAMED MAXAA NAGA QUSEEYA QABIILKA NINKAN DHIB BAA SOO GAADHAY HALA CAAWIYO MA QASAB BAA IN QABIILKIISA KA WAYDIIYO ASLANBA
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 7 күн бұрын
Odeygii miskiinka ahaa ee dhibaatada aan ogeyn ka sheekaynayey ma qabiil dartii ayaa loo dhibaateyay hadana alla somalidu jaahilnimada goormey iska deyn miskiin caawimo u baahan ayuu ahaa degaan muxu sheegaya ma cidbu dhul ku heystey wan ka xumey adeerka waxa ku dhacey 😢😢😢😢
@user-qs9vs3qc8c
@user-qs9vs3qc8c 7 күн бұрын
Iligow hadaad Ilaahay ia baqayso ninkan xaruunta ka eri. Odaygani wuu cadhaysan yahayba. Odaygu wuxuu u baxsadey waxyaabo badan oo aynaan ogayn buu og yahaye ninkan Ducaale la leeyahay Jabuuti ha ku noqd. Waa qabyaaladayste iyo basaas Jabuutiyaan iyo Ethiopian ah. Ducaalow Ilaahay calaamo ha kaa muujiyo hadaad odaygaa xaqiisa duudsiinaysid.😢
@SakariyeAhmed-7699
@SakariyeAhmed-7699 8 күн бұрын
Comments ugu horeya mnta wa aniga wxn idin leyahy Somali maryoley wn idin salamay
@FatumaDek
@FatumaDek 8 күн бұрын
Wan kaa qaadnay❤
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@FARXAANIITO
@FARXAANIITO 8 күн бұрын
Halkan waxaan fariin uga dirayaa madaxdeena iyo waxgaradkeena soomaaliyeed hada kadib waxaan u baahanahay in aynu iska diiwaan galino dadka oromada ah ee deegaanadeena soomaaliyeed imanaya oo ay sifiican xogtooda u baadhno waxaana arinkaa ku shaqa leh dawladeena somaliland gaar ahaan laanta migration ka oo ay waajib tahay in ay xakamayso ajaanib ta faraha badan ee dalkeena ku soo qulqulaya haba u badnaadaan qoomiyada la inagu imtaxaanay ee habaaran ee hadana badaheena damcaysa waxaa u jeedaa OROMADA
@nasroxuseen3530
@nasroxuseen3530 5 күн бұрын
Duqaan gargacad waa xaasid isnacay! Duqa gargacas waan kanaxay miskiinka soomaaliyeed Allaah ha u gargaaro 😢Aamin yarabi
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 5 күн бұрын
Allaa ninkan ismaacilba soo diray oo waa beenaale miskina waa loo hanjabay tallow dadkan helkee ilahay ku xisaabinayaa tallow miska la dulmiyay ayaa hadana wali dulmi lala daba socda subxanalaah
@abdiqanicaarif8324
@abdiqanicaarif8324 8 күн бұрын
Ninku waxuu sheegay Asaga, aabihiis, iyo iyo Awowgiis inay Madi ahaayeen, saas darteed, Xagee buu ka keenayaa nin Adeer u ah, tan kale Waxuu sheegay Jufadiisa hoose, Meesha kaliya Oo laga xaqiijin karo, waa in la helaa. Gabdhaha uu sheegay inay la dhasheen, Ama dad uu abti u yahay.
@cabdirixmaancabdullaahi3943
@cabdirixmaancabdullaahi3943 7 күн бұрын
Abtirisku waa silsiladee awoowga 5naad 6aad iyo 7baad kuligood ma wada madi bay ahaayeen
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 6 күн бұрын
​@@cabdirixmaancabdullaahi3943wa tan layabay sadex madhafinayo odaygu
@fawziahassan573
@fawziahassan573 8 күн бұрын
War anagaa. Yaab. Aragnay. Haduusan. Aheyn. Xitaa. Mad. Iska so dhaweysaa. Subxallah. Qof dhiban. Waaayeeee
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 күн бұрын
Waad saxan tahay
@jaamacmaxamedismaaciil
@jaamacmaxamedismaaciil 8 күн бұрын
Qofku haduuu been ka sheegayo, reer uusan ahayn ku qaraabanayo, wixiisoo dhan iska hor imaanayaan in la iska bari yeelaaa waa sax.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 күн бұрын
@@jaamacmaxamedismaaciil Taa qudheedu ma xumee in la caawiyo oo aan qabiilba loo eegin qudheeduna aad bay usii fiican tahay.
@khada917
@khada917 8 күн бұрын
​@@SuugaanSafaariwaa orom tuugsi la galay bado la isaga daba imaan karo jariimada uu ka sheekaynayo hadii ay runtahay reerkiisa hasoo kaxaysto oo gogol ha u dhigto ciduu wax ka tabanayo.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 күн бұрын
@@khada917 Ciduu yahay xilimaad ogaatay saaxiib?.
@adammohamed7878
@adammohamed7878 4 күн бұрын
Somalia Ninka duruufaysan way iska fogeeyaan ninka ladana way sheegtaan, Labadan Oday waxaa igala Saxan odaygii Hore.
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 8 күн бұрын
Adinkoo jeel geyn maad taqtar geysaan oo nooli iyo meel uu joogo siisaan trumadii cadowga adinkaaba uga daran ,mise mareykanka hargeysa fadhiya idiin hanjabey ilaa odeygu wax bdn buu kashifee ,adinkaa la idinku bedeli doonaa ,intuu idiin aaminey baad qayaanteen 😢😢😢😢
@rabiaabukar5091
@rabiaabukar5091 8 күн бұрын
Xitaa dhibtii soo martey maku tixgelin waayeen
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 8 күн бұрын
Ninkaan basaaso ayaa laga soo diray wuxuu umuuqda nin la laaluushay wuxu isku dayaya inuu difaaco mujrimiintii sidaa ugashay odayga😢😮😮😢
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 күн бұрын
Order waxaan idiin sheegaynay inay kabuuxaan Ethiopian 🇪🇹 sirdoon ah oo khiyaano noogu dhex jira walahi waliba Madaxda Somaliland iyo Dowladda Somaliya ayay ka buuxaan walahi waa in la’gowracaa ama la xidhaa walaalayaal waa in la’foojignaadaa fadlan 🙏🏼 Waa sababta ay Ethiopia 🇪🇹 u doonaysa badaheena si khiyaamo ah inay u qaataan walahi Musena waa in laga shakiyaa in uu dhiig Somalilander ah leeyahay waa laga yaabaa inuu Oromo yahay inoo dhuuntay siiba Farysal Cali waraabe waa Ethiopian sirdoonkooda jaajuusna ayay ahaayeen kulligooda Walahi shicibow foojignaada fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 8 күн бұрын
Ciise maxuu danbi kagaly
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 8 күн бұрын
Cabdalle xaaji ma nabadsugida jabuuti ayuu u shaqeeyaa
@khada917
@khada917 8 күн бұрын
Qiiro jabaanta orom ku tuugsanaya inuu umad islaama been ka sheego ayuu ahaa hadayna sidaas ahayn reerkiisi hasoo kaxaysto waa laga garbaxayaa.
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 күн бұрын
Odayga miskiinka ah ee dulmiga wayn loo gaystey ma waxaaa idin kala qiimo badatey qabiilka u sheeganayo ilahay ha laga cabsado dar Allah halo caawiyo hadii aydaan caawin karina ku ixtiraama dhibka iyo waayaha adag ee usoo marey😢
@Supersalaxcarab143
@Supersalaxcarab143 7 күн бұрын
War alle ka baqa islanimadi meeday 😢😢😢 Waa ba qalad ina dood la galiyo qoof ween oo 15 sano dhibateesna 😢😢😢
@nashou22
@nashou22 8 күн бұрын
Sheekadan puntland ayaa ka dambeesa. Ninkan waa ciise, nina caaro ma dheera. Miskiinka dhaafa,
@user-sb4pg3zz9k
@user-sb4pg3zz9k 7 күн бұрын
Cudad puntland ah baa idin haysa anaa puntland ku nool dhibta odaygaas gaartayna la danqaday puntland 4 qof kuma noola dhawr million baa ku nool marka ay noqoto national security iska daa in shacabku ogaado waxaan ba xitaa xog laga siin madaxda aminga qaarkood weligeed baa soomaali dad la gadanayaa oo uusan wasiirna war u hayn marka waxba cuqdadu yay kula fogaan kuwii odaygaas dhubayna waaba dhinteen wuxuu sheegayna wax puntland ceeb ku ah maaha ee waa dulmi dad ku gaysteen shaadh dawladeed
@Haaji397
@Haaji397 8 күн бұрын
Bismilah ninkii sidaas u hadlaaye Somali ma ahan Ciise ma ahan waa oroma yaab badana
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 7 күн бұрын
Ciisaha bakhtiga hiigaya iyo haqay midgaanbaaleh
@abdulaahmed7291
@abdulaahmed7291 7 күн бұрын
Halkaa waxaa iiga cadaatay in Reerkan Ciise ay Cunsuriyiin yihiin, belo ku degtay waar Ciise iyo Xeer koodaba ha la iska ilaaliyo.
NKUBA KYEYO WE CANADA ISAC SEMPALA KU BY'OKUGOBA NYAZAALA WE KU TTAKA
1:00:55
13 Sanno oo xabsi Maraykan ah. || Qeybta 1-aad     #Dhibcaha_Taariikhda
45:21
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 62 МЛН
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 58 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 30 МЛН
Amniga Somalia Yaa Khatar Ku Ah....?
1:59
Bulsho News
Рет қаралды 164
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН