Walahi Waan ooyay Quruxda Ka Muqata Dhalinta Somaliyed
@ifraah123faisal55 жыл бұрын
Machllh somalinimo
@mohameddeek28575 жыл бұрын
M a
@salmacadey49605 жыл бұрын
Asaxaabey geebta xeesa away uma jeediye
@tawalyusuf18515 жыл бұрын
Caruurta Aqoonta ayaa ka qiirooday
@nastehoabdi5555 жыл бұрын
Ilahow nabad yaa rabbi
@umuahlaam33085 жыл бұрын
Wlhi wan oyay waligey Somalia maarkin lkn quruxdeda manshaallah Kenya ayan joga wan idin salamay
@axmadcabdulliaden18485 жыл бұрын
Inagakeen sxbow
@ahmedmahamudsalaaf58224 жыл бұрын
his wife was
@sharuzaadsmile22385 жыл бұрын
Nabad buxda ilhy ha idin siiyo 🇸🇴wllhy wn idinka naxa dhibkina 😢 Wanan ku farxaa frxadina iyo quruxdina muqdisho wn uxiisay 😢😭 From borama
@kamalgiftin14485 жыл бұрын
Walashey sida iyo si kaweyn ayan wlahi ujecel nahay reer borame allah hayno kin xafido dad qulubta umada somaliyed wada jeceshahay💯%💯ayaa tihin
@bintali77605 жыл бұрын
Mnsha allah
@bushraali55804 жыл бұрын
Sixoroole
@sharuzaadsmile22384 жыл бұрын
@@bushraali5580 naa mxd ka shekaynysaa
@abdifatahmohamed44095 жыл бұрын
Inta aaminty in wiilkaan hibo indha sarcaad leeyahay Taageeradana u ah Aan dadka iska baranee Pal like ta dhac kusiia👍👏
@jamacmaxamed93515 жыл бұрын
Hadiii aad wax walba aad hibo utaaqno ama aad amintid taas micnaheedu wa walanthy sababtoo ah caqli xumadada zixir wxa lagu amino malahan
@hamdinur93825 жыл бұрын
@@jamacmaxamed9351 wll sicir maha ee waa waxlabarto saan filaayo
@jamacmaxamed93515 жыл бұрын
@@hamdinur9382 No wli xarig lagoynayoh ee laysku celinayoh intee lagu arkay
@markalemidnimo38595 жыл бұрын
Barada meeshuu kasoo fiirsaday makugu soo mention dhahaa
@hamdinur93825 жыл бұрын
@@markalemidnimo3859 haa
@ahmeenadiif85505 жыл бұрын
Am Somalilander born in Mugadisho, I left Somalia since 1993, and always Proud to be Somalilander but today caruurta waxay I dareensiiyeen inaan Somaalinimadu igu wayahay
@ahmedpato5385 жыл бұрын
*HADAA CAAFIMAD QAB KU DAWANAYSO LIKE SAAR ALLE HAKUU SIYAADIYEE*
@dalmardalkaofficials40245 жыл бұрын
Tý
@rulerofYouTube5 жыл бұрын
As a Islamic country they should promote deen not this crap
@ishaqnormohamed33804 жыл бұрын
Ma sha allah 👌
@quenbolo99915 жыл бұрын
from hargeyisa run ahanti ilin ayaba iga so dhacde mrkn maqle hesta calanka somaliya😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dhaladkasomaliland58785 жыл бұрын
Magalada hanaga sheegan hargaysa matihide
@shaadiaofficial70065 жыл бұрын
Hargaysa ha sheegan nacadashi ku dhashay wase
@war-shubotv12785 жыл бұрын
shaadia official xoolo gabdhaha lalama caytamo isku xishood
@zakovic37975 жыл бұрын
@@shaadiaofficial7006 toqonti ku xartay wase kada kabadha cayda duguyg yahaw
@fatimaabdilahi11605 жыл бұрын
@@shaadiaofficial7006 xaaranyhy dadka cayda ka daaa dhalad baadan ahyne
@mahamedhussienodawaa1255 жыл бұрын
Tartanka bilawgi ila iyo Hal video ima dhafin Inti comment tigega aragtay like isara 👍🏿
@mahrizamohamed84225 жыл бұрын
Dee wax fcn wqtigaga intaa laeg kaga faaideyso wll
@wardikawardi27465 жыл бұрын
Anuu runtii caruurta u bogay qofkii ila arkay like saar
@gabarbarichannel98045 жыл бұрын
CarruurTa Boliska soomaliyed🇸🇴 Wlhi way iga Oohiyeeen😢😭😭😭 Ax ax allow wax dhiba ha Tusin Yaa raxman😘😘😘😘
@shiineabdirashiid37175 жыл бұрын
Mogdisho waa magaalo aan jeclahay One love Allaha idin nabad yeelo
@astanchannel13245 жыл бұрын
Kkkkkk shine subcrbe isar plz
@cosoblecade76685 жыл бұрын
Intii soomali nimada jecel Waligiin sama kuwaara Bilkheyr iyo safiyo Alla waa boqoradyo Yaa mustaqbalka fankooda ila sugaa
Siman iyo daahir guul wacan walaahi waa ilmo inaga wanaagsan 100% love you muqdisho from hargeisa love love love love muqdishoooo❤❤❤❤💋💋💋
@ifraaxalinor31395 жыл бұрын
Wlh somali wey tagtay Allow nabad nasii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 wlh rer muqdsiho aad iyo aad ayaa qalbiga ugu qurux badan tihin wlh dhib kasto martan farxad ayaa idin dan beyneyso insh Allah hore u sii wada mar kale nabad Allah nasiiyo🤲🤲🤲
@ifrahmohamud11025 жыл бұрын
ifraax Ali Nor Sami ifrah Amiin ifrah calool adag maba arkin Maashaalaah
@ifraaxalinor31395 жыл бұрын
Ifrah Mohamud soo mahan sami mash Allah wlh
@hodanabbas13335 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@hamdixiis74185 жыл бұрын
Aamiin thnx mcnto
@cayushbilantue49785 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@dekamoha63555 жыл бұрын
Ilhow Nbd lee naga maqane ilhow ma siii yaaa Allh😭🇸🇴☝️ Ani saniib waxan u lee yhy inan waligey Casimadey muqdisho ka dhax bixin🇸🇴🇸🇴😍😍
@suleiman67915 жыл бұрын
Inta sideda oo kale jiifka ku dawanayso like igu harqiya🙏😍😍😍
Waaw msha allah The children from the center of the police are so cute and better thinkers They are so respectful and calm I liked the way their teachers trained them i love ❤️ you dhalinta somaliyed Wxa si wngsn oo ay qiiro iyo kalgacal ay ku dheehan thy an halkaa Hambalyo ogu dirayaa cruurta ka socta xarunta bar baarinta police ka somalia 🇸🇴 iyo dhalinta kle ee ku so bandhigay maslaxa hibadooda u gaarka ah Wxan halkaa qoraal ogu fikrad gaar ah ogu dirayaa Maareeyaasha iyo gudiga iyo mogadishu’s got tallent Inay hore usii socdaan Nabada waxay siyaadaa markay farxada dhalanyarada sii siyaado Mideeda kle mogadishu’s Got Tallent waxan ka rajeynayaa inay noqoto mid bedesha nolosha dhalinyarada somaliyed Iyo wxan kaloon jclaan lhaa inaan idhaahdo sii gudi gala oo hoos usii dhaadhaca barnaamijka abaal marintiisa wxan ola jeedaa ka dhiga mid qofka mrku guleysto uu awoodi karo inuu arko ama uu dareemo gusha uu gaaray mogadishu’s got tallent mid ka muuqata qofka noloshiisa uuna ka dareemo dhalinka is bedel muuqda Hada wxan ku soo gaba gabeynyaa Mogadishu’s got tallent inay noqon donto mid wax tar leh oona bulshada somaliyed wx ka bedeli doonta Waayo wxaa la yiri dhalinta wxay ku mashquulaan ama ay qabtaan haday waayaan waxaan loo baahneen loona raali ka ahyn ayay ku mashqulan Mogadishu’s Got Tallent Go Forward Ganacsatada iyo somaliyed ayagana waxan ka rajeynayaa inay fahmi doonaan qiimaha mustaqblka ka ifaya Mogadishu’s Got Tallent ayna ka qeyb qaadan doonaan Haday noqoto maal gelin Iyo haday noqotaba qofka marka guleysto lacago uu noloshiisa ku bedeli Loo hadiyadenayo si uu is bedel ogu sameyo noloshiisa waliba is bedel muuqda 🇸🇴🇸🇴❤️❤️😉
@hamdasahalvlogs70785 жыл бұрын
Thnks wllo macaan qof qalbi wanagsan dabcan walalo fikir wanaagsan iyo qalbi safiya ayaad fikirkaaga ku dhiibatay mahadsanid illahay na nabad iyo hormar ayaan ka rajeyneynaa
@Jeesto-Jiiro5 жыл бұрын
Wllhi way iga oohisay ina qiira-galisay dhalintaa yar-yar ee soomaaliyeed markaan arkay. Allahayoow soomaali isku-duubnideedii mar uun noo soo celi. I love moqdisho♥️ From Hargeisa
@kamalgiftin14485 жыл бұрын
amiin wayso noqonaysa insha allah wllkey allah haku xafido caqliga iyo garashada haku siyadsho
@suldaanmuhammadmillion74115 жыл бұрын
Bilkhayr dhan walba way ka diyaarsan tahay inta taageerada u ah bilkhayr ismuujiya liketa hayla dhaafina
Waaaw m.a runtii aad ban ugu faraxsanhy inan arko reer muqdisho oo sidan u faraxsan waan ka murugoda markan arko qaraxyada iyo dhibatada allahow sanadkan inoga dhig kii umada soomaliyed midawsiin lahaa melwalbo oo ay jogan hambalyo reer muqdisho jigjiga idinka soo salamayaa ❤❤❤
@kamalgiftin14485 жыл бұрын
love you💯 wlshey qali allah ku xafido❤️mhdsanid
@sihaamsiman26685 жыл бұрын
@@kamalgiftin1448 mahadsanid huuno qli❤
@amiiratulbanaat25745 жыл бұрын
Woooow anigu caruurtaan u bogoy heesta calanka somalia 🇸🇴 hore u socda reer muqdisho I'm proud of you 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdiasiisahmed19295 жыл бұрын
Waan jidhiidhi cooday markuu Shimaali Heesta soomaliyeey Tooso ku luuqeeyay.. from Hargeisa.. I love Moqdisho❣😍🙏😇❣
@kamalgiftin14485 жыл бұрын
love you bro welcome any time
@abshiraden83095 жыл бұрын
Wlh farxada ay heestaan iyo dhaqankaba waa wax aa laqirooneyso😥😥😥caruurta alow dhowr Wlh aadbaan u qirroday hibo iyo aqlaaq baa lagu korshay wlh ha u joojina
Wlhi waa quruxa dhamantod heesta calanka waa astaanta somali nimo From ethiopia idinka soo salamayeye
@caydaruusdaacad11325 жыл бұрын
najma walaalo waad mahad santahay from hargaisa
@caydaruusdaacad11325 жыл бұрын
Ca
@caydaruusdaacad11325 жыл бұрын
Najma wllo wasd mahadsan tahay from hargaisa
@najmasoglad49835 жыл бұрын
Sido kale wlo
@midabsanwomen27285 жыл бұрын
Ma shaaAllah dhalinta poliska❤❤ form Djibouti
@aminaali38135 жыл бұрын
Somali girls are so beautiful 😍 Masha Allah. Yaa Allah protect everyone of them
@mukhtarfarah9695 жыл бұрын
What about boys
@nastehoabdi5555 жыл бұрын
Aamiin
@farhiyainaabdiabdi54715 жыл бұрын
Ameen
@saamiyamohamett98585 жыл бұрын
Masha Allah💞💞🇸🇴💞
@astanchannel13245 жыл бұрын
Yes aa subcrbe isar plz wall
@ustaadkaumada24125 жыл бұрын
Wixii reer mudug ah likes
@MCX62445 жыл бұрын
Waan ku faanaa ree mudug 100%
@astanchannel13245 жыл бұрын
Wakugu kasbeyay subcrbe dhac igu si plz
@herkukushanow91435 жыл бұрын
Ani sixirolaha ayaan tagero weyn u ahay from day 1 😂😂😂😂😂
@astanchannel13245 жыл бұрын
Kkkk sax kukushanow subcrbe isar plz
@ramloaadan2195 жыл бұрын
Kukushanow 10 hhhh sax sax
@chef_bushra5 жыл бұрын
Markaan daawaday clipkaan, runtii waan ilmeeyay, alle waxaan idinka baryaa kuwa dhagarta idinku haaya allah idinka qabto, somaliyey marnaba ha is dhigina, guul wacan.
@nafisaahmed24025 жыл бұрын
Caruur ta yar yar ka hely m. A we love our country for ever🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍💋💋💋💋
@nalos.5 жыл бұрын
Masha allah Xarunta Barbarinta Caruurta boliska Somaliyeed
@maxsomaliano18585 жыл бұрын
Allow ubadkas quruxda badan xifdi ❤️ Way iga ooysiyeen sida quruxda badan ee lo abaabiyay guleysta ❤️❤️❤️
@hidayahlovehonourandobeyal17025 жыл бұрын
Mashaa Allah, Marsha alahh, I am really jealous , because I did not get that opportunity in my childhood becouse of the stupid civil war .Caruurta Soamaliyeed Waxaan leeyahay YOU ARE very very LUCKY in a ad fursadaan heshiin CONGRATULATIONS !!!! Marsha alahh keep going thanks mugdisho got talent, thanks for the teacher's and BIG thanks to Our beautiful Somali government. Viva Somalia.
@jibriildehasan69885 жыл бұрын
Muqdisho got talent Waaa inay dowladu garab qabataa 💪🏾💪🏾💪🏾💯💖🎊🎊🎊 Waxaa lee yahy horey usocda Oo Soo sara caruurta hibadooda si ayagoo og hibadooda ay uga fa’idestaan 😍😍
@libaaxalayrtajiifta93755 жыл бұрын
Those little kids must be win this trophy for the purpose of encouragement .
@hamdahaaji82575 жыл бұрын
Hdii ad isku arag ilmo markii ay cariurtiii kalintii kowad gallen misna la qiirooday farxadoodaaa waxathy waddani dhabaa😭😭🇸🇴🇸🇴😭😭🙏🙏😢😢🙏😢🙏
@noloshacusubchannel85445 жыл бұрын
*M.a wlh farxad an la ilmeyey carurta booliska somaliyed markan arkay from kenya*
@frozen82915 жыл бұрын
Masha Allah Mugdisho got talent markan arke waa ku farxe waayo waa hormar as gaarne Somali ahaan🇸🇴❤✊🏻😭
@riyaqcookingandcleaning5 жыл бұрын
Mansha Allah illahey ha xafido carorta 😥😥😥 wlhi waan qerooday waligee mishaan comment maka soo quren 😥😥
Mnsha allah war caruurta haloo cimaamado ayagana hala siiyo guusha
@shumacaziz18955 жыл бұрын
Maanta maanta maaanta waa maalin wynee maanta waa hees wadani ah caayuurta ina ba caadi maaha💟💟💟
@abdiqani6305 жыл бұрын
Wlhi caruurta yaryar ee police ka soomaliyeed markan arkay ilmo wan ceshan kari wayey 😭😭😢 Dawladnimo anan weligay arkin ayan ka dhex arkaaa
@hamdasahalvlogs70785 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😍❣💋💋💋💋
@hamdasahalvlogs70785 жыл бұрын
Qalbi nadiifa❣❣💋
@inantijecelka37855 жыл бұрын
Wlh wan qiroday allah dalkena cadowga noga qabto oo nabad noyelo 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryanabdi73535 жыл бұрын
Wlhi ad baan u ilmeyay Ilmaha boliska ah hadana mustikada Somali waligey ma arkin calan taagan ama maaglo nawad ah hada axl nawad ayaa no dhalatay masha Allah waxaan idiin ka dawaane heyaa Kentucky Louisville
Masha allah good talent waanku farxsanahay in dhilinta soomaaliyeed in talootafa xeeyto in loolo hal eey ku soo ban dhiktaan hibooyin gooda kala doowan ee ku qarsan bulshada dhax dooda loo istooga in laga soo saaro waa farxad aan qiyaas laheey guuleesta
@bushraibraahin62815 жыл бұрын
Mahir waa wiil hibo badani ka muqato insha allah guul✊✊✊
@abdikhaniofficial51535 жыл бұрын
Bushra Ibraahin hibo waa sixirooole ninkan
@bushraibraahin62814 жыл бұрын
@@abdikhaniofficial5153 bisinka ma sas
@hilaacofficial19775 жыл бұрын
Masha alllh hanbalyo waa guul manata in dhalinyarada soomaaliyeed in ay hibadoda soo bandhigaan asxabta like iisaar
@umunawal27975 жыл бұрын
Caruurta marka maqlay oo heesti calanka la daaray waan ilmeeyay guulesta weligiin ilmahii dolkoow cadowga allah ha idinka haayo Somalia ha is raacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fmmediaproduction6385 жыл бұрын
Illahaybaan idinku Dhaariyee 80K ayaa daawadee ma 1K ayaad igaadhsiin kari la'dihiin 😞
@somalidhalada19605 жыл бұрын
Masha allah ubadka quruxda badan ku koray xarubtii barbaarinta booliska qaranka allaha noo xifdo ubadkaa qaligaa wadaniyada lagu korinaayo gull qsran weeye🦋🦋🦋🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎇🎇🎇🎇♥️♥️♥️♥️♥️🦋🦋♥️♥️♥️👍👍👍👍